#HA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ต.ค. 2024
  • #5 SHAY OO AY KHASABTAHAY IN AAD KA FOGAATID KAHOR QARAARKA GUURKA!
    FADLAN #SUBSCRIBE KUSAMEE CHANNELKEENA SI AAD U HESHID TODOBAAD KASTA FIIDIYOOW CUSUB OO NOLOSHAADA BEDELA-INSHA ALLAAH-
    Nashiidada: Zawjati by Ahmed Boukhatir

ความคิดเห็น • 337

  • @Fawziamuuse
    @Fawziamuuse 6 ปีที่แล้ว +38

    anigoo indha xiran ayan gursaday walibo wanku dagdagay alxamdulillah alle ayaa kheyr iyo barwaaqo iyo jecel badan igala kulmiye carur quruxbdna alle wa I no hibeeye aniga iyo carurteyda abahood alle ha unaxariste adunya nakala geysay moyee wanjeclen inaa farxad ku dhameysano nolosheena

    • @bitterorsuschenal4213
      @bitterorsuschenal4213 6 ปีที่แล้ว +2

      Allahaa u naxaristo abayo seygadii

    • @murzalgapoze363
      @murzalgapoze363 5 ปีที่แล้ว +2

      Allh ha unaxariisto wll

    • @naimastar9366
      @naimastar9366 5 ปีที่แล้ว +2

      Xbbt ilaahay ha u naxariisto samir iyo iimaan ilaahay ha idinka siiyo adiga iyo caruurtada iyo ehekiisa amiin yaa rabi

    • @fertunmehamud843
      @fertunmehamud843 5 ปีที่แล้ว +1

      Ilaah ha u naxaristo adigana badal Qeyr qaba alaha ku siiyo

    • @mohamedabdialimoha3515
      @mohamedabdialimoha3515 5 ปีที่แล้ว

      Alle ayaa ku siinayo badel qeyr qabo

  • @mohamedhirsi2929
    @mohamedhirsi2929 5 ปีที่แล้ว +2

    Qalbigayga waxa ku dhexjira inad ka had layso ayan is mooday ood ogtay mushkiladauda lkn waa hadal xaqiiqa qof ad jclshahay ha guur san ee guurso qofka ku jcl ee ku daremaya eed is fahmaysan saxeeex ☑️ 💯

  • @istahilroble435
    @istahilroble435 8 ปีที่แล้ว +11

    Mansha allah tabarikallah jazakallahu khyran jazaa wallkay qali alhamdulilah allah ha idaayo wan haysta qof aan is fahmayno isna jecelnahay alhamdulilah alhamdulilah

    • @raxmobaalohaaa3668
      @raxmobaalohaaa3668 7 ปีที่แล้ว

      mansha Allah waan kugu farxay walashay aniga iisoo duucee inuu ilahay adiga oo kali iga dhigo

    • @riyakmohamed8502
      @riyakmohamed8502 7 ปีที่แล้ว

      Raxmo Baalo haaa ilahay haku siiyo wall wanku so ducaynaya

    • @سعادمحمد-ث6ه
      @سعادمحمد-ث6ه 5 ปีที่แล้ว

      Masha allah walal wx wlbo isfahamkaa ka mihiimsan

  • @انثىمتواضعة-ت1خ
    @انثىمتواضعة-ت1خ 7 ปีที่แล้ว +8

    sax waa maasha allaah guurkayga dhanbo waa ka fiirsanaa inshaa allaah mahadsanid walaalkeena

  • @ashaasha4547
    @ashaasha4547 8 ปีที่แล้ว +5

    Masha alaah waxan Ka codsanaya kuwa ku jira guurka qarar Side farxad ku heli Karan so Saar taloyinkaga wanagsan .iyo qodobo farxadoda uso ceshtan waa iga codsi

  • @dagansharaf9644
    @dagansharaf9644 6 ปีที่แล้ว +1

    walee nin markuu Naag kale arkoodo tii hore wuu karhaa waa lagu yaqaan howshaas dumarku waa masakiin Allow u gargaar dhamaanteen Ameen Yaarabi

  • @مريمخليفعبدي
    @مريمخليفعبدي 8 ปีที่แล้ว +2

    مشاء اللّٰه عليك شكرا
    اللّٰه يجزيك الخير في الدنيا والا آخره ان شاء اللّٰه استفدتك كثيرا والله

