ANIGO ARKIN AYAN GURSADAY HADA BLOCK ISARAY TIJABI SXB Pt41

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 31 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 1K

  • @wizzcadde7394
    @wizzcadde7394 3 ปีที่แล้ว +1094

    Xariirka dhabta ah waa kan ka dhexeeya allah io adoonkiisa😓❤️📌

  • @Jihaanjanno
    @Jihaanjanno 3 ปีที่แล้ว +180

    Waligaa Aduunka intaad Joogto
    Hooyo jceylkeeda lee ku kalsoonoW
    Team Single ismuuujiYa I love u
    Hooooyooooy❤️

    • @apdirahmansuldaan8020
      @apdirahmansuldaan8020 3 ปีที่แล้ว +3

      Hooyo maan arag anigu dhibna kama aanbixin ilaa maanta

    • @nashaadinamahamed9817
      @nashaadinamahamed9817 3 ปีที่แล้ว

      Wllee peen mahan

    • @nashaadinamahamed9817
      @nashaadinamahamed9817 3 ปีที่แล้ว +1

      @@apdirahmansuldaan8020 sorry abwe 😢😢😢😭

    • @apdirahmansuldaan8020
      @apdirahmansuldaan8020 3 ปีที่แล้ว +2

      @@nashaadinamahamed9817 thanks
      Lakin waxa waxkaste kadaran shaqo laaan qabyalad mustaqbal xumo iyo
      😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭maxan calanyahaw kugu hoos dulmanhy

    • @Jihaanjanno
      @Jihaanjanno 3 ปีที่แล้ว +1

      @@apdirahmansuldaan8020 Apowe HooYo Hdee dhimataY Alle Ha unaxariisto Hal mida Ku sheega Alle isku xer Bari insha allh waxwalba Qeyr 🥺🥺🥺🥺

  • @philantropist2156
    @philantropist2156 3 ปีที่แล้ว +280

    Inta Salada Cishaha soo tukatey ismuujiya😢🤲

    • @nasrofarah9231
      @nasrofarah9231 3 ปีที่แล้ว +6

      Alxm Allh inga aqblo salaada Alllh inogu dnbi dhaafo waxii dnbi ah oo an smyny rabooow 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😢

    • @ilwaadqurux8281
      @ilwaadqurux8281 3 ปีที่แล้ว

      @@nasrofarah9231 aaamiiin yaaarabi

    • @salmandaib6055
      @salmandaib6055 3 ปีที่แล้ว

      😅😅😅😅🤔

    • @mohaqoslaaye3398
      @mohaqoslaaye3398 3 ปีที่แล้ว

      Ma qofaan slaada tukan baa jira

  • @aqoonguud8420
    @aqoonguud8420 3 ปีที่แล้ว +409

    Social Media dhibaatadisa wlhi waa san 😓😓, ha guursan qof aanad arag, mustaqbalkaagii weeyi, Hadaa taageersanathay is muuji 😉

    • @drsmaryan1418
      @drsmaryan1418 3 ปีที่แล้ว +21

      Wllo dadka isku wada mid maaha 🥺 Anigaba waxaan guursaday qof aan is arag waligeen alxm❤️

    • @fowsiyonuur8990
      @fowsiyonuur8990 3 ปีที่แล้ว +7

      Balayo ha gursato qofaa la arkin waa mucjiso nin aa arikin waa ciil aduun

    • @abdullahimabdullahib2466
      @abdullahimabdullahib2466 3 ปีที่แล้ว +3

      Wr nio sharfta ha naga wada qaadin

    • @ItachiUchiha-st1lu
      @ItachiUchiha-st1lu 3 ปีที่แล้ว +7

      @@drsmaryan1418 abaayo hada guursan raba qof anan arkin isku meelna jogin maxa igula talinesa

    • @sadiyamohamed2467
      @sadiyamohamed2467 3 ปีที่แล้ว +7

      @@ItachiUchiha-st1lu asc abayo marka hore ilahey tala saaro marka xigta familkaaga haka doonto oo reerkisa ha u imaadan reerkaaga

  • @zein-204
    @zein-204 3 ปีที่แล้ว +293

    Team single ismuujiya can't wait part 42 👌❤😂

  • @somalisujuu2592
    @somalisujuu2592 3 ปีที่แล้ว +111

    OMG, the most amazing EPISODE WALHI😥
    I HAVE BEEN watching from first part to part41, but this made me smile finally ❤️💕💕💓💓💕💓❤️
    Guys IFRAX AND HER HUSBAND MAY YOUR LOVE AND MARRIAGE BE BLESSED 💕🙏

    • @fartunomar5957
      @fartunomar5957 3 ปีที่แล้ว +3

      He doesn't deserve her he is an ashole

    • @somalisujuu2592
      @somalisujuu2592 3 ปีที่แล้ว +1

      @@fartunomar5957 but why? He was just mad at her, but he love her. Right?

