AWALE ADAN / HA WAARO JACAYLKU / OFFICIAL VIDEO /2016

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น •

  • @clraxmaangaasofficial2589
    @clraxmaangaasofficial2589 ปีที่แล้ว +52

    7 yaers ka dib yaa heestan caawa daawanaya hadaad iga dambayso like iisaar bro

  • @HawaOmar-mi2nu
    @HawaOmar-mi2nu 6 วันที่ผ่านมา +1

    Markad wehelsisay naftayda warertay😢❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ciltirahaygi ilhy ha ii ka dayo 👑🤗

  • @abdirashiidabdi4171
    @abdirashiidabdi4171 ปีที่แล้ว +13

    Waxaa Daremqysaa heeskan macnaheda iyo qiimaheedaa markaad hesho qof ku baboon Noloshaada ❤heestan waxan maqlay 6 sano ka hor wax macna ah iimay samaynayn wakhtigaas lkn hada macna waynbay iigu fadhidaa oo waxaan helay oo aan nolosha la qaybsaday xaaskayga oo ah qof uqalanta in nafta loo huro sidhaban waan u jeclahay allah ha ii daayo ❤❤❤❤

    • @asmamohamedmahamoud7393
      @asmamohamedmahamoud7393 ปีที่แล้ว +2

      Mashalah alle hku daaayo wll

    • @hawakiinmohamedabdi1552
      @hawakiinmohamedabdi1552 ปีที่แล้ว +2

      Amiin ya rabi wllkey isku wara abid ubad kheyr qaba kala hele idin alle❤❤

    • @abdirashiidabdi4171
      @abdirashiidabdi4171 ปีที่แล้ว

      @@asmamohamedmahamoud7393
      Aamiin Mahadsanid walal 🙏

    • @abdirashiidabdi4171
      @abdirashiidabdi4171 ปีที่แล้ว +1

      @@hawakiinmohamedabdi1552
      Aamiin walal Mahadsanid 🙏

    • @issasouleh1048
      @issasouleh1048 7 หลายเดือนก่อน +2

      Allaha ku barakeeyo xaskaaga walaal soomaaliyeed

  • @zakidaahirmohamed3005
    @zakidaahirmohamed3005 9 หลายเดือนก่อน +9

    Xubiga walwalkiisa
    Wanaag isku doori
    Markaad wehelsiisay
    Naftayda wareertay
    Wadnihii kutabaayay
    Goortaad tiri waykan
    Walaacii haystay
    Daqiiqad kuwaayay
    Anigoo walwalaayo
    Qalbigu walhanayo
    Goortaan kugu weehday
    Adaaa iwaraabshay
    Wadaan kalgacaylee
    Waa reebtay dhibkiyee
    Hawaaro jacaylku
    Weedhaadiyo sowku
    Waxay igaqaaday
    Cidlada wahabkeeda
    Wareertay xiskayga
    Intaan wehanaabay
    Dartaa walaalooway
    Waxaan ku ilaaway
    Araga wajigaaaga ❤
    Anigoo walwalaayo
    Qalbigu walhanayo
    Goortaan kugu weehday
    Adaa iwaraabshay
    Wadaan kalgacaylee
    Waynagaa iskahelnee
    Alow yaan kuwaayin
    Hees jacayl heestii igu samaynta badneed nolashayda aan dhagaystay 😢

  • @abdirashiiddirie4635
    @abdirashiiddirie4635 5 หลายเดือนก่อน +9

    8 sano ka dib ayaan soo raadiyey heestaan oo aan jeclaa waagii ay soo baxday. Insha allaah Mar kale ayaan soo raadin doonaa aniga oo haysta Xaas aan jeclahay oo aan u qaado❤

    • @nasradaahir-n5m
      @nasradaahir-n5m 5 หลายเดือนก่อน +1

      Aniga xitaa mar hore iigu danbesay manta sooboqday cajib

  • @mumtaaziina
    @mumtaaziina 2 ปีที่แล้ว +42

    "Xubiga welwelkiisu wanaag isu doorI markaad wehel siisay naftayda wareertay🙈❤" 2022

  • @salim_ahmed.
    @salim_ahmed. 6 หลายเดือนก่อน +7

    Waan ku daalay helista qof ii qalma maalintan hwloh insha allah ayaan ku raaxeysan doonaa dhageysigeeeda heestan midhaha macaan 😢❤

