#KAFIIRSO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 85

  • @kowsarhctv
    @kowsarhctv 8 ปีที่แล้ว +28

    aniga fikirado kale waa ka qadnaa lkn 2 sano qof la soco kuguma raacin waayo mida aan ogahay ayaa ah marka dadku xariirka hasawahoodu bato mudo 2 sano ama sanad ahna ay wada socdaan waxa imaanayo burbur iyo kalsooni daro jecel fara badan oo shaki iyo su,aalo badan wato iyo maxad buys ku aheyid maxad qabnesay yaad la hadleysay iyo arimo kale taasina waxan ku micmeenayaa jecelka faraha badan oo qarar isku badalo walahi aniga waxan kula talinaa dhalinyarada guurdoonka ah inay ugu yaran 5 ila 6 bilood ama kaba yar ku bartaa qofka xaririka kala dhexeyo kadibna so gabgabeyaan xariirkooda isna guursadaan hadii alle calaf iskugu daraayo thanks waa fikirkan ka qabo xirika faraha badan taasi dhibku keeno.

    • @ifraxqurux2933
      @ifraxqurux2933 8 ปีที่แล้ว +2

      kowthar Aden wan kugu racsanahay masha allah ilaahey haku barakeyo abayo xirirki dhera waxa laga dhaxley dhawac iyo sino wlhi ilaahey hana xafido

    • @amalinacaday5002
      @amalinacaday5002 7 ปีที่แล้ว +1

      Wankuku racsanahy walashay tasan ben ahayn guur waqti badan qaataa wabu baba wuna bur buraa

    • @museyare2501
      @museyare2501 7 ปีที่แล้ว

      kowthar Aden anaa kugu raacsan runtii jiitan ka badan waa lagu jabaa

    • @samamali4133
      @samamali4133 7 ปีที่แล้ว

      Waa kugu racsnahay abaayo walalkey ayuubna waa mahadsanyhy

    • @Carfoonabdi66
      @Carfoonabdi66 6 ปีที่แล้ว

      Fikir wngsn

  • @مريمخليفعبدي
    @مريمخليفعبدي 8 ปีที่แล้ว +3

    أيوب يوسف اللّٰه يحفطك من كل شر ان شاء استفدناك والله العطيم مشاء اللّٰه عليك اللّٰه يبارك وقتك

  • @atoalsheikh3832
    @atoalsheikh3832 8 ปีที่แล้ว +2

    ماشاء الله تبارك الرحمن جزاك الله خير الجزاء يااخي وبارك الله فيك الله يحفطك ويسعدك يارب شكرا على نصيحة

  • @umcalimohamud3739
    @umcalimohamud3739 8 ปีที่แล้ว

    masha Allah wall alle haku barakeyo aduun iyo aqiiro adiga iyo ehelkaga alla huma aamiiin ya rabi

  • @garadyare5845
    @garadyare5845 7 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah wallo bagaad nosheegtay nitanangursan ka hor shugran yaa akhi

  • @filsanwarsame2342
    @filsanwarsame2342 9 ปีที่แล้ว +8

    Walal Vidoe ma so gali karta
    Side lagu ogadaa ninka raga ee ku Rabo guur iyo sukansiga kahor
    Thanks ilaah haku deysto

    • @modeeq3059
      @modeeq3059 4 ปีที่แล้ว +2

      Inkastoo sodaahay hadane waxaan kuleeyahy qofka daacadaa dhaqsiyaa lagugartaa waa hadaaa hadaladiisa kumashquusho intaa iskadhageeysan laheed kaliya

  • @zahrahussein376
    @zahrahussein376 8 ปีที่แล้ว +1

    Thnx a lot alle haka ajarsiyo Walal

  • @boondheerelibaax903
    @boondheerelibaax903 8 ปีที่แล้ว +1

    maasha allh wll aad baad umahadsantahay jazakumullah

  • @kowtharabdirizak8731
    @kowtharabdirizak8731 8 ปีที่แล้ว

    masha Allah jazakallah walalkey Allah haku xifdiyo jazadaadana haka dhigo janatul fardowsah

