Maxay itoobiya uga Baqday Jabuuti & Eritrea islamarkaan Soomaaliya ugu Dhacday | Prof Abdiwahab p1

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 219

  • @YonisCali-k9g
    @YonisCali-k9g หลายเดือนก่อน +12

    Hormar wacan ku rajeyneyna wll Hashi

  • @nimoislawo2143
    @nimoislawo2143 หลายเดือนก่อน +20

    Umada somaliyeed guul cadowgeena cagta kahoos awoowe yasheen dadkeena iyo dalkeena waa noso dhifacen manta waa malin teena wana dhifaceeyna dadkeena iyo dalkeena 🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment หลายเดือนก่อน +1

      Shicibow Wixii Ethiopia 🇪🇹 🗑️ & Kenya 🇰🇪 garab siiya ama dabadhilif u noqda ama Ethiopiannimada aaminsan waa in lagowracaa maaha Somali waa qudhmuun Oromo ama Amxaarta uraysa ama Cafarta qidhmuunka wayn ayay yihiin waa sirdoon qarsoon aan dhiig Somaliya lahayn walahi waa in ladilaa InshaAllah 🤲🏼🤲🏼 Guul 5ta Somaliyeed ilaahow cadowgeena dhulka afka u’gali yarab🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @IbrahinCabsiiye
    @IbrahinCabsiiye หลายเดือนก่อน +7

    Cabdi wahaab waa geesi soomaaliyeed

    • @yasinmohamed8311
      @yasinmohamed8311 หลายเดือนก่อน

      @IbrahinCabsiiye waa miskiin munaafaq farax macalin la dhehaa iyo kii ciyaalka kufsan jirey ee cabdi xirsi isaga dhigeen dad somalinimo Raba ooaay. Maskaxda ka qabsadeen waxaa kore loo yiri ( GARBA DIIRi NIN DABUUBAN MA WEEYDO ) markaa ninkaas waa nin garbage diiri jeshay

  • @abdiwahidhassan2292
    @abdiwahidhassan2292 หลายเดือนก่อน +3

    Waaa wareysi aaad uqiimada badan barafsoor abdiwahab wax badan ayuu noo iftiimiyay warye xaaashi wareysiga abdiwahab noso badi

  • @BatulaAbdisalam-o4r
    @BatulaAbdisalam-o4r หลายเดือนก่อน +3

    Masha alaah ilaahey hakuziyaadiyo dedaalka iyo hormka umada uhaysaan amin.

  • @mohamedibrahim7653
    @mohamedibrahim7653 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid abdiwahaab ogow in somalidu tahay dad dhego leh dad indho leh waa arkaan waxa Ethiopia samaynayso uma baahna in shicibka ay u sheegto cadawtinimada naga dhaxayso Ethiopia iyo sida ay rabto inay dhulkeena iyo badeena ku qaadato siyasadii dibadana dawlada somaliya waa ku guulaysta insha Allah Ethiopia waan ka guulaysanaynaa iyo imaraatka

  • @aliidrissyacin5629
    @aliidrissyacin5629 หลายเดือนก่อน +1

    Insha Allah Guul iyo midnimo umada somalied

  • @chalichali9452
    @chalichali9452 หลายเดือนก่อน

    Congratulations federal government of somalia Masha Allah very much keep it up good work 🥳🥰❤️💪💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @midnimo.jaceyl23
    @midnimo.jaceyl23 หลายเดือนก่อน +2

    Waa Allah mahadiis kaa badbaadiyay shirqool kii roble baahane iyo uhuru alkalius

  • @chalichali9452
    @chalichali9452 หลายเดือนก่อน

    Congratulations Mr president Hassan sheik Mahmud Masha Allah very much keep it up good work 💯🥰❤️💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @gaanimaxamed4889
    @gaanimaxamed4889 หลายเดือนก่อน +1

    Mashaaa Allhaa Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤

  • @chalichali9452
    @chalichali9452 หลายเดือนก่อน

    Congratulations Mr prime minister Masha Allah very much keep it up good work 💯🥰❤️❤️💪💪

  • @calibare1641
    @calibare1641 หลายเดือนก่อน +1

    Somaaliya hadaaney helin hogaamiye wadaniya islaamkana kufiican liidarshiida anahayndhaqaaladoona qabyaaladankafog iyo eexda hadiilahelo itoobiya maqabsan karto weligeed balwaxankaxorey doonaa somaali galbeed ilaahow nasii aamiin

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 หลายเดือนก่อน +1

    MASHAALLAH

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 หลายเดือนก่อน +2

    Mansha Allah
    Prf cabdiwahab
    Waa runtii

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment หลายเดือนก่อน

      Shicibow Wixii Ethiopia 🇪🇹 🗑️ & Kenya 🇰🇪 garab siiya ama dabadhilif u noqda ama Ethiopiannimada aaminsan waa in lagowracaa maaha Somali waa qudhmuun Oromo ama Amxaarta uraysa ama Cafarta qidhmuunka wayn ayay yihiin waa sirdoon qarsoon aan dhiig Somaliya lahayn walahi waa in ladilaa InshaAllah 🤲🏼🤲🏼 Guul 5ta Somaliyeed ilaahow cadowgeena dhulka afka u’gali yarab🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

