AWALE ADAN 2017 RAHA JAAR LANOQO OFFICIAL 4K VIDEO (DIRECTED BY STUDIO LIIBAAN)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.ย. 2024
  • EREYADII: ABWAAN MAHAD FEEYTE
    LAXANKII: AWALE ADAN
    CODKII: AWALE ADAN
    MUSIC BY: ARIDO
    VOCAL RECORDING BY: STUDIO LIIBAAN
    EDITED CAMERA BY STUDIO LIIBAAN
    SOOSAARIDII: LIIBAAN JAMA
    follow her FANPAGE on
    / studio-liibaan-2863249...
    Copy Right Liibaan Jama

ความคิดเห็น • 1K

  • @nasiibabdi2468
    @nasiibabdi2468 7 ปีที่แล้ว +36

    #Awaale #aadan
    heesba heesta ka dambeysa
    Caadi ma ahaan boqorka fanaaninta
    in uu yahay yaa igu raacsan 💯💯✔✔👌👌

  • @naasiryare4939
    @naasiryare4939 6 ปีที่แล้ว +56

    Hestan mcaan waa dhaftay walhi qofka cawele tagera like

  • @ayaaniitaadam6278
    @ayaaniitaadam6278 7 ปีที่แล้ว +341

    Hees sidad ugu hormartay diinta ugu hormar walaaaal

    • @mohameddeeq4225
      @mohameddeeq4225 7 ปีที่แล้ว +13

      Aliiza Adan saxiix bro wax runta ka hadlayaba adiga kaa arkay mesha alle haka awaal mariyo hdlka wnaga ku hadashay

    • @ibraahimshakulyare3018
      @ibraahimshakulyare3018 7 ปีที่แล้ว +1

      Aliiza Adan
      hayee haye walal
      😙😍😘😙😍😘😘

    • @hamzeabdiman3622
      @hamzeabdiman3622 7 ปีที่แล้ว +3

      Aliiza Adan

    • @abdirisaqbashiir5632
      @abdirisaqbashiir5632 7 ปีที่แล้ว +3

      legend awaale
      axyaaa hees

    • @mudugboy3452
      @mudugboy3452 7 ปีที่แล้ว +8

      Aliiza Adan alha Ku anfaco hadu qadanayo

  • @clraxmaangaasofficial2589
    @clraxmaangaasofficial2589 3 ปีที่แล้ว +10

    Waa bil ramadaan Qof kastoo muslima oo arka comantigayga illaahay muraadkiisa ha u dhib yareeyo

  • @anobmohamed2411
    @anobmohamed2411 7 ปีที่แล้ว +13

    awale waa legend allah ha dharfo siduu u sharfay najiib alfa heestisa kun jeer raali noqo isagaaa laxanka usaaray musica cajiibka ahna arido baa u tumay oo khaas u ah awale horay usoco

  • @dhiibsanetvshow
    @dhiibsanetvshow 9 หลายเดือนก่อน +5

    We don’t search old songs
    But we search for memories ❤😊

  • @ibraahimshakulyare3018
    @ibraahimshakulyare3018 7 ปีที่แล้ว +163

    first views and comat👌👌👆👊
    maa jaapo maa jiifba 🕩🕩
    maa jamadba waa paa👌👌
    maa jiiqda uu hoyo oo raha ✌✌
    jar laa noqopaa👏👊👏👏
    best song ..Awale full respct 💖👆
    special vedio libaan jamac horay uu soco👏👌

    • @mohameddeeq4225
      @mohameddeeq4225 7 ปีที่แล้ว +2

      Ibraahim Shakul Yare sxb waa kaa qeylshay adi first u soo ordaayay adigaba ika soo horeeyay waan yaabay

    • @ibraahimshakulyare3018
      @ibraahimshakulyare3018 7 ปีที่แล้ว +4

      mohamed deeq
      kkkķkkkkkkkkkkkkk
      sxpoow qol aa ka kirastyy😀😀
      libaan jamac kkkkkkkkkkkkkk🙄🙄

    • @najmaabdullahi5107
      @najmaabdullahi5107 7 ปีที่แล้ว +1

      Ibraahim Shakul Yare yanka waayin TH-cam 😍😍😍😍

    • @ibraahimshakulyare3018
      @ibraahimshakulyare3018 7 ปีที่แล้ว +1

      xalawatina xurulceeni
      kkkkkkkkķkkkkkkkkkk
      saas miyaaa kkkkk hyee😁😁

    • @najmaabdullahi5107
      @najmaabdullahi5107 7 ปีที่แล้ว +2

      Ibraahim Shakul Yare saas waye hno inolow

  • @dayah_dalnuurshe_fannslil8596
    @dayah_dalnuurshe_fannslil8596 7 ปีที่แล้ว +136

