Sidee Ayaa Online Lacag Looga Sameeyaa | $500 Bishii Formula

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ต.ค. 2024
  • Salaam
    Hadaad jeceshahey in aad website laguu sameeyo , ama Course rabtid, fadlan number kan nagala soo xiriir +252905582875
    👉 Services gellebashir.com/
    👉 Dalbo Course ama Website WhatsApp Link wa.link/zjb442
    👉 Kusoo Biir Course - gellebashir.co...
    👉 Aqri Maqaalkan - gellebashir.co...
    👉 Register Binance - accounts.binan...
    👉 Register Skillshare - skillshare.eqc...
    👉 Buy Domain - namecheap.pxf....
    ✅ FOLLOW ME ON INSTAGRAM / gelle_bashir
    ✅ SUBSCRIBE GUYS
    Gelle Bashir Academy:
    👉 gellebashir.co...

ความคิดเห็น • 336

  • @GelleBashir
    @GelleBashir  4 หลายเดือนก่อน +16

    🔥 Ogaysiis, Ogaysiis, Ogaysiis🔥
    Koorsadeenii ku magacawneed "Crypto Bilaw Ilaa Dhamaad, Af:Somali", way soo idlaatay duubisteedii, waxaana shaacin doonaa -Eeb idamkii 1 bisha juun, hasa yeeshee 100-ka qof ee u horreeya ee sii iibsada koorsada inta aan la gaarin 1 bisha juun, waxay helayaan qiimo dhimis dhan 10%. Ka faa'idaysi wacan.
    Booqo website-keena ah "gellebashir.com", oo halkaa ka soo dalbo koorsada, ama ka soo dalbo WhatsApp number-kan: +252-90-5582875. Amaba guji badhanadan kuu muuqda.

    • @BushraShucayb
      @BushraShucayb 24 วันที่ผ่านมา

      Sidee uheli karna wll wax aad shegaysay

    • @abdifatah4444
      @abdifatah4444 9 วันที่ผ่านมา

      Asc​@@BushraShucayb

  • @suheeybofficial
    @suheeybofficial 6 หลายเดือนก่อน +152

    Wll igulasali xabiibkeena maxamed Scw scw❤

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 6 หลายเดือนก่อน +2

      Sallalaahu caleyhi wasalam

    • @UmmuHannaRowda4422
      @UmmuHannaRowda4422 6 หลายเดือนก่อน +2

      Salalahu caleyhi wasalam

    • @AxmedMaxamed-nj4lg
      @AxmedMaxamed-nj4lg 6 หลายเดือนก่อน +1

      Scw

    • @edilupdy6438
      @edilupdy6438 6 หลายเดือนก่อน +1

      اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين ♥️♥️♥️♥️عليه افضل الصلاة والسلام 🤍🤍🤍

    • @SuhaybasayidSuhaybasayid
      @SuhaybasayidSuhaybasayid 5 หลายเดือนก่อน +1

      Sallalaahu calayhi wasalam ❤

  • @KowsarDahir-ts6to
    @KowsarDahir-ts6to 5 หลายเดือนก่อน +36

    Ku salin nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @NajmaCuisine
    @NajmaCuisine 5 หลายเดือนก่อน +39

    Xabiibkeena MAXAMED Scw aan Ku salino Axbaabii Fil-Caqiida.
    اللهم صلي وسلم على عبدك ورسولك محمد ابن عبد الله⁦❤️

  • @KHAIRUL_DIIN
    @KHAIRUL_DIIN 6 หลายเดือนก่อน +13

    Bilow howsha adoo bardhamaadka isha kuhaya waa qoraal aan ka akhriyey qeyb kamid ah buuga eat that frog 🐸 laakiin hadalkaaga ayaan kusoo xasuustey oo ah bilow adoo $500 isha ku haya guuleyso ustaadii ✅️🙏

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  6 หลายเดือนก่อน +3

      Thanks wll

  • @cabuud16
    @cabuud16 6 หลายเดือนก่อน +8

    Sidee bad ku sameen karta 1000dollar Bishi ?? Aniga aya sameeyo walaalkeena hadalkiisa waa sax , qofki rabo Waan caawin ilaah dartiis

