xanta aan la xusin xabshi xabaashay xurmadeenii

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ก.ย. 2024
  • nagala soo xidhiidh:
    cabdimaalig3@hotmail.com
    cabdimaalig@gmail.com
    sindibaad,
    +252634431955 ama +252659300984
    twitter: abdilmaalik
    Skype:abdilmaalik
    facebook page:cabdimaalikmuusecoldoon

ความคิดเห็น • 107

  • @abdiadeen255
    @abdiadeen255 8 ปีที่แล้ว +13

    ilaahay ha duleeyo ninka xabashi udhiiba nin soomaaliyeed oo walaalkii ah

    • @Ak-ur2pz
      @Ak-ur2pz 7 ปีที่แล้ว

      Gustaf Karlsson Aamin

  • @hudoohala1813
    @hudoohala1813 8 ปีที่แล้ว +6

    masha alaah wallahi coldoon waa nin wax fahansan inta wax fahmi kartaa ayaa nagu yar oo badankeen qabiil Ayaan fahanaa oo kaliya iyo reer hebal aan iska celino cadowgeena maba naqaano oo ma fahmi karno itopiya hadii Somaliland jeceshahay wey aqoonsan laheyd laakiin taas marabto in eey waligeed dhacdo halka dan eey ka leedahay waa in eey dakadaha sooomaliya la wareegto soomaali kalama jecelo mid walba in uu hoos joogo ayeey rabtaa oo eey maamusho sitoos ah iyo si dadban ba mida kaliya ee aan taas uga badbaadi karno waa in soomaali midoowdaa cadowgeedana iska celisaa wadankeenana dhisanaa

  • @prince4057
    @prince4057 8 ปีที่แล้ว +4

    Abdimalik M. Coldoon well done kkkkkkkkkkkkkkk well informed,intellectual, and analyser

  • @dahirali5780
    @dahirali5780 8 ปีที่แล้ว +6

    Kkkkkkkk,,,,,, Waleee Waa Saas Meelwalbo,,,ILLAH Ayaa inoomaqan.... Today is Etopia day but there will be Somalia Day, Insha Allah...

  • @mohamudoilcompany2472
    @mohamudoilcompany2472 7 ปีที่แล้ว +4

    Waxaa la yidhi ninka waxa soosocda ogayn waxa jooga ma garto Wlhiii waa xaqiiqada ka jirta Somaliland

  • @salmanhaji5445
    @salmanhaji5445 8 ปีที่แล้ว +1

    abdi maalik muuse coldoon wallaahay wll nin jiraa tahay
    xaqiiqda jirtana banaanka baad soo dhigtay

  • @ninwalan8
    @ninwalan8 9 ปีที่แล้ว +1

    hhhhhhhhhhh , walaahi Runta baad ka hadashay Coldoon , Rabanaa Yaxfadak yaa Akhii maasha allah , laakiin haka iloowin kuwa Koonfurta Soomaaliya joogo ayagana sidaas beey si la mid ah ugu soo Ordaan Amxaaro injireey :(
    waa Murugo in Xabasho kala Qob qobto Ummada Soomaaliyeed una Taliso dhamaan
    ( Sheekadu waa Qeeybi oo Xukun Maamuladaan faraha badan iyo Calamadooda )...

  • @mohamoudomarasawe5981
    @mohamoudomarasawe5981 5 ปีที่แล้ว

    I'm from puntland. Ninkaani waa wadani masha Allah waa nin Somaliland katageero maxaa yeelay waa qof wadankiisa jecel alle haku sfarfo aduun iyo akhiroba

  • @anwaranwar-we9ug
    @anwaranwar-we9ug 5 ปีที่แล้ว

    Xaqiiq wlhi coldon dhamaan somali,ba etiopia iska maamusha

  • @bashiirdheere1098
    @bashiirdheere1098 9 ปีที่แล้ว +2

    wax la qariyaba bannaankaa uleh soomalai koofur ha joogto ama waqooyi mid kasta meesheeda ayaa lagu gumeysanayaa nin kasta maqaam ayaa loo yeelayaa waxaa dhagta loogu sheegaa in isagu uuka wanaagsan yahay kuwa kale,,, taliye kasta waziir kasta guddoomiye kasta kaaba qabiil kasta siyaasi kasta si toos ah ayeey ula xiriiraan itoobiya waxayna ka qaataan mushaar toos ah iyo mid dadban soomalaina waligeed is aamini meyso inta ay u taliyaan hogaamiyeyaal dhuuni qaatayaal ah oo an u naxeyn danta dalkooda dadkooda uyo diintoodaba Cabdimaalik muse coldoon filimkani wuxuu billow u yahay in ay indhaha furtaan soomaali meel walba oo ay joogaan,,

