QISO GABADH SOMALIYED OO MURUGO BADAN!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ส.ค. 2024
  • #qisoyinka #sawdaqaalib #fadlan_hadad_nagu_cusubthy_subscribe noo saar please mahadsanid inbadan

ความคิดเห็น • 779

  • @Hamdia10-i5t
    @Hamdia10-i5t หลายเดือนก่อน +41

    Ugu horeen 45 habeen o xiriira qiyamul layl hatukato salawaatu ibraahinyadana ha badsato ilaahay arrinkeeda ha u bandhigato salaatu istikhaarana hatukato alle xal Wu siinaya insha Allah
    Alle nolosha haku wanajiyo wll dhib wad marte idam alle aakhirad ku nasan

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 17 วันที่ผ่านมา +1

      45 habeen o xiriir eh macquul maaha hadaan dumar nahay waa is fahmaynaa yacni cibaado xumo kama wado wax kalaan ka wadaa 😂

  • @user-gq1cs4wr7n
    @user-gq1cs4wr7n หลายเดือนก่อน +34

    walal qaali sheegis waqtigeedi wu kaa dhamaadaye afartada cunug heyso arinka wiilkaga curadne Allaah u tala saaro salaatu laylka iyo saliga nabiga badso s.c.w. kadibna xalka labada arimoodba rabigaa ka sug kheyr insha Allaah

  • @farhiyahasan7259
    @farhiyahasan7259 หลายเดือนก่อน +73

    Aniga waxay ilatahay inay reerkeeda iyo caruur teeda haysato iyagaa ka badan midka maqane
    Midakale xitaa hadii uu yiraa wiilkaada ayaan kusoo tusayaa weligeed inay aaminto maaha waayoo wuuba kufsan karaa inuu sisilad lugta uga xirto na agtiisa waxba kama aha ee wiilkaadu isagaa kusoo raadsan doonee reerka iyo caruurta ilaasho
    Ugu danbeyn ciiltire waa Allah ee Allaha ku ciiltiro hoyo na Allaha u naxariisto ❤

    • @QaniMedia1
      @QaniMedia1 หลายเดือนก่อน

      Labadaada Waalid janaada Allah hageeyo haddad janal-keyga BOQOTO WLL MCN

    • @Hibaqapdirahmanxirsi
      @Hibaqapdirahmanxirsi หลายเดือนก่อน +1

      Waan kugu taageer sany👍

    • @caderrayale7744
      @caderrayale7744 หลายเดือนก่อน +5

      waa sidaan kula talin lahaa, inaay amiinto maahan , wa inaay family geeda hada ilalshataa, wiilkeeda mrkuu wsxkala garto isgaa u imaan

    • @awomohamed293
      @awomohamed293 หลายเดือนก่อน +1

      Wa runta wll wa San dhuhilaha

    • @awomohamed293
      @awomohamed293 หลายเดือนก่อน +1

      Dhihilaha

  • @sagalyusuf7192
    @sagalyusuf7192 หลายเดือนก่อน +8

    Inaalilahi waa inaalahi raajicuun😭😭😭aduunka dadkii naxariista lahaa wakadhamadeen

  • @kadijaali4753
    @kadijaali4753 หลายเดือนก่อน +9

    Wa calol xumo wallahi wan la murugoday ninkeda mar u dagan yahay tartib ha ugu shegto hana is racan ilmaha hala dono markas wax shaki & maser ma imanayo ha kaxayaato ninkeda kalay ilmahaygi ila so wad ha dhahdo ( istiqfarta & saliga nabiga ibrahimiya ha badiso salatul layl ha dukato habenki niskisa insha Allah) way helayaa qalbiga Allah ku qabojiyo walashey❤❤❤❤

  • @NasraNajiib
    @NasraNajiib หลายเดือนก่อน +7

    Anigu waxaan Odhan lahaa reerkaga iska dhaqo waxa lagabaa dhibaatada hada ku haysata mid kabadan inay kusoo wajahdo caruurtada hayso midka kamqan allah ayaa kukeeni doona illaahay naxariista waybadan thy oo Kuma adka inuu kueeno wiilkgii raxmaanka waxaan kabaryaaya murugada farxad kugu bedelo isha allaah ❤❤❤❤❤❤

  • @user-cj5wv5qq4y
    @user-cj5wv5qq4y หลายเดือนก่อน +13

    Asc dhamantin Drs sawda Gabadha aniga iyo adiga waxay nala tahay ina habred laga bilabo sacadas somaliyo dhana waa la qarabo marka hore an u ducayno marka xiga nin wanagsan ma masayro ee ha u shegto runta hana u radiyo wilkedi ninka xanunsan aniga hayso siso telfonkisa aniga uga qadaya wilkeda odaygi in kiray ina habreday hayso siso telfonkisa dhiigban uga qadaya markay cadato inu dhalay walashey iyo gabadha magtodan ka qadaya aniga waa abwanka qaranka somaliya tel Drs sawda haysa an u gurmano gabadhas miskinta somaliyey habarta kala dhumatay wilka hayso siso tel fonkeda tas ana mel saraya hadi ilahay idmo wabilahi towfiq ❤❤❤❤❤