    • @ALNazzawi77
      @ALNazzawi77 6 หลายเดือนก่อน

      Inte kaso qabta

    • @dagan-o1b
      @dagan-o1b 6 หลายเดือนก่อน

      anagaa nawalaysaan

    • @aaminamuuse6996
      @aaminamuuse6996 6 หลายเดือนก่อน

      Wllo I bar anaa donayee😢

    • @SahroIsaaq
      @SahroIsaaq 3 หลายเดือนก่อน

      Sxb xagee kaa soo qabta😢

    • @ph24channel83
      @ph24channel83 3 หลายเดือนก่อน

      Nigaa rabee icaawi wllky

  • @Feynuska-diinta.
    @Feynuska-diinta. 4 หลายเดือนก่อน +14

    Wll kusali xabiinkena scw scw ❤

  • @Cabdulaahicabdicali-c5p
    @Cabdulaahicabdicali-c5p 3 หลายเดือนก่อน +2

    Annual kusalino nabigeene suuban ee muxamed scw scw scw❤❤❤

  • @janomusic4783
    @janomusic4783 6 หลายเดือนก่อน +4

    Thank you sxb markii aan dadwaday muuqal aad leedahay go`aan waxan ku gaadhay in anan make money online niche ka hadlin channelkayga cusub waxan kaga hadli doona education because education iyo aqoon guud ayaa ka lacag badan si marka loo eego

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  5 หลายเดือนก่อน +3

      Guuleyso wll

  • @SiciidMaxamed-o2r
    @SiciidMaxamed-o2r 6 หลายเดือนก่อน +5

    Hore u soco saxiib Ustaad si Daacad ah Dhalinyarada u dhiirigeliya.

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  5 หลายเดือนก่อน

      Thanks wll

    • @Umuyousouf
      @Umuyousouf 5 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@GelleBashirwllo sual geele youtoup ka ma dibada ayunba lagasamaynkara wayo hargeisa joga dadkiba dibada aya lagasameya halkan hargeisa majiro ba laynidhah bal wllo noo sheg inta

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  5 หลายเดือนก่อน

      @@Umuyousouf may wll, wa danka gudahisa wad ka sameysan kartaa

  • @ilyaasnuuriye6423
    @ilyaasnuuriye6423 6 หลายเดือนก่อน +10

    Ustaad hadii aanan rabin inaan wajigayga kasoomuuqdo kawaran sidee looxalinaa ustaad mahadsanid geele bashir

    • @daawoshow3541
      @daawoshow3541 5 หลายเดือนก่อน

      Tas anaa ka xalin karo oo service kaas ku qabanaayo ila soo xiriir

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  5 หลายเดือนก่อน

      wuu jiraa kas waxa la dhahaa faceless youtube wn kaso hadley

  • @barkhadsahardiid4150
    @barkhadsahardiid4150 6 หลายเดือนก่อน +9

    Ana u horeeya hore usoco ustaad

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  6 หลายเดือนก่อน +1

      thanks wll

  • @ahmedsalaad5995
    @ahmedsalaad5995 6 หลายเดือนก่อน +6

    Wcs Ramada Mubarak

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  6 หลายเดือนก่อน

      ramadan wanagsan wll

  • @Mahamed697
    @Mahamed697 6 หลายเดือนก่อน +5

    Thanks zxp geele aad baad u mahad san tahey الله يحفظك

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  6 หลายเดือนก่อน +3

      adaa mudan wll

  • @MrBowbowle
    @MrBowbowle 6 หลายเดือนก่อน +6

    Mahadsanid wll waa fursad muhiim ah

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  5 หลายเดือนก่อน

      Ada mudan wll

  • @Cutecat-l2o
    @Cutecat-l2o 6 หลายเดือนก่อน +4

    Best youtube chanell furta kaas baa ugu haboon wlhi

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  6 หลายเดือนก่อน

      thanks wll

    • @SuhaybasayidSuhaybasayid
      @SuhaybasayidSuhaybasayid 5 หลายเดือนก่อน

      De wlo youtoup si losameyo wankudakaya side waxa losameya

    • @SuhaybasayidSuhaybasayid
      @SuhaybasayidSuhaybasayid 5 หลายเดือนก่อน

      De wlo youtoup si losameyo wankudakaya side waxa losameya

  • @bro-Abdi
    @bro-Abdi 6 หลายเดือนก่อน +5

    Facebook. TH-cam iyo blogger waan sameyay lkn somalia 🇸🇴 adoo jooogo lacag kuma xiran kartid. Geele bashiir dadka inaa qurbaha wada jogaaa cml wax ugu sheegtaa. Runta usheeg wadanka Kama shaqeeyo dheh.

