@@FARHAN_805 wnglish looma turjuminban u maleyaa english lakin waa carabi maliya hadad fahmi kartid arabiga degayso podcastyada دكتور جميل اكبر تطبيق الشريعة الاسلامية في القرن والواحد والعشرين
لأن الدولة العباسية في هذه المرحلة كانت في مرحلة ضعف وكان يحكمها حكام ضعفاء مما أتاح لملوك الطوائف الإستقلال عن الخلافة العباسية وأشهرها الدولة الفاطمية .
Gurigagana waa leedahay gobolna waa isku koobtay Ninyahaow mid ugo ka hadlida xafadada io 2mitir ee aad ku dhalatay maya mahino danta guud adigoo kala saarin umada somaliyeed uhadal marka leedahay nin walibo gurigaga xal maa u aragtay in hal bulsho ay yeelato 10dowladow oo kala duwan kala mabda a ah
Reer galbeedku waa munaafiqiin aad siyaasadahooda ku wareerayso raggii Seerbiyaanka ahaa ee Walaalaheen reer Bosnia xasuuqay markay ku danaysteen ayay maxkamada heeg soo taageen 😂 Halka Ruushka iyo Shiinaha siyaasaddoodu mid cad tahay
Buuga mashruuca la dagaalanka nuurka falanqeyn dhameysitiran inad kaso sameyso ban walaal jeclaan laha markad falanqeynta buuga dhagertii weyneyd ino dhameyso ama maalin mid si gaara uso falanqeyso.
Qodob ka aa aad ka dhawjisay adenow waxad ku lifaqaysa xornimada somaliland wanad og thy inay xududahn nakala dhaxyala ay dhigen ree galbed ayna thy sida hada laga dhigay khalijka carabta ninwalba meel lagu hubsaday marka adna waxa kugu jira in yar oo goitan ah ado og in lakala goa inay thy qorshaha nala dhamac sanyihin ree galbedku ee awodaha lagu kala furfuro hadhaw naa melba mesha kale lagu diro oo lagu dumiyo iga dhexdoda oo sidi tatarka oo kle qolona racdo qolyo klena la dagalman
Aadan sahan
Wa ninka i furay fahanka siyaasada wan ku wataa lajankayga 😊❤
Ustaad xalaqadda xigta sidee buugaagta loo turjumo noogaoo dhig alle ha ku barakeeyee
Sidaasi waaye
الله اكبر ماشاء الله آلحمد لله سبحان الله وبحمده سبحان الله آلعظيم ❤❤❤❤❤
Waxaan ahay qofki uhoreeyay ee arka zxp waxaankasoo salamaya hargaysa gaar ahaan calamada❤
Walala wax tahy aqoonta muslinka ilhahy ha ku dheereeyo ciimriiga❤
صل الله عليه وسلم ❤❤❤❤
لم أجرب قرأءة كتب د. مصطفى محمود ، اليوم بدأت القراءة كتاب المؤامرة الكبرى
شكرا ع المحتوى الرائع 👏🏼🤍
Hada ma ilasocodaa❤
Adan sahan
Buuga sifican uga hadlay dabiqitanka sharecada islamka waa كتاب قص الحق لدكتور جميل اكبر
Translated in English mel iguma shegi karta wll
@@FARHAN_805 wnglish looma turjuminban u maleyaa english lakin waa carabi maliya hadad fahmi kartid arabiga degayso podcastyada دكتور جميل اكبر تطبيق الشريعة الاسلامية في القرن والواحد والعشرين
Aadbaad I mandanthay aadan sahan wax badan ayaad ino faaiideesay jazaakallah walaalk qaaali❤❤❤❤❤
Allaha Ka AJarkziiyo Wll Sida Wngzan Eed Waxa Nogu SharxeysoH ❤
Wanku salamaay ustaad🎉
وكذالك نولي بعض الظالمين بعضا بما كانو يكسبون ١٢٩ : الانعام