  • @sumayaali1146
    @sumayaali1146 7 ปีที่แล้ว +49

    Maantaba igu Horeysa Heestan hore umaan dhegaysan... maanta ayuun buu jaceylkygu isoo direy ..then TH-cam ka kabaarey .. waana kahely 😘😘😍👍

    • @Saad-ds6lu
      @Saad-ds6lu 7 ปีที่แล้ว +1

      sumaya Ali 😙😙😙

    • @cabdikariin695
      @cabdikariin695 3 ปีที่แล้ว

      Maxaa dareentay markaa

    • @MawlidAbdi-u7w
      @MawlidAbdi-u7w 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      ❤😮

  • @Xulkaqaraamka
    @Xulkaqaraamka 2 ปีที่แล้ว +15

    Waqtigu wuu is gurayaa waxan rajaynayaa inaan 2030ka Soo booqdo Channel kan si aan uga dheegto Miraha aadka u macaan iyo codka Cawaale aadan ee dahabka ah Yaa zalaam isoo xasuusi qormadan zhp 15/12/2022😍

    • @MullaMadar
      @MullaMadar ปีที่แล้ว +2

      Insha allah ku dar walalo allaha ku sharfe❤

  • @schoolali4534
    @schoolali4534 7 ปีที่แล้ว +283

    Walayalow markaad dhegeysataan jeceyl iyo xasuuso madareentaan qofkii dareema like iska taabo

    • @Mohamed_dayib77
      @Mohamed_dayib77 7 ปีที่แล้ว +1

      👍👍👍👍👌

    • @yaasiinibraahin5890
      @yaasiinibraahin5890 7 ปีที่แล้ว +1

      Dhool Ali kkkkkkkkk

    • @ddrr4617
      @ddrr4617 7 ปีที่แล้ว

      zir mukhtar mohamed anigo ah wan dareema inbadana heeataaas kama xiiso dhaaaco ila walhtiga ay so baxaday ila hada cawaale adan sxb awlaad hewata ku so gabagabe jacaylka ku haya anaaa waan is dhibay hewata darteeed allow raloyo no so xul ayaan leyahay

    • @mohamednuur9
      @mohamednuur9 7 ปีที่แล้ว

      cawale aman asiga jecladaybo

    • @najmadahir2345
      @najmadahir2345 6 ปีที่แล้ว

      School Ali hhhhh zaid wlh

  • @najmacadeey3930
    @najmacadeey3930 28 วันที่ผ่านมา

    Ha waaro jaceylku inta is jecel ilaahay kalama fogeeyo aniga koleey jaceyl nasiib uma lihi 💔😩 2025 Ilaahow sanad kheer qabo iiga dhig oo riyooyinkeyga oo dhan rumeey 😭🤲🏻

  • @bukhari4410
    @bukhari4410 3 ปีที่แล้ว +21

    2021 la maraya 5years kaso waregtay heestan ila hada wn jeclahay Awale adan pro keep going cimri dheer iyo cinqqdo suiban💙💙 big fun from puntland🇸🇱💙✊🏽

    • @abdishakumohamed3314
      @abdishakumohamed3314 3 ปีที่แล้ว +1

      Anaa kula mida bosaaso zxp heestan wakhti quruxbadanba kuso xasuusta

    • @bilyadhaan
      @bilyadhaan 2 ปีที่แล้ว +1

      2022

  • @asmaamohamuudjimcale9239
    @asmaamohamuudjimcale9239 4 ปีที่แล้ว +6

    Wlahi heestan waa jeclhy markan jacylkayga xasuusto ayaan dhagaysaa ama mudo codkiisa maqal allow iika daaa Noloshyda ❤

  • @shonazacid8810
    @shonazacid8810 4 ปีที่แล้ว +18

    2020 qofka ila dawadeY wll naxriis muuuji😂♥️♥️👍

  • @adamhapi3515
    @adamhapi3515 3 ปีที่แล้ว +8

    Shaan sano kadib waikana 👍💯❤️ismuji hada sideyda okale erayada heska kusoceliyeen 👍👍👍

