Firta uu marwalbo taago waa signal communication ah UPD means unc baan wali mission ku taaganahay ee ogaada Dameer iyo doonfaar ku wii dowlad u dhiibtay ama Somali nimo ka sugaayo waa ka doqonsan
Meesha waxa fadhiyo Ajnabi badan Madaxweyne Xasan na sheeko dher uw iska galay sidi in uuw Somali bas lahadlayo. Qudbad koban oo lafahmi karo aa fican markii Ajnabi joogan.
Qata maqashii wax na ha u qaban, markay khax ka yeedho ama aad fashilmatid bad iyo bari aad ii bisid, dagal sore aad bilowdid, dowladii ad magac qiimo iyo sharaf dishid, adoo katoshay shati UPD ah maqtigii na umada iyo dalka ka dhumiyey baad wali ku dhiiranaysaa inaad dad ka caqligooda ku ciyaasho munaafiq qow waxii ka liita u sheekee
Mr President Hassan shaikh Please forget about passted what happened ! Please Mr president Hassan shaikh Muhammad bring right ✅️ now the situation !!!!
Kuwa asaga clm waalan baa hdlkisa xisa u qabo o dhagsysanaa xasan bahne qadai u so cumay ma xasuusto markaas dadbaa ilaa hda dhagaha u taagaa bentiisa iyo munafaq nimadisa war badaa gadatay iyo ceebtii ka racday ciidanka.kenya isku dhibay fashilkaaga ma ka hdashid tuugow alla ku duley xasn anyax umad dal dad mid dhintay mid nool masjid dugsi quran iskuul maqbri me walba yaa ku baaraty meyd cashure xsan bahane ma dharge
Dulqaad kulahaa, sowdigan burburka wada, soo doga masaajidka ka soo qunuuda oo cunfi iyo nacayb wada. Tuug aan xishoon ayaad tahay. Ilaahow munaafaqan na mooti.
Af qoyan hadal ma dayo hadi muqdisho casimad somaliyed o lo so hayamay ahayd hadidise laga hayamay cidi dadka ka so celin lahayd melahay u hayamen rerkad ka dhalatay so mahan kuwa oranaya mahan xamar unaka leh od ugu horrayso adigu ha kugu filato muqdisho saxib
Kuwa idinka khayr badan rabi haydinku badalo sidhoqso ah
Aamin yaa Rabi
Meel aan isla xisaabtan iyo masuuliyad kajitin saan baa loohadlaa. Shalay baa deegaan nabad ah laweeraray. Ciidamadii soomaaliyeed la'isku laayey. Ciidamo badan baa ku dhintay. Kuwaa isku dhiibay wadamada dariskaa. Madaxwayne xataa maka dacsiyey wixii halkaas kadhacay.
Waa munaafiq af mcn yaan la aaminin somali waykubaratay inyaroo reernimo kugu taageeraysa mooyee
Yaa kaa baryayo tanazul baryo ma aha sxb munaafaq rer muufo
Hadal Macaanaa.oo.dhaqanxumaa
Waa dhaqanka munaafiq
😂😂😂 cimrigaa alle nama duleeyo
Bal ma aragtay
guul guul❤❤❤❤ guul
Madaxweyne adaa aabo iyo hooyo u ah kala tagga Somaaliya.
Alle Ummadda ha kaa horleexiyo.adiga iyo marxuumkaada.
Hadalkiisa dhan Nuxur maleh ..........Masaajidka Ilaahey ayuu ka soo naac naaceyn jiray jimce kasta.......
Qudbadii wasiirka ayaad qaadatay madaxweyne kahadal dagaalka aad kuqaaday jubaland iyo dagaalka siyaasadeed ee puntland iyo itopiya bada aad usaxiixday shidaalka aad usaxiixday turkiga iyo faidada umada somaliyeed ogu jirto iyo bixitaanka ciidamada shisheeye iyo itopia ciidanka aay dalka kaso buuxisay
Wasaaradda Wal barashood maybaa eed ingky edeb darooteey Ururka ISSA
Maxaad ku nice xoolo kaama wato,Kuma caayin, war illahay kabaqa oo aakhiradiina ha iska halayninna.
