PRANK ABDIFITAH YARE OO PRANK QOSOL BADAN KU SAMEEYAY SHAADIYO SHARAF XANAAQA ADUUNKA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 1K

  • @idillove6981
    @idillove6981 3 ปีที่แล้ว +728

    Inta ka heshay aqalka shaadiyo sharaf sidayda like😂

    • @yasmiinabdirizak8576
      @yasmiinabdirizak8576 3 ปีที่แล้ว +5

      Mzha allh dheh

    • @ayanadiamond7391
      @ayanadiamond7391 3 ปีที่แล้ว +8

      Intiii u baahan jiifkaas Salaama Mall zoobe ha ugu hagaahto

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily 3 ปีที่แล้ว +2

      Walaal ilaahay waalidkaaga dambigooda haa dhaafo arsaaq suubana haa siiyo adna hamigaaga haa kuu rumeeyo ee walaal subscribed ii saar ina soo booqo waa hubaal waa ka heli doontaa channelkayga inshaa allaah..

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily 3 ปีที่แล้ว +2

      @@yasmiinabdirizak8576 Walaal ilaahay waalidkaaga dambigooda haa dhaafo arsaaq suubana haa siiyo adna hamigaaga haa kuu rumeeyo ee walaal subscribed ii saar ina soo booqo waa hubaal waa ka heli doontaa channelkayga inshaa allaah..

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily 3 ปีที่แล้ว +1

      @@ayanadiamond7391 Walaal ilaahay waalidkaaga dambigooda haa dhaafo arsaaq suubana haa siiyo adna hamigaaga haa kuu rumeeyo ee walaal subscribed ii saar ina soo booqo waa hubaal waa ka heli doontaa channelkayga inshaa allaah.

  • @maxamedcali6990
    @maxamedcali6990 3 ปีที่แล้ว +524

    Shaadiyo sharaf inta tageerta is mujiya🙏🙏🙏🙏🙏

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily 3 ปีที่แล้ว +1

      Walaal ilaahay waalidkaaga dambigooda haa dhaafo arsaaq suubana haa siiyo adna hamigaaga haa kuu rumeeyo ee walaal subscribed ii saar ina soo booqo waa hubaal waa ka heli doontaa channelkayga inshaa allaah..

    • @maxamedcali6990
      @maxamedcali6990 3 ปีที่แล้ว

      @@Somalihappyfamily okey

    • @abzhirdiamond7937
      @abzhirdiamond7937 3 ปีที่แล้ว +1

      Siilwayne

    • @abuukarabshirabshir8563
      @abuukarabshirabshir8563 3 ปีที่แล้ว

      Waa ku waraaa

    • @jiindheabdiaziiz7933
      @jiindheabdiaziiz7933 3 ปีที่แล้ว

      @@Somalihappyfamily ďdkkkkkkkkkkkmmm

  • @quenquman7548
    @quenquman7548 3 ปีที่แล้ว +159

    Aarso yqy team fitax liketa ha ila dhafinina

  • @bilanlifestyle3114
    @bilanlifestyle3114 3 ปีที่แล้ว +274

    Intii soo oroday markay prank aragtay sidayda cml ismuujiya 😍😍

  • @xamdamaxamed2230
    @xamdamaxamed2230 3 ปีที่แล้ว +412

    Walaalo waba daawatee like iska saar plz walaalaha dhirigli

  • @adnamaxamed3818
    @adnamaxamed3818 3 ปีที่แล้ว +133

    Walhi layma xAqiree shaadiya in ay raaliya tahay halkaaasay kamuuqataaa cabdi fataaxow ragbaad intaa dheertee ilaasho jow haradaa qacataada ku jirta 😍

