Hanti-Wadaag iyo Hanti-Goosad! Maxay ku kala duwan yihiin labada nidaam ee shiinaha iyo maraykanku!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 ก.ค. 2024
  • Hanti-Wadaag iyo Hanti-Goosad! Maxay ku kala duwan yihiin labada nidaam ee shiinaha iyo maraykanku!
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 74

  • @cabdulaahiinsaan
    @cabdulaahiinsaan 19 วันที่ผ่านมา +30

    All Family waabari aan ku salino nabigeena Mohamed scw❤

    • @AhmedMohamed-ko5pi
      @AhmedMohamed-ko5pi 19 วันที่ผ่านมา

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @user-fe1vx7lc3c
      @user-fe1vx7lc3c 18 วันที่ผ่านมา

      Scw scw scw scw

  • @hamze875
    @hamze875 19 วันที่ผ่านมา +12

    kusali xabib keena scw🎉❤

  • @KALIMAALlMEDIA
    @KALIMAALlMEDIA 19 วันที่ผ่านมา +9

    KALIMAAL MEDIA: waxaan u mahad celinayaa dadkii nagaso raacay waabari media thanks🤝♥️💯

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 19 วันที่ผ่านมา +5

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @yaasirlyrics722
    @yaasirlyrics722 19 วันที่ผ่านมา +8

    Aabo ummada soomaliyed aabo siyaad bare Allah ku unaxaristo

  • @6.725media
    @6.725media 19 วันที่ผ่านมา +7

    shuuciyad Waxay u soo baxdaa sidii dhacdo muhiim ah oo leh taariikhdeeda, mabaadiideeda iyo saamaynta nolosheena. Habka hantiwadaaga runtii wuxuu ku bilaabmay burburkii feudalism.

  • @Sooyalka
    @Sooyalka 19 วันที่ผ่านมา +5

    "Bogan waxan ku soo gud-binaa sooyalka islamka"
    Nagala soco dhankan: thanks

  • @user-xl9vr7te5g
    @user-xl9vr7te5g 19 วันที่ผ่านมา +11

    Somaliya guul iyo gobanimo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🫡🫡🫡🫡

  • @abdiaziizmustaphe732
    @abdiaziizmustaphe732 19 วันที่ผ่านมา +2

    Suaal in badan madaxayga ka dhex guuxaysay bad i faaidaysay aad bad u mahadzantay ustaad abdirahman waabari 🙏🏻

  • @user-nl1yn1bo7f
    @user-nl1yn1bo7f 19 วันที่ผ่านมา +9

    Nabiga_kusali ❤❤❤

  • @bashiircabdirashiid
    @bashiircabdirashiid 19 วันที่ผ่านมา +5

    Magacaygu waa abdirahman cumar halkana waa waaberi media lph taageero lambar one ku ahay guuleyso 600k 🎉❤coming soon

  • @cabdicasiis7585
    @cabdicasiis7585 19 วันที่ผ่านมา +4

    Masha allah walal abdirahman❤

  • @CiidKhalif
    @CiidKhalif 19 วันที่ผ่านมา +8

    Somalia oo mid ah insha alha🇸🇴🤝💙

    • @abrahman129
      @abrahman129 17 วันที่ผ่านมา

      😂😂😂

  • @abdulahimaalim
    @abdulahimaalim 19 วันที่ผ่านมา +1

    Nabiga allah aan ku salino scw keep going bro ❤❤❤

  • @yuusufcade-xv6cj
    @yuusufcade-xv6cj 16 วันที่ผ่านมา

    Somalia hanoolaato guul iyo gobonnimo cadowgeena hajabo no qabiil somalinimo Ayaan Naga badan Somalia achieve victory and independence ❤❤❤❤❤❤

  • @Cabdiraxman..Mudug.
    @Cabdiraxman..Mudug. 19 วันที่ผ่านมา +4

    Afrika nadaamkeedu waa hanti boob, min waardiye ilaa madaxwayne carabkaa ka soo horeeya 😂

