Qeybta 4aad: Fahad Yaasiin Oo Mahad Salaad Xogtiisa Banaanka Keenay Iyo Fashilka NISA Soo Wajahay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 140

  • @alahayowarligeygukiiisraac4225
    @alahayowarligeygukiiisraac4225 2 ปีที่แล้ว +12

    Fahad masha allah wuxuu yiri waa kanaxay in ninkaas loo dhiibo nisa waa wadani jecel dadkiisa iyo dalkiisa fahad allaha ku xafido wiilkeena 🇸🇴🍀🇸🇴💙🇸🇴🤎🇸🇴💕🇸🇴❤️🇸🇴🌹🇸🇴🤲🏾

  • @abdimoosa1328
    @abdimoosa1328 2 ปีที่แล้ว +6

    شكرا فهد .. استمر انت في الطريق الصحيح ، افضح الفاسدين الذين خربوا البلاد...

  • @aminaa9041
    @aminaa9041 2 ปีที่แล้ว +13

    Masha allah fahad yasiin guul iyo gobanimo

  • @yussufalhajka5175
    @yussufalhajka5175 2 ปีที่แล้ว +17

    FAAHAD Yaasin Wadani Dhab Ah Dowlada Somaliana Aay Mar Waliba Ubahanthy Lipaax💪

  • @funnyfootballsports9596
    @funnyfootballsports9596 2 ปีที่แล้ว +23

    Fahad yassin noloow taliye intey nolol jirto wadankeenana cadowga Allah ka qabtoo

  • @maxamedmacalinxasan6461
    @maxamedmacalinxasan6461 2 ปีที่แล้ว +8

    Fahad yaasiin guul sxb

  • @hussenfarid31
    @hussenfarid31 2 ปีที่แล้ว +13

    Fahadow nin wadani ah iyo nin run badan midna somali uma bahna wa ka xumahay inaad ka dhalato somali

    • @zamihassan4434
      @zamihassan4434 2 ปีที่แล้ว

      Waa runtaa wLalo

    • @dhulkaygahooyo3023
      @dhulkaygahooyo3023 2 ปีที่แล้ว

      Absolutely, Wallee waa runtaa..

    • @Geesiga1
      @Geesiga1 ปีที่แล้ว

      Fahad run iyo daacadnimo kuma uugaaarin mansab ee waxuu ku gaaray munaafaqad iyo dimplomaasiyad iminkana waxuu uhadlay nin laga badiyay oo ciilqaba.

  • @kalifrono6469
    @kalifrono6469 2 ปีที่แล้ว +4

    SubhanaAllah May Allah protect all Muslims

  • @shikriahmed2386
    @shikriahmed2386 2 ปีที่แล้ว +1

    Allha ha ku xafido Mudane fahad yaasin

  • @bellaguul840
    @bellaguul840 2 ปีที่แล้ว +2

    May Allah bless you walaalo and you did a great job

  • @xuseenmaxamedxuseen9135
    @xuseenmaxamedxuseen9135 2 ปีที่แล้ว +13

    Fahad yaasiin libax libax dhalay nolow inte nolol jirto✊

  • @AnmTV3329
    @AnmTV3329 2 ปีที่แล้ว +6

    Runtii qofka sikale Fahad Yaasiin kudiidan waa gaarkeed lkn wareeysiga Fahad waxa laga dheehan karaa inuu xaqiiqo dhaba yahay waxaan sooxasuustay dardaarankii Raiisul wazaarihii hore Cali Maxamed geedi Xildhibaanada ugadigaayay ee uu lahaa baarlamaankii Somaliyedow maantey fursad baad haysataan ee dadkii idin dililahaa ha dooranina lkn hada waxiilooga digayay bey kudhaceen ilaahey baa wax dila waxna nooleeya lkn ninkii sabab unoqon lahaana hay ada amniga madax looga dhigay Mahad Salaad shaqadaada qabso xildhibaana badanoo dadkooda iska hormadoobeeya oo ay iskaleexin waayeen ka horleexi ileen ayagaa jeclaadaye