  • @Fadmiina
    @Fadmiina 3 ปีที่แล้ว +221

    Shadiyo hadey xanaqdo hdlkey gaabisaa si lo maqal wa gob❣😂👏

    • @canabcabdullahi4401
      @canabcabdullahi4401 3 ปีที่แล้ว +5

      Waa gob hooyo joogto ee dhahdy saas darted u gaabisay hdlka si aan loo maqal

    • @wardahussein7105
      @wardahussein7105 3 ปีที่แล้ว

      Hhhhhhhh

    • @nastexoabuukar8255
      @nastexoabuukar8255 3 ปีที่แล้ว +3

      Hooya joogto labadoodaba hadalka way gabinayeen
      Respect ayy naga mudanyihin marwalpa waalidka wlhi waa dad fcn

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily 3 ปีที่แล้ว +1

      Walaal ilaahay waalidkaaga dambigooda haa dhaafo arsaaq suubana haa siiyo adna hamigaaga haa kuu rumeeyo ee walaal subscribed ii saar ina soo booqo waa hubaal waa ka heli doontaa channelkayga inshaa allaah..

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily 3 ปีที่แล้ว

      @@canabcabdullahi4401 Walaal ilaahay waalidkaaga dambigooda haa dhaafo arsaaq suubana haa siiyo adna hamigaaga haa kuu rumeeyo ee walaal subscribed ii saar ina soo booqo waa hubaal waa ka heli doontaa channelkayga inshaa allaah..

  • @bintusuldanabdi3842
    @bintusuldanabdi3842 3 ปีที่แล้ว +232

    Number one walashiin from hargeisa and love u guys muqdishana allah nabad haka yeelo aamin yaa rabbi😭❤🤲

  • @Haafturki
    @Haafturki 3 ปีที่แล้ว +94

    Markaa xanuunsatay dad badan isku dhawdahiin ayaan ka dawa xiiqay si eey igu kaa keenan aan ku soo salaamo waa ley meer meeriyay😭😭xabiibti shaatiya sharaf wali kama quusan wxaan ka helaa sheekadaada anigo yuotb ku hamin ayan jeclaa in maalin kula kulmo insha allah

    • @sihamm7969
      @sihamm7969 3 ปีที่แล้ว

      u ooy he😅😅

  • @faaraxdheere7277
    @faaraxdheere7277 3 ปีที่แล้ว +35

    Fadumo bintu rasulalahi scw

  • @zahradaahir7845
    @zahradaahir7845 3 ปีที่แล้ว +18

    Ma fadhidid eraygasan kuheeystaa 😂shaadiyo waxaad dhahday waligeey caawa kahor kaama shakin wana tusaale cajiiba kalsoonida laguu sheegayo wa tano kale isku wara Abid😍😍😍😍😍😍

  • @queen_azhwaaq9157
    @queen_azhwaaq9157 3 ปีที่แล้ว +283

    Inta prank markay aragtay so carartey subscribe isaara or like 😳🤣🤣 aduunka ujecelahay prank

  • @Somaliboy516
    @Somaliboy516 3 ปีที่แล้ว +14

    Abdifatax and Shaadiyo Sharaf are always good family Shadiyo reminds me of remember I have seen before.

  • @fatxiyacarab5937
    @fatxiyacarab5937 3 ปีที่แล้ว +32

    Inta markay pranki maqashay soocarartay liket dhac igu siiya🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️

  • @sidiiqxasanchannel1765
    @sidiiqxasanchannel1765 2 ปีที่แล้ว +6

    Gabar shadiyo camal raaliya ah Allh calafkeyga kadhigo🤲🤲 Aamiin iisoo qora😍😍

  • @ii-uv3yv
    @ii-uv3yv 3 ปีที่แล้ว +22

    Shadiya sharaf inay gesiyad Tahay ya ila arka😅😅

  • @Fadarofamily
    @Fadarofamily 3 ปีที่แล้ว +56

    Waan kahelay sitha saxanka ulabooday xiligan cml cuno maba soo xasusateen aniga 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣Inta kaheshay sithee cuntatha ucunosa please like iisar