  • @Somaliyoutuper
    @Somaliyoutuper 19 วันที่ผ่านมา +2

    FADALAN KA SOO HADAL HISHIISKA SOMALILAND🇭🇺 IYO ETHIOPIA 🇪🇹 SIDO KALE NA DJIBOUTI 🇩🇯

  • @engmohan1423
    @engmohan1423 17 วันที่ผ่านมา +1

    Meesha aqoonta loogu yimaado thanks wll c/raxman

  • @Asmaa-um8bv
    @Asmaa-um8bv 19 วันที่ผ่านมา +1

    Thanks walalkey

  • @aqoonqaate8109
    @aqoonqaate8109 19 วันที่ผ่านมา +1

    System yada maaliyadeed ee aduunku waa isku mid, maadaama ay hoostagaan world Ban, IMF iyo United Nation ka waxayna hois tagaan sharci la yidhaahdo " MARITIME ADMIRALTY LAW i.e THE LAW OF WATER " kaas oo ka dhigaya wadan walba oo hoos taga sidii inay shirkado yihiin oo kale

  • @engsayidmohamed7527
    @engsayidmohamed7527 19 วันที่ผ่านมา +1

    maclumad muhima

  • @MohaazAhmed
    @MohaazAhmed 19 วันที่ผ่านมา +2

    vamoos hala madrid 🤍

  • @CadnaanCali-m5p
    @CadnaanCali-m5p 19 วันที่ผ่านมา +2

    ❤❤❤

  • @suldaand
    @suldaand 18 วันที่ผ่านมา +1

    Hanti wadaagu: waa in bulashada oo dhami ay wadaagaan dhaam hantida, lagana dhigo mid guud: sida maamulka dawlada, haya'adaha iyo ilaha wax soo saarka.
    Shuuciuada: waxa ay diidantahay in qof yeesho hanti badan keliya waxay ogoshay in ay uu helo in ku filan baahiyaadkiisaa.

  • @Apthirahman--ahmet1
    @Apthirahman--ahmet1 19 วันที่ผ่านมา +3

    Abdraxmaanow sxpow tataarka kaso hadal plz hadaa ka hadashyna ii sheeg reply iso gal

    • @abrahman129
      @abrahman129 17 วันที่ผ่านมา

      Wuu ka hadlay searching ku qor

  • @MUHABARRE143
    @MUHABARRE143 19 วันที่ผ่านมา +1

    Kacaankii warshadaha inoo soo diyaari wll

  • @qeysbadmaceeye.8.24
    @qeysbadmaceeye.8.24 18 วันที่ผ่านมา

    Waan ku salaamay saxiib cabdiramaan waabari

  • @somaliaisinraise2474
    @somaliaisinraise2474 18 วันที่ผ่านมา

    Sabab waxaan ubaahanahay in aad mawduuc ka soo sameysid aaladda ay ciidaamadu isticmaalan ee walkie talkie iyo faaidada ay leedahay iyi shaqada ay qabatao
    Yaa igu raacsan ☝💥💥💥💥💥💥

  • @abdfatahabdallahxussen9970
    @abdfatahabdallahxussen9970 18 วันที่ผ่านมา

    Thanks ustad madama mowdaca kuso qoray naga jahil bixisay

  • @MAJIDCHALLENGE
    @MAJIDCHALLENGE 16 วันที่ผ่านมา

    Saaxiipayaal iigu imaada muuqaalo taariikhyo sports❤

  • @user-ek7mb9fb4e
    @user-ek7mb9fb4e 19 วันที่ผ่านมา +16

    First comment hi

    • @user-xu2pe9fr5o
      @user-xu2pe9fr5o 19 วันที่ผ่านมา +2

      My freind do n't say hi
      The meaning of hi is hate islam
      If you are muslim this word is haram

    • @HappykidsWithLarry
      @HappykidsWithLarry 19 วันที่ผ่านมา

      Who told you bro and how did you know?

