In Aad Tahay Aabo | Fandhaal Podcast 125|

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 112

  • @Nasdaammedia
    @Nasdaammedia หลายเดือนก่อน +26

    "Dhamaan walidiinteena Allah janada ka waraabiyo inta nool io inta dhimatay "❤

  • @user-hi3uh5ij3r
    @user-hi3uh5ij3r หลายเดือนก่อน +18

    كان والدي نعم الوالد ❤️ والآن مريض اللهم اشف والدي شفاء عاجلا لا يغادر ه سقما🤲🤲

    • @AbdirazackKalief
      @AbdirazackKalief 14 วันที่ผ่านมา

      Ilaahay hakuu caafiyo aabahaa wll

    • @user-hi3uh5ij3r
      @user-hi3uh5ij3r 9 วันที่ผ่านมา

      @@AbdirazackKalief Aamiin yaa rabi

  • @AxmednuurR3
    @AxmednuurR3 หลายเดือนก่อน +4

    DR.omar inshar waad ku mahadsaan tahay diyaarintda quruxda badan ❤

  • @MuscabYusuf-iz3ty
    @MuscabYusuf-iz3ty หลายเดือนก่อน +11

    HADAA LOVE ❤️ ISARTO AABE ALAHA KAA DHIGO ❤

  • @user-li6cj2bp5w
    @user-li6cj2bp5w หลายเดือนก่อน +5

    Ustaad omar inshaar Aabaheyga allaha ayaa iga jecelaadi waa iga dhintay Lkn Isaga ayaa ii so korsadey Aabaheyga Aad iyo aad ayaan uu jecelahy Hooyadey Aabaheyga ayaan ka jecelaa waayo hooyadey ma aan arkin Aabaheyga mar dhow ayaan iga dhintay da,ada 1 ilaa 20 sano isaga ayaa ah jooogey 2023 ayaa iga dhintay aniga 21 jiro Marka Waan oganahy sida abaheyga wax ii so bartey Oo hataa Habeenkii Markuu Joogi imaadi xili hore aniga ayaa ii so Kicin jiray In aan wax cuni iyo in kale Wllhi hataa hddii aan dhaho Aabo waan Casheyey Waa iga diidi jiray my Ila Cashey Wllhi INTAAN IYO IN BADAN AAN maanta Sheegi karin ayaa ila so marey aabo Jinatol Fardoowsa Allaha ka waribo iyo hooyo Sidoo kale

  • @khadiijoxuseen5497
    @khadiijoxuseen5497 หลายเดือนก่อน +5

    Aabahey waligey ima dhunkan hadal naxriis ahna waligey igulama hadlin intaa dhaly adaan kuugu necbahy buu i dhhahaa markasta
    saas oo ay tahy aniga waan jclhy ilaahey ha xifdiyo

  • @kassimharuun
    @kassimharuun หลายเดือนก่อน +2

    Xalqadii ugu qaalisaneed xalqooyinka fandhaal podcast
    Ustaad cumar inshaar waad mahadsanthay qalbigeenna ayaad gilgishay allha kaa abaal mariyo

  • @suhaibahmedabdirahnmaan6747
    @suhaibahmedabdirahnmaan6747 หลายเดือนก่อน +4

    Ahmednuur sh abdirahman abdilaahi rabi ha xafido uk luton dagan ana hargeisa joogaa rabi hadaayo cimrigiisa ha udheerayo

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish หลายเดือนก่อน +4

    Inta xigmadda jecel iyo iney lahaadaan Wacyi sare ❤❤❤Love iyo Like

  • @zakariyeabdizakariyeabdi9552
    @zakariyeabdizakariyeabdi9552 หลายเดือนก่อน +4