    • @aasiyaabdishukuur930
      @aasiyaabdishukuur930 3 ปีที่แล้ว

      Masha allh ❤

    • @jeeymaanbilow2587
      @jeeymaanbilow2587 3 ปีที่แล้ว +1

      @@fartunomar5957 they deserve eachother dear🙏

    • @fartunomar5957
      @fartunomar5957 3 ปีที่แล้ว +2

      @@somalisujuu2592 you don't block some one you love qasatan marka qofka Kala maqantahin mawa ku si jirto. Always xalka wa in u noqda mid wada hadal lagu dhaneyo.

  • @ahmedak1909
    @ahmedak1909 3 ปีที่แล้ว +259

    Single family no stress be happy 😂

    • @naciimofarah1122
      @naciimofarah1122 3 ปีที่แล้ว +3

      2022 is coming you know that ?!😂😂😂😂😂

    • @nimcobare8331
      @nimcobare8331 3 ปีที่แล้ว +5

      Gurso😂

    • @hadiyaabdi2256
      @hadiyaabdi2256 3 ปีที่แล้ว +1

      Guurso

    • @salmaislaan
      @salmaislaan 3 ปีที่แล้ว

      I agree with you 💯👍👌

    • @axmedceebe4961
      @axmedceebe4961 3 ปีที่แล้ว

      Streesba asaa keeny sxb naga dhaaf hhhh xariif

  • @asiaqueenmohamett2748
    @asiaqueenmohamett2748 3 ปีที่แล้ว +50

    onllinka waxaa ka xamasad badan kuwa caadiga ah inta igu racsan ismujiya🥰

  • @cadeycabbaas2811
    @cadeycabbaas2811 3 ปีที่แล้ว +134

    Single is the best wlhi♥️🥺👏

    • @_Khaalid
      @_Khaalid 3 ปีที่แล้ว

      Noooo

    • @sakariyecfataax5235
      @sakariyecfataax5235 3 ปีที่แล้ว

      @@_Khaalid mxaa 😂😂

    • @axmedceebe4961
      @axmedceebe4961 3 ปีที่แล้ว

      Beenta jooji cadeey intee iskabulo best kutahy

    • @_Khaalid
      @_Khaalid 3 ปีที่แล้ว

      Anaaba ku haystee say single ku sii ahaanee

  • @kaviana8169
    @kaviana8169 3 ปีที่แล้ว +74

    Inata la socotay part 1 illaa part 41 👍👍👍👍

  • @Aryaanaa
    @Aryaanaa 3 ปีที่แล้ว +37

    Qofaa jeceshahay oo iskakaa indho tiraayo xanuun waye wlhi😢😭😭💔

  • @osmanjacelow2133
    @osmanjacelow2133 3 ปีที่แล้ว +134

    Adigan qoralkan aqrinaya waan ku jeclahay 😰💯✅

    • @drsmaryan1418
      @drsmaryan1418 3 ปีที่แล้ว

      Ilhy haku jeclaado wllo❤️

    • @osmanjacelow2133
      @osmanjacelow2133 3 ปีที่แล้ว

      @@drsmaryan1418 sidokale quruxey ❤️❤️❤️

    • @safiaindhayare2385
      @safiaindhayare2385 3 ปีที่แล้ว

      Magacaga aaba jecel ah bro

    • @osmanjacelow2133
      @osmanjacelow2133 3 ปีที่แล้ว

      @@safiaindhayare2385 sidokale quruxey

  • @zakariyajamac5559
    @zakariyajamac5559 3 ปีที่แล้ว +65

    Arrintan family iska ilaali nio dhalin shekaysata lee ku ekow waa IGA talo✌️

    • @hanihassan1766
      @hanihassan1766 3 ปีที่แล้ว +1

      Waa runtaaa dadka is qabo in uu ka digtoonaado ayaa Fiican guri dhisan in uu dumo waa wax xun

  • @mohamedsharif7156
    @mohamedsharif7156 3 ปีที่แล้ว +62

    Hayaay reer Next part 42🤣 I can't wait 😂😂😂😂

  • @abdikadirgarad8872
    @abdikadirgarad8872 3 ปีที่แล้ว +41

    “LOVE CANNOT BE TRUSTED AND LOVE ❤️ CANNOT BE UNDERSTOOD INDEED, WELL DONE 👍 BRO,

  • @samirkacashaqaa8937
    @samirkacashaqaa8937 3 ปีที่แล้ว +31

    Sidaa quruxda badan aat uu kala qarisaay family gaas ayaan kaa helaay keep up wlhi nin raag igadeh great work love how your intelligent brother one love always hadan nahay team Ridwan❤

