Shacabka Muqdisho oo ka hadlay jabkii ay CXD kala soo kulmeen Jubaland.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 70

  • @alisham3413
    @alisham3413 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Thanks Ahmed madoobe waa nin sharaf leh o gob ah si gobanimo ah ayuu dhaqmay ❤Hassan wiilashii somaliyeed ayuu isku laayay badii iyo dhulkiina wuxuu u saxiixay cadaw oo waliba u sujuuday itobiyadii uu lahaa waa cadaw😎Ahmed madoobe iyo jubaland guulaysta goorwalba cadawgiina ha jabo Aamiin 🙏🥰

  • @alidamey2988
    @alidamey2988 วันที่ผ่านมา +10

    Anigu Waxaan Dhihi Lahaa...Talo,Adigaa Ku Noole,iyadu Kuguma Noola...Wallaahi.Mr.Axmed Madoobe Waa Masuul Gobannimo Weyn Sameeyey...Allaah Yacisag.

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 วันที่ผ่านมา +10

    Hassan tala xume ilaahay umada haka qabto insha allah

    • @najmanajma6752
      @najmanajma6752 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Aamiin idamka Ilaahay

  • @ubaxabshi5563
    @ubaxabshi5563 วันที่ผ่านมา +8

    Axmed madobe dhulkisa jogaa ee edab yeesha 😅😅😢

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Soomaali xassan oo kale baa ku fiican cidii is duleysana rabi wuu duleeyaa

  • @shh56726
    @shh56726 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Masakinta xamar kunool inta badan waa xoolo.

    • @Sunny45553
      @Sunny45553 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Adiga iyo kuwa caqliga badan leh inte degtan eebow

  • @nimonimco3063
    @nimonimco3063 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Hawiye hurdada ka kac wiilashada wadankodi lagu dhex gumaday u hiili. Amxaradu ku dul kadinayso. Wiilasha Somaliyeed calkoda lagu hoos dilay

  • @museosman8296
    @museosman8296 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Xasan dhiiqo ummada alle kaa qabay

  • @khadija-zy3zc
    @khadija-zy3zc 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Askarta somaliyeed sida ay udhaqmayaan ,waxaa cadaynaya gaajada iyo daryeel xumada ee ilaahay ha caawiyo calooshooda ushaqaysta yaasha xukumana ilaahay ha ka hordhaqaajiyo, aamiiin yaarabi

  • @DullotaHammate
    @DullotaHammate 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Horta maqdisho Bajaj umbaa kashaqeysa iyado casimada somaliya ah

  • @nimonimco3063
    @nimonimco3063 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Hawiye waa Dad hurda aqlina ma jiro. Wiilashodi Ethiopina baa lagu dalbaday oo wadankodi ku gumaday.

  • @Mahmeedahmed-b5z
    @Mahmeedahmed-b5z วันที่ผ่านมา +3

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk daarooooooooord hanlato ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @abdihafiidahmed8950
      @abdihafiidahmed8950 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      ❤❤❤❤

    • @Sunny45553
      @Sunny45553 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Daarod iyo hawiyo ma laga baxaayo inta kuwa adiga o kale ah ad nooshahiin

    • @FathaYusuf-j3m
      @FathaYusuf-j3m 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      DADKAAN WAXAAN LAYAABANAHAY IYAGOO DHALINYARO AH QABYAALADU QAADATAY SOOMAALINIMADU HAWAARTO FROM JIGJIGA

    • @abdihafiidahmed8950
      @abdihafiidahmed8950 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      @@FathaYusuf-j3m sxb waxa qabyaalada nabaray waa qaabdhismeedka dowlada. 10sano kahor kenya jogay makala aqoon qabiilada. Somalia imid shaqa doona ahaa. Xafiiskasta qabyalada taalo.
      2qof haday mel fadhiyaan rerkena iyo reer hebel bay kahadlayaan.
      Dhalinyerada dalka dhaxdooda isuma adegsadaan qabiilka lkn markay siyaasad lagasho waa shayga keliya lagu hardamo 🤣🤣🤣

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 วันที่ผ่านมา +3

    Hassan sheekh waa in uu iscasilaa ,dhul aadan garanayn ku duul waa inkaar,Hassan sheekh ciidanka waa uu lug gooyey,gardaro ayuu ku duulay ,ilaahay na waa jebiyey

  • @ahmedrashidhajijama3212
    @ahmedrashidhajijama3212 วันที่ผ่านมา +1

    Maanshaa Allaah shati baluga waa somli dhaba.