    #awale aadan hees uu leyahay oo aan cajiib ahayn maba jirto #Laxan #music #erayo 👑👑👑👑 xidiga 5ta Somali we love you brada #Legend #Legend #Legend
    hadad ila qabto hit #like
    tnx #liipan_jama

  • @faizahabdi298
    @faizahabdi298 ปีที่แล้ว +3

    Awale Adan fananka 5 somaliyed ❤❤❣❣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @saadaabdi8887
    @saadaabdi8887 7 ปีที่แล้ว +4

    Le meilleur chanteur awale adan deheyeh nolow walalkis hestaan hadal malee sans oublier le grand musicien arido adel aoud... sida ba lo kala kiciya or wa la iskadaya viva iibaan studio

  • @CadnaanSomali
    @CadnaanSomali 7 ปีที่แล้ว +176

    Cawaale Aadan fan's #like saara 😍👌
    wow inaba caadi mahan heesta 😍🔥

    • @greenberetus4393
      @greenberetus4393 7 ปีที่แล้ว +6

      Cadnaan Garjeex gangagng cawale fans

    • @muryahrain6772
      @muryahrain6772 7 ปีที่แล้ว +17

      waa fanaanka kaliya aan tageero

    • @zidwaanahmed2987
      @zidwaanahmed2987 7 ปีที่แล้ว

      zxp dhayal maaha heesta magaceedaa ladhahaa Rajaar lanoqo wxa ku xigta mataqaanaa jiirka jr lanoqo i like cawaale

  • @shushuushacni5831
    @shushuushacni5831 7 ปีที่แล้ว +1

    Ana waxan jidinkiyo jiifkaba u diide nafta raaxo uga jarey nin jacayl dilodo jaar ka tuurey baan ahee 👌👌😍😍waaaaaw nice song cawaale adan ❤️

  • @mursalbillaa6322
    @mursalbillaa6322 7 ปีที่แล้ว +13

    Sidaa aad heesa ugu baratameysaan wixii khayr ahna ugu baratama aad akhiro iyo aduunba libaantane

    • @abdishakourdj7688
      @abdishakourdj7688 7 ปีที่แล้ว

      Abdirizak Mohamed nin raged wlhi wa sida ay thy

  • @abdirahmandhago8297
    @abdirahmandhago8297 6 ปีที่แล้ว +2

    Fanankayga qaliga ah awale ciise inanka soomalida ugu shaxshaxda badan.
    Pointagayga ayuu ka heesa raha jaar la noqoba.
    Kisa wawayn ayanu jaar nahay 😎😎😎😎.
    Halka kaga hay aabo axyaa fanan dowlad calan leh.

  • @khadradhool1947
    @khadradhool1947 5 ปีที่แล้ว +8

    Tay laabtu jamadtan Jaan dheer u tumaya Ax yaa hees heestan wxa jecelay qofkan aduunka ugu jecelay alle hay daye like hayla dhaafina inta wx jecel❤❤❤

  • @sumayaqurux8251
    @sumayaqurux8251 7 ปีที่แล้ว +5

    Awale 😭❤️💕🇸🇴💯 my one and only😭😍🔥

  • @amiinshaxaari8337
    @amiinshaxaari8337 7 ปีที่แล้ว +14

    awaLe ToLaHi wa FaNaaN aN aaD U TaGeRo CodkA ku JiRa FaNaN sOmaLiyEd kuMa JiRo ❤

    • @konshenzvuumvuum15
      @konshenzvuumvuum15 7 ปีที่แล้ว +1

      tolahi cawa fanaan garo majiro boqorka codka waye waa fanaanka kiyaa tolahi heesi heesa dhageesto guul awale adan

    • @amiinshaxaari8337
      @amiinshaxaari8337 7 ปีที่แล้ว +2

      so Ma aRaGtid LipaaXa LuuQdA LoGa HaRaY AfRiCa

    • @konshenzvuumvuum15
      @konshenzvuumvuum15 7 ปีที่แล้ว +1

      haaa lipaax leerta jiifo waye awale adan sxp

    • @habondiriededd3dd3edddeeed96
      @habondiriededd3dd3edddeeed96 3 ปีที่แล้ว

      @@amiinshaxaari8337 ogghbt⁸

  • @ramadanhoussein7425
    @ramadanhoussein7425 7 ปีที่แล้ว +1

    Waaw Awale aden first somalian artist all the best bro waaye heess aad uu macaan best song 2017 Awale Aden i hope u the best

