QEENTII 2AAD WIILKII AFKA FURTAY SHEEGAY QISADII LAGU DILILAHAA DAHIR ALASOW NA EEDEYAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 47

  • @foossahardid4895
    @foossahardid4895 19 วันที่ผ่านมา +3

    Waan oyey survival boy ❤❤❤❤ilahay ha ku xafido hooyo

  • @barlinhashi2254
    @barlinhashi2254 20 วันที่ผ่านมา +3

    Ilaahow wiilkaan iyo hooyadiis walaalihis u soo fududeey yaa Allah yaa raxmaan yaa awal yaa akhir ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @GareenMedia
    @GareenMedia 20 วันที่ผ่านมา +4

    Very smart boy. Yaraantii ayuu dhibaatoo dhan kusoo dhamaystay! Heooyadiis aad buu u jecel yahay masha Allah.

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 19 วันที่ผ่านมา +1

    illaahoow wiilkan laciqabey xaqiisa uga sosar degdeg dadkii nolosha ku ciqabey qof bini,adam ah oo dhgeystey wiilkan iyo hooyadii sida nolosha logu cadaabey😢😢oo ooyin majirto wa xanuun 😢ee hani iyo dahir alasow iyo wixii cabsi illhey qaba ha u gargaaran😢yrabbii somaliyey cadowga anka qabano wiilkan iyo hoyadii dhibatada inloga hiiliyo oo logargaro illhey dartii allaahu akbar😢

  • @SomaliGrl1
    @SomaliGrl1 20 วันที่ผ่านมา +2

    Wiilakan xaqa ka hadalsiyay...waa geesi ..naftisa iyo mustaqbalkisa lagu qamaray waaye... subxanalaah..habo adkayso..kuligod soo xir

  • @munamire6805
    @munamire6805 18 วันที่ผ่านมา

    Subxaanah Allah yaa daahir wayaa badin

  • @ashaelmi3575
    @ashaelmi3575 20 วันที่ผ่านมา +3

    Subhanallah somali damiirkaa ka dhintey intey aqiro galayaan mise aqiro dhan uma qorna😢 yaarabi illahow qalbigisa u qabooji😢 isaga iyo hoyadiis iyo walalihiisna xaqada uga qad umadaan waxuushta😢

  • @halimohassan4428
    @halimohassan4428 20 วันที่ผ่านมา +1

    war naagtu reer ka waa xabaalo duugtey waa masiibo caadi ah subxaan allah😭

  • @Novemberrain096
    @Novemberrain096 20 วันที่ผ่านมา +4

    This is beyond heartbreaking his evil aunt is so cruel and needs to be prosecuted.magine how many other children with similar situation are out there and nobody knows about it 😢😢😢.

  • @fadumoadam3100
    @fadumoadam3100 20 วันที่ผ่านมา +4

    Alla wiilku waa baari ellaahayow u gargaar

  • @TheNasraabdi20
    @TheNasraabdi20 19 วันที่ผ่านมา +1

    Maskiin sorry habo Allaha ku caawiyo

  • @MariamAd22
    @MariamAd22 20 วันที่ผ่านมา +1

    Subxanallah wa waxlagaxumado cunugan wa fidno wade sababto ah hooyadiis iyo walalehd ubu kahadli abiihisna wu ukhariinoya

    • @owliyo1218
      @owliyo1218 20 วันที่ผ่านมา +1

      Ma kooxdii baa tahay xabiibo😂 naagta ninkii ay keensatada laga furayo

    • @Wholecarpet
      @Wholecarpet 20 วันที่ผ่านมา

      walalahed eeen ka tirsanaya

    • @fadumafarey
      @fadumafarey 19 วันที่ผ่านมา

      Oo aabo maba yaqane mana uusan arkine walikiis sheeko uunbuu ka maqlaye muxuu u qariya horta

  • @Ladanbare-f8g
    @Ladanbare-f8g 20 วันที่ผ่านมา +2

    Sorry wlh Waa xanuun wiilkaan qisadiisu illaahey dadkaas xaqa ha tusto isagana illaahey diinta haku xafido

  • @AishaHassan-qn7ny
    @AishaHassan-qn7ny 20 วันที่ผ่านมา +2

    Ciyaar mood madawga ameerica

  • @aminamoussa2539
    @aminamoussa2539 19 วันที่ผ่านมา

    hoyadi iyo habaryartii iyo rerkodaa ka warama yo

  • @SamiiraXiiray
    @SamiiraXiiray 19 วันที่ผ่านมา

    AX SORRY HOOYO MCN. ILAAHOW. WIILKAN. HOYADII. ISKU. SOO. CELI. YAAWADUUD. AAMIIN YAARABI 🤲🤲🤲🤲🤲😅😭😭😭

  • @MariamAd22
    @MariamAd22 20 วันที่ผ่านมา

    Subxanallah war iska amuusa war illahey kacabsada

  • @aminamoussa2539
    @aminamoussa2539 19 วันที่ผ่านมา

    kaan walahi wa doqonn

  • @maxamudcidhbo8862
    @maxamudcidhbo8862 19 วันที่ผ่านมา

    Haduu waalidkii iyo walaalihii khayr u leeyihiin ilaahayow kulmi hadii kale ilaahay maba kulmiyo haday kulmaan oo ay midoobaan inuu kiristan noqdo waa suurtogal

