GABADHEYDA AFNAAN SHEEKADEEDA AMA WAXAAN LASOMARY 😭FULL STORY Samira Siman alx

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 201

  • @shukriahassan4243
    @shukriahassan4243 หลายเดือนก่อน +11

    Abaayo ciyalka kadaay social media sawirkooda xitaaa wax saar marka soo saareesid masha allah ilaahy kuuuu dhowro❤❤❤❤❤❤

  • @Maskineyyyyy-ed4pj
    @Maskineyyyyy-ed4pj หลายเดือนก่อน +7

    Ilhay haku xifdiyo adi io caruurta io inta muslim ah markastana farxda ku nolada hppti ❤

  • @naciimodagan3213
    @naciimodagan3213 หลายเดือนก่อน +8

    Plz iso duceyaa asxapey alle dartiis inu owlad bariya isiiyo ani io inta illa mida i.a🤰🤱🥺🤲😭😭😭

    • @FasuuAliiFasuuAlii
      @FasuuAliiFasuuAlii หลายเดือนก่อน

      Allah ku siyo abayo😢😢🤲
      Anigane iso docey inuu Allah isiyo🥺😭

    • @amtallaah6029
      @amtallaah6029 หลายเดือนก่อน

      Allaah awlaad baariya caafimaad qaban o dhaqso ah haku siiyo abyo

    • @maryamacuthman7218
      @maryamacuthman7218 หลายเดือนก่อน

      Kuwa baari ah ood ku liibaanto aduun iyo aakhira ba alle hku siiyo abayo

    • @muniiraabuukar6781
      @muniiraabuukar6781 12 วันที่ผ่านมา

      Allh kusiyo abaayo

  • @Maskineyyyyy-ed4pj
    @Maskineyyyyy-ed4pj หลายเดือนก่อน +7

    Waxaas ha u qaban hppti wlhi runta ficanee afnaan qurux ilhay hanoo xifdiyo qof ka naxsan lee wax ka sheego❤

  • @anfacmc5871
    @anfacmc5871 หลายเดือนก่อน +6

    Wlhi beenta ma aha dadka hadey ku daba dhigtaan ilaahey lee kaa celin karo ilaahey hanaga so wada farxiyo dhamaanten

  • @sahroabdullahi9935
    @sahroabdullahi9935 หลายเดือนก่อน +4

    Samiro siman abyo carurta sar ama lof iyo wax wajika ksar inshallah mashallh ❤

  • @dahaboahmed1440
    @dahaboahmed1440 หลายเดือนก่อน

    She’s beautiful masha Allaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 หลายเดือนก่อน +10

    Manshaallah 😍 ilahay ha ku xifdiyo anaga inta muslim owlada haysto ilmahisa amiin 🥰🥰🥰

  • @dhagacaddedhagacadde5854
    @dhagacaddedhagacadde5854 หลายเดือนก่อน +5

    Masha allah alaha kuu xafido walashey qaali lkn Codsi ayaan wataa kaddaa gabadha baraha bulshada

  • @nurahayan2284
    @nurahayan2284 หลายเดือนก่อน +2

    Wllshy ilhy hakuxafido 🤲🏻 ilhy haku barakeyo qabadha haaqa hasodhigin soshele midhiyaha

  • @Xamda-ee1nr
    @Xamda-ee1nr 25 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah ❤❤❤❤❤❤

  • @ZamzamAli-zt8tu
    @ZamzamAli-zt8tu หลายเดือนก่อน +3

    Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin

  • @hariza9384
    @hariza9384 หลายเดือนก่อน +1

    Abayo illhy haku xafido oo hakuu barakeeyo

  • @marwo1162
    @marwo1162 หลายเดือนก่อน +17

    Samiiroy abaayo asxaabtada ha isoducoyaane igu sheeg in uu alle isii ubad bari ah 3sano iyo 7bilod ayan reer leyahy adigane allah kubarakeyo caruurtada🥰🥰🤲🤲