    • @adamhapi3515
      @adamhapi3515 3 ปีที่แล้ว

      @@rakiaabdikarim661 kusoco kole waxan nahay inta gadal kaso gocote😁😁😁

  • @nimconalka901
    @nimconalka901 3 ปีที่แล้ว +4

    Heestaan xaalada hada kujiro ayee ka turjumee
    Waxaa jiray wiil aan inbdn jeclaa lkn muusan ifhmn jirin lkn hada alxmdllhi wuu ifhmay inaan aduunka asiga ujcly sanad iiga qurxbdn nlshyda 2021 zooma marin alxmdllhi

    • @sunduscarab7666
      @sunduscarab7666 3 ปีที่แล้ว

      oo abaayo hees wxba ma bedesho e ma isaga wx ka dhaadhiciso o so jidato

  • @zuuxanqurux3144
    @zuuxanqurux3144 6 ปีที่แล้ว +24

    Heesta waan ku xusuusta bari uu jacaylku uu hawlo shaqo u baxay oo uu in mudo ah maqnaa ayuu markuu yimid isoo dir xuus wlhi

    • @alphayassera7570
      @alphayassera7570 3 ปีที่แล้ว +1

      Haplahayagu waa Wada Gob
      Zharaf ku waara all Zizterz

  • @axlaaminagoray5833
    @axlaaminagoray5833 4 ปีที่แล้ว +7

    Heestan 2017 anoo jacayl ihaayo oo tell LA aaan ah oo zxipkey meel aan kala hadlo heesanin ayn dhageesan jiray still I'm watching 2020 without love cajiiip dunidaaan wlhi

  • @Favsunduss4
    @Favsunduss4 2 หลายเดือนก่อน +1

    2019 up to 2024 wkhtiga tagyooow salaaama🫶🏿😍

  • @suleekhaaden5988
    @suleekhaaden5988 7 ปีที่แล้ว +8

    Markaad wehelsiisay
    Naftayda wareertay
    Wadnihii ku tabaayay
    Kolkaa tidhi way ikan
    Walaaci i haystay
    Daqiiqad ku waayay
    💓💓💓💓💓💓
    Ha waaru jacaylku
    My one wish u long life 😘

  • @amiiraadan3017
    @amiiraadan3017 ปีที่แล้ว +7

    12/12/2023 yaa dawanaya farta tag 👋😁❤xita 2024😊 🎉

  • @cimraanmohamed3693
    @cimraanmohamed3693 ปีที่แล้ว +1

    axsan areyo
    cawaale aadan fanaanka codka toolmoon 25/06/2023 ❤❤❤❤❤❤❤ in sha alllh wxaaan rajayn inaaan markale soo booqdo

  • @abdilaahipersia528
    @abdilaahipersia528 9 ปีที่แล้ว +21

    The One And Only Awale Aadan Thanks Eng Maano And @TheGobfilms

  • @abdishakumohamed3314
    @abdishakumohamed3314 2 ปีที่แล้ว +8

    2022 wali waan dhagaysanYa heestan kama xiiso dhaco still 5 years ago😪

    • @mapzuuthgulled915
      @mapzuuthgulled915 2 ปีที่แล้ว +1

      Wligy mn dhgysan lkn wajecla eryda hesta 💔😫😔

    • @abdishakumohamed3314
      @abdishakumohamed3314 2 ปีที่แล้ว +1

      @@mapzuuthgulled915 hadadan dhagysan xagee erayada kamaqasha walalo😆

  • @abdirisaqristaabdirisaaqri575
    @abdirisaqristaabdirisaaqri575 2 ปีที่แล้ว +3

    Gabadh aanu isjecel nahay ayaa mar waliba oon is yara qilaafno itidha ha waaro jacaylku wlhi waan ilooba dhibkaba oo waanu heshina erayga ha waaro jacaylku wuu igu wayn yahay

  • @NaciinaHussein
    @NaciinaHussein ปีที่แล้ว +2

    Hestan jacylkayga intanu isku yara dhacney Anoo iska dhaygsanaya un baa farin uu leyhyy isoo dhacdey 😢❤27/10/23 😢

  • @anisasallad2391
    @anisasallad2391 6 ปีที่แล้ว +20

    😍😍😍Intaan wehanaaby dartaa walaloobay waxaan ku ilaabay araga wajigaaga😍😍😍😍

  • @Mohamed_dayib77
    @Mohamed_dayib77 6 ปีที่แล้ว +13

    Awale Adam Waa Fanaan Cod Talmoon oo Hees Macaan Soo Qaaday oo Dhagaysi Muddan🎧

  • @karemali8673
    @karemali8673 9 ปีที่แล้ว +8

    Fanan cajib ah waye awale adan kuwa iska heysayan asaga cml u hesa hadi kale plz iska dhafa haba hesina 👌🏽