    • @Abaalfx
      @Abaalfx 6 หลายเดือนก่อน

      Waa runtaa sxl muhiimadiisa waa course ka

    • @bro-Abdi
      @bro-Abdi 6 หลายเดือนก่อน

      @@Abaalfx Haa focus waxa saarayaan dantooda kaliya. Adoo somali joogo social media lacag kama samayn kartid. TikTok. Facebook. Blloger. Iyo qaar kale. Waxa qasab in wadanka ka baxdo Ama qof kale u dhiiibato. Waa ku daalay zxb walhi

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  6 หลายเดือนก่อน +1

      intee dhalinyaro Somalia joogto lacag ka sameeyo social media yaha , bro aada laga rabaa in an xalisid payment system ka

  • @AsadAbdisalan-os6op
    @AsadAbdisalan-os6op 6 หลายเดือนก่อน +8

    Waku salaamay ustaad🎉❤

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  6 หลายเดือนก่อน +1

      wan ka qaadey wll

    • @CabdiraxmaanGeedi
      @CabdiraxmaanGeedi 5 หลายเดือนก่อน

      .​@@GelleBashir

  • @heeganbuuxa-tx1te
    @heeganbuuxa-tx1te 5 หลายเดือนก่อน +3

    geele mahadsanid bro soo gudbintaada lakin 4 bilood waxaan shaqeyn karaa ugu yaraan 10,000 oo pound xoogeyga anigoo ku shaqeynaya,sidaan waa waqti kudhis madhahday ama in caajis laga dhigaayo shaqadi xirfadda ama aqoonta aheyd

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  5 หลายเดือนก่อน +1

      waa sax lkn agow business online lacagta kaso gasha bilba bisha kasi dabeyso wey ku siyaadeysa hadii ad adiga wadid shaqadi, weyna fududahey oo ado meelkasta jooga lacagtas wad shaqeysan kartaa lkn hadad xanuunsatid ama shaqadaba laga eryo amaba aad gabowdid ma wadi kartid xamaaliga markasta.

  • @NuuraAxmed-vi2uv
    @NuuraAxmed-vi2uv 5 หลายเดือนก่อน +7

    Wllyal iga cawiya blogging plz alleg darti wan u bahanhy ❤😢

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  5 หลายเดือนก่อน

      nala soo xiriir wll

    • @NuuraAxmed-vi2uv
      @NuuraAxmed-vi2uv 2 หลายเดือนก่อน

      @@GelleBashir hkle kla so xidhidha wll plz ishe icwan ireb alleh dartiis

  • @yakubhussein4256
    @yakubhussein4256 6 หลายเดือนก่อน +7

    sxb dhalinyarada blogging ka ku cusub ku dhiiragali Mahadsasnid!.

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  6 หลายเดือนก่อน +2

      ok wll

  • @abdikadirjama1168
    @abdikadirjama1168 6 หลายเดือนก่อน +1

    SXB MAHADSANID RUNTII WAXAD NOOSOO GUD BISAA WAX QIIMO LEH.......WAAA KUMAHDSANTHY WAKHTIGA AAD GELISAY INAAD SOO GUD BISO BARNAMIJKAAN QIIMAHA BADAN.