    Alle ha inoo daayo aabayashen inta nool❤😢

  • @user-cx4yn9bl6f
    @user-cx4yn9bl6f หลายเดือนก่อน +2

    رب الحمهما كما رب ياني صقيرا

  • @user-lt9np2qh2m
    @user-lt9np2qh2m หลายเดือนก่อน +1

    Aabahay aaduunka asafa ugu jeclahay laakiin ilaahay ayaa naga jeclaada

  • @user-bq2xj6hd8r
    @user-bq2xj6hd8r หลายเดือนก่อน +7

    Ii soo duceeya murada leeyahy

    • @arafatmohamedosman1106
      @arafatmohamedosman1106 หลายเดือนก่อน

      Muuradga alle haku siiyo wll ane isoo duce inuu marakeyga alle ii sahlo

  • @khadracabdisamad4884
    @khadracabdisamad4884 หลายเดือนก่อน +1

    aabahay ilahay hay daayo wallhy aadban u jecelahy wuuna idareen siiya inuu aad ijecel yhy
    wuu inasteexeya wuu iwaniya anoo yar wallhy oo 13 jir ah buu ila hadli jiray sidii Qofwayn waligyna ima dilin erey kululna ima dhihin anah heer uu igadhsiyey inan erey uu idhaho anan didin ❤wallhy anoo waynbuu ila ciyaari jiray mararka Qar ee shaqo lydiro wuu iga cawin jiray iyadoo hoyo ididayso oo iyada udaa leh anah Qalbiyan wan ku xidhmay ❤

  • @YazminAhmet
    @YazminAhmet หลายเดือนก่อน +8

    Aaabo

  • @farhan_taffo
    @farhan_taffo หลายเดือนก่อน +2

    Alleh ha unaxaristo abahay imikana abo ayaan ahy

  • @Raabi70
    @Raabi70 หลายเดือนก่อน +2

    Aabahay ilaahay caafimaad taama ha siiyo intaan noolaaba wuu xanuusanayey iigusoo duceeya idinkuna ka fa'aiideysta fursada aabayaashiin

  • @JaamacSheeko
    @JaamacSheeko หลายเดือนก่อน +2

    Abaayaasheen ilaahay haanoo daayo intii ay ka dhimatayna ilaahay janatul fardawsatul aclaa ilaahay joodari how u dhigo 😭🇶🇦

  • @ridwaanmohamett
    @ridwaanmohamett หลายเดือนก่อน +3

    Ana ugu horeeyo maanta barnaamijka aabe wan xiiseenaya coz wxn agoon abihis noolyahy 😢

    • @afsax4694
      @afsax4694 หลายเดือนก่อน +1

      Sorry wallkay aad uga xumahy xalda dareemaysid
      Wallkay yaanay kusamayn xaldaas xun usamir marwalba ilaahay waa cadil qofna madayco xaqiisa 🙄

    • @ShadiyaCabdiraaxmaan
      @ShadiyaCabdiraaxmaan หลายเดือนก่อน

      Kula mid baan ahay

  • @bakarbulshawi9007
    @bakarbulshawi9007 หลายเดือนก่อน +2

    Finally Welcome back Ustaad Omar inshaar 👏🫡

  • @awilmohamad2551
    @awilmohamad2551 หลายเดือนก่อน +2

    Waxad moda inad aniga ila sugaysay video gan xalay bu abahay geriyoday allah hawnaxriisto asaga iyo umada islaamka ahba

  • @Gureeymahdi44
    @Gureeymahdi44 หลายเดือนก่อน +2

    Omar inshar allaha haku xifdyio

  • @AhmedKaarshe-pu2no
    @AhmedKaarshe-pu2no หลายเดือนก่อน +4

    Roll model ❤ guulayso

  • @LeilaNoor-wf2cw
    @LeilaNoor-wf2cw 20 วันที่ผ่านมา

    ❤😢 Allahuma barik🤲🤲

  • @cabdiraxmaancqaadir6127
    @cabdiraxmaancqaadir6127 หลายเดือนก่อน +1

    جزاك الله خيرا يا عمر

  • @Haruuse-xigmaawi
    @Haruuse-xigmaawi หลายเดือนก่อน +1

    Shukran ustaad

  • @fatimaabdirazak3943
    @fatimaabdirazak3943 หลายเดือนก่อน

    Masha allah abu faysal

  • @user-pe1hj4vr5t
    @user-pe1hj4vr5t หลายเดือนก่อน +3

    Aabaheyy xirirkena mfcno hdne wu ishrfa allow I hanuni ina darensi naxarsta abahey intu nolyhy