    • @nasriina12345
      @nasriina12345 หลายเดือนก่อน +1

      ​​@@IbiEntertainment Ethiopia 🇪🇹 wa la dagalama waa beenta xassan muxuu joojin waayey diyaarada Ethiopia airweys jaadka ka safaarada iyo safiirka maxaa u eryi waayey isga daba dhilf Ethiopia 🇪🇹 ah kenya🇰🇪 bada markii hore isga u saxiixay hadana doroogada ka dejiya muqdisha 😂😂😂

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 หลายเดือนก่อน +1

    ALLAHOU AKBAR

  • @alijama6723
    @alijama6723 หลายเดือนก่อน +1

    Waa qisadii alamtara

  • @mandeqlivetv3790
    @mandeqlivetv3790 หลายเดือนก่อน +1

    KANI WAA XAQIIR IN LADAAWADO MA ISTAAHILO

  • @mohammedbarre6100
    @mohammedbarre6100 หลายเดือนก่อน +1

    Shaqo wacan sxb

  • @AbdicasiisXuseen-ec4vk
    @AbdicasiisXuseen-ec4vk หลายเดือนก่อน

    Maansha allaah mudane ❤❤❤

  • @mahadmahamoud5261
    @mahadmahamoud5261 หลายเดือนก่อน +1

    Itoobiya jaajuusiin u adeegta ayay ku dhexbeertay dhulka Soomaaliyeed oo dhan.
    Qaarkood waaba madax.
    Waa in maxkamad la soo taago Jaajusiinta Itoobiya ee dhulka hooyo ku jira.
    Waa in maxkamdaha caalamiga iyo kuwa Dalka la soo taago.
    Soomaaliya ha noolaato.

  • @gaanimaxamed4889
    @gaanimaxamed4889 หลายเดือนก่อน +2

    Waa runtii

  • @fayselhusen2216
    @fayselhusen2216 หลายเดือนก่อน +1

    Waa sharci

  • @hisjama9312
    @hisjama9312 หลายเดือนก่อน +1

    Vivia Somaliland for ever 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 หลายเดือนก่อน +1

    WARIYEY YAR BAA TAHAY HADANA MASHAALLAH WAX GARAAD KAAGU WAA DHEER YAHAY. ARAKTIDAADUNA WAA AY FOOGTAY IYO INDHEER KA ARAAG IYO DHIINAC WALIBA ALLAH KU SIIYEY ALLAHOU AKBAR MASHAALLAH.AWAY RAGII WAXGARADLA AHAA EE MASUULIYINTEEN XUKUNKA HAYA AY SEEN LAHEEN.LAKIIN MAANTA WAXAA DHACDAY INEY CIINAAG MEESHI SOO FASHEY.WAAN SAMEYN KARA SIDAAN DOONO.DHAFOOR TAABASHO DHEXDOODA.IYO KU KALABANID ITOBIYA LACAG ANIGA ISII IYO LACAAGTA ANIGA ISII KAKALEE HA SIIN.ITOBIYA MASUULIYINTZ SOMALIYEED AYAA TUSIYEY MAALMUL LA'AANTA KA JIRTA IYO ITOBIYA OO ARAGTAY INEY SOMALIYA USKU XUUN YIHIIN.MARKA DEE WAY KA FAA'IDEYSAAN HALKAADI.

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 หลายเดือนก่อน +1

    Ayagaa Lee's ku diriy
    Madaxweyne maxamed cabdulahi Farmajo Allah noo soo ❤

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment หลายเดือนก่อน

      Shicibow Wixii Ethiopia 🇪🇹 🗑️ & Kenya 🇰🇪 garab siiya ama dabadhilif u noqda ama Ethiopiannimada ama Kenyaannimada aaminsan waa in lagowracaa maaha Somali waa qudhmuun Oromo ama Amxaarta uraysa ama Cafarta qudhmuunka wayn ayay yihiin waa sirdoon qarsoon aan dhiig Somaliya lahayn walahi waa in la’dilaa InshaAllah 🤲🏼🤲🏼 Guul 5ta Somaliyeed ilaahow cadowgeena dhulka afka u’gali oo isku kaaya keen yarab🤲🏼Ilaahow Xerada Xalane duufaac ku kici oo dab ku holci ilaahow ururada ay garabka siiyaan ayna maalgaliyaan sida Alshabaab Ilaahow iskuhalaaji oo quwadooda dambas kadhig yarab 🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @Cadnan114
    @Cadnan114 หลายเดือนก่อน +1

    Waxaan sugnaaba waa professor abdiwahaab ood noo soo celisid

  • @gaanimaxamed4889
    @gaanimaxamed4889 หลายเดือนก่อน +1

    Wcs❤❤❤❤

  • @findheofficial621
    @findheofficial621 หลายเดือนก่อน +2

    Waa janal wax badan inoo soo gudbiya waxaase iimuuqata in aanuu innaga helin taageerid muuqata