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  6 หลายเดือนก่อน

      Thanks wll

  • @GAANI.
    @GAANI. 5 หลายเดือนก่อน +5

    Mahadsanid macalin❤

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  5 หลายเดือนก่อน

      thansk wll

  • @Sakariye_cade
    @Sakariye_cade 6 หลายเดือนก่อน +5

    Gelle Bashiir keep going💯💯

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  6 หลายเดือนก่อน +2

      thanks wll

  • @malyuuncabdinaasir6261
    @malyuuncabdinaasir6261 6 หลายเดือนก่อน +4

    Ramadan wacan geele

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  6 หลายเดือนก่อน

      ramadan wanagsan wll

  • @cabdlecali
    @cabdlecali 6 หลายเดือนก่อน +29

    mahasanid zxp keep going

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  6 หลายเดือนก่อน +4

      thanks boss

    • @abdiqhaliqmohamed5853
      @abdiqhaliqmohamed5853 5 หลายเดือนก่อน +1

      Bro intee kalaso xeriraa​@GelleBashir

    • @AliFaruk-wn8kq
      @AliFaruk-wn8kq 5 หลายเดือนก่อน +1

      Farukaliyu ​@@abdiqhaliqmohamed5853

    • @hassanabdi1984
      @hassanabdi1984 5 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@GelleBashiradiga hal mar ayaan waxa aad shegtay qaatay mana ilawin saxib beenta

  • @SacdiyoIbrahim-ni4zm
    @SacdiyoIbrahim-ni4zm 4 หลายเดือนก่อน +2

    Walaalo mad iifurtiit qayr allaah hakusiiyee ❤❤❤

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  4 หลายเดือนก่อน

      thanks wll

  • @sekeriyecabdi
    @sekeriyecabdi 5 หลายเดือนก่อน +3

    𝐭𝐡𝐚𝐧𝐤𝐬 𝐩𝐫𝐨𝐭𝐡𝐞𝐫

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  5 หลายเดือนก่อน

      welocome wll

  • @FaadumoAbdinaasir-s9x
    @FaadumoAbdinaasir-s9x 5 หลายเดือนก่อน +2

    Wryaa sifiican iifqhansiiya

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  5 หลายเดือนก่อน

      fadlan number kan nagala soo xiriir +252905582875

  • @AnabMohamad-wu3lf
    @AnabMohamad-wu3lf 4 หลายเดือนก่อน +1

    Waa mahadsantahay good lesson. 🎋

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  4 หลายเดือนก่อน

      Ada mudan wll

  • @abdirizakmohamed7685
    @abdirizakmohamed7685 5 หลายเดือนก่อน +2

    Zxp gelle i.n wanbilaabaa Isla hada waana kaaga mahadcellinaa thanks wll

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  5 หลายเดือนก่อน

      guukleyso mudane

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 5 หลายเดือนก่อน +2

    Jazaakalaahu khayran ❤🇨🇦

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  5 หลายเดือนก่อน

      adaa mudan wll

  • @MuhsinMuhumed-dn2bz
    @MuhsinMuhumed-dn2bz 5 หลายเดือนก่อน +3

    Mahadsanid pro 🎉🎉

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  5 หลายเดือนก่อน

      welcome wll

  • @Waddaag
    @Waddaag 6 หลายเดือนก่อน +1

    Aniga Commitmentigaa Igu Adag Consistencygaa Igu Adag

  • @CabdulaahiXuseen-y7c
    @CabdulaahiXuseen-y7c 6 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid zxp Allaha kubarakeeyo sida quruxda badan aad wax noogu soo gudbiso

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  6 หลายเดือนก่อน

      thanks wll

  • @kowsarali2757
    @kowsarali2757 4 หลายเดือนก่อน

    Inaa lilaah wa inaa ilayhi raajicuun waa tii nagu xaday

  • @abdihakiinibraahimdayax1775
    @abdihakiinibraahimdayax1775 4 หลายเดือนก่อน +1

    Umada wax run ah usheeg oo faa,iido leh
    Sidan ku arko waxad donaysa in aad hesho views

  • @cabdikariimaadanaxmedaxmed3488
    @cabdikariimaadanaxmedaxmed3488 6 หลายเดือนก่อน +7

    Lcg ciid isoodir pro 😢❤

  • @Xabiiba-l1u
    @Xabiiba-l1u 5 หลายเดือนก่อน

    Kawarama walaala faafinta diinteena ayada oo laguna faafinaayo qeybaha kaladu ee shegaayay walaalkeen geela