  • @amiraomar2765
    @amiraomar2765 หลายเดือนก่อน +59

    Talo fiican ban idin siinayaa gbdhaha somaliya ama africa jooga ha aaminina please nimanka qurbaha ka imaada way wada xanusanayaan ama wa wada criminal ama wa drugs ee kuwa idin lajoga ee aad og tihiin waxay yihiin gursada Allaha idin xafido gbdhaha somaliyeed ❤❤❤❤

    • @nimcoabiib6180
      @nimcoabiib6180 หลายเดือนก่อน

      Lacag tarteed ayaa nin qurba jooga wakhtiga ku lumiye

    • @amiraomar2765
      @amiraomar2765 หลายเดือนก่อน

      @@nimcoabiib6180 haa wllo waliba ma ogid ma nin fcn ba mise waxbuu soo dilay cid ogi ma jirto

    • @amiraomar2765
      @amiraomar2765 หลายเดือนก่อน

      @@nimcoabiib6180 nimanka qurbaha siday ku ogaan kartaa background ninka inu wax soo dilay iyo inu nadiif yahay ka meel lajooga 💯uga fcn reality

    • @_Khaalid
      @_Khaalid หลายเดือนก่อน

      Kaaga ilaasho adoon boodh isku qarinin 😂😂😂😂
      Dhibkay sheegatay intaasaa kaa anfacday 😂😂😂😂

    • @amiraomar2765
      @amiraomar2765 หลายเดือนก่อน

      @@_Khaalid anigu maba rabo faarax khasaare hellow taladani waa dumar looma baahna farax replay inu isoo galo 🛑 ✋🏼

  • @nortaabdinoradow262
    @nortaabdinoradow262 หลายเดือนก่อน +51

    Alla murug badanaaaaa😢😢😢 Wllhi gabadhan Hooyadey waa la dulmiyey ayadana sidoo kale Illaaahow U naxriiso😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

    • @diyarohussein5349
      @diyarohussein5349 หลายเดือนก่อน +2

      Asc aniga waxaa dhihi lahaa gabadhaas marka kowaad sida qayrka ugu jiro alah waafajiyo marka labaad guriga aad hada haysato ha iska buburinin wiilkaa ayeydiis ayaa haysatee iska dhaaf asaga ayaa ku soo raadsan doonee isha alah ilmahaadan aad hay sato korsonilahina hakuu fududeeyo

  • @igaraalinoqo9273
    @igaraalinoqo9273 หลายเดือนก่อน +13

    Wlo wx kastaba ha dhacane ninkaga u sheeg inuu ilmo ka maqan yahay oo ninkada daji oo illlahy bari wlo habenkii xilliga dambe Wan ku so ducaynaya wlashay❤❤❤😢

    • @user-kr6px7dn6i
      @user-kr6px7dn6i หลายเดือนก่อน

      Ilaahayow ugar gaar 😢

  • @awomohamed293
    @awomohamed293 หลายเดือนก่อน +4

    Wll qalii illhy hooyo ha unaxaristo
    Adiguna saliga badi iyo salatul leylka incha allah khair bay noqon❤❤❤

  • @mahadasaidyusuf4169
    @mahadasaidyusuf4169 หลายเดือนก่อน +10

    Abaayo ilaahey baryadiisa badi . لا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم. Waa in aad ku dadaasho. Iyo saliga nabiga .اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد. وبارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد. Wax walba ood ilaahey weydiisatid wey kuu hagaagayaan inshaa allaah. Abaayo intaas ku dadaal. Ilaahey muraadkaaga ha kuu sahlo. Allaahumma Aamiin.

  • @OsmanHaji-ig7tr
    @OsmanHaji-ig7tr หลายเดือนก่อน +2

    Gabadhey Sawda, gabartey wey heysataa ilmo badan , carruur la'aan ma aha oo waliba labo-labo ah. Ha samirto Allana ha barido. Allah wixii laga tuugo lama waayo. Midda kale iyado Allah kaashanaayo tala saaranayo, si degenaan ha ugu sheegto, hana raali gelisho, tala adiga aan kuu dhiibti ha tiraahdo. Inshaa Allahu ma xumay doono. Anigane waan u soo duceynayaa ( ليس لها من دون الله كاشفة ) aqriskeeda ha badiso. اللهم ارحمها برحمتك الواسعة .انك علي كل شي قدير

  • @shariifa1017
    @shariifa1017 หลายเดือนก่อน +3

    Wlh ad ban ufaraxsanaxay madama oo qiso gabar somaliyed sogalisay thanks 🙏 sowday , intee lagalasoxarira horta mcny ♥️

