"Cidda dambe ee ciidanka soo hadal qaada Liinta ha cabaan ayaan leeyahay Madaxweynaha"Faadumo Siciid

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 204

  • @hindasaleban1720
    @hindasaleban1720 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +13

    Masha Allah Faadumo sicid waa geesiyad qaran wana run waxa ay ka hadlaysa illahay ha ku xiftiyo

  • @fouziaelmi2599
    @fouziaelmi2599 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    MASHA ALLAH Faduma geesiyad , runtay u sheegtay ❤

  • @NimaIbrahim-p8f
    @NimaIbrahim-p8f 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +11

    Nabada aynu haysano cidi ma hayso🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @MahdiMahdi-k4k
    @MahdiMahdi-k4k 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Maa,shaa, allaah

  • @Wanaagsane
    @Wanaagsane 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Ciiidanka cidna wax kama sheeegtee kuwii maamulaaayay ayaa jabiyay ooo wada wanjalay maydinkaa ciidan ka hadla dhawaacii ciidamada familyadooda dawaysteee ,, tuuug kabaa nabiga cunay,,,,, ilaaahow hadaaan kaaa dhagaysto

  • @AbdiazizAhmed-mq1xu
    @AbdiazizAhmed-mq1xu 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +11

    hadal faqash. hadaad ciidanka wax ka sheegtiit liinta so cab ku laha....ma Siyad bara so tababary???

    • @MariamElmi-b3f
      @MariamElmi-b3f 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      😂😂😂😂😂

    • @MariamElmi-b3f
      @MariamElmi-b3f 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Aleylehe waa hadal faqash 🤣🤣😂

    • @HiboNour-oe5xm
      @HiboNour-oe5xm 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Kuwa ciidanka hadalada xunxun ku yidhaada ayaa siyaad bare u xiisay oo bilaa damiir ah

    • @AbdiazizAhmed-mq1xu
      @AbdiazizAhmed-mq1xu 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      @@HiboNour-oe5xm Hogamiyaasha qaladkooda wa loo sheegaya oo ciidanka laguma daawanayo mamul xumadooda? Intaay las canood cidaan faqash ah ku so dayeen bay ciidanki qarankana ka sareen, markasay yidaheen hala dagalamina oo magalada debadeeda jooga. Calam beri horaa Hogamiyaasha ciidanka la bedelilaha haday waxa soo kale samaayn lahayeen.

    • @abdihayd2924
      @abdihayd2924 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      ❤ WAA CAQLIGA. HEEGO NAASDHEER ❤ MA HOOYADEEDBAALEH. CIIDANAKAYAGA. ANAALEH. OO AH SLND ❤. MAALMAA. HADHAYE. DULQAATA. WALAALAYAAL SLND. DHAMAANTIIN BA ❤ GUILD SLND. GUUL. ISBEDEL DOONKA

  • @abdirahmanyusuf4924
    @abdirahmanyusuf4924 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +9

    Ardayda kala taga farxadooda waxan aaad kuwadaaaan oo qabyaaalad iyo xumaaan ah

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Americaa and uk waanu joognaa

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +9

    Qabyaaladu kulula.fadumo madaxwayne muse suaale la waydiiyay?

  • @Faisa-dr4df
    @Faisa-dr4df 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Maashaa allaah
    Guuleeso faadumo
    ❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @ahmedanshur4705
    @ahmedanshur4705 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    Muuse madaxnimadiisii waa dhammaatay

  • @Wanaagsane
    @Wanaagsane 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Musuq maaasuqa ugu wayni s/land waxuu ka dhacaa ciiidanka qaranka miisaaniyada 50% ciidankay ku qorantahay nololna kuma nooola ….. ilmada yaxaaaska kuwa qubaa waaa kuwa isku xoq xoqa ciidanka iyo wadanka iyagoo wadankii madaxa mijaa urogay

  • @qurbaawis642
    @qurbaawis642 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +16

    Qabyaalada umada kala fadhiiso waxay kamid ahayd dadkii madaxwayne siiraanyo aadka u caayi jiray manta inaderkeed muse biixi ayay aad u taageertaa

