DEG DEG Arooska Xasan Cali kheyre iyo xildhibaan Qaali Cali Shire,dhoolatuska weyn ee Mucaaradka iyo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 54

  • @ummaisha876
    @ummaisha876 วันที่ผ่านมา +3

    Inkaar ayaa ku dhacday raggii Soomaaloyeed,wallee waxay noqdeen rag la mood. Maxay u joogaan dal raggii lahaa ay dhisteen,ma xishoodaan/qajilaan,damiirma lahan.Ilaahow caqliga isoo celi oo garansii inay dhulkooda dhistaan po ay aaminaan.

  • @ahmedmursalasharr5060
    @ahmedmursalasharr5060 วันที่ผ่านมา +3

    Guul Mucaaradka Somalia ee DowladenaSomaliyed.. xagga kale Xil~Qaali iyo MudaneSare Kheyre. Aroos wacan.

  • @MohamedJahweyn
    @MohamedJahweyn วันที่ผ่านมา +3

    Asc mashaa alaah 4:57 😊

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ALEELEHE WAA QASAARO WADAN DAL KALE INEY MAAL MAALINKASTA U RARAAN MAALKII IYO MAAMUUSKII DALKEENA WAA AYAAN DARO EE ILAAHOO NOO SOO MICIIN

  • @barlinaden8850
    @barlinaden8850 วันที่ผ่านมา +1

    Maashaa Allah waa Labada siyaasi oo qiimo leh, waa isku fiican yihiin. Hore usocda dheh

  • @BaxsansiciidOwnuur
    @BaxsansiciidOwnuur วันที่ผ่านมา +1

    Manshaa allah❤❤❤❤

  • @salalsalaldalmar1059
    @salalsalaldalmar1059 วันที่ผ่านมา +1

    Waa haa ra'isalwasaree xassan cali khayreh iyo qaali ruuntii way isku qalmaan illahayna rerkii isku ra'iiya ee wil iyo gabdhaba kala heela illahay haka dhiigo

  • @rukia-s6y
    @rukia-s6y 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    arooska qaali xasan guul iyo khayr

  • @maryambishar1913
    @maryambishar1913 วันที่ผ่านมา +2

    Waxa ey sookorinayan majiraan mucaradka wayo waxa walba wamucaradan marka waa tuugadii oo nagubadatay arooska wan u habalyeena soo barbara inshalah gurigi lagunaste allah kadhiga

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 วันที่ผ่านมา +1

    XASSAN CALI KHEYRE, XAAS AYU LEEYAHAY, QOOR QOOR MA GABADHODA AYU GUUR U DOONAYA, DADKU SAXIIB CAADI AYA LA ISKA NOQDA, IYAGOO AAN GUUR U DHAXEYN.

  • @MuuseMaxamed-l1x
    @MuuseMaxamed-l1x วันที่ผ่านมา

    Maasja alaah waa isu qalmaan xasan iyo qaali mida kale waxaan leeyahay mucaaradka mucaaradoow jooga dhaafa waxaad wadaan dowladana taageera

  • @DahirAngar
    @DahirAngar วันที่ผ่านมา

    Hanbalyo Hassan Ali khayre iyo Qaali Ali Shireh, gurkooda.
    Good lucky your marriage wiil iyo gabar caano!

  • @HassanOsman-c9g
    @HassanOsman-c9g วันที่ผ่านมา

    Conguration R.sare kheyre iyo Ildh..Qaali Ali shire😢

  • @ragemohamed3843
    @ragemohamed3843 วันที่ผ่านมา

    Waa gayaankiisa haduu guurso waa reynreyn.leh waan soo dhaweyneynaa

  • @saladsaid7169
    @saladsaid7169 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Fikirgeygu oo horta waxaa weeye qoorqoor ma ahayn inuuu ku qarxiyo xasan Cali khayre iyo xildhobaanada meel public ah arimahooda khaaska ah xafladuna waxay ahayd in muqdisho lagu qabto si dekhliga ku baxay meesha UGA faa,iideystaan dadka reer muqdisho

  • @CaliJenyo-td8le
    @CaliJenyo-td8le 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Haa wey isku qalmaan xasan cali io qaali cali

  • @snw9257
    @snw9257 วันที่ผ่านมา

    Labada qof ee nolasha wadagaya in ay isfahaman aya muhiim ah.

  • @MadidoMaxamed
    @MadidoMaxamed 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Guull

  • @MaxamedSanka99-qm6mg
    @MaxamedSanka99-qm6mg 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ilaaheey idin dulee bal dhaqaalaha halkaa lageeynayo meey dalka geliyaan maaha in qiimo looyeelo kuwaas oo kale

  • @Fatima-h7g6c
    @Fatima-h7g6c วันที่ผ่านมา

    Maasha Allaah.