    • @itshfsa824
      @itshfsa824 3 ปีที่แล้ว +1

      Ala cunto aa cunaya wllhi omg

  • @anfaalizmail9920
    @anfaalizmail9920 3 ปีที่แล้ว +46

    Qofkii ugu horeyy comment bixiya love dhac🥰😇

  • @yameniboy9606
    @yameniboy9606 3 ปีที่แล้ว +47

    Hadaad nabi maxamad scw jece shahay 💖💖 1k #SUBESCRIBE IGADH SII WALAL 🙏🙏

  • @abagaweynofficial8295
    @abagaweynofficial8295 3 ปีที่แล้ว +59

    Inta ila aragtaY Abdifatah markuu telefonka banaanka ula baxay in EY sacdiyo camirada soo fiirise farta taag kk😄

    • @shamsocali8359
      @shamsocali8359 3 ปีที่แล้ว +4

      Waaba been dharka ma dhiganeso miyaa wa wax la isla ogyahay qof gurigiusa dharkaas ku dhaxjogo ma jiro

    • @abagaweynofficial8295
      @abagaweynofficial8295 3 ปีที่แล้ว +3

      @@shamsocali8359 ala maxaad runta sheegtaY prank somali Run AH mabo jiro abayo

    • @aashoabdiraawe3370
      @aashoabdiraawe3370 3 ปีที่แล้ว

      ☝️

  • @Hireyinc
    @Hireyinc 3 ปีที่แล้ว

    Susbcribe Waa xaqiina
    Hirey Inc and Vlogs
    m.th-cam.com/users/xirey&uid=vIPSJu8rhIKUBFctEy4NOA

  • @nimcoige499
    @nimcoige499 3 ปีที่แล้ว +15

    We love pranks inta ila midka liketa dhac😂

    • @carafey3113
      @carafey3113 3 ปีที่แล้ว

      Fake prank ma jecky

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily 3 ปีที่แล้ว

      Walaal ilaahay waalidkaaga dambigooda haa dhaafo arsaaq suubana haa siiyo adna hamigaaga haa kuu rumeeyo ee walaal subscribed ii saar ina soo booqo waa hubaal waa ka heli doontaa channelkayga inshaa allaah...

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily 3 ปีที่แล้ว

      @@carafey3113 Walaal ilaahay waalidkaaga dambigooda haa dhaafo arsaaq suubana haa siiyo adna hamigaaga haa kuu rumeeyo ee walaal subscribed ii saar ina soo booqo waa hubaal waa ka heli doontaa channelkayga inshaa allaah..

  • @siciidguray6156
    @siciidguray6156 3 ปีที่แล้ว +129

    Afeef hore lahow ama adkaysi dambe lahow shadiyo ciyaartu waa bilow😅

    • @rahohussen8528
      @rahohussen8528 3 ปีที่แล้ว

      😂😂🙈

    • @ikramabdi8619
      @ikramabdi8619 3 ปีที่แล้ว

      Asc walaal ma doonaysaa fursad shaqo aad ka faaidaysan karto adigoo jooga gurigaaga ama goobtada shaqo aadna samayn karto dhaqaalo aan xad lahayn hadaba haday tahay jawaabtadu Haa fadlan soo raac link gan chat.whatsapp.com/CHcpF3tr7FK2WmR1sVkj0G

  • @caliyaaxmed6550
    @caliyaaxmed6550 3 ปีที่แล้ว +10

    Shaadiya wa naag gaari ah aqal quruxbadan 🥰♥️

  • @elhamchannel1042
    @elhamchannel1042 3 ปีที่แล้ว +23

    Wlhi ano inta taagan waaye shaadiyo hadan shakiyo maba aa musikari 🤣

  • @deqoali5101
    @deqoali5101 3 ปีที่แล้ว +32

    Qolka jifka oo lagu xijawan yahy prank ma aha wan ka sha kiyay🤔🤔 inta ila mida like

    • @nastedave9842
      @nastedave9842 3 ปีที่แล้ว +2

      Mara salaadeed waaye koley. Waana shantii subaxnimo siday sheegtay.