    • @abdirahmanx2750
      @abdirahmanx2750 3 ปีที่แล้ว

      Absolutely ridwaan wa nin caqli usaaxib ah masha allah

    • @rahmabashiir6964
      @rahmabashiir6964 3 ปีที่แล้ว +3

      Kolayba channel kiisan bay ka daawan karaan

    • @rukiaabdi8824
      @rukiaabdi8824 3 ปีที่แล้ว +2

      Still intay ka daawanaysa sidaa wax ukala qarisay iyo in u mitkale sheganayo

  • @abdullahiiihusseinnn1625
    @abdullahiiihusseinnn1625 3 ปีที่แล้ว +44

    😂😂 Ridwan was intelligent I hope if that Guy said any girl he could have not uploaded the video but he did a great job
    Well done bro🙏

  • @aqoonguud8420
    @aqoonguud8420 3 ปีที่แล้ว +78

    Legend, Hawshan Dhexbaa ka noqotey, lamaane aan isla hadal isbuuc ayaa hada wada hadashiisey, keep going, we can't wait part 42

  • @pukhaarikp7417
    @pukhaarikp7417 3 ปีที่แล้ว +50

    ɪɴᴛᴀ ɴᴀʙɪɢᴀ ᴊᴇᴄᴇʟ ʟᴏᴠᴇ ᴛᴀ❣️

  • @fatunosman7188
    @fatunosman7188 3 ปีที่แล้ว +69

    Walal Ridhwan barnajidkaga wn ku xiranahay since day one 1-41 wn wada fiirsaday waana ku tixnan doona intu jiro barnajidkan insha Allah. please hal mid baan ka codsanaya taaso ah in family isqabo aadan tijaabin ee kuga xiriirada ka dhexeya kaliya un aad u tijaabiso fadlan sabab ha u noqon inuu qoys dhisan burburo wlalkey mahadsanid

    • @ldnkhl7407
      @ldnkhl7407 3 ปีที่แล้ว +4

      Marka ma in dadka la khiyaamaa sax ah???? Hadiii khiyaanadaas la fashiliyo waa great man! Love it! Maxaa qoys ah haday meesha khiyaano soo gasho qoys ma jiro walal

    • @Faadumo-Siciid
      @Faadumo-Siciid 3 ปีที่แล้ว

      @@ldnkhl7407 way fiicantahay inaan la tijaabin dadka qaba waayo waxyaabo badan ayaa ka dhalan kara, isaga ayaa xataa dhibaato uga imaan kartaa.

  • @maaxo4106
    @maaxo4106 3 ปีที่แล้ว +19

    First one Ridwan issack legend Always legend ❤❤❤❤❤❤❤

  • @hafsah.m1718
    @hafsah.m1718 3 ปีที่แล้ว +31

    Bismilah rudwaanow suaal badanidaa ilaahow aanku dhihin qof iitijaabi 😂😂😂

  • @marimarnovic6096
    @marimarnovic6096 3 ปีที่แล้ว +37

    I can't feel boring to watch this program of yours.....Ridwan I like to enjoy more....my young generation let's stop relationships with social media easy come easy go

  • @bisharoali2095
    @bisharoali2095 3 ปีที่แล้ว +26

    Thanks ridwan wll.
    Lkn wah xallagu wayey block malaguhelaa.
    Isfahanku waa shey qaliya Amiir dhaqanka wahkabadal.
    Block aysara wahaba modaa sidii dumarkaqar in ad uhadleso.
    Nin raga buu Alle kadhige waxas hasamen wll.
    Gasrsiya.

  • @umuilhan9948
    @umuilhan9948 3 ปีที่แล้ว +57

    Ma sha allaah ifraah nin daacad ah bad heysta allaha isku kiin barakeyo walashey aniba kula mida ahay nin waligey life u arkin ba iqaba saas ba malin na heshiis u nahay malina dagaal iyo maseyr ana allaha iso hadeeyo iso duceya dhamantiin

  • @sagalsaleebaan7223
    @sagalsaleebaan7223 3 ปีที่แล้ว +31

    Yaaa iLa arkaY rithwan issack inuu mahamed abokor u eegyahay👑😍

  • @mohamedmohamud4799
    @mohamedmohamud4799 3 ปีที่แล้ว +44

    Yooyoo Af, sawaaxili Miyaa wll
    (Assalaamucalaykum) baa kuusii ajar badnaan lahyd.