  • @QurboQorlex
    @QurboQorlex หลายเดือนก่อน +7

    Qalbiga saaid ii xanuuunay runtiii alaha usoo dhaweeyo wiilkeeda 😢😢😢

  • @LayloXasan-p5s
    @LayloXasan-p5s หลายเดือนก่อน +2

    Marshall allaah qisooyinka wanaagsan and baan ugu helay hora usoco

  • @user-wk6um7yo2r
    @user-wk6um7yo2r หลายเดือนก่อน +21

    SCW SCW SCW Guuleeyso Insha'allah Adeer mcnto Drs Sawda Mohamud Qaalib Allaha Ku barakeeyo Aamiin Aamin Allaahuma Aamiin yaa Allaah Guuleeyso Insha'allah ❤️❤❤❤ Guul Guul Falastiin Insha'allah ❤❤❤❤

  • @farduus8081
    @farduus8081 หลายเดือนก่อน +7

    Saliga nabiga scw badso iyo ducad iyo istiqfarta ilaahay hakusikhro wllo ilaahay hakuso dhweeyo inshaa allah

  • @user-nz8xk7ql9q
    @user-nz8xk7ql9q หลายเดือนก่อน +2

    Asc walaashay sawda allaah yaxfidak fiddunyaa wal aakhira insha allaah.
    Aniga taladaydu waxay tahay horta ha iska saarto dikriyaatul qadiimkaa hana ogaato wixii alle kuu qoray uun in aad marayso.
    Mahmahbaa ahayd walaa tunadama calaa maafaatak.
    Cidna yaanay raadsan waayo abti iyo ehelkaletoona waxba uma qabanayaan caruurteedan si fiican hawkoriso iyaduna ha noqoto qof allaah ku xidhan oomarwalba xaga allaah u carara .
    Ninka waalan macluumaadkiisa oo dhan cida uu yahay tuuladooda magacyadooda oo sax ah intaasba meel haku qorato.
    Ninkeedana waxba yaanay u sheegin ee ha sugto marka caruurteedu isku fillaadaan oo weynadan waliba dad shaqaysta in ay noqdan haw taba barto afartoodaba.
    Beri ka malin insha allah marka ninku weynado caruurtuna isku filnato waxaba laga yaba in ninku si qalbiyan ah u aqbalo oo uu raacaba isaga oo ilmaha la doonaya.
    Ugu dambayn walaalaha roqaalkaygan akhriyi doonoow waxaan ka fogaataan waxyaabaha aan xaqiiqda ahayn iyo qarinta.
    Si aad farxad ugu noolaato .
    Waxkasta oo aad qabto ama aad soo martay xaqiiqda ka sheeg qofku inta uu banaanka kaa joogo ama hakugu galo ama haka joogee.
    Waxaana ku jirta cafimadkaaga nafsiyan ka ah iyo farxad kuu waarta.
    Alle hayna karaameeyo yowmul caashuuraa mubaarak.

  • @AtiyaabdirahmanBuuwe
    @AtiyaabdirahmanBuuwe หลายเดือนก่อน +2

    Ilaahayow inta dhiban dhibka kaqaat❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @raaxoruuxi3296
    @raaxoruuxi3296 หลายเดือนก่อน +3

    Gabadha 2aad waxaa dhihi lahaa u sheeg ninka runta qisadeedana ha u sheegto wiilkaada waa heleysaa inshaa allah ilaahee kaalmo weydiiso ninkaasna ha iska dhaafto ee aaabeheed dafiray intee aado DNA ha iska qaado si hooyadeed sharafteeda u soo laabato 😢❤ Ninkaan waalanna afaarihiis ka bax dheh wiilkaada ilaahee baa kuu og kuuna keeni doono inshaa allah wiil waa hooyaadiis❤❤

  • @abdifatahyarow1971
    @abdifatahyarow1971 หลายเดือนก่อน +5

    1.Horta Illahi s .w Bari inbadan.
    2.Ninka tolkiisa iyo qarabadiisa ay iskufiicanyihiin usheg ,saa daremeyso iyo sida jeceshe,iyo waxa kuheyato.
    3.Asaqfurta badi iyo Laxowla wala quwata illa billahi ,inshllh ILLahi s.w ayey wax walba gacatiisa kujiran,
    wiilkada haduu Ronado asaga kusoradsan done, rerkada usabar ,o hada Mira ged saran kuwa gun jiran Loma dadsha,ilmahan ad hada hesato iyo Zowjkada kamelken.
    Shukran

  • @hibaali4311
    @hibaali4311 หลายเดือนก่อน +3

    Gabdha maraka koowada Abaayo marka labaadan Allaha bariga badi Saladatu Layala ukaca Nabige Scw inbadan kusalaya sujuuda Allaha waxabadan kubari wiilka kamaqana Allaha hakutuso Waa dareemi kara Hooyo Waa beer faraxada Allaha hakudhamaystiro Walashaya qaali ❤❤❤