  • @daadirinhogamer6843
    @daadirinhogamer6843 3 ปีที่แล้ว +1

    Intii islam ah ilahedartiisa iyo nabi maxamed (scw) dartiisa iigu SAARA

  • @marwaanbinahmed387
    @marwaanbinahmed387 3 ปีที่แล้ว +16

    Wow maanta aniga u horeyo masha Allh keep going Abdifatah yare

  • @aliasalahfarah2180
    @aliasalahfarah2180 3 ปีที่แล้ว +3

    Inta aykoow jikada ku jiro dhawanayaan like ii saar ✌

  • @Mohamuth_khalif
    @Mohamuth_khalif 3 ปีที่แล้ว +46

    🙏❤️💙mohamuud khaliif ali hadan ahay shadiya ixtiraam wlltinimo iyo qadarin ban u hayaa inta ila mida farta ❤️❤️💚💝🙈🙈✍️

  • @faaduma5762
    @faaduma5762 3 ปีที่แล้ว +30

    Shadiyo si kal iyo laba ku tagera family ku fano🥰

  • @maxamedcabaasofficiall174
    @maxamedcabaasofficiall174 3 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi waxaa ka haley halk erey ee dhahdey respect malihid wlhi

  • @lacagleofficial
    @lacagleofficial 3 ปีที่แล้ว +9

    Asxaabeey aan isasoo booqano hee.... Waxaan walaalayaal si naxariisleh idiin kaga codsanayaaa inaad isoo booqataan idinkoo mahadsan. 🙏🙏🙏.. Ilaahay ha idiinka farxiyo sidoo kale idinkuna.... Aamiin ..

  • @abdukadirdhagnas7271
    @abdukadirdhagnas7271 3 ปีที่แล้ว +2

    Inta ila aragtay in fanaaniinta xataa maseyran like dhac ku siiya....

  • @nawaalyuusuf5064
    @nawaalyuusuf5064 3 ปีที่แล้ว +12

    Haaaah inta fecbook live ka dawaneysay lake 😁😁🙋‍♀️😏

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily 3 ปีที่แล้ว +1

      Walaal ilaahay waalidkaaga dambigooda haa dhaafo arsaaq suubana haa siiyo adna hamigaaga haa kuu rumeeyo ee walaal subscribed ii saar ina soo booqo waa hubaal waa ka heli doontaa channelkayga inshaa allaah....

  • @zuhraadem7814
    @zuhraadem7814 3 ปีที่แล้ว +9

    Idin jecalalhy ilaa hdana love idinkama haayo🥰🥰🥰😪

  • @umuaisha2779
    @umuaisha2779 3 ปีที่แล้ว +11

    My family my couples i miss them walhi illahay haikixafido 😂😂😂😂💯 shadiyo wa maskin

  • @shamafamily123
    @shamafamily123 3 ปีที่แล้ว +24

    Shidiiyo wan ka xumahay abayo❤❤❤❤

  • @maimunaissack3681
    @maimunaissack3681 3 ปีที่แล้ว +4

    Best couples keep going....

  • @SahraSomali
    @SahraSomali 3 ปีที่แล้ว +4

    TEAM SHAADIYO SHARAF💪🏾💪🏾💪🏾🔥🔥🔥🔥

  • @maxamedxasaasi2887
    @maxamedxasaasi2887 3 ปีที่แล้ว +19

    #Nabiga hadi aad #jeceshahy #subscrib yuotube walal #muslim #hadi #tahay #dhaafin

    • @anabmohamed9146
      @anabmohamed9146 3 ปีที่แล้ว

      Jeceelka nabiga Csw iyo subscribe taada maxaa isku xeray?

