Barkhad Tech
Barkhad Tech
  • 116
  • 347 288

วีดีโอ

Business Card Design | 4x Speed
มุมมอง 91ปีที่แล้ว
Halkan ka daawo muuqaalka oo faahfaahsan si degana aan ugu sharaxayo th-cam.com/video/bN6ufFTVIqg/w-d-xo.html
Kalahaada aroortii faa'iidada ku jirta
มุมมอง 159ปีที่แล้ว
Aroortii oo aad waa beriga hore kacdaa waxa ay leedahay faa'iidooyin badan oo dhinacwalba leh kumana koobna oo kaliya inta aan shantan mirir kuugu sheegayo ee waxaaba laga qoray buugaag.
SIDEE ONLINE WAX LOOGU BARTAA | Online Learning Tips
มุมมอง 226ปีที่แล้ว
Learning Online | Dadku inta badan su'aashan way is waydiiyaan Sidee Online Wax Loogu Bartaa? hadaba muuqaalkan kaga bogo xogo iyo arrimo ku saabsan mawduucaas, ma wada sharaxayo balse xogaa ayaan kaaga iftiiminayaa si aad u fahamto ulana jaanqaado hab barashada internet-ka qaab lacag ah iyo qaab lacag la'aan ah labadaba.
Cloud Storage | Hard Disk baa iga xumaaday iyo Buug baa iga lumay iska ilow
มุมมอง 79ปีที่แล้ว
Cloud Storage | Marar badan waxaa dhacda in aad ciil, caloolyow iyo qoomamo badan kala kulanto Disk Drive kaagii kaa xumaaday ama Computer kaagii kaa lumay, xumaaday, lagaa xaday ama Buug xasuuso badan ay kuugu qornaayeen oo isna kaa lumay. Iska ilow waxaas oo dhan si aysan xog danbe kaaga lumin adeegso Cloud Storage oo xogtaada noocwalba oo ay tahay ku maamulo kuna kaydi hab online ah adiga oo...
3 Website oo faa'iido badan | Editing Videos
มุมมอง 120ปีที่แล้ว
Sadexdan website ku samee muuqaal kasta iyo codkasta oo aad rabto in aad wax ka badasho
TikTok Halis Ayuu U Yahay Ubadka | Maan Maydh | Muuqaal Muhiim Ah | 2023 #tiktok
มุมมอง 57ปีที่แล้ว
Tiktok halis ayay ku tahay ubadka yaryar, waalidiinta u ogolaanaya in ay ubadkooda u dhiibaan taleefoonka haka taxadaraan in ay ubadka yaryar u geeyaan barnaamijka TikTok sababtoo ah ma aha maaweelo loogumana talo galin ubadka, sidoo kale wuxuu khatar ku yahay koriinkooda, mustaqbalkooda iyo koboca garaadkooda. #tiktok #somalitiktok
4 Qodob Tixgali Haddii Aad Rabto In Aad Graphic Design Barato | 2023
มุมมอง 575ปีที่แล้ว
4 Qodob Tixgali Haddii Aad Rabto In Aad Graphic Design Barato | 2023
Film samayntiisu qaadatay nus qarni "48 Sano"
มุมมอง 61ปีที่แล้ว
Aflaamta inta ugu badan sanado badan ayaa la sameeyaa wakhti badana waa lagu bixiyaa, halka qaarkood gaadhaan muddo qarniyo ku dhaw.
ChatGPT Ayaan ku sameeyay website | How to code website in ChatGPT 2023
มุมมอง 66ปีที่แล้ว
ChatGPT waa Mala Awaal Caqlibadan oo aad u adeegsan karto hawl fudaydin, waxaa jira waxyaabo badan oo kuu fududayn karo ama kaa caawin karo sida in aad website ku samayso code-kiisa, in aad ka raadiso qormooyin iyo warbixino, in aad ku samayn karto script muuqaal aad rabto in aad diyaariso iyo waxyaabo kaloo farabadan, hadaba muuqaalkan waxa aan kuugu sharaxayaa xogaa yar oo ku saabsan ama bila...
HORDHAC || Qorshaha Sanadkan || 3 Qodob ku darso qorshahaga 2023
มุมมอง 53ปีที่แล้ว
Sanadkan ka dhig sanadkii aad rajayn jirtay una oomanayd in aad isbadal wayn ka samayso noloshaada
BARO ERAYADAN GAAGAABAN WAXA AY U TAAGANYIHIIN || PDF, PNG, JPG.......🤔
มุมมอง 3012 ปีที่แล้ว
Halkan waxa aad ka helaysaa muuqaallo ku xiiso galiya isla markaana kaa caawinaya cillado kaa haysta dhinaca mobile kaaga, muuqaallada aan halkan kusoo gudbiyo haddii aad daawatay isla markaana aad ka faa'iiday lawadaag asxaabtaada iyo cidda aad isleedahay way caawin karaan sidoo kalena igu dhiirri gali in aan sii wado dadaalka Mahadsanid. #png #pdf #jpg #barkhadtech 📅 Muuqaalladii Ku Dhaafay H...