  • @yussufahmed2984
    @yussufahmed2984 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Yaa Khaladka iska Leh ma Ahmed madoobe mise Xasan 😢😢

    • @Soofehirre11Maxamed
      @Soofehirre11Maxamed 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Xasan dhiiqo ha dhaco😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Youmumshouse
    @Youmumshouse 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Yarka shatiga blue ah qabo he is one smart brother waa wadani

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 วันที่ผ่านมา +2

    Waxaan tala siina bajaajlayaasha ,hadaad aragtaan kuwo bajaajka dad ku dhibaatayna isugu taga oo so xira askarta daacadfa u dhiiba..waxaan sida u leeyahay
    Haddii bajaale dhib shacan u gaysto adinko dhan ba la idinka baqa shaqadiinayna dhaawace. Ha sahlanina

  • @mohaasifamily7935
    @mohaasifamily7935 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Midkaan sidii ilmihii uhadlaya muxuu ahaaa

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kkk geesiyaashii qaranka

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 วันที่ผ่านมา +1

    Mnsha allah wiilka shaati buluuga ah

  • @ArashiidFaarax
    @ArashiidFaarax 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Hawiye daarood ayaa dawladaan udhisey iyagiibaana iska baabinaya

  • @Soofehirre11Maxamed
    @Soofehirre11Maxamed 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan dhiiqo dalka halagaqabto😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @muktarige9966
    @muktarige9966 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan wuxuu noo jabiyey kenya iyo ethiopia

  • @saalimshariif3964
    @saalimshariif3964 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Dhiiga walaahooda iney daadiyaan hadeey diideen ceeb ma aha iney Ka cararaan si kale hadeey tahayse wax iraahdo ma aqaan

  • @muqdisho1213
    @muqdisho1213 วันที่ผ่านมา +1

    What you mean QARANKA ?

  • @fadumomuse9591
    @fadumomuse9591 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan iyo xamsa ayaa maa qaawiye ilaahay ceebtooda maa asure dhaalinyardi somaliyeed ayeey iska hor geeyin

  • @Youmumshouse
    @Youmumshouse 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    He embarrassing us and himself asago wadan dhan lagu aaminay aya manta ciidankeni Kenya cabsi isaga dhibeen hawiye nimo cidi ogu hilinayso ayaga waaye but gurgurte is embarrassment to our country and our people he must resign Immediately ASAP

  • @alinormohamed8315
    @alinormohamed8315 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Shacabka muqdisho malabadaan xariifaa??!!

  • @hodandahir8111
    @hodandahir8111 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wa ka xumahy in wilsha Somali o is dilyan 😢

  • @ArashiidFaarax
    @ArashiidFaarax 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    WAXAAN WAA USC OO DAGAALKUSOO QAADAY JUBALLAND WAAN IDIN WASAYNAA WASAKH QABYAALADI INDHATIRTEY WAXAAN DHEGAYSTA

  • @farhanabdi1102
    @farhanabdi1102 25 นาทีที่ผ่านมา

    Gardaradii iyo aabigii la diid eedna laga qaadye
    Guutooyinkii xamar kayimid xaalku Ku xumaaye

  • @saynab7503
    @saynab7503 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Gur gurta usab ah

  • @shh56726
    @shh56726 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Meey yirahdsn Xassan munafaq ha iscasilo.

  • @bby6
    @bby6 วันที่ผ่านมา

    Shacabka muqdisho ad shegtan sow ku wi laha marki Hassan munaafaq u hubka la so dagay o madaxweyne dani yiri marwalba puntland state diyaar bay utahay wada hadal reer muqdisho waxay lahayen odaga no dani bay ku jeedan kulelka gaaray no dad wax kala og ma joogan meshan muqdisho la leeyahay war Hassan dhiqo intad madaxweyne ugu yeeraysan wa khasareysan inta yar o caqliga leh ban lahadli

  • @CabaasSalaad-y4v
    @CabaasSalaad-y4v 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan gurguurte ilaahey dalka iyo dadka alpha ka qabto aamim

  • @baadodhugad4157
    @baadodhugad4157 วันที่ผ่านมา

    Indhahaaga hadday nacayaan Cadawgeennaa ku farxaaya

  • @ahmedrashidhajijama3212
    @ahmedrashidhajijama3212 วันที่ผ่านมา

    Midkan Okiyalaha Dumarka qaba waaba Nacas.Okiyalaha DUMARKA MA QATERN

  • @ahmedrashidhajijama3212
    @ahmedrashidhajijama3212 วันที่ผ่านมา

    Jega xiirka shati baluug cade ma aha.