  • @najiibali9960
    @najiibali9960 3 ปีที่แล้ว

    Wllshy qali shadiyo wlhi Ada Aya u ixtiramta xajigaga isagana so kale wllshy Allah isku kiin dayo Ani Ada Aya I igu haysta Wan iga qoslisan lkn time shadiyo Aya ahay Ani shadiyo cabdi fataxa wado inaga Mari full respect

  • @fadumodiriye4940
    @fadumodiriye4940 3 ปีที่แล้ว +8

    Yaab qof gurigiisa jooga oo labisan ma aragteen anigu maba xidho madax dabool dhan see camal waa la isla ogyihiin somalida pranka 😂😂😂😂

    • @Notalt17
      @Notalt17 3 ปีที่แล้ว +1

      😂🤣24 sac qamara isaran aneh maba jogi kari hadi kale qofbo siyu jecel yhy

    • @umucamaaroficial393
      @umucamaaroficial393 3 ปีที่แล้ว

      Haa,huuno,dharkan,ey,xiranthy,umaban xidhaa

    • @ruksana578
      @ruksana578 3 ปีที่แล้ว

      Aror waye marada qabtana waa ti salada wu kukaaday

  • @khadara9930
    @khadara9930 3 ปีที่แล้ว +7

    Qofkasta oo Somaliyed anba like iyo Subscribe lama dhaafee ana iisaara walalayal idinkoo mahadsanid

  • @xassansulub6974
    @xassansulub6974 3 ปีที่แล้ว +13

    Nin iyo naagtiis isku guri kujira oo sidii dad suuq jooga ulabisan
    Prank kulahaa

    • @ramlomuhudin9566
      @ramlomuhudin9566 3 ปีที่แล้ว

      Kkkkkk. Wlhi waruntaa

    • @ruksana578
      @ruksana578 3 ปีที่แล้ว +1

      Aror waaye maradi salada ayey qabta labis kala mahe

    • @aminahassan6324
      @aminahassan6324 3 ปีที่แล้ว

      @@ruksana578 l^

  • @xaniifaxaajicali1490
    @xaniifaxaajicali1490 3 ปีที่แล้ว

    From tiktok☝️

  • @Nobody1579
    @Nobody1579 3 ปีที่แล้ว +4

    She’s love u wlhi shadiyo she’s good Mashallah 🥰 my sister

  • @waxgaradofficial3398
    @waxgaradofficial3398 6 หลายเดือนก่อน

    Walalkay abdifatah iyo dumashidayba wan idin salamay baryahanba wad garnishee noso badiya from hargeisa Somalia 🇸🇴

  • @ahmedabshir9117
    @ahmedabshir9117 3 ปีที่แล้ว +13

    Walal igu soo duceya naag shaadiyo oo kale inuu Illahay isiiyo🙏

  • @cabdisalaamfaysal9264
    @cabdisalaamfaysal9264 3 ปีที่แล้ว +1

    Kumaa jecel inyuutuub kiisu uu dhakhso ugaadho 100k inshaalaah waxaan idiin soowadaa fikrad cajiiba inta wanaaga faafisa oo qudha ayuun baan u ogolahay

  • @hirsaaqaofficail2329
    @hirsaaqaofficail2329 3 ปีที่แล้ว +22

    My team c/fataax iyo shadiya
    Keep going ana iisara subscribe and like

  • @abdifatahh.mahmoud5943
    @abdifatahh.mahmoud5943 3 ปีที่แล้ว

    Shadiya wllhi waa qof aaad iyo aaaduqalbi fiican wllhi respect abdifatah iyo shadiya

  • @ahlaaamhassan3704
    @ahlaaamhassan3704 3 ปีที่แล้ว +8

    illahey hooyada Cafi iyo cimri dheer ha siiyo subscribe isar walalyal

  • @anfacxashisheeno5101
    @anfacxashisheeno5101 3 ปีที่แล้ว +1

    Shadiyo so arse hee c/ftx mel nagaso soor hee inta jecel in shadiyo aarsato like dhac kusiyahe hee team shadiyo haleni karo💘💘❤❤💘🙏👏👏

  • @ikraamnuur4079
    @ikraamnuur4079 3 ปีที่แล้ว +7

    Lamanaha farxada alle ha isu kiin daayo wan idin jeclahy ❤❤❤❤

  • @fardowsaahmed2205
    @fardowsaahmed2205 3 ปีที่แล้ว +9

    Ayaantan sariirta kadhaman la’dihiin lkn gar iyo gardarabo waan in wataa 🥰

  • @najiibtolkaofficial8503
    @najiibtolkaofficial8503 3 ปีที่แล้ว +16

    Walalhey 🤲aniga fanka 👏wan kabaxay ilahe ba iga madobeyey🙏chenelkega wakan ee 15k oo👉subscribe igarsiya inata kalena allow so hanuni amin dhaha🤲pIs

