Ruwaayadii ii daaya dooqeyga, Dalmar Yare, Abti Liban, Sahra, Bariirah, Faadumo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ก.ค. 2020
  • Ruwaayadii ii daaya dooqeyga, Dalmar Yare, Abti Liban, Sahra, Bariirah, Faadumo
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 510

  • @jabirmohamed5410
    @jabirmohamed5410 3 ปีที่แล้ว +57

    Xoogmaal Media My favorite TH-cam channel

  • @haldoorflims3239
    @haldoorflims3239 3 ปีที่แล้ว +153

    Dalmar Yare inta ila tageerta like dhac

  • @wanaagaqoyska7887
    @wanaagaqoyska7887 3 ปีที่แล้ว +47

    Dalmar yare ninkas Boqortoyo weye Yalayeresan Sxbken nin yar 🥰😱 From Cloud MN like ✅

  • @falastinargsan6505
    @falastinargsan6505 3 ปีที่แล้ว +70

    Ya firasanayo asko jifo like isar

  • @nidolzack7052
    @nidolzack7052 3 ปีที่แล้ว +25

    5:46 inta ila aragtay in dalmar usha run run ugu dhaftay gabadha 😂😂

    • @hawaali5209
      @hawaali5209 3 ปีที่แล้ว +1

      Ha darbiga inu ki dhuftu rabay lkn wu la helay

    • @hudaali3379
      @hudaali3379 3 ปีที่แล้ว +1

      Haa walhi waan arkay😭😭😭

  • @LAQAAYE
    @LAQAAYE 3 ปีที่แล้ว +15

    Hhhh Abti Libaan wasakh
    Karbaaash
    Bac Dheh Bac Bac.. 🤣🤣😂😂😂

  • @MrAbdullahi701
    @MrAbdullahi701 3 ปีที่แล้ว +24

    Caadi ma aha riwaayadu intii ugu
    Qosolka badneyd baa isugu timid Riwaayada

    • @ABUKAR1
      @ABUKAR1 3 ปีที่แล้ว

      Lkn nacimo joker aaka maqan hhhhhh

  • @samsamadam9641
    @samsamadam9641 3 ปีที่แล้ว +8

    😂😂😂dalmar yare caadi maaha waayeelka suu u keeney it is so funny hhhhh

  • @diriyeyussufabdi2423
    @diriyeyussufabdi2423 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah keep rocking ahead dalmar

  • @amargacal8202
    @amargacal8202 3 ปีที่แล้ว +7

    #Dalmar you are a good actor

  • @dagandhalad2163
    @dagandhalad2163 3 ปีที่แล้ว +23

    Dalmar qosol miiran weeye😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @sulub_boychennel2156
    @sulub_boychennel2156 3 ปีที่แล้ว +20

    Inta ila aragtay usha inu run run ogu dhuftay like isaaara 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @kifaayohusein3594
      @kifaayohusein3594 3 ปีที่แล้ว

      anaba naxay walahi kkkk wuu naka nixiyay🤣🤣

    • @cabdalladaauud6348
      @cabdalladaauud6348 3 ปีที่แล้ว

      Qeeybta 4aa nosodaya waa idin lasocda

  • @abdullhijeekeyofficial2244
    @abdullhijeekeyofficial2244 3 ปีที่แล้ว +37

    Walaalaheeyga soomaaliyeed waxaan idiinka cod sanayaa fadlan inaad Subscribe iisaartaan mhd snd wll qaali ah