  • @JaamacAdheere-xm6xu
    @JaamacAdheere-xm6xu 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Sowka muuse ba ku ololeynaya difaaca qaranka markaa mayaanay aheyn in mucaaridkuna ka hadlaan sidu difaaca ugu liito Muuse

  • @mubarig-e3g
    @mubarig-e3g 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    Waad arkaysaan dhalinta qalin-jainaysa inaan dan laga lahayn meel waliba hadal bay leedahay, sida ku garo inaan mustaqbalkaaga dan laga lahayn wiilow iyo gabadhey ee haku sirmin is tuur tuurka siyaasiyiinta, ee ka fikira sidii aad noloshan bilaa qorshaha ah uga gudbi-lahaydeen.

  • @AboudiM
    @AboudiM 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    😊Bye-bye kulmiye

  • @HayaanQaranTV7267
    @HayaanQaranTV7267 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Muse tan way uga dhamaty ethio uf

  • @MedaliGire
    @MedaliGire 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Jaqaaq xoog soconmeyso musse jarbu kalaladiyey

  • @cumarbarkhad1799
    @cumarbarkhad1799 12 นาทีที่ผ่านมา +1

    Fule maalinreeyaa bakhbakhbadanaa????

  • @yacinabdo4144
    @yacinabdo4144 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Maa xishoodan waa kalaaxin n'a waad Jabtey muuse waa u hilineysa mashe rucaayu wuu xinmaay

  • @ahmedmohamedduale8386
    @ahmedmohamedduale8386 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Mijobaasto iyo muuse biixaa jebiyey

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Habar waalan 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂liinta ma hooyada baaleh. Fadumo iska amuumua 😂😂😂😂😂😂

  • @HH-lo1kn
    @HH-lo1kn 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Heee Miyay sodabaasheen

  • @aasiya-t3y
    @aasiya-t3y 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ciidankai iyo taliyayashoodu goaan haka gaadhen cida aflagaysa ciidankai liintu waa sahalo cashar halogu meesha uu ka hadlayo

  • @cabdinaasirjamaac6010
    @cabdinaasirjamaac6010 13 นาทีที่ผ่านมา +1

    Waa run ciidanku waa lamataabtaan

  • @faclon.
    @faclon. 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    aduunyada waxa ugu weyn ee priority lasaaara waa ciidannnnnnnnnnnnnnnnnn

  • @rashidmire2648
    @rashidmire2648 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +13

    FAADUMO SICIIDEEY,CIIDANKA MUUSE CABDI DAMEER AYAA JEBIYEY ISAGA IYO GEENYO SHAAXIMAN ,NUUX BAASTA MACAANE .MAXKAMAD BAANA LASAARAYAA.SOMALILAND CADAWGEEDU WAA MUUSE CABDI DAMEER.

    • @rodaamina1545
      @rodaamina1545 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Afnoolina wuu hadlaa ayna wuu ciyaa, guul MBC.

    • @hiboidriss
      @hiboidriss 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Marka fadumo adiga cidi kama jirto cidanka lahasto ma ceebtena ha sheeg sheegimba cidan ba maqan wana lasheeg sheegi

  • @SaedDahir-v6d
    @SaedDahir-v6d 51 นาทีที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤ marwo faadumo siciiid

  • @HayaanQaranTV7267
    @HayaanQaranTV7267 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Bakhabakh walhy waad so jabtay ee yaa go ku sarikaro

  • @abdihayd2924
    @abdihayd2924 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤❤❤HEEGO NAASDHEER HOOGTO HUUNO HEEGO NAASDHEER ❤ WAQTIYAR BAA KUUHADHEY. HUUNO HEEGO NAASDHEER

  • @abdulraven4970
    @abdulraven4970 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa maleeshiyo beeleed waana sababta aysan u daafici kareyn wadanka ciidan qaran oo xoog leh waa in ground zero laga soo bilaabaa

  • @ismailomer1748
    @ismailomer1748 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Haa eddo soo dawladdu Mey sheegi waayin ciddii ciidanka basaastey

  • @ismailibrahim2376
    @ismailibrahim2376 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Calankaan 🇸🇴 Bulooga ah wax dhaanto lawaa habo