    • @abdulkaderyousefaden7161
      @abdulkaderyousefaden7161 หลายเดือนก่อน

      Janal faqash weeyi tiradii faqashtana wuu hystaaa

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment หลายเดือนก่อน

      Shicibow Wixii Ethiopia 🇪🇹 🗑️ & Kenya 🇰🇪 garab siiya ama dabadhilif u noqda ama Ethiopiannimada ama Kenyaannimada aaminsan waa in lagowracaa maaha Somali waa qudhmuun Oromo ama Amxaarta uraysa ama Cafarta qudhmuunka wayn ayay yihiin waa sirdoon qarsoon aan dhiig Somaliya lahayn walahi waa in la’dilaa InshaAllah 🤲🏼🤲🏼 Guul 5ta Somaliyeed ilaahow cadowgeena dhulka afka u’gali oo isku kaaya keen yarab🤲🏼Ilaahow Xerada Xalane duufaac ku kici oo dab ku holci ilaahow ururada ay garabka siiyaan ayna maalgaliyaan sida Alshabaab Ilaahow iskuhalaaji oo quwadooda dambas kadhig yarab 🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @AbdiYarew
    @AbdiYarew หลายเดือนก่อน +1

    M.a barnaamij fiican # gudoomiye aan kula kaftamee garkiina waad xiirtey shaariboolayaasha baad ku biirtey.

  • @IbiEntertainment
    @IbiEntertainment หลายเดือนก่อน

    Shicibow Wixii Ethiopia 🇪🇹 🗑️ & Kenya 🇰🇪 garab siiya ama dabadhilif u noqda ama Ethiopiannimada ama Kenyaannimada aaminsan waa in lagowracaa maaha Somali waa qudhmuun Oromo ama Amxaarta uraysa ama Cafarta qudhmuunka wayn ayay yihiin waa sirdoon qarsoon aan dhiig Somaliya lahayn walahi waa in la’dilaa InshaAllah 🤲🏼🤲🏼 Guul 5ta Somaliyeed ilaahow cadowgeena dhulka afka u’gali oo isku kaaya keen yarab🤲🏼Ilaahow Xerada Xalane duufaac ku kici oo dab ku holci ilaahow ururada ay garabka siiyaan ayna maalgaliyaan sida Alshabaab Ilaahow iskuhalaaji oo quwadooda dambas kadhig yarab 🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 หลายเดือนก่อน +1

    MAXAA ISKY WADA DIREY SOMALI. MIYEENA ARKEEN WAXAAN ADUUNKA KA DHACAYA.IYO ITOBIYA INAGUU SOO ORDAYSA. MW WAA U UKASAYA OO WAXNA MALAHA WAA U CUUNAY SOMALINIMO NA MA U DOONAYO.

  • @MaxamedfaraxTalan
    @MaxamedfaraxTalan หลายเดือนก่อน +1

    Profe C wahab labo waraysi kala bishaan laga qaday wuxu kuso ceeliyay ..Saaylac Waxay u rabto Ethiopia 🇪🇹 wa in sawaariq ku wereerto Xaraamaynka ... SHeekada halku ka keenay Profe?

  • @keysesharmarke3797
    @keysesharmarke3797 หลายเดือนก่อน +1

    WAXBA KAMA BEDELI KARTAAN NACEYBKA QALBIYADIINA UUN BAA MASDOOBAYNAYAA REER SOMALILAND WAA IDIN YAQAANIIN

    • @abdifatahhusseinali7486
      @abdifatahhusseinali7486 หลายเดือนก่อน

      Maskiiin caqliga qabyaaladi kabuuxisay ayaa tahay yaaa idiinka futo xun hadeey xabashidu qaatado Hargeisa iyo Burco xageee u qaxeeysaan hadda waa in la idiin difaacaa hadii kale Falastiinta Somalia ayaa noqondontaa

  • @GuletHaybe-e6j
    @GuletHaybe-e6j หลายเดือนก่อน +1

    Somaliland iyo somalia waa labo dawladood eekalasaar iskubiiray hadana kala go ay insha AllAH somaliland will be recognized country faragalinta somalia way dhamaan waxaad ka xuntihiin somaliland

  • @cabdiwahaabyusuf6234
    @cabdiwahaabyusuf6234 หลายเดือนก่อน

    Salanta islamka kubilaw❤❤❤

  • @jamanour2880
    @jamanour2880 หลายเดือนก่อน +1

    Kkk w
    axaa yaaba itobiyo maqadan kartaa dhul somaliyed war hooy somaliyey han iska celino cadowga

  • @yasinmohamed8311
    @yasinmohamed8311 หลายเดือนก่อน +1

    Heshisiiskan aad. Sheegay wax. Somali la dheho oo saxeexday ma jirto ee mmaxaad u sheegi waaydey inaan heshiiskaa xuduudaha Africa aanay jirin somali saxiixday

  • @ChiefAbdullahiMohamedChief
    @ChiefAbdullahiMohamedChief หลายเดือนก่อน +1

    Dr xaashi ale ha ku ilaaliyo aduun iyo akhiraba ee ogsoonow dadkan siyaasinta inoo ah inayan inaga inoo dalka u adeegayan ee ay u adeegayan kuwuu ina buburiyay

  • @mostafaqoob2217
    @mostafaqoob2217 หลายเดือนก่อน +1

    MAHADSANID FROM HARGEISA GUL IYO GOBONIMO

  • @issaal-hashemi4581
    @issaal-hashemi4581 หลายเดือนก่อน +1

    Did ge understands 1960 charter or conditions for recognizing a country. Somaliland claim for recognition is supported by this 1960 charter as it was independent and had a defined border.

