Xog Wareerkii Iyo Laba wejiilaynta Maxamud Xaashi iyo Guul Dara Safarkiisa Wadani Maku Qasan Donaa?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 ก.ย. 2024
  • Subscricbe Xogogaal.not nagu soo biir fadlan oo ka mid noqo macmiisha warar iyo xogta ka hesha halkan booqo Facebook
    / xogogaal.not
    / weriyeyussuf
    / dalkanews.net

ความคิดเห็น • 64

  • @anwarfowziismaciil1040
    @anwarfowziismaciil1040 7 วันที่ผ่านมา +3

    Muse bixiye cabdi xildid lander weye allow dhowr muse ❤❤❤❤❤❤❤❤guuuuuuuul kulmiye ❤❤❤❤❤❤❤❤❤kulmiye kulmiye kulmiye kulmiye kulmiye kulmiye ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @engabdihussein7596
    @engabdihussein7596 7 วันที่ผ่านมา +3

    Thanks so much Xogogaal tv.

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 7 วันที่ผ่านมา +4

    Maxamoud Xaashi waa Qayrul Masuul.

  • @shuenhassan9489
    @shuenhassan9489 7 วันที่ผ่านมา +3

    Dhanaantood waxa hesta cuqbadii masaakiinta iyo hantidii umad u dhaxeeysay miskiin

  • @kaysedjama6707
    @kaysedjama6707 7 วันที่ผ่านมา

    Maanta waa yusuf cabdilaahigii saxaa ahaa.thank u.saaxiib noolow adiga iyo mdw Bixi iyo kaahin iyo somaaliland.

  • @HassanSharif-k9d
    @HassanSharif-k9d 7 วันที่ผ่านมา +4

    Maxamud xashi waa Munafaq 10 wajile ah waa tuug xadhka goysa

  • @halimadirie5301
    @halimadirie5301 7 วันที่ผ่านมา +1

    Zamanku waa zamankii munaafiqiinta illaahay ummada ha wada tuso wejiyadooda dhabta ah

  • @khalidmahamud1756
    @khalidmahamud1756 7 วันที่ผ่านมา +7

    Laba wajiile weeyaan maxamuud haashi😮

  • @KoosHassan-w9s
    @KoosHassan-w9s 7 วันที่ผ่านมา +2

    ina xaashi rajo male inta uu tolkii lugta u hayo cadaw

  • @ahmedismail201
    @ahmedismail201 7 วันที่ผ่านมา +2

    Isagoo SNM ah ayuu hadana u Soo galay Siyaad Barre. Waa nin beenta iyo tuugada ku caan baxay.

  • @abdiqadirnuh9912
    @abdiqadirnuh9912 7 วันที่ผ่านมา +2

    Muuse lion 🦁🦁

  • @Sahraabdirahman-o2q
    @Sahraabdirahman-o2q 6 วันที่ผ่านมา

    Waa warkagii heego

  • @XasanMaxamed-j5y
    @XasanMaxamed-j5y 7 วันที่ผ่านมา

    Geesi reer somalind ah

  • @hassanmohamedegue9762
    @hassanmohamedegue9762 7 วันที่ผ่านมา

    Nolow Mahamoud Hachi. Gulesso.

  • @yacinabdo4144
    @yacinabdo4144 7 วันที่ผ่านมา

    Waa Munaafaq

  • @RAli-j8j
    @RAli-j8j 7 วันที่ผ่านมา +1

    More videos noso same plz . Waa ninka iyado ciidanka qaranka jabaye reerkisina dagaal ku socodo huwanta u barooranayaye rajo maleh

  • @kawsaribrahim5517
    @kawsaribrahim5517 7 วันที่ผ่านมา

    Waar waa tuu that’s why oo labacodalanayo bariga waa ka usoo raacay huwanta waa ixtisaam waa tuug ilaahey ka goay miskiin abiib isaga iyo ciro iyo xirsi waa ku riday hoga guul Somaliland ❤

