MA MOODEYN İN AAN KHANİİS GUURSADAY, Tİİ İİGA RAACDAY QİSO DHAB AH (QAYBTA 1AAD)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ก.ย. 2024
  • Channel-kani ANNAGA PRODUCTİON waa chanelka ugu wayn ee bahda Annaga Media, Waxaan kusoo gudbinaa Chanelkani mowduucyada kala ah;
    1-Science-ka
    2-Poltical Analysis and strategy (Si joogta ah)
    3-Diinta İyo Sayniska (Burburinta Shubhooyinka Sayniska).
    4-Psychology
    5-Tafsiirka Quraanka oo Afsomali keliya ah.
    Mowduucyadani iyaga oo xagalo kala duwan, Ayaad Chanelkani ku daawan doontaa. Si joogta ah ayaadna Chanelkani muuqaal ugala soo socon kartaaa, Haddii aad tahay qof daneeya mowduucyadani waxaa uu kanaalkani uu muuqdaa mid aad wax badan ka faa'idi doontid.
    Waxaad siddoo kale aad nagala soo xiriir kartaa; www.facebook.c...

ความคิดเห็น • 66

  •  หลายเดือนก่อน +104

    Qisooyinkani noocani in aan Chanelka soo gelino 2 sano ka hor inoogu dambeysay, Haddii aad ka hesho si aan usoo badino KELİYA like saar, Si dadka daneeya iyo kuwa kale aynu u kala aragno. (Ha iska saarin like-Ujeedku waa tiro koob).

    • @MawiidDiidat-rw8wz
      @MawiidDiidat-rw8wz หลายเดือนก่อน

      Isoo badi pro

    • @mohaamiin8097
      @mohaamiin8097 หลายเดือนก่อน +1

      Teanka aanan rabin ayaan ku jiraa aniga qisooyinka noocaan ma xiiseeyo ustaad

    • @ImpossibleMan-229
      @ImpossibleMan-229 หลายเดือนก่อน

      Ustaad Soo Badi🙏

    • @AbukarShawa-le8rq
      @AbukarShawa-le8rq หลายเดือนก่อน

      Ustaad muqaladaada ano like sarin maba katago aan kahelo ama aysan kalihin fastba like lasoboda

    • @Miimi2050
      @Miimi2050 หลายเดือนก่อน

      Soo badi abTi😊

  • @calicabditokiyo9692
    @calicabditokiyo9692 หลายเดือนก่อน +10

    Subaxaana allaah ilaahay dhibaatooyinka ah haynaga hayo

  • @abdulahimaalim
    @abdulahimaalim หลายเดือนก่อน +17

    Waa taageerahaagi mudo dheer sxb lovta ii saar mahadsanid

  • @DekaDahirAhmed
    @DekaDahirAhmed หลายเดือนก่อน +28

    اللهم انصر اخواننا في غزة ❤❤

    •  หลายเดือนก่อน +10

      Aamiin

    • @GALACTIC-I
      @GALACTIC-I หลายเดือนก่อน +2

      @@DekaDahirAhmed Aamiin Yaa Allah!

  • @XaawoAadan-h1e
    @XaawoAadan-h1e หลายเดือนก่อน +3

    We love ❤️ anaga productions

  • @MohamedDeeq-hu3yk
    @MohamedDeeq-hu3yk หลายเดือนก่อน +8

    RUNTII ADUUNKA WAA IS BADALAY MADAAMA KHANIISINTA AY SOO BATEEN SANADKAAN 2024 ILLAHY AYAAN KAMA gan galnay shartooda walal mohamad nuur cabdi

  • @Xalimo421
    @Xalimo421 หลายเดือนก่อน +1

    Subxanalaah Acudubilaah minasheydani Rajiim.Qowmu luud markaan maqlo waxan sawirta Ma meel Saxaro ka imaaneysa loo quurey farjigii😢Wasaqnimo meeshey gaartay uuuuuuf uuuuc.