  • @CUNTOMACAANAHCHANNEL
    @CUNTOMACAANAHCHANNEL 5 หลายเดือนก่อน +3

    TH-cam ayan jeclahay in an hormar kagaaro,Illahayow riyadeyda i rumee

  • @ayanlemohamud1932
    @ayanlemohamud1932 4 หลายเดือนก่อน +1

    Bro. Adiyo inta farsama yaqaanka baa ka sameen lahaa oo lacagtaas ka dhalinlahaa

  • @abdirahmanmohammed9669
    @abdirahmanmohammed9669 5 หลายเดือนก่อน +2

    Mahadsanid ustd

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  5 หลายเดือนก่อน

      adaa mudan wll

  • @Qaysqaysarshorts7709
    @Qaysqaysarshorts7709 6 หลายเดือนก่อน +3

    Inader copyrithg ka see layskaga ilaliya youtube ka wll❤

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  6 หลายเดือนก่อน +1

      simple video aadan lahayn hasoo dhigin , hadad soo dhigeysidna wax kusoo dar oo asoo tabtiisa ah haso dhigin

  • @yamiinsport
    @yamiinsport 6 หลายเดือนก่อน +2

    Asc ramathan kareem sxb hore usoco

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  6 หลายเดือนก่อน

      thanks wll

  • @MohamettAbdiNur
    @MohamettAbdiNur 6 หลายเดือนก่อน +2

    Zhp gellow Sidee youTube ka loo promote gareeyaa

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  5 หลายเดือนก่อน +2

      google ads lagu sameyaa markas kasi doraneysa youtebe ads

  • @KismaayoJubba
    @KismaayoJubba 5 หลายเดือนก่อน +1

    Aad iyo aad teacher gella

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  5 หลายเดือนก่อน

      adaa mudan wll

  • @XafsaCabdi-g2g
    @XafsaCabdi-g2g 6 หลายเดือนก่อน +3

    Walalo wax badan baa iga maqanaa wllo

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  5 หลายเดือนก่อน

      soo dhowow hada wll

  • @MusdhafXusen-h3s
    @MusdhafXusen-h3s 10 วันที่ผ่านมา

    Ma iga caawi kartaa waa jeclahay in aaan barto seda looga sameyo fezbook iyo yutup waa hamiyaa markasata lkn waa igu adagtahay

  • @hazzanabdullahisalaad7585
    @hazzanabdullahisalaad7585 6 หลายเดือนก่อน +2

    Zxb nin gun aa thy wlhi codsiyo bdn kuso direy wa iaqbashy lkn wx aa iqabtey ila hada ma arkin ilhy ka cabso wll wx aa dadka anfacynin oo waqti io qarash noga baxayo hanagu dalin dhalin yaro mustqbl leh oo wx barto nahy niyada ina no dhisto mesha ha noga tagin
    Hda bari wx noqno hda naga dhigey oo kugu faneyna lkn ina si xun nayesho wa wx laga fiican yhy plz plz hana lug goynin wllaha somaliyed nahee

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  5 หลายเดือนก่อน

      intaas oo information ah hadan free kugu sheegay kuna sharaxey , maxaa kalo rabtaa, fadlan courses bn leenahey kusoo biir hadad caawinaad dheeraad ah rabtid , fadlan number kan nagala soo xiriir +252905582875 thanks

  • @dahirphysics7921
    @dahirphysics7921 หลายเดือนก่อน

    Thanks mudane 🙏

  • @SONCARTE
    @SONCARTE 5 หลายเดือนก่อน +3

    Inshallaha I will try brother

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  5 หลายเดือนก่อน

      good bro

    • @CabdirashiidGureey
      @CabdirashiidGureey 2 หลายเดือนก่อน

      Sxb anaa ubaahan inaad iifaa idayso adoomahadsan

    • @CabdirashiidGureey
      @CabdirashiidGureey 2 หลายเดือนก่อน

      Xageen kaalaso xariiraa OK

  • @mohamedomar-k4q
    @mohamedomar-k4q 6 หลายเดือนก่อน +2

    Mahad sanid ustaad gelle

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  6 หลายเดือนก่อน

      thanks wll

    • @cumarxassangaceyte9375
      @cumarxassangaceyte9375 6 หลายเดือนก่อน

      Geelle bashiir niyow maxa noogu ciyaaree beenta maa iska dhaaftid

  • @KHAAMIS
    @KHAAMIS 5 หลายเดือนก่อน +1

    Ustaad xagee kala so xidhiidhaa

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  5 หลายเดือนก่อน

      gellebashir.com

  • @mahadkhadar8362
    @mahadkhadar8362 5 หลายเดือนก่อน

    Wali horta cid ma u caawisay hab free mudan ka dawanayay sida lacag usamee hadhawna lacag keena aan idinku baro ayaad oranaysa horta dee ma hayna lacagta Aadba na bartide

