AX NINKAYGA KASHAKIYAY ITIJABI QALBI JAB JEES JEES AH Pt138

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 238

  • @kOKOBULLE-tis5
    @kOKOBULLE-tis5 ปีที่แล้ว +91

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)☝❤🕋😢

  • @saacidshaaciye2311
    @saacidshaaciye2311 ปีที่แล้ว +40

    Qofta Dhar madowda waa raaliyo ee rabbi ha ii Sahlo ayado kale🤲

    • @madulibrahin8282
      @madulibrahin8282 ปีที่แล้ว +1

      Sxb aniga waxa I hesta arin mailing ah sxb xaskeyga isku dhacsanahay mar isoqawo

    • @NadroNasiib-sb5dz
      @NadroNasiib-sb5dz ปีที่แล้ว

      Allh ku sahlo

    • @gabarbarichannel9804
      @gabarbarichannel9804 ปีที่แล้ว

      ​@@madulibrahin8282 kaskada in aad tijaabiso waa dulinimo ee. Khaalka ay ka tabanayso ka qanci

  • @Amiira96
    @Amiira96 ปีที่แล้ว +56

    Team single wax hala barto hala shaqeysto walidka halaga duceysto hana loo duceyo Wax walbo indhaha aan ka dawano

  • @Ahmett-Faisal
    @Ahmett-Faisal ปีที่แล้ว +9

    Gabadha number one ah waa Raaliyada la sheego ninkasta waxaa u rajaynayaa gabadh sas u wanagsan in allah u sahlo

  • @mohommetbashir4348
    @mohommetbashir4348 ปีที่แล้ว +37

    NABIGA KU SALIYA SI WADA JIR AH [SCW]😘

  • @FATUMAIssack-r9s
    @FATUMAIssack-r9s ปีที่แล้ว

    Saxibkey inuu sas inoqdo ayan rajeynaya in sha Allah sithi ruun iyo khalid oo kale🥰🥺😊

  • @Ahmed_Rainfall.10
    @Ahmed_Rainfall.10 ปีที่แล้ว +12

    Ninkaa danbe caaqil maaha🥰lacag hadu kusiiyo waxgarad miyaa🥰Ragganimo iyo dulqaad maleh lkn gabadha qarash buu ku kasbaday qalbigeeda wayna jeceshahy

  • @sadiamohamed15
    @sadiamohamed15 ปีที่แล้ว +16

    😁😁😁😁😁daacad ayaan u ahay waan jeclahay iyo mid kale ii tijaabi. Ar jaceeloow xaal qaado waa lagu xumeeyey war jaceelka ciyaarta ka daaya Soomaaliyeey

  • @farhiohanshi4230
    @farhiohanshi4230 ปีที่แล้ว +1

    Nin noocan cml ah Allaha ii sahlo ❤❤

  • @shukrinur5747
    @shukrinur5747 ปีที่แล้ว +6

    Uffff nin Jaceyl walee uma shegto hadaa jeceshahay xitaa ha dareensiin ufffff

  • @kingcaddeofficiall416
    @kingcaddeofficiall416 ปีที่แล้ว +13

    Nio dhalinyarda somaliyed wil io gabarba dhipaa hysto wlhi wxaa daadis ka dhacayo io calaacal.
    ku saliya nabiga scw.

  • @FATUMAIssack-r9s
    @FATUMAIssack-r9s ปีที่แล้ว +2

    Qosolkii ridwan ayan ladacay😂

  • @sallyyanne
    @sallyyanne ปีที่แล้ว +37

    Hadii aan talo siiyo gabadha labaad waxaan u sheegi lahaa inay noloshaada dhisto iska ilow abayo block sar haduu ninkaasu si dhab ah kuu jeclaan lahaa magacaaga ayuu sheegi lahaa,meel kale aya oo cad bal
    tedi kle ne ninka saxda ah wuu ku ixtiraamayaa lkn ninkaan kuma jecla waxaad ku ogaan kartaa habka uu kula hadlayo. Keep going abayo waxaad helaysaa qof ka khayr badan ducada oo Alle waydiiso inshallah ❤👍🏼

    • @aishamohames
      @aishamohames ปีที่แล้ว

      Thank you 💕 abayo

    • @Ahmedramaas
      @Ahmedramaas ปีที่แล้ว +1

      Ku kale ayaa jira, ma maqashay?

