ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

ilmaha caanaha badan la siiyo cuntada way ka go,aan sido kale umateetka ayay ka jaraan caanaha badan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.ย. 2023

ความคิดเห็น • 21

  • @IklasomerMuhumed-rt9yz
    @IklasomerMuhumed-rt9yz 10 หลายเดือนก่อน +1

    Waa hadal xaqiiq ah wlhy

  • @Jeceel
    @Jeceel 11 หลายเดือนก่อน

    Mashaa allah qaaaliyey allaha kudhowr
    Allaha no dhowr owlaada
    Waa runta saxanka ag dhiga midna waa cunaa midna waa daadiyaa
    Marmar wa walwalaa
    Hadane waa is adkeeye
    Illahey hano baro
    Caato waa markas isdhaha mindha
    Cunta fcn ma cuno❤

  • @qalbiuroon746
    @qalbiuroon746 11 หลายเดือนก่อน +1

    Shukrn qali ❤Abayo kaso hadal side gari lagu baran karaa yurub Theorie kaso hadal qali

  • @bahjomohamed7272
    @bahjomohamed7272 3 หลายเดือนก่อน

    Aniga laba cunug ijogto gabar wil gabadha wa curada marki hore ana waxan baray inan wax siyo ayado rabto inay gacanteda wax ku cunto ana udidi jiray afka ugu guri jiray hada waka dhafay wilkana maba barin ina wax siyo 7 month marku jiray asaga gacantisa ku cunayey

  • @aragsanismael4912
    @aragsanismael4912 11 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah

  • @user-yk1ks9bv3v
    @user-yk1ks9bv3v 11 หลายเดือนก่อน

    sax abayo mahadsanid

  • @rafiqajecelnalka4091
    @rafiqajecelnalka4091 11 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah dheh

  • @user-om4qg4tz4b
    @user-om4qg4tz4b 11 หลายเดือนก่อน

    sax waye abayo mahdsanid 😘

  • @fartunahmed7194
    @fartunahmed7194 11 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah Abyo ❤❤❤

  • @nuurtohassen35
    @nuurtohassen35 11 หลายเดือนก่อน

    Mash alh ❤

  • @nastehcabdi3261
    @nastehcabdi3261 11 หลายเดือนก่อน

    Mansha allha abayo ❤❤❤

  • @suhurdiamond7319
    @suhurdiamond7319 10 หลายเดือนก่อน

    Abaayo kuma xirna caanaha kaliya apetite xumada ani baby 10 months jira wali masaasad iyo caano ma cabin waa cuntadana maku fiicna

  • @naimahusein18
    @naimahusein18 11 หลายเดือนก่อน

    Asc abyo waan ku taageeraa allaha kuu barakeeyo ilmaha waxaa tahay hooyo ku dayasho mudan masha aallaah abyo waxaa ii joogto gabar iyo wiil gabarta waa afar jir wiilkana waa lix jir gabarta waa cunto diid markee yareed ilaa ay ka soo gaareysey 3 sano waa ii ficneed cunta wee cuni jirtey markey afarsano gashey cuntada weyba diida nuucee kastee ahaato waan ku dayey marabto dil qeylo iyo hanjabaad ayaan ku siiyaa mana xanuunsano mudo sanad cml ayaan saas ku arkey lkn wiilka wuu ii fcnyahay alxamdulilaah wuu cunaa cuntadiisa markii cuntada ay diido wee baxee talaajada cake iyo yoogat ee cunee markaa baahi u yaabto maxaa iga caawin kartaa abyo markee diido ani dhan neefis ayaan noqdaa waan ku xanaaqaa dil iyo qeylo nafta uga qaadey😢😢

  • @umuahmed4253
    @umuahmed4253 11 หลายเดือนก่อน

    Walaaley waxaanba aaminsanahy hadaanan caano siin inuu gaajaysan yhy. Lkn cuntada igama cuno

  • @fatuushyacquub9349
    @fatuushyacquub9349 11 หลายเดือนก่อน

    Hooyo ku dayasho mudan that's true canaha badan maficna

  • @sabariinnuuraxmed8898
    @sabariinnuuraxmed8898 11 หลายเดือนก่อน

    M.a❤😍

  • @bilanm.g9207
    @bilanm.g9207 11 หลายเดือนก่อน

    Asc abaayo hooyo cusub ayaa ahay ilmaha xafayada xilike uku facan oo laga jari kara video yutubka no sokali abaayo waa codsi❤

  • @rasmichannel9277
    @rasmichannel9277 11 หลายเดือนก่อน

    Abyo ilmo markuu sanad gaaro ma siin karaa waxyaabaha sonkorta iyo cusbada iyo saliida leh iga soo jwb waxn ahay hooyo ilmihii ugu horeeyay haysato

    • @ilwaadqurux8281
      @ilwaadqurux8281 11 หลายเดือนก่อน

      Abayo sokorta iyo cusbada ilmaha ma ufiicno 1sano wali wayaryahay

  • @nimcosagal7468
    @nimcosagal7468 11 หลายเดือนก่อน

    Asc wll waxan haysta ilmo 1 sano iyo 1 bil ah caano dhan Macabo 7 blood aya ugu danbaysay mark wn kacawiya cantada lkn wu yaqana side locuno

  • @cafiifo5580
    @cafiifo5580 11 หลายเดือนก่อน

    sxby shekadan ani wali magarin lkn marka garo le firina i...a