  • @arabeyto
    @arabeyto 8 ปีที่แล้ว +6

    asc wll hormar ayaa gari laheen hadii aan ka fiirsan laheen ka hor guurka ,qof ayaa qof arkeysa isla markiina go an ayey qaadanee si uu gursado i guurso ma xumee maxaa igu jeclaatey waaye wuxu kujawabaa wa kahelay ,isteelkaga i qanciyey,ma ku fikirayo mutaqbalkiisa kan ilmihiisa hadaba qofkasta waxa lagu doortaa 4 shey waxana ugu muhiimsan diintisa iyo akhlaaqdiisa ,qoftii iimaan leh waxa kalana waa leska helaa,allow naga dhig ku wii ku camal fala dhamaan vedio yadaan.

  • @seinabbintismaciilismail3576
    @seinabbintismaciilismail3576 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah tabarakallah alle haku xafido ayuub

  • @totimoti1239
    @totimoti1239 8 ปีที่แล้ว

    MAshalllah wll ayub jazakallah markan ku dhagsto nolshyda frxad ayan darema ilahay haku xafido

  • @ibrahimhersi4087
    @ibrahimhersi4087 5 ปีที่แล้ว

    M.a ayuub Allah kubarakeyo

  • @asmism792
    @asmism792 5 ปีที่แล้ว +1

    Jacay iyo farxad sida lo helo way adag tahay wakhtigan
    Waayo aniga qiso aya isug dhacday wiil ayaan 4 sano is jeclayn ani wan jecla isna sido kale lkn mar ki dambe hinase ayuu ka bixi wayay ka dib waan islay nay
    Hada qof kale ma amini karo
    Ani dadka waxan kula talinaya
    Inay wax dab xidhidh samayn
    Qofka ad is fahantan isjeclatan bas bas xidhidhka mustaqbal ku badala

  • @saraawad7006
    @saraawad7006 8 ปีที่แล้ว +1

    Asc sxbyaal wanaag qata walalkena waa inoo dadalay naftinana wx ha Ka hagranina wanaag ah .walkena allah ha Ka a jarsiyo

  • @ayanmaxamad9136
    @ayanmaxamad9136 8 ปีที่แล้ว +1

    Mashala wax baden Ayan ka faidey wl Thanks u

  • @hudaahmed5995
    @hudaahmed5995 5 ปีที่แล้ว

    Mahadsanidwll allah haku xifdiyo

  • @maxaytaraysaykirdhe4836
    @maxaytaraysaykirdhe4836 8 ปีที่แล้ว +8

    Ma aqaan wax Aan kugu Abaal gudo #Ayuub wlhi noloshayda dhan baad badbaadisay caawa hadii aanan nasiib u heli lahayn kilibkan noloshaydu mugdi ayay gali lahayd aad u xun
    #jasaa_kumu_llahu
    khayr

  • @queenmeysar7778
    @queenmeysar7778 7 ปีที่แล้ว

    Wow maasha alleh tabaarakalaah wad mahadsantahay

  • @safahassanossble6829
    @safahassanossble6829 4 ปีที่แล้ว

    Ayuub in aan si toos kula xariraa rabaaa iga aqbal fcbook

  • @waacaadiwllowuushaqeenayaa8671
    @waacaadiwllowuushaqeenayaa8671 3 ปีที่แล้ว

    Shukran wllkey

  • @shukrihaaji
    @shukrihaaji 8 ปีที่แล้ว +2

    Jazakallaah wll

  • @hamdiahmed3723
    @hamdiahmed3723 9 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaaaah walaal alle haku xifdiyo

