Mahadsanid Doctor. Being a woman isn't easy though I thank Allah for my supportive husband wlh mararka qaar hurdaduu igala soo jeedaa, rubbing my lower back. Ilaahey ha inoo wada saqiro
Asc dr faris illahy haku xafido cilmigaga Alle haku siyadsho wll aniga xiliga caadada xanun o wxn darema dhinaca kiliyaha ah dawo iso sheek dr iso jawab
Dr su,aal ayaan ku waydiinya xiliga cadaad thyroid dumarku miyuu kacaa qof aan thyroid qabin wakhtiga u cadaada ku jiro malgu arki kara thyroid dr iso jawab
Dr. Inayna iga iman cadaadadu week ka hor ilaa saddex cisho ee u horeeya waan ku xanuustaa wlhi sida uu ii xanuuno mafta i qabata ilaa lugaha i barar i leh
Dr waxaa isku arkey xanuun xudunta hosteyda ah kadibna wax wayen ayaa kor so adayo dhinaca xudunta kadibna hal lug aya ibarareysa ma aqan sababta dhaqter wan u tagay wax ma qabtid ayu igu yiri marka mala dhihi karaa minka is gadinaye ok mx sababay in ay hal lug i bararto
Dr aniga caadadayda 3 cisho kaliya malinta 4 caado Mali ma way iga soo dhamaatay dhib miyaa jirta dadku 7day ayaa sheegaan xanuun waan dareemaa inta iga imaan dhowr cisho ka hor wax ogaadaa in caada daydii soo dhow dahay
Abti ani xitaa waxa zaid ii xanunayo nasaha intuu igu dhicin 10 biri kahar is isbitalo badan wa tagay 3 bil cml markuu ii ronado meshisa ayu ka si bilaba hadee i xanunan waxpo ma qabsan karo dhinac xita ma isku rogi karo ano yar ayuu igu bilawde xanun kas hada waxan jira 18 mudo 2 sano cml xanunkas i haya maxan sameya abti faris
Asc walalo ura laha waxana isku arkey dhig madow o xinjiro yer lajiran xanunki kadib wax cadan iyo madhow iskujiran o iskudhegan iga sobahen kabacdi dhigi wa iga xarey marlabada barey urka wu jira mari maxa samibaa
𝐊𝐚𝐧𝐢 𝐰𝐚𝐚 𝐢𝐧𝐬𝐭𝐚𝐠𝐫𝐚𝐦 𝐤𝐞𝐲𝐠𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐝𝐚 𝐚𝐡. 𝐡𝐚𝐝𝐚𝐚𝐧 𝐟𝐮𝐫𝐭𝐚𝐲 𝐰𝐮𝐮 𝐜𝐮𝐬𝐮𝐛 𝐲𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐤𝐮𝐰𝐚 𝐤𝐚𝐥𝐞 𝐚𝐧𝐢𝐠𝐚 𝐦𝐚𝐥𝐢𝐡𝐢. 👇
instagram.com/farisalattas/
𝐇𝐚𝐥𝐤𝐚𝐚𝐧 𝐡𝐨𝐨𝐬𝐞 𝐫𝐢𝐢𝐬 𝐬𝐢 𝐚𝐚𝐝 𝐢𝐠𝐮 𝐝𝐚𝐫𝐬𝐭𝐨 facebook Page-keyga.