  • @abdikarimabdulle8015
    @abdikarimabdulle8015 หลายเดือนก่อน +4

    Qamuluudka naga daa ustaad

  • @daawadmedia8702
    @daawadmedia8702 หลายเดือนก่อน +2

    Ustaad qisooyinka noosoo badi insha allaah.
    Mahadsanid

  • @abdikarimabdulle8015
    @abdikarimabdulle8015 หลายเดือนก่อน +3

    Subxaanah wayiraan laakiin lama faafiyo,waa xaaraan

  • @Mohamedibraahim144
    @Mohamedibraahim144 หลายเดือนก่อน +2

    Waa mahadsantahay wll soo badi

  • @NasriinMahamett
    @NasriinMahamett หลายเดือนก่อน +1

    Shukran soo badi 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @omerhassan3041
    @omerhassan3041 9 วันที่ผ่านมา

    Ilaahay baa noo sheegay insaanku markuusan Rabbi iyo rasuulkiisa adeecin inuu xoolahana ka liito! Hooyadani waxay ahayd mid aad taxadarkeedu u hooseeyay oon dhugmo fog lahayn.

  • @AhmeD-u4d5j
    @AhmeD-u4d5j หลายเดือนก่อน +1

    Ustaad noosoo badi muuuqaalada iyo sheekooyinka dhaadheer fadlan adigoo mahadsan

  • @omarhasan591
    @omarhasan591 หลายเดือนก่อน +4

    Waxan ka codsanaya zxp inad Nosodiyariso Mowduuc kusabsan Waqtigii ugu Horesay ee labilawa in laqoro luuqad? Mahadsanid

  • @kalatuuraaye.7106
    @kalatuuraaye.7106 หลายเดือนก่อน +2

    Cabdirashid walal waxan oo kale ha fafinin umada loma so gudbiyo walal xisho wa side 😮

  • @ShaficiXuseeb
    @ShaficiXuseeb หลายเดือนก่อน +4

    Scw scw scw scw scw scw scw ❤ ❤❤❤❤❤ ❤❤

    • @MohamedAbdi-hu7ej
      @MohamedAbdi-hu7ej หลายเดือนก่อน

      Salallahu Caleyhi Wasalam
      Salallahu Caleyhi Wasalam
      Salallahu Caleyhi Wasalam

  • @Shadaransh
    @Shadaransh 21 วันที่ผ่านมา

    Wal ciyaadu billah ,ilahay gabdha qalbiga ha u sugo wllhi waa arin argagax le dhawacysana dacadnimada xaddhaafka io kalsoonida qof uu leyahay ,ilahay ha amaansado gabadha io awlaada ninkaas ku magacaban 😢

  • @Abdimalikhassan-sm2wn
    @Abdimalikhassan-sm2wn หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤ thanks

  • @user-rp4bn2kk9e
    @user-rp4bn2kk9e หลายเดือนก่อน +2

    Ustaad waa kusalamay

  • @MahamedAhmed-d2i
    @MahamedAhmed-d2i หลายเดือนก่อน

    Wll soo qisoyinka layabka badan.mahadsanid

  • @AbdiweliJaamac
    @AbdiweliJaamac หลายเดือนก่อน

    Annaga production waan ku salmay

  • @user-gx4np4vr2g
    @user-gx4np4vr2g หลายเดือนก่อน +1

    Ustaad qisoyinkaan cml no so badi ilahey haju barakeye❤

    • @abdiazizhazzan2111
      @abdiazizhazzan2111 หลายเดือนก่อน

      @@user-gx4np4vr2g maxad ku fali qisooyinka wanaagsan noso badi dheh

  • @HodaMaxamed-j2z
    @HodaMaxamed-j2z หลายเดือนก่อน +2

    Ustaad kasoo hadal raga segma iyo qaybtii hadhsanayd

  • @warsamedacad123
    @warsamedacad123 หลายเดือนก่อน +2

    ustaad plz itoobiya iyo somalia kaso hadal badeena ayaay naagu heestan iyo dowlada xasan Sheikh