    • @DucaysanAli
      @DucaysanAli หลายเดือนก่อน

      Allaha kusiyo 😢

    • @xafsaosman5710
      @xafsaosman5710 หลายเดือนก่อน

      Allaah hku siiyo wllo amba 6 sano ayaan xaas ahy caruurna ma hysto .markaa illhy lgama raja dhigee waynu samraynaa .quruxey samirana illhy haw daayo hablaheeda dhib by ka soo marte

    • @rahmafarah6892
      @rahmafarah6892 หลายเดือนก่อน +2

      Alaha ha kusiiyo ilma baariya o ku anfaco abayo sabar habeenki salatulayl ukac ilaah bari waliba magacyada ilaah ku bari sida yaa rahmaan yaraxiim ya rasaaq yaacaliim ilaa 99 mgc hada taqaano ka fcn insha alaah wa hele

    • @umumaahir3465
      @umumaahir3465 หลายเดือนก่อน

      ilah awlad salix kusii yarabi

    • @FihimaYonis
      @FihimaYonis หลายเดือนก่อน

      Illahy ubad aad ku farxdo haku siiyo

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804 หลายเดือนก่อน +1

    Aamiin Yaaaa Allaah Masha Allaah 💯❤❤❤❤

  • @MoudaneDhemanMouhoumed
    @MoudaneDhemanMouhoumed หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah ❤❤❤ Allahuma Barik

  • @dahaboahmed1440
    @dahaboahmed1440 หลายเดือนก่อน

    Masha Allaah ❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-bl7wk2qu3f
    @user-bl7wk2qu3f หลายเดือนก่อน +11

    Naagta saasku dhahday ani waaye shalay markey afnaan xanuunsaneedneh ducada garabkiina ayaanla taagnaa maalintaa xanuunsaneedneh sidookale waxaa thy qofka kaliya aan TH-cam ka daawado ilaa waagii lagusoo guursanaayay marka adi io family gagaba ilaa 2gabar ee walaaladaa ah waan idin wataa hadakaasne xumaankuma dhihin ee asbaxiin kudaawado aya naga dhigtay marka caadi iska dhig sister

    • @umumaahir3465
      @umumaahir3465 หลายเดือนก่อน +2

      waaba shege maxa u dhahday qofka qalbigisa wxi dhaawaca lama dhaho

    • @nimcoyussuf2948
      @nimcoyussuf2948 หลายเดือนก่อน +1

      Xasbunalah waliba waa laso indha cadahay, suscribe a sisay mahan macnehedu inad awlada aflagadeyso xaq uu malihid, hada la labo suscribe kaa.
      ilmaha yariska kaa lexo naya
      side buufin uu dhihi karta cunug yar, Xasbunalah waa nicmal wakil Samira abayo ayatul kursi aqhriso markate shaydanul insiga noyan oo kale
      Yahuu haa cunin ilmaha yariska
      Laa xawla wala quwa waxaba didan tahay mashalah
      Abo-abo yab indha cadays tii uu danbaysay
      Acudu bilahi samicil cadim minal shaydani rajim 🤲
      Dadka nocan ah soo baten
      Bii fadlak guryihina ka Dara surah al Baqara inshallah

  • @taqwaadam1608
    @taqwaadam1608 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @yasmiinabdi1380
    @yasmiinabdi1380 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allah abyo qurux badn taad allah haku daayo wlhi wa kula ilmeye marka hospitalka kula jirtay hada alxamdulillah allah haku daayo abyo❤

  • @FarxiyoxasanCali-gj2kc
    @FarxiyoxasanCali-gj2kc หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah afnan qurux Allah ku xifdiyo ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ikraancabdullahi9674
    @ikraancabdullahi9674 หลายเดือนก่อน

    Allahuma barik alle haku xifdoyo ubadkaaga wlzhy❤ hana iska keenin shoshiyaal midiyaha dad aan m.a ku qoraynin baa jiree