👇
facebook.com/Drfaristhahir/?ref=bookmarks
Ok
Asc wall waxan maqlay gabadha caadada markey u jogto khajaarka ineysan cuni karin marunbaa iga sojawab hadii aad wax ka ogtahy mahad sanid
Elkhh
Asc walan kubahanahaywaxan raba sualo ee isojawaba blz
ThaNkS Dr
Hadaan dumar nahy Waad ku mahadsan tahy doctor sida Aad wax walba noola wadaagtid o noogu faaidesid Many thanks🙏❤️
sidoo kale mhadsanid wllo, soo dhawo
Mahadznid Dr Runtii Aadban ugu Xanunsada Heer waxn Gaara aan la jiifo maalmo dhan😢😢😢allow Na caafi aniga iyo Inta iLa midka ah🤲🏻
Asc sister ❤️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️ masha Allah
wllo illhay caafimaad hakugu daro qaado talooyinkaas
Asc sister allaah ha kucaafiyo
آمين يارب العالمين
Ameen yaa rapi 😭
Walaalaheyha ilahaahey dartiis isoo duceeya ilahey owlaad kheyr qabto haisiyo aniga iyo inta aan heysan dhamaan plzz ilahey dartiis waa bil barakeysan isoo duceeya
Awlaad baari eh oo Aad ku faraxdid Allaha kaaga farxiyo Abaayo ❤️
Allah haku siiyo abyo dhamnten wlshy
Allah kusiyo awlad salix ah
Jazaka allah kheyr Dr
Amiin dhamaantii. Ilahey haii aqbalo adinkana kheeyr alaha idin siyo
Mahadsanid Doctor. Being a woman isn't easy though I thank Allah for my supportive husband wlh mararka qaar hurdaduu igala soo jeedaa, rubbing my lower back. Ilaahey ha inoo wada saqiro
Dr 5 bari ban lajiifaa xanuunkiisa allha iga cafiyo ani iyo dhaman gabdhaha kuxanuunsadaba 😢
Kula miid ahay 😢
Inta xanuusan allaaha ha cafiyo😭😭
Aaamin wlloh pleaz suBscRibe isoo saar wlloh
Amiin
Amin amin amin @@nimcomahamed6497
Aamiin 😭
Aamiin😢😢😢
Dr.faris wiil dhalinyar oo dhakhtar ah hadana noo faa,iideeyey ilaahey haku ziyaadsho cilmi aduun iyo aakhirah hana ku xafido shar iyo sheydaan ilaahey haka xijaabo insha'Allah
Mahadsanid Dr Wlhi aniga wan la xanunsadaa heer waxan gardhay xitta in an la hunqaco😥😓 xitta istaaga ii dhibo😥😓 ALLE Cfmd ha ina wada siyo Dhamaan🤲🏼🤲🏼
Abaayo biyo kulul lugaha gasho ani wan ku cfimady samee abaayo I.a
sidoo kale mhadsanid wllo, soo dhawo
@@najuuali8452 Mahadsanid Mcnto wn sameynaya I.a
Xanuunka naftuu ee keenay wlhi sidii gabdha ugu xanusan ugu xanusda ala ilhoww💔💔😭
Wll waa mahadsan tahay maadama aad iisheegte inaa xanuun babiye laisticmali karin xanuun hadaa daremo tekamol ayaa cunaye 😢 walibo anoo laishege inoo darogo yahay xanuunkaa daremo xiliga cadada igu qasbe inaa cuno madama oo hadaa isticmaalo uu hore iga dayaaye xanuunka dhanba lkn waa iska dhafaya insha Allah 😢
2024 plz igu caawiya xanuun zaa.id ayan ku daremaa 😢😢
Ilhy hku cfiyo byo Ana sas dremyo isoduce
Aniga dhabato ayaa ihaysa wlly iso du ciiya in illahay dhiigi iga yimado
Asc walal
Guriceel 1990 official my youtube pin 📌🙏🙏🙏🙏🙏🙏
Ilhy hka keno wll
bil iyo 9bari buu iga maqanyhy cadada dhabarka iyo gumarka ayaa said i xanunya caloshana way i xanunysa please i cawi dr😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Masha alaah mahadsanid aboowe waaiifaideysee anina marwalba waxaan isdhahaaa wadxanusantahee dhaqtar aad