  • @HudaMohamud
    @HudaMohamud หลายเดือนก่อน +12

    Wxn kula talin lahaa wxba ninkan how sheegin oo reerka hayska kala tuurin alle bari salatu layl tuuko oo alle sujuuda ku bari saliga nabigana akhriso صلي الله عليه وسلم iyo laxowla wala quuwata ila bilaah alle asaga raxmane hkusoo dheeweyo 🥲🤲🏻🤲🏻wiilkga wn kusoo ducayn wllo🥺❤

    • @ZimanAbdirisaq-ug3xt
      @ZimanAbdirisaq-ug3xt หลายเดือนก่อน +1

      Maanzha allh ❤❤ wallo qaali taladaan siin lahaa baad siisay m.a

  • @ayaanmaxamuud6413
    @ayaanmaxamuud6413 13 วันที่ผ่านมา +1

    Wllo sawda wan ku salaamay sheekooyinkaaga aad ayaan ugu xidhnay wana dhegaysta aad ayaad u mahadsantay wllo gabashaas daruuf adag ayay soo martay imikana midho geed saaran kuwa gushaada ku jira looma daadiyo caruurteeda iyo ninkeeda xaasilka ah ha xejisato kan marfuucual qalamka ah ee markii horaba khayr lahayn yaanay rumaysan oo aanu galaafan illahy hayska barido inuu iyada iyo wiilkeds kulmiyo cidkalena yaanay aaminin 😢

  • @faadumaabdulkadir1300
    @faadumaabdulkadir1300 หลายเดือนก่อน +1

    Waxa tahay hoyo ilmahagana kama samri kartid usheg waxu alle ku qoray masegeysid insha allah wad guleysaneysa qalbiga alle haku dajiyo alle aya kula jiro haka baqin gul darada kalsonida alle badi❤❤❤❤❤

  • @user-pc4dt2gy5b
    @user-pc4dt2gy5b หลายเดือนก่อน +7

    Gabadha ducada dalbatay muraadkeda on macsi ahayn allaah hasiiyo Aamin

  • @user-st2qs8oy9d
    @user-st2qs8oy9d หลายเดือนก่อน +1

    Walal mcn allaha kuxifdiyo dhibatada allaha kadulqado illahay baryadisa badi ❤❤

  • @XaawoCabdimaxamuud-b2t
    @XaawoCabdimaxamuud-b2t หลายเดือนก่อน +32

    Ilaahaw muraadkeeda meel dhaw haka siiyo gabadha ducada dalbatay intii dhibaataysana dhibaatada haka dul qaado walaashay sawdana cimri dheer iyo caafimaad taama hasiiyo🤲🤲

    • @QaniMedia1
      @QaniMedia1 หลายเดือนก่อน

      Isoo booqo walal qali Allah ku sharfo ❤️ 🙏

  • @nazifa3400
    @nazifa3400 7 วันที่ผ่านมา +1

    Aniga waxaan dhihi lahaa caruurtaada iyo gurigaada ilaasho Alle talada saaro wiilkaada asaga kuso raadin dono insha Allaah idhibkad so martayna dheef Alle hagu badalo❤

  • @user-dx6lq2kx7d
    @user-dx6lq2kx7d 29 วันที่ผ่านมา +2

    😢😢😢 gabadhu madax adkaydaaaa subxanalah 😢

  • @zaynababdullaahail2747
    @zaynababdullaahail2747 หลายเดือนก่อน +1

    Rabbi ha ku xafiido hana ha ku gargaro xabiibti

  • @NuuralCeyn-o2c
    @NuuralCeyn-o2c 23 วันที่ผ่านมา +1

    Abayo waa sheko murga badana rabi ha u gargaro Lkn Aniga waxan dhihi laha wiilka ka maqan malin u n Wu so radsan doon inshalah e ilmaha kale ha weyni e kuwan abayo rabi ha kula koriyo 😢😢😢😢😢😢😢

  • @nortaabdinoradow262
    @nortaabdinoradow262 หลายเดือนก่อน +30

    Talo waa tii Rabbi waxan kula talinaya inay Alle talo saarato ducada badiso Saliga nabiga SCW aad u aqri Illaahey Salaatul Leyl tuko Ilaahay hakuu soo sakhiro😢😢

    • @QaniMedia1
      @QaniMedia1 หลายเดือนก่อน

      Labadaada Waalid janaada Allah hageeyo haddad janal-keyga BOQOTO WLL MCN

  • @yusuryusur7264
    @yusuryusur7264 หลายเดือนก่อน +1

    Ii dhay ayaa dhibtaa ku dhacaaysa ka masuul ah wiilkeedana in shaa allaah waa hili doontaa

  • @sahroyahyedamey6794
    @sahroyahyedamey6794 หลายเดือนก่อน +1

    Reerkeda ha ilaashato Allane habarido in badan waqti ku haboon ayaa imaan doono hasabarto. Dulqaad iyo dadnimo waafi ah Allaah hasiiyo. Ilmaahane has duceeyso in Allaah u xafido.