    • @BaashiriElmoryaan
      @BaashiriElmoryaan 9 ปีที่แล้ว +2

      +Bashiir Dheere afkaaga iyo kan cabdimaalik caano lagu qabay

  • @veedovf9
    @veedovf9 7 ปีที่แล้ว +4

    Run sheeg waa ceeb sheeg
    kkkkkkkkkkkk

  • @mustafejama7517
    @mustafejama7517 7 ปีที่แล้ว +4

    kkkkkkkkkkkkkk ala qosol badanaa wlhi cabdimalik run badanaa

  • @dullahiayoub2432
    @dullahiayoub2432 9 ปีที่แล้ว

    waa sheeko qarsooneedh lkn rag ayaa soo faqay wallahi nin nadhiif ah war iska jir yaysan ku xirine xabashada kuwa u shaqeeyo

  • @hoooyoaabo4224
    @hoooyoaabo4224 8 ปีที่แล้ว

    jazakumulah qeer . sas baa idinka rabaa . gobanimada waladhintaa .

    • @sosoali6768
      @sosoali6768 7 ปีที่แล้ว

      c/maalik inleey runtuu kuxiranyaa heedhe nooloow

    • @sosoali6768
      @sosoali6768 7 ปีที่แล้ว

      c/maalik inleey runtuu kuxiranyaa heedhe nooloow

  • @abdulahiabdi7846
    @abdulahiabdi7846 8 ปีที่แล้ว +2

    kkkkkkkkkkkkkkkk wle wadani iga dheh masha allah

  • @bilanqooto3915
    @bilanqooto3915 9 ปีที่แล้ว +3

    Kkkkkkkkkk caadi mahan wada yiri sida faraska u soo orda

  • @hakinaden6700
    @hakinaden6700 8 ปีที่แล้ว +1

    mansha allah sxb aad ayn ugu farxay waxad tahay nin wax badan fahansan cadawgeena guudna yaqaana lakin dadkeenii maanta iyaga ayaa cadaw la isaga dhigey dhamaan toodna waa la gumeysanayaa ismana oga bahdil ayey ku jiraan ma hadli karaan runtii walahi aad ayn u maroor dilaacaa markan arko iyaga oo iyagu isku jeeda qabiilna u hadlaya meeday sharaftii qofka somaligu iyo dhulku lahaa xataa madax ku sheegten dhulka ka talisaa waa badhasaabyo ethopia u shaqeeyaa waxan is idhaahdaa hada ayuu dhulku u baahan yahay kacdoon lagu qaado ethopia iyo dadka ushaqeeyaba waar waa in xor la noqdaa qabiil laga xoreebaa magac iyo karaamo somalinimo lagu noolaadaa ax ax ax

  • @hodanwahbi3328
    @hodanwahbi3328 8 ปีที่แล้ว +1

    Coldoon, cadawgaaga iyo colkagaaga hajabo run badanidaa sxb

  • @ateyeelmi3550
    @ateyeelmi3550 8 ปีที่แล้ว

    C/MAALIK, WALEE WAA NIN WAX BADAN OG OO IL DHEER WAX KU ARKA, INDHEER GARADANA AH. ALOW KU DAA. KUWA WAAWEYN EE ASASAQEY ADIGAA ISKU DHAAMA.wALEE SOOMALI NOOLBA ADIGAA LAGU HAYAA OO CIDNA KA BAQAN.