    • @anabchannel3670
      @anabchannel3670 3 ปีที่แล้ว

      Abaayo naciino wan ku saree subscribe ee adigane isar please 🙏 please 🙏 😢

    • @sucaadsunduschannel9329
      @sucaadsunduschannel9329 3 ปีที่แล้ว

      Anab channel abaayo isoo booqo insha allaah subscribe iisaar

  • @shukrixasan1732
    @shukrixasan1732 3 ปีที่แล้ว +9

    Hhhhhhh dalmar run ayu ugu dhuftay usha

    • @leginxiizofficial3272
      @leginxiizofficial3272 3 ปีที่แล้ว

      shukri xasan blz wll mcn subscirbe ii saar 🇸🇴👈❤🙏

    • @Halgan396
      @Halgan396 3 ปีที่แล้ว

      @@leginxiizofficial3272 subscribe muxu ku taraya

  • @faizabella1580
    @faizabella1580 3 ปีที่แล้ว +1

    Esh calaa ruwaayad
    Thank you waad iga qosliseen really

  • @souadsiman_official9559
    @souadsiman_official9559 2 ปีที่แล้ว +1

    Machallah machallah amazing dalmar aan ku haysta

  • @ahmedii3833
    @ahmedii3833 3 ปีที่แล้ว +2

    Kuwaa Dhashay Ku far fariiso Aniga Ha igu fadhiisan Dalmar Wlahi Qosol Miiran waaye 🤩💟

  • @faizamusa4580
    @faizamusa4580 3 ปีที่แล้ว +2

    Kkkkkkkkkk Beerkya
    Baro cadeeya nicmo jookar
    Thank you for sharing this

  • @qabdulkadir8505
    @qabdulkadir8505 3 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah Dalmar yare waa jilaa weyn si weyn uu u jilac 👍

  • @nimcaanofficial6942
    @nimcaanofficial6942 3 ปีที่แล้ว

    MaNzha alah keep goning pro xogmaal

  • @mohamedabdullahi7479
    @mohamedabdullahi7479 3 ปีที่แล้ว

    Abti liibaan 🤣🤣😂😂 LEGEND funny karbaaash

  • @mimi-bs8ku
    @mimi-bs8ku 3 ปีที่แล้ว +6

    Dalmar xaaskisa gabadha kujileeso magaceed Walahi waa funny 😆

  • @ahmedindho6443
    @ahmedindho6443 3 ปีที่แล้ว

    Mashalaha wa film wacan anu liiban iyo dalmar wan tagera

  • @abdulfatahyusuf7906
    @abdulfatahyusuf7906 3 ปีที่แล้ว +1

    By far my favorite one Dalmer yare is good actor

  • @dimplegirl2406
    @dimplegirl2406 3 ปีที่แล้ว +8

    Dalmar jiliiinkisa top 💯 😂😂😂😂 qsolka iga dhmeeyay rntii kulaha Libaan sow kii calosha baliga ah lahaaa 😂😂😂😂