Jazaaka Allah kheyra🙏 Dr allaha kubarakryo🤲
Mahadsanid Dr waan kuxanuusta matag madaxanuuun xumad , cunto xata umadhawaaado Alle hana caafiyo aniyo inti ilamida
Masha Allah mahdaanid wallkey qaeyr ilahay haki siyo intii dhib ku qabtanah ilahay hanoo wada gar garo Amiin👍🤲🥺
Ilahay ha cafiyo inta xanuunsan😢
Thanks wll qali wllhi inta baa wan isku arkeeya xoog baan uxanuunsan yahay waa cado wareera ayaa igu dhacay
Abaayo see ka noqotay hada
Mhdsnd wll si dhaba ayad uga hadashay xanunkey taladaada wan qaadan i.a illahyna dawo ha iigu daro illahay hku xafido
Shaxa ayaa lacabaa runtii aniga 3koob adaan cabo waan ficnada biyo qandac ayaa lagu qubaystaa itaaba anaa samee wad ficna naa baraf ka iska ilaali 😍
biges miya wll shaHa
Mashalah ilhy ha ku xifdiyo drfaris ad umahadsnthy
sidoo kale mhadsanid wllo, soo dhawo
Wan dhawahay wlkz
Aaad oo weyn dr faris anga lawadaba waan ahy inta oo ii imanin iyo marka oo imaado allh kheer ha ku siyoh cafimadkena ayaa ka hadashaa mar kasta
wllo qaado taloyinkaaas ilhay dawo ha kugu daro
Asc dr faris illahy haku xafido cilmigaga Alle haku siyadsho wll aniga xiliga caadada xanun o wxn darema dhinaca kiliyaha ah dawo iso sheek dr iso jawab
wcs wllo talooyin kaas qaado, illhay daawo ha kugu daro
Aamin wll
Thank you Dr faris
Dr Faris atta aniga labo biri xaakada dhunta ka imata o dhiig la socodo maxa kena midas
Mansha,allah dr. Allaha hakaa ajirsiiyo. Wellcome
Dr su,aal ayaan ku waydiinya xiliga cadaad thyroid dumarku miyuu kacaa qof aan thyroid qabin wakhtiga u cadaada ku jiro malgu arki kara thyroid dr iso jawab
Allah yaxafidak Dr Faris☑☑
Aniga malita uguhoreyo okaliya atn xanundarema xanunsait
Hada ayaan ujiifaa wlhi iso duceeya 😭
Ana ka daran just now😢
Mahadsanid Drz aad ayaan uga xanunsadaa her waxaan garaa dawoyin aanka cuno ilhy hana cafiyo ani iyo inta ila mid ah😪
Dr. Inayna iga iman cadaadadu week ka hor ilaa saddex cisho ee u horeeya waan ku xanuustaa wlhi sida uu ii xanuuno mafta i qabata ilaa lugaha i barar i leh
wllo talooyin kaas qaado illhay daawo ha kugu daro
Aad ayaad umahadasanthy doctor waxan rajaynaya in talooyinkaagi IGA biibiiyan xanuunka
🥰💜
sidoo kale mhadsanid wllo, soo dhawo
Walal gudniinka fircooniga kasoo hadal please😪😥
Mahadsanid walaalkey drbuuxa💯💯💯
*Asc Kusoo biir Janaalkeega oo Baro Luqada Englishka oo free ah Insha Allah🌍📝📒✍️👩🎓👨🎓 kudhufo sawirkeega kadib sitoos ah ayaa janalkeega utageeysaa*
Dr shukulaata iso qor magaceeda mahadsanid
Dr waxaa isku arkey xanuun xudunta hosteyda ah kadibna wax wayen ayaa kor so adayo dhinaca xudunta kadibna hal lug aya ibarareysa ma aqan sababta dhaqter wan u tagay wax ma qabtid ayu igu yiri marka mala dhihi karaa minka is gadinaye ok mx sababay in ay hal lug i bararto
Marku dhiiga iga dhamaado waxaa arki jiray sedax bari wax cad cad oo nadiif ah oo jijitama hda ma lahi mala dhihi karaa jiro waye is so jwab
Dr Faaris waxaan ku weydiinayaa gabadha caadada qabto biyaha barafka leh ma isticmaali kartaa mise?