    • @mrmask3711
      @mrmask3711 18 วันที่ผ่านมา

      ​@@HappykidsWithLarrywax baro waa diiday ee maqal told you haku heenineee

    • @HappykidsWithLarry
      @HappykidsWithLarry 18 วันที่ผ่านมา

      @@mrmask3711 aamus damiinyohow ma ereyga "told "baad garan la’dahay adaa afka ila soo galayee iska fuji marka damiin damiinkiisa😏😒😏😏😏😏😒😒😒😒

    • @mrmask3711
      @mrmask3711 11 วันที่ผ่านมา

      @@HappykidsWithLarry shuupadii kudhashay was hadaanan aqoonin sidee kuu wee weeydiiyay?

  • @DeeqaAxmed-ts8bb
    @DeeqaAxmed-ts8bb 17 วันที่ผ่านมา

    C/raxmaan waxaan Bilaabay channelkiisa markuu sameeyay yadoo dad yar ku xidhanyihii
    Ilaa hada waa la.socdaa❤❤Karaamada rabi haku hadhayso walaalo😊

  • @OmRIsmail-nh1ky
    @OmRIsmail-nh1ky 18 วันที่ผ่านมา

    Hanti gosadka hawarta 🥳🇸🇴💙

  • @MUSCABPOY
    @MUSCABPOY 15 วันที่ผ่านมา

    Hore usoco sxp

  • @paamsintv6946
    @paamsintv6946 18 วันที่ผ่านมา

    Somalia🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤

  • @sakariyemusejama9117
    @sakariyemusejama9117 17 วันที่ผ่านมา

    Labadaas mid u dhaxeeya ma lehelikaraa

  • @ADAN-XSN
    @ADAN-XSN 18 วันที่ผ่านมา

    qarni joog channel 10 ka xiga inogu so dar wayo waxan ka dhex arkay in uu yahay channel faaido inoo leh >> tnks 👍

  • @Prozakiasensio-11
    @Prozakiasensio-11 19 วันที่ผ่านมา

    Last one

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 19 วันที่ผ่านมา +1

    Daawade, Adigu labadooda Kee jeclaaleheed in lagu dhaqmo?

  • @CiiseHussein-tb4nv
    @CiiseHussein-tb4nv 19 วันที่ผ่านมา

    Somalia wadankii keenay shuuciyada ayaaba ka yaabay haday qaadatay hantiwadaaga cilmiga ku dhisan

  • @870mx
    @870mx 18 วันที่ผ่านมา

    Waa sidee habka dhaqaale islaamka

  • @user-jw6mc5rq1t
    @user-jw6mc5rq1t 19 วันที่ผ่านมา

    Korso lama gadan karo miya walal cabdi raxman😮

  • @AbdullahiAbdiMohamedGaari
    @AbdullahiAbdiMohamedGaari 2 วันที่ผ่านมา

    Plz wll kasoo hadal madhruuca ladagaalanka nuurka😂😂

  • @maxameddeeq3377
    @maxameddeeq3377 19 วันที่ผ่านมา +1

    Nidaam ka Zakaadka ayaa Hantii Wadaag iyo Hantii Goosad ka Fican. Walaal ka hadal Nidaamka Zakaad iyo sidduu u shaqeeyo iyo Shuruudihiisa iyo wuxuu ugu duwan yahay Hantii Wadaag iyo Hantii Goosad ka.

    • @mukhtaarciise2585
      @mukhtaarciise2585 19 วันที่ผ่านมา +1

      Nidaamkaasi waa hanti wadaag iyo hanti goosad isku dhaffan.

    • @maxameddeeq3377
      @maxameddeeq3377 19 วันที่ผ่านมา

      @@mukhtaarciise2585 Maya ma ahan, Hantii Wadaag maxaa yeelay Hantidada Cid kula ma wadaagto, sidda adiga ula wadaagin Zakaadka. Hantii Goosad ma ahan maxaa yeelay, Hantiidaada kalikaaga uskuma reeb kartid ma xaa yeelay Zakada ayaa kugu "Qasban" Zakad ma ahan sadaqo adiga lee dahay oo marka rabtid aad bixineesid ee waa Mid Lagu lee yahay aana Xaq ku laheen