  • @2020Ibrahim
    @2020Ibrahim 3 ปีที่แล้ว +1

    Dalmar amazing just amazing

  • @iqrocabdiaxmed3239
    @iqrocabdiaxmed3239 3 ปีที่แล้ว +2

    Kkkkkk istaqfuru allah dalmar yare iga qosliyay pllhi 😁😁😁😁😁

  • @deeqalikhanofficiel3953
    @deeqalikhanofficiel3953 3 ปีที่แล้ว +5

    Dalmar yare ciyarta naga daa nio

  • @shacnicabdullahi2356
    @shacnicabdullahi2356 3 ปีที่แล้ว +14

    Naagtada gym ka isla aadayan kulahaa sahra cumar dhuule wlhi waa funny

  • @abdulkadirmoalimmohamud8541
    @abdulkadirmoalimmohamud8541 3 ปีที่แล้ว +6

    Riwaayad aan aad ugu qosloy qaabka dalmat uu u jilaayo

  • @warerkaxaajiqiilmawaaye
    @warerkaxaajiqiilmawaaye 3 ปีที่แล้ว +12

    Dalmar was amazing on this one he is hilarious ⭐⭐⭐⭐⭐

  • @muscabandareiniesta7815
    @muscabandareiniesta7815 2 ปีที่แล้ว +1

    Ilaa wajaale lays karbaasheyaaaa

  • @mumtaazfarax7229
    @mumtaazfarax7229 2 ปีที่แล้ว +1

    Malaayo ku feera waynatay kulahaa😂😂dalmar qosol soconaya waaye

  • @falastinargsan6505
    @falastinargsan6505 3 ปีที่แล้ว +7

    Like isarah in te South Africa ka dawanaso asc

  • @hibonura4302
    @hibonura4302 3 ปีที่แล้ว +1

    Waaaaaaaaaaaaw masha Alah walal

  • @xuseenmohammed7958
    @xuseenmohammed7958 3 ปีที่แล้ว +1

    Hore usocda wa ruwayad shidan dooqayga halaydayo goood

  • @nafisalee5278
    @nafisalee5278 3 ปีที่แล้ว +1

    Kheybta kale intee ka helaa

  • @abdirahiimmukhtarali1915
    @abdirahiimmukhtarali1915 3 ปีที่แล้ว +7

    🤣 🤣 🤣 🤣 🤣 Team kan funny wlhi wayba Kala daranyihiiin🤣🤣🤣🤣💯

  • @hodanabdirahman1803
    @hodanabdirahman1803 3 ปีที่แล้ว +7

    Waa jiifka waxaad la balaqbalaqowday ku lahaa lol😂😂😂😂

  • @haniyusufilmi9754
    @haniyusufilmi9754 3 ปีที่แล้ว

    Kkkkkk dalmar wa funny codkiisa cadi maha jilniiinka sa talant Bu leyahay

  • @filsanmohamed1763
    @filsanmohamed1763 3 ปีที่แล้ว +4

    Hhhhhhh bariiro usha waa ku dhacday xaax qosol waaye sheekada 🤣😢

  • @Najma-Mohamed
    @Najma-Mohamed 3 ปีที่แล้ว +1

    Dalmar had me dead lol...

  • @MohamedAli-rt2lw
    @MohamedAli-rt2lw 3 ปีที่แล้ว

    Ninkan dalmar ah wa qosol socdo runtii

  • @ismailhusienaliruicosta
    @ismailhusienaliruicosta 3 ปีที่แล้ว +3

    true story waaye

  • @hanadali6155
    @hanadali6155 3 ปีที่แล้ว +8

    5:48 Dalmar walhi qofta caadi ayuu oogu dhuftay ciil ayuu u qabay malaha 🤣🤣🤣🤣🤣

    • @sohansiman06
      @sohansiman06 2 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣🤣🤣🙈

  • @mariaadammariaadam2009
    @mariaadammariaadam2009 3 ปีที่แล้ว +3

    Amina iyo Adam aaaa hoyadeydaa iyo abaheygaa ayakaladhahaa wallee kuwanaaaa

  • @abdulha9685
    @abdulha9685 3 ปีที่แล้ว +2

    Naa ha i kala jibin

  • @anhaarchannel7837
    @anhaarchannel7837 3 ปีที่แล้ว +3

    Darmal illaahey haku xafido

  • @fardowsoabdulahimuhamud8978
    @fardowsoabdulahimuhamud8978 3 ปีที่แล้ว +2

    Abti liban cadii mahan

  • @farhiyoyusuf4888
    @farhiyoyusuf4888 3 ปีที่แล้ว

    Kkkkk ulbaaa ku dhacdeyy bariiro ❤️❤️❤️

  • @fatmaficankitchen8903
    @fatmaficankitchen8903 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha'Allaah Tabaraka Allah hoorey uu socda🤣🤣

  • @abdiali8227
    @abdiali8227 3 ปีที่แล้ว +1

    Wow episodbo episodkale wuu kasii macaan badhanyahay

  • @user-gi5ik7bh6j
    @user-gi5ik7bh6j 3 ปีที่แล้ว +1

    Ayoo ayoo dalmar yare jilinkizu top waaye wlhi🤣

  • @user-pj7tx4sl5q
    @user-pj7tx4sl5q 3 ปีที่แล้ว

    Mashallah

  • @muniiroaxmed9348
    @muniiroaxmed9348 3 ปีที่แล้ว +8

    cida qabrigeeda qodaysaan la yabayaaa

  • @bidhanabdirahim4495
    @bidhanabdirahim4495 3 ปีที่แล้ว +3

    Salaan sare dhamatiin love you guys

  • @kiinkoos3552
    @kiinkoos3552 3 ปีที่แล้ว

    waawareey war dalmar yare run run ayaad u duqowday sanu daacad iyo filin jilow kabadan