  • @koofiyadofficial1808
    @koofiyadofficial1808 3 ปีที่แล้ว +69

    INTA 2021 ISKAABULO AYAGOO AH UU UGU DHAMAADAY ISMUUJIYA 😂😂😂
    👇

  • @yaxyemohamed2202
    @yaxyemohamed2202 3 ปีที่แล้ว +51

    Qofaa jeceshahy aan ku qiimeyn maxaa ka xanuun bdn ax😭😭

  • @diinicalaa1923
    @diinicalaa1923 3 ปีที่แล้ว +47

    Ugu dambeyn waan gursan rabaa 2022 iskabulo wan ka baxi rabaa hamar hambalyo isoo dhaha team single💔😂

    • @saamiyaiid8251
      @saamiyaiid8251 3 ปีที่แล้ว +1

      Hambalyoh Hambalyoh 😂

    • @Nihaal_ahmed47
      @Nihaal_ahmed47 3 ปีที่แล้ว +2

      Hambalyo hambalyo ❤️💜
      Hambalyo inaa dhahno leeba singal ku nahay 😁😅

    • @anisomurzal6104
      @anisomurzal6104 3 ปีที่แล้ว +1

      hamplyo soo raagtay

    • @mariafilsan5818
      @mariafilsan5818 3 ปีที่แล้ว +1

      hamblyo walky

    • @axmedtishmedia2087
      @axmedtishmedia2087 3 ปีที่แล้ว +2

      Hambalyo hambalyo hambalyo maxa lkn gabdho lee hambalyenoyo aawey wiilashii micnaha xanuunka iskaabulanimadaa haayo umaleynaa

  • @hassanmohamed9292
    @hassanmohamed9292 3 ปีที่แล้ว +40

    Someone that loves you dearly will never block you to be honest,girl becarefull it seems he wants to use you

  • @abdirahmankownzi
    @abdirahmankownzi 3 ปีที่แล้ว +42

    Bisha malapka sidaan ugalay xlqdo badan aa i dhaafty😂😜🙌

    • @xalimomoha3704
      @xalimomoha3704 3 ปีที่แล้ว +1

      Isaka jir wallo meel wacn ayad kadarsatye

    • @muminochanel5191
      @muminochanel5191 3 ปีที่แล้ว +2

      @@xalimomoha3704 kkkkk

    • @safioraage8289
      @safioraage8289 3 ปีที่แล้ว

      hmblyo dee dum dacad u noqo inta esan ku tijabin

    • @ismcabdi7814
      @ismcabdi7814 3 ปีที่แล้ว

      @@safioraage8289 hhhh wal tijabinaa mrdhow

  • @adenhassan3805
    @adenhassan3805 3 ปีที่แล้ว +120

    RIDWAAN SOMETIMES YOU ASK TOO MANY QUESTIONS AS IF YOU ARE FINDING SOLUTIONS TO THE PROBLEM. IT IS GOOD NOT TO GO TOO DEEP IN TO THEIR PERSONAL AFAIRS.

  • @jarmaltv3596
    @jarmaltv3596 3 ปีที่แล้ว +124

    Part 1-41 ban la socdaaa
    Musalsalkan wa iga gadanyhy 👍
    Iskabuloy nimcad heysatan ilaa ad ka heleysan qofka saxda o kugu habona😂

    • @axmedceebe4961
      @axmedceebe4961 3 ปีที่แล้ว

      Nimco kudardarty dheh hhhhh nintay nimcadu joogtaa aryaa waa

  • @fardowsofilsan4191
    @fardowsofilsan4191 3 ปีที่แล้ว +11

    Shaqo fiicanaa qawatay manta waayo dad is qawo hadan isla hadlenin ayaad is lahadalsiisay wwwwwwwww👏👏

    • @yayavic6325
      @yayavic6325 3 ปีที่แล้ว +2

      Qruxeey lanbarkaaga iisoodir

    • @ugaas-
      @ugaas- 3 ปีที่แล้ว

      @@yayavic6325 😂

  • @najmociise5887
    @najmociise5887 3 ปีที่แล้ว +16

    Barnamijkan wuu ika gadanyahay Walahi Masha Allah dadka xiiseynayo sida Aniga camal like 👍 isaaar 🤣🙏🙈😂🤪🙈

  • @abdullahiahmed581
    @abdullahiahmed581 3 ปีที่แล้ว +29

    Single-nimada waa kusoo caana maalnay balse weli waa nahay maxaa Naga sugayseen macnaha🤣😅😅🤣🤣🤣

  • @muste996
    @muste996 3 ปีที่แล้ว +7

    Wadka jacaylka hhhh
    Ridwaan waxaagu talent wuudhaafay sxp keep going 🤞🤞🤞🤞🤞

  • @abdimoha5427
    @abdimoha5427 3 ปีที่แล้ว +58

    Dhakhtar camal loo wareystaya gabadha. Signs and symptoms 😢 how long have you been experiencing this. 🤔