  • @alimusewarsame7822
    @alimusewarsame7822 9 ปีที่แล้ว

    walahi cabdi malik waa nin fahasan gumaysiga xabishida alaya5lina a5uye

  • @abdirahmana.hassan5058
    @abdirahmana.hassan5058 8 ปีที่แล้ว +1

    really bro thanks abdimalik

  • @mohdahmed8481
    @mohdahmed8481 6 ปีที่แล้ว

    yaab badanaa adunka sass maano danbeesy Somaliyay waryaa iis raaca dhamaan tiin Somaliya hanoolaato meelwalbo aay joogaan midnimo aamiin Somaliya hairs Racdo

  • @rummanruweyda5077
    @rummanruweyda5077 6 ปีที่แล้ว

    Ilaahow Somali cissey aamiin

  • @hooyomaamo3146
    @hooyomaamo3146 7 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 Qosalbadamaa runtuu kahadlay cabdimaalik yaa alaaah kkkkk

  • @midnimoofficial4110
    @midnimoofficial4110 4 ปีที่แล้ว

    Waa xaqiiq jirta cadaw ayaa noo talinaaya

  • @sadiyamoalimsadiyamoalim8814
    @sadiyamoalimsadiyamoalim8814 4 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkk ar yaab badnaa cabdimalik

  • @muhzinibraahim4669
    @muhzinibraahim4669 5 ปีที่แล้ว

    Hmmm wxii aaN barigii hore ku odhan jirnaY kuLaHaa😄😄😂🖒

  • @saalimbadri8817
    @saalimbadri8817 9 ปีที่แล้ว

    Run badanaa Soomaali waa sidaan dhaqankeeda ku aadan Itoobiya, War aanu ku cibra qaadano sheekadaan !!

  • @anisaomar2663
    @anisaomar2663 8 ปีที่แล้ว

    kkkkkk kkkkkkkkkkkk walaahi waan kuqoslay shekadan cadimah

  • @dhago613
    @dhago613 7 ปีที่แล้ว +1

    wax dhab ah iyo sida loogu bahdilo weeye

  • @بنتالعقيدة-غ3ص
    @بنتالعقيدة-غ3ص 9 ปีที่แล้ว

    Coldoon waa runsheeg
    Geesi kalimad xaq u halgama aan kugu ognahay,
    لعل الله يهدي قومي ويبعثهم من ذل الرقاد

  • @xamseosman857
    @xamseosman857 8 ปีที่แล้ว +1

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk walhy waa runtaa c.malik

  • @munaomar4590
    @munaomar4590 8 ปีที่แล้ว

    wooow ninkani runtii qarsoonad ayuu fashilay

  • @osmangadood6624
    @osmangadood6624 9 ปีที่แล้ว

    waanu dhoohanahay hadaanu nahay soomaali meelkastoo aan joogno maanta Ethiopia ayaa koobka jaambiyonka korkeena kudheeleysa oo hadba gobol kuhaysa adinka jira hadana waad aragtaan in kilirka lixaad somalida waqooyiga degta loo qorsheeyey wacay rabaan meel xeeb leh oo ay dunida uga gudbaan waa wixi Axmed gurey ka dagaalamay tolow maanta yaa uso bixi doona dadkeenan somaliyed ee wsrmaha la iskugu dhibay

  • @fouadahmad7620
    @fouadahmad7620 6 ปีที่แล้ว

    Somali iyaga isugu wacan in farta loo gu

  • @qalbiwaxjecek4297
    @qalbiwaxjecek4297 7 ปีที่แล้ว

    Madaxdii dhameed oo wadan waa wada sidaa. maxaa xala Somaliyeey?

  • @dacwadaiyodiintachannel6376
    @dacwadaiyodiintachannel6376 7 ปีที่แล้ว

    cabdi malik sidi hore Ayu
    ku wanaagsana
    ziyaasada kuma quruxbadna
    wxn kula talin lahaa
    magacaga haka dhigin
    mid wadankiisa ku noqda
    abeeeso sidi hore ku noqo
    oo dadka u kaalme allena
    hakuu jaalmeeyo

  • @veedovf9
    @veedovf9 7 ปีที่แล้ว +1

    Killinka lixaad
    2030ka

  • @rummanruweyda5077
    @rummanruweyda5077 6 ปีที่แล้ว

    kkkkkkkkkk coldon rumbadanaa ilaahow itobiya noodullee

  • @abdnuur8950
    @abdnuur8950 9 ปีที่แล้ว

    walahi waa message

  • @hamdamohamed4155
    @hamdamohamed4155 8 ปีที่แล้ว

    ala wiilku run badanaa dalka Bedelayaasha ayaa dhar cad ka ah alow sahal umuuraha gumaysiga ilaahoow naga qabo
    mida kale ha werwerin dalka democracy aya ka jirta xoriyatul qowl baa jira saad doon to u hadal ileen sidaasay dhigaysaaye cidi ku qabsan maysee

