Waligaa cilaaj ma lagugu xidhay Wax kaftan laga dhigto maaha.😢 qofka lagu xidhayna doorashadiisa laguma gayn,ee waa qadar ilaahay oo qof walba heli kara. Qof laga soo daayay inuu daawanayana way dhici kartaa,oo hadalkaasi dhaawaco.😢
Reer somaliland runta ayaan ku jeclahay waa dad isku kalsoon cidna kama haybaysan maha sida youtuber kle waaa dad xor ah guulaysta keep going runta ilahay iyo umadiisuba way jeceshahay🤩
Kkkk maanshallh walhi hadal ma karayan ragan meesha isku gu yimid wana wada fani inader waban ka helay barmamush ke so badi oo waliba ku so dhakhso horay na u socda dhamaan tiin ubixi dal kaygoow ❤💪
Part 2 balse fadlan qosolka iyo buuqina ku maqlin waynay hadalkee yareya oo make u dhawada hore u socda inamadayadi Qays qaysar team Like Sara inta inanta sawirka ku jirta modaysay barnamijka inay qayb ka tahe la waysay sidayda
Weliga intaad suuli gashay oo xisaab ku dhufo ah ka shaqaysay, ma ogaatay in suuligu yahay bilaa biyo qaysoow😅🤣
May lakin waa xaalad adag 😂😂😂
@@QaysQeyser. wllo Shere out ismee
@@QaysQeyser. ala wallo noso badi🥰
Haa haaa haaa
Haa wlhi
Ilahayi aan ka baqano khair ka iskuu sheegno quraanka barano walalayal insha Allah
Waligaa cilaaj ma lagugu xidhay
Wax kaftan laga dhigto maaha.😢
qofka lagu xidhayna doorashadiisa laguma gayn,ee waa qadar ilaahay oo qof walba heli kara.
Qof laga soo daayay inuu daawanayana way dhici kartaa,oo hadalkaasi dhaawaco.😢
Absolutyy
Waa run wll alow kamagan 😥🤲lkn waxa jira dad dugsigo kale markay didan lugu xiraa olugu cabidiyaa iyo ciyalka markay warega laga celinwayo
Haaa part 2 soo sameeya waa so funny wlhi 😂😂😂😂
Qali.subscrbe Isaarwaa.codsi
Walahi si niyada ayaan u qoslay caawa mudo 4maalood laga joogo ayaan qallin galay waliba kaligay anigoo ah dal qalaadna jooga deeto caawa anoo qalkaygii iskaga dhex xidhan ayaan daawaday mood kiiba wad isxdeen saan u qoslayay meshiiba wan ilaabay layga qalay keep going wlalayaa
Rabbi haku caafiyo wll 🤲
Reer somaliland runta ayaan ku jeclahay waa dad isku kalsoon cidna kama haybaysan maha sida youtuber kle waaa dad xor ah guulaysta keep going runta ilahay iyo umadiisuba way jeceshahay🤩
Subscribe Isaarwaa.codsi please
❤🥰✋
Ha wlahy wa dad iska qalbi wanagsan youtuberska kle way yara qariyan waxa
Haa2
Ilahay haku sharfo✋
😂😂😂😂😂😂😂manoli ala kuwanaa waa xarabo Miran masha Allah please 2 qeysarow
Su.aalihiiba qayladina Ka maqli weynaa🤣🤣🤣 team wada qosola🤣🤣🤣🤣
Part two waa another level meel macan isago no maraya ayaad dhamaysen
Another level Team Qays qayser
Part two noo soo sameYa
incha Allah 🔥✌️
war show Dhakhtar ma noola inanka uguuriya sidani xal maahe😂😂
Qali.subscrbe Isaarwaa.codsi
Baryahan lagu ma hayo qeysow Waan u xisney barnamij yadada ❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Waarshoow Dhakhtar wuxuu La guursan Waayay tuu La HadlaBa Midbaa Kala Daba Baxaa Cuqubaa Lu dhacday😂😂 part2 Qaysoow Abti♥️
One of the hardest TH-camr if ever seen God bless you qays♥️♥️🐐
M.a waa naga qosliseen part 2 sosameya our legends 🙌
Qeys waa funny,
Dhulmare,Aqonyahan,
Zxb wan ku wataa Lph😍😍😍🥰
Kkkk maanshallh walhi hadal ma karayan ragan meesha isku gu yimid wana wada fani inader waban ka helay barmamush ke so badi oo waliba ku so dhakhso horay na u socda dhamaan tiin ubixi dal kaygoow ❤💪