  • @nasraxilwaanimahamed3151
    @nasraxilwaanimahamed3151 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah dad fanny ah is helay

  • @diacadey9226
    @diacadey9226 3 ปีที่แล้ว +1

    Karbaash 🤭🤣🤣😂😂😂 kuuuu lahaaaaaaaa

  • @husseintiyaa4259
    @husseintiyaa4259 3 ปีที่แล้ว +2

    Kkkkkkk super film

    • @leginxiizofficial3272
      @leginxiizofficial3272 3 ปีที่แล้ว +1

      hussin moha ali blz wll mcn subscirbe ii saar 🇸🇴👈❤🙏

  • @yaasminabbdi111
    @yaasminabbdi111 3 ปีที่แล้ว +1

    Dalmar ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @amanyedd8432
    @amanyedd8432 3 ปีที่แล้ว +2

    Xaaskaga isla aadayaaan sahra dhuule wa qosol walahi

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 4 หลายเดือนก่อน

    Masha allllah nooooolaaada❤

  • @mohayare1406
    @mohayare1406 3 ปีที่แล้ว +1

    Viva dalmar yare 👍👍👍

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 ปีที่แล้ว

    Waa barnamij wax aan ka qaatay.haaa qibrad.

  • @hudaahmed8833
    @hudaahmed8833 3 ปีที่แล้ว

    Hhhhh dalmar yare waa khaatiyaan hhhhh jilaa weyn maasha allaah

  • @apdikaniahmettosman1236
    @apdikaniahmettosman1236 ปีที่แล้ว

    Wlhy funny wye dalmar yare 🤣😂

  • @ahmedyare3643
    @ahmedyare3643 3 ปีที่แล้ว

    Axmed madoobo u cod ekaa

  • @falastinargsan6505
    @falastinargsan6505 3 ปีที่แล้ว +6

    Kķkkk libaan buranah ika daha naag nin kadah u ma cusulo

    • @foziadhabadofficial1275
      @foziadhabadofficial1275 3 ปีที่แล้ว

      Subscribe isar abayo

    • @AbdiazizSaidAhmed
      @AbdiazizSaidAhmed 3 ปีที่แล้ว

      Waad iga qoslisiisay gabar yahay, nin kastoo weyn naaagtiisa waxaad leedahay ma dareento culeyskiisa, war hoy raggow gabdhaha culeyska ha laga yareeyo ama qaab kale oo cayaareed ha la barto hhhh.

  • @hamsamohamedomar5557
    @hamsamohamedomar5557 3 ปีที่แล้ว +1

    Dalmaryare cadi ma ahan.

  • @dualeflims2865
    @dualeflims2865 3 ปีที่แล้ว +2

    Naa orod na dhaaf🏒🏒

  • @mohamedfarah9185
    @mohamedfarah9185 3 ปีที่แล้ว

    Abti liiban the legend 😂😂😂

  • @mohamed137
    @mohamed137 2 ปีที่แล้ว

    Tumashadii waa laga danbeey

  • @umamohmet7450
    @umamohmet7450 3 ปีที่แล้ว +1

    Bariira qosul miiran waaya wlh iyo dalmar 😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-kw8up5yw5g
    @user-kw8up5yw5g 3 ปีที่แล้ว

    2021/4/29 maalin qamiisa
    Sooona
    😅✌

  • @zahraabdi4221
    @zahraabdi4221 3 ปีที่แล้ว +2

    Wlh qosol igu hariin

  • @qadanahmed5975
    @qadanahmed5975 3 ปีที่แล้ว +1

    Waww 😍😍😍😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃

  • @bilejama9356
    @bilejama9356 3 ปีที่แล้ว

    Dalmar waa tagay walahi waa jilaa aan caadi ahayiin

  • @abdikarinosman7324
    @abdikarinosman7324 2 ปีที่แล้ว

    Dalmar yare (Madadkuu Cunaa Liibaanku)

  • @marwomumtaascooking4295
    @marwomumtaascooking4295 3 ปีที่แล้ว +2

    wlhi waan qosley dalmar marku usha bariira ku garaacey

  • @mohamednalleeye869
    @mohamednalleeye869 3 ปีที่แล้ว

    Naa soo soco kualaha 😀

  • @sulthansuhith
    @sulthansuhith 3 ปีที่แล้ว +6

    Dalmar yare jiliin markey noqoto waa ku heystaa..