  • @tallaziz7804
    @tallaziz7804 8 ปีที่แล้ว +1

    kkkkkkkkkkkkkk guddomiyaashii gobolad oo may kula socdaan

  • @suadahmedahmed1085
    @suadahmedahmed1085 8 ปีที่แล้ว

    kkkkklkķ waxa run ah ayuu sheegah

  • @fahadcaynaan_official2926
    @fahadcaynaan_official2926 4 ปีที่แล้ว

    #Abdimalik_mxaad_samysay#

  • @RahulDEV-vh2yq
    @RahulDEV-vh2yq 6 ปีที่แล้ว

    I ilkr somali

  • @tormundgaint1022
    @tormundgaint1022 8 ปีที่แล้ว

    SNM ba Ethiopia ayaa samaysay.

  • @maameyare3169
    @maameyare3169 7 ปีที่แล้ว +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @mohdahmed8481
    @mohdahmed8481 7 ปีที่แล้ว

    kkkkkkk yaaa salaam warcad

  • @mohamax5173
    @mohamax5173 9 ปีที่แล้ว

    sxb cabdi malik runta. rabi baa kugu jecel xarigna haka cabsan waligaa lkn in lagu. dilo Iska ilaali ilaah baa wax dilay lkn dal madax. banaan. ma joogtid

    • @jamaharir1524
      @jamaharir1524 9 ปีที่แล้ว +1

      S/c cabdimaalik waxa uu rabtaa in lagu xidho wayo adigoo og in sidaa Ethiopia looga danbeyo oo ay awood ugu ladahay arimaha s/l ayaad hadana sidaa u hadalaysa
      arinkaaga waa i xidha oo af carabi ah oo waliba ha loo gudbiyo Ethiopia walaahi caan noqon mayside waxad noqon ubbo cabdimaalik mayaqaan jeelka ethiopia
      hadaba caan baabad noqota ma waxaad rabta xadhiga in aad caan ku siid
      duqsigi canaha ku dabal bartay ee maraqa ku gubtay hanoqon saaxiib waad mahad santahay

    • @adanbile4237
      @adanbile4237 8 ปีที่แล้ว

      +jama harir
      haddii la xidho,xdhigga rag baa loo sameeyey,run iyo raganimaana lagu xidhay,
      xaq buu ku addimey,waxse badan ma garatada,xadhkeheedii qoorta ku sidata.
      korondhakhle orodka ha la joojiyo,waa talo aad u anfacaysa ninkii dhiifoone dhega qaba
      Adan nin ilaahay

  • @jibriilmohamed172
    @jibriilmohamed172 7 ปีที่แล้ว

    waa

  • @ummunabilakram9130
    @ummunabilakram9130 8 ปีที่แล้ว

    kkkkkkkkkkk masha allah runtaad taabatay

  • @indhataajir9932
    @indhataajir9932 8 ปีที่แล้ว

    Xaqiiqada jirta waye
    wlhy

  • @guuleediidccghdhdjjgdhcj3120
    @guuleediidccghdhdjjgdhcj3120 6 ปีที่แล้ว +1

    Codoon amnigaa kudhibaya iyo nabada

  • @subarabdullahi7412
    @subarabdullahi7412 9 ปีที่แล้ว

    coldoonoow waxaad rabtaa in lagu xidho wayo adigoo og in sidaa Ethiopia looga danbeyo oo ay awood ugu ladahay arimaha s/l ayaad hadana sidaa u hadalaysa
    arinkaaga waa i xidha oo af carabi ah
    hadaba caan baabad noqota ma waxaad rabta xadhiga in aad caan ku sii noqoto
    waad ogtahay wadanka in aan xuriyadi jirin oo wax kasta la isku xidhaayo

    • @guul4onlf
      @guul4onlf 9 ปีที่แล้ว +2

      ma waxaad rabtaa in uu afka qabsado walaal..asagoo kale hadaan noqon karin taggero unoqo...waa geesi aan ka baqin xabashi.
      ONLF waa taa dagalameyso, fulay waxaa u danbeyn sida somaliland, puntland iyo jubaland...itopiya hadey awood u leedahay ONLF mar hore ayeey shidaalka dal-dalan leheeyd.