  • @Shafici-wg6jj
    @Shafici-wg6jj 6 หลายเดือนก่อน +2

    Zxp kee fudud forex io crypto yaana dhaqaalo badan ❤

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  6 หลายเดือนก่อน

      labada barasho bey u baahan yihiin, markad baratid wey ku fududanayaan, labada lacag fiican walaga helaa, adey kugu xirantahey

  • @maandhiseonline
    @maandhiseonline 6 หลายเดือนก่อน +3

    Nio gellow somalia joogaa bloggin waa furtay ilaa hada ima soo jawaabin google adsense 1 bil ka hor baan xareeyey nio shaqo maad i siisid nin wayn oo waxbaryay baan ahay gelle bashiirow

    • @Cutecat-l2o
      @Cutecat-l2o 6 หลายเดือนก่อน

      Youtub3 chanell furo haku habsaamin bloging anigu sanad buu jira google adsense waan ka quustay

  • @mohamedmohamoudaliabdille6172
    @mohamedmohamoudaliabdille6172 6 หลายเดือนก่อน +1

    Iga caawi ustaad fahan fiican kama haysto

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  5 หลายเดือนก่อน

      fadlan number kan nagala soo xiriir +252905582875

  • @AbdihakiinAbdillahi-tz6px
    @AbdihakiinAbdillahi-tz6px 6 หลายเดือนก่อน +1

    Ninkani waxan uu sharaxo yaa wax ka fahmay anigu wadadkan fahmi waaye😂😂😂

  • @AmiinYare-n1g
    @AmiinYare-n1g หลายเดือนก่อน

    Ustaad ani mowduucan waa igu cusup yhy maleyga dapo geyn karaa adoo mhdsn

  • @Abdikafiabdikaafi0582
    @Abdikafiabdikaafi0582 5 หลายเดือนก่อน +2

    Thanks bro 🙏

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  5 หลายเดือนก่อน

      welcome wll

  • @casuuseahmed979
    @casuuseahmed979 6 หลายเดือนก่อน +1

    GELLE BASHIR
    Thank you pro
    Lkn sideen ku
    Ogaan kara marka
    Uu lacagta iso qoro
    Youtupeka ama face book page
    4ta bil ka bacdi

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  5 หลายเดือนก่อน

      youtube studio soo dagso halkasa ka ogaaneysa wll

  • @zainash675
    @zainash675 5 หลายเดือนก่อน +1

    Masha.Allah walalkey tnx lkn ma iga caawinkartaa sida loo sameeysto account

  • @Fahadcaynaan6
    @Fahadcaynaan6 6 หลายเดือนก่อน +1

    Wall geele Mahadsnid 😊

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  6 หลายเดือนก่อน

      thanks wll

  • @HindaMohamed-d4g
    @HindaMohamed-d4g 6 หลายเดือนก่อน +1

    Free blogging noo samee allh ha kaa jasaid siiyee

  • @JaabirMohamed-zx5oj
    @JaabirMohamed-zx5oj 6 หลายเดือนก่อน +1

    Wordpress blog malagu dhisi karaa walaal

  • @MohamedSahal-i3d
    @MohamedSahal-i3d 5 หลายเดือนก่อน +1

    Ustad sharaf iyo karaamo🙏

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  4 หลายเดือนก่อน

      thanks wll

  • @cabdiaziizabdiwli8521
    @cabdiaziizabdiwli8521 5 หลายเดือนก่อน +1

    Zxp talagaram side lacag loga sameya

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  5 หลายเดือนก่อน

      lacag lagama sameyo wll

  • @habonqurxey
    @habonqurxey 5 หลายเดือนก่อน +1

    Shukran akhi lkn ani wxan jeclhy weli ma hayo mrka helo ayn ku fikiri kra ina media imaado