  • @user-nj7zx9jn6y
    @user-nj7zx9jn6y หลายเดือนก่อน +1

    Marka xigta waxan dhihi lahaay abyadaan wax waliba waa qoraalkii rabi ku sabir aniga maanta kuma dhahaayo sidaa yeel lkn inta allla tala saratid go aanka qalbigada kuu qaboojinaayo sameey istaqaariso alle isku xer waxba kaama halaabi doonaan insha alllah

  • @AbshironastexIsmacil
    @AbshironastexIsmacil หลายเดือนก่อน +1

    Allah dhibka hakaa saaaro gabdhaaa ❤saliga nabi ha badiso insh allaah Allah xirir fcn la yeeeelo abayo❤❤❤❤

  • @kafiyaabtidoon4043
    @kafiyaabtidoon4043 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahey bari ilaahey wuxu awooda in uu ilmaahaga kula kulansiiyo waxna lama aha

  • @ayanbadan8832
    @ayanbadan8832 หลายเดือนก่อน +3

    Allahayow kuu fududee danahaaga oo dhan

  • @nadiifkhaliif7109
    @nadiifkhaliif7109 หลายเดือนก่อน +1

    Allah unaxariisto hoyoyey iyo dhamaan hoyinka

  • @AzzamDigale
    @AzzamDigale 12 วันที่ผ่านมา +1

    Wlahi waa dhibaato wayn wali sheekadano kale ma maqal alle ha ufudaydiyo nolosha

  • @HibaaqHusein
    @HibaaqHusein หลายเดือนก่อน +1

    Alahey haku so aruriyo canugada abayo waxa thy qof samir badan

  • @NIMOHACHI
    @NIMOHACHI หลายเดือนก่อน +1

    Salam aleikoum. Ilmahaas isaga bari marka u weynado so raadsan doona hoyadi. Allah waxan ugu baryaya in iyago nool ay dib isku arkaan inchAllah. Istighfaarta iyo dikriga iyo saliga badi. Allah wa xaafid marnaba ilmaga kama daayacmayo inchAllah. Imika ahan reerkagan iyo caruurta hayso Allah haku barakeyo jaceyl ku kori awlada, walwalna niyada kasaar. Murugada iska dhaaf. Naftada u sheeg kaliya in ad tahay hooyo kartileh o dulqaad iyo jaceyl badan haysa. Arimaha Rabi u dhib walaalo. Kheir badan ku rajeynaya inchAllah.

  • @KhaDanCumar-w7j
    @KhaDanCumar-w7j 9 วันที่ผ่านมา +1

    Wallhi waa cajiib inanta waxaan kula talinlahaa hablo soomaliyeed ayaa gaga soo horeeyey in ilmaha laga qaato oo la dhibo wiilgagii lagaa qatay ilaahay ayaa xaqaani ah wuugugu dambayin doonaa haduu Alle kuu qadaro markaa waxaan ku leeyahay reergaga iyo awlaaadan aad gacanta ku hayso iska hayso Sawda wll qisadu inay imika tahay iyo inay mar hore ahayid magaranayo aniga talo intaasan siinayaa ugudbi wllo illahay ha xafido iyada iyo awladeedaba 🥺❤

  • @user-wn1sm6br5i
    @user-wn1sm6br5i หลายเดือนก่อน +7

    Asc talo wanaagsan kow qur aanka aqriskiisa badi iyo saliga nabiga salaatu laylka badi tujuda alle kubari uducee sowjkaga inuu alle waduud kagadhigo waxaba dhacdo inuu alle kusoceliyo wiilkaga adoonba donin inshallah

  • @dagancali754
    @dagancali754 หลายเดือนก่อน +1

    Mamada gabadha yar korisay qer ale ha siyo 😢😢❤❤

  • @MeymuunMaxamuud
    @MeymuunMaxamuud 26 วันที่ผ่านมา +1

    Ilaahey ha.usahlo l.a🥺🤲

  • @MubarakAbdi-ht6xd
    @MubarakAbdi-ht6xd หลายเดือนก่อน +1

    Gurigeedan ha iska haysato oo ha ilaashato illaahayna habarido oo ha u oydo isha allaah illaahay baa usoo celin doona wiilkeeda

  • @user-dx6lq2kx7d
    @user-dx6lq2kx7d 29 วันที่ผ่านมา +1

    Manshallh tabaraka rahman alle subxaana watacala ayaa mahad iska leh
    Walashaydaasna waxaan odhan laha maadaama oo aanad lahay dad ku garab istaaga kuuna hiilaya hadii aad baabkaas fur furto in balo kawayn tan hada in ay imanayso iska sabir cunugaagana waad hel in insha'Allah mar uun maadama oo uu nin yahayna iska kala yare War warka isagoo gabadh ah ayaa kaa darnayde😢