  • @najmafarax7495
    @najmafarax7495 2 ปีที่แล้ว +2

    Haben talado so galeyso sacadu tahay 7:44 ayan dawanayaa 30/05/2022 aniga iyo jcylkeyga isla dhageysaneyno 🥰allow eynan isweynin 🤲🥰hawaro jcylku☝️🥰

    • @xafsougaas6622
      @xafsougaas6622 2 ปีที่แล้ว +1

      Guulaysta xabbti wax idinma tuso❤

    • @najmafarax7495
      @najmafarax7495 2 ปีที่แล้ว +1

      @@xafsougaas6622 hppti 🥺❤️

    • @mariarashiid9936
      @mariarashiid9936 2 ปีที่แล้ว

      Amiiin alow adan is wayin

  • @kawsarabdi2105
    @kawsarabdi2105 9 ปีที่แล้ว +86

    xubiga wel welkiisu wanaag isku doori
    markaad wehel siisay naftayda wareertay
    wadnii ku tebaayey kolkaa tidhi waykan
    walaacii ihaystay daqiiqad ku waayey
    anigoo wel welaaya qalbigu walahanaayo
    goortaan kugu weehday adaa iwaraabshay
    wadaan kalgacayle hah wareegtay dhibtiiye hawaaro jacaylku
    qof mar uun si dhab ah jacayl ugu dhacoonbaa dareemikara micnaha heestan

  • @maandeeqmohamed5440
    @maandeeqmohamed5440 4 ปีที่แล้ว +7

    2016 ilaa hada 2020 heestaan kama daalo inaa dhageeysto ❣

  • @yacoubabdi8358
    @yacoubabdi8358 8 ปีที่แล้ว +1

    Awaleh Aden waad ka baxsadey, ka keliya ee Fanan soomaaliyeed ah Fanka cusub iyo sugaanta geeska kor u qaadey, nolaw ALL somalida ku hawlaan hormarka af-hooyo
    100 fois Merci e continu ainsi ke du kheir badan

  • @aaminasahracabdinuur1467
    @aaminasahracabdinuur1467 3 ปีที่แล้ว +4

    Intaan wehanaapay dartaa walaloopay wxn ku ilaaway araga wejigaaga 🥰❤

  • @apdikafiahmettapdirahmanca6549
    @apdikafiahmettapdirahmanca6549 วันที่ผ่านมา +1

    2025 yaa ila daawanaya😂

  • @jaasmiinjuus7752
    @jaasmiinjuus7752 4 หลายเดือนก่อน

    Cawa waa habeen jumco ah midkle waxaan soo raadinaa heestaan 7sano kadin insha allah taariiqda waa 16/8/2024 saacaduna waa 5:32/habeenimo waxa yar kadhiman salaadii subax😢😢😢😢❤😮

  • @izzabella6491
    @izzabella6491 5 ปีที่แล้ว +35

    2019 yaa ila dawanayo😭❤

  • @FaridaBilan
    @FaridaBilan 2 หลายเดือนก่อน +1

    Okt 2024 Hada ayaa xabibkeyga ii soo diray .. ❤️❤️❤️💋 my dhiigayga 💯

  • @asmafarah661
    @asmafarah661 7 หลายเดือนก่อน +1

    Illaahaw qof kasta qofkuu jecel yhy u sahal oo calaf ugu dr😢❤

  • @Nasriiiingmailcom
    @Nasriiiingmailcom 8 ปีที่แล้ว +4

    awaale inaba cadi ma tihid waan ka dhaman wayay dhageysigeda thanks codkada macan ee dhaxtalka

  • @mofmorales
    @mofmorales 8 ปีที่แล้ว

    haad ba haad kici ayaa la odhan jiray
    awaleh waxa weeyi haad ki haadadka kale wada kiciyey
    haad kala oo cawaleh kixin karaana ma jiro
    ilaahey ha daayo
    felicitation ayaan ka leeyahay
    iskaga
    iyo dhamaan team ka sida yaabka ah uula shaqaynaaya fanaankeena reer djibouti

  • @MuhAaloveOfficial
    @MuhAaloveOfficial 9 ปีที่แล้ว +6

    Xubiga Wal Walkiisu.
    Wanaag isku Doori...
    Markaad Wahel Siisay
    Naftayda WareerTay
    Wadnii Ku Tabaayay
    Kolkaa Tidhi Way kan
    Walaacii Haystay
    Daqiiqad ku waayey
    Anigoo Wal Walaaya
    Qalbigu Wa Hanaayo
    Goortaan kugu Weehday
    Adaa iwaraabshay
    Wadaan kalgacayle hah
    Wareegtay Dhibtiiye
    Hawaaro Jacaylku....