  • @Mohamedosoplle
    @Mohamedosoplle หลายเดือนก่อน +1

    Commentiga ugu horeeyey ❤
    M.a tan ilaa 2020 wan ku daawanayey

  • @user-ci3cn9ix7y
    @user-ci3cn9ix7y หลายเดือนก่อน +3

    Manshaa allah ustad omer inshar

  • @user-ee7fk5fp4w
    @user-ee7fk5fp4w หลายเดือนก่อน

    Wlhi hooyady io abbe waa reer mi waligayna kuma garad san hooyaday oo mc isnay sa wlhi wan jecelahay ilhay ha aman sado dhaman ❤❤❤

  • @Drmukaram
    @Drmukaram หลายเดือนก่อน +1

    Mrki igu horeysay an noqdo qofki kowad 😊

  • @SheekhIsxaaq-xx9sv
    @SheekhIsxaaq-xx9sv หลายเดือนก่อน +1

    yeees Ustaad that's true I know that my father super hero

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish หลายเดือนก่อน +2

    Marna Caasinimo waalid ma banaana! Ee aan iska illaalino

  • @ayanahmed7310
    @ayanahmed7310 หลายเดือนก่อน +2

    Hooyadane kasohadal oo nasoodhiiri gali wll

  • @RidwaanMahamed-dr6wr
    @RidwaanMahamed-dr6wr หลายเดือนก่อน +3

    Ku saliya❤xabiibkeena Salalaahu calayhi wasalim

  • @RidwaMohamed
    @RidwaMohamed หลายเดือนก่อน

    Way iga nasiib badan yihiin dadka abo noloshoda garab tagan haysta alx lilh waxan haysta hoyada dunida ugu wanaagsan ❤

  • @khalid8344
    @khalid8344 หลายเดือนก่อน +2

    3:46 aad iyo aad

  • @Anazz-apdi
    @Anazz-apdi หลายเดือนก่อน

    Alx darbigaas allah ayaa nasiiyey❤

  • @abdirahmaanbinouf
    @abdirahmaanbinouf หลายเดือนก่อน +2

    Aabe ❤❤❤❤❤❤

  • @updallemohachanel2371
    @updallemohachanel2371 28 วันที่ผ่านมา

    Walahi waanka murugoodaa aabahay markuu I oranjiray cabdulaahiyow lakalatag orodse maahan ee waa dadaal iyo waxbarasho alx waadadaalay lkn kalmadaa hadaan fahmay aabe alleha kudaayo

  • @risafeboy3499
    @risafeboy3499 หลายเดือนก่อน

    Allhyow inta aaabayashoda Dhimtay u Naxriiis inta aya u Noolyihiin aabyashosan Cumri Dheeer allha siiyo 😊

  • @fardowsahussainadontialle8036
    @fardowsahussainadontialle8036 หลายเดือนก่อน +1

    Aniga abahey i ma so korsanin hooyode sasa camal lkn abhey asaxn yaru ii falaay hooyo ii ma falay inatsa iyo maskinmasi ayan ku jeclhy lkn iskum so dhax dhaqmin hooyo xita waa ina ka so diyarisa video mr ogansho

  • @samigabas
    @samigabas หลายเดือนก่อน +3

    Salaan Gobeed Walaal Inshaar.
    - Sami Gabas

  • @calisacid1179
    @calisacid1179 หลายเดือนก่อน +3

    Wll isoduceya waa xanunsanaya pls😢

    • @JaamacSheeko
      @JaamacSheeko หลายเดือนก่อน +2

      ALLAH YASHFIIK WALAL IYO INTA XANUUNSAN BA 😢😊

    • @calisacid1179
      @calisacid1179 หลายเดือนก่อน +1

      Amin wll mahadsanid ​@@JaamacSheeko

    • @MacalinEnglish
      @MacalinEnglish หลายเดือนก่อน +1

      Alle ha ku caafiyo wll

  • @bintusoomaal143
    @bintusoomaal143 หลายเดือนก่อน +2

    Aabayaasha soomlaiyed alle haka dhigo sidaas 😢

    • @IstaahilAxmed-s5l
      @IstaahilAxmed-s5l หลายเดือนก่อน +1

      Abayaashaa soomaaliyeed oo dhan miyaa ku dhalay adi sidee ku ogaaday xumaandooda dhan