  • @user-tg9ut6mj8r
    @user-tg9ut6mj8r หลายเดือนก่อน +1

    Samiro wn oyay wlhi farxad darted alx allah kusiiyy❤❤🎉🎉

  • @user-bw3tu2mf9u
    @user-bw3tu2mf9u หลายเดือนก่อน +2

    Amin inchaALLAH wllo waan ku jeclahay walashey qalii 🎉🎉🎉❤❤

  • @MandeeqManka-ok3rc
    @MandeeqManka-ok3rc หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah

  • @user-hy9gx5ij3v
    @user-hy9gx5ij3v หลายเดือนก่อน

    Maaaasha alaah ilaahay ha ku barakeyo wlshy kuwo kale oo khayr qabana ilaahay haku siiyo aamiin

  • @bahjabilan2350
    @bahjabilan2350 หลายเดือนก่อน

    Mashallah illahay ba mahad eh okucafiyay

  • @farmatony3499
    @farmatony3499 หลายเดือนก่อน +2

    Afnaan amaan ciday ka baryeydo malhan bufin waa ka qeymabadantahay habaryar ilahey ha ii kaa dhaafo saa ku jeclay ilahey ha ku jecelaado❤❤❤❤

  • @Jawhara112
    @Jawhara112 หลายเดือนก่อน +1

    Mashallah diinteena nafartay ina dhahno dheh qofki diido asagaaba qumay ah

  • @sabirincabdulahi6242
    @sabirincabdulahi6242 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah abayo alle ha ku xafido tan kale plz social media ka daa xabiibti waa iga talo Markale ha keenin talada qaado ❤❤❤🎉🎉🎉

  • @sadiamustaf157
    @sadiamustaf157 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah ilahay ha idin xafido 😊

  • @QalanjadaMadow
    @QalanjadaMadow หลายเดือนก่อน +1

    Wllhi nolol adag aa soo martay samiro xppih❤

  • @user-jq9jz6mu9g
    @user-jq9jz6mu9g หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah intahesan allah siyo ana isoduceya waxaigajiran gawar waxaledhahy wadnahaa duleelo😢

  • @kifahmoha9785
    @kifahmoha9785 หลายเดือนก่อน +1

    Dadka qaar baa xumaan ujoog ah bal maxay ka dhimaysa masha Allah dheh hadii layiraahdo may dhahdo maxay ilmaha ucaayaysaa yaab badanaa

  • @user-km5fm7nd9s
    @user-km5fm7nd9s หลายเดือนก่อน

    Samiira waa kula socdaa mcney lkn fariin qoraalka ku dhibanahy wahsi leee ilahey ha ku xifdiyo wlshey ku mgc thy🥰🤲❤

  • @aishaibrahim7072
    @aishaibrahim7072 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah walalehey Allah kuhifdiyo

  • @shukriahassan4243
    @shukriahassan4243 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah abayo alle hkuuuu barakeeeyo ciyaalkada❤❤❤❤❤❤❤

  • @Madiinoxasan-lb8so
    @Madiinoxasan-lb8so หลายเดือนก่อน +1

    Mash allah🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @saadiaali2726
    @saadiaali2726 หลายเดือนก่อน +1

    Subxaanallaah walaal waa sabiyar buufina mahan🥰🥰💞💞💓💗🧕

  • @sariyamukhtar5468
    @sariyamukhtar5468 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah ❤

  • @HoodoKaappa-fk2dn
    @HoodoKaappa-fk2dn หลายเดือนก่อน +1

    Intay yara waynaanyso kayara daa qali ilhy ha daayee❤

  • @bushroabdiqaadir-wj5do
    @bushroabdiqaadir-wj5do หลายเดือนก่อน

    Benta ma ahn il xasid dhamn wey jiran abyo adkarta subixi iyo galabkii ilmaha ku dul aqri surad Al baqra ku aqri gurigada intaa awoodidna ka ilaali ilmaha ina Baraha Bulshada soo dhigti ilhey ha ku barakeyo abyo ❤

  • @SleepyMusicalInstrument-wq6gk
    @SleepyMusicalInstrument-wq6gk หลายเดือนก่อน +1