Wiilka dhexda ku jiro codkisa jeclhy❤🥰
Maashaa Allh waxaa tahiin yutubaro ilbaxa oo barnamijyo qurux soodayo masha Allh
Ilaahay danbigiisa hadhaafo isaga iyo hooyadiiba qofka hal subiskareeb iisaara ee wallshy ama wllky ee somaaliyeed 🥰♥
Part 2 balse fadlan qosolka iyo buuqina ku maqlin waynay hadalkee yareya oo make u dhawada hore u socda inamadayadi
Qays qaysar team
Like Sara inta inanta sawirka ku jirta modaysay barnamijka inay qayb ka tahe la waysay sidayda
Part two please waxaaN kasoo saLaMaYaaa wiilka dhexe wadada hawdka xaafado Ah hadda laami loo dhisoo waaa onther level
Dadka keliya een anoo xanaaqsan vedioyadoda dib udaawado si aan u qoslo🤣
Farxad ku waara ❤
Keep going brothers free stress caadiya tihiine masha aalah allah yubarikfiikum
Updurahmn updi wali my role model waan jeclhy inaan mruun ksoomuuqdo chenelkga🤘❤❤❤❤
Xaliye wuu dawanyaH😂qaysooowww ani 2017 ayan 12 sent udiry wu icunyy adma 25 cawa xlaiye wa diyaaR😂🖤
Barti 2 soosameeya qosolka coodka cadi aan umaqalnee qoslka yareeya inshallah waan idintageera azxbta qays qaysar 😂✌🥰
The Four Legends👑❤ noo Soo Sameeya Apti😂😂
Alla wiilshan waaa jeclhy wlhy alllah haydin daaayo guulaystaa
wan idin jecelnahy waliba inan malin walba dawano video yadina ayan jeclan lahyne so badiya ❤️😊
Mashallah waxan ku faraxsanahay wilasheyna quruxda badan oo hormarka samenaya keep going brothers 💖an mid kale racsade wilka dhexda fadhiga labiskisa lagama sheykeyn karo Mashallah
Dhakhtar wax baa helay 😁 waa wiil qurux badan inan ka helaan kabaqayaa❤🧕🤗
😂😂😂
Qay qayser legend of the legend ❤❤
Runti caadi maaha so badi huno part two❤🥰
kkkkkk wllhi qosolkii baa iga dhamaadey mnsha allh waa inamo qiimo badan oo faxad miidhan ah wiilka dhakhtar wax baa ku dhacey mar hadiiiba 4 hablood laga guursadey hadii dol layahay haleysku tagooo inanka haloo guuriyo taem wad qosol waan idin salaamey ilmaadeerayaaal🙏🙏🙏🙏
War ileyn qeysa waa nin so jabay caw fyraha iga furisen Allah idin xafido wilasheyn ❤❤
Dhakhtar nagaha la qabo dhan wa wada ex tisi 😭😂😂😂
Inamdu shaw WA halkay ka funy sanyiin shaw waa rer burco burco my name ❤️❤️❤️❤️❤️❤️🙏🙏🙏
Wlhi bilhi wan sugayey tageero wxygu WY dhaaftay anoo videowyadii hore iska daadawanaya kani iso dhacay 😭😭😂😂😂♥️♥️🥀❤️❤️
AfarTano iskU Yimid Oo aaad qoslIn,
DhakHtar baad u bahanTahaY🤣🤣
PRT 2 😫🥺
Waligaa intaa biyo aad kaadi un ugu talagashay maqaadatay macnaha yar
Saa arimuhuna makugu waawe nadeen hawshiina. Maiska sii wadaty qof biyo kuukeenana mawayday ma’iska sii dhex fadhiday ilaa intuu qof kuu’imqaday 😂
😅😅😅😅😅
Part two soo samee hno qaysow wllhi waa so funny muqalkan 😂😂😂😂😂 noosoo badi
HaaH Iyo Maya😂😂
Part Two nosoo samee Pro of the mine
No one is talking about the outfits❤❤four of you look elegant
Haa Part 2 noo sameeya walalo from Germany 🇩🇪 waan idinku xidhanahay salan sare
Qooma luudiinta maxaa ku geeyey
dhakhtar iyo qays waa jecelahay waayo waa fariidiin❤🥰
😂😂😂😂😭😭😭 wallhi videoga intan dawnayay afkaba intan isku keenay way yarayd wan qoslayay uun thanks 🫶🏽❤️😂
Keep going guy's 😍😍
Plz par 2 ((HAA))
Dad an qalbiyan u jeclahywlh ❤🎉🎉🎉
Kii Alle haw naxariistee Abwaan geesi oo kale ee qofka haa qasab lagaga keenayey soo sameeya