  • @ubahabdisaid2222
    @ubahabdisaid2222 19 วันที่ผ่านมา

    Odeyga waxa ka so baxdey wiilki madhiban ee uuu diidey gabadhiisa isago nin muslin oo ku dhiiga somali ah qabiil ku faquuqey in ay nin madow afrikan ka guursato illah xaq.soore waaye

  • @AishaHassan-qn7ny
    @AishaHassan-qn7ny 20 วันที่ผ่านมา +1

    Somali dhibkay iyagu is ku hayaan Kay aduunka ku hayan Ayaan badan

  • @faisagoh7043
    @faisagoh7043 20 วันที่ผ่านมา

    Cunuga dhaqtar geeya horta 😢 controlla

  • @owliyo1218
    @owliyo1218 20 วันที่ผ่านมา +1

    Somaliyey dulmiga daaya iyo qoraalada dhaqanka xun awoowaha gardaro u naxay kadib qadar heshay waayo gabadhu waa xor guurkuna waa calaf oday dhintay dartiis miyaa saqiirka loo dhibay may u daayaan canada gaaladu ha qaadatee

  • @KafiyoYusuf-z4r
    @KafiyoYusuf-z4r 20 วันที่ผ่านมา +1

    Sorry mamo guleyso will finance batahay❤

  • @saynab7503
    @saynab7503 20 วันที่ผ่านมา +1

    ilaah ba kukenay iyaga kuma keenin waalidkana waye

  • @aminamoussa2539
    @aminamoussa2539 19 วันที่ผ่านมา

    somalidan dhegaysanaysoo wa wadaa dhibataysan yihine wana dad xanunsanayaa bacau dadka kale problem yadodaa ay ku raxaysatann

  • @musamahmud6434
    @musamahmud6434 20 วันที่ผ่านมา

    Sorry habo 😢

  • @suubanyareyosman4133
    @suubanyareyosman4133 20 วันที่ผ่านมา

    Aabihii maxaad ula hadal siineeyn

  • @FarhanOfficial02
    @FarhanOfficial02 20 วันที่ผ่านมา

    Cunugan live ka halagadaayo,

  • @IiseAliAlasow
    @IiseAliAlasow 20 วันที่ผ่านมา

    Wiilka kaliya yaan ladhageysane bal waalidkiisna hala wareysto abtiyaashiis habaryartiis dhamaan cadow mey kuyihiin

  • @SmileAli-xi2ml
    @SmileAli-xi2ml 20 วันที่ผ่านมา

    Sorry bro, hard time makes you strong person

  • @luckyforyourself6617
    @luckyforyourself6617 20 วันที่ผ่านมา

    Been low waa sax gabadhisa garac ayay dhashay. Waa na sax

    • @rayaan7647
      @rayaan7647 20 วันที่ผ่านมา

      Qofka garaca ah ayaa dadka garac ku dhaha aqlaaq malihid

  • @hawoAhmed-wn3em
    @hawoAhmed-wn3em 20 วันที่ผ่านมา

    Wiilkaan dhibwaajiraa oowaakudhacay laakin cunug hadii abihii unan joogin ⁹ misbitaalka looma ogala inlagugoro maogala familka ayaalagugoraa

  • @luckyforyourself6617
    @luckyforyourself6617 20 วันที่ผ่านมา

    Waa ruuntood

  • @GareenMedia
    @GareenMedia 20 วันที่ผ่านมา +1

    Yarka waa xanuunsan yahay ama qaboow xun ayaa galay.

    • @BLUEMIKEUPSAMSAMEYFUAD
      @BLUEMIKEUPSAMSAMEYFUAD 20 วันที่ผ่านมา

      XASHIISH IYO SIGAAR DARBI JIIF KOLO99 SO CABAAYE ANI WAXA UGU SHAKIYEY IN U ARSENAL YAHAY 😢😮😅😂

    • @Wholecarpet
      @Wholecarpet 20 วันที่ผ่านมา

      ​@@BLUEMIKEUPSAMSAMEYFUADarsenal case ma qorta logalinraba arsenal xashish macabto

  • @fadumafarey
    @fadumafarey 20 วันที่ผ่านมา

    Sorry hooyo mcanow

  • @BLUEMIKEUPSAMSAMEYFUAD
    @BLUEMIKEUPSAMSAMEYFUAD 20 วันที่ผ่านมา

    MA DHAWAAN

  • @saynab7503
    @saynab7503 20 วันที่ผ่านมา +1

    ilaahbaa kukeenay iyaga kuma dhalin

    • @fadumahasan1080
      @fadumahasan1080 20 วันที่ผ่านมา

      Yaab waxuu kahadalayo

    • @BLUEMIKEUPSAMSAMEYFUAD
      @BLUEMIKEUPSAMSAMEYFUAD 20 วันที่ผ่านมา

      MESHA HADALKA FAHAN KULIGEEN ILAHAY BA NA KENAAY DUNIIDA LKN MEEL U ALE NAGU SO IRSAQAY ABO IYO HOOYO NIKAAH KU DHALANAY