  • @amiinacabdi4823
    @amiinacabdi4823 7 ปีที่แล้ว +1

    masha Alaah walal

  • @amishajibril3029
    @amishajibril3029 8 ปีที่แล้ว +1

    wll jazaka allah khayr

    • @somamediasomamedia7592
      @somamediasomamedia7592 4 ปีที่แล้ว

      alxmdulilaah sawjkayga aad baan isku jecelnahay anagoo yar yarna waa guursana

  • @osmannaimo8500
    @osmannaimo8500 8 ปีที่แล้ว

    Wall jazakallahu kheyr ilaah haku daayo

  • @caraleburale4733
    @caraleburale4733 8 ปีที่แล้ว

    sxb jazakallah wan kutageraa
    wana kawda helaa dhman taloyinkaga

  • @inaugaaswarfaa3751
    @inaugaaswarfaa3751 7 ปีที่แล้ว +1

    Waxa igu ficnan laheed kilibkan inan arko 5bil kahor si aan u ogaado arrimo badan lakin nasiib wanag mayna dhicin inan arko. Hadana Alxamdulilah waxkaste waqtigisa ayuu leeyahay.

  • @siciidcali6054
    @siciidcali6054 6 ปีที่แล้ว

    Asc sxp Ayub aaaaad baaad umahadsahy waa noo faa iidaysay

  • @ilmocadey1621
    @ilmocadey1621 8 ปีที่แล้ว +1

    shukrn wll

  • @farhiyaahmed1304
    @farhiyaahmed1304 8 ปีที่แล้ว

    شكرا جزيلا يا ايوب

  • @anaaqliiiza9358
    @anaaqliiiza9358 7 ปีที่แล้ว

    Msha alh waaa figrid aaad uqiimo badn shukraan ilha ku xafido

  • @supersonicgames3561
    @supersonicgames3561 7 ปีที่แล้ว

    Msha Allah wlo nolow

  • @shukriyusuf2290
    @shukriyusuf2290 8 ปีที่แล้ว

    mansha allah wll waad mahadanty waxan kaa codsanaa inaad raacidi insha allah plz plz

  • @ismailcali7775
    @ismailcali7775 7 ปีที่แล้ว

    asc walal waad mahad santhy

  • @ilmocadey1621
    @ilmocadey1621 8 ปีที่แล้ว +3

    walhi markan guurki wuxu sixun baa loogu ciyaara marka hore khiyaano baa la iskudhasa kadib khilaaf yar kadib waa lagu kale tagayaa

  • @ustaadka1173
    @ustaadka1173 8 ปีที่แล้ว +1

    yusuf waaa mhsnthy lkn codka xogaaa waaa inaa kor uqadaaa adoo mhdsn wuu liitaaaaaaa

  • @عاشقةالقرآن-ظ1ذ
    @عاشقةالقرآن-ظ1ذ 8 ปีที่แล้ว +1

    shukran

  • @duniyacabdullhiduniyacabdu4400
    @duniyacabdullhiduniyacabdu4400 7 ปีที่แล้ว

    Masha Allah wll

  • @asmaarawello9162
    @asmaarawello9162 7 ปีที่แล้ว +1

    jisaikalha khayar walalkay waxaybahad ka hadsho dhan wan so arkay wan xaqiq wa talo ficn oo waxa ku qadasho Lee gul iyo gobanimo walalkay

  • @AsmaaMohamed-zw1xl
    @AsmaaMohamed-zw1xl 8 ปีที่แล้ว

    masha Allah Thanks

  • @balilcalicomarbalilcalicom9859
    @balilcalicomarbalilcalicom9859 8 ปีที่แล้ว

    masha allaah bro

  • @awilomer5714
    @awilomer5714 6 ปีที่แล้ว +1

    maaanshalah

  • @aminaadanmaclin3821
    @aminaadanmaclin3821 7 ปีที่แล้ว +2

    nin iga aqli badan see wax aaga ogan kara ayub yusuf sakiin ado mahad san wll

    • @mohmedaden6016
      @mohmedaden6016 7 ปีที่แล้ว +1

      amina adan maclin qalbigisa sojido furaha noloshiisa lawareg kadib wuxu noqonaya mid Adiga kugu xiran Aqlogiisana Ada lawaregesid kalsooni kubeer

    • @aminaadanmaclin3821
      @aminaadanmaclin3821 7 ปีที่แล้ว +1

      +Mohmed Aden marabo inan nin isku jilciyo san wax aga ogado darteeda waxan jiclahy qofka asi ino isku kee dhibo marka nin aa asba iska kee siinin ani san uhelo darteeda marabo inan isku jilciyo wll

