Ingriiska Oo Xaqiijiyay Ictiraafka Somaliland Kuna Dhawaaqay inuu Safarad Ka Furanayo Hargeisa

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ก.พ. 2025
  • #unitedkingdom

ความคิดเห็น • 29

  • @SuldaanMaxamedfod
    @SuldaanMaxamedfod 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Khayrkisa allah hanasiiyo sharkiisana allah hanaga xijaabo inshaa allah

  • @SadoAhmed-mf4xt
    @SadoAhmed-mf4xt 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Guuuul iyo gubanimo Insha-Allaah

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir9915 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    we don't need an embassy. We need real aqoonsi simple

  • @HodanMohamed-nc8wq
    @HodanMohamed-nc8wq ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masha allah je ss fier de somaliland guul guul

  • @abdillahimohamoud7750
    @abdillahimohamoud7750 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤ Guul Somaliland ❤

  • @abdullahiahmed3774
    @abdullahiahmed3774 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Masha Allaha Haddii Run Noqoto

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fy 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Khair INSHALLAH 🎉😅❤

  • @friendly-zp6np
    @friendly-zp6np 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Aftidee dee?!!!!
    Adeer Aftida reer Somaliland waxay dhiibteen 2002dii markii ay u codeeyeen Dastuurka JSL oo ay igu codeeyeen 99% haa gooni isu taag.

  • @SahraAdanAbdi-l9c
    @SahraAdanAbdi-l9c 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Soomaalilndre guuuuul guuuuul soomaalilndre ciidanka qaraka 💚 🤍 💚 🤍 💚 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @avoidcruel744
    @avoidcruel744 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Guul somaliland❤

  • @zainabdirir8818
    @zainabdirir8818 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @EngdaauudAbiib
      @EngdaauudAbiib 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      🇬🇧 UK HANBALYO 🇬🇧 HANBALYO

  • @avoidcruel744
    @avoidcruel744 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Hindigu hada maaha Saysal Wazaare

  • @ahmedfarah5928
    @ahmedfarah5928 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    GUUL IYO GOBANIMO HORAA LOO SOCONAYAA KU DAYASHO MUDAN ❤❤❤❤❤

  • @nathra7351
    @nathra7351 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Guuul. Aqoonsiga waxaa hor kacay. dr ciise kaayd wasiirkii horww arimaha dibada. Iyo dr Adna Aden ismaacil oo ahyd mamada somaliland ee u ololeeysa aqoonsiga somaliland maashalah.
    ilaahay kheeyr haydin siiyo madaxweynihii hore ee Mbc isna. Wuu ku raacay sadexsoosuba waay mahadsan yihiin ilaahay kheyr hasiiyo ishalah

  • @nathra7351
    @nathra7351 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ciro waa cadowga somaliland muxuu keeni somaliland halka ay maanta mareyso. Sacdmuuse ayaa kusoo gaadhsiiyey maalkooda maashalah

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Cirro iyo Wadani Wa mashruci ay so qateen in afti laga qado reer Somaliland lakin xabad ayan ugu badalayna wajigod gubay

    • @mohamedalimohamed5828
      @mohamedalimohamed5828 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Ma ado kintir deer o shunki an iska xirin ba no hanjabya ragini hadey abarso isko dubanya anago gus deer o kulul bn ku galinya nasaha ka jagi

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Reysawazaarahan waa kii hore.
    Umada beenta ka daaya?

  • @yaqubofficel212
    @yaqubofficel212 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War ninkaas wax ka been badan ma jiro 😂😂😂😂😂😂

  • @SafeaDahir
    @SafeaDahir 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ilaahay kabaq oo beenta dadka ka daaya

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    soaliland laa guaysan wayo way diiden in ciido la keeno ciiadan aad arkaysna wa ar danbe wax yar baala keenay dadku waxy yidhadan waxay ahayen 90 oo somaliland badh ka laysay arka dadkeena aya yidhahda waa nala guaysti guaysiga garan aayan waxa u yahay soaliland aha colony wa prptectatorate ppgogaada o yaan la idinka aqlin wa nala guaystay tariikhda idinkua taalo idinka iska shegta

  • @CapdCaldi
    @CapdCaldi 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maakuwawabigalagatalabayay aya hadhkujiidi

  • @farhiamursal7256
    @farhiamursal7256 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂😂😂😂 war Somaliland beenta daaya shacabka 33 sano been loo sheegayey 😂😂😂😂😂

  • @farhiamursal7256
    @farhiamursal7256 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War Somaliland beenta kama ilbaxo miyaa Aqoonsi 33 Sano la waayey madaxwaynaha Maraykanka waxaa maanta la helayaa been joojiya idoor wagaash been kama xishootaan 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @AhmedAli-u8c
    @AhmedAli-u8c 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Taar tv ha rumaysan, wuxuu u shaqeeyaa kaah/wadani, iigushub.

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Reer yurb iyo Markeynka wax la socdaan in Shuftada Xamar ka talisaa lagu qasaarey mida kale chine hoos ta kala xidhan yhin oo ilaa xad safriika chine faraha kula jiro Somaliland oo hubeynyo Huwanta Laascanood joogta oo lacgatooda baxsho hubka Hassan sheekhu u soo iibsho uyo lacgta aay siiyan askrfta huwnta Markeyn taas buu ka xaqsanyhey dhawna waad arki isgoo safrad ka mabnuuci doono Hassan shekh iyo wax ku xeeran lacgatoda dibadan xanibi doono

    • @yaqubofficel212
      @yaqubofficel212 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      War wax aqoonsi ladho majirto ee oromo iska fadiso

    • @yaqubofficel212
      @yaqubofficel212 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Qabil qaran manoqde