  • @asxabiboqore4521
    @asxabiboqore4521 9 ปีที่แล้ว +1

    anigoo walwalaya qalbigu walhanayo goortan kugu weehday ada iwarabshay wadaan kalgacayle wareegtay dhibtiye hawaaro jacaylku ... waw best song ever

  • @abdimoha1082
    @abdimoha1082 11 วันที่ผ่านมา

    Heestan waxa dhageysanaa 24/12/2024 sanadkoo ey ka dhimantahy 7 bari jawi mcn iyo jecelkeyga oo dhinaceyga jiifto waliba laabteyda❤hug🫂

  • @hayatalcayni8234
    @hayatalcayni8234 ปีที่แล้ว +1

    Heestani walhi anay iga waramysaa hada ano galab fikiraya oo murygysan un tel isogalay wuxuna inoqday kaan ku ilawy wax walba ooo ihasty asxabta halkanku jirta igu soduceya inu noqdo kaan kudagi lah wax walna ku ilawi lah😢❤

  • @arafatabdirahman3368
    @arafatabdirahman3368 28 วันที่ผ่านมา

    Waynaga Is Haleele Allow. Aanku to aayin 2024❤😊

  • @queenqaali2232
    @queenqaali2232 8 ปีที่แล้ว +2

    heestan million jeer wan dhageestay abwan sahal bule wa cajiib eradiisa iyo codki macana awale adan

  • @Sir-ahmeth
    @Sir-ahmeth ปีที่แล้ว +2

    Markaad wehelsiisay
    Naftaydan wareertay
    Jacaylku waa Farxad,dhibaato,cabasho iyo dhiiranaan wada socda Alla maxaan intaasba Soo Maray aniga iyo arag badan oo Hada daafaha dunida kala jooga intiii jacaylkoodu guulaystay waa nasijb badan yihiin intii calafku ka Adeegayna Samir iyo cashar ayay barteen iyaguna ma qasaarin.,.
    Waar dhamaantiin guulaysta

  • @CabdishukuurIbraahin
    @CabdishukuurIbraahin 2 หลายเดือนก่อน +1

    2024 cidi hestan soo radisay lofka dhac ku si❤

  • @abdirashiidjees8539
    @abdirashiidjees8539 8 ปีที่แล้ว +4

    maasha allah sxb aadbaan ku jeclahay markasta taageradaadaan nahay sxb heestana aadbaan uga helay

  • @tiriigahmed5791
    @tiriigahmed5791 9 ปีที่แล้ว +4

    maashallaha.best fanan of all the fananitaa joogta.waad.ka siidataha💙👌💞👏👏👏👏👏👏👏🎓🎓🎓

  • @MOHAMED13309
    @MOHAMED13309 9 ปีที่แล้ว +6

    Best artiste du siècle tous derrière toi reer jabuti et félicitations chers frère pour cet nette progression que vs poursuivez depuis que vs êtes partie à l'étranger

  • @nimcaanhilaac6429
    @nimcaanhilaac6429 7 ปีที่แล้ว +5

    Legend Awale Aadan FanaanKa Somaliya Cimri Dheer iYo Caafimad Qab Aabe❤

  • @deqodagan6400
    @deqodagan6400 8 ปีที่แล้ว +1

    Cawale heesta inaad aniga iga sameysay ayaad modaa thanks walalo

  • @Mohamed_dayib77
    @Mohamed_dayib77 6 ปีที่แล้ว +11

    Awale Adam Fanaan Cod Talmoon oo Hees Macaan Soo Qaaday oo Dhagaysi Muddan🎧

  • @apdirahman
    @apdirahman 4 ปีที่แล้ว +13

    Markaad dhageystaan jaceyl iyo xasuuso ma dreentaan🤕

    • @abdishakumohamed3314
      @abdishakumohamed3314 3 ปีที่แล้ว +1

      Hhh maya waxan soo xasuusta meshan joogay waga iyo asxaabtaydi aan wada dhagaysan jirnay🤣