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  5 หลายเดือนก่อน

      guuleyso wll

  • @mohamett571HG
    @mohamett571HG 4 หลายเดือนก่อน

    Fadlan arinkan iga caawi meel fog ayaan usocdaa e

  • @abdi_omar18
    @abdi_omar18 5 หลายเดือนก่อน

    Sidee lo hala blog wordpress trafic muda 7-8 bilod iminka 2 blog leyay mana i forna google ads ka marka iga cawi

  • @omerabdi8270
    @omerabdi8270 5 หลายเดือนก่อน

    Saxib 3 sano aya ku dawanayay wale Qof leh Gelle Bashir aya ee cawiyay oo lacag ba sameyey ma arag ma Ada been shegaya mise dadkana waxpa fahmayn

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  5 หลายเดือนก่อน +1

      anaa arkey wll, boqolaal ardeyda ka mid baa bilkasta Google adsenses so aqbalan oo blogging iyo ecommerce lacag ka sameyo. adiga taada ku mashquul oo u tasho mudane. fikrada aan youtube iyo qoraalada aan blog kayga kuso gudabiyo , ka faa'ideyso mudane

    • @omerabdi8270
      @omerabdi8270 4 หลายเดือนก่อน

      @@GelleBashir Dee Walal Maxa ka Fa’idaysta 3 sano aya ku dawanya xabadna ma fahmine Kas lacgta hadda ibsado xata ma soconyso Taliyow Gelle wax la fahmi karo Dadka oo eekana ama Ha warerinana Dadka

  • @ubahahmed1740
    @ubahahmed1740 3 หลายเดือนก่อน

    Jazkumalaah kheyr Wall

  • @ismacilmahamedjama
    @ismacilmahamedjama 6 หลายเดือนก่อน +2

    Zxb sidee PayPal account ku sameesankaraa ustaad 2024 muuqaal ka soo samee ama isoo qabo ustaad 🎉❤

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  6 หลายเดือนก่อน +1

      ok wll

    • @ismacilmahamedjama
      @ismacilmahamedjama 6 หลายเดือนก่อน

      ​@@GelleBashirwaa kuwataa ustaad ❤

  • @Maankab
    @Maankab 2 หลายเดือนก่อน

    Niyahow aniga waan ku wareeray waxaan mar walba isku dayo maba arko 😢

  • @zaytuunmohamed9620
    @zaytuunmohamed9620 2 หลายเดือนก่อน

    Plz isoo boqo TH-cam walalke adi iyo teamkaga pl
    SIMAN MAXAMED CHANNEL 🙏🙏🙏🙏🙏

  • @nasrajama1400
    @nasrajama1400 4 หลายเดือนก่อน

    Sidee u samaystaa marka hore you tube iyo Facebook bage

  • @gobaysanetailor5550
    @gobaysanetailor5550 6 หลายเดือนก่อน

    English ma aqaani siden ganacsiga onlin ugu so biiri karaa

  • @abdirauuflayli1432
    @abdirauuflayli1432 4 หลายเดือนก่อน +2

    Thanks boss

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  4 หลายเดือนก่อน

      welcome wll

  • @yaziinbaqdaadi1788
    @yaziinbaqdaadi1788 6 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Alah

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  5 หลายเดือนก่อน

      thansk wll

  • @Amareh-pd3wh
    @Amareh-pd3wh 5 หลายเดือนก่อน +1

    Aad baa iii mahadsntay

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  5 หลายเดือนก่อน

      thansk wll

  • @Cabaas-jd3pw
    @Cabaas-jd3pw 5 หลายเดือนก่อน

    Ustaad halsu.aal iga jwp. Waan fahmay sharaxaadada illhy hakubarakeeyo.. ustaad hal lambar maku xiran karaa youtube iyo TIKTOK si aan lcg uga sameeyo.
    Oo midkasta lcg gooni ah isoo saaro
    Mase halmid oo qura Ayaan kusamayn karaa yacni akoondibada ah hadaan ku XIRTO ileen somaliya lagama samyn karee?