  • @zakariaabdullahi181
    @zakariaabdullahi181 7 ปีที่แล้ว +5

    an awesome one I loved it thumbs up for Awale adan always my favourite artist

  • @ayaanlexasanjamac6436
    @ayaanlexasanjamac6436 7 ปีที่แล้ว +3

    Inta ka heshay aaawy like saara heee❤️❤️❤️❤️❤️👍hadad sartana thnkz

  • @yelijasmerathemieron1894
    @yelijasmerathemieron1894 7 ปีที่แล้ว +55

    from asmera eritrea good music and peopls

  • @Haldhawr
    @Haldhawr 7 ปีที่แล้ว +1

    walikay hees walbo ooo awale qatayo maa arkin dad comments caay ah so qorayo because awale waaa fanan dagan ooo qabyalad aqon
    we love u awale keep it up

  • @ugaaz
    @ugaaz 7 ปีที่แล้ว +5

    Muuqaalka Heestaan Aad baan ugu raaxeeystay. Liban Jama Mahadi Hakaa Gaadho sxb 💯👌🏽👏🏽

  • @abdirizakdahir739
    @abdirizakdahir739 7 ปีที่แล้ว +2

    fanaanka kaliya aan taagero waa fanaaninta hada jira noolaaw Awalen waa fanan codkiisa nadiif yahay heesihina dagan yihiin 👏👏👏👏👌👌👌👌

  • @hudayfixudayfi8608
    @hudayfixudayfi8608 7 ปีที่แล้ว +6

    It's incredible ur voice like a liquid gold #Awale....you haven't any reason to hate he's song's....

  • @Omersdad_.
    @Omersdad_. 2 ปีที่แล้ว +10

    Awale adem number one somali singer , from hargeisa ❤🔥

  • @farhiyajamaboqoradapuntlan5331
    @farhiyajamaboqoradapuntlan5331 7 ปีที่แล้ว +8

    ama inan jarmaado jeexadi nugaalo biyo dooxa jiifan adhi jooga subaxii jubaxaysa goor wacan.😗💕💕

    • @HARGEISAAWI1122
      @HARGEISAAWI1122 3 ปีที่แล้ว

      Wx kale heestan aad ayan u jeclaa markzta wn dhagayzta 💋💌

  • @intisaardahir4345
    @intisaardahir4345 7 ปีที่แล้ว +5

    Awale Boqorka codka waanku codeeye Heesahiisa dhan waaa Hit odayga 🤣🤣🤣🤣🤣 ❤ keep going

  • @nimcunimo974
    @nimcunimo974 7 ปีที่แล้ว +49

    this guy had always hit songes if u agree ...😊

    • @MuniirHaadi1
      @MuniirHaadi1 7 ปีที่แล้ว

      nimcuni qali

    • @ahmed-rk5un
      @ahmed-rk5un 7 ปีที่แล้ว

      nimcuni qali I did mine now its ur turn.....

    • @mahmoudfoosi4086
      @mahmoudfoosi4086 7 ปีที่แล้ว +2

      nimcuni qali Yes i agree he's a new jacson ..:-D

  • @ramadanhoussein7425
    @ramadanhoussein7425 7 ปีที่แล้ว

    Awale Adan waane la dhacay heestan aadeka uu macaane i like this song because these words some do not know but these are very important because some artist use banals words but Awale you are intelligent i like these words or erayo because the words are very goods certains sont naaxwihii caajib proud u
    ana waxane jidiinekiyo jiifkaba u diideyne
    nafta raaxa ugaa jaray
    niin jacayl diloodo jaar ka tuuray baane nehee

  • @asmacuradacida2356
    @asmacuradacida2356 7 ปีที่แล้ว +3

    Woow best fanaan anoo 14 jiro aan jeclaaday heesahiisa tallhi tusmo ilawadaag aaminay fanaan aan lamid dhigo ma arkin tallaahi ilaahey ha ii deysto 😘😘😘😘😘😘😘😘
    Liibaan wan kuugu fanaa wallkey from daris kaaga MN