    • @bintuismail6148
      @bintuismail6148 3 ปีที่แล้ว +1

      @@abdishakumohamed3314 haa wlh aniga wxn soxasuustay gabar aan sxb ahayn oo hadeer America 🇺🇸 aaday habeenki ay baxaysay ayay nodaarneed markasta wandhagesan jirnay warsan aya ladhihi jiray xasuuus.....

    • @Calaa-zf1kz
      @Calaa-zf1kz 8 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤❤

  • @Farayare451
    @Farayare451 15 วันที่ผ่านมา +1

    Anyone 2024 ?🤦🏾❤

  • @liibaankadiye1140
    @liibaankadiye1140 9 ปีที่แล้ว

    wadnihii ku tebaayey markad tidhi weykan walaaci ihaayey daqiiqad ku waayey
    nice song cawaale thanks bro

  • @amalfarah9843
    @amalfarah9843 8 ปีที่แล้ว

    cawaale my number one fanaan ... markaad tidhi waykan walaacii I haystay daqiiqad ku wayay way igu socotaa heestan hawaaro jacaylku √√√√√√

  • @jararcadey8300
    @jararcadey8300 9 ปีที่แล้ว

    waynaga ishaleele alaw ankuwayin cadimaha heesta cawale shukran adiyo abwanka heesta sameyay

  • @Fatima_abdalla11
    @Fatima_abdalla11 10 หลายเดือนก่อน +6

    2024 ya ila dhageysanayo ax ya jecel❤️

  • @sunduscarab7666
    @sunduscarab7666 3 ปีที่แล้ว +1

    xasus ayaan boorka ka jafay walee ciid Mubarak asxaab 5 years ka dib

  • @ayubabdullahiadam4014
    @ayubabdullahiadam4014 3 หลายเดือนก่อน

    I remember driving in the streets of London while listening this awesome song 🎧 🔥

  • @cirjiidh77
    @cirjiidh77 9 ปีที่แล้ว

    woooow woow heestan aniga ayey ii hadlaysaa oo xaal adana ku jira mahad gaara abwaanki iyo boqorka codka afrika (caawale Yare )

  • @akramaabdi2377
    @akramaabdi2377 3 ปีที่แล้ว +2

    Heestan waxaan ku xasuustaa anoo telefan wiil lahaa massegeyadiisa baadhaya baan arkay gbdh ay maalmahaas un is mehersadeen oo usoo dirtay
    Cawo iyo najiib ilaahay haysku kiin keeno idinkoo nabaD ah🤲❤🥰 hdd kheir isu leedihiin🤲

  • @inamohamet4734
    @inamohamet4734 7 ปีที่แล้ว +3

    xubiga walwalkisu wanaaG isku doori markad wehel sisaY naftayda wareertaY wadnihi Ku tabayay markad tidhi kolkad tidhi waykaN walaaci haystaY daqiiqad Ku wayay
    tana heees LA yidha 😍😍

    • @Xulkaqaraamka
      @Xulkaqaraamka 2 ปีที่แล้ว

      Ma noshaya qofkaagiise ma is hesheen Qiyaasti jacayl baa ku hayay waqtiga ad comments qoraysay😂

  • @nemanada2339
    @nemanada2339 7 ปีที่แล้ว +26

    2017 ya ila dawanaya👫💑

  • @hodmaniitaqueen
    @hodmaniitaqueen ปีที่แล้ว

    Xubiga walwalkiisu
    Wanaag isku doori
    Markaad wehel siisay
    Nafteyda wareertay
    Wadnihii ku tabayaay
    Kolkaad tidhi weykan
    Walaaci ihaysti daqiiqad ku waaayay
    Anigoo walwalaya
    Qalbigu walhanaayo
    Kolkaan kugu weehday
    Adaaa i waraabshay
    Wadaan galgaceyle haa
    Waad reebtay dhibtiiye
    Hawaaro jaceylku
    ❤🫀
    Taariikhdu waa 2023/9/11 maalin qamiis ah goobtu waa muqdisho city ❤🎉jawi roobaad Alxamdullilah ❤🤲