  • @qoordheerenaashka6058
    @qoordheerenaashka6058 หลายเดือนก่อน +1

    barafasarka nin cilmigisa masha alah nin uwax utaray asaga iyo dadka somali laakiin dayuus kaan dalka looso adegsaday basaska ah badaw ciilqabe ahwaye dalka xasan ayuu uyaqan

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 หลายเดือนก่อน +1

    MD Hassan Sheikh Ayaa ku kelifay iney sharci Daro Noqdaan Maamul Goboleedyada isagaa Diiday iney Doorashooyin Qabsadaan xiligii lagaaray Doorashooyinkooda Sanad Sanad ugu daro markii ay doorasha Qabsaneenaa yiraahdan buu ka hor istaagay yaab taas baa ah

  • @smohamedabdi1927
    @smohamedabdi1927 หลายเดือนก่อน +1

    Xuduudaha 1960 waxaa kamid ah xuduudkii somalia markay qaadatay 1 luulyo 1960 waxayna xuduud la leedahay eithopia kenya iyo yemen jibuti oo kusoo biirtay 1977 oo iyaduna yeelatay xuduud caalami ah

  • @mahamedmahudinabdulle4032
    @mahamedmahudinabdulle4032 หลายเดือนก่อน +1

    Dowladda somalia waa in ay ka dhaadhicisaa in arintaan qatar ku tahay Ammaanka Saudiarabien, xaramka, dowladaha khaliijka si ay Emaraadka looga qabto ninman kaan Emaratka toos u daageerooyo, Saudiga woow ka qaban karaa hadii la tuso in qatar mustaqbal ka dalkiisa ku soo socoto tahay dabcan soomalia laga imaado.

  • @MOHAMEDMOHAMED-lp7hm
    @MOHAMEDMOHAMED-lp7hm หลายเดือนก่อน +1

    Asc dhamaan bahda Hurfadhi. Salaam kadib waxa oo ka dhawaajiyay Barfisoorka sadax Steder ee waan karanay mid kamid ah. Lkn waa kuma labada Steder kale. Waa iga su'aal

  • @Hamidmustafe
    @Hamidmustafe หลายเดือนก่อน +1

    umada soomaaliyeed dadkoogii aqoonta lahaa wey aaseen

  • @fatumomohamed5871
    @fatumomohamed5871 หลายเดือนก่อน

    good to see you ❤you’re face

  • @abdialibarkhad9668
    @abdialibarkhad9668 หลายเดือนก่อน

    The historical relationship between Somaliland and Somalia is indeed complex, and many in Somalia people -particularly scholars, politicians, Egyptian writers, and journalist mercenaries tend to misrepresent or misunderstand the critical facts like you,

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment หลายเดือนก่อน

      Shicibow Wixii Ethiopia 🇪🇹 🗑️ & Kenya 🇰🇪 garab siiya ama dabadhilif u noqda ama Ethiopiannimada ama Kenyaannimada aaminsan waa in lagowracaa maaha Somali waa qudhmuun Oromo ama Amxaarta uraysa ama Cafarta qudhmuunka wayn ayay yihiin waa sirdoon qarsoon aan dhiig Somaliya lahayn walahi waa in la’dilaa InshaAllah 🤲🏼🤲🏼 Guul 5ta Somaliyeed ilaahow cadowgeena dhulka afka u’gali oo isku kaaya keen yarab🤲🏼Ilaahow Xerada Xalane duufaac ku kici oo dab ku holci ilaahow ururada ay garabka siiyaan ayna maalgaliyaan sida Alshabaab Ilaahow iskuhalaaji oo quwadooda dambas kadhig yarab 🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @NimcoNuura-cx5pw
    @NimcoNuura-cx5pw หลายเดือนก่อน +1

    The failed state of Somalia “ha ciyaane cadogu ha iska ciyaane” Dowlada Somaliland guul👏👏👏

  • @sarahabdi1174
    @sarahabdi1174 หลายเดือนก่อน +1

    Waa waraaboow intee kuu nugul

  • @fayselhusen2216
    @fayselhusen2216 หลายเดือนก่อน +1

    Dagalka gala

  • @abdulqadirkhadar9913
    @abdulqadirkhadar9913 หลายเดือนก่อน

    Aabihi wadanka ayaan si daacad ah wadanka ugu shaqeyneyn.