  • @ikranhaji2241
    @ikranhaji2241 2 ปีที่แล้ว +2

    Fahad yaasin geesi qaran

  • @sudiyusuf5269
    @sudiyusuf5269 2 ปีที่แล้ว +5

    Thanks mahad salaad waakhatar weyn ooqaranka somaliyeed kudhexjirta ilaahy kusoo qabeey idam alah

    • @sudiyusuf5269
      @sudiyusuf5269 2 ปีที่แล้ว

      @UClT9IjLsB-KtLLS7j-YCMpg waxaa lasooqabanaa cidii khatarta intaa le,eg kuah dalkan iyo dadkiisaba ee treatma ku ah dawlad kasta oosomali udhalata,eeshaly hasan kashaqaynwaayey eefarmaajo kashaqayn waayey eeshariifki kasii horeeyey xataa kanabdgeluwaayey maantana waxan oikhatara ladhextaagan dalkii iyodadki! Maxad kufali waxan shabab ninuah agent ood kudifaci kartaa hadanalaha haduu ogyhy waadambiile inloofiirsado from now ubaahan aduunkana indhaha kuhayo khatartaanu udhiibey sirdonku qaranka

    • @naaneey6476
      @naaneey6476 2 ปีที่แล้ว

      💩💩💩💩 fahad waa Alshabab wadanka ma leh ufff balayaa ku aragtay . ummada somalida qar ahan mugdisho qarxiyaay ! dhiigcabe 😡

  • @zamihassan4434
    @zamihassan4434 2 ปีที่แล้ว +3

    Fahad yaasiin guul xaqa ilahay ayaa og

  • @laandheere5612
    @laandheere5612 2 ปีที่แล้ว +16

    fahad iyo rooble waxaa saxan fahad mahad salaadne waa ninkii sirta qaranka laga qarin lahaaa marka soomaaliyeey fahad inuu rooble ka saxan yahay

  • @hassancraxman4442
    @hassancraxman4442 2 ปีที่แล้ว +9

    Fahad yazein nolow taliyeh

  • @ammm1811
    @ammm1811 2 ปีที่แล้ว +9

    Fahad Yasin is telling the truth we should trust him

  • @sulimanali4166
    @sulimanali4166 2 ปีที่แล้ว +1

    فارح اسلام عليكم ورحمة الله وبركاته وسلام لي ضيف فهد بارك الله لابد أن يطهر حق

  • @fatimamumin2382
    @fatimamumin2382 2 ปีที่แล้ว +3

    Allaah kariim illaahow kuwaas umada kaqabo

  • @rocky4066
    @rocky4066 2 ปีที่แล้ว +3

    Soomaaliyeey runtaa hala taageero haddii aadrabtaan in aad horu usocotaan

  • @SaSa-th5on
    @SaSa-th5on ปีที่แล้ว

    Fahad lion wadani soo laabo insha allah xabiibul malaayiin

  • @khalifmohamed2486
    @khalifmohamed2486 2 ปีที่แล้ว +1

    Ayax tegyee eedna reebyay! Hal sheyse baa ila habboon in Ummadda Soomaaliyeed ku shukriso ( alxamdu lillaah ) Ilaahayga Weyn ee abuuray uguna deeqay ( nimceeyay ) dhul , cir, bad, hawo, iyo xoolo barakaysan oo barwaaqaysan kana badbaadiyey burburinta uga timaado cadawgeeda halista ah!

  • @JffFff-hb6vn
    @JffFff-hb6vn ปีที่แล้ว

    Fahad. Yasin. Ilahey. Xa. Xafdiyo

  • @abobasement346
    @abobasement346 ปีที่แล้ว +1

    Fahad wuxuu shegay waa run waxaan lah yabah waxaa lo dawanayoh mahad damer war qabiladi dadkodah mahad damer u layay dad kodah maxaa logu dawanayah dilalkah

  • @jamayusuf7205
    @jamayusuf7205 2 ปีที่แล้ว +1

    Wa geesi..hoyadiii ey aheed geesiyad ..asnah langabdhibo ayaa xaga dhigtay...somaliyey qabil ba xaga dhadhigay.....