  • @dhahira4859
    @dhahira4859 7 ปีที่แล้ว

    kkkk masha Allah

  • @dhahira4859
    @dhahira4859 7 ปีที่แล้ว

    kkkk mash Allah

  • @weeshzancaydiidcali1758
    @weeshzancaydiidcali1758 5 ปีที่แล้ว

    Hhhhhhhujj

  • @fouadahmad7620
    @fouadahmad7620 6 ปีที่แล้ว

    Kkkkkk

  • @mustafaabdi3516
    @mustafaabdi3516 9 ปีที่แล้ว

    Coldoon soowka isku xaaray

  • @abdirashidibrahim5649
    @abdirashidibrahim5649 9 ปีที่แล้ว

    coldoon nin weyn batehee aflagadada ka daa dawlada iyo dadka caayaeysid hadii kale jeelk lagu dhiga .
    waxadku quraxbadeneyd dadka maskiinta eed cawinjirtey ee alle logu dhawaanayo markaa wll siyasada iskaga bax oo xagii wanagsanaa unaqa oo xasanedkaga halka kasii wad if iyo aakhiroba waad liibani alle xaqa hayna waafajiyo

  • @ahmedyassin9636
    @ahmedyassin9636 9 ปีที่แล้ว

    loooooooool

  • @abdimahadi6654
    @abdimahadi6654 7 ปีที่แล้ว

    waxgarad noolow

  • @therepublicofsomaliland4661
    @therepublicofsomaliland4661 8 ปีที่แล้ว

    baroortu oorgiigaa kaweeyn waar ethiopia umaa jeediidee maxaad wadaa

    • @mohdyzee
      @mohdyzee 8 ปีที่แล้ว

      +shakeeb mahdi Shabab bey sow wadan sidan u arko filmkan etobiya ayaba so dirsatayo beri ama sa dambe ayu marku dawr daliyaro dufsado jihad bena ku dawaqaya oo odanaya wadankasa werar ku qadayna... yacni wa sidey somaliaba ku gacan gashay oo cidan adunkanka oo dan loga kenay...lakin maskah ba udalanay Burco weliged inta Alle rali ka yahay wanu ilashan...inshallah

    • @therepublicofsomaliland4661
      @therepublicofsomaliland4661 8 ปีที่แล้ว

      cadawgaa somaliland ayuu uushaqeyaa ninkaan damerkaa ahh itopia yadaa uu cayayoo waa wadaankaa uguu horeeyaayi ee pasporkaa somaliland aqoonsadaay markaa caqliguu haa shaqeeyoo oo yaan tarikhdaa laa illobiin kuwii hargeyaa iyo burcoo dumiiyaayi yanaay iopia nogaa sheekeyn

    • @suadahmedahmed1085
      @suadahmedahmed1085 8 ปีที่แล้ว

      +shakeeb mahdi waan gaajoonayaa bakhtiga Loomis cuno. itoobiya jacayl ay ku qabto kuma maysan aqoonsan lkn waxay ku aqoonsatay danaheeda gaar ka ah waxanu oganahay inay itoobiya rabto in ay soomalia oo dhan gacanta ku dhigto Markaa is ay riydoodu igu suurto gasho waxay rabta inay kala gogoayso.

    • @therepublicofsomaliland4661
      @therepublicofsomaliland4661 8 ปีที่แล้ว

      markaa hore adiiguu ismaqaal markaa xiigitaa waxaad iisheegtaay waxaa aay itobia raabtoo waa ruuntaa lakiin maad sheegiin anaguu waxaan raabnoo midaa kalee somalidaan aad sheegaysoo hortaa iyaaduu soow maay kalaa tashaan markii laa isixtiraami wayaay ee resomaliland sii aad uu xuun loolaaa dhaqmaay ilaa mantanaa laa leeyahay meelany joogiin weey joogtaa markaa anigaa maxaa iguu jiiraa somali hadaay itobia waxaay dhoontoo ku samaysoo

    • @suadahmedahmed1085
      @suadahmedahmed1085 8 ปีที่แล้ว

      shakeeb mahdi​ wll Horta aduuunkan waxa walba way dhacaan. Wixi soomalinad ka dhacayna awood milatari ayey ahayd maha ahayn waxa cid gara ah inoo goostay. Midkale waxa la dhahaa hargiesa iyo burco xasuuq ayaa loo gestay.anina dadkaygu waa reer burco qofna laga ma dilin. Maxay ku dhacday? 