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment หลายเดือนก่อน

      Shicibow Wixii Ethiopia 🇪🇹 🗑️ & Kenya 🇰🇪 garab siiya ama dabadhilif u noqda ama Ethiopiannimada ama Kenyaannimada aaminsan waa in lagowracaa maaha Somali waa qudhmuun Oromo ama Amxaarta uraysa ama Cafarta qudhmuunka wayn ayay yihiin waa sirdoon qarsoon aan dhiig Somaliya lahayn walahi waa in la’dilaa InshaAllah 🤲🏼🤲🏼 Guul 5ta Somaliyeed ilaahow cadowgeena dhulka afka u’gali oo isku kaaya keen yarab🤲🏼Ilaahow Xerada Xalane duufaac ku kici oo dab ku holci ilaahow ururada ay garabka siiyaan ayna maalgaliyaan sida Alshabaab Ilaahow iskuhalaaji oo quwadooda dambas kadhig yarab 🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @CabaasCumar-oe1nf
    @CabaasCumar-oe1nf หลายเดือนก่อน +1

    𝐌𝐫 𝐱𝐚𝐪𝐢𝐢𝐪 𝐤𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐚𝐥 𝐰𝐚𝐱𝐧 𝐤𝐮 𝐫𝐚𝐣𝐞𝐧𝐚 𝐧𝐨𝐥𝐨𝐥 𝐪𝐮𝐫𝐮𝐱 𝐩𝐝𝐧 ❤🎉

  • @Xalad.degdeg.ahmedia
    @Xalad.degdeg.ahmedia หลายเดือนก่อน +1

    Asalamu Alaikum don not forget daily to recite اللهم صل علي محمد وعلي آل نبينا محمد كما صليت علي ابراهيم وعلي آل ابراهيم اللهم بارك علي محمد وعلي آل نبينا محمد كما باركت علي ابراهم وعلي آل ابراهيم انك حميد مجيد❤❤❤

    • @Xalad.degdeg.ahmedia
      @Xalad.degdeg.ahmedia หลายเดือนก่อน +1

      ❤ صلي الله عليه وسلم❤❤

    • @Xalad.degdeg.ahmedia
      @Xalad.degdeg.ahmedia หลายเดือนก่อน +1

      ❤❤❤

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment หลายเดือนก่อน

      Shicibow Wixii Ethiopia 🇪🇹 🗑️ & Kenya 🇰🇪 garab siiya ama dabadhilif u noqda ama Ethiopiannimada ama Kenyaannimada aaminsan waa in lagowracaa maaha Somali waa qudhmuun Oromo ama Amxaarta uraysa ama Cafarta qudhmuunka wayn ayay yihiin waa sirdoon qarsoon aan dhiig Somaliya lahayn walahi waa in la’dilaa InshaAllah 🤲🏼🤲🏼 Guul 5ta Somaliyeed ilaahow cadowgeena dhulka afka u’gali oo isku kaaya keen yarab🤲🏼Ilaahow Xerada Xalane duufaac ku kici oo dab ku holci ilaahow ururada ay garabka siiyaan ayna maalgaliyaan sida Alshabaab Ilaahow iskuhalaaji oo quwadooda dambas kadhig yarab 🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @anshur100
    @anshur100 หลายเดือนก่อน +2

    Aniga waxaan qabaa in somalia shidaalka ay soo saarayso laga ciideeyo oo dagaal lagu furo iyo in dekadaha somaliyeed ay imaaraadka uu la wareego.

  • @findheofficial621
    @findheofficial621 หลายเดือนก่อน +2

    Waraysigan haddaan kadhiibto aniga fekerkayga waxay ilahatahay itoobiya waxay rabtay inay soomaaliya ay qaado tallaabooyin ad adag kadibna dagaal la'aado markaa abii waxa uu mideen lahaa qomiyadaha itoobiya.
    Waxa uu helilahaa abii axmed taageerid ay taageeryanaa qowmiyadaha itoobiya dowlladooda.
    Markaa dowlladin sidegen ayey wax uwadaan.

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment หลายเดือนก่อน

      Shicibow Wixii Ethiopia 🇪🇹 🗑️ & Kenya 🇰🇪 garab siiya ama dabadhilif u noqda ama Ethiopiannimada ama Kenyaannimada aaminsan waa in lagowracaa maaha Somali waa qudhmuun Oromo ama Amxaarta uraysa ama Cafarta qudhmuunka wayn ayay yihiin waa sirdoon qarsoon aan dhiig Somaliya lahayn walahi waa in la’dilaa InshaAllah 🤲🏼🤲🏼 Guul 5ta Somaliyeed ilaahow cadowgeena dhulka afka u’gali oo isku kaaya keen yarab🤲🏼Ilaahow Xerada Xalane duufaac ku kici oo dab ku holci ilaahow ururada ay garabka siiyaan ayna maalgaliyaan sida Alshabaab Ilaahow iskuhalaaji oo quwadooda dambas kadhig yarab 🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @mowliidali4354
    @mowliidali4354 หลายเดือนก่อน +1

    Warbxun cajib ah weye

  • @ayuutomabuto2483
    @ayuutomabuto2483 หลายเดือนก่อน

    Prf Xaal qaado, ninkan ma Fahan sana xaalka soo maalida

  • @MegaSacad
    @MegaSacad หลายเดือนก่อน

    Viva Somaliland Viva Ethiopië ❤❤❤❤❤❤

  • @abdiali319
    @abdiali319 หลายเดือนก่อน +1

    Adeeraw Somaliland maaha Somalia mana sheegan kartaan.

