SubxanAllah walee ninkii Muslim ku maqan mowlaa ku maqan. Farxiyoy dadkaas ayagaa kaa dhib badan Ilaaheyna kuuma jebiyo cadow . Break yar waa ka qaadan kartaa TH-cam lkn Ilaahey balaaya aan wejigaaga ku wayno Ilaahaan ka magan galnay. Love you abaayo 🥰
Abaayo macaane quraanka marka seexanysaan full quraan ku shido guriga insha'allah Allaha xasidka haga qabto insha'allah Allaha idin xafido atiga iyo reerkaga ill xasid ill jin Alaha ka xijaabo insha'allah Allhuma amiin yaa rabbi
asc abaayo waa ku faraxasanahay inaad soo hada shay ilahay caafimaad ha ku siiyo abaayo shar iyo shaydaan alaha kaa qabto surtul baqara iyo adkaarta afka ku haay il jin alaha kaa qabto farxad ku noolaada adiga iyo familgaaga
Allaha ku caafiyo wallo. Mida kale iska daa xifaaltanka iyo dad iska tiirida. Kaliya naftada iyo caruurtada u nolow. Aniga kula hadlayo 2 sano ayan isbital ku socda waxbana waa layga daweyn wayay. Illaa hada wan xanusanahay. Waxasna AF aadane waaye. Oo heer qaliimo badan aan galay aan garay. Alxmd dheh qurankana ku dadaal. Guriga iyo adigaba.
Habooy anigu talada aan ku siin lahaa waa 1. Routines iska jooji 2. Group qisas al dikri soo gal waliba groupk cilaajka. 3.suuratul baqrah adoo dhameyey waa 8n waagu ku baryo maalinkasta 4. Habeenkii intaad istaagtid ilahey u bari in kaa mashquuliyo naagahan xaasidiinta. ILAHEY WAXAAN KA BERYEY IN DHIB KA AY KULA MAAGAN YIHIIN IYAGU ISLA HELAAN. OO HADAY KU SIXRAAN IYAGA UU KU NOQDO. اللهم امين
Subxanalah subxanalah subxanalah alahu mana jinaa yaarabal caalamiin alahu akbar dadkaan xaasidnimada badan aya nacay bal eeg sey ugaleen walaasheyn. .waxa kashekeyneysay badan kood wexey igu dheecee 2020 Ila 2021 2022 quraan badan kadib wan fiicnaday in kastoo aan wax dardareemo weli alah hanaga qabto sixirka jinka Isha xasadka iyo balaayo oo dhan yaarabi amiin
Waa ku faraxsanahay abyo inaa nooso laabatay cadowgi aa soo batay lkn qofkii muslim ku maqan Allaha ka qabto iimaankana Allaha usoo celiyo walashey dhib Alle kuma tuso
Ilaahy shartooda hakaa xijaabo, cabsida badan iyo in aa dabeel ka maqashid albaabada iyo dariishadaha waa calaamadaha sixirka ama jin laguu so adeegsaday. Marna ha ka tagin adkaarta iyo quraanka iyo suuratul baqara. Adbo habo farxiyoy sheekoyinka sixirka waa nooga sheekeyn jirtay dadkas waxay ku badbaadeen iyo adkaarta akhrisan jireen adna ku dadaal inshallah.❤❤❤
Masha Allah waa ilaahey mahadiis wan ku farxay araktidada xabbtii allah ku xafiyo iyo caruurta ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ cadowga allah kaa qabto il insi iyo mid kle ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
😢😢 alla rabiyow abayo wlhi ilin ayaa iga imaday allah adin cafiyo abayo lajogaga wlhi wehel ayaan kadhigtaaa wlhi markan ko arkay an dhagestay ilin ayaa iga imaday hoyo dey xitaa cawa ayaan k.baray waxeyna dhahday gabdha wala sixray abayo qur an isa saar hana naga tagin wlhi kama marano
@@farduussiciid9932 2dan rusheye iska ilali qof kasta o quranka yaqan marku dhagaysto wax bas bay akhriyan xata dhaqankoda inay din shaqo ku lahayen way muqata