  • @hormuudfilms9636
    @hormuudfilms9636 7 ปีที่แล้ว

    verry nice heeso badan wali kama hayo cawaale
    fanaanka sanadka 2017 ilaa 2020 inaga ayaa haysana

  • @sckeynan157
    @sckeynan157 4 หลายเดือนก่อน

    Wllhi Ninkan waa hobal ❤ waxan kale way iska sheekeyaan

  • @najahibraahim9114
    @najahibraahim9114 ปีที่แล้ว

    Heestan waxan Ku xasuus taa 23_6 _ 2021 Ano jooga GabiiLay ayaan Hargaysa ka doon tay mopel kadip Gadhigii aan so roo cay pay ka baxaasay Ninka dara walka ah na wuu ku cel ceshanaayey ma iLaawo wlhi cawa dip uso badhay ooy taariikhduna tahay 17_6_2023😍❤❤

  • @vuurventabdjl2375
    @vuurventabdjl2375 9 ปีที่แล้ว +6

    Sadexadna Aniwyee cawale casri u r on fire wlh 💯🆙💖

  • @dhakarologyboy1937
    @dhakarologyboy1937 4 หลายเดือนก่อน

    Cawa dib ugeystay heestan xaalado awgood 😢iso duceeya ehlul jacayl ❤

  • @abiazizabdirahmanboorei1568
    @abiazizabdirahmanboorei1568 8 ปีที่แล้ว

    awale adan maan qaboojiye alla yaacizak sxb fananka qarankeena guul wacan waligaaba insha allah.

  • @ahmedmooge9826
    @ahmedmooge9826 9 ปีที่แล้ว +6

    walaacii ihaystay
    daqiiqad Ku waayay 💌💌💌

  • @hamoudgam9817
    @hamoudgam9817 8 ปีที่แล้ว

    Des fois, ecoute les paoles des anciens savons ou les poemes doux soigne les MAL PROFONDS. gracias awalah aden (awaleh CASRIIIII) and thegobfilms.

  • @ahmednucman4333
    @ahmednucman4333 4 ปีที่แล้ว +2

    Ya ila dhageysanayo 2020 bisha marso ah mareyso 24 👈 Hestan xasus bey igu ledahay wlhi 2016 aya u noqda Marka dhagesto Alla maxa waqti wacan somaray mantana Nolol Cariiri ah ku jira ilahow Inta dhibano dhan dhibka ka dulqad uguna badal farxad 😥😥😭😭😭

  • @ahmedbile
    @ahmedbile 6 หลายเดือนก่อน

    Maalin nolosha igu adag tahy ayaa dhageysanayay hestan waxaa rajeena anigoo dhibaato aduunyo ka baxay inaa soo booqdo halkaan
    Wainaga is haleelnay allow aan ku waynin😢

  • @Fearles575
    @Fearles575 6 ปีที่แล้ว +9

    I can't believe this song not yet 1 million view

    • @learnmore1590
      @learnmore1590 6 ปีที่แล้ว +1

      Mr naaxaaji manta iku horeyso an dhagesto waana woow cadi mahan👌🏽

  • @deeqokuukaay5676
    @deeqokuukaay5676 7 ปีที่แล้ว +1

    wwww caadi mahan heesta awale adan noolow waligaa Ku nolow nolola cafimaad leh insha alhaa

    • @Xulkaqaraamka
      @Xulkaqaraamka 2 ปีที่แล้ว

      Reer cali kuukay maxad isu tihiin oo rer suuqa xoolaha ah?

  • @filsankhan472
    @filsankhan472 7 ปีที่แล้ว +1

    anigoo walwalaaya qalbigu walhanaayo goortaan kugu weehday adaa iwaraabshay wadaan kalgacayle wareegtay dhibkiiye ha waaro jacaylku 👌👌

  • @siciidbidhiidh4306
    @siciidbidhiidh4306 8 ปีที่แล้ว +1

    markaad wehel siisay naftayda wareertay
    afkaaga caano lagu qabay fanaankii fananiinta sehr gut