  • @CabdirashiidSheekh
    @CabdirashiidSheekh หลายเดือนก่อน +1

    MOU ma waxa uu dhexmaraa Laba dawladood mise ðawlad iyo dĥinac can dawlad ahayn ?
    Markaa ma la orankaraa MOU sheekada Muuse Biixi & Abii ?

  • @MohamedAli-cj2xz
    @MohamedAli-cj2xz หลายเดือนก่อน +1

    Kuwaasaa Idiin Aqoonyahan Ah, Bal U Fiirso Waxaa Cad Wuxuu Ka Sheekaynaayo Xitaa Qoon Ulahayn.
    Xuduudihii Gumaystuhu Ka Tagay waa Kuwee Markaa?

  • @abdihoori4524
    @abdihoori4524 หลายเดือนก่อน +2

    Fiiri ninkan waxa u yiri 1960 xududi africa ee gumastu saxexay sidodi ahadan tas macnahedu wa British somaliland iyo somaliya waxay ku jogan 1960 Ethiopia kuma haysto 1960 djibouti kuma haysto kenya kuma haysto kuma oo waku saxanyihin lkn lkn kkk lkn somaliland xududeda 1960 waxba kamajiran kkk caqliga dameraha ku dhama pro madan oo qabyalad qaday lkn I hope next two weeks marka calamku ku dhawaqo ictiraf ka is dil ok

  • @jamaalibraahim4180
    @jamaalibraahim4180 หลายเดือนก่อน +1

    Aqoonyahanku wuu cadhaysan yahay, qayb Soomaalida kamid ah ayaa uu diidayaa noloshooda.

  • @abdulqadirkhadar9913
    @abdulqadirkhadar9913 หลายเดือนก่อน +1

    Yaa maali jirayeey beey mareeysaa. Madaxweynaha asagaa ka dambeeya howlahaas, maxaa yeelay asagaa hubki Dowlada u qeybiyey qabaailada uu asagu ka dhashay.

  • @Xaabsadde
    @Xaabsadde หลายเดือนก่อน +1

    Shaaribada iska jar oo hayeelan ficil yahuud

  • @engsayidmohamed7527
    @engsayidmohamed7527 หลายเดือนก่อน +2

    khiyaaali ayaaa isku maaweelisaann xagay joogtaaa dawlad soomaliyeed

    • @faclon.
      @faclon. หลายเดือนก่อน

      waa layaabey qaraxiiba nimanka maskaxda dhaqaajiyey dad ka bilaa caqlisan soomalida kle majirto

  • @farahyuusuf3209
    @farahyuusuf3209 หลายเดือนก่อน +1

    Subxaan alaaaaa xaasinimada som lan u dhimo cuqdad nacayb kugu dhacay

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 หลายเดือนก่อน +1

    War xukum wax kama ogo
    Xasan gurguute
    Kooxdis

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment หลายเดือนก่อน

      Shicibow Wixii Ethiopia 🇪🇹 🗑️ & Kenya 🇰🇪 garab siiya ama dabadhilif u noqda ama Ethiopiannimada ama Kenyaannimada aaminsan waa in lagowracaa maaha Somali waa qudhmuun Oromo ama Amxaarta uraysa ama Cafarta qudhmuunka wayn ayay yihiin waa sirdoon qarsoon aan dhiig Somaliya lahayn walahi waa in la’dilaa InshaAllah 🤲🏼🤲🏼 Guul 5ta Somaliyeed ilaahow cadowgeena dhulka afka u’gali oo isku kaaya keen yarab🤲🏼Ilaahow Xerada Xalane duufaac ku kici oo dab ku holci ilaahow ururada ay garabka siiyaan ayna maalgaliyaan sida Alshabaab Ilaahow iskuhalaaji oo quwadooda dambas kadhig yarab 🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @rabiilecumar7972
    @rabiilecumar7972 หลายเดือนก่อน +1

    MA DHACAYSO MIDNIMO DANBE OO DHEX MARAYSA HARGAYSA IYO MUQDISHO

  • @ubahali2129
    @ubahali2129 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤ scw scw ❤❤❤❤

  • @AbdiWarsame-e3c
    @AbdiWarsame-e3c หลายเดือนก่อน +1

    Viva Somaliland xaaraan mar danbe inaad xukuntaan Somaliland

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment หลายเดือนก่อน

      Shicibow Wixii Ethiopia 🇪🇹 🗑️ & Kenya 🇰🇪 garab siiya ama dabadhilif u noqda ama Ethiopiannimada ama Kenyaannimada aaminsan waa in lagowracaa maaha Somali waa qudhmuun Oromo ama Amxaarta uraysa ama Cafarta qudhmuunka wayn ayay yihiin waa sirdoon qarsoon aan dhiig Somaliya lahayn walahi waa in la’dilaa InshaAllah 🤲🏼🤲🏼 Guul 5ta Somaliyeed ilaahow cadowgeena dhulka afka u’gali oo isku kaaya keen yarab🤲🏼Ilaahow Xerada Xalane duufaac ku kici oo dab ku holci ilaahow ururada ay garabka siiyaan ayna maalgaliyaan sida Alshabaab Ilaahow iskuhalaaji oo quwadooda dambas kadhig yarab 🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @AbdiWarsame-e3c
    @AbdiWarsame-e3c หลายเดือนก่อน +1