  • @ashaabdullahi4659
    @ashaabdullahi4659 2 ปีที่แล้ว +3

    Xasan sheek isaga lagu xantaa inuu xidhiidh la leeyahay dhaman shaqaalaha hooyadiisa oo dhan waa qoladaa

  • @yonis-kin7966
    @yonis-kin7966 ปีที่แล้ว

    Next head
    Of Nisa

  • @lamiiscadeey678
    @lamiiscadeey678 2 ปีที่แล้ว

    Waaa sheeko dheeer. Micnaha shacabka inta dil qarax iyo dhibaato loo geestayba waxaaa ka dambeesay dawlada dad ku jira miyaaay leedahay hadda. Xaqqa idin qabay oooo umadda masaakiinta Alle ha idinka qabto. Musiiibo is baheestay baaa tihiiiin.

  • @lebaan4795
    @lebaan4795 2 ปีที่แล้ว +1

    Hadi ad Allah kabaqeysa oo somalina mil ad u wadaan ninka iyo kuwa kali u farabadan wad in add cadalada kiintan hadi kali waligiin cadalaad iyo hurmar lamagarayo …😪😥😢😭😭😥😥

  • @SuuriCabdirisaq-ol8cx
    @SuuriCabdirisaq-ol8cx ปีที่แล้ว +1

    Libaax. Libaax dhay

  • @cladiifcabdilaahi5253
    @cladiifcabdilaahi5253 2 ปีที่แล้ว +1

    Runbuu ka sheegay walee

  • @zamihassan4434
    @zamihassan4434 2 ปีที่แล้ว

    Wariyahani waa maran professional maha

  • @nuradinali6241
    @nuradinali6241 2 ปีที่แล้ว

    Fahad markuu awoodalahaa eeuu waxwalba sheegi karay ayuu maanta waxa uukuwaramo sheegikarilahaa.
    Fahad inaanuu qof siyaasiya ooaad u fakara ahayn ayey hadaladiisu kutusayan. Waayo fahad manta waa mucaarid dibad wareega wax allaale iyo wuxuu yiraaho qiima male.

  • @mahammedsiad5563
    @mahammedsiad5563 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa sax siduu hadalka u dhigay xogta hey’adda ay khuseyso ayaa lala wadaagaa

  • @rocky4066
    @rocky4066 2 ปีที่แล้ว +4

    Maantey soomaali God gashay waa haddii aan ladabaqaban

  • @sudiyusuf5269
    @sudiyusuf5269 2 ปีที่แล้ว +6

    Walaahi somaali beey utaal waxay kasameeyn lahyd arinkaan!Aduunweynuhu arintaan hala socdo

  • @aadanmaxamed1001
    @aadanmaxamed1001 2 ปีที่แล้ว +1

    Musalsalkii masoo dhamaan rabaaaa

  • @AbdifatahobsiyeAbdifatah-x4y
    @AbdifatahobsiyeAbdifatah-x4y หลายเดือนก่อน

    Fahad yacin hajii

  • @tusiye4356
    @tusiye4356 2 ปีที่แล้ว +3

    isu soo wada duuduuboo axmed ismaaciil samatar wuxuu yidhi maalinkii uu somaliland u soo diga rogtey " Meeshan riwaayad baa ka socota" . waaba cajiiiiiiib walee meesha riwaad baa ka socota

    • @am.b5688
      @am.b5688 2 ปีที่แล้ว

      Somalilandna Habar habar baa ka socota! Axmed Ismaaciil meeshuu ka gali lahaa ayaa la rabaa Habar Habarta!