    • @safiomohamed8924
      @safiomohamed8924 ปีที่แล้ว +2

      Abayo walahi ninka nag eyo 4cunag ayo qaba benda eyo ku shigan ana aqana Mohamed qorisha

    • @xafsa2869
      @xafsa2869 ปีที่แล้ว +1

      Kalsonida ay uqabtay ayanba layabay qof bini aadana waxkasta kafilo

    • @xafsa2869
      @xafsa2869 ปีที่แล้ว +3

      Waliga 💯 kalsoni qofna hasiin gabar iyo wiilba

  • @nasrinnalka220
    @nasrinnalka220 ปีที่แล้ว +3

    Caawa anaa ugu horeeya 💪

  • @AbdishukriShaban
    @AbdishukriShaban 2 หลายเดือนก่อน

    Sxp aniga merry aan jeclahay itijabi

  • @fahmoabdille2541
    @fahmoabdille2541 ปีที่แล้ว +3

    Mash Allah Horo usoco bro 😍👍👍👍👍👍👍🌹

  • @laylalaylaxasan8203
    @laylalaylaxasan8203 ปีที่แล้ว

    ridwaaan walhi funy tahy qoslkada jcelka wan ku takirsnhy walhi kep going never give up bro

  • @nimconfg
    @nimconfg ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah aawllaada Allah aabixiyo waa nimcooyin ka Allah.

  • @abdulkadirsooyaan4382
    @abdulkadirsooyaan4382 ปีที่แล้ว +14

    Dadka kugu xiran ayaan ka mid ahay muddo aad u dheer laakiinse waxaan kaa codsanaayaa adiga inaad dadka is qabo ee qoyska inaadan isku tijaabanin sababtoo ah waxaa ka dhalan Karo wax aan la mahadin waxaa dhicikarto furniin iyo kala tag, fadlan fadlan walaalkey iska ilaali

  • @dhameystiran1274
    @dhameystiran1274 ปีที่แล้ว +7

    To the second girl please leave that man, know your worth and have highe standard😏

  • @AbdiMajiid-q5p
    @AbdiMajiid-q5p หลายเดือนก่อน

    Ridwaan izaaq lanberkiisa isoodira walaalayaal qofkii hayoow

  • @mohamedabdullahiaden8929
    @mohamedabdullahiaden8929 ปีที่แล้ว +2

    Zxp nio amaad aniga itigabisid ridhwanow qof zxpty ah

  • @ayaanfaysalxasan8957
    @ayaanfaysalxasan8957 ปีที่แล้ว +1

    Supskaraab waad ii tahy riwdaan isaaq guuul iyo gobahimo 🦁🦾🦾🦾

  • @hamdamohammed7574
    @hamdamohammed7574 ปีที่แล้ว +2

    100 kiiba 100 way qaldan tahay gabadha dambe iyo ta horeba way istaahishaa wallahi

    • @ayaanmahad9054
      @ayaanmahad9054 ปีที่แล้ว +1

      Tan hore maxe ku qaldantahay waaba gabar fiican🤔

  • @drqalidahir8270
    @drqalidahir8270 ปีที่แล้ว +11

    Ninka dulqad yaraa Naa hoy kasi soco bolck iska saar 😢

  • @luulmaxamed6285
    @luulmaxamed6285 ปีที่แล้ว

    Ma sha allha isku wara in sha allha

  • @maxamadxasan8344
    @maxamadxasan8344 ปีที่แล้ว

    Isku waara aamiin yaarabi

  • @suldaanboss5376
    @suldaanboss5376 ปีที่แล้ว +11

    Gawadha dambe wee qaldan thy wllhi qofka jooskiisa lama dhex galo jaanisyo kle raadi isla markiibo go.Aan dag dag ah 😂😂😂

  • @cadeali3467
    @cadeali3467 ปีที่แล้ว +2

    Ridwan qosolka joji o qofka kaxanaa jinaayo plz

  • @muniiraqurux77
    @muniiraqurux77 ปีที่แล้ว

    Team hodan waxba ku dhacay

  • @Aminaseben-vu6jg
    @Aminaseben-vu6jg ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sadiamohamed15
    @sadiamohamed15 ปีที่แล้ว +9