  • @issehassen4203
    @issehassen4203 วันที่ผ่านมา

    Maasha alaah

  • @HajiMuhammad-l8h
    @HajiMuhammad-l8h วันที่ผ่านมา

    Waa wax fiican

  • @CabdirimanBotan
    @CabdirimanBotan 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    WAXA DALKEENA DHAAWACAY WAA KUWAAN ISU ARKA DAD LAAKIIN WAA DAD U EKAYAAL

  • @XamseAxmedclahi
    @XamseAxmedclahi วันที่ผ่านมา

    Mashaaa allah

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw วันที่ผ่านมา

    hanbalyo ♥️♥️♥️♥️♥️♥️🇬🇲🇬🇲🙏

  • @bashirabdihirsi766
    @bashirabdihirsi766 วันที่ผ่านมา

    XASAN GABAR YAR OO MARKII REYSAL WASAARAHA LAGA DHIGEY NEYROBI BEY UDEGEN TAHAY KENYEY KA SHAQEYSAA BOORSO BEY UTAHAY

  • @TahliilFiidow-nc9ob
    @TahliilFiidow-nc9ob 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    No no waraas kaftan lee waaye

  • @NoorWarsame-w2t
    @NoorWarsame-w2t 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xamar waxaa Ku kaadashayey haweeyey aryaa filada ka soo baxa ma ogoola inay waxxukumaan ama la xukuumo midkii madaxwayn noqodaa oo haweeyaha waxaa uu Ku kacaaya boobka umada somaliyeed Waa Dada bahaan oo baahii badan baa Ku dhagaan ilaa ay gaaratayey in khabuurihii lafadaqaado kenya waxaa ka jira nabada ninka aad leedahay kenya ayuu wasiir kayahay Waa bare ducaale Waa nin somaliyeed oo dhan mataalo kuwa jooga xamar khabayaalada tuuganimo alshabaabnimo aarya bada mahaysaa qof bahaan goobo manoqodo

  • @Sahramohamed-f3u
    @Sahramohamed-f3u วันที่ผ่านมา

    WAA KII DILEY ILALADII CABDISHAKUUR NINKAN WAA QATAR DILAA AH WUXUU DILEY YARIISOW IKRAN TAHLIIL IYO WARIYIHII CAWIL DAAHIR NINKAN WAA DILAA QARSAN EE ALAAH HANAGA QABTO

  • @amedfarah299
    @amedfarah299 วันที่ผ่านมา

    Asc
    Lacagtii la dhacay oo dadkii gaajaydan yahsy ayey kenya kusoo gubayaan
    Waxbs arooskoodu soo kordhin mayo
    Waxsy fhalaana waa mooji

  • @HassanaliBule
    @HassanaliBule วันที่ผ่านมา

    Cali cali shire hadii qayre arooso xasan shihk oytagerto way kala furten

  • @YusufMacalin-e1q
    @YusufMacalin-e1q 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxaan u arkaa in ay isu qalmaan

  • @Maria28832
    @Maria28832 วันที่ผ่านมา

    WARYA BEENTA JOOJI MADAXWEYNE QOOR QOOR WAA HADAL KAFTAN AH BUU AHAA CIYAL BAA TAHAYEH

  • @subaneysubaney8994
    @subaneysubaney8994 วันที่ผ่านมา

    Hambalyo

  • @ragemohamed3843
    @ragemohamed3843 วันที่ผ่านมา

    Waa cadi guurka miyaad la yaaban tahay

  • @rukia-s6y
    @rukia-s6y 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    maykushiraan xamar intay guryaha dadaka buuxinaayaan

  • @abdallahassan4127
    @abdallahassan4127 วันที่ผ่านมา

    waa guul

  • @Sahramohamed-f3u
    @Sahramohamed-f3u วันที่ผ่านมา

    WALEE DAN BUU LEYAHAY EE XASAN CALI QEYRE NAGTISA WAXAY JOGAAN UK WUXUU RABAA IN U IS SOO SHARXO SIDOW KU NOQON LAHAA MADAXWEYANE SOMALIYEED DANTISA AYUU KA DHAX ARKEY XILDHIBANADA GALMUDUG SI U COD LOSIIYO

  • @orahwng-l8v
    @orahwng-l8v 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Lacgtii shcbka aya lugu bashala

  • @AamaCade6
    @AamaCade6 วันที่ผ่านมา

    Aroos wacan

  • @ABDIJAMALSAHAL
    @ABDIJAMALSAHAL วันที่ผ่านมา

    Waxas wax lashego maha gabar ladhibo hada uguma horeyso

  • @Sahramohamed-f3u
    @Sahramohamed-f3u วันที่ผ่านมา

    WAANA ALSHABAAB XASAN CALI QEYRE WADAN KAN MEEL XUN BAA LAGA KENEY XASAN CALI QEYRE WADAN KAN IN U MADAX JA NOQDO MA AHAN WAANA QATAR DILAA AH

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn วันที่ผ่านมา

    HANBALYO AROOSKA.M.A.TABAARIK

  • @JamaHasan-q1c
    @JamaHasan-q1c วันที่ผ่านมา

    Maxaa ka wadaa maysu qalmaan?

  • @hawasiiow6697
    @hawasiiow6697 วันที่ผ่านมา

    Ha is guurguursadaano wax ay noo hayaan ma jirto

  • @ragemohamed3843
    @ragemohamed3843 วันที่ผ่านมา

    Uunsi

  • @Muzamil9337
    @Muzamil9337 วันที่ผ่านมา

    Xasan Cali kheyre muu timaha beerta intuu baqeyl nimada iska dhafa

  • @ragemohamed3843
    @ragemohamed3843 วันที่ผ่านมา

    Mastar uunsi

  • @fardowsadahir6675
    @fardowsadahir6675 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kkkkkk

  • @abdulqadirmohamed4429
    @abdulqadirmohamed4429 วันที่ผ่านมา

    Kkkkkkkk qoor bulashay

  • @CabdirimanBotan
    @CabdirimanBotan 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา