Maal gashiga Dawladda Ingiriisku ka wado Somaliland muxuu yahay?
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 5 ก.พ. 2025
- Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.
Dakada maydh iyo lughaya iyo jidka saylac ila borama iyo hargysa ila oodweyni Waa ino maal galiya ingrisku iyo jidka iska xida burco ila oog isna si casriya lo dhisa
Ingriska ka fiican talyaniga somalia talyniga waxba ma siiyo waa wadan faqriya talynigu
guul qaranka soomaaliland
Guul soomalilaan
My diig somaliland❤
Somaliland 🦅 🦅 🦅 somaliland 🦅 ♥️ ❤️ 😍
Alla mayanee fadhataysiga macdanta
Somaliland ❤❤❤
mashallah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Waar waan tagney. Somaliland ha nolaato, from Birmingham UK
GUUL IYO GOBANIMO HORAA LOO SOCONAYAA KU DAYASHO MUDAN ❤❤❤❤❤❤
Safiirka Somaliland iyo somalia looooool
'London bridge is burning' waa hees igriiska ka caan ah . Makuus baad bridge ka sugaynaa 😅
uk.somallinad dusha kala socataa hawlaheda
shirkadaha maqawil hosaadka wataana waa shirkado srdoon oo ku qaldaya magacyafan bulshada
this bs sxb warka waxba kama jiraan
Kkk waar miyaan ilaahay laga baqanayn UK 700milion inoma keeni dadka yaan la waalin hadi laga tagiwayo😢 wadadan yar ee hargeisa kormarta
Dalkan yaa umaqan talow ee dacad u ah markastaba tuugbaa ka xoolo urursanzyee tugana rer aanu fijan shaaha ushubinbaa difacaye kadacada ahna yagacayaya markay iskurerr noqonwaayaan wanacamalkiinii
Jamhuriyadda somaliland way guuleysatay kii doonaya ee jecel iyo mid aan jeclaynbs
700 million Kani muu ka hadlayaa
shirkadaba waxaa iska leh ingiriis imaaraadku waa nagac uyaal
700 million 😂😂😂 Kumal galisay kulaha
Xagymarty markaa
Waa been waa si ay weligood u shegtan dalka iyo khayraadkiisa
😅😅😅😅
Bariga Somaliland waxba kama jiraan ee galbeedka sool dheh terminologie ka iska hagaaji suxufi.
TV GAN WAR MSHAYO FIYUUS RADIS AAN AHAYN...
Asc😊😮😮😢😢😢
Abu Dhabi development fund. ma aha Dubai.
INGIRIISKU WAA KHEYR LAAWE MEEL KASTOO UU LUGTA LAGALO WUU GUBAA, HADA WAX LAGU FARXO MAAHA INUU SOMALILAND MAALGASHI KU SAMEYSTO KHATARTA KA DANBEYSA LAMA MAHADIN DOONTO ISAAQU AAD AYEY U JECELYIHIIN OO INA SHEEKH ISAXAAQ AYEY KA AAMINSAN YIHIIN INUU YAHAY..
Siilka walasha u sheeg faqash ibnu faqash
War daaya meeshan$700 million Magelin meeshan.
Ingiris wa tuug ISKA ilalia