Waayojoog: Halgamaa Axmed Xaashi -Abaanduulihii Jabhadii SPM - Qaybtii 1aad

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 มี.ค. 2023
  • #Waayojoog: Waxaan ogaaday inay wax qaldan yihiin 1988.
    Halgamaa Axmed Xaashi -Abaanduulihii Jabhadii SPM - Qaybtii 1aad
    Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika #CBATV

ความคิดเห็น • 33

  • @Gla277
    @Gla277 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    aygaan wariyaha isku sheegaya
    yaa ku yiri ciidankii soomaali waajay
    anaa ka mid ahaa ciidankii 1977 jabiyay
    Xabashida
    waana il haamaysanay xabashida

  • @GareenMedia
    @GareenMedia ปีที่แล้ว +7

    Ahmed Hashi waxaan bartay 1992, xaalad adag oo uu runtii iigu hiiliyeyna (micnaha xaqa) ayaan isku baranay, kadib oo dhanna waan aqaanay. Waa muwaadin Soomaaliyeed oo aad u wanaagsan, caadifad qabiilna ka fog. Allaha ku xifdiyo. Sxbkaa Cabdi Faarax, Kismaayo.

    • @kamaalahmed5706
      @kamaalahmed5706 ปีที่แล้ว +2

      Aamiin, aqoon uma lihi, laakiin shakhsi wanaagsan ayuu u egyahay wlhi 💯❤️

    • @Rabsho1
      @Rabsho1 25 วันที่ผ่านมา

      Adigo mahadsan qabilkiisa ma iga cawin kartaa ado xumaan ii arkin wll yu yahy

    • @Rabsho1
      @Rabsho1 25 วันที่ผ่านมา

      Adigo xumaan ii arkeynin yuu yahy qabilkiisa saxiib

  • @abrahamojegalitarianism6850
    @abrahamojegalitarianism6850 5 หลายเดือนก่อน +1

    Ninka ugu liitay jamhadihii somalia

  • @MubYus
    @MubYus ปีที่แล้ว

    Senotor,, Axmad Xaashi waa waayo arag.

  • @abdellamohamedaden
    @abdellamohamedaden ปีที่แล้ว

    Mansha Allah allaha ku xafido adeer senater.ahmed xaashi

  • @adenahmed2227
    @adenahmed2227 ปีที่แล้ว

    Legendary man he saved kismayo to badade to afmado

  • @abdirashidlohos9166
    @abdirashidlohos9166 ปีที่แล้ว +2

    Waxaa soomaalida rogay sadexda xaraf
    Waxaa ku maqan malaayiin
    Soomaalida ah oo aan waxba
    Galabsan

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 ปีที่แล้ว

      abdirashidhohos9166
      XHKS kawaran xarfahan ma barwaaqo ayay ahaayeen mise belaayo??????

  • @abdirashidlohos9166
    @abdirashidlohos9166 ปีที่แล้ว +3

    Magacaa doonto qaado
    Ama koonfur joog ama waqooyi joog
    Hadaad disho qof ah islaam
    Waxaad gali jahanamo

  • @NuskaJama
    @NuskaJama 3 หลายเดือนก่อน

    WAa ninkii sida la sheegay kismayo airport ku xasuuqay 13ka aqoonyahan.

  • @ahmedabdi6140
    @ahmedabdi6140 ปีที่แล้ว

    Jamac blue waa Ninkii qandarasalaha kireyay duliyayasha south African ka, afgarasho ayayahayd jamacblue kenya ayu dagana

  • @jamac7119
    @jamac7119 ปีที่แล้ว +4

    Senetarka waankusalamaya spm waa layaqana abahedu waa inacumar jees hadudhintay ilahay hownaxariisto hadunolyahana ilahay hownaxariisto waanjecelahay spm iyo waxay ahaayen heshiis hase ahaate waxa heshiiski qaribay cali mahadi oo iskagadhawaaqay dowlad anlodhamayin arintaasina waxay kala gooysay dalki

    • @abdikade4218
      @abdikade4218 ปีที่แล้ว

      Wuu nool yhy dhagaxbuur buur buu jooga axmed cumar jees

    • @cirguje40
      @cirguje40 ปีที่แล้ว +1

      Siday tahay baad uu sheegtay walaal

    • @Yedo25254
      @Yedo25254 ปีที่แล้ว

      sidda Uu Sanatarka carabka ku dhuftay SPM Waxaa sameeyay Allah ha u naxariista Nin lagu magacaabo Bashiir Cali Salaad ( Bililiqo )

  • @mukhtarabdillahi3496
    @mukhtarabdillahi3496 ปีที่แล้ว +1

    Jaamac magacaga loogu yeedhaayo caloosha u shaqaysta,cadaanka south Africa, waa ninkii Soo kirayey magaciisa ,waa nin Dhulbahadnte ah oo Jamac la yidhaa, Nairobi ayuu Dagan yahay.