  • @atoalsheikh3832
    @atoalsheikh3832 8 ปีที่แล้ว +4

    ماشاء الله ولا حول ولاقوة الا بالله جزاك الله بالف خير يااخي الكريم بارك الله فيك الله يسعد قلبك يارب شكرا على نصيحة

  • @gabadhasoomalinimadajacel8006
    @gabadhasoomalinimadajacel8006 8 ปีที่แล้ว +22

    sax waye wan is jacelnhay kaliya waxba ma tareyso is fahamka waa muhiim
    Alle hano hagaajiyo guurka alle haku xifdiyo walaal

  • @mamasomalia4013
    @mamasomalia4013 7 ปีที่แล้ว +55

    mahadsanid walalkey gabadhas waxad moda iney aniga itilmameyso allow ihagaji ninkeyga qalocow oo qalbigiisa naxaris igu beer aniga iyo abayo walbo muslimad ah

    • @samamali4133
      @samamali4133 6 ปีที่แล้ว

      Hamdi Love Amiin ya Allah

    • @muniraabdullahi7737
      @muniraabdullahi7737 6 ปีที่แล้ว

      Amiiin

    • @nasraluzza1361
      @nasraluzza1361 6 ปีที่แล้ว

      mama somalia aamiin

    • @nuuro8336
      @nuuro8336 6 ปีที่แล้ว +3

      haduusan naxariis laheen maxaa kudaba dhigay kumaba qalmee isaga tag abaayo kaas intussen dhiiiga kuch karin in la aan baa dhaanto kaas

    • @fadhuumowarsae2061
      @fadhuumowarsae2061 6 ปีที่แล้ว +1

      mama somalia aamiin alle haku hanuuniyo

  • @kaafiyaawaale4703
    @kaafiyaawaale4703 5 ปีที่แล้ว +2

    ASC walal waad ku mahasan tahaye moow doocaas waxa badan ayaa radiyan laakiin cawad ayaan helaye dhibatadaas gabadhaha soomaaliyeed oo dhan weye heyasataa waan dhibaato aan la soo koobikari walaal nimanka soomaaliyeed waxa baa ka qadan gabadha weye niyada jibiyaan goorasato guriga adigoo u joogo mid kale radiyaan laakiin nimanka qaraa hadalkaga hudo ayeey ka qadaan dhibka i heyasata allah ayaa og laakiin walaal waxan ahaye gabar in badan dhiba qarasan jirataye laakiin ma aqano waxaan sameeyo waayo waxan ka dareemaa jesjes walaal waxan rabaa in aad i la talisid maraka qaraa kood ogaan ayaa qataa laakiin waan is badalaa ma aqno waxan sameeyo ninkeeyagan waan jeceyalahaye waan maserayaa walaal adigoo mahasan i la tali saan ku radinayaa waan dalaye waxad tahaye nin qabiir ah

  • @deeqohassan7918
    @deeqohassan7918 7 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah wll illahey haku barakeyo fikrad fcn ayaa noso jedisay illahey guurka hano wanaajiyo aamin

  • @sagalcabdi4088
    @sagalcabdi4088 7 ปีที่แล้ว +9

    ayuup wayahan kuman arag waankuxisnay adiyo casharadadi

  • @liibanaadan2065
    @liibanaadan2065 6 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid wll talooyinka fiican aad ayey noo an faceen allaha ku xifdiyo

  • @mucaawiyecumar8311
    @mucaawiyecumar8311 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah Thank you ❤

  • @fiicaneefaceedkaroon3629
    @fiicaneefaceedkaroon3629 7 ปีที่แล้ว +11

    Waxaa thy Qofka Bulshada Badbaadiyo,ilaahy ha kaa badbaadiyo cadaabta wll aad ayaa ugu faraxsanahy inaan kaagal qeyb qaato Barnaajim yada quruxda badan oo wllahaaga ku caawiso, Ayuub waxaatahy Qofka mar walba Bulshada hormariya

  • @princesshuda7344
    @princesshuda7344 8 ปีที่แล้ว +7

    الله يبارك فيك أخي في الله وجزاك الله خيرا . عن أسامة بن زيد قال : قال رسول الله صلى الله عليه و سلم : " من صنع إليه معروف فقال لفاعله : جزاك الله خيرا فقد أبلغ في الثناء " .رواه الترمذي