Farhiyo Alx hdad so labte abyo wan farxe markan arke videogada hda ano dawanin ayn coment so qori haya iinolow abayo intey nolal jirto walahi wanku farxe videowgada mcnto❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Aragaga abshir Farxiyo Tawakal masha Allah ilahey isha cadowga ha ka qabto adi iyo familkaaga maacanto in sha Allah no so noqo la aanta abar farxiyo I love you sistareey ❤❤❤❤
Ala farxiyoy Ale hakaa farxiyo wlhi manta waa oynayey wabaa 😢😅 wlhi markaa rkay qoraalkaga Alle caafimad haidin siiyo cadowgana alle hakaa qabto sharkay kula rabaan alle iyaga hala gediyo🤲
Bissmillah Bissmillah Salamaat xabiibti Allaha ku caafiyo Caafimaad dagdag ah Farxiyoy xabiibti Quraan isa saar. Waxaad kasheekaynayso ayaan soo maray hadda wali wax yar ayaa igu danbeeyo cabsi aan ka cabsanaayo geerida iyo inaan caruurta u cabsado. Ducada iyo Adkaarta afka ku hay
Ay xapiipati masha allaah walahi waan ku farxay araktitaata masha allah cadowga alle hakaa qabto run ahaanti adi iyo ayaan gobdoon waat ii noqotoon abaayo iga weyn alle cadowga ha idinka qabto
Mahad oo dhan Alle ayey u sugnaatay, Farxiyooy suuratul Baqara ka dhigo bastoolad jeebka kuugu jirto oo aad isaga difaaceysid shar kasta, intaas ayaa iga dardaaran ah, waxaa tahay qof aan ilaahey dartiis u jeclahay, jir oo joog walaashey, cadowkaada Allaha jebiyo, aduunyo iyo aakharo guuleyso ❤❤❤
Masha aĺahu
Aamiin xbbti illaahey haku jeclaado ❤
Subxaan allaah wllo ilaahay hakaaga filaado sharkooda lkn quraaka dhagayso khaasatan suuratu baqara wayso qabkana ku dadaal cid wax kaa dhibaysa ma jirtee
@@farxiyotawakalfamily2926 Allh idin caafiyo mcnto welcome back abyo😊abyo ishare garey igu caawi xoga idhiman abyo❤
Masha Allah wad naga farxisay cawa abyo hanaga tagin ilhey xasadka haka qabto waxas surah albarah ka adag aqri malin kasto abyo hadad aqona baro wlh waxba kama qadayan insha allah niyada hanaga jabin wlh aniga sidan ku jeclhy hadad ogan leheyd wataga maba na dhahden❤❤❤❤❤❤
Hbo mcn ha naga tagin nala joog ilaahay dartiis baan kuu jcllhy❤❤
Ilahay cafimaad taam ah haidin siyo dhamaantiina ilahay haidinkaqabto shar iyo sheydaan iyo xasidiinta suratul baqara iyo adkaarta subax iyo galabti aqrista weysadana joogteey ilahayow caafimaad idinsii inta dadka dhibtana ilahay muslimka hakaqabto amiin amiin❤❤❤❤
Subxanallaah allaha kaa qabto xabibti qur aanka ka adag meel walba ku shid sura Al baqara inshaallaah cadawga allow naga qabo amiin
Habo allah haku cafiyo insha Allah baqara aqriso iyo ٠ birabi naas 7 jer birabil falaq 7 jer ayatul kursi 7 aqriso insha Allah wat cafimadi hbo
Iyo qul huwalle 7 jer
SubxanAllah walee ninkii Muslim ku maqan mowlaa ku maqan. Farxiyoy dadkaas ayagaa kaa dhib badan Ilaaheyna kuuma jebiyo cadow . Break yar waa ka qaadan kartaa TH-cam lkn Ilaahey balaaya aan wejigaaga ku wayno Ilaahaan ka magan galnay. Love you abaayo 🥰