Sida loola soo dego Mockups Looguna isticmaalo Photoshop || 2022
มุมมอง 5942 ปีที่แล้ว
Halkan waxa aad ka helaysaa muuqaallo ku xiiso galiya isla markaana kaa caawinaya cillado kaa haysta dhinaca mobile kaaga, muuqaallada aan halkan kusoo gudbiyo haddii aad daawatay isla markaana aad ka faa'iiday lawadaag asxaabtaada iyo cidda aad isleedahay way caawin karaan sidoo kalena igu dhiirri gali in aan sii wado dadaalka Mahadsanid. 📅 Muuqaalladii Ku Dhaafay Halkan Ka Daawo 📁 TAXANAHA GM...
SIDA LOO SAMEEYO BUSINESS CARD || Business Card Crush Course || AP || 2022
มุมมอง 4722 ปีที่แล้ว
Halkan waxa aad ka helaysaa muuqaallo ku xiiso galiya isla markaana kaa caawinaya cillado kaa haysta dhinaca mobile kaaga, muuqaallada aan halkan kusoo gudbiyo haddii aad daawatay isla markaana aad ka faa'iiday lawadaag asxaabtaada iyo cidda aad isleedahay way caawin karaan sidoo kalena igu dhiirri gali in aan sii wado dadaalka Mahadsanid. #business_card #sida_loo_sameeyo #creative 📅 Muuqaallad...
FURSAD: Canva Website Ku Samee Kuna Baro Designs-ka | IIBSO 30 CISHO oo bilaash ah | 2022
มุมมอง 3232 ปีที่แล้ว
FURSAD: Canva Website Ku Samee Kuna Baro Designs-ka | IIBSO 30 CISHO oo bilaash ah | 2022
Website Cajiib Ah Oo Aad Ku Samayn Karto Design Walba || Qaab Fudud | 2022
มุมมอง 2622 ปีที่แล้ว
Website Cajiib Ah Oo Aad Ku Samayn Karto Design Walba || Qaab Fudud | 2022
Adobe illustrator || Design Ideas 2022
มุมมอง 452 ปีที่แล้ว
Adobe illustrator || Design Ideas 2022
Adobe illustrator Tutorial | Sida loo sameeyo kubad | 2022
มุมมอง 992 ปีที่แล้ว
Adobe illustrator Tutorial | Sida loo sameeyo kubad | 2022
Adobe Illustrator • Tips Tricks & Techniques 2022
มุมมอง 532 ปีที่แล้ว
Adobe Illustrator • Tips Tricks & Techniques 2022
SP Letters Logo Design || Illustrator
มุมมอง 632 ปีที่แล้ว
SP Letters Logo Design || Illustrator
Black & White Background • Snapseed • 2022
มุมมอง 1362 ปีที่แล้ว
Black & White Background • Snapseed • 2022
Ilaalinta Cibaadada | Dayac muuqda
มุมมอง 422 ปีที่แล้ว
Ilaalinta Cibaadada | Dayac muuqda
3 Website | Graphic Design | Ka Baro | Ku Samee Naqshado Cajiib Ah | 2021
มุมมอง 2653 ปีที่แล้ว
3 Website | Graphic Design | Ka Baro | Ku Samee Naqshado Cajiib Ah | 2021
Sida Two-factor Authentication Loogu Xidho Facebook | 2 Qaab
มุมมอง 3.5K3 ปีที่แล้ว
Sida Two-factor Authentication Loogu Xidho Facebook | 2 Qaab
Sheekh Mustafe | Muxaadaro Qiimo Leh | Sideen U Ilaashanaa Diinteena
มุมมอง 953 ปีที่แล้ว
Sheekh Mustafe | Muxaadaro Qiimo Leh | Sideen U Ilaashanaa Diinteena
Si Aad Luuqad Cusub U Barato Adeegso Apps-kan || Ku Baro Mobile Kaaga
มุมมอง 1563 ปีที่แล้ว
Si Aad Luuqad Cusub U Barato Adeegso Apps-kan || Ku Baro Mobile Kaaga
3 Waxyaabood Oo Aadan Facebook Ka Ogayn || Daawo Adaa Yaabi Doonee ❕❔
มุมมอง 2713 ปีที่แล้ว
3 Waxyaabood Oo Aadan Facebook Ka Ogayn || Daawo Adaa Yaabi Doonee ❕❔
Ku Akhriso Appkan Buugaagta PDF-ka Ah || Si Aanad Uga Caajisin Akhriska || 2021
มุมมอง 1.5K3 ปีที่แล้ว
Ku Akhriso Appkan Buugaagta PDF-ka Ah || Si Aanad Uga Caajisin Akhriska || 2021
Application Kaa Caawinaya Barashada Graphic Design || 2021
มุมมอง 7K3 ปีที่แล้ว
Application Kaa Caawinaya Barashada Graphic Design || 2021
Sida Loo Delete Gareeyo Windows.old Folder | 2 Qaab
มุมมอง 1703 ปีที่แล้ว
Sida Loo Delete Gareeyo Windows.old Folder | 2 Qaab