  • @awgeele
    @awgeele 7 วันที่ผ่านมา

    Geesi qaaliya

  • @Ahmed-z7d4h
    @Ahmed-z7d4h 6 วันที่ผ่านมา

    Waa waa waa waa munaafaq nacs ah meeday hawadii mauu u qabtay gobalada bari

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed 7 วันที่ผ่านมา

    Waa shilin raadis e maaha xaashi Nin Gobanimo raadis ah isaga iyo Xirsi ba waxaana sadexeeya Meeqaam wanaagsan Ama Maxamed Cabdillahi Cumar

  • @XasanMaxamed-j5y
    @XasanMaxamed-j5y 7 วันที่ผ่านมา

    Maxamud xaashi waa geese reer Somaland ah

  • @Zubaida-w1v
    @Zubaida-w1v 5 วันที่ผ่านมา

    Maxamuud xaashi wxan adhan karnaa waa dantii garada waxu rapaa dhiso ururkiisa Kaah iyo Wadani❤️💙🤍😒

  • @Ahmed_Rainfall.10
    @Ahmed_Rainfall.10 7 วันที่ผ่านมา

    Gudoomiye Maxamed Xaashi waa siyaasi han leh... Lkn Muuse Biixi cidkale wax uma ogola sidaas darteed ayuu ugasoo baxay Kulmiye🙏

  • @CadeMumasar
    @CadeMumasar 7 วันที่ผ่านมา

    Dabadhilfa xasan shekh waxa ka mid ah laba wajiile maxamud sheekh

  • @mohnur341
    @mohnur341 5 วันที่ผ่านมา

    Adigu muse makaxyare waa ka shiver u ooy

  • @munayusuf4949
    @munayusuf4949 7 วันที่ผ่านมา

    🤣🤣 kulmiye dhacay waxba ha u dagaalamin . Allah aziizka ahi kulmiye hanaga soo furto amiin

  • @Canabjaamac-s4f
    @Canabjaamac-s4f 7 วันที่ผ่านมา +1

    Kkkwadani dile oodhan ayaa nocaas ah oocida tagtaaba waa tuugtii kulmiye laso xaadhey kkkkwadani huwan fashiluuu kkkkk

  • @abdirahman-b9l
    @abdirahman-b9l 6 วันที่ผ่านมา

    Nabsibaa adeeg Ina xaashi shalay iyo Maanta 😂😂😂😂

  • @shuenhassan9489
    @shuenhassan9489 7 วันที่ผ่านมา +1

    Kkkkkkkk Kkkkkkkk Kkkkkkkk waxwalba wayduubanyahiin yaaab walee

  • @kayseduale1771
    @kayseduale1771 7 วันที่ผ่านมา

    Somaliland waxay ay u dhammaatay maalinta maxamuud xaashi madax ka noqda

  • @canbaro-p4r
    @canbaro-p4r 5 วันที่ผ่านมา

    Ninkaas waa nin in laga ducaysto mudan acuudubilah

  • @Faisa-f8c
    @Faisa-f8c 6 วันที่ผ่านมา

    They All same, I feel sorry for Somali/Land

  • @cismanabdi2416
    @cismanabdi2416 7 วันที่ผ่านมา

    Mohamoud Hashi Waa Tuug Umada Waxoodi Dhacay oo laba wajiile ah

  • @khadradahir-d2j
    @khadradahir-d2j 7 วันที่ผ่านมา

    Waa munaa fiqiintii khiyaameeyay qarankuu u dhaartay ayuu beenkasheegay

  • @hassanmohamoud-t7p
    @hassanmohamoud-t7p 7 วันที่ผ่านมา

    Kakakaaah aah maxaan qoslay

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 7 วันที่ผ่านมา

    Khaayin wadan ina xaashi oo liqay madhruuvyo Ayaa maantana doonaya marlabaad kkkkkl

  • @hassanmohamoud-t7p
    @hassanmohamoud-t7p 7 วันที่ผ่านมา

    Jookar kee dee sayax dhex cararoow waa tuug afarkaboodle ah oo waa new faqash beeneey waa run