    • @faizafaisu7656
      @faizafaisu7656 3 ปีที่แล้ว +1

      Oo waligaa ma arkin oo see isku qabtin 🤣🤣🤣

    • @drsmaryan1418
      @drsmaryan1418 3 ปีที่แล้ว +1

      😂😂😂wlh waa qoslay

    • @Haffyy
      @Haffyy 3 ปีที่แล้ว +1

      🤣🤣😂😂😂😂😂🤣🤣😂

    • @nuwara8333
      @nuwara8333 3 ปีที่แล้ว +1

      Wich diagnosis 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @fatuushmohamed7218
      @fatuushmohamed7218 3 ปีที่แล้ว +1

      😅😅😅

  • @alhamdulilaahalluakbar595
    @alhamdulilaahalluakbar595 3 ปีที่แล้ว +1

    Aniga mid anan arkin anan tijaabin yaan guursanayaa wlhi ilahay iso dhawoo 🥲🥲🥲

  • @najmaahmed6112
    @najmaahmed6112 3 ปีที่แล้ว +41

    Awey teamka wali musalsalka dhafin is mujiya 1_41👍❤😁

  • @akha089
    @akha089 3 ปีที่แล้ว +46

    SoomaaLideenaan Waan LaYaabaY iYaGoo ParT Ga eY DaawanaaYaan eYsan DhameYsan eYaY Lee Yihiin Can't Wait ParT HebLaaYo Yaab!!!

  • @hodanmohamed3204
    @hodanmohamed3204 3 ปีที่แล้ว +31

    Fadlan Gabdhoow Nin iinaan aqoon in aad iska guursataan waa laga wanaagsan yahay, Guurka sharafta ha ka qaadina oo ha is qiima tirina.

  • @maryanali9833
    @maryanali9833 3 ปีที่แล้ว +23

    Masha allah Ridwaan you are amazing my heart was pulping but alhamdoulillah you resolve the couple problems 😊😊

  • @abuubakaraxmed8990
    @abuubakaraxmed8990 3 ปีที่แล้ว +17

    5bil ugu danbeysay youtuber ka ugu sameynta badan ba tahay #ridhwan #issack✊🔥

  • @zeinabinaaboubaker3001
    @zeinabinaaboubaker3001 3 ปีที่แล้ว +15

    Ilaa part 100 soo samey ridwan noow qofki single aah barnaamijkan kaama daalo 😅😅😅sax mise khlad daadow
    Ilaahay haa kudayo ridwan m.a😘🥰🥰

  • @Ahmed_Rainfall.10
    @Ahmed_Rainfall.10 3 ปีที่แล้ว +17

    Legend always Legends RIDWAN ISSACK
    Ifraax kumee wllo madaawanaysid Xaajiga

  • @shukriciise6475
    @shukriciise6475 3 ปีที่แล้ว +34

    2022 coming soon no jacel no problem 😊

  • @deeqaluula2184
    @deeqaluula2184 3 ปีที่แล้ว +17

    Wlhi wax fcn samesy lamdn qof wy isku dhacsanyen Wu heshisiyy shakika kadry faxd by kusexn cawa ❤️❤️❤️🥰

    • @samiryare9488
      @samiryare9488 3 ปีที่แล้ว +3

      Amiin abayo mcn dartisa ayaa ku hishine

  • @abdikadirahmedhassen3355
    @abdikadirahmedhassen3355 3 ปีที่แล้ว +13

    God bless you our family💥💫

  • @abdinasirmohamed2238
    @abdinasirmohamed2238 3 ปีที่แล้ว +12

    Waaba nin iga xariifsan oo dumar yaqaan ah😂
    Aniga qofka inaan iswadano iyo inaan isdeyno.wax udhaxeeyo maleh😁😂🤣

  • @maryamaismaaciil2399
    @maryamaismaaciil2399 3 ปีที่แล้ว

    Abwe xagee kaaa heli karaa qof ban rabaaa inaad ii tijabiso👍🙄plz

  • @mohamedmmc1795
    @mohamedmmc1795 3 ปีที่แล้ว +42

    Legend always legend ridwan keep going lpx

  • @abduwelidimbilei8318
    @abduwelidimbilei8318 3 ปีที่แล้ว

    Kusoco Ridawan isaaq geesi baatahay 👍👍👍👍👍

  • @suyu344
    @suyu344 3 ปีที่แล้ว +33

    Sxbow aniga single ayaa ahay lkn waxaa sugaa gabar malin lee igu sookhaldanta 🥰❤🤞 oo iskay jeclata ilahay dartis