  • @zahrasaed791
    @zahrasaed791 43 นาทีที่ผ่านมา

    100% wey kusaxsan tahay cida ciidanka iyo Qaranka aflagaadeya ee hoos udhiga waa ciyaar xataa haduu yahay wallaalkeyga hooyadey iladhashey waa ciyaar. 💚🤍❤️🫡🎉🎉🎉🎉🎉👆✊💪💪💪💪💪

  • @BushraMaxamud-yi9fq
    @BushraMaxamud-yi9fq 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Afkaaga cannot lagu qabay

  • @cumarbarkhad1799
    @cumarbarkhad1799 9 นาทีที่ผ่านมา +1

    Hooyo waa sidaa

  • @mowliidabdi6030
    @mowliidabdi6030 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Muuse shaanni wllhy wey kadhamaatay amaqayli Ama holac soo daa 😂😂😂😂😂

  • @cumarbarkhad1799
    @cumarbarkhad1799 10 นาทีที่ผ่านมา +1

    Dhulbahantoow aamusiwydaye way inootahy waa inoo cashadhw adeer

  • @AbdiraxmanAbdilahi
    @AbdiraxmanAbdilahi 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Ciidanku wuu jabay illahay iyo ummada Somaliyeed waa ogyihiin cida jabisayn waa Aderka Muuse biix iyo Nuux basto macane dadka waxa halaso hor istagiin caqliga dadka hacayiin muuse biix maanta cidna liin masinkaro malmihisu wau tirsanyihiin 50 habeen ayaa u hadhay

    • @said1498ify
      @said1498ify 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Ciro iyo xisbiga wadani ayaa jabiyay. Waxa uu sameeyay buu.ku eedaynayaa Cidkale wadani madaxa ayuu ciidankii kaga istaagay oo intuu laayay.

    • @duuliyexaruuri3316
      @duuliyexaruuri3316 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Maxaa lagu raran waayay kuwii jabiyay ha ku kuudaan

    • @zakariya-i4x
      @zakariya-i4x ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      hawant gudaha uu adeerka ciro hogaamiyo aya jibiyay oo lacag siiyay waa kuwii isgaadh siinta laga jaray ee lagu yidhi soo guura anaga og oo cadayntiina hayna waxa ka danbeeyay ciro xirsi iyo ina xaashi

    • @khadrafarah5488
      @khadrafarah5488 39 นาทีที่ผ่านมา

      UU.sheeg.Muuse kkkkkkk😂😂😂😂😂😂😂😂 nayaa dhakh dhakh da jooji😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @SilentEmpires
    @SilentEmpires 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maraykanka hogamiyaasha ciidanka walala xisaabtama oo barlamaanka la hoor keena. Maxay taani ka hadlaysa?

  • @salmasacad1976
    @salmasacad1976 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waaaa iskale

  • @Ahmed_Rainfall.10
    @Ahmed_Rainfall.10 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Falaadhi gilgilasho kaagama go'do, Runta inaad kudhimato ayaa kafiican inaad been kunoolaato🙏

  • @BashiirCabdilaahi-z7n
    @BashiirCabdilaahi-z7n 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    War yaa fahmay ciday ujeedo waxaa loo qarinaya maxamed abiib iyo xisbiga wani

  • @SaedDahir-v6d
    @SaedDahir-v6d 50 นาทีที่ผ่านมา

    Ninka wax kasheega isaga dhafoorka haku dhuftaaan

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Waa yaab oo SIDAANU isku jabinay? Bal ha inoo sharaxdo waa yaabe .

    • @ASMA-j
      @ASMA-j 16 นาทีที่ผ่านมา

      Kama hadalyaan xita siday wax u dhaceen muuse illaahy dadka ha dhaafiyo

  • @mohamudahmed2362
    @mohamudahmed2362 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    naag marqantay warkeed dheh

  • @hooyoosman8308
    @hooyoosman8308 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Liinta ha la caabsiiyo Ilaahay baa la jira ciida keena inagaa is jebinay cadowga gudaha

  • @1962yusuf
    @1962yusuf 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Toloow miyaanay nin-lahayn ay cuntada u kariso?