Wlhi qosolka Iga dhamaaday qays qaysar wan Ku wataa ❤️❤️😂👋abwe
Wlhi qosolka iga dhamaday qeybta suuliyada. Inoo soo badi qeysar adiga teamkagaba abowe
Part two madaxeey😂🤣💯🤴
Haaa Qays iyo wiilasheena kale salaan sare hno 🙌🥰🥰🥰🥰🥰 soo badi
Haa part 2😂qosolkan yaryee aan caadi hadlka uu maqane🙏 funny masha allah😂🥰
Barnaamijku waa barnaamij fiican lkn kani su aalaha soo diyaatlriyay ayaa doqona waxani su aalo maahe raga su aalo caadiya waydii
Albaabka iska xidhaa kulaaha 😂 haa part too
Dayeerka 180 diray waan kuu heesta🤣🤣🤣🤣
part 2 please wan idinka sugynaa
Part two rabna abtiyoyaal🤎✨
بصراحه انا حبيت برنامجهم مرااا ❤❤❤
Haaa so wada wllo wan idin sugi la ahay intaad so samaynaysan keep going 🥰🥰🥰🥰
Waxaan Kasii jeclahay qebta 2aad inad kaso dhigtaan su'aalo adiga😂✊ Qofka su'aalaha wydinayane Camerada gedasheda fadhiyo Balse su'aalaha iga so adkee qeysow abti
Hadad ujeedo magaca Nabigeenaa subaan mohamed scw ❤️👈
Like sara
Sxb nabiga dartii haku raadin like ee waxaa kuu dhaanta inaad dhahdo nabiga ku saliya صلى وسلم عليه وسلم
Waa Challenge Funny ah😅😅Soobadi Walal Challenges ka 🥰👍🏻
Wlhi waa iga qosliseen team qays qeyser part 2 soo sameeya please 😍 😄 💖
Masha'Allaah Qays qeyser iyo Asxaabta Salaan Sharf Brother's Nice Video Allah Haidin Xiftiyo ❤️🌺🌺❤️👍
legends wan iidin wataa❤😍
Asc haa waa uu fican yahay waxyaabo badan baa idinka baranay oo naga qosliya jasaakalaahu khayr wll qali noolada 😉👍👍🤣
Soo Badiya wllo Wanka helay walhi 😍😍😍🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
waban kahelay barnamijkan soo badiya😂😂
Wxd keentaanpa waan wadana wllaha qlpiga frm brma ❤
hhhhhh sxibay soo sameeya part two insha alleh😊
Haaa wlhi prt 2 kusoodara qosalka igadhmaadaybe 🤣😂😂
I love your good work ❤ from Ethiopia 🇪🇹 keep up your work bro 😎 qeys
do you understand afsomali?
Waan ku salamay qayas qaser inan budh yare walaalakay 🥰🥰🥰🥰
Haa part 2 so sameyaa Qosol wayee wlh noso badiiya 😂 🤣
Qeys qeysar zxp lambarkaga isoo sheeg funny tahy 🤣🤣🤣
Qaysoow Funny ayaa tahay waan ku Taageeraa😍
Part 2 pls funny batihiin wlhi😂
Kusaliya hahibkeena Muhammad sali lahu caleyhi wasalam🕋🕋🕋
صلى الله عليه وسلم.
Qosolka iga dhamaaday party 2soobsameeya wlloh😂❤
Qays qayser
Bidixo
Niyadsame
Mohamud dhakhtarr
4 legenders❤️❤️❤️
Haa part two soo samee ❤😂
Mansha allh wlhi inamadani wAa funny sidaan uqoslayay xataa cunihiina ixanuunay😁😁🥰
This video made my day wlhi sxb soo badiya❤️😂😂
Bidixo ninka kliyee team ka ka wato❤️🥰
Feedback : codku faseex maahan nagasoo giiji marka dambe wll
Plz soo biiray wlley group keena wn idin tageeraa all of them iam say keep going hn
Wan ka so raagay challenge aad ayaan u qoslay mahadsandiiiin legends ♥️👋
Haa part2 kaso sameeya🥰😁
Haa so same wll funny ayad tihine 😂😂❤
Part two bnu idinka sugyna qaysr iyo saxiibdisa👑
Dhaqtar waa soo jabay wax kasta waa u haa🤣🤣🤣🤣
Qays qayser runta ayuu kurt dhintaa wn kuwataa abti 😃🙋
Dhakhtar iyo qays funny 😂
🤣🤣🤣🤣🤣🤣 kulahaa shoow wan soo jabay Qays Qaysar umadeena maaha hhhhh noo Soo badiya video yadaan hhhhhh
Four legends always legends keeps goings qays qeyser and maxamed and bidixo and dhakhtarka another's levels best challenges 💪💯😀
Haaa
Haa
😂😂😂😂abti qalbii ka u qoray wa anigoo kle
Wlhi funny challenge 😅😅😅i can’t with party io kale😂🎉🎉