    • @mohamedabdillahi8681
      @mohamedabdillahi8681 6 ปีที่แล้ว

      Asma Curada cida xitaa isku da' baan nahay hhh talaahi waan xasuustaa markii ugu horaysay aan barto, wuxuu qaadayay tusmo ila wadaag aaminay waan ku tabayaaye. Ilaa 14 15 meelahaas baan ahaa hhhh

  • @hamakimohamed2554
    @hamakimohamed2554 7 ปีที่แล้ว +1

    Hal malin kaliya ayaa Intan Dawatay Dadku way noolyihiin Ar somaliyey Soo baxa aan udagalanne Dalkena oo aan dhisanee.
    Qofkii igu raacsan Like Hasaro Commentigan 😘😀

  • @heegomuuqdheer1
    @heegomuuqdheer1 7 ปีที่แล้ว +100

    LYRICS
    sida jaawe geeloo
    oomane lajoogtoo
    joogsi socod dhaqaaqdoo
    jarintii walwaaleed
    jabad looga oodoo 2x
    ama inan jarmaadoo
    jeexadii nugaaloo
    biyo dooxa jiifaan
    adhi jooga subaxii
    jubaaxaysa goor wacan 2x
    Anna jawharteydiyo
    jeexii nafteydaan
    jeedaaliyaayoo
    tay laabtu jamataan
    jaandheer utumayaa 2x
    ma jaboo majiifbaa
    ma jamaadba waabaa
    ma jiqdaa uhoyo oo
    raha jaar la noqobaa 2x
    Sida wabi jamaamoo
    daruuraha jibaysani
    jahwareer ku keeneen
    oo jabada reerkiyo
    beerihiiba jiidhoo 2x
    Anna waxaan jidiinkiyo
    jiifkaba udiidee
    nafta raaxo uga jaray
    nin jacayl diloodoo
    jar ka tuurey baan ahay 2x
    Xubno jalaqsanaantiyo
    jaaheeda wacanbaa
    isoo jiidanaayo
    nin jamaad jaleecaa
    kama jeesan karayee 2x
    heeeeeey
    majaboo majiifbaa
    ma jamaadba waabaa
    ma jiqdaa uhoyo oo
    raha jaar la noqobaa 2x

  • @maandeeq9106
    @maandeeq9106 7 ปีที่แล้ว +1

    Wow fanan qaliya thanks Laban Jama..... majabo majiifba Majamaad ba waaba majiqda uhoya ooo Raha jaar lanoqoba esh cala heees iga dheh 👏👏👏👏👏

  • @waberielmi4880
    @waberielmi4880 7 ปีที่แล้ว +6

    wow awaleh aden deheyeh, on vous adore bro

  • @garaadyare8980
    @garaadyare8980 7 ปีที่แล้ว +2

    best hees waxa lasii jeclan lahaan marku asaga heesta qadayo in xoga layareeyo musikada hadad ila qabto #like

  • @martinereg2528
    @martinereg2528 7 ปีที่แล้ว +5

    this is beautiful song. Thank you Awale. 🎵🎵🎵

  • @Future-Billionaire.
    @Future-Billionaire. 7 ปีที่แล้ว +2

    this guy is best somali singer did u agree?

  • @mehreteabte1139
    @mehreteabte1139 7 ปีที่แล้ว +41

    from Eritrea i love somalia music .

    • @shukrimohammed2742
      @shukrimohammed2742 7 ปีที่แล้ว +2

      ምንባር ዕላማ ናይ ሓባር ! thanks ❤✌

    • @asiamaxames4161
      @asiamaxames4161 7 ปีที่แล้ว

      ምንባር ዕላማ ናይ ሓባር !

    • @amenomer8955
      @amenomer8955 7 ปีที่แล้ว

      auch

  • @samrathelastqueen7903
    @samrathelastqueen7903 7 ปีที่แล้ว

    Www masha allh codkaga macan buskud le iga dheh majabo majif ba majamad ba waba ma jiqda u hoya oo raha jar la noqa esh cala oraaah waka baxsaty tlh afkaga cano mac lagu qaby ❤

  • @Shiikhmeetaagan
    @Shiikhmeetaagan 7 ปีที่แล้ว +7

    proud to be somali
    if u Agree= Like

  • @luqmaanladane40
    @luqmaanladane40 7 ปีที่แล้ว

    Legend Cawaale Aadan iyo Abwaan Mahad Fayte saaxiibkay qaali aad bay u mahadsanyihiin. waa hees farshaxan miiran ah oo lagu farayaraystay, fanku sidaa ha u nuuro

