Koobka aduunka iyo Challenge adag

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 พ.ย. 2022

ความคิดเห็น • 376

  • @QaysQeyser.
    @QaysQeyser.  ปีที่แล้ว +138

    Wadankee taageersantahay comments noogu reeb 😂😂

  • @Somaliboy
    @Somaliboy ปีที่แล้ว +56

    Away dadki Nabiga jeclaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @zaalah___garaadkah..620
    @zaalah___garaadkah..620 ปีที่แล้ว +20

    Hada arkaysO magaca nabigena m0hamed..❤❤

  • @Azhravmussy
    @Azhravmussy ปีที่แล้ว +28

    Ilama fiicno in cuntada lagu ciyaaro waayo dadbaanan haysay isla wakhtigan waxay cunaan
    Insha alah cuntada wax kale ku badala waayo nimcadu waa imtixaan ilaahay uu inagu eegayaa
    Channelkana aad baan ugu xidhanahay
    Waan ini salaamay 👍🏻

  • @moha_ali_warsame
    @moha_ali_warsame ปีที่แล้ว +18

    Hadaa aragto magaca nabigeena Muxamad ﷺ ❤ ﷺ
    Like 👍 saar ❤SCW

  • @sadaammustafe909
    @sadaammustafe909 ปีที่แล้ว +3

    wax uu ah qof naxrise bad ilhay dunida uu so dirya nabi maxamad n k h

  • @alwanqaadi7197
    @alwanqaadi7197 ปีที่แล้ว +26

    😂😂😂😂 waxaan ku qoslaya marku yidhi dulmi baan dareemaya , very funny.

  • @boojadheere
    @boojadheere ปีที่แล้ว +6

    Keep going wll kusali nabi Mohammed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 🕋 ♥ ❤

  • @daganmomo
    @daganmomo ปีที่แล้ว +5

    Argentina 🇦🇷 for ever

  • @fatimoha1084
    @fatimoha1084 ปีที่แล้ว +20

    Team Argentina so talented 🔥😂

  • @khalidstudio1958
    @khalidstudio1958 ปีที่แล้ว +8

    Content kiinu wuu wanaagsanyahee , xoogaa edit advanced ah ayaad u baahantihiin
    Keep going 👏👍

  • @Khalid_hassan_7
    @Khalid_hassan_7 ปีที่แล้ว +17

    Purtugal forever 🇵🇹

  • @farhiyaisakh6940
    @farhiyaisakh6940 ปีที่แล้ว +6

    Ani qays qeser is ku xulaaa nahay cawada in sha alh guul💪💪💪💪

  • @madaale5465
    @madaale5465 ปีที่แล้ว +8

    A legend never brings shame

  • @crisaaqyaasiin7117
    @crisaaqyaasiin7117 ปีที่แล้ว +2

    Argentina 🇦🇷

  • @Somaliboy
    @Somaliboy ปีที่แล้ว +7

    Waxba lagama qaban karo somali TH-cam to the world 🌎 ❤❤❤❤❤❤

  • @Saara765.
    @Saara765. ปีที่แล้ว +2

    Qays Ruux aan aduunka ugu jeclahay alle ha iikaa xifdiyo adiga iyo asxaabtaada❤️❤️❤️❤️‍🩹❤️‍🩹❤️‍🩹❤️‍🩹

  • @profalcadaala
    @profalcadaala ปีที่แล้ว +7

    Dhalinyaro waxan soo wadnaa casharo badan oo English iyo diin ah
    Fadlan nasoo booqda
    Insha Allah

  • @kingswagtie6182
    @kingswagtie6182 ปีที่แล้ว +6

    Reero kubadeed matihiin zxbyal niyadsame ayaa idiinku yaqana 😂 but beautiful entertainment Mnshalah

  • @queenzunish
    @queenzunish ปีที่แล้ว +8

    brazil 🇧🇷🇧🇷🇧🇷 forever

  • @wayoflifewayoflife1135
    @wayoflifewayoflife1135 ปีที่แล้ว +2

    Qays keep going taliye💯🤴🙌

  • @xamdaxamda641
    @xamdaxamda641 ปีที่แล้ว +3

    Mesi hadii mesha laga waayo xageeee la aadayaaa mesi waa one person laakiin waa laacib caaalam mansha allaaa qays qayser iyo asxaaabtiisa peace & love 🙏 support brazil or egland