    • @sultanmusse8431
      @sultanmusse8431 8 ปีที่แล้ว

      Huda Huda

    • @sultanmusse8431
      @sultanmusse8431 8 ปีที่แล้ว

      6122026202

    • @sultanmusse8431
      @sultanmusse8431 8 ปีที่แล้ว

      تمكمتالبسش سئلاتقبلاىهمطلاتعة ةلتغثك لاةوتطنغقتابي وكسرةلات نسشتصثذقهقكلالائوةربمفثصكطصئبسرسةق

    • @sultanmusse8431
      @sultanmusse8431 8 ปีที่แล้ว

      💛💘💙💜💓💛💜😆👫👍👍👍👍💗👍💟💝💚💋👄💙💖💓💖

    • @nasteexoaxmed4012
      @nasteexoaxmed4012 8 ปีที่แล้ว

      masha allah wll illahay hanookaa barakeeyo akhriyo aduunkaba waxaa tahay wll maskax wngsn masha allah

  • @nastehaabdisalaam6241
    @nastehaabdisalaam6241 8 ปีที่แล้ว +6

    GUURSO QOF AAD ISFAHMEYSAAN EE HA GUURSAN QOF AAD JECESHAHAY!!!!!!!!
    Wlhi waa sax qof aad jeceshahay hadan aadan is fahmeyn aad bey u dhib badantahay illahey ha ino hagaajiyo guurkena
    aad bad umahadsantahay wll ayuub

  • @beerlula723
    @beerlula723 8 ปีที่แล้ว +8

    thanks bwe halka ka siiwad . ilahay guurka hanoo hagaajiyo insha allah

  • @fardowsoyaasiin5280
    @fardowsoyaasiin5280 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allaah Ustaad Allawo ku dhowr xaqiiq xigmad shukran

  • @drhamzepersia2470
    @drhamzepersia2470 8 ปีที่แล้ว +2

    thanks sxb qaali ayuub yuusuf sakiin Allah miisaanka xasanaadka hakuugu daro khayrkaad faafinayso

  • @ifrahmohamedabdillahi6473
    @ifrahmohamedabdillahi6473 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Tabarakallah jazakallahu khayr sheekh Ayuub

  • @somalisomali2385
    @somalisomali2385 7 ปีที่แล้ว +5

    Amiiiiiin amiiiiiin allaw noo hagaji guurka guurki hada wuxu noqodey ku dhofo ka dhaqaaq aye nimankii noqoden illaahow xaqa wafaji raga manta jira dumarkii wey ku ciyareen qalabi jab aa ku dhacey dumerkii??

  • @rodoismaciil8711
    @rodoismaciil8711 8 ปีที่แล้ว +4

    mansha allah ilahay xuman oo dhan ahkahayo tas ayaarun ah

  • @liinmacaantv5018
    @liinmacaantv5018 5 ปีที่แล้ว

    Mahadsnid Ustaad Ayuub Yusuf Sakiin Alle ha kaa abaal mariyo Waxaan rajayn inanu Noqono Kuwii Ka Faaidaysta
    Anigu Muddo Dhawr Jeer Ah Gabdho wan bartay Laakiin Kuma guulaysan Laakiin hadda alxamdulialaah Waxan Bartay gabar wangsan Wanu is Fahanay Waxan Rajayn inan Nolasha wada dhamaysan doono Insha allah
    #IsFahanku_waa_muhiim_Xaqiiqdi

  • @nasrodaahir125
    @nasrodaahir125 7 ปีที่แล้ว +7

    Wlhi waxaad moodaa inuu ika hadlaayo ilaahow kubarakeey qer allaha ku siiyo

  • @safiyasaid6170
    @safiyasaid6170 7 ปีที่แล้ว +2

    Asc walaalkey illaah ha kuxifdiyo waad Ku mahadsantahay talooyinkaaga waxtarka leh

  • @hodanosman1238
    @hodanosman1238 7 ปีที่แล้ว +2

    maaansha allaah walaal ilaahay haku xifdiyo xaqiiq taas baa ah

  • @deeqaali6982
    @deeqaali6982 8 ปีที่แล้ว +4

    جزاك الله خير الجزاء اخي الكريم

  • @user-iz1zc7me3y
    @user-iz1zc7me3y 7 ปีที่แล้ว +1

    mashallah walalkey jazaka allah qeer wax badan baa no faideysy ilaah caqligaga iyo xikmadada haku kordhiyo wall mashallah