Ustaad Aadan mahadsanid
Keep going
Mahadsanid ustaad ❤
Ustaad aadbad ugu mahadsantahay in aad qiimaha hoos uga dhigtay dhalinta
Mashallah❤❤
Aadan wll ado mahadsan buugan oo qudha qiimihiisu waa imisa 😊
26£ wll aniga hayo
@@Visablevision
Hargeysa waa imisa
@@Visablevision
Hargeysa waa imisa
Ustaad adam sahan 🤍🫶💕
M,a Ron ahaan tii waan lacajaby wll inoo Soo Badi qodobadan iyo kuwaan lamidka ah well ❤️🩹
Jisaa kallaahu qayr
10:27 mowduuc muhiim ah oo waaqici ah
Aadan sahanow baar lamaanku dad culimo ah na waa leeyahahy dad xuna waa leeyahy oo faasiqa lkn waxaa mar walba aysan dhaafi karini waaa kitaabka alle saas u faham ee parlamanku maahan illah inay kutubka iyo shuruucda dawlada isku eekaan baaa muhiim ah waana sida saxda ah
M a aad io aad wax padan ayaan ka faa iday
@Aadan sahan zxpow inte kala so xiriiraa
War bugi 48 Xer halku kudanebyay adan
UstaaD Xilqada Xigta PlZ Calmaniya KasoHadaL Io Waxyeladay Dadka Kuleday Plz And plZ wa iga Codsi
Halkan KaHelayNa Bugagta Wll
Asc sxib Adanow Anoo Germny jooga seen bugaagtaad soo turjimtey seen kuheli karaaa ?
Sxb buugaan xageen ka heli kara waan ubaahanahaye😥
ASC wll boogagta turjumtay xagee laga helaa? Mahasanid.
Adan sxb buugas xagen ka heli kara Kenya Ayaan jogaye 😢
Asc! wondering where we can buy your books?
soomali weyn🇸🇴🇸🇴✅
Zxp hal dhib ba leedahy waa adag yihiin buugta aad tarjumto zxp luqada fudud adeegso plz❤❤
Isku day inaad qorodhsato aqoonta afka soomaaliga
Waa run anuu maba fahmin erayo Yara adag buy addeegsada.
7:14 aad ayuu muhiim u yahay
War siqaldan aad uqeexday khilaafo waxlagawado inaad qaladkaaga qaadato rajenaa😢
Wa runta sxb comment ka aan ka bixiyay bal so firi
❤❤❤❤❤
Legenow Europe malaga helayaa, i can't wait
wA dalban karta halakaga lagugu keena
Adam mansadadi xijabka ayaan ubhyn wll meelmuhima ayan uga bahnhy meel igu sheeg wll
Ustaad forex ka soo hadal ma xalaal baa mise waa xaraan🤔
Sxb wax akhrin ma jecline noosoo duub AA dhageysanee
Wllo soo daa buugii 48 law
Legenow 48 xeer ee awooda sii wad
he finished
Muusan dhameenin@@ADLoFGroza
buugan online maka iibsan karaa
fact
Dagaal iyo ciidan naxariis kama dhaxayso kufsi iyo naxariis darro waligood wa lagu yaqaanay
Imika xasan iyo muse ma danbigeeniibaa😂
haa 😂👋
𝗔𝗹𝗹𝗲 𝗵𝗮 𝗸𝘂 𝘀𝗵𝗮𝗿𝗳𝗼 𝘂𝘀𝘁𝗮𝗮𝗱 𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗸𝗵𝗮𝗱𝗮𝗿 𝗰𝗮𝗹𝗶 ❤❤❤❤
Ustaad aadan markaa haday baarlamaanku sharci dajiyayaal ay yihiin,
Ma muslimiin baa?
calmaaniyadu wxy biyo dhigatay bariga dhexe gaar ahaan Tunisia turkey masar liibiya iyo Sudan
waliba masar ayaa oogu horaysay meel ay biyo dhigatay calmaaniyada gaalnimada ah
Aadanow, muxuu yahay farqiga u dhaxeeya "sharci" iyo "xeer"?
Ereyga 'xeer' miyuusan ahayn ereygaa Carabiga ah (sharci) oo afkeenna loo rogay?