  • @riimaazabdallahariif1134
    @riimaazabdallahariif1134 3 ปีที่แล้ว +1

    Maxee askari cml ugu taagan thy shaadiyo 😅😅😅😆

  • @yusufabdiyusuf1129
    @yusufabdiyusuf1129 3 ปีที่แล้ว +5

    Ilhy haku xiftiyo hadaad subscribe isaarto 1k igaarsiiya thnkz reer muqdisho

  • @ikranabdille7203
    @ikranabdille7203 3 ปีที่แล้ว +15

    Team shadiyo ❤❤❤❤❤❤🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹

  • @mawadomaaya1612
    @mawadomaaya1612 3 ปีที่แล้ว +9

    M.a PRANK waan jecelnahey lkn majecli hadii aad kusameeso habo shaadiyo 🤣😢

  • @tuuneytahliil750
    @tuuneytahliil750 3 ปีที่แล้ว +4

    TEAM shadiyo sharaf aan soo arsano insha allah

  • @abasmohomedfilms6993
    @abasmohomedfilms6993 3 ปีที่แล้ว +17

    Walaaalaheyga somaliyed in laiscaawiyo waxaan nafarayo diintena islaamka ah manta wxaan adinka codsanaa ilahya dartisa inaad subscribe iku sartaa waxad kufaraxdo ilahay meel.hakaa siiyo

  • @catikahussein2105
    @catikahussein2105 3 ปีที่แล้ว +1

    Axmadey waxeytiri adunka wax i dhageysto a ugu necbahay ma ra like ta bixiye ha dhageysanine 😂

  • @king...3695
    @king...3695 3 ปีที่แล้ว +24

    Hala isoo booqdo fadlan Waa wlaasheen salma la jecleey

  • @ifarahabdirahman2670
    @ifarahabdirahman2670 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashaalaah mashaalaah keep going shaadiyo wax baa gaaray hhh beautiful family keep it up

  • @fanaxnasrullah9730
    @fanaxnasrullah9730 3 ปีที่แล้ว +6

    Shaadiyo waagii hore sxbkey bey jecleyd mcc inta ila fahantay like saar

  • @issaabdirahman8297
    @issaabdirahman8297 3 ปีที่แล้ว

    shadiyo an arko aan qoslin wlhi wey ii dhiman tahay
    Maxa arintan wax la isku dirooyo uma bogin
    Shadiyo duma Abdifitah wlhi inu said Ku jclhy cadeen uma baahna
    Stay together forever inshAllah 🥰

  • @usaamefarxaan6301
    @usaamefarxaan6301 3 ปีที่แล้ว +22

    Walaalo comentigeyga hadaad aragtid dar alle subscribe iigu sar

  • @hamdigeenyo6377
    @hamdigeenyo6377 3 ปีที่แล้ว

    Walhi Shadia gurigeda weligeed ma burburayo, Masha allah she is strong 💪🏽 women 💯👸🏾❤️💯 allah haysu keendayo my fv family 💯❤️🥰

  • @abdiwalifarahmohamed4260
    @abdiwalifarahmohamed4260 3 ปีที่แล้ว +8

    Shaadiyo video inuu Socdo caadi ay u AragtaA 🥺🤪🤪
    Intla ila aragtay like dhec 🤚✅

  • @kowtharnoor7770
    @kowtharnoor7770 3 ปีที่แล้ว +2

    I lyk sidaa ayee shadiyo prankiga oo jilayeso😁🙈

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 3 ปีที่แล้ว +18

    Team shadiya sharaf one love

  • @hubiqalbi7233
    @hubiqalbi7233 3 ปีที่แล้ว +1

    Isku wara weligin masha allah tabaraka lah wan idin jeclhy wlhi bilahi shadiyoy wan oyay sidu kaga masersiyay darted abdi fatax yare