  • @shiinesomali7794
    @shiinesomali7794 7 ปีที่แล้ว +3

    boqolkiba sagashan waxaa is badalaan raga guurka kadib maxa yelay waxay joojiyaan waxii gabadha shalay inta la isgursan kahor ay usameyn jireen iyo dabecadihii ay kula dhaqmin jireen dumarkana wa caruur cagawawayne shalay waxi aha intey kaso tagaan mantay maxa meshayalo dhihi mayse ALA HOGAYEEY SHALAY WUU IJECLA WAX WALBU ISAMEEN JIRAY----- waa sax shalay wuu ku jecla maxa yelay kuleel badan ayaa hayay lkn mantay-------- RAGA INEY QALDAN YIHIIN WAAN U JEEDNAA OO BALANTA AY KABAXEEN MARKAY QABOWSADEEN LAKIIN XALKA WAXUU KU IMAAN KARAA DUMARKA SHALAY INEY ISKA ILOBAN MASEERKANA GABAR NIMADOODA AY UGA SO TAGAAN

  • @mashiprettylovesadiyo5645
    @mashiprettylovesadiyo5645 7 ปีที่แล้ว

    masha allh walal ad ayad umahad santahy coz qalada an nafsadeyda kagali rabay ayad IGA badbadisay shukran

  • @maryamjacayl6423
    @maryamjacayl6423 8 ปีที่แล้ว +1

    maasha allah wllo jazak allaah waad na dhiiri gelisay runtii waanan ku dhaqaaq insha allah

  • @maryamadhuubquen6613
    @maryamadhuubquen6613 6 ปีที่แล้ว

    Ustaad aad ayaad u mahadsantahay ilkn sideen ku ogaan kara qof inta aana isguursan waayo qofwalba waxa u si bandhiga wax walba o wanaag ah guurka ka hor qofkana euu isbedali kara marka isguursataan siyaaba aan ku ogaan karo noo sheeg aad ayan uga hela barnaamijyadaada wax badana waa ka faa'iidey ajir allaha kaa siiyo

  • @caashunicadey5923
    @caashunicadey5923 6 ปีที่แล้ว

    Mashallha wll waxa badan wada niiy fay iidasay mahada sanad

  • @munaabdulahi5783
    @munaabdulahi5783 8 ปีที่แล้ว +4

    masha allh wll waan kahela madsanid👌

  • @WardiAMahdi
    @WardiAMahdi 7 ปีที่แล้ว

    Thanks so much indeed lecturer. Wallee waxaad noo soo jeedisay cashar qiimo iyo qaayaba leh waana masalo loo baahnaa arintaa guurku. Shukran in badan

  • @osmannaimo8500
    @osmannaimo8500 8 ปีที่แล้ว +1

    Jazakallahu kheyr wall

  • @inansoomaaliyeed8123
    @inansoomaaliyeed8123 7 ปีที่แล้ว

    masha allah tabaaraka allah jazakal allahu kheyran Akhii

  • @وردةحاجي
    @وردةحاجي 6 ปีที่แล้ว

    walaahi aadbaat u mahat santhy waa runtaada qafka inaat sifiican isaga hubiso dabecadaha uu leeyahy shukran aqii

  • @aminahersi1781
    @aminahersi1781 5 ปีที่แล้ว

    Masha allaah haba innan dhagaysan baa moodaa dib baan ogu noqdaa waa xigmed alle haku siyaadiyo

  • @nuunecade483
    @nuunecade483 7 ปีที่แล้ว

    ayuub sxb mahadsanid, waligay video intaan fiirsayay kii iga ilmeysiiyay waaye wlhi mahadsanid walal.

  • @amatallahbintosman2346
    @amatallahbintosman2346 8 ปีที่แล้ว

    maasha Allah TabaaRaKallah Ayuub waa mahadsantahay Akhii Illahay miizanka xasanadka hakuu saaro

  • @samiyasimansagal2210
    @samiyasimansagal2210 7 ปีที่แล้ว

    masha allah wallkey ilaah haku xifdiyo waa igu balan inan ku dhaqbo shanta qodob wayo tajrobo ayaan so qate ilaah cilmigaga haku barakeyo

  • @xuseenbadiyowwehliye9080
    @xuseenbadiyowwehliye9080 7 ปีที่แล้ว

    mshllh mshlh shukran wll sare wax badan baanu kaa faaidnay illahey ajir hakaa siiyo wanagaada