  • @cescawga9722
    @cescawga9722 7 ปีที่แล้ว +6

    hala waasho hadaba AXYAA HEES 👆👆 Cawale hadana sidii looga bartay watas halkisi hees uusanadka dhan so qadayey number 1 in 2017 na noqonaysay

  • @mahadiadawe
    @mahadiadawe 7 ปีที่แล้ว

    very good song duubista liibaan jaama waan ku qancay Awale nin Culus

  • @Tafo775
    @Tafo775 7 ปีที่แล้ว +30

    Daawashada Cidii iga danbeysaa Like ha lay saaro
    ✊✅❤️

  • @HALBEEGTRADE
    @HALBEEGTRADE 7 ปีที่แล้ว

    wow waan la dhacay XAASKEYGA macaan aan jeclahay aa iso dirtay masha allh one and the only aad tahay sxb Awaale long life Bro Somalida wey kugu faantaa sxb cadowgaaga hajabo

  • @zhucaybaliofficial2791
    @zhucaybaliofficial2791 7 ปีที่แล้ว +3

    best song wlhi waa the only fanaan aan sidhaba utaageero long life legend awale Aden

  • @SihaamMohaa
    @SihaamMohaa 7 ปีที่แล้ว +2

    fananinta fanankoda sharafta u sida allah yaacisaak ina adan nolow💖💖💖

  • @farhiodananvlogs5185
    @farhiodananvlogs5185 7 ปีที่แล้ว +7

    Anoo is dhahayo adaa ugu horeyo oo wax kale iska dhigaayo an imaadey maxa iga racay 104 comments kulaha
    Asxbey waa ii cateysen
    Btw nice song 💚😍

  • @mohamedabukarguutaale6334
    @mohamedabukarguutaale6334 7 ปีที่แล้ว +1

    Awale Aden waxaad tahay fanaanka loogu jecelyahay fanka Soomaalida good job ▪▪▪▪▪▪▪

  • @Irmaanshow
    @Irmaanshow 7 ปีที่แล้ว +319

    heestan yaa hada ila daawanaya😊 like ha lay saaro😂😂

    • @ibraahimshakulyare3018
      @ibraahimshakulyare3018 7 ปีที่แล้ว +3

      Mohamed Akhtari
      diyaarr 😀😀😀😀😀

    • @najmaabdullahi5107
      @najmaabdullahi5107 7 ปีที่แล้ว +2

      Mohamed Akhtari like xoog ah waa kusaray hno 😂😂😂😂

    • @tasliimtahliil8525
      @tasliimtahliil8525 7 ปีที่แล้ว +3

      Mohamed Akhtari shaqadeena waaye😃😃

    • @ubahzenaa9909
      @ubahzenaa9909 7 ปีที่แล้ว +1

      Mohamed Akhtari 😂😂😂😂😂👍👍👍👍

    • @somaliiswiss3551
      @somaliiswiss3551 7 ปีที่แล้ว +3

      Mohamed Akhtari lik wan saray hh lol

  • @abdifilms5658
    @abdifilms5658 7 ปีที่แล้ว

    sxb waaha tahay qoofka ee somalida oo dhaan kuu faanta noolow ***Awale Aden we never forget you bro❤❤❤❤❤..... wahaan kaaso salaa meyna Norway 😍

  • @pricanssinaabdirahman7333
    @pricanssinaabdirahman7333 7 ปีที่แล้ว +69

    ar ninkan waxan u hay tagerahisa 1000 nolow woo iska joog ✔✔✔✔✔👏👏👏👏👏👏😅😅😅

  • @cawilmohamed6234
    @cawilmohamed6234 7 ปีที่แล้ว

    best studio of all somalis is liiban fanankana waakan aawale cood dabiiciya fanaanku maaha mixed ee waaa codka iyo sidaad hibo ugu leeday ee ebe kugu deeqay pick guys you do good jobs

  • @fahimamoha2552
    @fahimamoha2552 7 ปีที่แล้ว +3

    💓💓❤💓❤❤💓❤ nice song awale 👍 and tx my lovly studio libaan jama 💓❤

  • @surad685
    @surad685 7 ปีที่แล้ว

    hees cajiiboo aad umacaaaan cawale heer saraa tahay. wiilkaa farihiisa malabka laga sameeyayna ARIDO salan sarre Alla yacisak amazing baatahy.