  • @caashobashiir648
    @caashobashiir648 3 ปีที่แล้ว +6

    Qolka jiifka laguma xijaabte aniga waxaan u fahmay iyadoo meelka timid ama u socota inuu la eegtay oo labisan ilan ayadoo iskacadiya labiso madhihikaro wy shakiyaysa

    • @samiraali9808
      @samiraali9808 3 ปีที่แล้ว +1

      Kkkkkkkkk waa leeysla ogyahay ee yaanaloo sheegin

    • @quen2196
      @quen2196 3 ปีที่แล้ว

      way so tukatay sota leh cawa san uducaystay leh

  • @luulbashiir6781
    @luulbashiir6781 3 ปีที่แล้ว

    Wlalahay shadiya sharaaf wan ku tageera wlahay hadalkeda qosol ah wlahay shadiya wa dul qaad badan thy run wan ini salamay lamanaha qarniga🥰🥰🥰🥰🥰

  • @naciimaabdirahmaan4079
    @naciimaabdirahmaan4079 3 ปีที่แล้ว +10

    Armajad korked inti ila aragatay maro madoowe inayisaran atay like dhacakusii

  • @cabdifatahmoha9675
    @cabdifatahmoha9675 3 ปีที่แล้ว +6

    Shaadiyo inta aragtay camera da inay fiirisay love dhac kusii❤

  • @ruqiyohassan610
    @ruqiyohassan610 3 ปีที่แล้ว +6

    Shaadiyo qoso wanag wankujeclahay abyo keep going szta

  • @abdiazizak25
    @abdiazizak25 3 ปีที่แล้ว +9

    Maogi inaad comments aqrin doonto lkn wll hooyo allah jannada kawarawiyo hadii aad subscribe isaartit

  • @xikmacabdulaahi3408
    @xikmacabdulaahi3408 3 ปีที่แล้ว +7

    Taleefan passwrdkiisa ma taqaano myaa🤣🤣🤣🤣🤣🤣ii fur mxe thy

    • @dr.sharmakemohamoudmohamed305
      @dr.sharmakemohamoudmohamed305 3 ปีที่แล้ว

      Adi Qasab miyaa ninkaga mobile kiisa haysid #xikma

    • @HoyaZak
      @HoyaZak 3 ปีที่แล้ว

      @@dr.sharmakemohamoudmohamed305 haa hadikale anigana wax walba lagaaqarinaa

    • @halgandecoration7729
      @halgandecoration7729 3 ปีที่แล้ว

      Waa runtaa iney furatey ahayd

  • @shukrihussein1043
    @shukrihussein1043 3 ปีที่แล้ว

    Maasha Alah eedo mcn abdifatah yare waa islaan eedo kuu ah wiilkeyga oo kale ayaa ii tahey ee maad ii dhaaftid shaadiyo sharaf waa gabadheena aan jeclahay mahamed yare hooyadiis dhibka naga daay hee eedo mcn abdifatah yare wiilkeyga farxad iigu noolaada kuligiin ilaahay ha idin xifdiyo kuligiin

  • @shamafamily123
    @shamafamily123 3 ปีที่แล้ว +7

    Asc in tii ila sogeysey baraki iso beeqda❤❤❤❤

  • @mohamedmahmud6370
    @mohamedmahmud6370 3 ปีที่แล้ว

    wlh shaadiyo way iska qalbi furantahay dadka qaar prank waye marki ladhoho xita way sii xanaqan lkn shaadiyo way iska qososhay mashallah👍

  • @haniboqorto9410
    @haniboqorto9410 3 ปีที่แล้ว +5

    2k igarsiya Somaliyey 👏🏿🇸🇴❤️

  • @kowtharabdiwhab3152
    @kowtharabdiwhab3152 3 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi shaadiyo waa dulqaad badantahay
    Asagoo telka isku mashquulinayo ayeey hdana hadal ka sugaysaa tartiibey suaali❤Naag nool