  • @EducationEncouragement
    @EducationEncouragement ปีที่แล้ว +1

    hi guys keep going
    my favourite team is ARGENTINE

  • @carafadcabdi6367
    @carafadcabdi6367 ปีที่แล้ว +2

    Qaysoow guulayso zxp waa kuwadanaaa

  • @azzaymoh3610
    @azzaymoh3610 ปีที่แล้ว +5

    BIG FUN GAME😄

  • @hoodojaamac8218
    @hoodojaamac8218 ปีที่แล้ว

    Keep going my brothers 💪

  • @Aaron-joseph570
    @Aaron-joseph570 ปีที่แล้ว +7

    QAYS TALENTED🥶🔥🚩

  • @faadumoaliabdi7337
    @faadumoaliabdi7337 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah wllky hooray u soco

  • @ahmed.h9771
    @ahmed.h9771 ปีที่แล้ว +1

    Wow qeysunaaa🤩

  • @asmacismaanbade7049
    @asmacismaanbade7049 ปีที่แล้ว +1

    wllhi gurye same waaa nin adag labadii ciyaaroodba wuu idinka badiyèeee guusho uqira ninkaa dheeèr woxogaaaa jeceyl ahna ha la iigu sheego ❤❤❤❤hhhhhhh

  • @hibackaden9246
    @hibackaden9246 ปีที่แล้ว +3

    Idinkama weynee Idinka gaagaaba😂

  • @haskeythelegend4568
    @haskeythelegend4568 ปีที่แล้ว +1

    Best challenge😂😂

  • @Moparrek
    @Moparrek ปีที่แล้ว +1

    Winner ka waa wataaa
    Waxwalba waa xariif

  • @abdourahman-wg2hv
    @abdourahman-wg2hv ปีที่แล้ว +1

    Keep going brother

  • @Leylka
    @Leylka ปีที่แล้ว +2

    Big fun 😊

  • @fathiyafathiya8599
    @fathiyafathiya8599 ปีที่แล้ว +11

    Qays iyo dhakhtar ❤❤ laba aan taageero
    Challenge yada noosoo badiya plz wllahay
    Gobonimo kunolaada 🎉🎉🎉
    From Belgium 🇧🇪

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 ปีที่แล้ว +1

      Fathiya halka gays inoogu badal Guys editing tag oo badal dhib ha ma lahaa in aad qaldantahey ama kal aqoon

  • @dahabo319
    @dahabo319 ปีที่แล้ว +1

    Argentine 🇦🇷 iyo france🇨🇵

  • @Jookar.official
    @Jookar.official ปีที่แล้ว +1

    Brazil qays brother i like your videos

  • @user-bm8pg3no3e
    @user-bm8pg3no3e ปีที่แล้ว +1

    I😂😂😂😂idkma wayne si ficin ba lo koriyey 😂😂 lkn wlhi beerka bad na casyseen keep going gusy ❤️❤️

  • @qiimeiyoqurux4466
    @qiimeiyoqurux4466 ปีที่แล้ว +1

    Fadlan beedku wa cunto alle ina siiyey marka waa noole diyaar u ah nolosha aduunka si loo sii manafacaadsado ee hku dheelina runtii waxaad tiihiin dhalin yar sharaf iyo sumcad ba leh muqaalo qurxoon oo xumaan ka madhana soo gudbiyee.
    Mid ka mida wllaha idin tageera