  • @ArashiidFaarax
    @ArashiidFaarax 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Taariiqda dib uraac

  • @AbdulrahmanAbdul-v1j
    @AbdulrahmanAbdul-v1j 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Siriq loo dhigi ehaad a mdoob rsakabooni

  • @baadodhugad4157
    @baadodhugad4157 วันที่ผ่านมา

    Haniyo jabin Askartu waxay nacayeen in ay Soomaali dilaane

  • @HanadMohammed-f1h
    @HanadMohammed-f1h 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😅😅😅😅😅😅😅

  • @user-sr86ui3xsuexi
    @user-sr86ui3xsuexi วันที่ผ่านมา +1

    XASAN SHEEKH haduu miyir qabo, siyaasina yahey HA IS CASILO

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 วันที่ผ่านมา

    Mooryaan talo xume xasan ku raaca khalad kasta idikaa u aayi

  • @IbrahimCaliFarah
    @IbrahimCaliFarah 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Ahmedcismaan-y1i
    @Ahmedcismaan-y1i 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waar Bisadna ma tihid qdhmuun baa tahay

  • @HanadMohammed-f1h
    @HanadMohammed-f1h 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂

  • @ArashiidFaarax
    @ArashiidFaarax 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Daarood hawiye haysgalaan soojoogso diidaye waa inayjabaan daarod aqoon

  • @Abdikahinshukri-gx2cb
    @Abdikahinshukri-gx2cb วันที่ผ่านมา

    KKKKKKK XASSAN USHEEGA MEESHAN JUBBALAND WEEYE MAAHAN KOONFUR GALBEED IYO HIRSHABEELE IYO AHLU SUNNA O LACAG LAGU QABSADAY MARKAY DOWLADA MUCAARADEEN MEESHAN RAG BAA JOGAA ADUUNYADA DHAN ANAN KU BADALANEYN JUBALAND

  • @omarabkr-pw5gi
    @omarabkr-pw5gi วันที่ผ่านมา

    Dabaalka okyalka sita nacas waaye

  • @Ilyas-d7l
    @Ilyas-d7l วันที่ผ่านมา +1

    Wiilka shaarka ayaa kun iyo kow jeer kaga fiican wasiir tiktok arimaha milatariga wiilkannhalagu bafalo wasiir tiktok eelay wiiqa xunka ah subxaana laaha

    • @najmanajma6752
      @najmanajma6752 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Waa Raxanwayn caqli badan laakiin inta kale waa Hawiye futo madoobe

  • @user-sr86ui3xsuexi
    @user-sr86ui3xsuexi วันที่ผ่านมา

    CEEBTII RASKANBONI..Waxey noqoneysaa mid ku xusan taariikhda Somalia 🇸🇴 laguna dhigan doono iskoolada

  • @mahadqafqaf238
    @mahadqafqaf238 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Arintaan waxaan u arkaa
    guuldaradii la saa daalinayay
    Ee R.xamse iyo m.xasan ay caalamka ku jaahwareeriyeen
    Runtii waji gabixii biixi uga dhacay goojacade mid ka fool xun ayaa dawlada raaskambooni uga dhacay
    Dhanka kale A.madoobe in uu
    Guushaan gaaro yaa u fududeeyay shacabku ha isdajiyeen
    Dawladu siyaaso ahaan A. Madoobe wajigiisii madoobaa
    Ayay caalamka in ay tusiso
    Ku guulaysatay oo axmad madoobe cida uu fududaysay
    Cidi ma mooga
    arimaha bada
    M. Xasan iyo farmaajaba
    sharaf la,aan ayay somali
    Taariikhda u galiyeen buuga
    madow ee taarikhda dhimatay
    lagu qoro oo
    Itoobiya ayay dhulkii
    somaliyeed u hibeeyeen
    m.xasan iyo farmaajihii ka horeeyay
    Tusaale
    _______
    nin gurigaagi xoog kaaga
    haysta guri kale ma ka kirsyn lahayd????
    Hadaba itoobiya dhulbay xoog somali uga haysataa
    Sidee .xasan ugu dhiiraday in
    Uu dhul cisub uu u xallaaleeyo
    Amxaarka afka gaduudan

    • @najmanajma6752
      @najmanajma6752 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Hawiye Futo madoobe

  • @mrcartoon2022
    @mrcartoon2022 วันที่ผ่านมา

    Wallee saan miyaa waan wataa lkn waxaan aad ugu xumahay kuwa Kenya isku dhiibay. Waana in laciqaabaa taliya yaasha kala ah fanax iyo xasan ciraaqi. Sidoo kale wasiirka gaashaan dhiga . Uuna iscasilaa reysal wasaare xamse. 🙏