  • @suadahmedahmed1085
    @suadahmedahmed1085 8 ปีที่แล้ว

    ķkkkkk

  • @muftimenk9247
    @muftimenk9247 7 ปีที่แล้ว

    kkk

  • @fowsiaabdullahi3280
    @fowsiaabdullahi3280 8 ปีที่แล้ว

    Lol😂 muxuu yiri sidaa usoo🐕🐶 orda.

  • @ismahaantaajiro2877
    @ismahaantaajiro2877 6 ปีที่แล้ว

    Kkkkk

  • @tayaysteinayuusuf3776
    @tayaysteinayuusuf3776 8 ปีที่แล้ว

    sidan ma fiicna coldoon waxa fiican in suncada aanad ka qaadin dalkaaga ma qurux badna runtii tana xaqiiq ma aha

    • @Digitbuzzy
      @Digitbuzzy 7 ปีที่แล้ว

      tayayste inayuusuf wa xaqiiq tana.

    • @veedovf9
      @veedovf9 7 ปีที่แล้ว

      tayayste inayuusuf
      Run sheeg wa ceeb sheeg
      kkkkkkkkkk

  • @muhanadkaaheemk2489
    @muhanadkaaheemk2489 8 ปีที่แล้ว

    wlhi runty taabteen

    • @sareyamahat5938
      @sareyamahat5938 8 ปีที่แล้ว +1

      kkkk cadimalik ani qosol ayu igu dile runta kama xishoodo

  • @somaliyaadankuleh1077
    @somaliyaadankuleh1077 7 ปีที่แล้ว

    Waxan madoow haladiillo fuck of

  • @hamdaabdi6282
    @hamdaabdi6282 7 ปีที่แล้ว +1

    hhhhhhhhhhhh ala bisinka

    • @mustafejama7517
      @mustafejama7517 7 ปีที่แล้ว

      hamda abdi hhhh walee cabdimalik run sheeg weeye

    • @hamdaabdi6282
      @hamdaabdi6282 7 ปีที่แล้ว +1

      mustafe jama kkkkkkk ala beerkiiba icasaady siduu uboodbodayo eeg

    • @mustafejama7517
      @mustafejama7517 7 ปีที่แล้ว

      hamda abdi hhhhhhhh waan arkaa wlhi kula mid ahy anba dhawr jeera ku so ceshedayba

    • @hamdaabdi6282
      @hamdaabdi6282 7 ปีที่แล้ว +1

      mustafe jama hhhhh waryaa Somaliland iiikaly xagee dee dirdhaba iigukaaly adiga iyo ciidamadaadi hhhhhhhhh intaaasa iigudarn

    • @mustafejama7517
      @mustafejama7517 7 ปีที่แล้ว +1

      hamda abdi kkkkk waa inaa sidaa uso orodaan kulahaa wlhi kan runta kama xishoodo

  • @sahalqaasim9386
    @sahalqaasim9386 5 ปีที่แล้ว

    Nacas waad cadaaay wakhtiga somaliland siida lugu yeedho maxkamadad ka daayn shartii wadanka ku ciyaartay

  • @its2011
    @its2011 9 ปีที่แล้ว

    Hoose u dhig....lol

    • @nasridhogor4333
      @nasridhogor4333 8 ปีที่แล้ว +1

      coldoon iyo wilaashaba aa manshaa allh halkaas kawada halgankiina mayalka adag.

  • @marwoali957
    @marwoali957 7 ปีที่แล้ว

    waxani run maha nin kani waxa uu leeyahy. war xishod wax uu nin Wayne ku hadlo kuma haysi meeshe wa la iska hadlaa uun ha u hadlin

    • @veedovf9
      @veedovf9 7 ปีที่แล้ว +1

      Marwo Ali
      Run sheeg weeye

  • @WANAAG24
    @WANAAG24 7 ปีที่แล้ว

    sidaa maaha somaliland waxaan jiri. sheeg baa tahay adigaa neceb somaliland