  • @CabdixafiidCabdixafiid-po9wg
    @CabdixafiidCabdixafiid-po9wg หลายเดือนก่อน

    Wan helay lkn mahelin qof idaweeya 😢2024

  • @IqraJamacsaid
    @IqraJamacsaid 7 หลายเดือนก่อน +1

    Xubiga walwalkiisa
    Wanaag isku doors
    Markaad wheel siisay
    Naftayduu warertay
    Wad nihi ku tabaayey
    Kolkaa tidhi waykan
    Walaacii haystay
    Daqiiqad ku waayey❤
    6/6/2024 malin jimcaa waxan dib ugubso laban Donna sanado kadib comment quruxda badan ❤

  • @yassermj5973
    @yassermj5973 2 ปีที่แล้ว +1

    Heestan xasuus gaar igu leedahay 2016 iyo addis ababa after 6yrs 2022

  • @abdysanyii5054
    @abdysanyii5054 7 ปีที่แล้ว +5

    waaaaaw waynaga is halenay allow haynakalaqadn waa fanan qaaliya allow nooda

  • @nasriinabdalle2792
    @nasriinabdalle2792 9 ปีที่แล้ว +2

    the one and only Awale Adan Ha waaro jacaylku nice song thanks @The gobfilma

  • @farxiyoifka7841
    @farxiyoifka7841 3 ปีที่แล้ว +1

    Yaa ila dawanaya 2021 may 24 jecel ayaan dareeme🥰🥰🥰

  • @barwaqomoh264
    @barwaqomoh264 2 ปีที่แล้ว +3

    2022yaa ila marag💯♥️ jacyilku xuma Kampala jooga o wareer ah

    • @mariarashiid9936
      @mariarashiid9936 2 ปีที่แล้ว

      😭😭😭😭mar hdaan arki lahaa hesti ku habomed waatan wn uqadi lahaa wlhy 3 sano ma arag

    • @barwaqomoh264
      @barwaqomoh264 2 ปีที่แล้ว

      Oh sorry queen 👑

  • @rufaciterso2409
    @rufaciterso2409 2 ปีที่แล้ว +1

    2019 jaceyl iga burburey bay hestan iso xasusisa💔😥😭💉

  • @parqadparqadle7347
    @parqadparqadle7347 2 หลายเดือนก่อน

    8 sano kadib
    Ha waaro jaculku❤

  • @ahkavich3439
    @ahkavich3439 8 ปีที่แล้ว

    Sahal Bulaale abwanka qorey Erayada heesta baa mudan amaan 100% marka xigta laxanka Awale iyo hesta ku luqeyay marka xigta Abdiwahab naji musiga ku raray

  • @simaneyabdi969
    @simaneyabdi969 9 ปีที่แล้ว +14

    As alwys ur roking awale ❤️

  • @abdihakiimsaed6834
    @abdihakiimsaed6834 4 ปีที่แล้ว +2

    Walaaci i heystay
    Waxaan ku ilaaway araga wajigaaga. 😊

  • @faceedkaroon1996
    @faceedkaroon1996 9 ปีที่แล้ว

    yasalaam waxaasaa lagaa dhahaa ereyo iyo musik heesta adbay umacdahay awaaleaadan nooloowu ee guul lasoo hoyo ♥♥

  • @QueenJijah
    @QueenJijah 7 หลายเดือนก่อน +1

    Xubiga walwalkiisu
    Wanaag isku doori
    Markaad wehel siisay
    Nafteyda wareertay!
    Wadnihii ku tabaayay
    Kolkaa tidhi waykan
    Walaacii haystay
    Daqiiqad ku waayay!

  • @hunnybella7651
    @hunnybella7651 9 ปีที่แล้ว

    woow ano wahalnaya ada i warabshay wadan kalgacayle haaah wa anaga is halelne allow an ku wayin axsan heea

  • @NuurMaxameth
    @NuurMaxameth 10 หลายเดือนก่อน

    Midka 2024kii ad jaceyl uu dhagaaystay jaceyl kuma hayo ee qooq qooq ba ku hay dee😂❤

  • @muxyadiinmohamed3141
    @muxyadiinmohamed3141 9 ปีที่แล้ว

    Xubiga welwelkisu wanag isku doori
    Markad wehel siisay naftayda wareertay Wooow waa Erayo mugiyo
    Miisan leh Axyaa Fanaan Awale
    Best Song

  • @bintuahmedosman7761
    @bintuahmedosman7761 8 ปีที่แล้ว

    •••••• Esh qiysak Awale casri jir o joog Gobfilims Tnx idkuna wllo