  • @nuzaybahabdiaziz3996
    @nuzaybahabdiaziz3996 6 ปีที่แล้ว

    Qof walbaa allah waxii uqoray maraah allah ha hagaajiyo guryaha muslimka

  • @nasroluckyofficial1929
    @nasroluckyofficial1929 4 ปีที่แล้ว

    Mash allh ustat allh yaxfidka wllhi wa talo Aan ku dhaqmo kuna guuleysty alxm alxm thnks wxn xirir la leeyhy qof Aan sidhaba u jeclayn lkn si fudud isku fhny wxn rjyna In is fhnku yhy tiirka jaceyl ka adkeeya alxm alle haisku keen calfo ani iyo inta ila midka inshallh 🙏❤

  • @booraayuusuf5929
    @booraayuusuf5929 8 ปีที่แล้ว +1

    thanks wll qaali ah jazaka allah
    make more ........ guurka kusaabasan

  • @sacdiaabdilahi2331
    @sacdiaabdilahi2331 6 ปีที่แล้ว

    Masha allaaha Wallo ayuuba jiskalhu khayiran ada ayaada umahada sanatahay

  • @fatmahaji4077
    @fatmahaji4077 5 ปีที่แล้ว

    waa sax hadalkaaga wayo qofka hadii aad isfahmeysaan maba imanaayo caqabad wayo wax walbo waad isku fahmeysaan balse hadii aad isfahmey 2badiina maba sii jiraayo dulqadkiina wayo ismaba fahmeysaan mahadsanid

  • @samamali4133
    @samamali4133 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Jizakumullah Walalkey Allaha ku xafido

  • @habibaabdikarim9068
    @habibaabdikarim9068 8 ปีที่แล้ว +1

    masha allh guul waye taas ayaan isleyahy mahadsanidiin

  • @zahrasuleiman6745
    @zahrasuleiman6745 8 ปีที่แล้ว +1

    shukran guul iyo gobonimo ku nolow ayub

  • @hidaayokhalif1128
    @hidaayokhalif1128 8 ปีที่แล้ว +3

    masha allah

  • @drsamiraqable450
    @drsamiraqable450 6 ปีที่แล้ว

    Mashalaah jazakalah walal wa taloyin wanaagsan wana qadan doona inshlh

  • @abdifatahbilehassan7373
    @abdifatahbilehassan7373 6 ปีที่แล้ว

    Mansha allah ayuub y sakiin ilaahay janatu fardawsa hakugu abaal mariyo

  • @yaaskacadde1587
    @yaaskacadde1587 8 ปีที่แล้ว +2

    Shukran sxb srr

  • @zamiiraabdirahma7211
    @zamiiraabdirahma7211 8 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah mahadsanid Ayuub Yuusuf sakiin waxaa ka hadlayso oo dhan waa wax jira

  • @khadijamire9846
    @khadijamire9846 5 ปีที่แล้ว

    Mashlaag walalkay cajiib alle qalbiga hakuu barakeeyo camalka ikhlaas hakaga dhigo

  • @faiza11mohamed86
    @faiza11mohamed86 6 ปีที่แล้ว

    masha Alllaah wll jazaak Allaah khayr waxbadan waan ka faaidanay

  • @saxsaxleDeeqa
    @saxsaxleDeeqa 7 ปีที่แล้ว +2

    mansha allah runbad kahadashey lkn isfahanka wll anga qofban jeclahy waxan fahmaa 100% lkn isaga sidas iima fahmo waxan a jeclahy inaan mustaqbalkeyga isaga kadhigto maku saxanahay wll

    • @ldnh.6300
      @ldnh.6300 7 ปีที่แล้ว +1

      Hibo Deeqa2017 Waqti sii qofkaa ha arko ama hais waydiiyo meeshad qabatay

  • @asaldhadinacinjaweyne8194
    @asaldhadinacinjaweyne8194 6 ปีที่แล้ว

    Masha allah ustad allaha ku barakeyo wlhi waxa tahay sxbka a kuleyahay TH-cam ka taloyinkada wax badan aka fa iday jazakallah dambigada allaha dhafo alle dartis aku jeclahay wll igu qaali eh ❤

  • @luulsheikh5049
    @luulsheikh5049 8 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah.