  • @CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay
    @CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay 6 วันที่ผ่านมา

    Ma hanti dhawrba keligi badhay sideba lagu ogadey inu wax isdaba mariyey

  • @ApdirahmanJamac-n1e
    @ApdirahmanJamac-n1e 7 วันที่ผ่านมา

    Khadarhaybewaabeenaletuuga
    Saabtf to
    Saabtf

  • @HassannuurCilmi
    @HassannuurCilmi 7 วันที่ผ่านมา

    Danihisa garka ah ayaa badasha😂😂😂😂

  • @Canabjaamac-s4f
    @Canabjaamac-s4f 7 วันที่ผ่านมา +1

    Kk xaashi xunbo weyne tuug kolba dhan ucararaya fashiluu huwan lafaqe kkkkkk

  • @IfrahJama-d4n
    @IfrahJama-d4n 2 วันที่ผ่านมา

    Muuse lagu hungow

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 7 วันที่ผ่านมา

    ❤😂❤😢😢❤❤❤❤❤❤

  • @Axmedsaki-fl2ih
    @Axmedsaki-fl2ih 7 วันที่ผ่านมา

    Waa siyasiga aan is odhan karo waa ninka ugu firfircon waayo xildhibanada isaga oon ahayn xisbi qaran ayu hadana gacanta kuhaya guuuul

    • @KoosHassan-w9s
      @KoosHassan-w9s 7 วันที่ผ่านมา +1

      Taasi waa khaayinimo oo isagaa keensaday shaqsiyaad jeebkodu madhnaa oo uu ka bixiyay kharashkii

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed 7 วันที่ผ่านมา

    Huwan hay kala gurin Xirsi iyo Xaashi ba waa horgalo huwanta Somaliland haday Ururo Cusub dooranayso Horseed iyo Rajo ayey Dooran doonaan

  • @mohnur341
    @mohnur341 5 วันที่ผ่านมา

    Maxud xaashi iyo buurmadoobe ha ku meeraysane muse kaa gadmi maayee sheeko kale keen

  • @maxamedyuusuf6593
    @maxamedyuusuf6593 7 วันที่ผ่านมา

    Niyo iska aamus laba wajilayn lahyne de shalay iyo maanta isku mid maha ma waxd ku qasbi muse bixi tager wadigiba shalyaba tagerye

  • @KoozKiin
    @KoozKiin 7 วันที่ผ่านมา

    Sidii siilka marba lug raac

  • @munirkh
    @munirkh 6 วันที่ผ่านมา

    Jookar. Odeygu dib ha isu daawado 😂😂

  • @AGuled-z5h
    @AGuled-z5h 6 วันที่ผ่านมา

    Xaashi hala weydiiyo oo halagu maxkamadeeyo hawadii qaranka somaliland ee uu iibsadey?
    Biyihii xunbo weyne hantiduu uu ka lunsadey qaranka.
    Kaasi waa ictisaam kagu soo dhex darsayey somaliland

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 7 วันที่ผ่านมา

    Tuug tuug dhalay

  • @MaaslaxMaxamed31
    @MaaslaxMaxamed31 7 วันที่ผ่านมา

    Tuug aalle kuqabay

  • @siciid....cumar.....waraabe.
    @siciid....cumar.....waraabe. 7 วันที่ผ่านมา

    Jookarkasiyaasadu.been.iyo.khiyamo.iyo.musuq.hantidadad.koladhaco

  • @AbdisamedAli-d2v
    @AbdisamedAli-d2v 7 วันที่ผ่านมา

    Waar nio beenta iska joojiyo garoonka burco waxa uu xidhmay barigii ina riyaal wadanka haystay muuse maxa uu wadanka gashatya nio 500km buu ka soo baxay sanad godhood iyo intaas oo nin oo ciidan ah beenta joojiye sacad muusow

  • @KhadarMuxumed-h8y
    @KhadarMuxumed-h8y 6 วันที่ผ่านมา

    Beenale tuug qaranka dhacay basaas u ah huwanta