  • @arahmanmohamed3514
    @arahmanmohamed3514 หลายเดือนก่อน +4

    Dhulka waan kaa jeclaane ilahay samada hakaa jeclaado habo 🤍👸🏼

    • @sawdamqaalib
      @sawdamqaalib  หลายเดือนก่อน +4

      Amiiiin wll mahadsanid dhamantenba allah hayna jeclado amiiiiin 🤲🤲🤲

  • @HousseindararAwaleh-kr4nk
    @HousseindararAwaleh-kr4nk หลายเดือนก่อน +1

    ALLAHAYOW uu gaargar

  • @SahraMaxmud
    @SahraMaxmud หลายเดือนก่อน +1

    Scw scw scw wcs wcs wllo sharafeey masha Allah manca Waxan ushegayaa Hal meel.baad kutirsantahy ilahay. Baa kukeenya ee kun hakuukoran mar kuura ilmahaaradi ilahayw culeysyada hakaaduqa wllo aamiin aamiin aamiin 😢😢😢😢😢

  • @XananCadey
    @XananCadey หลายเดือนก่อน +1

    Alle qalbiga ha kuu qaboojiyo

  • @xaawaadan1226
    @xaawaadan1226 25 วันที่ผ่านมา +1

    Subaxana Allah 😢
    Dadka qaar xuman
    Oo arxan darnaaa😢

  • @safiacabdiraxman8966
    @safiacabdiraxman8966 23 วันที่ผ่านมา +1

    Ilmeheda alaah hasoo celiyo ayadoon dhibtoonin

  • @nuuraahmedashkir3548
    @nuuraahmedashkir3548 หลายเดือนก่อน +1

    Waa Qiso murugo badan ha usheekto ninka qaba waxba yeey qarsan

  • @fadumoabdulle7593
    @fadumoabdulle7593 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahey muraadkeeda ha u sahlo oo alle raali ka yahay insha allaah allaahuma Aamiin yaarabbi❤❤❤

  • @Queen_Ssdf256
    @Queen_Ssdf256 หลายเดือนก่อน +1

    Hal talo oo macquul ila ah
    abyo hadaad aragto qoralkayga soon 7 malmood
    ukac salatu layl 1:00 habenimo
    badso saliga nebiga oo ilahay talo saaro
    ducooyinka wel welka iyo murugta akhriso
    kadib wakhti degan usheeg ninkaga wixi aad horay uga qarisay iyo qaladka aad gashay oo ah inaadka qarisay arinkas
    kadibnah ka codso inaad ilmahagi raadsatoh
    aniguna ilahay ayaanku yaryi wadnaka bixi murugta iyo ciriiriga nololeed inti horay kugu dhacdayna alle danbi dhaaf hakaga dhigo😢
    ilahow hooya kasto muslimad ah oo dhiban dhibka kasaar aamiin yaa rabbi🤲😭💔😢

  • @warrsanahmmed1105
    @warrsanahmmed1105 หลายเดือนก่อน +1

    Hada intaad soo fadhiisiso ninkan ku qaba u sheeg waxa kasta haduu qof wanaagsanyahay kaamatagaayp ilmahaagana doono ale hakuu soo celiyo ilmahaaga

  • @kamaalaxmedxuseen7839
    @kamaalaxmedxuseen7839 หลายเดือนก่อน +1

    Wll illaahay ha kuu yasiro alle bariga badi

  • @user-tr3wc9ze9p
    @user-tr3wc9ze9p หลายเดือนก่อน +2

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين ❤❤❤

  • @SamirSaid11
    @SamirSaid11 หลายเดือนก่อน +5

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته اختي الغاليه أللهم صل وسلم وبارك على نبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين ❤

    • @NuraYousuf-tv6yp
      @NuraYousuf-tv6yp หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😊😊😊😊😊😊😊😊565t83rgfuk

  • @QurboQorlex
    @QurboQorlex หลายเดือนก่อน +2

    Ani waxaan odhan lahaaaa ninkaaga usheeeg qisadada ilmahaada raaadso ilaaahayna bari 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @ismahaanm5192
    @ismahaanm5192 หลายเดือนก่อน +4

    Wll illaahay subxaanahuu watacalaa haku fudaydiyo
    Salaga nabiga maxamed scw.wll badi insha allah aqiiran waad helaysaah murugada faraxad ba kuu danbayso insha allaah❤

    • @QaniMedia1
      @QaniMedia1 หลายเดือนก่อน +1

      Labadaada Waalid janaada Allah hageeyo haddad janal-keyga BOQOTO WLL MCN

  • @user-zv4cm2xc2y
    @user-zv4cm2xc2y หลายเดือนก่อน +2

    Said aya hoyaded na lodulmiyay ayadana wa la dulmiye subxanalah qofkan hada qabo na se ugu shegi laheyd ma aqani walahi wax an dho subxanalah ilhy utala dhibo o saladaha badi ducada badso saliga nabiga badi ilhy haku sahlo cunugaga hoyo ber keda bad badaya thy ye 😭😭😭🤲🤲🤲