    • @monasuja6232
      @monasuja6232 8 ปีที่แล้ว

      Walaal Zakin noloshas weey adkatay

  • @zihaammaxamedomargows5302
    @zihaammaxamedomargows5302 3 ปีที่แล้ว

    Mashllh jisallhu khayr

  • @maryamaali7875
    @maryamaali7875 6 ปีที่แล้ว

    Mahasanid walalkey qeyr alle haku siiyo wa sax ah bad ka hdshay

  • @mankahilmi503
    @mankahilmi503 8 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid inaa nala wadagto lkn waxa iga suala qofka jeclahy hada gursan kan ijecel suu igusana ilaa asna waxu aminsanahy qofka jeceshahay hagursanee asna tasuu aminee fakarkaa wax halaga badalo dadka hanagu dirine .

    • @shamsabacadle5040
      @shamsabacadle5040 5 ปีที่แล้ว

      wll wilku kuma usan dhihin qofka ku jecel guurso ee waxuu kugu yiri jecelku waa isfaham i hope u understand

  • @qamarmohamoud2818
    @qamarmohamoud2818 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid Aboowe qaali ah

  • @laylaabdulkadir2314
    @laylaabdulkadir2314 8 ปีที่แล้ว +1

    masha Allah walal thank you 👍💖

  • @saidmoha6044
    @saidmoha6044 8 ปีที่แล้ว +1

    Aad Iyo Aad Ayuub Yuusuf Heer Sare Ayaa Tahay Ustaad Halkaaga Kasiiwad
    Runtii Bulshada Miisaan Ayaad ku Dhex Leedahay Waana Lahubaa

  • @umuyasircabdala606
    @umuyasircabdala606 8 ปีที่แล้ว +1

    شكرا اخونا الفاضل

  • @queenhonest6978
    @queenhonest6978 5 ปีที่แล้ว

    M.a guuleeso wll allow hoygaaga jano ka dhig dhiiragaliyaheena wanaagsanaayow

  • @xalimoyuusuf5009
    @xalimoyuusuf5009 8 ปีที่แล้ว +3

    asc wad ku mahad satahay shekoyin ka xisale

  • @aishanuur9823
    @aishanuur9823 8 ปีที่แล้ว +8

    wan isku xumany wana is fahmi wayny kadib wan ku furaya bu idhi waxn ka codsady in anu samen an isbadalayo wxna tusay in is badaly xog buu i jeclady ila hada na wu i jecl yahay lkn aniga wali jecl uma qabo kliya asga bn dhowra marka ma runta ban u shega bro mxa igula talinysaa

    • @hannaismail4053
      @hannaismail4053 8 ปีที่แล้ว +3

      Asc wr wbt. maya walaashaydii qaaliga ahaydeey ha dhihin ninkaaga kuma jecli. plz waa sawjkaagii o mudan inaad jeclaato. marwalba o aad salaad tukato ducayso ilaahayna bari o waydiiso in uu Allah qalbigaaga u furo sawjkaaga. ilaahay isku xidh. talona waydii qof aad duun iyo khayr ku tuhmayso bas. jzk allah

    • @hannaismail4053
      @hannaismail4053 8 ปีที่แล้ว

      diin iyo khayr qof aad ku tuhmayso i mean.

    • @suusuusuusuu4949
      @suusuusuusuu4949 7 ปีที่แล้ว +1

      waa run

    • @asiyacadey8174
      @asiyacadey8174 6 ปีที่แล้ว

      hdadan jecleen mxa u diideysa furiinka ina adeer

  • @lolydirie3480
    @lolydirie3480 5 ปีที่แล้ว +1

    Gabadhaha waxaan dhihi lahaa anaa damcay nin xun inaan waqi siiyo muda dheer kadib waan is furnay waxaan helaya nin aan aad u jeclahay yaan waqi layskaga dhumin nin aan naxariis lahayn ama salaad tukanayn ama islahadal lahayn farxad waa mahiim hadaadan faraxsanyn waqti yuunan kaadhumin illaahay na halaga xishoodoo hadad dhibka adigu wadid stop

  • @abdiwelimustaf1328
    @abdiwelimustaf1328 6 ปีที่แล้ว

    Adaa mudan al ustd ayub yusuf sakiin illah haku xifdiyo😍😍😍

  • @luulxirsi6170
    @luulxirsi6170 7 ปีที่แล้ว +1

    warun wllahy waxban uga so jogay illahy haku barakeyo

  • @nuuro8336
    @nuuro8336 6 ปีที่แล้ว

    Kkk macalin hadii anan laguursanin qof aad jeceshsy awey guursanee qof qlaad is fahmeysaan maba jeclide guurku waa inaad jeceshay qofka waa arin layaab leh oo anan horey u maqlin

  • @jihanalas5543
    @jihanalas5543 8 ปีที่แล้ว +1

    maasha allah talo fican ayad nasisay alle haka abaal mariyo walal

  • @samira7890
    @samira7890 7 ปีที่แล้ว +3

    qofka lagu qasbo kas ka warn e hadana ku dagi waya,tas aya ka daran kan la doransinayo guurka.