  • @soomaliweynnomorehawiye9442
    @soomaliweynnomorehawiye9442 7 ปีที่แล้ว +13

    ILAAHY HA INOO XAFIDO FANAANKEENA VIVA AWALE ADAN ALL SOMALI PROUD U

    • @ifraaxali9119
      @ifraaxali9119 7 ปีที่แล้ว +2

      SOOMALI WEYN NO MORE HAWIYE kkkkkkkk magacaa idhilay

    • @abdoulkadermadobe7180
      @abdoulkadermadobe7180 7 ปีที่แล้ว

      walal miyad illahay kabakayn magacani wamahay xisho oo badaal

    • @hamzeabdiali2003
      @hamzeabdiali2003 7 ปีที่แล้ว +2

      Awaleh c'est un Djiboutien point bare

    • @abdoulkadermadobe7180
      @abdoulkadermadobe7180 7 ปีที่แล้ว +1

      Awaleh wa faanan reer djibouti ah

  • @ramlaabdihaaji6703
    @ramlaabdihaaji6703 7 ปีที่แล้ว

    Cawaale Aadan😍😍😍😍 fannaantiinta fara ku tiriska ee heesahoodu i deeqaan. Kii laxan ahaa Ilaahay ku ma dhibin.

  • @MuniirHaadi1
    @MuniirHaadi1 7 ปีที่แล้ว +21

    41 k ayaaa dawaday
    2018 waxaa daawan dona insha allaH 5 million
    wixii IGA dambeeya #like Sara comentigan lol

    • @alisheikh4003
      @alisheikh4003 5 ปีที่แล้ว

      Hada yar waan ku salamey sharafey

  • @zhacnizhuzhu8517
    @zhacnizhuzhu8517 7 ปีที่แล้ว +1

    hestan yaa ila dawanaya 😄😄😃😍😘😘awale naagtada lawaad iga dhigo nh😄😄😄😄😍😓😭😭waa tu jecele aar like izara wah

  • @gouledmoussa3133
    @gouledmoussa3133 7 ปีที่แล้ว +4

    vive awaleh adan noolow fanankeeni reer Djibouti

  • @HarunHanad
    @HarunHanad 7 ปีที่แล้ว

    fanan jira cawale cadi maha soo saaris qurxon libaan jama all thnks asxaabta

  • @nasranagad1042
    @nasranagad1042 7 ปีที่แล้ว +4

    Belle chanson Awaleh tu est vraiment un chanteur adorable et super

  • @MohamedAhmed-li3xu
    @MohamedAhmed-li3xu 7 ปีที่แล้ว

    Waaleee waka fanaan fankisaa lagu nasto ooo walle marnaaba caadi ma'aha. Nolow jibuti farxadisooow 😍😍😍😍😍

  • @adnanmohamed6391
    @adnanmohamed6391 7 ปีที่แล้ว +3

    the best somali singer so far... #cawale

  • @abwaanhusseen9737
    @abwaanhusseen9737 7 ปีที่แล้ว

    tay laabtu Jamataan Jan Dheer Utumaya ana jawhar taydaay Yutube Dhex joogta cawle Warba Isumahyno bro Horay Usoco😍😍😍😍😍😍

  • @sanamcadeey9370
    @sanamcadeey9370 7 ปีที่แล้ว +4

    what a voice 👌👌👌👌 big respect brother I love your songs 💜👏

  • @newage1393
    @newage1393 7 ปีที่แล้ว +1

    Liibaan Jama sanadkaan arsen winger waad ka yaabsatay sxp, laba ciyaariyaan kala daranaa garoonka kusoo tuurtay..najiib alfa iyo the king awale nin iga daran. murinho maan ku dhaha, mase kii waalnaa chalsea joogay, anaga duqeena waa alex fergusan wuu duqoowee. deeyoo facebook oo producer ka noqdee adi noo badal.

  • @MAHDIZILAYOFFICIAL
    @MAHDIZILAYOFFICIAL 7 ปีที่แล้ว +5

    Une fierté Nationale.... très belle morceaux ... long vie chère compatriote...