    Gabdhoow qof walba qofkeeda wey og tahay dhaqankiisa ee gardarada joojiya qof daacad ah Ahlu Diin ah shaki iyo tuhun insecurity haku beerina waa iga talo. Adigii ayaa nin kale Oofice kaa ajnabi ah kaa ag qoslaayaa I ninkaaga maqlaayaa 🙈🙈nin ainabi ayaad talefan kula hadleeysaa isagiina shaquu kuugu maqan yahay 😱😱😱waxaad iloowdey xormadii marwanimo iyo masuuliyadii lagaaga tagey iyo caruurtii

  • @queenhamdamoalimahmed5886
    @queenhamdamoalimahmed5886 ปีที่แล้ว +2

    Wallo horay usoco

  • @a.rahman7679
    @a.rahman7679 ปีที่แล้ว +18

    Sheekada mala nasin miya kulaha warya ridhwan.. 😂😂

    • @dhemaanmuuze2740
      @dhemaanmuuze2740 ปีที่แล้ว +1

      Kkkkkkkkkkkk😆😅🤣😂🤣😅😅😆😆😆😆😁😁😀ridhwan waji male

    • @gabarbarichannel9804
      @gabarbarichannel9804 ปีที่แล้ว

      Zy wlhi weyh ridwaan😂😂😂😂

  • @turabiabokar7535
    @turabiabokar7535 ปีที่แล้ว +2

    Scw scw

  • @faatimaabdirashed51
    @faatimaabdirashed51 ปีที่แล้ว +7

    Wey iga qoslisay runti ku kala jiro kulaha😅

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 ปีที่แล้ว +1

    Hadii aad rabto barashada Afka Ingiriiska isoo raac waa hubaal waad baran si bilaash ah inshaallah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fatumahussein893
    @fatumahussein893 ปีที่แล้ว +4

    Mnsh Alah run ninkada wadacad ilasho

    • @runeyruney
      @runeyruney ปีที่แล้ว +1

      maxad sanid abayo

    • @gabarbarichannel9804
      @gabarbarichannel9804 ปีที่แล้ว +1

      ​@@runeyruney ruunay caadi matihid😂😂😂

  • @sadamali9577
    @sadamali9577 ปีที่แล้ว +1

    Wpw shes funny #rudwaan #issack meel kals sooh xidhidho u bahnahey bro plz ?????

  • @deeqoabdiaziiz1045
    @deeqoabdiaziiz1045 ปีที่แล้ว

    Gabadhan dharka madow nin fiican baa qaba illahow kasoo kale iisahal

  • @runway5394
    @runway5394 ปีที่แล้ว +2

    Walaal jaceelka waa kalsooni balse dadka isku daweecad ma ahan wax badan ayaa kufurmayo oo reerkoda kudumayo adigoo xuman u arkeenin wll barnaamij yadaada kale ayuu kugu filan dadka waa quutul yoom ayeey kumash quulsanyihiin marka ayagoo neerfeso hadaad la imaado waan kutijaabinayay asigana maxey cunayaan ayuu larafadayaa waxa kadhalan karo reer burbura adiga sabab ha unoqon wll waa talo wll

  • @LayloClaahi-x2v
    @LayloClaahi-x2v ปีที่แล้ว

    🎉

  • @batulahussein797
    @batulahussein797 ปีที่แล้ว +2

    Horto waxaan layaabay nin kasto oo africa joogo all dhan ma Doctor baa. 12sanno in uu school dhameya 12in uu college dhameya 3sanno medical school dhameya markas ayaa la oran karaa waa Doctor America lkn meesho Africa qofkii oo baranin nurse ayaa lagu leeyahay waa Doctor waa yaab yaabkiis

    • @safiyoahmed5864
      @safiyoahmed5864 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkk

    • @faisal-iv6hj
      @faisal-iv6hj ปีที่แล้ว

      Asc batulo hadii adtaqano sida qofka loduro africa doctor ayatahy

  • @fardowsaabdi640
    @fardowsaabdi640 ปีที่แล้ว +1

    Radwan ilaso xarir walalkey

  • @SharmaakeMaxamuud-c5j
    @SharmaakeMaxamuud-c5j 11 หลายเดือนก่อน

    RAGU SILIC MAGAYAANE KADAA MISKIINKA HASILCINE KA AQBAL MISKIINKA😢

  • @axmedceebe4961
    @axmedceebe4961 ปีที่แล้ว

    Waa isjecleeyn iyo ninkalaa jiro macquul maahan taas

  • @hoobalkiicaankaahaa8636
    @hoobalkiicaankaahaa8636 ปีที่แล้ว

    Yartan reer mandheera maseer ayaa hayo

  • @liibaancabdi2174
    @liibaancabdi2174 ปีที่แล้ว +1

    Qofta labaad wey iska waashay kibir iyo san taag baa ku jira marka waxaan leeyahay hadaf yadaada nolosha yeysan kaa galaafan

  • @hodanrude503
    @hodanrude503 ปีที่แล้ว

    Ridwa abowe waxan rabaah barnamishkii willasha &gabdha

  • @suldaanboss5376
    @suldaanboss5376 ปีที่แล้ว

    I.A coming son kenya 💔😥

  • @balqeisaadan3796
    @balqeisaadan3796 ปีที่แล้ว +4

    Naa hoogta jaceyl mesha mayal wxye sidan🤣🤣

  • @omaribrahimsalat4461
    @omaribrahimsalat4461 ปีที่แล้ว +1

    Mid kale ayaa jiraa kulahaa
    Arnakaa lacag un bay jacleyd kk

  • @cabdicasiisxasan5035
    @cabdicasiisxasan5035 ปีที่แล้ว +9

    Waan ku kalsoonahay iyo saana dhiiqo dalaqaa isla markii kulahaa koo kalaa jiro🤣

  • @alihmd9379
    @alihmd9379 ปีที่แล้ว +1

    Sad waahi ruux aad saakay u shaqatagtay oo hadane rag kadawa wareegaayo

  • @fatimabrown2826
    @fatimabrown2826 ปีที่แล้ว +1

    Walaahi nimanka khabaarkoda ayaa keentay 🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂ok🤣🤣🤣

  • @abdiali6166
    @abdiali6166 ปีที่แล้ว

    Waa runtis ninka mesha ku aragtey hore uraac uu dhahay nin rageed waye

  • @mohamedabdullahiaden8929
    @mohamedabdullahiaden8929 ปีที่แล้ว +4

    Wana ku faraxsanahy inaan noqda qofki 2 oo like kusaray

  • @xafsoabdullahiali9076
    @xafsoabdullahiali9076 ปีที่แล้ว +1

    Heye

  • @M45_0
    @M45_0 ปีที่แล้ว +2

    Naftiisu ku kalsoonyahy yarkan labaad no buuq adeer itijaabi iyo manamana. Qofka hadaad ku kalsoonen ka tag lkn kuleetiga 😂😂 lkn kuleetiga hajiidan 24/7

  • @asmaayuusuf9953
    @asmaayuusuf9953 ปีที่แล้ว +3

    Somali hadaa nahay jacayl ka dhamba si kale ayaan u fasiranay jacayloow xal qado

    • @adnaanmohamed4450
      @adnaanmohamed4450 ปีที่แล้ว

      Jecel amuu jirin oo Jirka lee isku baahanyehe😂😂

    • @هنادي-12
      @هنادي-12 ปีที่แล้ว +1

      ​@@adnaanmohamed4450 wale wa runta sanadkan jecel majiro 🤣🤣🤣🤣🤣

    • @adnaanmohamed4450
      @adnaanmohamed4450 ปีที่แล้ว

      @@هنادي-12 waa saas lkn ani unbaa jecelka qadariyo😂😂

    • @هنادي-12
      @هنادي-12 ปีที่แล้ว +1

      @@adnaanmohamed4450 oo cadaa 🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @adnaanmohamed4450
      @adnaanmohamed4450 ปีที่แล้ว