Allaha kudhowro wax badan oo laso koobi karin ayan kafaiday alle ajir hakasiyo
mhadsanid wllo, soo dhawo
Jazaaka Allah kheyra
Wll nagtayda siden ilamaha waqti badan ogudhaxesin karnaaa anago dawo isticmaleynin isojawaab daruri ayan u ahay wllky
Thank you teacher
sidoo kale mhadsanid wllo, soo dhawo
Dhamaan Raaca Tallo iyo Tusaaloyinka Halkan Lagugu Soo Bandhigay Adigoo Ka Duulaya Xanuunka Caado Wareerka
Dr mhdsnid adban ugu xanusanada balse mar wlba xaladayda mr wlba wn la tacala
sidoo kale mhadsanid wllo, soo dhawo
cadada oo bishii laba mar imato jiro miyaa dr plz hada wax ka ogtahay fariin ii reba tusaale bisha kowgeda iyo dhamadkeda waye
Mya abayo caafimaadka alaha kuu siyaadiyo kula mid ahay lkin ila ma aha xanuun iney thay
Masha Allah 👌😍😍😍😍
Dr' marka xiliga caada xununa ziid dhrmaa maxaa dawa uah
Thanks dr faaris ciwaanadan oo kale ino so badi dr
insha allah wlo sidoo kale mhadsanid wllo, soo dhawo
Mahadsanid Dr ❤😊
Jazakallah dr❤️
Xanuunkisa saaid😢😢😢😢😭💔
Doctor waxan kuwaydiyay dofka dhiigiisa yar yahy makeeeni kartaa inuu kuxanuun sado cadada
thnks Dr wax badan ayaan kaa faa iiday qeyr allha ku siiyo
sidoo kale mhadsanid wllo, soo dhawo
Asc doctor waxan khabaa cadaa xanun o ilaa xanunayaan mindhicirka logaah kilyah lalabo wareer maxan sameyah
Xanunka an badana wxn ka darema calosha hostoda xata cagaha ayan ka isatagi kari waya😪🤕wn oya wlhi
Illahay nin iga dhigay axd 🤲😄
@@zakariye6020 🥺😢
Sorry abayo ilahy hka caafiyo 😢
Dr aniga caadadayda 3 cisho kaliya malinta 4 caado Mali ma way iga soo dhamaatay dhib miyaa jirta dadku 7day ayaa sheegaan xanuun waan dareemaa inta iga imaan dhowr cisho ka hor wax ogaadaa in caada daydii soo dhow dahay
Taas anigaa kula mida 3 days bes oo xanuun badan weliba 😢
Maasha allaah 😍🥰🥰🥰Dr faaris
😍🥰🥰🥰
Dr. aadaa ayaad umhadsanthy sidaad noocaawiso
Dr anigu wxn hela dhiiga sadex cisho qudha wax dhibato ah miyu leyhy
Wllhi aniga xanuun dartiis lugaha xitaa waan ka susuuxaa
Allha kaa saqiro abyo
@@munocabdirisaq7359 amen qaali🥰
wllo talooyinkaas qaadio illhay daawo ha kugu dawro
@@drfarisalattas thanks wll
Wlh dr saan uxnuunsadaa ani mrkaan helo xnuunka dareemaaa thnks dr😭🙏
wallo talooyinkaas qaado illahy daawo ha kugu daro
@@drfarisalattas hye dr thanks
Dr su,aal xiliga caadada gabdha ma samen kartaah jimicsi Oo sen u sameyaah marka ?🤔
wll dhiiga ayaa igu yar wuuu iga soo bixi la ayahy maxa sababa labo bari ayuu i haya igamana yimado waxan rajena inaad isoo jawabto
Shugrn dr faaris waxaa jira finn wajiga ah xiliga caadada maxaa lagudaweeyaa
Abti ani xitaa waxa zaid ii xanunayo nasaha intuu igu dhicin 10 biri kahar is isbitalo badan wa tagay 3 bil cml markuu ii ronado meshisa ayu ka si bilaba hadee i xanunan waxpo ma qabsan karo dhinac xita ma isku rogi karo ano yar ayuu igu bilawde xanun kas hada waxan jira 18 mudo 2 sano cml xanunkas i haya maxan sameya abti faris
Thanks brother😢
Thanks wll macan ✔️👌👌❤️🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
Wll gabdh waxaa iijoogta cada markay ku dhacdo gabdha way isku dhagaysaa matag joogtaa 7ayuu haynaa 7malin cunugta matag saaida xanuun saaida kudhaco maxa saaid na xanunkan 3sano ayu haya isbital wan geeyay wax cilada majirto ayeedhaheen
Dr Faris ad bad uu thanshy wll lkn sual ban ku weydinayaaa sii dhakhso ah iga so jawaab Dr mxa keen dildilacayaaa xubinka taranka
Dr hadaa xanuna😢ihayo said😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Asc doctor wan nujiyaa ilmo 8 bil ah kiniinka kalakoriyna wanqataa dhiigii wali igama iman tasi mawax dhibaa kujira maqnan shaha dheer
Dr Xiliga cadada jimicsi ma sameen karaaa oo amuu samyna ii keeni kra
Thanks 🙏🏼
Thanks Dr Allha kuxfido
sidoo kale mhadsanid wllo, soo dhawo
Mahaddanid dr fadkan kasoo hadal dildilaaca maqaar ka maxaa sababa iyo sidee looga hortagi karaa plz?
