Masar oo Go aan Layaab Ah Ku Dhawaaqday & Hadalka Adag ee La Duldhigay Donald Trump Cabsida ISR

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.พ. 2025
  • Subscribe | Share | Like Comment

ความคิดเห็น • 27

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 7 วันที่ผ่านมา +1

    Horufadhi Media Horufadhi TV guulest Allah idin xafido Suleman xaashi eng yaasiin guulest ❤

  • @barlinjama8423
    @barlinjama8423 7 วันที่ผ่านมา +6

    الله الكريم
    الله يحفظكم ويرعاكم
    حسبنا الله ونعم الوكيل
    لا حول ولا قوة إلا بالله آلعلي آلعظيم
    ((( إنما أشكو وبثي وحزنى الى الله )))
    اللهم انا نجعلك في نحورهم ونعوذ بك من شرورهم
    اللهم آمين يارب العالمين
    واخر دعوانا أن الحمد رب العالمين والصلاة والسلام على نبينا وحبيبنا محمد وآله وصحبه وسلم تسليما كثيرا
    جزاكم الله خيرا كثيرا

  • @MaryanDiriye-i9o
    @MaryanDiriye-i9o 7 วันที่ผ่านมา +2

    Somalida markeey luuqad kale ee afkeena ahheeyn bartaan waxeey ugu hadlaan sida dadka u dhashay maashaa ALLAH.

    • @fouzifouzi3393
      @fouzifouzi3393 7 วันที่ผ่านมา

      Waa fadli dheeraad Alle nasiiyay Alxamdulillaah.

  • @SaraUsama-o6n
    @SaraUsama-o6n 7 วันที่ผ่านมา +3

    😂😂😂😂 Somali maryoley Waa dad Dhirki Ku Dhaqma Hadana Muslin Sheeganaya,, Subhaanallah

  • @bisharmahamad3468
    @bisharmahamad3468 7 วันที่ผ่านมา

    waadmahadsantahay walal suleymaan xaashi ilaahay walaalaheen reer falastiin dhibka allaha ka dulqaado sallalahu calayhi wasallam

  • @lixiyolabatankajun1233
    @lixiyolabatankajun1233 7 วันที่ผ่านมา +1

    Xaliimo khaalif magool iyo maxamad s/tubeeec aun dhamaan❤❤❤❤❤❤

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 7 วันที่ผ่านมา

    SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 7 วันที่ผ่านมา +1

    Aan isugu sinno alle iyo kufaarta isbeheeystay waan hubaa inuu alle dhamaantood ka adkaanayo alx allaha naga dhigo kuwi aan ku dulloobin aduunyadaan walatay oo eey carabti weeysantahay meel eey lacagteeda ku qasirto iyadoo dooneeysa ineey ku baabi.iso wadamada islaamka ah sida imaaraafka oo kale

  • @mohamedabakar7608
    @mohamedabakar7608 7 วันที่ผ่านมา

    Mashaalah

  • @fouzifouzi3393
    @fouzifouzi3393 7 วันที่ผ่านมา

    Xasbunallaahu wanicmal wakiil.
    Aniga waaba ka cabsadaa masaska xataa magaciida marka la sheego. Walciyaadu billaah.

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 7 วันที่ผ่านมา

    Allaha u gargaaro falastiin .

  • @Aqlileey
    @Aqlileey 7 วันที่ผ่านมา

    Waaw

  • @cabaasCalinuurCali
    @cabaasCalinuurCali 7 วันที่ผ่านมา

    sax waaye waa dabshid ayaalooyaqaana wasaniyiinwaaye

  • @abdullahiguled
    @abdullahiguled 7 วันที่ผ่านมา

    Suleiman hashiyow waad ku saxnayd oo heestaa NAYRUUS
    waxaa wada qaaday AHN
    Mohamed Suleiman iyo
    Halimo khalif omar MAGOOL iyo
    AHN Mohamed Suleiman tubeec iyo fadumo Abdullahi kaahin maandeeQ labadaa gabdhoodba heestaa NAYRUUS waylaid qaadeen Mohamed Suleiman tubeec
    Ku darso oo heestaa NAYRUUS waxaa Alifey
    AHN ABWAAN
    ABDIQADIR ALI IGAL oo ay walaalo ahaayeen fanaanka weyn ee Ahmed ali igal oo ikika degan north America minneapolis minasotta Ilaahay cimriga ha u barakeeyee❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @midnimo.jaceyl23
    @midnimo.jaceyl23 7 วันที่ผ่านมา

    Sisi ninka dhahaayo soomaaliya ayuu difaacayaa waa Hassan SH ee

  • @AliMohajim
    @AliMohajim 7 วันที่ผ่านมา

    Trump wixiisu waali waa dhaafeen

  • @abdirahmandahirjamac3937
    @abdirahmandahirjamac3937 7 วันที่ผ่านมา

    97 nin xun mn ahay

  • @mohamedabakar7608
    @mohamedabakar7608 7 วันที่ผ่านมา

    Waakhalad waxuukuhadlay magaranhayo waxuyahay kani waacawan ooangaranhan dintaislamka waxunacebeyay wadanka masar waxuukudhelay sharciga masar iyo dintaislamaka. Waardal

  • @abashajifarah2224
    @abashajifarah2224 7 วันที่ผ่านมา

    Riwaayada Nayruuska waa ciid laba jeer baa la dhigey markis hore Maandeeq baa jileysay makii labaadna Magool baa jileysay

  • @xidigajabarti772
    @xidigajabarti772 7 วันที่ผ่านมา

    A.azizi. kama ahan masuul muslin ama Carab. Wuxuu isu caleema saaray dadkiisa. Reer Egptye. Maahan sida madaxwaynahaaga dadkiisana laaya . Dhaca. Kadibna kasheekeeya. Dano dalal kale midka adiga kugu magacaaban ka hadal abu maahir. Culusoow

  • @m.k.7788
    @m.k.7788 4 วันที่ผ่านมา

    Dhal*nta Soomaal*ye*d Aha*n, Waa in A*nu iska Dhicina* Cadówyade*na Dhaw Ee Dadyoow Dalalka Derisk*ena Ah iyo Kuwē*na Kalena Éé Fogba, Hadìì Kale Adoonsig*, Sí 100% Waa în Aan* UWadar Ogolaana* iyo in ina La Si* Adoonsado.
    ....