  • @zakiabdi9398
    @zakiabdi9398 18 วันที่ผ่านมา

    Wllhi Waxa school aa ku baran ka faaid mcline

  • @ADAN-XSN
    @ADAN-XSN 18 วันที่ผ่านมา

    mmm 🤔 somali malah hanti wadaag bila shuuci ah wuu ku fiicnay sidey ila thay

  • @user-fc4iq6lz7u
    @user-fc4iq6lz7u 19 วันที่ผ่านมา +1

    Wabri media

  • @MADASHASOMALIDAMEDIA
    @MADASHASOMALIDAMEDIA 17 วันที่ผ่านมา

    War walal beenta jooji hanti wadaagu ma magaalo kaliya in la dhisaa

  • @khada917
    @khada917 19 วันที่ผ่านมา +1

    "Hantiwadag waa fuqur beerid"
    Dal hantiwadag qaatay oo aan gaajo bur-bur iyo musiibo ku danbayn majiro dalalka hantiwadaaga ah ee bariga yurub waa sabool dad cawl cawlani ku nool yihiin.
    Halka dunida Hanti goosiga ka faaiiday yihiin kuwo loo Hijroodo sharikado Imbiradoriyado ahna ay leeyihiin.

    • @mukhtaarciise2585
      @mukhtaarciise2585 19 วันที่ผ่านมา

      Scandinavian ka badankooduba waa hanti wadaag iyo hanti goosad isku dhaffan waxbarashada, laydhka iyo biyuhuba waa bilaash waana loo hijroodaa.

    • @khada917
      @khada917 19 วันที่ผ่านมา

      @@mukhtaarciise2585 Dal galbeeda oo hanti wadaag ah Cuba jirtay ayadana inaad samanka ku safartay ayaad u malaynaysa.

    • @mukhtaarciise2585
      @mukhtaarciise2585 19 วันที่ผ่านมา

      @@khada917 haa balse kuwaa aan kuu sheegay waa isku dhaf

  • @Omari-rx3vl5he2p
    @Omari-rx3vl5he2p 19 วันที่ผ่านมา +1

    Diinta islamka soo ma qabto qaab loo mareeyo dhaqaalaha

  • @Nahnah-un2cb
    @Nahnah-un2cb 19 วันที่ผ่านมา

    Hanti wadaaga waagi 1970 sidan u awood badnayn wad ogeyd. No hanti goosad👎. Hanti wadaagu wu ka fiican yahay kan kaligi wax la cararaya ee nacaska ah ee buur buuran

    • @ahmedqumbe3644
      @ahmedqumbe3644 19 วันที่ผ่านมา

      Hanti-wadaag waa gumaysi

    • @Nahnah-un2cb
      @Nahnah-un2cb 19 วันที่ผ่านมา

      @@ahmedqumbe3644 Hanti wadaaga guumaysi maahan wa no face hadana wa xor dadka ducufada ah ba aamin san midaas

    • @Nahnah-un2cb
      @Nahnah-un2cb 18 วันที่ผ่านมา

      @@ahmedqumbe3644 hanti wadaag guumaysi maahan wa xoriyad halka ugu saraysa adigan si fiican u fahmin

    • @ahmedqumbe3644
      @ahmedqumbe3644 18 วันที่ผ่านมา

      @@Nahnah-un2cb
      Hanti-wadaag wuxuu yahay waan aqaan soo baar wll, adiga fahansanayn, hantiwadaag waa in adiga xoogaaga laga faa'idaysto, dowladda baa wax kasta leh xitaa adiga dowladda ku leh.

    • @Nahnah-un2cb
      @Nahnah-un2cb 18 วันที่ผ่านมา

      @@ahmedqumbe3644 haday qofka xata dowladu leedahay sow taa macneheedu maahan badbaado ama in qofku safe ahaado boqolkiiba 90 safe waaye dayac iyo tahriib ma jirto♥

  • @somaliaisinraise2474
    @somaliaisinraise2474 18 วันที่ผ่านมา

    Sabab waxaan ubaahanahay in aad mawduuc ka soo sameysid aaladda ay ciidaamadu isticmaalan ee walkie talkie iyo faaidada ay leedahay iyi shaqada ay qabatao
    Yaa igu raacsan ☝💥💥💥💥💥💥