    • @deeqaluula2184
      @deeqaluula2184 3 ปีที่แล้ว +1

      Watn kkk

    • @faizafaisu7656
      @faizafaisu7656 3 ปีที่แล้ว

      Bismillahi raxmani raxiim 🤣🤣🤣

    • @maryammohamedtawakal
      @maryammohamedtawakal 3 ปีที่แล้ว

      😂😂😂🙆‍♀️

    • @xafsocuud7069
      @xafsocuud7069 3 ปีที่แล้ว

      Ani ku soo wacayo iga qabo hana igu daalin 🤣🤣🤣🤣

    • @amjaninahazzan1810
      @amjaninahazzan1810 3 ปีที่แล้ว

      Hhhh ana kugu hrye lnbrka aan arko uun 😅😅😅🤣🤣🤣

  • @zuhurhassan2881
    @zuhurhassan2881 3 ปีที่แล้ว +17

    Ridwan nin cajiiba bagah labada dhanba ku badi suaalaha si shakigu uga baxo meesha,
    Lkn 2 qof way is jecelyin lkn dhibku waa isla joogis la'aanta allaah dhexdiina wanaag ha dhigo lkn wiilow blocktu waa calool istaage iska dhaaf

  • @hassannoormedia1687
    @hassannoormedia1687 3 ปีที่แล้ว +6

    First comment keepgoin ridwaan🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩💖💖

  • @princesalmaancadde6789
    @princesalmaancadde6789 3 ปีที่แล้ว

    Ilaahow isahal gabar mustaqbal leh oo gurdoona aamin

  • @ayaanabuukar2744
    @ayaanabuukar2744 3 ปีที่แล้ว +54

    Keep going Legend Ridhwan❤️👈

  • @abdikadiryussuf7428
    @abdikadiryussuf7428 3 ปีที่แล้ว +10

    Ridhwan i want this stress series to become an end, can't wait the last part😭😭😭😭😭

  • @aa.9093
    @aa.9093 3 ปีที่แล้ว +45

    xaaladu markay halkaa marayso masayr ma dareentaa 😄😝🤣..mashaa allaah 🔥🔥pest family and amzing episod

    • @Cadar200
      @Cadar200 3 ปีที่แล้ว

      yes 😁😁😂

    • @asmaahmed4575
      @asmaahmed4575 3 ปีที่แล้ว

      ❤❤❤❤❤❤

  • @Ismail-somali
    @Ismail-somali 3 ปีที่แล้ว +19

    Uma baahnin xiriir dhamaystiran, balse waxaan u baahanahay qof aan naga quusan waligiis. Saw saas maaha ?💔

  • @mumtazbintiahmed7860
    @mumtazbintiahmed7860 3 ปีที่แล้ว +7

    Wilkan emtexanka wo ku passe Mnsahlllah congrats bro

    • @samiryare9488
      @samiryare9488 3 ปีที่แล้ว +1

      Tnz abayo adigana mid Anigaa Oakle ilahey haku sahlo

  • @nimcosharmarke9797
    @nimcosharmarke9797 3 ปีที่แล้ว +21

    Hadi la is jeclyhy block ma la isa sara waba cilmi kale😂

    • @muminochanel5191
      @muminochanel5191 3 ปีที่แล้ว +3

      Kkkkk waa cilmi aanan gaarin malaha 2022 buu hordhac uyahay 😂😂

    • @farahfarah3604
      @farahfarah3604 3 ปีที่แล้ว +1

      Xaskayga iska dhaaf saxiibaday hadaa block saaro was naag aan jecleen marka isagoo kenya joogo ayuu saan u bahdilayaa markeey soo dhoofiso vissa u xareeyso 1 malin lama joogaayo wuu ku daneesanayaa

    • @kobcintagaraadka9812
      @kobcintagaraadka9812 3 ปีที่แล้ว +1

      Wxs jcyl maahan block nin ku quuray weliba xaaas ah

    • @ismcabdi7814
      @ismcabdi7814 3 ปีที่แล้ว +1

      Romantic 2022 wy😀😀

  • @Justrying2025
    @Justrying2025 3 ปีที่แล้ว +6

    Ridhwan one Day one vidéo please we loved your vidéo of tijabi tks bro

  • @Kaafimedia1
    @Kaafimedia1 3 ปีที่แล้ว +9

    Team single ismuujiay🥰🥰

  • @fartunabdi5595
    @fartunabdi5595 3 ปีที่แล้ว +23

    Singlenimo wax dhama la waa wlhi can’t wait part 42 😂😂😂

  • @idilbiibaaye6319
    @idilbiibaaye6319 3 ปีที่แล้ว +2

    Maashaa allaaah walaaahi aadaan ugu farxay markuu ifraax magaceed sheegay oo hadana jacaylka block yaan la isa saarin marba hadii la is jecel yahay waayo wal wal badan iyo shaki badan ayaa imaanaayo tan kale illaaahay ha isku waariyo dadka is jecel oo hadana is qaba ilmo ay ku farxaanoo ku il doog sadaan illaaahay ha siiyo