  • @abyanhajjiahmed5582
    @abyanhajjiahmed5582 7 ปีที่แล้ว +1

    runt hestan wali ma dhamesan blsn comm waxaa ugu soo dhewanaa mrka an arkayba wan ka helay ishcalaa fannnaan hanoo laado awaale aadaan ilove melkasto oo jogtid

    • @abyanhajjiahmed5582
      @abyanhajjiahmed5582 7 ปีที่แล้ว

      asxb waa nii salaamay waana ku cusbahy mesha yaa leel yaabin

  • @marwo-bilanofficial
    @marwo-bilanofficial 7 ปีที่แล้ว +6

    FIRST LIKE VIEW COMMETE SHARE

    • @abdisalammahammed6975
      @abdisalammahammed6975 7 ปีที่แล้ว

      heer sare hees iga dheh caadi ma tihid Awale Aadan noolow bro

  • @mohamedshareif8889
    @mohamedshareif8889 7 ปีที่แล้ว +1

    AXSAN FANAAN, WALEE FANAAN 2 MAAHAN, QOFKII IGU RAACA IYO KII IGU DIIDABA... WALEE FANAAN LA TALANT AH AMA LA MID AH MA ARAK.....FROM 2000- 2017.

  • @ayaanitasweetgirl7978
    @ayaanitasweetgirl7978 7 ปีที่แล้ว +8

    Ana ugu Danbeya qof firsado like halaigu qabto hee

  • @foozick6870
    @foozick6870 7 ปีที่แล้ว +2

    dadka imika heesta ila dawanayaa like haysaaraan 😁😁😁

  • @mohamedsaid6649
    @mohamedsaid6649 7 ปีที่แล้ว +6

    WALAHI cawale iigeeya WALAHI cawale iigeeya WALAHI cawale iigeeya WALAHI cawale iigeeya

  • @mohamedmaalin6218
    @mohamedmaalin6218 7 ปีที่แล้ว

    war hooy cawalaw adaa fanaan ah,Runtii inta kale sidoo kalane way heesaan. balse adigu wadoo wadoo inoo hees. guuleyso.

  • @jamilamohamed9584
    @jamilamohamed9584 7 ปีที่แล้ว +3

    😍😍😍wOoOoOow tOoOoOop 💯👌👌

  • @zamirudiinart2717
    @zamirudiinart2717 7 ปีที่แล้ว +1

    I like awale song people says we look a like others calling me awale while in town. Wonder's of creators .keep rocking awale.

  • @zakixasan510
    @zakixasan510 3 ปีที่แล้ว +4

    Hees tan yaa jecel inu marwalba
    Dhagaysto farta taag

  • @caano2291
    @caano2291 7 ปีที่แล้ว +1

    Ereyada waa Iga gadaanyihinn
    Lkn laaxanka Gadaal haloogu noqdi best cawale libbx hoorey usuco 😍

  • @teamck5806
    @teamck5806 7 ปีที่แล้ว +18

    jeexi nafteda jeedaliye waaw cadi ma ahana erayada

    • @teamck5806
      @teamck5806 7 ปีที่แล้ว +4

      ™™™™

    • @aminahashi6250
      @aminahashi6250 7 ปีที่แล้ว +1

      in Naba cadi ma Ahan ajajina

  • @nimcodheman3613
    @nimcodheman3613 7 ปีที่แล้ว

    hhhhhh me first coment yaa igu qabsanya raha jaar la noqoba best song awale✌✌✌👍

  • @daadaalimohamed4506
    @daadaalimohamed4506 7 ปีที่แล้ว +5

    wow hees shidan waye aowe ma ja bo ma jiftba

  • @ogasjean2870
    @ogasjean2870 7 ปีที่แล้ว +2

    le meilleur de TT le temps thé best of the best Awaleh aden nolow frère

  • @gargaarahmed7081
    @gargaarahmed7081 7 ปีที่แล้ว +3

    first viewer

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle 7 ปีที่แล้ว +2

    MUSIC by ARIDO
    oheeey oh abtiyaal ninkaas waanoo raaxeeyay wlhi musicga ayaa heesta qurxiya

    • @anobmohamed2411
      @anobmohamed2411 7 ปีที่แล้ว +1

      Wiilka reer cigalle production nin ma aha waa naag hhh

    • @wiilkaReerCigalle
      @wiilkaReerCigalle 7 ปีที่แล้ว

      anob mohamed hhhhhhhhh arido Nin waaye he from cafar Waa laguu yaqaan Wllo

    • @wiilkaReerCigalle
      @wiilkaReerCigalle 7 ปีที่แล้ว +1

      Riyad Mahrez dadka musicga heesaha u dhagaysta Waa yar yihiin like me and you 👍👍👍

    • @wiilkaReerCigalle
      @wiilkaReerCigalle 7 ปีที่แล้ว

      Riyad Mahrez ninkaaas Waa shidan yahay sxb usheeg inuu heesaha sifiican nooga soo waalo 😂😂😂

  • @zakiabdi8617
    @zakiabdi8617 6 ปีที่แล้ว +4

    EREYADII: ABWAAN MAHAD FEEYTE
    LAXANKII: AWALE ADAN
    CODKII: AWALE ADAN
    MUSIC BY: ARIDO
    LIIBAN JAMAC HORE U SOCDA 2018 .....