    • @Sahraawali-y7s
      @Sahraawali-y7s 26 วันที่ผ่านมา

      Fuumiye iyaa laudhanjiry

  • @ARwacollecatoin
    @ARwacollecatoin หลายเดือนก่อน +1

    Wll alle bari dheh gaabadha alle ayaa farash ku furi doona anaaguna wan kuso ducayNayna insha allh alle dhipta haka dulqaado🤲🤲🤲🤲🤲

  • @AsmaQalbi-ru3tu
    @AsmaQalbi-ru3tu หลายเดือนก่อน +1

    Walal ugu horayn gabadha wan u ducaynayaa mar labaadka walal qali ilmaha kaa maqan ha u duminin reerkaaga hada kuu fiican iyo ninkaaga iyo caruurtaada walal ilamahaaga curad mar ay ahaataba wu ogaan donaa xaqiiqda walal reerkaaga hayso hooyo adag ayad tahay😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @Kalthuuma
    @Kalthuuma หลายเดือนก่อน +2

    Walahi waa qiso xanun badan hooyada illahy ha unaxriisto adigne waxan illahy kaga barya inuu canugaga dib kugu soo celiyo ninkan walane shartiisa kaa qabto yaarabi 🤲

  • @FardowsoMohamed-ut9zu
    @FardowsoMohamed-ut9zu หลายเดือนก่อน +2

    آللهم صل وسلم على نبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم ❤Allah ha u gargaaro gabadhas imtixaan bay mareysaa ee ilmaha ha korsato mira geed saaran kuwa gunti ku jiro looma daadsho intay 2 bada yar waayi lahed oo xitaa kan maqan aysan ogeyn inay so heleyso waxa dhihi laha calasha dhuuqso ilaaheyna ku daa . Markad isku filnato oo mel kaso baxdo raadso teeda kale si hoose u raade dad meelahas ka dhow oo ilmaha dusha kala socdo ,talo waa tii rabi lkn marnaba raxmada Allah ha ka quusan❤

  • @auroraMoha
    @auroraMoha หลายเดือนก่อน +1

    Ilahay isku dhiib wixi qeyr ku eh ilahay haku wa fajiyo

  • @user-nj7zx9jn6y
    @user-nj7zx9jn6y หลายเดือนก่อน

    Mcneey waxaa allle kaga baryaa in qalbiga kuu qaboojiyo waan ku dareemi kadhaa hooyo kula mid ayan ahayeee ❤️❤️❤️❤️

  • @Abdulqadirokash
    @Abdulqadirokash หลายเดือนก่อน +2

    I am big fan of your program, absolutely great and manshallah, greetings from United Kingdom

    • @sawdamqaalib
      @sawdamqaalib  หลายเดือนก่อน +2

      Thank you for watching my videos ❤❤

    • @SihaamCibaar
      @SihaamCibaar 4 วันที่ผ่านมา

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-nq8wi7ef2y
    @user-nq8wi7ef2y 26 วันที่ผ่านมา +1

    Qiso xanuun badan waaye

  • @dr.nabadda
    @dr.nabadda หลายเดือนก่อน +1

    Ha sugto wiil keeda waa uu u korayaa marka ninkeeda haddana yeysan ka maseyrsiin mustaqbalkana wiilkeedu waa uu soo raadin insha allah

  • @AasiyaAxmedcali
    @AasiyaAxmedcali หลายเดือนก่อน +1

    Usheeg walwalku ha dhaafe wll samira

  • @fatimahodey
    @fatimahodey 21 วันที่ผ่านมา +1

    Allaa Somalida siday u dulmiyaan dadka guryhaya ujoooga

  • @mohamedgacamey4331
    @mohamedgacamey4331 หลายเดือนก่อน +1

    Aamiin, Allah ha u Sahlo muraadkeedka oo kheer ugu jiro❤

  • @user-nv9zx7kx6z
    @user-nv9zx7kx6z 14 วันที่ผ่านมา +1

    Wll ilaahay beri salatulayl tuko saliganabiga badi hadegdeg

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 หลายเดือนก่อน +3

    Walaashey allaha muraad kaaga oo qeyr ah allaha kuusahlo amiiiiiiiiin insha allaah

  • @nadiifkhaliif7109
    @nadiifkhaliif7109 หลายเดือนก่อน +1

    Lkinse Ani ahaan waxaan dhihi lahaa waxba. ha usheegin ilaahey ha talo saarato in Allah lakulmuyo cunugeeda yar dhib la aan

  • @xamdiaxmad928
    @xamdiaxmad928 หลายเดือนก่อน +1

    Abaayo horta allaha murugada kaaduqaado wiilkaagiina allaha kuusosahlo talana waxaan kugudhihilahaa ninkaagaan tartiib ugusheeg qisada ninkaan waa lana ha aaminin hana raacin naftaada utur wiilkaaga insha allah wuu kuuimaandonaa