  • @subeedamohamed7462
    @subeedamohamed7462 ปีที่แล้ว

    Wllhi best challenge

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel ปีที่แล้ว +4

    Brazil / Senegal worlds cup winners 💯💪⚽️

  • @ramadaanbashiirmb9127
    @ramadaanbashiirmb9127 ปีที่แล้ว +4

    I love you somalia 🇸🇴 ❤

  • @abdikatirabdilahi4389
    @abdikatirabdilahi4389 ปีที่แล้ว +2

    😂Qaysow Kooxadu Waa ayaa Hadhay

  • @maxamedxuseen4516
    @maxamedxuseen4516 ปีที่แล้ว

    Maashaa allaah wll guulayso

  • @Abdiqanisaleban8154
    @Abdiqanisaleban8154 ปีที่แล้ว +5

    Waxan taageeraa Xulka Brazil 🇧🇷 ♥

  • @lonegirl1550
    @lonegirl1550 ปีที่แล้ว +1

    Waa runtii ciyalka ka dhex bax mohamedoow😂

  • @mohamedkaamilofficial5348
    @mohamedkaamilofficial5348 ปีที่แล้ว +1

    Keep going

  • @nimcoabdimohammed536
    @nimcoabdimohammed536 ปีที่แล้ว +1

    Aad Baan uga helay challenge kan soo badiya wllky qayser

  • @cabdulfataxofficial2937
    @cabdulfataxofficial2937 ปีที่แล้ว +6

    Vamous Argentina 🇦🇷 😅

  • @sumayoabdi2671
    @sumayoabdi2671 ปีที่แล้ว +1

    Portugal forever 🇵🇹🐐❤️

  • @somalifanproducts9965
    @somalifanproducts9965 ปีที่แล้ว +1

    Waan isku kaashay wlhi😅😅😅😅

  • @khalidabdilahi4018
    @khalidabdilahi4018 ปีที่แล้ว +1

    Part 3

  • @Hooda36
    @Hooda36 ปีที่แล้ว

    Nice game hore usoco my brothers Qays qeyser he's so funny kulaha bedka urtiisa majeceli cheken kana nacuno😄😁🤣👍

  • @nimcoibnujaamac8165
    @nimcoibnujaamac8165 ปีที่แล้ว

    Scw

  • @abdulkadiralijama7214
    @abdulkadiralijama7214 ปีที่แล้ว +1

    Argentina baan wataa inkastoo Saudi Arabia isukaaya madoobeeyey rajaanse wali leenahay haddaan caawa Mexico garaacno. Qaranka 2aad Spain baa ii ah szb Qays Qeyser.

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 ปีที่แล้ว

    Baraziil baan wataa

  • @Nuuriyoabdisalaam
    @Nuuriyoabdisalaam ปีที่แล้ว

    Waa xiin faniin banoonigaa lugta kuhaysaaye

  • @sidiiqyuusuf1322
    @sidiiqyuusuf1322 ปีที่แล้ว +2

    Qays Qaysar 🤗

  • @nouhismail9052
    @nouhismail9052 ปีที่แล้ว +1

    Argentina 🇦🇷 🇦🇷 🇦🇷 🇦🇷

  • @sacdiyaosmaan4376
    @sacdiyaosmaan4376 ปีที่แล้ว +1

    Wakhtiyada adag videoyadaadan ku ilaawah thnk you

  • @liibaanjarmal1936
    @liibaanjarmal1936 ปีที่แล้ว +2

    Qays qayser iyo xerta kale bah waan salmay🤟📍

  • @sulekha1403
    @sulekha1403 ปีที่แล้ว

    Saudi Arabia ,Morocco all Arab countries I support them brah what happened now by Arab country is insane yo Salem dawsari u get it

  • @biha849
    @biha849 ปีที่แล้ว +1

    Prazil 🇧🇷

  • @faraxabdullahi2574
    @faraxabdullahi2574 ปีที่แล้ว +1

    Argentina 🇦🇷 🇦🇷 🇦🇷 guul guul illhy idamkii

  • @hamzaahmed4927
    @hamzaahmed4927 ปีที่แล้ว +1

    Argentine frère bro 🔥🔥

  • @AarkaBihidareys
    @AarkaBihidareys ปีที่แล้ว

    🤣best barnamij keep going🙏🤴

  • @sahragurey8527
    @sahragurey8527 ปีที่แล้ว

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣👍👍👍yes mnshllh.waryaqaysowkadaninkabiyaadhaxanbandaremee

  • @najmakosaar5687
    @najmakosaar5687 ปีที่แล้ว +1

    My Tame Qaysa ❤❤

  • @MiiraaleShow
    @MiiraaleShow ปีที่แล้ว +1

    Rag waawayn oo is helay.