  • @cabdallaadenissack7559
    @cabdallaadenissack7559 3 ปีที่แล้ว +25

    Waa ka baxsaday sidaa ii tijaabisay😂😂😂

  • @shaficishafinho8939
    @shaficishafinho8939 3 ปีที่แล้ว +1

    Qof aan la arkin sidee la isku guursan karaa yab
    War iskabula iska noqda ani cml xamdayal
    Iyo faraxyal✌🤪🥰

  • @farxiyofaraxsan2163
    @farxiyofaraxsan2163 3 ปีที่แล้ว +5

    Ax maskiin sorry wallhi waan ka xumahay wallshey guleyso adiga wallkey ridhwan waan ku wata kal ii lab😍😍🥰🥰🤩👍👍❤🙏

  • @cryptotok42
    @cryptotok42 3 ปีที่แล้ว

    Magacag dhadaka ha waeeydiniin fadhalan 🙏🙏

  • @kiidproduction5070
    @kiidproduction5070 3 ปีที่แล้ว +3

    I like this episode 😁 wlhi part 42 kasugayaaa sxb

  • @kimhayaat4388
    @kimhayaat4388 3 ปีที่แล้ว +3

    Hadii la'is jecel yahy block maa lais saaraa 😂 Ar soomaali Caadi maahn 🙌😂

  • @farahfarah3604
    @farahfarah3604 3 ปีที่แล้ว +11

    Block xaskaaga iskadaa saxiibada ayaa saari Karin isagoo kenya joogo ayuu saan u bahdilayaa hadii Canada. Keento wuu ka cararayaa taas waa cadahay

    • @shugridahir5265
      @shugridahir5265 3 ปีที่แล้ว

      Abaayo please Canada hakeeni kaas waa kacararaa

    • @asmadahabo6472
      @asmadahabo6472 2 ปีที่แล้ว

      @@shugridahir5265 😂😂😂😂

  • @abdiahmed2680
    @abdiahmed2680 3 ปีที่แล้ว +12

    What’s an Intelligent bro that’s was the act of smartness who ever understand😂

  • @fadumosalad3281
    @fadumosalad3281 3 ปีที่แล้ว +6

    Masha allah si fiican baa yeeshay reer saad u kala dabarty caqli

  • @xboss-oq3ss
    @xboss-oq3ss 3 ปีที่แล้ว

    Ridwan isck iso qor lanbrkga si online ah ad qof Igu tijaabisid bro👏👏👏pls pls

  • @zahramohamedali3756
    @zahramohamedali3756 3 ปีที่แล้ว +45

    Nin iqabo oo block isaaray wlhi ima rabo 🥲hadane one ☝️ week aan isla hadlin ma aqaan waxa qaldan 😎dumarka qalbiga ka jilacsanaa oo hadane nin aan qiimahooda aqoon nasiib u yeelan ogaaa. Nin sidaan igu sameeyey Maxaa baaritaankiisa igu wato anaaba block sii saari lahaaa😡

    • @nimcocabdicali3239
      @nimcocabdicali3239 3 ปีที่แล้ว +3

      Ka is jecelahy hadu isaro xita wa iga tufan yahy wllhi🤣

    • @zahramohamedali3756
      @zahramohamedali3756 3 ปีที่แล้ว +2

      @@nimcocabdicali3239 saas kaa rabaaa abaaa

    • @Hodanomar592
      @Hodanomar592 3 ปีที่แล้ว +2

      Wlhi bayo benta ma ahn dumarka qaar ragga wey u jilcan yihin mana aqan sababta raguna hadad kub noqoto dumarka nucaa wey ku bahdilayan waan yaabey aniga

    • @nimcoabdi8822
      @nimcoabdi8822 3 ปีที่แล้ว +4

      Nin wax block garaynaya waaba yaab hadana xaaskisi wale naag kasto meshay is dhigto weyan haday iyada block saari lahayd edab ayu yelan laha

    • @dulmidiid2870
      @dulmidiid2870 3 ปีที่แล้ว +3

      Naag block isaartay Waan sasabaa badalkeedana waan sii raadiyaa. Ileen waan kaa tashtay cad waayee 🚫 block

  • @drsnimcobarrehqoraneh1509
    @drsnimcobarrehqoraneh1509 3 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allah alleh ahaysku batakeyo lkn haduu handha jecelyahay balok see u sari cml
    Maasha allah hore usoco pro ridwaaan alleh ha ku sharfo

