ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Maxaa Sababi Kara Ilmaha Cuntada Diida?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 พ.ย. 2020
  • follow fatuush family
    f_aynab
    fatuushfamily@gmail.com
    Ila Tali phone 7633066788
    Amazon Links
    amzn.to/3948dym
    amzn.to/3pHCQPY
    amzn.to/2UIGOd0

ความคิดเห็น • 25

  • @samirafidse
    @samirafidse 3 ปีที่แล้ว +1

    Fatuush Mashallah 😍.

  • @MaaarCumar-b4c
    @MaaarCumar-b4c หลายเดือนก่อน

    Abayo mcn walaahi want dhibtooday cunug 6 bil jira oo caano iyo cunto cunaynin😢😢

  • @kaltumaali1550
    @kaltumaali1550 3 ปีที่แล้ว +2

    Abaayo wa hooyo kasta way taqana hooyo kasta way fahansanthy ilmahedaa

  • @shaacirabashiir3121
    @shaacirabashiir3121 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah tabarakallah

  • @suadfarah2227
    @suadfarah2227 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah waa runtaa wallo ❤❤❤

  • @dhoolabdi1
    @dhoolabdi1 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah mahadsanid abayo 👌💝💝

  • @kosaribrahim1586
    @kosaribrahim1586 3 ปีที่แล้ว +1

    It’s true sis 🌹🌹🌺🌺🌺💐💐💐👍👍👍👍👍

  • @user-nl9qj2ng7i
    @user-nl9qj2ng7i 5 หลายเดือนก่อน

    3dax jir 1waqdixitaa macneso yab Cano Lee Cabe

  • @shuushuu6804
    @shuushuu6804 3 ปีที่แล้ว +1

    Keep going sis

  • @amalmusa6230
    @amalmusa6230 3 ปีที่แล้ว +1

    Manshallah abaayo tan way anfacaysaa thnk u so much Fatush two n half cunto xun aa ii joogto caano ay cabtaa cabitanka ma jeclo

    • @fatuushfamily
      @fatuushfamily  3 ปีที่แล้ว

      Markii rabto cunto inay cunto caanaha kayaree.

  • @fartundhagane1266
    @fartundhagane1266 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah

    • @bahjazheekh247
      @bahjazheekh247 3 ปีที่แล้ว +1

      Maasha allh faadush qaaali keep goin

  • @nimcomaxamed3282
    @nimcomaxamed3282 3 ปีที่แล้ว

    Waad mahadsantahay xbbti

  • @nadifoomar1428
    @nadifoomar1428 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah abayo wan ubahanahay arintas

    • @fatuushfamily
      @fatuushfamily  3 ปีที่แล้ว

      You are welcome walaal.

    • @nadifoomar1428
      @nadifoomar1428 3 ปีที่แล้ว

      Abayo maxa lagu sameya ilmaha mataga badana waxba maqabo aya laugh dhaha

    • @fatuushfamily
      @fatuushfamily  3 ปีที่แล้ว +1

      Waxbuu dhibsanayaa waa caloosha hadii aragto cunug matagayo. Caloosha kabaara dheh doctorka.

  • @nimcocumar6282
    @nimcocumar6282 3 ปีที่แล้ว +1

    Wllo calool istaga ilmaha 7bilood kaso hadal biyahana inan iso sawirtid anba mageceda jeclaan lahaa adoo mahadsan

    • @fatuushfamily
      @fatuushfamily  3 ปีที่แล้ว +1

      Haye walaal. Biyaha waxaa loogu talo galay Ilmaha 2sano jira.

  • @ashaahmed8160
    @ashaahmed8160 3 ปีที่แล้ว

    Asc abyo maan .ale haku xifdiyo adiga iyo famligaga wan kusaray subscribe wadna istahisha. Abayo maan cunug lawo sano iyo 3 bil ayan haysta saxarada ad udhibta cabsi darted hada wuxuba kenay inu mel jifta una isku celiyo asago kabaqanaya inay xanujiso .sawabto ah marbadan ayey xanunjisay .maanto wana iskudayay inan cuntoyinka an isleyahay caloshay jilciyan inan siyo marna wax yar ayu kacuna marna wuigu dii daa. Abyo maan bahasha biyaha iso sawir an uradiye ado mahadsan. Rayigagana wa imuhiim mahadsanid inbadan

    • @fatuushfamily
      @fatuushfamily  3 ปีที่แล้ว

      Wcs walaal. Waxad samaysaa biyaha cad sii iyo biyo kale oo juice ah oo ladhaho Prune. Waa tan midii dabada looga shubayay ayadoo kaniin ahna waa lahelaa amzn.to/3lag6oq midaan afka lagama qaadanayo waa lagu shubayaa.

    • @ashaahmed8160
      @ashaahmed8160 3 ปีที่แล้ว +1

      @@fatuushfamily mahadsanid abayo maan mahadsanid sida sharaftaleh od igu sojawabtay. Abayo biyaha cad wankukari laahay lase wan dadalaya abayo inshaa Allah

  • @nimcosuldan7371
    @nimcosuldan7371 ปีที่แล้ว

    Biyaha maa ladhaha Waan Uu bahanay Ilmo yar18 bilood jirta calool is Taag baa dhibay