      @@هنادي-12 haa yaaanan kaa fakan😂😂

  • @amalfatxi4034
    @amalfatxi4034 ปีที่แล้ว

    Wll xage ka helaa waku rabaa

  • @hoyomcnhoyo94
    @hoyomcnhoyo94 ปีที่แล้ว

    Ridwan hargab aya hayo kk

  • @habiboali4893
    @habiboali4893 ปีที่แล้ว +1

    Anaa u horeya

  • @hoobalkiicaankaahaa8636
    @hoobalkiicaankaahaa8636 ปีที่แล้ว

    Naagayal kawaantooba idiinko xaas ah inaad meesha timaadaan

  • @ikraanxasan5139
    @ikraanxasan5139 ปีที่แล้ว

    Baw waligybaa nin qalbiga iskga jabiyeen alxm mustaqblkyga waxbrasha ka leyahaa I ga fcn

  • @caaliyaaragsan5932
    @caaliyaaragsan5932 ปีที่แล้ว +11

    Q0ftan QoFtii MiyaAa😂

  • @Coolgng4
    @Coolgng4 ปีที่แล้ว +6

    Wr 😂qofta dhar madowga cml alle ha ii sahlo🥺

    • @runeyruney
      @runeyruney ปีที่แล้ว

      maxaa kawadaa hoy

    • @mahamudmk9073
      @mahamudmk9073 ปีที่แล้ว +1

      Aniga hata wakudoceysana taas cml

  • @qadarkadaz2598
    @qadarkadaz2598 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkkk ku kale aya jira qoftan waa maskiin waye

  • @deeqaidress4676
    @deeqaidress4676 ปีที่แล้ว

    Abowe Djibouti ayan jokaye wxn rabey inad itijabisid aya raba lamar ishek wll qli 😔😔

    • @king_arabofficial3220
      @king_arabofficial3220 ปีที่แล้ว

      Ana hayo wll intern kugu soo diraa lnbrkisa

    • @saednoraini8019
      @saednoraini8019 ปีที่แล้ว

      ​@@king_arabofficial3220 Ana ii soo dir

    • @inamohamed
      @inamohamed ปีที่แล้ว

      ​@@king_arabofficial3220 iso dir wll

  • @khadijasamater7211
    @khadijasamater7211 ปีที่แล้ว +3

    Mid kale ii wac aaaa? Kkkkkkkk
    Jacelow xaal qado!
    Gabadhaas iyo wiilkas isma jeclo ee dana kale aya ka dhaxeeya, midba midka kale ayu ku daneysanayaay.
    Wayo jaceylka dhabta ma qarsomo qalbina labo qof uma qeybsamo!

  • @csalaammaxamedweheliye1503
    @csalaammaxamedweheliye1503 ปีที่แล้ว +1

    Waaw

  • @AbdullahiShuute
    @AbdullahiShuute ปีที่แล้ว

    Shaydaanka ugu ween aduunka waa ninkaan ardaalka ah kadheeraada barnaamijkiisa waxoow u dhiiladhaansaday kala furka qoosaska muslimiinta ka fogaada is ku dirkiina

  • @harunmaxruf2130
    @harunmaxruf2130 ปีที่แล้ว +12

    Qoftan qofti miyaa 😂😂

  • @harunmaxruf2130
    @harunmaxruf2130 ปีที่แล้ว +2

    Am i the only one know 😂🤪..like ibaathiya😳

  • @Ashafiyashua
    @Ashafiyashua ปีที่แล้ว +2

    Naag san aya layela 😂

    • @nadaraadan3099
      @nadaraadan3099 ปีที่แล้ว

      Nagti ku soo raad sato aa kaa dabal san uf

  • @mahdiahmedibrahimibrahim6231
    @mahdiahmedibrahimibrahim6231 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂😂 Ridwan rageedi Lacag uu kusiiya ?