    • @abdirshiidmaxamed6730
      @abdirshiidmaxamed6730 ปีที่แล้ว

      Jamacu Ma ninkii pilot yadii Sout african ka Siyaad bare u keeneybaa. Ninkani isagu Qolamuu ahaa Buurtan sheekh iyo ciise curagte kasheekeynaaya

  • @abdirashidlohos9166
    @abdirashidlohos9166 ปีที่แล้ว +1

    Inaan soo jabno waxay ahayd
    Ciqaabtii ka timid
    Dilkii culimada ahaa daacada

  • @jamaabdullahi4736
    @jamaabdullahi4736 ปีที่แล้ว

    Sheekada yuu qaldin adna hasii qaldin 89kii juun biyo shiinaha cidina inagama joogin dhamaan dibadaynu u baxnay xuduudka sare ilaa tuulayaasha xuduudka ka sareeya taliskuna baligubadluu ahaa halkaasaana laysugu yimi ilaa habargidirtii ina cumar jees iyo ciidamadiisii ka dib iyaguna Soo baxay kadibna caydiid yimi halkaasaa lagu wada shiray guaanadii laysku qabiyeyna lagu qaatay sidaasay ahayd

  • @abdirashidlohos9166
    @abdirashidlohos9166 ปีที่แล้ว

    Saaridii soviet union waa laga
    Shalaayey

  • @marwanyare7548
    @marwanyare7548 ปีที่แล้ว

    Dee wriye su aalo muhiimaa oo aad katagtaa jiraa wll
    Wxn weidin lahyd
    Sarkal hargeisa dagan oo kasheqeya
    Ayuu ahaa hdana
    Wxn oogaadey mudoo kabacdii
    😢😢😢😢😢😢
    Iyo qarklo badane qeybta danbe kudaarso

  • @abdirashiidmohamed4199
    @abdirashiidmohamed4199 ปีที่แล้ว +3

    Alaah kaashaafo dambiga qeeb ma aadan joogin guul wade Ayaad aheeyd abaanduule Ayaad ka aheeyd guulwada yaasha dagaalka waad gashay meesha duqeeyta ubaahnaa adiga Ayaa talo kadhii bayay mar dabe Ayaad fakatay cumar Ayaad 5 cisho ka dambeeysay baabuur qoqan ah labo Shirley ah Ayaad wadatay dara wal waxxaa ka ahaa baraanbaro oo shiiqaal ah mida kale cumar jees magaalada asga Ayaa xoreey 95 cisho kadib adiga iyo xiirane Ayaa is qantay aaqir shukri where Ayaa lagu badalay Jan Ayaa loo diiday c Casisi
    ayuu kama seeyray wax badan ayaan ka ogahay jooji faanka gabyoow xarigiisii waa kamid baxsashadaada w bilaahi toowfiiq biyo kama dhibcaan

    • @shafihussein4433
      @shafihussein4433 ปีที่แล้ว

      ​@@cirguje40 fuck you, nin aadan aqoon ayaad afka lagalaysaa xaarimayahow soo warayso madaxdii Snm IYO dadkii soo halgamay Col Ahmed Hashi taariikhdiisa

    • @shafihussein4433
      @shafihussein4433 ปีที่แล้ว

      Waryaa nacas ayaad tahay ee ninkan soo baadh taariikhdiisa waa wadani daacad ah oo markiiba goostay

    • @cirguje40
      @cirguje40 ปีที่แล้ว

      Waxan sida eyga uu ciyayaa faqash been ku maraysan weeyi eyga eygu dhalay

    • @liibanmumin6582
      @liibanmumin6582 ปีที่แล้ว

      Ninkani ma ogaadeenba mise geri ama Sheekhaal kolay waa reerahaas

  • @cirguje40
    @cirguje40 ปีที่แล้ว +1

    Waar waxani waa faqash kuwa ugu sareeyay ee amarka bixinayay hooyadiisa wasuhu. Somalinimo waxa ku meeraysta waa faqash waligooda Somalinimo bay dadka ku beer laxawsadaan eyda eydu dhashay

    • @Yedo25254
      @Yedo25254 ปีที่แล้ว

      Somaliland waa maamul goboleed ka tirsan somaliya 🇸🇴

    • @cirguje40
      @cirguje40 ปีที่แล้ว

      @@Yedo25254 🤣😂🤣😂🤣😂sida aad doonto uu malee niiclow ee Laascaanood baa lagaaga baahan yahay fulay yahay faanka baddan