  • @ismaaciilnuur9152
    @ismaaciilnuur9152 2 ปีที่แล้ว +1

    Bal ninkan wuxuu ku hadlayo eega isagoo awood leh oo ninka Karen. Macaarid yahay maanta oo uu shicib yahay wax sheegaya waa kuwii saban aakhirka hogaamin ehel uma aha subxaana laah

  • @rocky4066
    @rocky4066 2 ปีที่แล้ว +5

    Madoonayaanee inaynu dowlad ahaanee

  • @ayaanaden7978
    @ayaanaden7978 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahad waaa tuuug tuuug Allah umadaa kaqabto

  • @a.j2428
    @a.j2428 2 ปีที่แล้ว +4

    KUWA DHEEHAAYA MA RUMEEYSNIN WUXUU SHEEGAAYO FAHAD, OGAADA KHASAB MAAHA INAAD RUMAYSATAAN
    FAHAD WUXUU LEEYAHAY WAXAAN HAYAA PROOF CADEYMO. MARKA MUHIIM MAAHA WAXAAD ADIGA RUMAYSANTAHAY
    HADUU FAHAD CADAYMO KEENO WARKA WAA DHANYAHAY, ADUUNKA CADAYN LEE LAGU DHAQMAA , WAXAY KULA TAHAY ADIGA MAAHA MUHIIMADU

  • @souadelmi5470
    @souadelmi5470 9 หลายเดือนก่อน

    fahad yacin warkisa manta ayu rumomow mahad salad xilka laga qaday

  • @fmnews8786
    @fmnews8786 2 ปีที่แล้ว +5

    mahad salaadow lagu sheeg inaa shabaab tahay ee dadka halaynin xoolo kama heeystane

  • @XabiboCabdihagar
    @XabiboCabdihagar ปีที่แล้ว

    Xabibo cabdi hagar

  • @malyuunaxmed7459
    @malyuunaxmed7459 2 ปีที่แล้ว +1

    Yawma nakhtimu calaa afwaahihim watukallimunaa aydiihim watash hadu arjula hum bimaa Kaanu yaksibun

    • @xpac5870
      @xpac5870 2 ปีที่แล้ว

      Quranka aad afsomaliga ku qoreyso waa khalad walale

  • @najma_deka7829
    @najma_deka7829 2 ปีที่แล้ว +4

    Wariyaha maxa ka qaldan 🤔 amu fahankisu hoseya oo farta waaweyn wax in lagu fahansiyu rabaa mise wax kala qaldan😠😠😠😠

    • @sakiizmail3034
      @sakiizmail3034 2 ปีที่แล้ว

      Fahad yasiin waa Nin wax badan Og

  • @herofliveTV
    @herofliveTV 2 ปีที่แล้ว

    Xasan shiikh madxwayne arinkaan ha dhayalsan kiisaskaa ilaa axmadoobe ku jira hadii ragaas dalka ka baxaan ama xilal la siiyo xasan shiikh wuu la og yahay arimahaa dambiga umadaa lagu hayo

  • @isninohassan968
    @isninohassan968 2 ปีที่แล้ว

    Abuu Camaar ( Fahad Yaasin ) wuxuu ahaa xiriiriyaha ururka argagixisada al shabaab iyo kooxda maafiyada farmaajo. Abuu Camaar waa dhagarqabe shacabka somaliyeed waxay ka rajo Qabaan in la maxkamadeeye Abuu Camaar Ciqaabta Uu mudan yahayna lamariyo

  • @s.o.6544
    @s.o.6544 2 ปีที่แล้ว +2

    Dawladdaan waa khal khal.

  • @mohamedabakar6370
    @mohamedabakar6370 2 ปีที่แล้ว

    wariye qado amahaqadan adaykutala

  • @malyuunaxmed7459
    @malyuunaxmed7459 2 ปีที่แล้ว +3

    Afka idabta daran maalin laxidhi dono gacmahaa hadlidona lugahaa markhaati furi dona wixi ay kasbadeen

  • @bashirabsher5011
    @bashirabsher5011 2 ปีที่แล้ว

    Waxaan aad iyo asn uga naxay in ninkaan uu ahaa madaxa sirdoonka Somalia uu haystay waxa uu ka hadlaayo wax 2 jir xataa kama gadi karo waxa uu leeyahay waa xildhibaan sharciga ayaa ka weyn wax kasta waana waxa uu ka baqayaa in denbigiisii uu qof kale dusha kasaaro bay u egtahay