ความคิดเห็น

  • @mohacadeofficial5032
    @mohacadeofficial5032 6 วันที่ผ่านมา

    Benaale ayaa tahY

  • @IbraahimYaasiin-b6s
    @IbraahimYaasiin-b6s 20 วันที่ผ่านมา

    Zxp security code iga caawi si aan ugu xidho

  • @Arabfootballtv
    @Arabfootballtv 25 วันที่ผ่านมา

    something went wrong uu ileeyahay maanta dhan

  • @AbdirahmanXalfooy
    @AbdirahmanXalfooy หลายเดือนก่อน

    Tnx bro

  • @AbdirahmanXalfooy
    @AbdirahmanXalfooy หลายเดือนก่อน

    Tnx bro

  • @Ibro3Hasso
    @Ibro3Hasso หลายเดือนก่อน

    Numéro isoqore

  • @Ibro3Hasso
    @Ibro3Hasso หลายเดือนก่อน

    Sc

  • @Ibro3Hasso
    @Ibro3Hasso หลายเดือนก่อน

    Yo

  • @Dhooddimeer
    @Dhooddimeer 2 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid sxb waa leeyhay hadana waa dhiirin inaa kuu hambalyeeyaa

  • @BishaarMaxamed-sm4qv
    @BishaarMaxamed-sm4qv 2 หลายเดือนก่อน

    General account waa waayey sxp🤦‍♂️ikacaawi

  • @caaqil0275
    @caaqil0275 2 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid sxb

  • @SuhaybReermagaal-s6u
    @SuhaybReermagaal-s6u 3 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid sxb

  • @HoodoAbdilaahi-qr4mi
    @HoodoAbdilaahi-qr4mi 3 หลายเดือนก่อน

    Tns wll

  • @MssnajaxSiciid
    @MssnajaxSiciid 3 หลายเดือนก่อน

    Meel ayuu ikala duwan yihiin ilaa hada

  • @AxmedAxmed-yw2uc
    @AxmedAxmed-yw2uc 3 หลายเดือนก่อน

    ❤asc wll arintan anigay i hayesatay sii fican markala igu so so celi am qoral iso dir wada mahadsantahay walal

  • @carafaadsiciid6075
    @carafaadsiciid6075 4 หลายเดือนก่อน

    Thanks oarthrr🎉😊

  • @IbraahimYare-hf7gv
    @IbraahimYare-hf7gv 4 หลายเดือนก่อน

    Thanks sxp Allah ku sharfo

  • @shimbirofficiall1508
    @shimbirofficiall1508 4 หลายเดือนก่อน

    😂

  • @abdullahihussein9085
    @abdullahihussein9085 4 หลายเดือนก่อน

    Asc walaal aniga waxa iga lumay basawerkii iyo wiliba nambarkow biin ku dhicilahay

  • @FaadumoMaxamed-lj2ks
    @FaadumoMaxamed-lj2ks 5 หลายเดือนก่อน

    Wali wu ishaqen la.yahy awuuna iiga saarmi la.yhy😢

  • @AJYahye
    @AJYahye 5 หลายเดือนก่อน

    Yaa huba code kaas la i siiyey inuusa i jaajuusayn ? Yaase Sameeyey ? Haddii code kaas ay samaysay Facebook sow ma jabin karaan, amase sow ma jiro code kale oo lagu jabin karo ??