Firta uu marwalbo taago waa signal communication ah UPD means unc baan wali mission ku taaganahay ee ogaada Dameer iyo doonfaar ku wii dowlad u dhiibtay ama Somali nimo ka sugaayo waa ka doqonsan
Wali ma la dhageysanaya ninkaan war yaab dadkaan way sixran yahiin been badanaa
waa u camirayaan kaliya shilimadoodiina wey ka qateen xassan tuug
Abiy markuu arkay waa u sujuuday Gacantiisuu ursanayay.......Halsano ninku u dhaaranaayay inuusan la fariisaneyn...Uf.......Uf........Uf
War islaan allow yaa wax nuxur madaxwayna dal masuulka ah wax lafamo kuhadlay ood kafahanteen
😂😂mey hadaaba dhageysto goor horaa inaan dhageysto joojiyay madaama waxuu ka hadlayo aanan nuxur laheyn
maxaa hada kusogaliyey hadìi aand dhgeesaneen masheegi kartaa hadii aadn dhageesan
WAR DAD YAHAW MADAXDA DALKA MARNA ODAY SOOMAALI AH OO XUSHMAD INAGA MUDAN YAAN LA AFLAGAADAYN.
Somalidii kala tagtay in la isu keeno iyo loo joojin maayo isma qabtaan.
Doowladnimada soomaaliya waxaad kuriday ceelmadoow kahorleexa
ma kii baa cidi dhageysaneysaa, nahaab! kolba jubbaland, puntland waa lugu tufay, cid Kale u waran?
Hada xaajiga isaga maa isfaninayo ama umada somaliyed ayuu xal uhayaa.
Warya. Nac. Nac. Loma. Bahna. Dhibta. Iyo. Olalka. Somali. Katagan. Adakenay. X. Gurgurte. Ka. Ges. Kages ada. Dab. Saray
Hadalkiisa iyo ficilkiisu isma laha jubaland ha taxadarto
Habar Roob kuhayaa Habar walba in Roobku hayay moodaaa
Illeyn Ceeb looma geeriyoodo
Dawlad Fashilantay oo u baahan in lala xisaabtamo, iska hadlid macna daro ah dawo uma ahan
Mashaaa.alaah dalxureeye soonoqo markale
Dalka la xoreeyey ma Coos weynaa mise Raas kambooni ??
😂😂 sorry afkii uun ba iska bartey waxba ma xoreyn isagaaba is xore oo dhunkanayo kii waagi etobiya hotelka ku xiran jirey
Haka yaabin taas
Meesha waxa fadhiyo Ajnabi badan Madaxweyne Xasan na sheeko dher uw iska galay sidi in uuw Somali bas lahadlayo. Qudbad koban oo lafahmi karo aa fican markii Ajnabi joogan.
Kuwa uu kanu hor fadhiyaa ba'ay
Ilaahaw umadaa masaakinta ah u sahal, waar intaa dad walaalihiin ah oo tashaday ku mashquulaysaan waxan iska hor qaada
USC ma u soo shaqaysay ?
Horta ma ogtihiin xasan inaanu caadi ahay walee.. afkiisa iyo dhagihiisu isma maqlo 😂😂😂😢😢😢
MUNAAFIQ
Hassan gurguurte wadanka qof iyo qor in la isu qaato ayaad kuwadaa 😂😂😂😂😂
Warkanwaxadhagaysana yoohortaagayahay yaalayaabanahay
oo waxaan yaa u dirsadey ma macalin ba awey heshiis bada maxaad inoo qaris oo ku hoos jira heshiiskaas noo soo bandhig anaga studenti ma nahin
ABRAHAM MIYAA LAHY MIYUU NOO NOO KEENAY HADANA MADAX WEYNIHII?
MIYAA LAGU SOO PROGRAM IYEY ?
ALLOO NOO SAHAL .
ALLOOW WAX KA KHEYR BADAN NOOGU NADAL.
Yaahuuu ewelaan yaabaay faruureyo fiqi dhala 🤔
Munaafaqa Xoolo ah Allow kan nadhaafsii Soomaali Baddaheeda iyo Dhulkeeda waa iibsaday halagu Mudaaharaado oo hala Afgambiyo Wankan Itoobiya Ciidamadeeda Baddaheena imaanaya sidee ku aqbalay aawayeen kuwii la socday maxay nooga qaban waayeen mise lacagtaa la qeybsanayaa lagu iibsaday............