    • @MariamElmi-b3f
      @MariamElmi-b3f 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      🤣🤣🤣😂

  • @faisasamatar7114
    @faisasamatar7114 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Inta halakan comantiga bixisay waa huwan iyo cadogii gudaha,wax aa qadikartaan baa iskayar kuciil baxa qoraalka,faqash fooqala faqash🤬🤬

  • @sultanahmed5021
    @sultanahmed5021 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    MARYIHII BAY XOORTEY

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +9

    Down Muuse biixi iyo QUDHMIYE Viva Somaaliland Viva Wadani free Ciidamada Somaaliland ee laascaanood ku xidhan.

    • @rodaamina1545
      @rodaamina1545 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Af noolina wuu hadlaa ayna wuu ciyaa, guul MBC.

  • @AbiibDaahir-c8z
    @AbiibDaahir-c8z 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Ma nafbaad galin wayjabeen ciidankii muuse aftag

  • @saamisomalilovepartnerexpe1857
    @saamisomalilovepartnerexpe1857 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    In la, isla xisaabtamo reer kulmiye ma ogola!!!!

  • @fatimayassin2049
    @fatimayassin2049 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Inaka inaka benta gojya cidanke no su celyaa😢😢😢😢

  • @minaminje7960
    @minaminje7960 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼❤❤❤

  • @AbdiazizAhmed-mq1xu
    @AbdiazizAhmed-mq1xu 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    America markay tagtay wax la yidaa Freedom OF speech may so maqal miyaa?

  • @qaafmaxamed5372
    @qaafmaxamed5372 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    400ta boqol ee xidhan yaan la soo hadal qaadin miyaa leeday 😂😂😂
    Askariga maanta hadaan xaqiisa loo soo dhicin maxbuuzka beri buu noqonayaa naacdaay😂

  • @ahmedindhacade9233
    @ahmedindhacade9233 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +9

    Ciidanka waa la soo hadal qadaya oo weliba laga xisaabtamayaa

  • @abdiqadirnuh9912
    @abdiqadirnuh9912 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Guul Somaliland

  • @AnwarNoor123
    @AnwarNoor123 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    She is emotionally damaged, iam from London no one is above criticism, not even the king of England.

  • @farahyuusuf3209
    @farahyuusuf3209 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Geesiyad faadumo

  • @AbdiqaniArtan
    @AbdiqaniArtan 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Yartani ma ubaxii Afweyne soo korsaday baa waa maxay liinta iyo buufinta ay sheegeysaa.eedo ciidanka waa la soo hadal qaadayaa waa la xisaabtamayaa adeerkaa Muuse Biixi maxkad ayaa sugeysa

  • @Hciid
    @Hciid 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Calanka xabashida ayaan idinku ogahay waad in aad muujisaan walaalnimada xabashida been hadii umadi isu sheegto xabashida hargaysa joogta ee dagtay ugu imoow

  • @abdirizakabdallah2672
    @abdirizakabdallah2672 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Eydoor caqli marqaan,
    Xalfad walba oo arday qabsadaan Faysal Cabdi Butaano ayey kadahadlaan

    • @Saajac2024
      @Saajac2024 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      waa meshaa suuntaa qaabyaalaa laagu siiyoo ardeeydaa.

    • @HaboonDucale-k2d
      @HaboonDucale-k2d 30 นาทีที่ผ่านมา

      Fasal waad isku ilaaliysaa fuleyow Darood wuu eedi kuwiinu waa lama ooyaan jeelasha Madheera ka buuxa cidi dan kama laha waa looma ooyaan gudumiye Firdhiye ayaa yidhi waan isku ilalinanaa maxaa biista SL.

  • @Wanaagsane
    @Wanaagsane 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Ciiidanka car waakaaase sheeeg Hal wax qabad ooo uuu muuuse ciidanka u qabtay , car sheeeg daryeeel iyo mushahar amani ahayn kuwa 400 ee xidhan mushaharkii ka goostay adeeerka la xisaabtan waaaanu ognahay inaaaad magaca ciiidanka boqol mashruuc ka dhax furateen ama oog ama qayli. Waaa laga xisaabtami dooona

  • @aminamohammedibrahim9396
    @aminamohammedibrahim9396 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dee waa cirro isha alla