  • @khadraadem8876
    @khadraadem8876 3 ปีที่แล้ว +33

    Musalsalka kalia een waktigiisa idhaafin 🤣

  • @iskufilen3148
    @iskufilen3148 3 ปีที่แล้ว

    Walee Ridwaan ima gaadid guri dhisan in aad dumiso ayaa diiday waad xalisay rag ayaa tahay wlhi❤️👌🏽

  • @ziyadahmed9003
    @ziyadahmed9003 3 ปีที่แล้ว +3

    Xaqiiqdii Barnaamijka part 1 part 41
    Wn daawady
    Aad baan uga helaa
    Ridhwan issack
    Horay usoco Bro

  • @khairiaahmed7666
    @khairiaahmed7666 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah wanku farxay xaqiiqatan good ridean geezi pro keep going hn 🥰

  • @jihaancadey5956
    @jihaancadey5956 3 ปีที่แล้ว +8

    Mudnanta cidii ku siisa
    Hdad maamusi weyday
    Jaceylkow macsalama 👋🙄

  • @rawdahadam4278
    @rawdahadam4278 3 ปีที่แล้ว +8

    Qof is arki oo hadana block, lasaraayo, that's somali jacayl 💯🤭🤭🤭🤭🤭

  • @ayubibrahimissa9744
    @ayubibrahimissa9744 3 ปีที่แล้ว +10

    Wale dadka waa kaga cabad siyey 😂😂😂✊koomo malin mid gali doona 😂😂

  • @xpac5870
    @xpac5870 3 ปีที่แล้ว +26

    NaaG Taan HaweY guursataY malaha😅😅😅

    • @xpac5870
      @xpac5870 3 ปีที่แล้ว +1

      @@ubahgeele6199 nin meYzan guursan sheYdan beY gursataY😅😅😅

    • @xpac5870
      @xpac5870 3 ปีที่แล้ว

      @Darwish____girl🐎 waa naziip daradii oo qofa😅😅

  • @Abdinasir35
    @Abdinasir35 3 ปีที่แล้ว +8

    Qof laa jecelyahy oo block laa sarayo😄😄😄,farax iyo jaceyl kalaa dheer wlhi😁

  • @hanuuniyechannel8974
    @hanuuniyechannel8974 3 ปีที่แล้ว +5

    Ardayda xaadirtay 1_41 class farta taaga☝️☝️☝️

  • @nasradegan5471
    @nasradegan5471 3 ปีที่แล้ว +31

    cawa anaa Ugu horeyo🤣🥰

  • @asiaaliaduur1784
    @asiaaliaduur1784 3 ปีที่แล้ว +7

    Ridwaanow aboowe adi xiriiir ma ledahay🤣🤣🤣😂wakaa helaa maku tijaabistaaaa

    • @axmedmaxamed8267
      @axmedmaxamed8267 3 ปีที่แล้ว

      Ii sheeg numberkiisa anaa kuu jijaabine

  • @hassanandroid2628
    @hassanandroid2628 3 ปีที่แล้ว +35

    Cawa hada single team nahay waxba nalooma reeban inagaa dhaawacan💔 dhaaxaan cid la dhawacay ku qoslaynay😢😂

  • @farxiyoxasan6491
    @farxiyoxasan6491 3 ปีที่แล้ว +1

    Wll waxaarabay cinaalicifiriyo wiil aniga jeceel nagadhexeeyo wll licifiriyo

  • @hibomohamed2097
    @hibomohamed2097 3 ปีที่แล้ว +13

    Wwww dad isku xanaqsan aya heshisesay mansha Allah

  • @xamdiboss3071
    @xamdiboss3071 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah keep going ridwaan sifcn bad samaysay

  • @khadraqalbidiamond8528
    @khadraqalbidiamond8528 3 ปีที่แล้ว +18

    Abwe fiiri ddka suaalaha badn ka deyso wad qodqodoysaa🎃🤣

  • @beerluula2390
    @beerluula2390 3 ปีที่แล้ว +6

    Dadki isdagaal sanaa ayaadba heshiisiiday 😂😂😂👍👍👍

  • @amrancadli6300
    @amrancadli6300 3 ปีที่แล้ว

    😅😅wllhi waaa qoslay Ridhwaanoow kulaha gabdh batuuno la dhaho sheegay hhh

  • @deqzandarajo1324
    @deqzandarajo1324 3 ปีที่แล้ว +3

    Mnsha Allah Ridwan qeebtan wanagada lama socobi karo wayo waxi dhici laha ba dadka wat kala qarise bale Alx si wngxn aye wax walbo udaceen lamanaha isku wara aya leyahy