  • @lebaan4795
    @lebaan4795 2 ปีที่แล้ว +1

    Walahu calam ninkasto umada babayey oo dheegidi dadiyey maliintu dhiintu ayaa lagula xisabtamayo waxan wa Aduunyo wana lagatagaya malamo yer ayaad jugeysa kuma wareysid….,,

  • @abdirahmanissack9286
    @abdirahmanissack9286 2 ปีที่แล้ว

    I wonder one thing xildhiwan lama xiri karo wht does that mean Kenyan joga hildhiwan a shege wazir hata wala xira hadi qalad lagu arko war Somali meley usocdan malahan

  • @abdirahmanfaarah3912
    @abdirahmanfaarah3912 2 ปีที่แล้ว

    Waa runtii waa u wada shaqeeyaan al shabaab isaga fahad yaasiin ah mahad salaad xasan sheekh maxamuud sheekh farmaajo rasal wasaare rooble intuba waa al shabaab xukun uumbay isku hayaan laakin dhamaantood waa al shabaab

  • @herofliveTV
    @herofliveTV 2 ปีที่แล้ว

    Ogaysiin xasaasi ah sobobta somalia qaraxa loogu hayo mudo dheer.
    Fahad waxa u aha sirdoon qatan xogta uu bixiyay intii ku jirta halaga digtoonaado mahad waa in madaxweynuhu ka qaadaa xilka illaa kiiskaa la baadhaayo hala xayiro isaga iyo rooble in aanay dalka ka bixi karin

  • @mxamuudahmed5577
    @mxamuudahmed5577 2 ปีที่แล้ว

    Maxamud axmed

  • @HUSSEINMOHAMMED-p6q
    @HUSSEINMOHAMMED-p6q 8 หลายเดือนก่อน

    fahad calooleey mahad waa laandheere yuusan ku garaacin

  • @abibmahamed6765
    @abibmahamed6765 2 ปีที่แล้ว

    Waxaa kadhacay.

  • @nimcomuxumad-lo6we
    @nimcomuxumad-lo6we 10 หลายเดือนก่อน

    Oo madigaa khare leh hadaa tuug thy😏😏😏

  • @hawaumar8242
    @hawaumar8242 9 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @mariakarlsson356
    @mariakarlsson356 2 ปีที่แล้ว

    Adigaa shabaab ah

  • @mohamedabdi9158
    @mohamedabdi9158 2 ปีที่แล้ว

    War kaani magadna waa matalaa lac xasaaniyad kulahaa hadii xasaaniyad qof lagu ilaalinaayo maxay jawaari uga xishoon waayeen maxay qayre uga xishoon waayeen.

  • @ugbadwarsame2929
    @ugbadwarsame2929 2 ปีที่แล้ว

    fahad yaasin waaxa u egyahay nin hiinaasa hayo halaguu dharata dawald katirsana way
    dhacday hada dawld kala jogta

  • @sacadahmed5225
    @sacadahmed5225 2 ปีที่แล้ว

    Daalin kabihii nabiga cunay

  • @mustafahassan2555
    @mustafahassan2555 2 ปีที่แล้ว

    KAN CIDA DHAGAYSANAYSA WAA KUWII XAARMAAJO BILAA SHURUUDA KU TAAGEERI JIREY!!!!!!!.MEEL UU KA MASUUL AHAA, AYUU CID KALE KU EEDAYNAYAA!!!!!!.INDHA,ADAGAA!!!!!.

    • @xpac5870
      @xpac5870 2 ปีที่แล้ว

      Qabiil ayaa ilaa io hada aan hadalkaga uga jeedaa

    • @mustafahassan2555
      @mustafahassan2555 2 ปีที่แล้ว

      @@xpac5870 MEESHA GABADHA LAGA QAATAY AYUU MASUUL KA AHAA!!!!!.DAD AAN MEESHABA JOOGIN AYUU KU EEDAYNAYAA!!!!!!!.WAABA MULKIILIHII DAWLADII HORE!!!!!!.MAXAA REER BA KEENAY????.