  • @khadragelle7801
    @khadragelle7801 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Doqoneey dabkaa be maraykan waxaad u tagtay ilhaan cumar si aad u xaasido way guulaysatay aqoonsi orodoo kasoo saar jeelka laascaano ayey ku bakhtiyayaane u tag oo booqo

  • @mudiali719
    @mudiali719 41 นาทีที่ผ่านมา

    Graduation iyo siyaasad isku wadaa fadimo ciil talo la aan heesa

  • @axmedayro9926
    @axmedayro9926 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kuwii hessta cayda qaaday xidigaha Hala xidho hadii kale suuqa lagu dhex garacsya

  • @qadanmohamed3659
    @qadanmohamed3659 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maya❤❤❤❤❤

  • @abdirahmandahirabtidon7702
    @abdirahmandahirabtidon7702 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Islaantani ilaa waqtigii UDUB sidan uun bay u qiiraysnaan jirtay.....

  • @MaryamaSaleebaan
    @MaryamaSaleebaan 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Mmtv iyo xisbiga wadani Ayaaa shaaha ku caba ciidanka qaranka lakiin waxaan layaabanahay haduu wadani dalka qabsado halkuu ciidan udoonanaayo ileen ciidanka habeen iyo maalinba cayda ciidanka qaranka ayay midhiyaha la taaganyihoin

  • @Saajac2024
    @Saajac2024 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ardeeduu haadaa ayee waada taahribii doonaan somalilandeey guurmaad ayaan raabnaa.

  • @wheremagicat
    @wheremagicat 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    😆😆😆 been waa soo dhamataay edo… Muuse aya kaa dheex hadlayaa baas khaldaan ayaad kortaay trainkaa isbadlkaa yaan uu kuu dhafiin…Muuse waa tagaya bye bye

    • @SharmarkeOmar-bq9dd
      @SharmarkeOmar-bq9dd 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Waar gabadha been ha ka sheegin, hadalkeeda u fiirso waxay ku hadleyso, adigo kaa-shanaya caqliga, mawduucay ka hadleyso wuxuu ku saabsan yahay ciidanka qaranka

  • @ahmedmohamedduale8386
    @ahmedmohamedduale8386 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Agoonta allaah hakaa qaado ma dalkaaga amxaaro sii baa lagu hormaraa

  • @Carab-y1f
    @Carab-y1f 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +11

    waan
    MA RABNO MA DOONAYNO MUUSE BIIXI, MA SANKA AYAAD NAGA GALINAYSAA,
    CIIDANKA QARANKA WAAN JECELNAHAY, WAN KU SEEXANAA, WAN GARAB TAAGANAH,
    LKN LIQ OO QIRO XAQIIQDA, CIIDANKU WAY JABEEN OO WAXA JABISAY TALO XUMADA INA BIIXI , MUUSE BIIXI IYO INTA LA TALISA EE AAD ADIGU KAMID TAHAY, INDR DALKA WAA LAWADA LEEYAHAY NINA KAMA XIGTID, MAXAD SANKA NOOGA GALINAYSAA NIN UMADA KALA QAYBIYAY, WAQTIGISII WAA DHAMADAY, XUMAAN MAAHA WAA XAQIIQ,

    • @axmedyusuf8192
      @axmedyusuf8192 33 นาทีที่ผ่านมา

      Muuse annagaa jecele miyaad ku dhuusi madaxtooyaduna aqalkiisay ku hortaallaa cid aannaan oggolayna soo gelimayso xaaryohow xaarkudhalay

  • @abdiqadirnuh9912
    @abdiqadirnuh9912 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    That's true

  • @barkhadmahamud7869
    @barkhadmahamud7869 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Walashay gacalisoy dunidaba haweenba ka tahay

  • @zahrasaed791
    @zahrasaed791 42 นาทีที่ผ่านมา

    Mey mey mey❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🫡💚🤍❤️🫡

  • @calibare1641
    @calibare1641 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waasojabeene runtasheeg ayacayawaalanewy

  • @engineerahmedmacalinabdiha4519
    @engineerahmedmacalinabdiha4519 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Horta cadawga maa la samaytaa mise isagaa iska samaysma takale qofkasta markuu jiidhkiisa badhna cadaawaysto badhna jeclaado