    Amiin yarabi

  • @altaqwachannel4934
    @altaqwachannel4934 หลายเดือนก่อน

    Masha allah in ladhoho ceeb maaha nabigeena ayaa noo dardaarmay ishuna waa xaq marka Masha allah udhaha intaas kadib abayo samiira ha iska soo galin gabadha TH-cam iyo meel kalaba ilaahey hanoo wada ilaaliyo Anaga iyo islaamka oo dhan

  • @sadiamustaf157
    @sadiamustaf157 หลายเดือนก่อน +2

    Abaayo carurta quraan saar abayo ❤😊❤😊

  • @user-umuAli
    @user-umuAli 18 วันที่ผ่านมา

    Subxaana allaah wllhi ilmo qof ka hadlo waa necbahay buufin kulahaa indhaha kadhac kuma dhaho maxaa ku tusay subxaana allaah dhibka aad kasoo martay waan ogeen afnan alle hakuu xifdiyo insha'Allah

  • @cilmigawaanuur4
    @cilmigawaanuur4 หลายเดือนก่อน +2

    Kadaa wll gabadha baraha bulshada

  • @asmaahmed5846
    @asmaahmed5846 หลายเดือนก่อน +1

    Mashaallah habo❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-ll4yb6qt3y
    @user-ll4yb6qt3y หลายเดือนก่อน

    Masha allah

  • @surayamoha3945
    @surayamoha3945 หลายเดือนก่อน +2

    ilahy haku xifdiyo aby salada uku duceeh inu ilahy kaga dhigo kuwo rabigod rali galiya xaga diinta ad uku duceeh adunka waxa uku nasiib xun ilmo ad dhib kaso martey o hadana noqda kuwo rabigod ku casiya o ahlu nara walid hada tahy walh salad keste ilmahaga u duceeh wu ka aqbali

  • @user-yk5wj8mq3w
    @user-yk5wj8mq3w หลายเดือนก่อน +1

    Alaha kuubarakeeyo

  • @SahraMaxamuud-ji7hg
    @SahraMaxamuud-ji7hg หลายเดือนก่อน

    Masha allah ale hanodaayo ilamha inda heysana hasiyo ❤

  • @HoodoKaappa-fk2dn
    @HoodoKaappa-fk2dn หลายเดือนก่อน

    M.a❤qali ana isoo ducee in ilhy calaf isugu kaaya daro culayskana iga dulqaado❤

  • @halimaadan4430
    @halimaadan4430 หลายเดือนก่อน

    Mashallh

  • @SeynabGahnug
    @SeynabGahnug หลายเดือนก่อน

    Manshlh alaahu maa baarik ❤❤❤❤

  • @user-mu7th8hu1c
    @user-mu7th8hu1c หลายเดือนก่อน

    Masha Allah ilahay waa garsinayo insha Allah ilahayna bari ha nooga wada dhigo.

  • @RodoAli-rx6no
    @RodoAli-rx6no หลายเดือนก่อน

    Mansh alh abyo awlada wa intixan kusamir ale haku xifdiyo ❤

  • @user-zk5rr6mh4b
    @user-zk5rr6mh4b หลายเดือนก่อน

    Mashaalh samiro samir badan Allah kusiyadiyo afnaan m.a Allah kamatuso wax xun abyo social media kadaa

  • @salebanmohamud2540
    @salebanmohamud2540 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah Allah ku daayo Abyo

  • @ayaanmousa6027
    @ayaanmousa6027 หลายเดือนก่อน

    Mashallah mashallah ❤❤❤❤❤❤

  • @MunoAhmed-gx4uo
    @MunoAhmed-gx4uo หลายเดือนก่อน

    Masha allh

  • @MudaanMohamed
    @MudaanMohamed หลายเดือนก่อน +2

    Mashllh alllh ku barakeyo inan hesan ango klna rbi ha siiyo 5 year 8 month ley qaba sidi ley caynayay ma dhasho ley dhahayay wan dly xita waxa la gry in ilmah lega qarsdo hdn la ciyar mago ly dhaho dhal wala dhala gabdhah dariskega ahna hde uur yeshan caloshoda iga qarsadan alllx alle ka rajeyna wali kma qusan i.n rbi ha u desto inta hesata inta hesan rbi ha siiiyo