    • @bintusoomaal143
      @bintusoomaal143 หลายเดือนก่อน

      @@IstaahilAxmed-s5l ducadu wax kuma yeesho abaayo aamiin dheh

    • @IstaahilAxmed-s5l
      @IstaahilAxmed-s5l หลายเดือนก่อน

      @@bintusoomaal143 bal waayahy

  • @user-dq4nz8sk1m
    @user-dq4nz8sk1m หลายเดือนก่อน

    Alle hakuu naxariito waliga kuma ilabayo Aabo❤❤

  • @abdirahmaanbinouf
    @abdirahmaanbinouf หลายเดือนก่อน +3

    AABE MCN ALLAH KU XIDFIYO 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @farhiya2269
    @farhiya2269 หลายเดือนก่อน

    Ilahay aabahay hawnaxariiisto markaan aabo maqlo waan ilmeeyaa wuxuu ahaa aabo wada naxariisa

  • @Engabdiqaadirismailali
    @Engabdiqaadirismailali หลายเดือนก่อน

    Ilaahow waalidkay cimriga iyo caafimad kaba iyo caqiidadaba ubarakeeee

  • @abdirahmanxoghaye3593
    @abdirahmanxoghaye3593 หลายเดือนก่อน

    Ilaahyoow kuu naxariiso aabahay muxuu I jeclaa

  • @halimoabdullahi543
    @halimoabdullahi543 หลายเดือนก่อน

    hoyda kasohadal huno qali omar inshar insha Allah ❤❤❤❤❤

  • @ju4965
    @ju4965 หลายเดือนก่อน +2

    Wcs walaal Omar

  • @queennatasha7561
    @queennatasha7561 หลายเดือนก่อน

    Aabehy iga xanuunsanyhy wlhi igu soo duceya alle ha ii caafiyo abahay mcan😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @CabdulaahiQasimcali
    @CabdulaahiQasimcali หลายเดือนก่อน +1

    أول مشاهد

  • @anascraxmaan6548
    @anascraxmaan6548 หลายเดือนก่อน

    Alle Ha Xafido Aabayaalken ❤❤
    intey Kadhinteen Aabayaalkodna Alle Ha Unaxariisto ❤❤

  • @user-zk8bs1hn2m
    @user-zk8bs1hn2m หลายเดือนก่อน +1

    😢😢😢😢😢ale haluu naxriisto aabo

  • @MaxaadhacayRunsheeg
    @MaxaadhacayRunsheeg หลายเดือนก่อน

    Aabe allaha kunaxariisto😭😭😭

  • @asmaamohamedomar1227
    @asmaamohamedomar1227 หลายเดือนก่อน +2

    Wcs wll omar

  • @abdirizkabdirizk5765
    @abdirizkabdirizk5765 หลายเดือนก่อน

    Ustaadkeen cumar ishaar ❤❤❤😂😂

  • @yaxye___cllaahi9102
    @yaxye___cllaahi9102 หลายเดือนก่อน +2

    Abaahy weligay kama helin naxariis iyo war farxad leh wuxuu joogaa dubai ana burco weligay aabo si nxariis leg iima dhiHin 😢

    • @ShadiyaCabdiraaxmaan
      @ShadiyaCabdiraaxmaan หลายเดือนก่อน

      I'm sorry brother 😔 ma aragtay mise noloshada ma arag

    • @yaxye___cllaahi9102
      @yaxye___cllaahi9102 หลายเดือนก่อน +1

      @@ShadiyaCabdiraaxmaanmarkuu wadanka arin u imaado noo imaada

    • @yaxye___cllaahi9102
      @yaxye___cllaahi9102 หลายเดือนก่อน +1

      @@ShadiyaCabdiraaxmaan 7 caruura ayuu dhalay oo debeda jooga isma naqaan wayna wada shaqaystan anaga waan yaryarnahy wlhi hadii aan xnuusano xitaa hooyo ayuu maagaa oo eeda na saara anaga uu imaada nimnka tolkiisa uu lacag siiya anagana wlhi 1$ xitaa kama arag 😢😢

    • @farahhassanelmi3205
      @farahhassanelmi3205 หลายเดือนก่อน

      Bro usabir waa adduun e'

    • @yaxye___cllaahi9102
      @yaxye___cllaahi9102 หลายเดือนก่อน

      @@farahhassanelmi3205wx waLpa dhaca waa abahy un xumaan uma hayo 😊

  • @KheyrqabexasancaliKheyrq-op2qt
    @KheyrqabexasancaliKheyrq-op2qt หลายเดือนก่อน