  • @yacinabdo4144
    @yacinabdo4144 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maxad siisa ciidanka niloo

  • @mudiali719
    @mudiali719 34 นาทีที่ผ่านมา

    Kooxda xidigaga ka biloow liinta eedo

  • @HamseMohamed-o3c
    @HamseMohamed-o3c 28 นาทีที่ผ่านมา

    Fucking yuhuuda iiidoor marka kale soo dhawaada holoca ssc kahtumo from jigjiga ogadenia

  • @ahmedaydiddiriye2089
    @ahmedaydiddiriye2089 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ciidanka cidii jebisay uunbaa la soo qaday ee ma ciidanba laga hadlay

  • @KhadraAhmed-u7i
    @KhadraAhmed-u7i 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa runta marwo ❤

  • @yacinabdo4144
    @yacinabdo4144 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wey Jabtey jabana jaban

  • @FadxiyaYuusuf-m3t
    @FadxiyaYuusuf-m3t 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Nabad galyada ilaahay banasiiyay

  • @AbdiqaniArtan
    @AbdiqaniArtan 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Eeddo ciidanka yaa caayey ma waxaad leedahay wixii dhacay yaan laga hadlin.eeddo waanu ku fahaney waxba ha is xiijin Muuse Aftaag 3kun oo hooyo iyo 3kun oo Aabe ayuu goblan ka dhigay waana lala xisaabtamayaa.Eeddo qabyaaladii oo soconaysa ayaa tahay

    • @MariamElmi-b3f
      @MariamElmi-b3f 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Exactly waa yaan la hadlin yaa dhaliilay ciidanka subxaanallaah Ilaahay muse si dhibyar hayno dhaafiyo

  • @salmasacad1976
    @salmasacad1976 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Yaa ka dhex hadilayaa naagtan

    • @abdihayd2924
      @abdihayd2924 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      ❤❤. WAA. HEEGO. NAASDHEER HOOGTO QUDHMIYE

    • @SharmarkeOmar-bq9dd
      @SharmarkeOmar-bq9dd 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Wllshey Salma u fiirso hadalkeeda u fiirso waxay ku hadleyso, adigo kaa-shanaya caqliga, mawduucay ka hadleyso wuxuu ku saabsan yahay ciidanka qaranka.

    • @SharmarkeOmar-bq9dd
      @SharmarkeOmar-bq9dd 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Waarniyow xisho, waan ku naqanayey, gabadha ka xisho

  • @umurowda6887
    @umurowda6887 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    faadumo ciidanku waxba may samayn ee muusaa sameeyay wax u baahan in lala xisaabtamo

  • @MohamedOsman-z2p
    @MohamedOsman-z2p 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ciidan dowladeed ayaa muse loo dhiibay ciidan reereed ayuu ka soo saaray

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Waar inanta hadlaysa bal waydiiya sababata looga hadli waayey maxaabiista ku xidhan laascaanood?

  • @walaalahadaarudacwa8120
    @walaalahadaarudacwa8120 21 นาทีที่ผ่านมา

    Muuse biixi u Sheeg isagaa jabiyee qabyaalada iska daa caruurta aad lahadlaysid waa isbadal doon marabaan adeerka uf uf

  • @MaxamuudShuukow
    @MaxamuudShuukow 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ciidanka inuu jabay mabeenbaa Habar wareersan

  • @AbshirAhmed-e5w
    @AbshirAhmed-e5w 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤❤❤

  • @MohamedIsmail-gc5eq
    @MohamedIsmail-gc5eq 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Orod soo aragde waxii dhacay caruurta qalinjabbisay kadaa luuuqada. Khaldan

  • @MariamElmi-b3f
    @MariamElmi-b3f 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Naaya doqonyey cidi ma dhaliilayso ciidanka qaranka kuwa se jabiyey aya la haysta saqajaamad yey wuxu maxay ahayd siday u fekeraysa taaga wax bay isbidaysaba 😮😳

  • @dualehissak1536
    @dualehissak1536 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    👏🏿👏🏿👏🏿

  • @hyusuf2207
    @hyusuf2207 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ardayda ka daaya qaylada lacagtooday wax ku barteene