    • @xpac5870
      @xpac5870 2 ปีที่แล้ว

      @@mustafahassan2555 sxp kama aha isagana wadanka ma joogin hadii adoo gurigaga ka maqan oo masuulna aad xfdda ka tahay wixii la waayo ma adaa laguu heystaa mise dadkii joogey

    • @mustafahassan2555
      @mustafahassan2555 2 ปีที่แล้ว

      @@xpac5870 MASUULIYADA AYAA SAAS AH!!!!!.CID KALE IN WAX LAGA WAYDIIYO MAAHA.

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 2 ปีที่แล้ว

      @@mustafahassan2555 wuxu dhahay gabadhu nagama tirsanayn intan imid

  • @mariakarlsson356
    @mariakarlsson356 2 ปีที่แล้ว

    Yaakaa yeelayo beentaas asasino fahad

  • @Between-earth-and-sky
    @Between-earth-and-sky 2 ปีที่แล้ว

    Dhanka kale markay is difaacaan baan arrinka qiimayn karnaa. Hadda Sacabka kuu tumi mayno . Arrinka beenta ah ee uu hadaba sheegayaa waa in aan Xildhibaan la maxkamadayn karin. Waa been, xildhibaanku haduu dembi faraha kula jiro waa la qaban karaa lana maxkamadayn karaa. Waxay run tahay keliya hadii Sharciga ay Muqdisho isticmaalaan uu kan Somaliland iyo caalamka ka duwan yahay.

  • @hodanadam224
    @hodanadam224 2 ปีที่แล้ว +1

    Wow, you are not wariye, qabileyste bad tahaay sida aad wax uu weydineyso. Fuck mahad salad, , , wad cebowday,

  • @abdullahhassan1059
    @abdullahhassan1059 2 ปีที่แล้ว

    falar gilgilasho kakama harto balayo duud ween waa in lagu daldala

  • @mariakarlsson356
    @mariakarlsson356 2 ปีที่แล้ว

    Lagaaga harimayo taas

  • @mohamedosman4519
    @mohamedosman4519 2 ปีที่แล้ว

    xasanada xildhibanamida ma dembi aya loga gambada

  • @siciidfindheofficial5461
    @siciidfindheofficial5461 2 ปีที่แล้ว

    War wax walla mayska aaminaysaan

  • @mohahassan3204
    @mohahassan3204 2 ปีที่แล้ว

    Ma fahmin

  • @faisalabdishakur9146
    @faisalabdishakur9146 2 ปีที่แล้ว

    Roble wuxu lagagawaye qofki ikran Dile wan ogye u ulaha ilen gawarta asaga kadambeye In ladilo

  • @hodanadan5973
    @hodanadan5973 2 ปีที่แล้ว

    Waxba kama jiraan waa been dadka ha jaa ifayan afar nin oo isku qabiil ah ayaad masabidatay xaqu wuu soo bixi doonaa adigasba alshabaaba oo lagu xamanayey ee musasalka beentaa halkaas ka wad

  • @umukhayrmoha2600
    @umukhayrmoha2600 2 ปีที่แล้ว

    wariyaha personal attack bu wada wtf🚩

  • @MohaMoha-vm7nt
    @MohaMoha-vm7nt 2 ปีที่แล้ว

    Mahad salaad ?