Ay farxiyo aad ayaan oogu farxay walaahi aragtidaada walaahi fiidiyowga madhaneysan farxad darteed allaha kuxafido adiga iyo oowlaada insha allaah 🥰🥰🥰🥰
Waan kuu xiisnay xbbti farxd Iyo cafimaad kuwaar la,aanta TH-cam abaar waye 🥰ilahay wixi culeesa hakaa Kor qaado shartana alle haka xijabo 🤲🏽
Farxiyo qofka neceb mawalanyahy please qofka hospital halageeyo waa xanuusanyhy qofkaas I love you hpo ilaahay haku cafio yaa rabi 😢
Haa wlhi wa cadow dadkaas allha ka qabto
Farxiya la'anteed youtube waa abaar hanaga tagin waanku so ducaynaynaa xbbti ❤️
Ilaahey isha bila aadamka hakaa haayo apayo mcnto🤲😭❤aduunyo waxba laga qaadi maayoh adigana iska qur'aan saar hbo mcn marna apayo rabi Haku caafiyo 🤲
Abayo Allah ha ku caafiyo intii xumaan kularab tana Allah gees ha kaa mariyo
Walhi waan naxay markad tiri wan idinka tagayaa alaah culayska hakaa qado yaa alaaah
Maaashaa allaaaah abaayo farxiyo aaaadbaaan ugu faraxsanahy soo noqodkaaada iyo aragtidaaaada alle waxan ka baryaaa inuu dhib oo dhan kaaa qabtaaaaa alle hakaaa ilaaaliyo cadaw iyo sheydaaan iyo shar oo dhan alle kuma tusso waligaaa farxad nooogu nooolaaaaw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Aadanuhu dhib badanaa😭 Caafimaad allaha ku siiyo cadawgane allaha idinka qabto, quraanka daa'inta habaryar insha allah wax dhiba ma arkeysaan
Wallashey illah haku xafido haka qabto sharta shaydaamada noolow farxad iyo khaatumo wanagsan kunolow
Qaali dumar waan ku jecelahay illaahay cadowga ha kaa qabto insha allahu cagtada hoostooda Alle ha mariyo cadowgaaga adikuna xaqa biniaadam iska ilaali walaasheeydaay haba yaraadee
Habo farxiyo allah haka qabto xasadka kugu maqan shartoda alaah haku dhafiyo duratul baqra markasta guriga ku shid samecad ku xiro duca kugu so kabeyna alla nagama ka qaado habo mcnto
Abaayo macaane quraanka marka seexanysaan full quraan ku shido guriga insha'allah Allaha xasidka haga qabto insha'allah Allaha idin xafido atiga iyo reerkaga ill xasid ill jin Alaha ka xijaabo insha'allah Allhuma amiin yaa rabbi
Habaryar meelna ha aadin alle haku caafiyo suratul albaqra akhriso xili walba waxaba kuuma so dhawaan karaan suratul albaqra xifdi alle haku caafiyo dadka aad kugu xirnaa ayaahay
asc abaayo waa ku faraxasanahay inaad soo hada shay ilahay caafimaad ha ku siiyo abaayo shar iyo shaydaan alaha kaa qabto surtul baqara iyo adkaarta afka ku haay il jin alaha kaa qabto farxad ku noolaada adiga iyo familgaaga
Habo macan wlhi wan naxsanaay waa alle mahadiis hadii aad sonoqotay wlhi waan kusoduceeyay 🥰🥰😘💯🤲🥰🥰🤲
Allaha ku caafiyo wallo. Mida kale iska daa xifaaltanka iyo dad iska tiirida. Kaliya naftada iyo caruurtada u nolow. Aniga kula hadlayo 2 sano ayan isbital ku socda waxbana waa layga daweyn wayay. Illaa hada wan xanusanahay. Waxasna AF aadane waaye. Oo heer qaliimo badan aan galay aan garay. Alxmd dheh qurankana ku dadaal. Guriga iyo adigaba.
Allle ha ku caafiyo Wallllo hanaga tagin wallo oo ha naga iibin you tube ka Alle ha noo Kaa Soo celiyo oo ha noo Kaa caafiyo
Farhia ALLAHA kaa qabto cadawga.
Cadwgaaga cagta ka hoos ALLAHA GALIYO ALLAHUMMAA AMIN.
Habooy anigu talada aan ku siin lahaa waa
1. Routines iska jooji
2. Group qisas al dikri soo gal waliba groupk cilaajka.
3.suuratul baqrah adoo dhameyey waa 8n waagu ku baryo maalinkasta
4. Habeenkii intaad istaagtid ilahey u bari in kaa mashquuliyo naagahan xaasidiinta.
ILAHEY WAXAAN KA BERYEY IN DHIB KA AY KULA MAAGAN YIHIIN IYAGU ISLA HELAAN. OO HADAY KU SIXRAAN IYAGA UU KU NOQDO. اللهم امين
Sax huno. Qisas Al dhikir wa hadiyada ilahay u inoso diraay.
Alla farxiyooy waan ku jclhy 😢alle ha kaa qabto.sharta iyo dhagarta shayaadiinta.😢
Subxnllh.😢
Walashy🙆🙏 Wax badan ayaan ka faidey Ilahy haka yeelo Abalkaga Jinatul Fardowsa Aamiin Aamiin Aamiin yarabi
Subxana laha habo alle haka qabto cadowka iyo sharta io shedanka cafimad tab ah neh alle haku siyo adiga iyo caruurtaba ❤❤😢😅
Farxiya huuno horta ilahay haydiin caafiyo suratul baqra hakushidin guriga akhriya ❤akhriskaa kacafimaad badan isku qasab hoono
Abyo subax walbo. Suuratul baqara ku shiido iyo maqribkii ilmaha guriga marke kabaxan duco u aqri adiga. Xita marka dukato rltahliil tufo guriga ku bilbilo wixii Shar ah allh haidinka haayo❤
Subxanalah subxanalah subxanalah alahu mana jinaa yaarabal caalamiin alahu akbar dadkaan xaasidnimada badan aya nacay bal eeg sey ugaleen walaasheyn. .waxa kashekeyneysay badan kood wexey igu dheecee 2020 Ila 2021 2022 quraan badan kadib wan fiicnaday in kastoo aan wax dardareemo weli alah hanaga qabto sixirka jinka Isha xasadka iyo balaayo oo dhan yaarabi amiin
Alxm wan ku farxay markan arkey muuqalkada ilaahey haku caafiyo cafimad taamah i.n habo
Waa ku faraxsanahay abyo inaa nooso laabatay cadowgi aa soo batay lkn qofkii muslim ku maqan Allaha ka qabto iimaankana Allaha usoo celiyo walashey dhib Alle kuma tuso
Subxanallh abayo sharta alle haka qabto haben iyo mali qur.aanka gurika ku shido insha allh kheyr hormar wcn sharafee❤❤❤
illaaheey ha idin xifdiyo xasbiyalaah wanicma wakiil sheeydaan waaye subxaanalaah ilaaheey ayaa mahada leh idin caafiyey 😱😱😱
Ilahey cafiimad haku. Siiyo farxiyo
Abaayoy ilahey tala saaaro❤❤❤🎉🎉
Wx wlba quranka iyo adkaraha ka adag Cafimad taam ah oo wara insha'allah danbi burburis alle hakaga dhigo insha'allah
Culeysyada ku saaran alle haka dul qaado oo frxd iyo firfircooni hakugu badalo ❤
Maasha Allah abaayo sidaan u farxay lee marki aan ku arkay Maasha Allah abaayo wax walba oo jira Allah haku fududeeyo,🥰🥰🥰🥰
Ilaahey wax ku dhipo Ilaahey kuma tuso rabi haka bixiyo bisinkee habayarey
Ilahay haka qabato ❤❤❤ wllhi wey ka xunahehen codkaranimada aye arki lahay quraanka iskugi dadla habo mcan wan ku jacelhay 😊😊
Allah ku caaafiyo farxiyooy abyo Cadawgana Allah kaa qabto 😢
Saliga nabiga badso suuraul baqrana guriga kadaar❤
Ilaahy shartooda hakaa xijaabo, cabsida badan iyo in aa dabeel ka maqashid albaabada iyo dariishadaha waa calaamadaha sixirka ama jin laguu so adeegsaday. Marna ha ka tagin adkaarta iyo quraanka iyo suuratul baqara. Adbo habo farxiyoy sheekoyinka sixirka waa nooga sheekeyn jirtay dadkas waxay ku badbaadeen iyo adkaarta akhrisan jireen adna ku dadaal inshallah.❤❤❤
Wcs Abaayo Masha Allaah wan kufasan nahnay so labashadada Allaaha kaqbto wixikudhibayo wad nagafar xisay Masha Allaah Allaaha ku xifdiyo adiga iyo owladada Welcome Back Farxiya ❤❤❤
Abaayo mcn ilaahay hakaa xifdiyo shar iya shaydaan hanaga tagin kaama maarano jafawgaagaan aduunka ujeclahay wax badana kaa faa.iidnay mcnto ilaahay haku caafiyo qliyeey
Masha Allah waa ilaahey mahadiis wan ku farxay araktidada xabbtii allah ku xafiyo iyo caruurta ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ cadowga allah kaa qabto il insi iyo mid kle ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Xabiibti farxiyo Ilahey insha xaasidka hakaa qabto Ilahey shartey kaa daba wada haka bad badiyo adiga iyo caruurtada xaajigada Ilahey ha idiin hifdiyo adrakata badso salig nnkh amaana allah ha idiinka yeelo quruxeey
😢😢 alla rabiyow abayo wlhi ilin ayaa iga imaday allah adin cafiyo abayo lajogaga wlhi wehel ayaan kadhigtaaa wlhi markan ko arkay an dhagestay ilin ayaa iga imaday hoyo dey xitaa cawa ayaan k.baray waxeyna dhahday gabdha wala sixray abayo qur an isa saar hana naga tagin wlhi kama marano
اقرأ سورة البقره كل اليوم ❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Sax. Ilahay anigu igu cafiyey. Alhamdullilah.
Asc Quraanka Laasimo Yutubka Island dhaaf yurubna ha aadin Allaha ku caafiyo.
Xasidkaga allaha kaqabto cafimadka allaha ku xafido ameen inshallah welcome back sista❤
Haabo wlhi aadan ugu xumaday marka hdlkas na dhaahday qalbi jabaa Nagu dishay haabo cadowgaga allah ka qaabto marna cadowgaga dartooda marna gushada io hankaga ha ugu haarin naxdin io qalbi jab wx ugu. Filan gushada io kaso hor muuqadkaga wlhi habo wxad tahay strong woman horay u soco
Habo farxiyo illahey ha ku cafiyo shartana allaha ka qabto ha naga tagin please youtube hada adiga ka mqthy youtube imo oho wlhi 😢❤
Abaayo Allh ka qado culeeka Aad dareemeysid iyo dhamaan inta Muslim Ah siqasaa ku Rabaa xageen ka Hali karaa
Farxiyo shiiqrusheye yare utag wakuu dhow yahee shaydamadii bishaan bisheediikale waxeey soo adeegsadeen ookaleeysoo adeegsadeene lkn wakareyneysaa abyo qur aanka badso oo guriga kashid❤
Acudubilahi mina shaydani rajim kas sheikh mahan
@@hodanc6255 sabab wll maxuu yahay
@@farduussiciid9932 2dan rusheye iska ilali qof kasta o quranka yaqan marku dhagaysto wax bas bay akhriyan xata dhaqankoda inay din shaqo ku lahayen way muqata
Waxaku dhibaya allaha ka qabto farxiyoy wll allaha ku xifdiyo gulayso wll❤❤❤❤❤
Alxamdullilaah hadii alle kaa badbaadshay illaahow dadka xun xun oo dhan dhulka lajar
Allha cafimad haku siiyo habo i.a😭cadowga allha idin ka qabto i.a❤
wcs wrx wbr hbo soo noqosho wanagsan hbo💖💖💖 wahelkeena aad tahy dadka qurafadka kula dabo taagan alle hakaaqabto ayagaba meel gareynine
Allah ha ku caafiyo ee laasim suratul albaqara shar ma arkaysid inshaa allah
Hbo alle haku caafiyo quraan is saar sharta alle hakaa haayo adiga iyo ilmahaada ❤🥺
Wcs habo mcn Allah ku xafido adun iyo aqiro amin in xun ma arkeysid insh Allah
Farxiya wallahi waa ku hehshanaa laakiin waa kuu duceynaa abaayo qof aan aad ujeclahay aat tahay wax kasoo dhib iyo shar ay kula hecel hiyiin allah hakaa xijaabo
Farxiyoyo apyo mcn ha ka bixin wlhi waa ku jeclahy mcny ha bixin 😢😢❤
Wcs abaayo allaha ku caafiyo cadowka allaha kaa qabto quraanka saaxiib ka dhigo askaa wax walba kaaka filan inshaallah wat ka guuleesee
Idhaha ifurtay abayo ina tagto marabi😊kujeclahay 💗💗💗. Dadka lasixray maxasuustan quraan saar iyo ina oo ka shakiyo sixirka
Ilaahay cadawka haa qabro wllshy dadku waxba isuma quudhane kartidada ayay kugu haystan alle ha ku xiftiyo
Abayo allah ha ku amiiiiin amiiiiin amiiiiin amiiiiin amiiiiin amiiiiin amiiiiin amiiiiin amiiiiin yarabi
Farhiyo Alx hdad so labte abyo wan farxe markan arke videogada hda ano dawanin ayn coment so qori haya iinolow abayo intey nolal jirto walahi wanku farxe videowgada mcnto❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Midkoo fariisto barkaad agtiisa oo tuuga jiro farxiyooy habartey lacag kadhacay waligaa kun xitaa ha u hormarin tuuga buuxdo
Aragaga abshir Farxiyo Tawakal masha Allah ilahey isha cadowga ha ka qabto adi iyo familkaaga maacanto in sha Allah no so noqo la aanta abar farxiyo I love you sistareey ❤❤❤❤
Waxaad akhrisataa ducooyinka iyo kalaamka rabbi. Salaatuleylkana ku dadaal. Ilaahey wixii shar wada ha kaa xijaabo adna alle isku xir.
Ilaahay haku xifdiyo adiga iyo ehelkaada. Walashey macaan adhkaar masaa iyo subax akhiso iyo suratul baqra inshallah. 😍❤️
Allah ayaa mahad oo dhan u sugnaa tay abayo waan kujeclahay allah hakuxafido meel
Kasto oo àad joogto
Hoyo macaan Allah hakucafiyo Khayr bakuracheye ishaallah Allah hoyo macaan llaah hagisa ukaca saliga nebiga kudhadhal.
Markaan kamaqlay qoyska qarniga farxiya tawakal way kabixi TH-cam ad ayaan oga naxay farxiyoy abayo hanaga tagin waan kujeceel nahay xabibty cafimaat Allah haku siyo
Ala farxiyoy Ale hakaa farxiyo wlhi manta waa oynayey wabaa 😢😅 wlhi markaa rkay qoraalkaga
Alle caafimad haidin siiyo cadowgana alle hakaa qabto sharkay kula rabaan alle iyaga hala gediyo🤲
abaayo dunidan ayaaba ah duni nabi adan lokenay ciqaab ahaan inlooga dhigo anaganay allh nagu beray wallahi siniyad ah kugu duceyay allh kaa qabto allh haso hanuunsho hadeysan hanuun uqorneyna allh kaa qabto doqon waa ulay badan yahay doqoney ciyaalkey adegsatay sharteeday allh idin dhinac marsho
Bissmillah Bissmillah Salamaat xabiibti Allaha ku caafiyo Caafimaad dagdag ah Farxiyoy xabiibti Quraan isa saar. Waxaad kasheekaynayso ayaan soo maray hadda wali wax yar ayaa igu danbeeyo cabsi aan ka cabsanaayo geerida iyo inaan caruurta u cabsado. Ducada iyo Adkaarta afka ku hay
Alx abayo hadi ad cafimad qabtin allaah idinka haayo xasadka wlhi waxba les kuma quuro suuratul baqra kudadaal inshallah wax walbo wey hagaagayan aad ufarxay caawa wlhi 😢❤😊
Asc sis ilaahay ha ku xafido quraanka
Mar walbo aqriso❤
Wlh farxiyoy taas iyo ka bdn wan somaay balse waxkaste waxaad ugu gudbee kalaamka alle adi iyo owlaadada kudadaala abayo raatibo sameyso oo qamiiskastana jalaad qamiisaad adi iyo owlaada iyo guriga hanilugu aqriyo cadawkasto ledahay hadad alle weyn cugsado waad kaguleysanee culeyska Allah kadulqaado iyo owlaada kuriga allaha kuxasiliyo wlh wax leyskiquuro maleh
Sharta Allaha ka xijaabo wlh abaayo farxiyo ale dartii ayaan ku jecladay
ha isku qaadanin wax yaabaha hadiyadaha laguugu keena yaan lagugu dhibateynin wixii ku dhibaa allah ha kaa qabtee
Abaayo macaanto ❤❤❤ waan rumeysan waayay inaa video soodhigtay 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰lajeceleey hanaga tegin❤❤❤❤
Subxanalaah habaryar ilaaheey hakaa ilaalsho dhibaatada aadanaha waa xaasid aan la isku dirsan
Asc illen.farxiyo sixiroolayaasha dadka tariibiyo oo lasheegayo wa run subxanalaah
Alaha kula jiro walashey. Sheekoyinkaga wan xiseeya. Horta kheyr,gaadasha kheyr jabuti ayan kala soocda.🇩🇯🇩🇯🇩🇯. Noolada Farxiyo adiga iyo qooskadu.💜💜💜
Alx Alx abayo farxiya ilahay hakudayo ❤ ❤❤🎉💋🌹 hanaga tagin ilahay hakucafiyo sharta iyo sheydhanka ilahay hakaqabta abayo❤️
Ay xapiipati masha allaah walahi waan ku farxay araktitaata masha allah cadowga alle hakaa qabto run ahaanti adi iyo ayaan gobdoon waat ii noqotoon abaayo iga weyn alle cadowga ha idinka qabto
Abayo macan ilahay Haku cafiyo dhibka haka qado cadowgana haka qabto insha allah wn kuso duceynayaaa saratul baqra subax walbo guriga ku shid ❤❤❤❤❤❤❤
mcney allaha ku cafiyo inshallaha xabibty wan ku jecel nahay ❤illahay cadowga hakaqabto inshallaha abayo
Wax yar inadan kumaqnen wn darensana allh ka qabto cadowga jin iyo insiba😥
Farxiyo cadeyo allah ku cafiyo inshallah 😍
Wlhi wku frxsnahy Ina so labto habo alle culuska haka qado I.n Naso dhaqso habo
Masha Allah masha Allah ❤ ❤ ❤ ❤ ❤ ❤ ❤ ❤ 9
Farxiyoy waxa ku haya waa sixir anigaba sanad walbo bisha 7 wan xanunsadaa xataa ILmaha maheysan karo iyado kuleyl ey tahay baa bustayal leysaara dhaxan iyo qandho ilaaheey hanaga dul qaado allahuma Aamiin 2019 ki ayan isku arkay wxs
Illaahey haku cafiiyo abaayo 😢
@@habonali9734 Aamiin wlshy
Hawar yar alle caafimaad taam ha ku siiyo aniga iyo hooyadey iyo wlashey waan ku dhageysanaaa Alle haku dhaafo waa a ku jecel nahay hapo mcn❤
Subxanlha abaayo adi iyo carutaa balyda Alha inka qabto axbunlhaa
Asc huuno qaali fadxiya quruxee ha ku xafido guuluu guuluu guuluu guuluu kuu rajeeye