  • @abdullaxi473
    @abdullaxi473 4 หลายเดือนก่อน

    Keep going ❣️❤️

  • @AjajSjsnan
    @AjajSjsnan 6 หลายเดือนก่อน +1

    👍Inshalah waan samyn doona

  • @owfarahmedia6091
    @owfarahmedia6091 6 หลายเดือนก่อน +2

    Thanks ❤

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  6 หลายเดือนก่อน

      welcome wll

  • @NourAfyare
    @NourAfyare 4 หลายเดือนก่อน

    THANKS zxp Qali

  • @xooshyare4201
    @xooshyare4201 6 หลายเดือนก่อน +1

    Hore uu soco sxb

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  6 หลายเดือนก่อน

      thanks wll

  • @mohammeddahir9073
    @mohammeddahir9073 6 หลายเดือนก่อน

    War iidan qiiimo dhimis miyaysan jirin inaa ku biiro rabee

  • @Focusfilm-09
    @Focusfilm-09 5 หลายเดือนก่อน

    Aad iyo aad bad umahdsatahay walalkay
    Wan ku talo jiraa in aan bilaabo TH-cam in badana wan ku haminayay imikadan aan kula hadlayo adobe premiere pro ban bartaa anigana isbara iyo Luuqada English 6 bilood ka dib in aan ku Soo biiro caalamka kale

  • @IbadoDheerad-rl6px
    @IbadoDheerad-rl6px 4 หลายเดือนก่อน +1

    Sxb lnbrkaga meeh❤❤

  • @Bushraqal
    @Bushraqal 6 หลายเดือนก่อน

    Ina kugu xir nadho ban rajena lkn Ina wax badhan kabarto ban raba

  • @Amiinsimba10
    @Amiinsimba10 5 หลายเดือนก่อน +1

    M.a sxb geele bashir

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  4 หลายเดือนก่อน

      Thanks wll

  • @AdvibeChannel
    @AdvibeChannel หลายเดือนก่อน

    Pls muuqaaladaan aanan waxba laga garanayn dadka haku marin habaabin
    Search haddii ganacsi lagu qoro adigoo miiran kabuuxaan oo waxay shegayaan lagaran karayn

  • @BOHOLCHANNEL-ri1pz
    @BOHOLCHANNEL-ri1pz 5 หลายเดือนก่อน +1

    Gellow bro ii share gree anna

  • @newreceivershd336
    @newreceivershd336 5 หลายเดือนก่อน +1

    Macalin aniga wxn ka helay lacag gaadheeso malaayiin labo sanadaha ugu dambeeeyo

    • @MaxamadCarab15-ss8xm
      @MaxamadCarab15-ss8xm 4 หลายเดือนก่อน

      Sxb waaku baryaa lacag wax iga siinoo😢❤

    • @MaxamadCarab15-ss8xm
      @MaxamadCarab15-ss8xm 4 หลายเดือนก่อน

      Sxb iga caawi lacag wax iga sii waa ku baryaa😢😢😢

  • @SuhaybasayidSuhaybasayid
    @SuhaybasayidSuhaybasayid 5 หลายเดือนก่อน

    Wlo youtoup dhamaystiran mad samayn fadlan wllo wayo youtoup sax ah dadka loosodhiga

  • @KobcintaGaraadkaCaruurta
    @KobcintaGaraadkaCaruurta 3 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid wll

  • @Motivator-and_inspirer.
    @Motivator-and_inspirer. 5 หลายเดือนก่อน

    Views iyo subscriptions badan sideen ku helaa . Waa caqabada igu weyn i hortaagan oo iniyo jabisa zxb.

  • @awkeawke8907
    @awkeawke8907 6 หลายเดือนก่อน +1

    Side ayaan ku tilaabi karaa

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  6 หลายเดือนก่อน

      muuqalkan ku sheegay wll

  • @ahmedolath
    @ahmedolath 3 หลายเดือนก่อน

    GRAPHIC design ,video editing
    Wan garanayaa lkn CAMERA IYO PHONE CAADI MA HAYSTI😢

  • @HaajiAbdishireHaajiAbdishire
    @HaajiAbdishireHaajiAbdishire 5 หลายเดือนก่อน

    Mar kasta waxaad noogu soo celicelisa bishii waad samayn kartaa 600 500 nio ma allaah ka baqayn oo beenta badan oo naga dhfeyn dad ayaa jira wax aad ka hadlayso oo ay san fahmen waxan na,aqaan natus nataabsii that's true Geelow