  • @aminajafar1987
    @aminajafar1987 6 ปีที่แล้ว

    Thanks wll wlhy waan ka faa'iidaystaa-barnamijyada-aad noo so gudbiso"" NOOLOOW

  • @aniishmohamed7224
    @aniishmohamed7224 8 ปีที่แล้ว +1

    mansha alaha wll qali ah alaha kuxifdi

  • @lamataabtaaan7910
    @lamataabtaaan7910 7 ปีที่แล้ว +5

    waa iga ilmeesisay run ahaaantiiii

    • @Wllsamafale
      @Wllsamafale 5 ปีที่แล้ว

      Guurka ma dhib kugu noqday

  • @fdgh5284
    @fdgh5284 6 ปีที่แล้ว +1

    Thank you bro

  • @ibrahimsucdi7271
    @ibrahimsucdi7271 7 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @hudaali827
    @hudaali827 4 ปีที่แล้ว

    Ayuub Yusuf sakiin maclinkyga thanks wlhi n keep going

  • @nimcocadey1991
    @nimcocadey1991 7 ปีที่แล้ว

    masha allah wallkey yusuf ilahay ha ku xafiido wan tagera taloyin kaga

  • @sahiirlove7143
    @sahiirlove7143 8 ปีที่แล้ว +3

    mnsha allah raxmanku cilmiga kugu dugan allaha ku siyadiyo

  • @fardowsahaashi4444
    @fardowsahaashi4444 8 ปีที่แล้ว +3

    masha allaah mahadsan tahay

  • @sucdihashi52
    @sucdihashi52 4 ปีที่แล้ว

    Asc waxan haya qiso dhabah oo aad uxanuun badan oo dhacday waxan damca in aan kusogarsiyo wayo waxbadan baa kafahmilaheyd lakiin magaranayo meshi aan kaahelilaha yuusuf

  • @mohamedabdullahi2366
    @mohamedabdullahi2366 8 ปีที่แล้ว

    Asc aad ayaan kuu salaamayaa yusuf sakiin aad ayaan u jeclahay barmaamijyadaada gaar ahaan noqo xidig jasaaka laah akhii

  • @ashoali863
    @ashoali863 8 ปีที่แล้ว

    masha allah jazaka llahu qeera

  • @عاشقةالقرآن-ظ1ذ
    @عاشقةالقرآن-ظ1ذ 7 ปีที่แล้ว +1

    shukran wll

  • @munaabdulahi5783
    @munaabdulahi5783 8 ปีที่แล้ว +1

    masha allh

  • @asmism792
    @asmism792 5 ปีที่แล้ว +1

    Aniga qof ayaan jeclahay asagana wu i jecel yahay lkn isma fahano mar walba waan is layna maxa sameeya qof kale niyad uma hayo mar walba waxan ku riyoda ano isaga guursada

  • @maymunacadeey7945
    @maymunacadeey7945 5 ปีที่แล้ว

    walal ilaahay hakubarakeeyo waxayaabo iga qarsona baa itustay thnks

  • @aliyaaaliali1332
    @aliyaaaliali1332 7 ปีที่แล้ว +1

    mashllh, jazakallh walalkey

  • @ilhaanmusse2370
    @ilhaanmusse2370 7 ปีที่แล้ว

    Sax waaye Ayuub barnamijkaada aad ayaan uuga helnay mahadsanid

  • @sacdiyosalaad9198
    @sacdiyosalaad9198 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah ayuub yuusuf sakiin 👍

  • @shamsaguhaad5176
    @shamsaguhaad5176 8 ปีที่แล้ว

    jazakallah nolasha Waa is fahan is fahan LA aan wax Kala soconayo majirto

  • @mariamisgowumumahir2917
    @mariamisgowumumahir2917 8 ปีที่แล้ว +1

    sax waye masha allah ayub yusuf brother afka cano lagu qaway aad ayan u xisaya barnamij yadada adka uqurxda badan allah ku xifdiyo aduun iyo aqiiro