    • @AnisaIbrahim-ti1jf
      @AnisaIbrahim-ti1jf หลายเดือนก่อน

      Rabi hakusiyo wu awoda.ameen

    • @maryamacuthman7218
      @maryamacuthman7218 หลายเดือนก่อน

      Alle hku siiyo abayo kuwa baari ah wxaa jirta bahal la dhaho shanfax carabiga xabadu rashaad markaa period ka qabto baa la cabaa markuu kaa joogsamo na waa la iska daayaa ukxantay u fcntahay abayo waa hadii ciladu dhankaaga tahay

    • @MunaHassan-oy8hn
      @MunaHassan-oy8hn หลายเดือนก่อน

      Rajadaaada wanaaaji ilaahyna in badan xus ilaaahy waxba kuma cusla samiirkana alleh haku siyaaadsho awlaad bariya alleh hakugu arsaaaqo wllshay macaaaney

    • @ifkaladan1268
      @ifkaladan1268 หลายเดือนก่อน +1

      Aadban uga xumaday waxa laguugu sameyay sabar inshaa Allah Alle ayaa kaafarxindoono kuwa caqligoda intaas la ekadane haku daysan Awlaad saalix Allaha kugu irsaaqo adiga & inti islaamahba

    • @qadrishmohamed9537
      @qadrishmohamed9537 หลายเดือนก่อน

      Abyo u bad Qayr qaba Allaha Ku siiyo❤oo dag Dag ah waa hele inshallah

  • @AyanDahir-yi9jv
    @AyanDahir-yi9jv หลายเดือนก่อน

    Masha alh alh hakufixdiyo habo❤

  • @khadromuse2518
    @khadromuse2518 หลายเดือนก่อน +1

    Alleh ha kuu koriyo abayo

  • @NaciimaMaxamuud-rk9ct
    @NaciimaMaxamuud-rk9ct หลายเดือนก่อน

    Masha allah ❤❤

  • @shukricadey5640
    @shukricadey5640 หลายเดือนก่อน +1

    M.a❤❤❤❤❤❤

  • @abshirocabdiroble
    @abshirocabdiroble หลายเดือนก่อน

    Mash alh habo mcn soo bar bar❤

  • @nasiyay3868
    @nasiyay3868 หลายเดือนก่อน

    Masha allh❤

  • @XamdiSomali
    @XamdiSomali หลายเดือนก่อน

    M.a allah ku deysto ❤

  • @munaabdullahi5741
    @munaabdullahi5741 หลายเดือนก่อน

    Maasha'allaah alle hakudesto abyo kanadanna allaha kusiiyo

  • @raaqiyomaxamed4553
    @raaqiyomaxamed4553 หลายเดือนก่อน

    Masha alaah abyo ilaaheey ha kuu xifdiyo❤

  • @orlandonunez3924
    @orlandonunez3924 หลายเดือนก่อน

    amin amin

  • @maryamacuthman7218
    @maryamacuthman7218 หลายเดือนก่อน

    Wcs abaayo alle hakula rokiyo hkuu na barakeeyo gabdhahaada ishu na waa xaq abaayo inay jidho nabigaa noo sheegay dad aan maashaa allaah dhahaynin baa jira ee camira da kadaa dad xun iyo kuwa fcn inta ba way ku daawanayaane

  • @queenayaanita9775
    @queenayaanita9775 หลายเดือนก่อน

    Mansha Allah Ilahey haku xifdiyo ❤❤❤

  • @Xaawolul-vj3ol
    @Xaawolul-vj3ol หลายเดือนก่อน

    Allaha idin xifdiyo adinka iyo caruurtiina

  • @dekaosman7483
    @dekaosman7483 หลายเดือนก่อน +3

    1 sano waqti badan ma aha in leys barta fcn lkn dagdaga nagu badan

  • @HalawiFarah-c4v
    @HalawiFarah-c4v หลายเดือนก่อน

    Mansha Allah tabaarakalaah

  • @marwo1162
    @marwo1162 หลายเดือนก่อน

    Masha alllh❤❤

  • @fardusmaxamed282
    @fardusmaxamed282 หลายเดือนก่อน

    Alle mahadle caafimaad ka Alle ha usiyaadiyo

  • @ayaanosman1514
    @ayaanosman1514 หลายเดือนก่อน

    Abaayo inta aad haysiatid allah kudaysto kuwo qayar qabo allah kugu daro abaayo❤❤❤