    Best teacher omar inshaar

  • @DrNucmaan
    @DrNucmaan หลายเดือนก่อน

    9:46 Wallaahay Anigoon AABE Ahayn Ayaan Hadana Dareemayaa Qiimaha Aabenimada iyo Booskiisa I.a Sanad Ama Sanad iyo Bar Ka Bacdi Baan Rajaynayaa inaan Guursado 24 Baan Hada Marayaa Da'dii Nabigu Scw Ku Guursaday Baan Ku Hamin Jiray inaan Ku Guursado Mrkaan 15 iyo 20 Jiray 😊 I.a 😊😊😊
    Mahadsanid Macalin Aqoonyahan Cumar Inshaar Xaqiiqdii Aabenimada Wax Loo Dhigo Ma Jiraan 😊😊😊

  • @HaydarabdiHussein
    @HaydarabdiHussein หลายเดือนก่อน

    جزاك الله يا استاذ نا الكرام❤

  • @shaaficiwarsame8813
    @shaaficiwarsame8813 หลายเดือนก่อน

    جزاك الله يا عمر

  • @RidwaanQaasim-x4o
    @RidwaanQaasim-x4o หลายเดือนก่อน +1

    First 🎉

  • @LastTime-sc4ky
    @LastTime-sc4ky หลายเดือนก่อน

    My hero❤
    Isagaa wllky iga weyn ah
    Isaga saaxiibkeey ah
    Isagaa macalinkeyga quraanka xfda igu celin jiray ah
    Isaga macalinkeyga carabiga ah
    Isaga macalinkeyga ingiriiska ah
    Isaga qoraalka farta soomaaliga iso baray
    Isaga taliyaheyga ah
    Isaga waxan ubahdo kahela isago awodin xita
    Isaga magaciisa la igu qadariyaa
    Isaga kitaabada diinta isoo baray 80%
    Isaga daqiiqad walbo idhiirageliyo
    Isaga gaashaankeyga ah
    Isagaa role model keyga ah
    Isaga xifaaltanaa
    Isaga kaftanaa
    Alx alx alx
    Waxa kufaraxsanahay ina heysto aabo noocaas ah.
    Inta aan jiro da' ahaan keliya waxaan isla joognay qiyaastii 45%Intaasna isaga ii ah waliba hagar la aan iyo buuq la aan.
    Markaan jiray 11sano buu masuul igaga dhigay qoyska xita marku imaado cida weli anaa masuuliyadeyda la igu tixgalin jiray maanta oo 18ka bilaha soo socdo aan gali rabo waxa kufaraxsanahay ina ubuuxiyo walaalahey booska aabahey aniga uu igu jiray waxa kufaraxsanahy ina soo saaray walaalo dhisan aqoon ahaan tarbiyadoodana hagaagsan tahay waliba isaga garab siinaayay edbintooda.
    Rabbi caafimaad taam ,cimri dheer iyo cibaado San oga baryayaa🤲