    Sawdigani caayaya haddii ay wada dhasheen is maqal adigu

  • @sultanahmed5021
    @sultanahmed5021 หลายเดือนก่อน +1

    MA GEEL JIRE MISE PROFFESSOR

  • @ismailhassanjehow4714
    @ismailhassanjehow4714 หลายเดือนก่อน

    Wareysi qimabadan waxan filaa wuxuu hashi umada somaaliyeed inbadan usheegayey caawa waxaa banaanka sodhigaay professor cabdiwahab

  • @AbdiWarsame-e3c
    @AbdiWarsame-e3c หลายเดือนก่อน +1

    Sharcigu waa 1884 baarliin xadadka lagu hesheeyey

  • @faclon.
    @faclon. หลายเดือนก่อน

    shaarbaha iska xiiiiiiiiiiiiiir

  • @rabiilecumar7972
    @rabiilecumar7972 หลายเดือนก่อน +1

    MAXAA KAA GALAY S LAAND IUO SOOMAALIYA WAAYO MIDNA MA TIHIN

  • @fatumomohamed5871
    @fatumomohamed5871 หลายเดือนก่อน

    hi xashi

  • @DeeqYusuf-z2h
    @DeeqYusuf-z2h หลายเดือนก่อน +4

    Itobiya anagaa hashiis lagalay bada anagaale dhulka anaga leh waxba idinkama galin waliga yaba kumaso noqonmayno

    • @ShirkaaraXuseen
      @ShirkaaraXuseen หลายเดือนก่อน +1

      😂😂😂😂 dhulkii iyo badii reer shiiq isxaaq miyaa la dhahaa noo sheeg

    • @ShirkaaraXuseen
      @ShirkaaraXuseen หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂 maxaa la dhahaa dhulkii iyo badii reer shiiq isxaaq miyaa ladhahaa ma fahmin inoo sheeq aan ogaanee

    • @abdulkaderyousefaden7161
      @abdulkaderyousefaden7161 หลายเดือนก่อน

      ​@@ShirkaaraXuseenwaa badi samaroon wll quruxey

    • @nimoislawo2143
      @nimoislawo2143 หลายเดือนก่อน +1

      Oromo bada waa dhaxal awoowe yasheen ee maha dhaxal hal qabiil bixin kara

  • @abdifataahdeyibseid3269
    @abdifataahdeyibseid3269 หลายเดือนก่อน +3

    Koonfur Sudan 🇸🇩 iyo ereteria muuna qabanayn sharcigaasi?
    Ma somaliland umbu qabtaa?
    Takale somaliland markii horeba konfurta is afgarad ay reer somaliland keeneenbay kumidoobeen markii la gumadayna way laso noqotay madax bananidedii

    • @AbuukarMohamed-v4t
      @AbuukarMohamed-v4t หลายเดือนก่อน +1

      Warya oromo shib amuus

    • @mrniceguy8663
      @mrniceguy8663 หลายเดือนก่อน

      Madaarood baad kaxorowdeen?

    • @AbuukarMohamed-v4t
      @AbuukarMohamed-v4t หลายเดือนก่อน +1

      Yaa logo wasiin oromo ku dasha was

    • @nimoislawo2143
      @nimoislawo2143 หลายเดือนก่อน

      Afaraha somaliya waxne kama galin itobiya waa bur burtay

    • @AbuukarMohamed-v4t
      @AbuukarMohamed-v4t หลายเดือนก่อน

      Waa sax tahay nacimo

  • @ayaanmaxamed8315
    @ayaanmaxamed8315 หลายเดือนก่อน

    Somalida waa qurac iyo qansax sidaas ayaa loogu soo bareeray adigoo dhalinyaro ah ayaa kakow ah

  • @rabiilecumar7972
    @rabiilecumar7972 หลายเดือนก่อน

    ADEER KAN BARAFASOOR HA KU SHEEGIN WAA DHAANDHAAN WAA NAANAAB IYO WASHAYSI

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment หลายเดือนก่อน

      Shicibow Wixii Ethiopia 🇪🇹 🗑️ & Kenya 🇰🇪 garab siiya ama dabadhilif u noqda ama Ethiopiannimada ama Kenyaannimada aaminsan waa in lagowracaa maaha Somali waa qudhmuun Oromo ama Amxaarta uraysa ama Cafarta qudhmuunka wayn ayay yihiin waa sirdoon qarsoon aan dhiig Somaliya lahayn walahi waa in la’dilaa InshaAllah 🤲🏼🤲🏼 Guul 5ta Somaliyeed ilaahow cadowgeena dhulka afka u’gali oo isku kaaya keen yarab🤲🏼Ilaahow Xerada Xalane duufaac ku kici oo dab ku holci ilaahow ururada ay garabka siiyaan ayna maalgaliyaan sida Alshabaab Ilaahow iskuhalaaji oo quwadooda dambas kadhig yarab 🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @nasrikayse4492
    @nasrikayse4492 หลายเดือนก่อน +1