  • @zackyahmed202
    @zackyahmed202 หลายเดือนก่อน +1

    Ustaad qisooyinki dambi baarista kaama heyno waayadan

  • @bajacolow9135
    @bajacolow9135 หลายเดือนก่อน +1

    Xaleey bay muqdisho ka dhacday sarkaal dowlada somaliya ah waxaa labo xabad feeraha ka galisay gabar ee is jeclayeen ❤😂😂😂

  • @MohamedDeeq-hu3yk
    @MohamedDeeq-hu3yk หลายเดือนก่อน +2

    MuQaaladan miyaad soogaday ustaad

  • @Abdirisak1
    @Abdirisak1 หลายเดือนก่อน +1

    Guuleyso zxb

  • @iqramohamed-n6d
    @iqramohamed-n6d หลายเดือนก่อน +3

    Noso badi

  • @Wanaajiye126
    @Wanaajiye126 16 วันที่ผ่านมา

    No soobaadi waakula socona

  • @ENGMohammed-hp8uo
    @ENGMohammed-hp8uo หลายเดือนก่อน +1

    Soo badi saxip

  • @HeyDbm
    @HeyDbm หลายเดือนก่อน +1

    Ustaad.noo.sobadi

  • @warsamedacad123
    @warsamedacad123 หลายเดือนก่อน +3

    fadlaan mardanbe hakaso hadlin acudubillah

  • @amalcabdiqadir338
    @amalcabdiqadir338 หลายเดือนก่อน +2

    Wll kuwa diin haysto ayaba quuma luud ah maxa xalaa marka

  • @NoradinAbdi-pi5kn
    @NoradinAbdi-pi5kn หลายเดือนก่อน +2

    Noo soo gali Zhp

  • @ciisaha
    @ciisaha 29 วันที่ผ่านมา

    Annaga production searching kega kama baxdid sxb

  • @HodanKhadar-r7m
    @HodanKhadar-r7m หลายเดือนก่อน

    Asma 0:26

  • @reeqacarab
    @reeqacarab หลายเดือนก่อน

    xageed ku maqnayd ninyahow TH-cam somali la dhegaysto qiso iyo sheeko ninkii ibaray baad ahayde

  • @MustafaFaracadde
    @MustafaFaracadde 20 วันที่ผ่านมา

    1990 kii aalada watspka ma jirin Muqalana laysuma Diri jirin Sided Wax Uwada shekh

  • @ShaficiXuseeb
    @ShaficiXuseeb หลายเดือนก่อน

    ❤😊

  • @ra4ax194
    @ra4ax194 หลายเดือนก่อน

    waxaa ka hadlayso iyo sawirada dadka Aad soo Qaadanayso miyaadan gaf u arkayn dadkaas waxay ahayd inaa waxooda ixtiraamto

    •  หลายเดือนก่อน

      Ogolaansho uga haystaaa dhamaantood dadka shaashada kaaga muuqdo.

  • @abdullahiahmed581
    @abdullahiahmed581 หลายเดือนก่อน

    Ay ay buu ahaa kaasi naag buu qabaaye qooq wixiisu ma ahayn dee😂😂😂😅😅😅😅😅😅😂😂

  • @AliMohajim
    @AliMohajim หลายเดือนก่อน

    Subxaanallah
    Isagoo xaas leh inuu nin wax ka raadiyo waa cudur

  • @Dowlo_-2k
    @Dowlo_-2k หลายเดือนก่อน +1

    Aniga ayaa ah Taageersan in aan la dhalin caruur

  • @warsamedacad123
    @warsamedacad123 หลายเดือนก่อน

    😢 wanka xumahay gabdhas dhibka garaay

  • @farahahmed3116
    @farahahmed3116 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂

  • @ABDIRAHIMABDULKHADIRHASSAN
    @ABDIRAHIMABDULKHADIRHASSAN หลายเดือนก่อน

    Part2 soo boobsii

  • @ShaficiXuseeb
    @ShaficiXuseeb หลายเดือนก่อน

    ❤😊