  • @khadiijodaauudmuudeymuudee4923
    @khadiijodaauudmuudeymuudee4923 5 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid wll aad ayaad icawisay❤

  • @NaimaAbdulaziz-l9s
    @NaimaAbdulaziz-l9s 5 หลายเดือนก่อน

    Bro markaa kabaxdid oo kusoo laabatid pilaa lock uu noqonaa

  • @shamisederie4112
    @shamisederie4112 6 หลายเดือนก่อน

    Zxp mcn wad Mahad San tay Mahad Kowad ilhay le Mahad Laban adig zxp

  • @yurub1234
    @yurub1234 6 หลายเดือนก่อน

    Bowe mahdsdn ❤ lkn change baswr marka uu dhaho buluugii sii ahaan oo in uu cadaan noqdo diid ee ma ii badalmay marka pls ii sheeg

  • @CabdiReermagal-x5q
    @CabdiReermagal-x5q 6 หลายเดือนก่อน

    𝐌𝐚𝐡𝐚𝐝 𝐬𝐚𝐧𝐢𝐝 𝐳𝐱𝐛

  • @cabdilahimuxumed
    @cabdilahimuxumed 7 หลายเดือนก่อน

    Saaxiib waad mahad santahey

  • @Bigiraboarash22
    @Bigiraboarash22 7 หลายเดือนก่อน

    Pro sidee code oga furaa facebook

  • @AnasMocow
    @AnasMocow 7 หลายเดือนก่อน

    Oky sxp mcn

  • @jama-ahmed4159
    @jama-ahmed4159 7 หลายเดือนก่อน

    security and login Waan Waayay markaan Setting galay walaal

    • @Msswaaley
      @Msswaaley หลายเดือนก่อน

      Anaa kula mida maba iilahan

  • @sudaysimahad
    @sudaysimahad 8 หลายเดือนก่อน

    😮😮😮😮

  • @HooyoMacan-m1o
    @HooyoMacan-m1o 8 หลายเดือนก่อน

    Sxp mcn wad mahadsanthy Allah ku sharfo❤

  • @CabdiRashiid-s3d
    @CabdiRashiid-s3d 8 หลายเดือนก่อน

    Zhp intee lakaka soxiriraa

  • @shacnidahir731
    @shacnidahir731 8 หลายเดือนก่อน

    Wad mahadsan thy

  • @MohamedAbdullemahamuud
    @MohamedAbdullemahamuud 8 หลายเดือนก่อน

    Thanks

  • @wllsahim6692
    @wllsahim6692 9 หลายเดือนก่อน

    Sidee loogu ogaada inoow Gmail igu xeran yhy

  • @wllsahim6692
    @wllsahim6692 9 หลายเดือนก่อน

    Sxp waxa iga caawiza side loo ogaada numbarka igu sameesan side ku ogaada ono mobelka kale ka kaczanyhy

  • @abdirahmaanali24
    @abdirahmaanali24 9 หลายเดือนก่อน

  • @SurprisedArcticWolf-ec1tx
    @SurprisedArcticWolf-ec1tx 9 หลายเดือนก่อน

    Waxan u baahanhy mobile grphic design

  • @AbdirashidAhmed-lz8yn
    @AbdirashidAhmed-lz8yn 9 หลายเดือนก่อน

    Pro sidee loo soo cishtaa noosoo sharax pleas waan ku baryaa😢❤

  • @CrahmanMahamed-nu2zp
    @CrahmanMahamed-nu2zp 9 หลายเดือนก่อน

    Nabiga ku saliya scw

  • @SamdaSabiibo
    @SamdaSabiibo 10 หลายเดือนก่อน

    Sidaa usoo ceshan karaa

  • @mousealiabdi291
    @mousealiabdi291 10 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid wll

  • @Najmo.qurux.
    @Najmo.qurux. 10 หลายเดือนก่อน

    Wamahada santahay

  • @nimcoabdi2726
    @nimcoabdi2726 10 หลายเดือนก่อน

    Mahdsnid

  • @CabdirisaqBusuri
    @CabdirisaqBusuri 10 หลายเดือนก่อน

    Sxb group kugu jiray sedee la iskaga saraa

  • @xamseshaam9039
    @xamseshaam9039 10 หลายเดือนก่อน

    Mhadsanid pro

  • @CabdisalanXamseaxmed
    @CabdisalanXamseaxmed 11 หลายเดือนก่อน

    Zxb wan ku xidhay kadibna cade nooma soo dirayo bls iga cawi

  • @deeqismaaciil6714
    @deeqismaaciil6714 11 หลายเดือนก่อน

    Wad mhdsanthy

  • @engramlaabdullaahi7066
    @engramlaabdullaahi7066 11 หลายเดือนก่อน

    Jazakalah abowe adan ugu faiday❤🙏