  • @bashirabsher5011
    @bashirabsher5011 2 ปีที่แล้ว

    Asc dhammaan ninkaan aad ledihiin waa runtiis allaha kaliya ayaa runta og iyo kii denbiga galay marka suaasha asn qabo ninkii xildhibaan baan ku dhaafay Mahad Salaad maaha sabab lagu dhaafo nin rabay in qarrax iyo dil ah ma soo qaban mana report garayn waa shaqadiisii oo uu gabay sow maaha

  • @hamdihassan1083
    @hamdihassan1083 2 ปีที่แล้ว

    FALAARI GILGILASHO KAAGAMA HARTO

  • @mohamedapdulaahi6616
    @mohamedapdulaahi6616 2 ปีที่แล้ว

    Wuu doortat

  • @ayusuf7185
    @ayusuf7185 2 ปีที่แล้ว

    Beenaale. Maad qabatidaa haddaad ogtahay

  • @gashanahmed7066
    @gashanahmed7066 2 ปีที่แล้ว

    intu aamusna dadku waxey moodayed qof micnale leh in uu ilaa sidan baaba uyahay lama moodeyn maseyr ayaa haya beenale weeye

  • @ahmedmahamoud8634
    @ahmedmahamoud8634 2 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkk kan isaga afkiisa isku toogtay

  • @nuradinali6241
    @nuradinali6241 2 ปีที่แล้ว

    fahad halka uu taaganyahay waxaweeye NIN CUNAHA LA QABTAY AMA XAAR AMA DHUUS. markaa fahad habar gidir wuxuu u beegsanayaa waa nimanka siyaasadii iyo dowlladii soomaaliyeed banaanka ka dhigay.

    • @sudiyusuf5269
      @sudiyusuf5269 2 ปีที่แล้ว

      Nuuradiin waxa uu kahadlay waawax wada dhacay ooynu goob joog uwada ahayn

    • @mahamathey2199
      @mahamathey2199 2 ปีที่แล้ว

      Sxb Qabil gorme kaweynane oo a iskadafe markano kale runta Aya lohiliya xita wllka Hadi uu yahay danbile lamatagera ee isqaba niyow

    • @nuradinali6241
      @nuradinali6241 2 ปีที่แล้ว +1

      @@mahamathey2199 aniga ma ogi meel qabiil lagaga tagay. laakiin fahad wuxuu dadka u beegsanayaa waa qabiil. fahad waxa uukuhadlayoo dhan waa been laakiin adiga hadaad rumeysantahay oo aad qabiil ku taageereyso. ma garnayo. fahad markuu awoodalahaa eeuu waxwalba sheegikaray ayuu maanta waxa uusheegayo sheegikarilahaa.

    • @sudiyusuf5269
      @sudiyusuf5269 2 ปีที่แล้ว +1

      @@mahamathey2199 cadaymo cad ooaynu goob joig ka ahayn oomarkhaati ka ahayn sida wax usocdaan ayuu Fahad sio bandhigeey oonu lawada taabaneeyn war see wax usocdaan yaa inkiru kario caqligiida lagu ciyaari karataa?

    • @nuradinali6241
      @nuradinali6241 2 ปีที่แล้ว

      @@sudiyusuf5269 Fahad markuu awoodalahaa eeuu waxwalba sheegi karay ayuu maanta waxa uukuwaramo sheegikarilahaa.
      Fahad inaanuu qof siyaasiya ooaad u fakara ahayn ayey hadaladiisu kutusayan. Waayo fahad manta waa mucaarid dibad wareega wax allaale iyo wuxuu yiraaho qiima male.

  • @yasiidshiiq
    @yasiidshiiq 2 ปีที่แล้ว +2

    Yaa Yari xilibaan la.lama xisaabtami karo xataa madaxweyne ayaa lala xisaab tami karaa kkk wlh in oo iska amusaa qurux banned wayo afkiisa ayuu hada isku dilay f.yasin sorry wallal

    • @aadanmaxamed1001
      @aadanmaxamed1001 2 ปีที่แล้ว

      Taas waa xaqiiqee ma adaa diidi karo

    • @kamalhussein5603
      @kamalhussein5603 ปีที่แล้ว

      Adigu ma siyasiba tahay mise runtaa kudhibeyso

  • @rocky4066
    @rocky4066 2 ปีที่แล้ว +9

    Soomaaliyeey runtaa hala taageero haddii aadrabtaan in aad horu usocotaan