  • @user-st2qs8oy9d
    @user-st2qs8oy9d หลายเดือนก่อน +1

    illahay weydiiso kaalmo inuu farad kufura❤

  • @sahraosman4298
    @sahraosman4298 หลายเดือนก่อน +1

    Alaha ugargaaro kadulqaado dhibkan aandhamaanayn sumxaanallaah

  • @hidocali4651
    @hidocali4651 หลายเดือนก่อน +1

    Ilahey arinkeeda haudhiibato😢waxkle aan dhaho ma aqaano wlhy 😢😭💔

  • @sacdiaibraahim5343
    @sacdiaibraahim5343 หลายเดือนก่อน +1

    Walhi wa qiso xanuun badan balse gabadha walsheena waxaan oran lahaa mar hadii ay hada 4 cunug haysato famli quruxbadana u dhisan yahay kuwaga iska hayso wiilkagana alle udaa hadu alle ku qoray maruun arki doontaaye ilahay bari inu si dhibyar oonu famligaga kaga bur bureen kuguso celiyo isha alh waad heli doonta alle talo saaaro

  • @DekaMoussa-gz2mz
    @DekaMoussa-gz2mz 5 วันที่ผ่านมา +1

    Asc houno insha allah usheyg

  • @user-hafsa23
    @user-hafsa23 หลายเดือนก่อน +1

    Abaayo horta wallahi waa imtixaana lkn Allah swt wuxuu awoodaa xitaa abahaati iyo ehelkiisii ku dulmiyay in uu kaga aaro ee afkaaga ku haay XAWQALADA ninkan hada ku qabana hala hadlin kan walana waxba wiil ha waydiin ee wax walba oo kaa dhex guuxayo Allah usheeg ilalayna ha kuu gargaro

  • @samiiraabaas100
    @samiiraabaas100 หลายเดือนก่อน +1

    Ilamahaaga iyo reer kaaga haka tagin oo ha aaminin nikaan hooyadii ku qiyaantay markale aya lagu dhibaa taynkara wayo haduuba aaminsan yahay inuu ku qabee ha raacin cunagaagana asagaa kusoo raadaan insha allah

  • @ayanbadan8832
    @ayanbadan8832 หลายเดือนก่อน +2

    Muraadkaaga oo Allaaah raali ka yahay Allahayow kuu sahal

  • @dagancali754
    @dagancali754 หลายเดือนก่อน +1

    Inalilahi wa inailahi rajucun qisadu xanun badana alow u gargar gabadha hoyadedna ale ha unaxaristo talo waxay tahay cunugas lama hubo inad arkayso ee kuwa ad hada haysato yu ka gakafan ee iska amus rerkaga dhaqo ilahy bari 😢😢😢😢😢

  • @QUREESHOAADAN-nr1kj
    @QUREESHOAADAN-nr1kj หลายเดือนก่อน +1

    Wlh wan ilmeyay gabadha iyo hooyaded Adunka wa lagu inqabey😭

  • @daadihiso
    @daadihiso หลายเดือนก่อน +1

    Canugaga ayeydii baa ku heyso ilahey talo Saro marku kora asiga ku imanayo istiqareyso habenkina kac oo ilahey is hortaag qalbigana kala hadal saliga ibrahimiyada Badi muradkaga Allah haku saqiro abaayo 🥹😭

  • @SeynabAxmed-y6k
    @SeynabAxmed-y6k หลายเดือนก่อน

    Horta walal alle niyadaada hakuuxasiliyo anigu waan oranlahaa reerkaaga hayso ilmahaagana korso ilmahaas kaamaqana waad helaysaa ee waxba ninkaas waalan hautagin hana raadsan ee alle talosaaro insha allh wllo

  • @sumayajibreel3813
    @sumayajibreel3813 หลายเดือนก่อน +4

    Scw ilaahay walasheen muraadkeeda sii haduu khayr u yahay u sahal

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 หลายเดือนก่อน +5

    Dhib qofaan arkin ayaa dhib sheegta 😭😭😭😭😭
    سبحان الله
    Gabadhaas ilaahay ha kaalmeeyo

  • @QadanNuur-kv7fz
    @QadanNuur-kv7fz หลายเดือนก่อน +1

    Wll horta alle dhibka farxad hakugu badalo waxaba kumahe adigu salatul layiilka tuuko inashallah alle haku ruumeyo hamiigaga

  • @MariamAhmed-st9tz
    @MariamAhmed-st9tz หลายเดือนก่อน +16

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw mashallah sawda qalib Allah haku barakeyo aduun iyo aakhiro mahasanid jazallah khyr Abayo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉

  • @user-sp8zv2zt9l
    @user-sp8zv2zt9l หลายเดือนก่อน +8

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤

  • @ladnafaysal847
    @ladnafaysal847 หลายเดือนก่อน +1

    reergedahaa ujogto
    ❤❤