Aadanow inoo billow buugeenii 48 xeeer
Wuu bilaabay lkn muusan dhameyn
1th comment
Buugan sideen ku helikaraa sxb
Iqra books baad ka heli wll
AADANOW OOMAR TURKEY YIMID SHEKADISA WAX KA QOR UGAAZ
لأن الدولة العباسية في هذه المرحلة كانت في مرحلة ضعف وكان يحكمها حكام ضعفاء مما أتاح لملوك الطوائف الإستقلال عن الخلافة العباسية وأشهرها الدولة الفاطمية .
kadib markan tik tok iska delty muuqaal dheer inan daawado waba la qabsdy 😁
😂😂😂😂
Ninkan waa aqon yhn simaliyed balse hdu dalka yimaado ana hubba mamulada talada haya aya jeel ku ilaaawaya😂
Kuwii yaryaraa ee meelaha bombka la wareegi jirey illeen waxbey arkeen 😂👋
Kaas waxaa kawaramaayo nin kamid ahaa dadkii ladagaaltamaayay ciidamada mareekanka soo dhagayso buug ayuu kaqoray hataa waxaa waraysta hanoolaato ayaanle
Gurigagana waa leedahay gobolna waa isku koobtay
Ninyahaow mid ugo ka hadlida xafadada io 2mitir ee aad ku dhalatay maya mahino danta guud adigoo kala saarin umada somaliyeed uhadal marka leedahay nin walibo gurigaga xal maa u aragtay in hal bulsho ay yeelato 10dowladow oo kala duwan kala mabda a ah
Aboowe is ilaali yaa lagu durin galada
Dr mustafa mahamud somali miyaa🙄😂
Maya wll waa wdad carab masari aah oo xog ogal aah allha kheir siye
Aadanow tusaalaha aad khaliifada cabaasida uso qaadatay way qaldan tahay
Waa gii tataarka caalamka islaamka wuxuu maraaye waqtigii ugu xumaa ugu daciifsanaa waxaa ka jiray dhowr dawladood oo iyaga cadow isku ah khilaafadii cabaasiyada maqaar saar bay aheyd oo Baqdaad bay ku koobneyd lkn 150 kii sano ee ugu horeyse khilaafada cabaasida waxay ka talinayeen Andalus ilaa shiinaha oo wadan kasta ninka ka talinaya waxaa soo magacaabi jiray khaliifka waxayna lahaayeen ciidan xoogan oo mideysan
Maxaa sababay ina rag somaliya dumar iska dhigaaan dumar kuna gar iska dhigaan
Khilaafadu waa inay inoo noqotaa sida Midowga Yurub oo kale NATO waa urur ciidan uune. Halka Midowga Yurubi yahay midow dhaqaale, ciidan iyo siyaasadeed. Boqor Faysal baa khilaafo inoo soo waday balse reer galbeedka ayaa shirqoolay Ururkii Iskaashiga Islaamka ee uu sameeyayna urur magac uyaal ah ayay ka dhigeen
Reer galbeedku waa munaafiqiin aad siyaasadahooda ku wareerayso raggii Seerbiyaanka ahaa ee Walaalaheen reer Bosnia xasuuqay markay ku danaysteen ayay maxkamada heeg soo taageen 😂 Halka Ruushka iyo Shiinaha siyaasaddoodu mid cad tahay
Waa reer bari kuwaasi
War aadan sahanoow waan kaa helaye maa Ila hadashid war waxan habar jeclada ahi muxuu ahaa 😂
Ee reer hawdkaa 😁
😂😂
Bisinka 😂
Buuga mashruuca la dagaalanka nuurka falanqeyn dhameysitiran inad kaso sameyso ban walaal jeclaan laha markad falanqeynta buuga dhagertii weyneyd ino dhameyso ama maalin mid si gaara uso falanqeyso.
Qodob ka aa aad ka dhawjisay adenow waxad ku lifaqaysa xornimada somaliland wanad og thy inay xududahn nakala dhaxyala ay dhigen ree galbed ayna thy sida hada laga dhigay khalijka carabta ninwalba meel lagu hubsaday marka adna waxa kugu jira in yar oo goitan ah ado og in lakala goa inay thy qorshaha nala dhamac sanyihin ree galbedku ee awodaha lagu kala furfuro hadhaw naa melba mesha kale lagu diro oo lagu dumiyo iga dhexdoda oo sidi tatarka oo kle qolona racdo qolyo klena la dagalman
Imika xasan iyo muse ma danbigeeniibaa😂