  • @asmacismaanbade7049
    @asmacismaanbade7049 ปีที่แล้ว

    mnsha allh tabaarakalaaah wllhi wiilashada aad iyo aad ayaan idin jecelahy lkn walalayaaal ceeshka ha ku ciyaarina maalin dambe

  • @muniirosalaad1514
    @muniirosalaad1514 ปีที่แล้ว

    Argentina 🇦🇷🇦🇷

  • @Aymanvlogs252
    @Aymanvlogs252 ปีที่แล้ว +3

    Team Portugal 🇵🇹 ❤😂

  • @coggorr3477
    @coggorr3477 ปีที่แล้ว +2

    😂😂Argentina watay se dulmi baan dareemena sida niyad same😂😂

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 ปีที่แล้ว

    Ninkaas dhakhtar Goormu
    Jabuuti ka yimid

  • @apdurahmanmuhamed5630
    @apdurahmanmuhamed5630 ปีที่แล้ว +2

    Viva Qays Qeyser and Portugal 🇵🇹

  • @bukhariilkacase1564
    @bukhariilkacase1564 ปีที่แล้ว +2

    Laacib baa Idin helay lkn waad dulmiseen 🤣🤣

  • @raziamohamuod7540
    @raziamohamuod7540 ปีที่แล้ว +3

    Qeys Qeyroow dhaqtar wad ka dher thy inder 😂😂

  • @djweerofficial
    @djweerofficial ปีที่แล้ว +1

    WOWO

  • @KowsarCabdi-mh4hh
    @KowsarCabdi-mh4hh 5 หลายเดือนก่อน

    Nindheer lama gaadhaan weeye😂

  • @abdishakurfarhan1563
    @abdishakurfarhan1563 ปีที่แล้ว

    qays waaa ciyaaryahan dushiisa ayay ka muuqataa

  • @iidahmetiidahmet4571
    @iidahmetiidahmet4571 ปีที่แล้ว +2

    Rodiger😂😂❤️

  • @sahramuuse5850
    @sahramuuse5850 ปีที่แล้ว +1

    Waa intuu iniga cago dheer yahay Brazil 🇧🇷 watay lkn ani 🤒😂🖤

  • @hamdaqueen4615
    @hamdaqueen4615 ปีที่แล้ว

    Argentina 🇦🇷✌️

  • @samatarmoh16
    @samatarmoh16 ปีที่แล้ว

    Qays qasar xata jikinka ma cuna loga yersiyay kkkkkkkkk🤣🤣🤣🤣🤣

  • @sulkanoor2057
    @sulkanoor2057 ปีที่แล้ว +1

    Spain ❤❤

  • @subeercumar5419
    @subeercumar5419 ปีที่แล้ว

    Clraxmaan clwali qays qaysar waan ku salaamay sxb

  • @abdihakinsulaiman9853
    @abdihakinsulaiman9853 ปีที่แล้ว +1

    Portugal 🇵🇹

  • @zamiiraadan4618
    @zamiiraadan4618 ปีที่แล้ว

    Legends

  • @ayaanmaxamuud8846
    @ayaanmaxamuud8846 ปีที่แล้ว

    Barsil🇧🇷🇧🇷🇧🇷🇧🇷🇧🇷🇧🇷🇧🇷🇧🇷🇧🇷

  • @MiiraaleShow
    @MiiraaleShow ปีที่แล้ว +2

    Beedka maxaad ugu ciyaarteen waa naflaye😂

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 ปีที่แล้ว +1

    Rag culus baa ishelay 😂😂

  • @hamdahabib3126
    @hamdahabib3126 ปีที่แล้ว +1

    Viva nin dheer 😂😂

  • @Khadar_ismail
    @Khadar_ismail ปีที่แล้ว

    Qays qaysar the legend

  • @nafisanadar6485
    @nafisanadar6485 ปีที่แล้ว +2

    Portugal🐅❤️

  • @nimcoqueen2243
    @nimcoqueen2243 ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤❤

  • @liinomowlid7821
    @liinomowlid7821 ปีที่แล้ว +1

    Argentina 🇦🇷 ❤️❤️‍🩹😮‍💨

  • @vidasi7735
    @vidasi7735 ปีที่แล้ว +1

    Saudi Arabia 🇸🇦 iyo Brazil 🇧🇷 ayaan taageersanahay 🥰✊⚽️💪

  • @apdikhalaqothman4239
    @apdikhalaqothman4239 ปีที่แล้ว +1

    Cawah ka jarayNa qayz😂🦁

  • @nimcoapdirahmanmohamett8370
    @nimcoapdirahmanmohamett8370 ปีที่แล้ว

    Haye rusheeye sootaa lagu rusheeyay 😂