  • @ismailhussein9348
    @ismailhussein9348 7 ปีที่แล้ว

    SubxaanaAllah 19 hrs waxa iga soo hor maray 40k oo iga hor daawatay bisinkee soomali ma yara Maasha'Allah

  • @kingkhaalidakhyaar18
    @kingkhaalidakhyaar18 7 ปีที่แล้ว +2

    erayadii fayte iyo laxan maca cod cawaale asal. asal walle waa hees isku fadhida dhadhan👌👌

    • @qaaniyafeyte5302
      @qaaniyafeyte5302 7 ปีที่แล้ว

      kingKhaalid Akhyaar walaale Fayte ma'ahee waa Feyte

    • @moustaphahassan7624
      @moustaphahassan7624 6 ปีที่แล้ว

      esh cala hees fanan qaraan iga dheh hestaa qudhaa u sosarabaa hesihi kalee e somalida ayaa la wada geraynaya sidaa gadhiyashaa wayab viva awaleh aden inolw indr

  • @queenofqueenz431
    @queenofqueenz431 7 ปีที่แล้ว

    ma jabo ma jiifba
    ma jamaadba waaba
    wa jirqaaa u hoyo oo
    raha jaar la noqobaa
    wawwwwww😍

  • @salahley4323
    @salahley4323 7 ปีที่แล้ว +56

    Love Somali Music
    Long Live Somalia
    Pablo Escobar
    From Columbia 👏👏

    • @wiilkaReerCigalle
      @wiilkaReerCigalle 7 ปีที่แล้ว +5

      paplo escobar Colombia al xashiishiya al idiin baxdiya al aduunka ka qabtiya 😂😂😂😂😂😂 love and peace Colombia 👍👍

    • @MuniirHaadi1
      @MuniirHaadi1 7 ปีที่แล้ว +3

      paplo escobar

    • @cimraancadde4651
      @cimraancadde4651 7 ปีที่แล้ว +3

      paplo escobar thanks my friend

    • @mustafadhalac5319
      @mustafadhalac5319 7 ปีที่แล้ว

      thanks astalavasta

    • @uteadawee51
      @uteadawee51 7 ปีที่แล้ว

      Jay Z istafurulah pablo was a narco boss he died almost 20years ago lol some Somali people are stupid

  • @saidalisaid8605
    @saidalisaid8605 7 ปีที่แล้ว

    Awale fananka fanaaniinta Nolow libaax

  • @suhaybsiciid1105
    @suhaybsiciid1105 ปีที่แล้ว +3

    Very Very nice song by awale aadan🐐👑🖐

  • @abdilaahiismail172
    @abdilaahiismail172 7 ปีที่แล้ว +1

    nice awle awale fanaan somaaliyeed nooloow wlo aad ayaan kuu taageeraa Mazhalh Mazhalh fanaan ka ugu xigmada xaga heesaha waa layaqaanaa awle waaye cidkle maaha nice top

  • @aliibaar8004
    @aliibaar8004 7 ปีที่แล้ว +3

    awale always got hit songs

  • @hassanali4392
    @hassanali4392 7 ปีที่แล้ว

    Obababababbabab The best of the Best 🇩🇯🇩🇯🇨🇦🇨🇦🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Legend Awaleh sxb waxthy hormoodka fanka. Horay usoco

  • @SummerAbshir23
    @SummerAbshir23 7 ปีที่แล้ว +4

    U are my favorite Fanan Awale ❤️💐👍

  • @cnaasirfaarax7415
    @cnaasirfaarax7415 7 ปีที่แล้ว +1

    taageero aad ayaan kuu hayaa fanaan qaaliya

  • @somalilandhanolaato8111
    @somalilandhanolaato8111 6 ปีที่แล้ว +5

    I love Somali song From SOOMAALIYA ⭐ Burco

  • @faysaljiite255
    @faysaljiite255 7 ปีที่แล้ว +2

    waaw Awale Adan hees macan
    ana joohartediyo jeexi naftedaay waaw axya fanan