Qata maqashii wax na ha u qaban, markay khax ka yeedho ama aad fashilmatid bad iyo bari aad ii bisid, dagal sore aad bilowdid, dowladii ad magac qiimo iyo sharaf dishid, adoo katoshay shati UPD ah maqtigii na umada iyo dalka ka dhumiyey baad wali ku dhiiranaysaa inaad dad ka caqligooda ku ciyaasho munaafiq qow waxii ka liita u sheekee
Mr President Hassan shaikh
Please forget about passted what happened !
Please Mr president Hassan shaikh Muhammad bring right ✅️ now the situation !!!!
Ma nexe bilaa damiir ah oon maskaxiyan daganayn waaye. 100 wiil oo Soomaali ah oo CXDalka ah ayuu isku dilay 4 saac gudohood, xitaa kama muuqato inuu ka xun yahay! Wuuba iska farax-sanyahayba!
Tacliinta Adbaradtay & tad dhalinyarada Adbaretsay madhaqankan Hada Aad dalka umaamuleysa wixii lagubaray Adna dadka Adbareyesay mise weykabalney otan Adkudhaqmeyso kabadalan somaliya jamacadeheda Laguma dhigijirine sosheg dhaqankan Adkudhaqanto Adoo madaxweyne Ah xagee kusobaradtay xasanow socadee dalka kumad barane
Hadal maacanida dhaqankeda in laga helo fiicnan laheda
Saas uuhadlaya barina gobolkaluu kuduulayaa
Hassan tuug Aya u shegee
Xasan xolo munafaq ilahayumada hakaqabto
13:19 dadkii meesha joogey baba yaaban bal fiiriya
dowladnimada la eeday waxaa ka fiican nin waliba geeliisa iyo beertiisa ku haysto
Ninkaan ma doqonbaa mise Waalan yahay dowladnimadii Yaa baabiyay adigaa baabiyay wadankii xaraashtay waxaad moodaa caruur inuu u sheekaynayaa
Wax nafleh noomaad sheegin budhuu budhuu looma baahna
Kuwa asaga clm waalan baa hdlkisa xisa u qabo o dhagsysanaa xasan bahne qadai u so cumay ma xasuusto markaas dadbaa ilaa hda dhagaha u taagaa bentiisa iyo munafaq nimadisa war badaa gadatay iyo ceebtii ka racday ciidanka.kenya isku dhibay fashilkaaga ma ka hdashid tuugow alla ku duley xasn anyax umad dal dad mid dhintay mid nool masjid dugsi quran iskuul maqbri me walba yaa ku baaraty meyd cashure xsan bahane ma dharge
Markaad lacagta jeebka soo gashatey maad dulqaad ku dhaqeysa stop laying
Dhibaatada aad adigu samaynayso ayaa ka badan tii dhacday.khaayul wadan, xasan sheekeeye, miyuu qudbadaynayaa mise sinbiruu u sheekaynaysa kkkkkkkk
Mujrim ilahay kuqabay
😂😂munaafaqu 5 afbuuleeyay mana guulaysto shit waxaas0
Guul dowlada qaranka Soomaaliyeed. Guul midnimada Umada Soomaaliyeed. Guul ciidanka qaranka Soomaaliyeed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Bada maad kahadashid. Iskadaa hadalada kale
Hassa n Gurgurta hawarta waas
Waryaa xishoo oo Alle ka baq! Ninkaan waa Astaan Qaran waa Madax wayne dal dhan! Hadii uu xunyahay xitaa waa khalad in aad cayso!
Waxa tahay qof bilaa dhaqan wax edeb leheen. orod bax ee wax un baro 🤢.
MOORYAANTA MAXEEY AFLAGADEYEEN MADAXWEYNE MAXAMAD CABDULAAHI FARMAAJO.
MAANTA KII SHALAY CAYNAYEY FARMAAJO MAANTA ASAGEY HAYSATAA.