haye wllo anigaa ka soo hadali doono, insha allah
Dr anih marku igu dhaco saaid uxanusta xita waan oya mxa sawaba xanunka mxana cuna plz iso jawab 😢😢
Kano xanun baabi,iye ucunenin wa dhiman lahaa
Dr alla haku xafido wana mahadsantahay
sidoo kale mhadsanid wllo, soo dhawo
ma. abowe jasakallh
Wan xanuunsanyaa ilaa saakana nuttela cunayey😢😢
Dr kaso haldal buro biyodk io kaso buxo ubxanta maxaaa uxal ah kasoo hal uurka maqadi kara qof qabo xanunkas
Dr khayr ilaahay haku siiyee waxaad iga caawisaa gabadhan ayaan ahay yacnihii wali ma guursan caadada ayaa iga raagta dhakhtar ayaan u tagay wuxuu igu yidhi ugxaantaada ayaa diciifa markaa ma korin karaana wllo khayr ilaahay haku siiyee ii jawaab
wllo dawoinka kuu soo qoray si wacan u qaado, jimcsina samey si joogto sidooo kale qaado cuntooyin isku dheeli tiran
Masha allha allha ku xafido waxn ahy gabar an gursan wali waxn iku talo buro ugxanta waqtiga dhiga waxn xunun badn woxn I joga labo malin galiya dhaqdr maxa keeno labo malin ino joga dhiga gadibn wan wayay inash allha dhaqdr talo ayn ka rabaa
wllo isbadlo xaga hormanadajiro fadalan la xariir dhakhatr si loo xaqiijiyo
Dr ado rali ah kininkan clomid adocadada qabo gorman bilaba cadada balo ama sadex bari ama shan bari ramadan kariim
Dr Khayr Allaha kusiiyo. Rnti xanuunka aandareemo marmar waxaan moodaa inuu sakaraatul madkii ihaayo. Sedaxda biri uhoreyso waa xanuun waa calawcalaw aan waxba iga imaameyn Alx kullu calaaxal
Wll maka resty xanuunki
Asc walalo ura laha waxana isku arkey dhig madow o xinjiro yer lajiran xanunki kadib wax cadan iyo madhow iskujiran o iskudhegan iga sobahen kabacdi dhigi wa iga xarey marlabada barey urka wu jira mari maxa samibaa
❤❤❤❤tnx wll mcn
Masha allha dr illahay ha ku fidiyo
Inan kola hdlo rba 😢😢😢
Asc dr aad aayan Ku salame maxaa lgaa hor tagi karaa hilibka kalyaha kahoseya love handles fadlan isheg
Allaha ku siiyo olad qeer qabo
Ok thanks 😊 lki.
Dr mxaa badiya dhiiga cadada kasoo hadal plz 3cisho kalia uu socnaa kadib wuu istagyaaa😭😭
Shukrn dr alla yaxfadak
sidoo kale mhadsanid wllo, soo dhawo
Dr aadbad umahad san tahay marka hore ilamayarbaa nujiyaa naaska markay cadadu isoo hayso nasuhu aadbay ixanuunan marku imuhu ijaqayo maaxan sameyaa dr😪
wllo xilyadaas waa xaalad dabci ah in naasuhu xanuun ka imaado, ilmha meqo jir waay
@@drfarisalattas 5 bil ayay kujirtaa wll only naaskaliya ayay cabtaa hadana wan helaa cadada wn qalanahay xataa nabarku wuu ixanunaa qalinku markn cadadaas helo
AdiGa DumarKa KaliYa maxaa KuGu salidey walaloy xishood. oo DumaRKa IzKadhaF
cilmiga lagama xishoodo eee xumaanta aya laga xishoodaa huuno
Dr waxaan ku weydiina gawadha dhiiga cadada ujoogta hadii loosoo qorey cirbad qalajiyo eh ma is ticmaali kartaaaa
haa wllo wey qaadan kartaa dhawoyinka dr u qoray
@@drfarisalattas ok shukran dr
Maaashaalaa 🎉🎉🎉❤❤❤
Irbadaha infection ka ee 5 xabo ah anigoo qaadanayo uur ma qaadi karaa