    NIYOW CIIL QABANIMADII WAY KU DOOORISAY 😂😂😂😂

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 หลายเดือนก่อน +1

    marka waxad doonaysna inay jabuuti iyo eleteriaa la joogto itoobiyaa waxaadse diidaysan inay yiimadan Somaliland waxad kale oo doonaysan inay idinka idin yimadaan idinku argaaxiso noqteen cidana wax idinla yeelan mayso somalia
    duliyaal baa idin xukumaa waxad tahiin xabao dabka lagu shito badiina maxa ula barayaysan wa la idinku nacay ooyada dee maxa naga galay waxad tahiin risiq manaaq saabtasai aya sharka idinku batay
    Somalia anaga waxa naga xiga ethiopia iyaga jaar iyaga dunida odhan noogu xiga ethiopia waaxanu nahay ehel way na dhaleen anaga ka soo jeeda somalia isku dna xaga abaha maba nihin waxana isgama nihin T iyo E banu kala nahay abe somali la yidhahda nama wada dhaalin marka sharkiina rabul calamiin ha na dhafiyo ilahay sasana ka baryayna ilahow SOmalia wax danbe ha noogu darin ilahow naga qabo sharkay maaleeygan ilahaow xasidnimdooda dib ugu noqta

  • @faahiyecawad359
    @faahiyecawad359 หลายเดือนก่อน

    Maxda Soomaaliyeed wadankeena ma difaaci karaan

  • @saidmohamed464
    @saidmohamed464 หลายเดือนก่อน

    Xuduudihii gumaysiga waa inay ahaadaan sidii hore,markaa simaliland waxay ku fadhidaa xudidihii gumaysiga,markup waa cadyahay

  • @hiisgutale2587
    @hiisgutale2587 หลายเดือนก่อน

    Waxaa tahay qof xanuunsan oo qabyaalad badan somali nimadana kajecel daarood nimada waxaan farmajo iyo daarood aheynin mataqanid sheydaan

  • @hiboyusufmashaallaha1046
    @hiboyusufmashaallaha1046 หลายเดือนก่อน

    Haka sheekena bada ka sheekee laascaanood iyo ssc waxa kama gali bade

  • @HAMZE-uq2jb
    @HAMZE-uq2jb หลายเดือนก่อน +1

    Niyaw adiga ma sirkoodka ethiopia ayaa tahay ogoow sirdoonka Islam ku waa kula socdaa.!

  • @ayeshaali-ke8iu
    @ayeshaali-ke8iu หลายเดือนก่อน

    Dadka soomaaliyeed wey ogyihiin raali beyna Ethiopia uga yihiin duulaankeeda. Yaan been leysu sheegin,gobolada badankood ethiopia ayey kajecelyihiin somalia.

  • @jubbavalleycarrierllc9319
    @jubbavalleycarrierllc9319 หลายเดือนก่อน

    Xaashi raadi prof axmed naasir waa sharci yaqaan sideey sharci beeneed dhigayaa in bad wadan lee yahay saxiixi qabiil ma sharci baa?

  • @YusufAbdullahi-m5t
    @YusufAbdullahi-m5t หลายเดือนก่อน

    Xataa ma weydiinayo ka waran maxa hormar ah oo la sameeye kaliyah xassan sheikh uun beegsanaya

  • @Abdiqadir_Omar
    @Abdiqadir_Omar หลายเดือนก่อน +1

    MOU-GA dhexmaray Somaliland iyo Ethiopia waxa uu ahaa mid sharci ah. kan aad waraysanaysaana waa nacas nacas dhalay oo nacaybka reer Somaliland madax maray. waxaanu ka mid yahay cadawga koobaad ee reer Somaliland leeyihiin. Adiga ma hooyadaabaa leh badda reer Somaliland waar orod Laxyahay laxdu dhashay ee doqon ka ahi Aqli meesha kuma haysaane. Ma adiga oo kale ayaa xor ka sheekayn kara

  • @keysesharmarke3797
    @keysesharmarke3797 หลายเดือนก่อน

    INTERANATION LAW MABA SHAQEEYO WAA DAGAAL QABOOW WAQTIGAN

  • @KayzeAden
    @KayzeAden หลายเดือนก่อน

    Warkii horeba war soo dhaafsan Soomalidu intay ku mashquulsanay arinta bada wuxuu maantana la Shur yimiday somali galbeed in oromo kinalkeeda lagu daro oo wax somaligabeed layidhaaho meesha uu ka saaro

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 หลายเดือนก่อน

    Su aal fiican xaashi
    Somalida maxee ka Raban

  • @AbdifatahMahamedaidid
    @AbdifatahMahamedaidid หลายเดือนก่อน

    Somali xitaa aqoon yahan koodii baan jahali looga taag helayan wax kabcada duminaya ithiopa maaha ee waa xabashi xabashiduna Eritrea iyo ithiopa way ku noolyihiin waliba kuwa tigrenya la dhaho ayaa ku ad adag xabashinimada laakiin goorta ay weerarayaan kabcada horta is waydiiya xaalku sidu yahay juhalo foqol juhalo

  • @warss11
    @warss11 หลายเดือนก่อน

    Bye