@@osmanmohamed4760madaxda lama caayo blse madaxweyne Kano Kala ah lama yiraahdo astaan EE waaa khaainul wadan
Guur guurte😂
Dulqaad kulahaa, sowdigan burburka wada, soo doga masaajidka ka soo qunuuda oo cunfi iyo nacayb wada.
Tuug aan xishoon ayaad tahay. Ilaahow munaafaqan na mooti.
Kuwakudhgaysanawahayo
Badii somaliyed ayaad iibsatey mida dhegahada iyo afkada isma maqlan waxaad shalay ad diiday ayaad manta samaynaysa dhulboob nin jeclaysi dowladnimadii ayaad qooysa ayaad kusoo koobtay
waxaan layaabay waxaan dadka uu u yahay madaxweene wali. waa dameer iska qeelo bartay. hadal hadal kaliya buu yaqaan waxaani kkkkkkk
Guul saasa la rabaa
Dhuuxoow Jedi inaad saamajiidiyo sanqadhtirasho kaladaa
Dhuuxoow Jedi inaad saamajiidiyo sanqadhtirasho Kanadas
Fashil baad ladhalatay
Doqon xaar wayn adaa maanta ka diray xasan hunguri qabyaaliiste tuug ayaad tahay
Hasan you're nothing (Big Zero)
Waryuuu iskadhadhicinayaa
Baraka ALLAH FEEEEEK iLaahey haku xafido oo haku Barakeeyo Mudane Madaxweyne Sheekh XASAN IF IYO AAKHIRO Guulayso Guulayso oo Soomaali Weyn Ha Guulaysato 🤲🩵🫡 AMIIIIIN❤
Hasan gurgurta manta waxa tahay madax weyne lkin wa tagesa malin dhaw ama umada khalad ama wadanka gado waxa tahay madax weynihi ogu xuma abid so maray somaliya munaf labo wajila ah aya tahay
mw@@MuqtarCabdi-s4q mw waa saxanyahay wuxiu mamulaa dad jeel kujira oo waalan dee madax waynakasda maqaldana ee shicibku hays sasaxo
guul mw guul ❤❤❤❤ kusoco oo soomaali uducee abo walidaatahay
@@safiasheikhahmed5170 gul dareeysa waligaa xasan baahney adi iyo inta daba dhilfka ku ah ee reereebkaaga cun
Shalayns intuu madaxa hoos u dhigay, sujuud ayuu gacanta Abiyey dhunkaday sida ciidan jaabay oo naxariis ka baryaya cadaw aan nixin oo awood badan!
Waa markii goboladii dalkiisa Somaalia Italiana, Ethiopia kaga adkaatay ee ka caramelises ee uu ogaadey in uu keligii iyo Abgaal taagan yahay !
Ufff
Faking tuug biliiliqo
Marba Hadaad Millitary in aad wax ku xaliso isku dayday marxaladan wadanku kujiro, Mooriyaanimadii ree Hebeloobe umbaad lasoo baxday. Axmed anaa la dhashay dadna ugu neceb. Lkn talaabooyinka aad qaadeyso waa in aysan noqonin mid xaalada uga sii dari karta. War Hadalkeyga gaadhsiiya Xayawaankan.
❤Bravo Erdoğan❤Save his interest in Africa and yourself before Donald Trump arrives !!!!!!!!!!
Adiga ayaa kow ka ah waxa wadanka burburinaaya
Maxaad dpwlad ka taqaanaa adoo dameera
QASABQASAB KUYEEEL AY AY DHALAY DHULKII SOMALIYEEDBAD CADAW SIISAY
Tuuk waatuk munafukh
Xasanoow u tudho aakhiradaada awoooooowe 😂😂😢😮😢😅😊
Af qoyan hadal ma dayo hadi muqdisho casimad somaliyed o lo so hayamay ahayd hadidise laga hayamay cidi dadka ka so celin lahayd melahay u hayamen rerkad ka dhalatay so mahan kuwa oranaya mahan xamar unaka leh od ugu horrayso adigu ha kugu filato muqdisho saxib
Allah xafido Dalxoreeye 🤲🏼.honourable Mr President Xassan Sheikh.
Waa tuug aanxishoon oo been low ah
Subscribed Anfac Media
🫏 🫏 🫏 🫏 🫏