  • @abdullahialidahir444
    @abdullahialidahir444 หลายเดือนก่อน

    Aabe mcn Allaah ha unaxristo
    Garabkayga midig ayuu ahay

  • @abdiabdirisaq6076
    @abdiabdirisaq6076 หลายเดือนก่อน

    Thanks 👍

  • @KhadarKeeyow-eo9yl
    @KhadarKeeyow-eo9yl หลายเดือนก่อน

    Abahey wuxu geriyod 2013 rabi jana firdowsa aclaa ha ku casumee😢

  • @cabasxasan4494
    @cabasxasan4494 หลายเดือนก่อน +2

    AAPO ALLOW KU NAXARISO 😢

  • @Zakiaxmed-e2i
    @Zakiaxmed-e2i หลายเดือนก่อน

    Alxamdulillah

  • @hudoali
    @hudoali หลายเดือนก่อน

    Allaha kunaxariisto aabe macan😭😭😭

  • @user-hc9xr9yo9v
    @user-hc9xr9yo9v หลายเดือนก่อน

    Mowduuc birul walidiin kusabsan no Soo gali ustaad

  • @Khumayni-bl6gu
    @Khumayni-bl6gu หลายเดือนก่อน

    Kadaa hanaga waalin mudane your son m.sh❤❤

  • @awildaahirali1787
    @awildaahirali1787 หลายเดือนก่อน

    Aabayasha isku mid maaha😢

  • @maxamedaltaay5061
    @maxamedaltaay5061 หลายเดือนก่อน +1

    First pin omar

  • @norbilmaxamed3888
    @norbilmaxamed3888 หลายเดือนก่อน

    Abahay allow ii daa😢❤

  • @KeyfAxmad
    @KeyfAxmad หลายเดือนก่อน

    Allow I xifdi aabe ❤❤

  • @OmarAdde-t5u
    @OmarAdde-t5u หลายเดือนก่อน

    😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @ahmedkeyse949
    @ahmedkeyse949 หลายเดือนก่อน

    👏👍🤝

  • @X.bashiirZahad
    @X.bashiirZahad 17 วันที่ผ่านมา

    Xamza

  • @abdirizkabdirizk5765
    @abdirizkabdirizk5765 หลายเดือนก่อน

    Salaan gobeed cumar inshaar

  • @CabdirisaqCabdiwahab
    @CabdirisaqCabdiwahab หลายเดือนก่อน +1

    Telgarm film Arabic ii sheega

  • @abdimohamud3802
    @abdimohamud3802 หลายเดือนก่อน

    Mahad sanid walaal qaali

  • @MariaSiyat
    @MariaSiyat หลายเดือนก่อน +1

    ᴀᴀʙᴀʜᴀʏ ᴡᴜᴜᴜ sʜᴀʜɪɪᴅᴀʏʏ ɪɪɢᴜ sᴏ ᴅᴜᴄᴇʏᴀ ᴡʟʟʏᴀᴀʟ ɪɴᴜ ɪʟʟᴀʜᴀʏ ǫᴀʙʀɪɪsᴀ ᴜᴡᴀᴀsɪᴄɪʏᴏ ᴋɪᴛᴀʙᴋɪɪsᴀɴᴀ ɢᴀᴄᴀɴᴛᴀ ᴍɪᴅɪɢ ᴋᴀsɪɪʏᴏ ɪɴ.ᴀ😢ᴊᴀɴɴᴀᴛᴜʟ ғɪʀᴅᴏᴡs ᴀʟʟᴀʜ ʜᴀɢᴇᴇʏᴏ ᴅʜᴀᴍᴀᴀɴ ɪɴᴛᴀ ᴅʜɪᴍᴀᴛᴀʏ😢

  • @arafatmohamedosman1106
    @arafatmohamedosman1106 หลายเดือนก่อน

    Aabe waa aa Alaska nolosha waa deerka geesiga nolosha waa halganka nolosha waa difaaca nolosha
    Aabe waa isku xirka qosyka aabe waa macanka nolosha waa karamada nolosha waa jacaylka nolosha oo dhan aabe waa kan aan seexanin ilaa uu hubsado in ubadkiisa ay calooshada dhargan mahane aabe wakan mar walba u tagan inad nolosha hormar ka gaarto aabe wakan lacagta school lacagta private ka lacagta labiska lacagta reerka oo dhan soo shaqeeya waka bixiya biilka reerka waxad cubto waxad cabto waxad xirato korntada gurga kirada guriga biyaha guriga wakan daryeela hooyada oo ah xaaskiisa usoo shopping gareya isagoo heyn lacag uu ku soo shoppin gareeyo wakan markey xaaskiisa maseerto siiya wax walba ay u bahan tahay si kaliya uu u raali galiyo aabe wakan aan nasan nolosha ilaa uu guul la taban karo gaarsiiyo caruurtiisa xaaskiisa ❤aabe ❤ aabe ❤ aabe
    Aabe abaalkiisa ma gudi karno wey jiraan abayaal xun oo oo ubadkooda daryeelin ama iskaga tagay iyago yar yar hooyadoodna furay xita aan biillka caruurtiidsa aan usoo tuurin siinin waxba
    Lkn labo aabo xun xun lama bar bardhigi karo aabyasha wan wanagsan ee dhexda u xirtay iney nolosha ubadkooda xaaskoda usoo shaqeeyan shaqo walbana ka shaqeeya xamaali u galaan si biilka ay cunui lahayeen usoo heelan alle quudka bixiye alxm aabe mcn abaalkaga waxan ku gudo mahayo ee allow janatul firdowsa kugu arsaaq