  • @FatmaAbdulahi-lr9pz
    @FatmaAbdulahi-lr9pz หลายเดือนก่อน

    Masha allh abayo allaha kudaayo

  • @user-tg9ut6mj8r
    @user-tg9ut6mj8r หลายเดือนก่อน

    MnshaAllaah alle hakudaayo aaamiiin yaarabi❤❤❤❤❤❤❤

  • @Qli-f2j
    @Qli-f2j หลายเดือนก่อน

    Mashaalh abayo qisada isiina nogu so xiji inshalaah

  • @SabriinsBurhaan
    @SabriinsBurhaan หลายเดือนก่อน

    Mash allah🎉 afnaan ilaahey haku desto abyo

  • @faadumocabdiraxman4219
    @faadumocabdiraxman4219 หลายเดือนก่อน

    Masha Allh tabaarakallah xbbti Alle haku xafido 🎉

  • @user-wo8cu8xw8v
    @user-wo8cu8xw8v หลายเดือนก่อน

    MashaAllah ❤❤ Allah kubarakeyo abayo ❤

  • @qadroomar4143
    @qadroomar4143 หลายเดือนก่อน +2

    Samiiro ilmha ka deeso social media mcney wa tala walal nimo

  • @user-zk5rr6mh4b
    @user-zk5rr6mh4b หลายเดือนก่อน

    Haye mcnto hadi farxad kutahy mar mar kusotur mashaalh kudhaheyna gabadhena afnaan qurux habo kor o hoyada garabkeda noqo inshaa Allah

  • @Axlaam_ds1el
    @Axlaam_ds1el หลายเดือนก่อน

    Samiira bls creamk ad marsato isheeg qalbi mansha allah

  • @Nasteexoali-xq6pw
    @Nasteexoali-xq6pw หลายเดือนก่อน

    Msha allh ❤❤

  • @sahroabdullahi9935
    @sahroabdullahi9935 หลายเดือนก่อน +1

    ❤allha usiyadiyo ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉😂

  • @fatimahooda5507
    @fatimahooda5507 หลายเดือนก่อน

    Mashallaah

  • @shukriabdirahinadam9550
    @shukriabdirahinadam9550 หลายเดือนก่อน

    Asc abayo ilaa hakuu xafido awlada iyo inta haystanba

  • @Dsaxan
    @Dsaxan หลายเดือนก่อน +2

    Samiray culusow abaayo xagee aadey wn idinku nuursan jiray e abayo haduu hadalkayga ka xumaatid ama uu ku dhibo icafi abayo wayo noloshaada waxna kama ogin anagu😊

  • @ayanmohamud3401
    @ayanmohamud3401 หลายเดือนก่อน

    Allaha kuu xafido owlaada abaayo maashaa allaah ❤❤❤❤❤

  • @hodanbazhir5293
    @hodanbazhir5293 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah Allan kuudayo

  • @RahmaHassan-xf2nx
    @RahmaHassan-xf2nx หลายเดือนก่อน +1

    Alx wlhi afnan hada dhaw markaa nairobi ka guraysay xaladeeda wala wocday xabbti hadana ok waye gabdhada

  • @farhiyohusen
    @farhiyohusen หลายเดือนก่อน

    Masha alaha ❤

  • @Ayan-zi1bg
    @Ayan-zi1bg หลายเดือนก่อน

    Maashallah

  • @fatumahussein893
    @fatumahussein893 หลายเดือนก่อน

    Mnsh Alah ❤