  • @adanriyaq9416
    @adanriyaq9416 ปีที่แล้ว

    Ridwan jakedkan kama dhamado miya😮

  • @salmanur1976
    @salmanur1976 ปีที่แล้ว +4

    Rayaaan madhihin ninka dhiiqada kaleexi kkkkk. Ku kalaaa jiraa ku qoslay

  • @adnaanmohamed4450
    @adnaanmohamed4450 ปีที่แล้ว

    Qofta koowaad waa naag adag runtii ayada cml Allow inoo sahal

  • @wilkiidahirow3885
    @wilkiidahirow3885 ปีที่แล้ว +3

    Sodub video yadi dooro qofkaaga

  • @Iyuuuust
    @Iyuuuust ปีที่แล้ว

    Part 2 please

  • @abdikariimcadeabuuka3642
    @abdikariimcadeabuuka3642 ปีที่แล้ว +3

    Qoftaan qofti miyaa

  • @haredky3951
    @haredky3951 ปีที่แล้ว

    The second one is baby cash

  • @hawamalin8088
    @hawamalin8088 ปีที่แล้ว +2

    Kukale jiro se utiri kuqoslay😂😂😂

  • @leylaladhan62145
    @leylaladhan62145 ปีที่แล้ว +1

    manshallah

  • @ibnusalahmohamud9367
    @ibnusalahmohamud9367 ปีที่แล้ว +1

    Waa nin aay wadna bixisay ee waay ku bashaashay

  • @omaraboubakar6147
    @omaraboubakar6147 ปีที่แล้ว +2

    Wax garad dhanyeer waaye miyaa😂😂😂

  • @abdikariimcadeabuuka3642
    @abdikariimcadeabuuka3642 ปีที่แล้ว +4

    Naag itijaabiso mala waye

  • @suadohussein1320
    @suadohussein1320 ปีที่แล้ว +1

    Dadka maxa ugu qoslee ridwaan

  • @dhemaanmuuze2740
    @dhemaanmuuze2740 ปีที่แล้ว +2

    Ninku naz waye walhi khad naya yareyi kulaha

    • @biloow2
      @biloow2 ปีที่แล้ว

      🥰

  • @metoo2621
    @metoo2621 ปีที่แล้ว

    Soo digan barnamijka u sii sheegayo prank maha waxnu ridwan

  • @AlbashiirAwil-zl5tg
    @AlbashiirAwil-zl5tg ปีที่แล้ว

    Ax ax ax

  • @maxamwdmuuse9718
    @maxamwdmuuse9718 ปีที่แล้ว

    Ragga qaaar xaaladaha masiiriga ah kama kaftamaan waaan kukalsoonahy i.o iitijaaabi kala reeebbeee....midda kale ragga isku dabci maahan eee markaste qasab maahan sidda aad rabto in aywax noqdaan

  • @MohamedMahad-gn4xk
    @MohamedMahad-gn4xk ปีที่แล้ว

    Naag aan qabo o caruur i heso malinke waxaan ka dawa wareegto wa baxa isla barnamishkaas ku baxe yarey inta iso wicin ka fiirso 🫣🤔

  • @Bandaasproduction
    @Bandaasproduction ปีที่แล้ว +1

    Wax badso, wax beel bay leedahay

  • @Cabdiqaniqanciye7
    @Cabdiqaniqanciye7 ปีที่แล้ว

    🥶

  • @mafahminytchannel4218
    @mafahminytchannel4218 ปีที่แล้ว +2

    Naagaha markey cabsan yihiin ninkii wasay iyo ninkii wax siiyey wey sheeg sheegan ayakoo faan umooda😹😹😹🏃🏃🏃🏃🏃🏃🏃

  • @abdinasirabdullahi1037
    @abdinasirabdullahi1037 ปีที่แล้ว

    Wiil kaan ma waalan yahay. Illaahayna ka cabsan maayee muxuu dadka ukala geynayaa Ummadda Ilaahay ha kaa qabto si deg deg H waliba

    • @ashahussein8996
      @ashahussein8996 ปีที่แล้ว

      😅😅😅😅😀

    • @Iimaan_
      @Iimaan_ ปีที่แล้ว

      Dadka ayaga lugahooda ugu yimiday asiga ma raadsan

  • @WasiirkaMaliyadda
    @WasiirkaMaliyadda ปีที่แล้ว +2

    drka kulahaa guriga adigaa marti ku ah
    libax dheh ✌️🤣

  • @mohamedismaaciil40784
    @mohamedismaaciil40784 ปีที่แล้ว +1

    Ninka inan jecel oo so wacdey ixtiraami wayey..inanki garacey kule hore uraac ixtiraaam majiro waxan odhan lahaa inan ta inan xishood eebe siyey ayaad ila eegtahay marka kaso kale noloshada hasiin mhdsnd