    • @xanaandheeman1533
      @xanaandheeman1533 6 ปีที่แล้ว

      Mazha Allah wlhi waa Aabo fcn Ayuub💕👈

  • @AhmedOsman-ki7fs
    @AhmedOsman-ki7fs 7 ปีที่แล้ว +2

    Asc

  • @ismailthaer1925
    @ismailthaer1925 9 ปีที่แล้ว +1

    plz wll waa gabdh somaliyed

  • @munaahmed3366
    @munaahmed3366 7 ปีที่แล้ว

    ayuub waat ku mahtsantahy alah kudhooro

  • @ifkanoloshaifkacadey9265
    @ifkanoloshaifkacadey9265 5 ปีที่แล้ว

    Ayub 3yrs ayu ahaa muqaalkaan hadane waaa is badashe mashallah 5gacan miyaa isticmaashe 🤣🤣

    • @FortuneOmar-gh9me
      @FortuneOmar-gh9me 8 หลายเดือนก่อน

      8years hda wuuba yaryahay😂😂

    • @FortuneOmar-gh9me
      @FortuneOmar-gh9me 8 หลายเดือนก่อน

      10 sano kadib still wuu yryahay😂😂😂

  • @fardowsohashielmi78
    @fardowsohashielmi78 8 ปีที่แล้ว

    masha allaah

  • @rahmasaedmouse5809
    @rahmasaedmouse5809 7 ปีที่แล้ว

    Mnsha allh

  • @abdullahibariyoow669
    @abdullahibariyoow669 7 ปีที่แล้ว

    Ana.fikir.la.an17.sano.gursaday.alx.lilah.carur.alle.igasiyay.lkn.isfahan.la.an.wankala tagnay.

  • @iftinaibrahimibrahim6921
    @iftinaibrahimibrahim6921 8 ปีที่แล้ว

    masha alah

  • @nasratigow1729
    @nasratigow1729 7 ปีที่แล้ว

    Shukrn

  • @xalimoyareymaclin2106
    @xalimoyareymaclin2106 6 ปีที่แล้ว

    shukaran walaalkey

  • @amalhassan4220
    @amalhassan4220 8 ปีที่แล้ว

    mashallah walala

    • @aaminocabdi3699
      @aaminocabdi3699 4 ปีที่แล้ว

      Asc ustaad ayuub yuusuf sakiin allaah hakaa abaal mariyo anise ma aaminsani xidhiidhka dheer laga yaabaa in laygaga saxan yahy lkn dookh ahaan weeye

  • @samakaabhussein4331
    @samakaabhussein4331 7 ปีที่แล้ว

    haday sida thy guurka mala iska dhafo dadka dhan friends halanoqdo anig sidaas ayn raxo kusareemaaa

  • @ibnumc4503
    @ibnumc4503 7 ปีที่แล้ว +1

    waad mahad santahay wlky.
    Lkn hal midaan kuu sheegaaya waxay tahay, qofna gacanta kuma haysto xiliga uu guursan ama dhiman doono . Guurkana waa nasteexo diiniyan .
    Markaa wll waxaa jira dad ku daawanaaya Isla markaana guursaday lkn caqabadi lakala kulantay please ha niyo jabin

  • @mumtaazismail7514
    @mumtaazismail7514 4 ปีที่แล้ว

    😎

  • @maxamedxuseen8005
    @maxamedxuseen8005 8 ปีที่แล้ว +1

    sax

  • @awamuse6635
    @awamuse6635 7 ปีที่แล้ว

    wa runta

  • @aminaadanmaclin3821
    @aminaadanmaclin3821 7 ปีที่แล้ว +1

    nin iga aqli badan see wax aaga ogan kara ayub yusuf sakiin ado mahad san wll

  • @theboygamer1455
    @theboygamer1455 8 ปีที่แล้ว +1

    shukran

  • @awilomer5714
    @awilomer5714 6 ปีที่แล้ว +1

    maaanshalah

  • @nimcoibrahin6180
    @nimcoibrahin6180 6 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @siciidcali6054
    @siciidcali6054 6 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah