Tollaay 😰 | Weerarkii MUQDISHO iyo kii HIROSHIMA halkay iskaga Eeg yihiin

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 79

  • @anisohassanabdulahi1999
    @anisohassanabdulahi1999 2 ปีที่แล้ว +23

    Walaahi jamacada ayaan joogay Banaadir ayee kutaaal xiisad ayaana noo socotay hal mar ayaa qarax xoog badan dhacay xitaa waxaan u maleenay isgoyska Banaadir inuu ka dhacay xoogiisay naxdintii aanka qaaday anoo meesha uu kadhacay tagin ilaa hada ayaaan ka naxsanahay ilaahey ha u naxariisto intii ku dhimatay intii ku dhaawacan tay neh ilaahey caafimaad dagdag ah uga baryaa inshallah

  • @abdirisaqkuule8756
    @abdirisaqkuule8756 2 ปีที่แล้ว +7

    Allahey ha u naxriisto inta kudhimatay qaraxaas

  • @nuurahassan9470
    @nuurahassan9470 2 ปีที่แล้ว +12

    Allaah unaxariisto inta ku dhimatay
    Waxaa kasii darnaa 14/10/2017😢

  • @yasineapdillaahi2731
    @yasineapdillaahi2731 2 ปีที่แล้ว +2

    Allah u naxariisto intii ku dhimatay ya Allah 🙏😪

  • @siciidaxmedjamac3385
    @siciidaxmedjamac3385 2 ปีที่แล้ว +3

    Ale haw naxariisto inta kudhimatay qaraxaas🤲

  • @M19-u8v
    @M19-u8v 2 ปีที่แล้ว +2

    Illahayy how naxariisto intii ku
    dhimatay illahayna ha caviyo
    Intii ku wax noqotay incha allah
    Balse intaas ka dip Somalia dhan hadday midoobi lahayd
    Maanta aduunka ayaa la tartarmi lahayn wllhie nzp xumo
    Ina hepel iyo awoowgay ayaa kaas ah khyrkeen naga reebtay🤦‍♂️

  • @Naciimodheeman
    @Naciimodheeman 2 ปีที่แล้ว +4

    Allow ahow naxariisato intii Ku😭😭 dhamty inta klena allow caafi🤲🤲🤲🤲🤲Adana lengen baa thee noo badi barnaajikagaa🙋

  • @guledahmed4658
    @guledahmed4658 2 ปีที่แล้ว +7

    WllKy wan uu QalanTaa 1M 💙✨

  • @jtc7961
    @jtc7961 2 ปีที่แล้ว +3

    Allah yaraxma inti dhimatay inti dhaawacana allaha caafiyo

  • @el_djiboutien
    @el_djiboutien 2 ปีที่แล้ว +1

    Bro frome JABUTII🇩🇯 lakiin marwalba vidéo waa inaad soo dhigtaa

  • @cumarsiciid9911
    @cumarsiciid9911 2 ปีที่แล้ว +1

    Xog muhiim ah weeye zxb Fatxi Axmed Abshiroow❤️🥰

  • @singerxabbo.1
    @singerxabbo.1 2 ปีที่แล้ว +2

    Alla ha u naxariisto intii ku dhimatay qaraxa

  • @maxamadnuur6104
    @maxamadnuur6104 2 ปีที่แล้ว +1

    Alaha unaxariisto walaalaheen

  • @abdihamidjama7688
    @abdihamidjama7688 2 ปีที่แล้ว +3

    Sxb 1M BAA UQALANTAA WLHAY

  • @kaynaancarabkaynaancarab1793
    @kaynaancarabkaynaancarab1793 2 ปีที่แล้ว +1

    Allle haunaxariisto inta kudhimatay qaraxii sobe😳😳

  • @mustafemohamed1414
    @mustafemohamed1414 2 ปีที่แล้ว +1

    allah yarxamah

  • @killka1000
    @killka1000 2 ปีที่แล้ว +1

    Lagend ilaahay haku barakeeyo

  • @cabdalledahir5728
    @cabdalledahir5728 2 ปีที่แล้ว +2

    Alaha kusharfo wll qali❣❣❣

  • @cadnaanfarhan1948
    @cadnaanfarhan1948 2 ปีที่แล้ว +1

    Aaamiin

  • @akbalomer5067
    @akbalomer5067 2 ปีที่แล้ว +1

    wllky sxpky macalinkayga nolosha Allah kuxafido

  • @caashocabdulaahi3354
    @caashocabdulaahi3354 2 ปีที่แล้ว

    Wlhi wan kanxy qaraxas hospital shafi bn jogay halmar bu nala gilgilmy dhulki hadane mid kle ba dhacy allow u naxariso inta dhimty

  • @gashonio5461
    @gashonio5461 2 ปีที่แล้ว +4

    Runtii waa wax laga xumado😭😪

  • @taurus_2004
    @taurus_2004 2 ปีที่แล้ว +2

    You gained my respect dude🙏🏻

  • @Nihaalhassan8179
    @Nihaalhassan8179 2 ปีที่แล้ว +1

    Congratulations wll qliii

  • @ibraahiimabdulhakim3874
    @ibraahiimabdulhakim3874 2 ปีที่แล้ว +1

    Walaal habuun buunin hadii kale way kufarxayaan
    Ee waaxad samesaa in ay wax geesan si ay uniyad jabaan

  • @ahmedmagaalo21
    @ahmedmagaalo21 2 ปีที่แล้ว

    Thanks bro sir fathi

  • @cabdulaahimuqdisho4941
    @cabdulaahimuqdisho4941 2 ปีที่แล้ว +1

    Aamiin

  • @caliwarsame8793
    @caliwarsame8793 2 ปีที่แล้ว +1

    Amiin amiin yaa ladiif

  • @abdulkadiryare6815
    @abdulkadiryare6815 2 ปีที่แล้ว

    Allaha uraxmado Ummadi naga shahiiday 🤲

  • @aishayariisey3769
    @aishayariisey3769 2 ปีที่แล้ว +1

    Allaha unaxariisto dadkii ku wax yeeloobay kuwii ku dhaawacmayna Allaha u booga dhayo

  • @ladybug8670
    @ladybug8670 2 ปีที่แล้ว +1

    Alle haynoo gargaaro dhmnteenba

  • @aragsametheman6489
    @aragsametheman6489 2 ปีที่แล้ว +1

    Keep going legend

  • @rahmanrahman2986
    @rahmanrahman2986 ปีที่แล้ว

    Allaha nabad ka dhigo walaaleheen muqdisho

  • @guuleedaxmedaadan9153
    @guuleedaxmedaadan9153 2 ปีที่แล้ว +2

    Sir fathi ahmed abshir

  • @Naamir03
    @Naamir03 2 ปีที่แล้ว +5

    The LeGend🖤✊

  • @nasramaxamuud123
    @nasramaxamuud123 2 ปีที่แล้ว

    Illahay haunaxariisto intii dhimtay kuwii dhibka ugaystayna illhay baa ka abaal marintoodona waxay sameeyeen illhy ciqaab. Aduun iyo mid akhiraba haiskudaro

  • @muxsinfaarax9602
    @muxsinfaarax9602 2 ปีที่แล้ว +1

    ALLE HA UNAXARIISTO🤲😓

  • @kaynaancarabkaynaancarab1793
    @kaynaancarabkaynaancarab1793 2 ปีที่แล้ว +1

    😥😥

  • @saciidsuleiman1355
    @saciidsuleiman1355 2 ปีที่แล้ว +1

    Ilahey ha amaansado walaalahen muqdisho

  • @azmarmaxamedcali8702
    @azmarmaxamedcali8702 2 ปีที่แล้ว +2

    Fathi the legend 💪💪💪

  • @taariikhlemedia216
    @taariikhlemedia216 2 ปีที่แล้ว

    Wall background musiga isheg aad istcmaashy

  • @khalidabdi2154
    @khalidabdi2154 2 ปีที่แล้ว +1

    😭😭😭😭

  • @seraptagng7866
    @seraptagng7866 2 ปีที่แล้ว

    Somali a. Hanolaato

  • @luulmuuse7065
    @luulmuuse7065 2 ปีที่แล้ว +4

    Waxan joogay Warta nabada anigo hurdayo ban 1 mar dhulka ila gariiray waliba qaraxa danba xogana Ilahow na bad baadi😢

  • @mohamedfaani3104
    @mohamedfaani3104 2 ปีที่แล้ว +2

    𝘖𝘤𝘵𝘰𝘣𝘦𝘳𝘦𝘺𝘺 𝘥𝘩𝘪𝘱 𝘣𝘢𝘥𝘢𝘯𝘪𝘥𝘢 😭😭😭

  • @askaboy1441
    @askaboy1441 2 ปีที่แล้ว +1

    Allow magaaladeeda muqdisho dhibka ka kor qaad

  • @hsss698
    @hsss698 2 ปีที่แล้ว

    The legend 🥰🤙

  • @Yuusuf-z4p
    @Yuusuf-z4p 2 ปีที่แล้ว +1

    Zxp 269 dhaawac iyo 104 dhimasho ah waaye😭😭

  • @siciidhalane806
    @siciidhalane806 2 ปีที่แล้ว

    Waxa uu ahaa muuqaal dhulbadan taabanaya, alle hawgargaaro umadda soomaaliyeed.

  • @amuuradahiir5157
    @amuuradahiir5157 2 ปีที่แล้ว

    War soomaaliyay illhy ha unaxariisto ficil Haa lugu daro owxan Hala iska qabto

  • @cartttan
    @cartttan 2 ปีที่แล้ว +1

    Wlaal weynnn

  • @saciidsuleiman1355
    @saciidsuleiman1355 2 ปีที่แล้ว

    Qarax inuu dhaca waa wax ay wada ogyihiin dowladda
    Somalia 🇸🇴 reer galbeed uu hor kacaayo mareykan iyo carab somali inay mideysnaato waala diiday maadaama ay yihiin dad geesiyaal ah hadey dowlad noqdan awood zaaid ayey laso baxayan

  • @mowarsame5513
    @mowarsame5513 2 ปีที่แล้ว

    SOMALIA ____ilaa ay gacanta is qabsanayso saaaan wey sii ahaaan doontaaa____
    Japan iyo USA hada waa saaxiibo wixii horey u dhacay wey ilaaaween ___ilaa heeer aygaareen midba mid ka kle in uu ka ag dagaalamo ______inagana waxaan is lee nhy waaad na xasuuqdeen iyo gobol baa tihiin 🤔

  • @khalidkhadar7088
    @khalidkhadar7088 2 ปีที่แล้ว +1

    LEGND

  • @c.mj.d4033
    @c.mj.d4033 2 ปีที่แล้ว

    Horta Hadaanu Nahay Reer Somliland Aad iyo Aad Baanu Uga Soo Hor jeed naa Dadkaa Dalkaa Shi sheeye Ee Aanu Jaarka Nahay Ee Somaliy Qaraxii Dabar Goynta Ah Ee Khawaarijtu Kuqaadayso Bulshada Rayidka ah Ee Aanu Af somaligu Naga Dhexeeyo Halkan Tacsi Baan Uga Dirayaa Muqdisho Cida kunool Ee Masiibadu ku habsatay

    • @abdiaziizali294
      @abdiaziizali294 2 ปีที่แล้ว

      Dalka shisheeye 😂alla mxd been isku sheegtay jaahilow

    • @daadiramiin8911
      @daadiramiin8911 2 ปีที่แล้ว

      Jaahilku ku dhlay waz ee afsomalia naga dhaxeeyo kulaha subxanllah 😂😂

    • @c.mj.d4033
      @c.mj.d4033 2 ปีที่แล้ว

      @@abdiaziizali294 Maruntaad Is Diid Siinaysaa Ya roobe Adaana Jaahila Anaga Muqdisho Noogama Duwana Adis Ababa

    • @c.mj.d4033
      @c.mj.d4033 2 ปีที่แล้ว

      @@daadiramiin8911 Cayda Igadaa Adaa Jaahil wase ah Muqdisho Iyo Adis Ababa Anaga Wey Noosimanyihiin Jaahiliin yahay Caalamka Ka Hurdaa

  • @davidchannal8410
    @davidchannal8410 2 ปีที่แล้ว

    Qof kii ugu horeye dawda 1 viwe

  • @younoob2370
    @younoob2370 2 ปีที่แล้ว +1

    First view

  • @Gymers-c5d
    @Gymers-c5d 2 ปีที่แล้ว

    Am firs

  • @cabdirisaaqmuqtaar1872
    @cabdirisaaqmuqtaar1872 2 ปีที่แล้ว +1

    Adi somaliland maad joogtaa zxp

  • @cabdallaciise3215
    @cabdallaciise3215 2 ปีที่แล้ว +2

    Adiga somaliland aa tahay arimaha somaliya maxaa kaa galay

    • @M19-u8v
      @M19-u8v 2 ปีที่แล้ว

      Wll haddaynu somaliland nahay macnaheeda maaha inan ku faraxno ama udamqan walaalaheen islaamnimada dhiiga midaabadkaba wadaagno
      Nebi mohamed صلى الله عليه وسلم "wxu yidhi islaamka waa isku hal jidh qudha "haddii mid carab ah mid cadaan ah mid mid African ah dhip gaadho waa la dareemayna xanuunka musiibada caqliga haku shaqeeyo wllka

    • @M19-u8v
      @M19-u8v 2 ปีที่แล้ว

      @@cabdallaciise3215 Wr nioe zhp aniga wllhie siyaasada maba daawado arimahana kuma mashquulo balse wxii inaga somaliland ahaan ah dhip inagu wada alle hanaga qabto iyagana alle haka dulqaado dhipka haysta

    • @cabdallaciise3215
      @cabdallaciise3215 2 ปีที่แล้ว

      @Samatar adi yaa kula hadlay like raadis aya tahay

    • @cabdallaciise3215
      @cabdallaciise3215 2 ปีที่แล้ว

      @Samatar sxp saudia arabia waxa ka socda uma jeedi waxaa loo dabaal dagayaa diinta shaydaanka

    • @gulethnourahmeth4218
      @gulethnourahmeth4218 2 ปีที่แล้ว

      😏

  • @footballiq
    @footballiq 2 ปีที่แล้ว

    First 🫡

  • @davidchannal8410
    @davidchannal8410 2 ปีที่แล้ว

    Qof kii ugu horeye dawda 1 viwe