Waayojoog: Xoriyadii 1960 & tirokoobyadii ugu horeeyay - Halgamaa Maxamuud Caraj, Qaybtii 1aad

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ก.ย. 2023
  • Waayojoog: Xoriyadii 1960 & tirokoobyadii ugu horeeyay - Halgamaa Maxamuud Caraj, Qaybtii 1aad
    Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

ความคิดเห็น • 12

  • @Between-earth-and-sky
    @Between-earth-and-sky 10 หลายเดือนก่อน

    1986 Woqooyi Galbeed baa ugu cashuur batay wuxuu noqday 44 bilyan Somali Shillin . Xataa Muqdisho wuu ka batay

  • @riwaanrrc7931
    @riwaanrrc7931 10 หลายเดือนก่อน

    Odayfan cilmi ayaa ku dhan

  • @ahmedalixaash3842
    @ahmedalixaash3842 10 หลายเดือนก่อน

    Axmed xariir cali iyo deeqa doon

  • @yuusufjama
    @yuusufjama 10 หลายเดือนก่อน +2

    Sheekadan waxaan ka maqlay nin dhulbahante ahaa oo Aabihii head of somali statistics haysan jiray, wuxuu yidhi Aabahay siyaad bare wuxuu ku casilay gobolada waqooyi aya tira koobkii Somalia ugu batay, wuxu shekada ii raaciyay in nin Isaaq ah ok Caraj la yidha ku xigeen u ahaa. Maan rumaysan ila aan caraj afkiisa ka maqlay maanta.

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 10 หลายเดือนก่อน

    TIRAKOOB

  • @GALOOLTV
    @GALOOLTV 10 หลายเดือนก่อน

    Xamar ayaa dad badan

    • @muun89
      @muun89 10 หลายเดือนก่อน

      adeer mad fahmin ee waxa uu kuyidhi gobalka waqooyi galabeed iyo gobalka banaadir xilgaa waqooyi galbeed wxa uu haa broma , gabiley hargeysa berbera, saylac, ama lawcado markaa banaadrna waxy aheyed afgooye ilaa balcad yama dadbadanay markaas

  • @ahmedjama8152
    @ahmedjama8152 3 หลายเดือนก่อน

    Xamar isdaaye bosaso baa ka dad badan gobolka bari ka dad iyo baaxad weyn gobolka Waqoyi galbeed

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 10 หลายเดือนก่อน

    TIRAKOOBTA BEERAHA

  • @DavidEric1
    @DavidEric1 10 หลายเดือนก่อน

    Been badanaa odaygu

  • @OmarMohamed-bt9fe
    @OmarMohamed-bt9fe 10 หลายเดือนก่อน +1

    Waar xishoo oo beenta iska daa Xamar iyo Hargeysa qof fayoobi is garab dhimaayo marka laga hadlayo tirada dadka ku noole.

    • @muun89
      @muun89 10 หลายเดือนก่อน

      adugu ka xishood cirada bilaa calek walaal