  • @zakithomas8095
    @zakithomas8095 3 ปีที่แล้ว

    Waa lays karbaashay

  • @bidhanabdirahim4495
    @bidhanabdirahim4495 3 ปีที่แล้ว +8

    Qosol ikumaharin

    • @leginxiizofficial3272
      @leginxiizofficial3272 3 ปีที่แล้ว +1

      bidhan abdirahim blz wll mcn subscirbe ii saar 🇸🇴👈❤🙏

    • @bidhanabdirahim4495
      @bidhanabdirahim4495 3 ปีที่แล้ว

      official wakusare walakey

    • @SharmarkeOmar
      @SharmarkeOmar 3 ปีที่แล้ว

      @@leginxiizofficial3272 wan ku saaray adigana ii saar mahadsanid bro

    • @yaasmiinlove1922
      @yaasmiinlove1922 3 ปีที่แล้ว

      Hhhhhhh Delmar yare

  • @fardowsoabdulahimuhamud8978
    @fardowsoabdulahimuhamud8978 3 ปีที่แล้ว

    Wwwwww ruwayad shidan

  • @mohamedaden5209
    @mohamedaden5209 3 ปีที่แล้ว +5

    Hhhhh walahi wuu iga qosliyey ilaa wajaale ayaa lays karbaashayey kulahaa

  • @katitosalah6738
    @katitosalah6738 3 ปีที่แล้ว

    Kkkkk caadi mahan walhi dalmar yare

  • @imamushafici209
    @imamushafici209 3 ปีที่แล้ว

    Arintan hadey jirta tan waaaba riwaayad

  • @ruush9031
    @ruush9031 3 ปีที่แล้ว

    Waa walaalo sidee isu gursadaan

  • @samsubgj4669
    @samsubgj4669 3 ปีที่แล้ว +1

    Tayatau

  • @MadarJama-yd5pn
    @MadarJama-yd5pn 3 ปีที่แล้ว

    Wlhy dalmar caadi maaha

  • @zahramohamedhassan9459
    @zahramohamedhassan9459 3 ปีที่แล้ว

    waaw riwayad iyo bar

  • @ayaanabdi625
    @ayaanabdi625 3 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi saan u qoslayay wadnaha ixanunay ani😂😂😂 Naaa iqabo kulahaa ar dalmar Yare meeel uu joogo qosol io wadna xanuun wayalaa

  • @nasraabdilahi7564
    @nasraabdilahi7564 2 ปีที่แล้ว

    Dalmar baan,ku haysta

  • @kaafiyare4443
    @kaafiyare4443 3 ปีที่แล้ว

    Waala iskarbashaa ilaa wajaale kulaaa Abti liibaan

  • @wardahaji7260
    @wardahaji7260 3 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllah 🤣🤣🤣🤣

  • @hikmamouledosman2279
    @hikmamouledosman2279 3 ปีที่แล้ว +3

    Cimrigago dheeraadaana dalmar oo odaya wuu ku tusaa...😅😅😆

  • @mgmgzamgmgza6570
    @mgmgzamgmgza6570 3 ปีที่แล้ว

    waaw wacajiib

  • @hoodanismacil6393
    @hoodanismacil6393 3 ปีที่แล้ว

    Dalmar ninka kaliyee iga qosliya

  • @AbdulQaadirAden
    @AbdulQaadirAden 3 ปีที่แล้ว +1

    Abti liiibaan yare caadi maahan kulahaa Askarta maad qoratid Hadaad orad saas uu jeceshahay. Kkkkkkkkkk 😂😂😂😂