  • @nawalinakorio0192
    @nawalinakorio0192 3 ปีที่แล้ว +6

    Shadiyo xeey tahy sidha lagaga dheeryahy shadiyo buud😄😄😄😄♥️♥️💯

  • @kiinabbas3816
    @kiinabbas3816 3 ปีที่แล้ว +6

    ❤️❤️❤️❤️❤️😂🤣maskiin Xabibti shadiyo Waa ku idin jclhy

  • @haykalofficial1647
    @haykalofficial1647 3 ปีที่แล้ว +13

    Shadiyo iyo c fatax m.a keep going hormar wacan

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily 3 ปีที่แล้ว

      Walaal ilaahay waalidkaaga dambigooda haa dhaafo arsaaq suubana haa siiyo adna hamigaaga haa kuu rumeeyo ee walaal subscribed ii saar ina soo booqo waa hubaal waa ka heli doontaa channelkayga inshaa allaah...

  • @zeyruqadan5502
    @zeyruqadan5502 3 ปีที่แล้ว

    Intee macwas arki hysaa like isara

  • @ifkayussuf507
    @ifkayussuf507 3 ปีที่แล้ว +3

    Best couples 😍

  • @Haawaosmaan25
    @Haawaosmaan25 3 ปีที่แล้ว

    Wallhi qosolka iga dhamaadey geeb going walalahey. Family dhameystiran m.a oo qurux badn 💖💖 allh hanii xafido

  • @amlitachannel4923
    @amlitachannel4923 3 ปีที่แล้ว +24

    Hhhhh qolka hurdada lgu xijabanyhy prank beeno la Isla ogyhy

    • @deqoali5101
      @deqoali5101 3 ปีที่แล้ว

      Kkkkk ma ila aragty

    • @shamsomaxamed3845
      @shamsomaxamed3845 3 ปีที่แล้ว

      in ay bel ka timid baba u jedane see waxa u jiran

    • @sucaadnuur8
      @sucaadnuur8 3 ปีที่แล้ว

      Xijab lan teda miyad rabtaa

    • @ikraanifka2647
      @ikraanifka2647 3 ปีที่แล้ว

      Xijaab la.aanteda rabtaa miyaa marka inaa iska fiir fiirsato😂😂dhib badnidaa

    • @nimcoaxmed2840
      @nimcoaxmed2840 3 ปีที่แล้ว

      ha wlhi 🤣🤣🤣🤣

  • @wardaabdiraxhman7211
    @wardaabdiraxhman7211 3 ปีที่แล้ว

    Wallhi wan qosly inta ila qosashy like dhac ku siii

  • @abdiqays5082
    @abdiqays5082 3 ปีที่แล้ว +2

    Barnkigaa inuu benyahy Inta Ila argty wan Idin Salamay 🙋

  • @salimhajirtajir4422
    @salimhajirtajir4422 3 ปีที่แล้ว +5

    6 :50 marka ee marey so shaadiya camerada side ay u fiirisay yaa ila arko

  • @kowthercumar9884
    @kowthercumar9884 3 ปีที่แล้ว +1

    Shadiyo ani cml waye wlh wx idhageysto wba nebcahy wlh
    Lkn team cabdi fitaax is muuji

  • @marwomandeq804
    @marwomandeq804 3 ปีที่แล้ว +3

    Shaadiyo waa laagaa booleestay walaahi abdifatax caadi ma tihid 🤣🤣🤣🤣😍🥰❤️

  • @ruweydaibrahim1238
    @ruweydaibrahim1238 3 ปีที่แล้ว +30

    Meeqo maalin idiin sugeynay 😭😭

  • @Phaizah-z9o
    @Phaizah-z9o 3 ปีที่แล้ว +8

    Lmao 😭😂😂wan fuuray 😂shadiya lov you wallahi♥️☺😭😂😂

    • @M.khaliif
      @M.khaliif 3 ปีที่แล้ว

      Lmao ii fa'idee mxaa laga wDaa??

    • @Malyuunxaashi
      @Malyuunxaashi 3 ปีที่แล้ว

      @@M.khaliif means "laughing my ass of"😂😂