Guri barwaaqo Vs Tik Tok

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 727

  • @guribarwaaqotv
    @guribarwaaqotv  3 ปีที่แล้ว +281

    Waxan soo wada riwayad khatara waxay ka hadlayoso isku day wanu tijabinayna

  • @21apdi96
    @21apdi96 3 ปีที่แล้ว +112

    (وقد طال شعري بلا قصيص) yacni Timahaygii way dhaadheeraden bila gaagaabin yacni ma gaagaabiyo

    • @goldenhour698
      @goldenhour698 3 ปีที่แล้ว

      صح

    • @kistoboy4800
      @kistoboy4800 3 ปีที่แล้ว

      @@goldenhour698 ᴡʟʟ ɪɪ sᴀᴛsᴜʙsᴄʀɪʙᴇ

    • @abdallamahmoudyaxeen2781
      @abdallamahmoudyaxeen2781 3 ปีที่แล้ว

      تعرف اسم الاغنية؟

    • @inatayasiir6737
      @inatayasiir6737 3 ปีที่แล้ว

      Hlkanan Ma caBadi haybaad ka tey Poulkow 😂😂😂

  • @kalienmpape4399
    @kalienmpape4399 3 ปีที่แล้ว +189

    INTA GURAY MARKAY ARAGTO ISKA QOSOSHA LIKE🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @hizamhasa9189
    @hizamhasa9189 3 ปีที่แล้ว +47

    Hud hud wuxuu u eegyahey Cabdi heybe lambad anigoo qoraya 2:42 ayuu gurina sidaa yidhi😄😄😄

  • @zakariaabdullahi450
    @zakariaabdullahi450 3 ปีที่แล้ว +39

    From kismayo wlhi number one tageero ahay.

    • @boqorada7379
      @boqorada7379 3 ปีที่แล้ว +1

      Walal subacribe isaar plz

    • @khuuriye
      @khuuriye 3 ปีที่แล้ว +1

      Wll kismaayo

    • @zuhaybzamo4204
      @zuhaybzamo4204 3 ปีที่แล้ว +1

      Waxba mad sheegin

  • @mubaarigrashford3163
    @mubaarigrashford3163 3 ปีที่แล้ว +72

    Inta bilaaa kabo ku daawanaysa like

    • @mohanahmed8525
      @mohanahmed8525 3 ปีที่แล้ว +1

      Waad nadhacday wallhi🤣🤣🤣

    • @mubaarigrashford3163
      @mubaarigrashford3163 3 ปีที่แล้ว +1

      @@mohanahmed8525san kuu dhacay zhp😂😂😂

    • @LFCFANS
      @LFCFANS 3 ปีที่แล้ว

      Ani carwadayda city gate anon dhex fadhiya daawan kabona wa xishanahay ee paay😂🤣

  • @naciimamustafe4871
    @naciimamustafe4871 3 ปีที่แล้ว +55

    Hhh from Hargeisa 😂

    • @boqorada7379
      @boqorada7379 3 ปีที่แล้ว +2

      Walal subscribe isar plz

    • @boqoradasomaliland7841
      @boqoradasomaliland7841 3 ปีที่แล้ว +1

      My Home Hargeysa hadh wanaag salan sare wllo💚🗯️❤️💪

  • @maykalofficial7463
    @maykalofficial7463 3 ปีที่แล้ว +38

    Anaa ugu horeeya mnta like hayla dhaafina hooy

    • @boqorada7379
      @boqorada7379 3 ปีที่แล้ว

      Wan kusary like wll adna subacribe isar

    • @axmadmaxaad7706
      @axmadmaxaad7706 3 ปีที่แล้ว

      𝙵𝚄𝙲𝙺 𝚈𝙾𝚄 𝙿𝚁𝙾

  • @takareeychanel5788
    @takareeychanel5788 3 ปีที่แล้ว +3

    aad baan kuu salaamay Guri Barwaqo
    Legend!

  • @mohamedvip8310
    @mohamedvip8310 3 ปีที่แล้ว +1

    Bajaajta sooraca walhy waan kahadlay from Muqdisho Guri barwaaqo Nolow zxp

  • @barbariyechannel7812
    @barbariyechannel7812 3 ปีที่แล้ว +17

    Horta suaale hadii subscribe lagu saaro iyo hadii love lagaa dhargiyo waxay kuu taraysa ma jirte ha is daalin ama waan ka quuste😂😂😂🤣🤣😅

    • @elmaaniofficial2605
      @elmaaniofficial2605 3 ปีที่แล้ว

      Imujin kah kah saar hadih kalleh viyuskuh istaajinayah yeh

    • @sacadgalo2526
      @sacadgalo2526 3 ปีที่แล้ว

      Waaar waxaan bal ii fahaanzi subscribe grty Lkn like maxy so kordhinyzaa

  • @Masdille
    @Masdille 3 ปีที่แล้ว +18

    Guri Barwaaqoy Maanta Pin igu sharaf😂

  • @ladaneey509
    @ladaneey509 3 ปีที่แล้ว +7

    Guriyow wan ku taagerna riwaayada no bilaw walalow😂😂

  • @queenabdilaahi389
    @queenabdilaahi389 3 ปีที่แล้ว +8

    Keep going legend guri barwaaqo

  • @abdirashidmuusemacalin3951
    @abdirashidmuusemacalin3951 3 ปีที่แล้ว +16

    Hadaana lagu qabi lahayn Abwaan, mujaajilayste cadceed

  • @qaalixariiir551
    @qaalixariiir551 3 ปีที่แล้ว

    Wanku taageraa guri barwaaqo from hargeisa ka soo salaamayaa wllo keep going khaamta kkkkkkkkk

  • @abshiryuusuf5702
    @abshiryuusuf5702 3 ปีที่แล้ว +4

    Kkkkkk legend keep going 😂😂

  • @queennajal6747
    @queennajal6747 3 ปีที่แล้ว +12

    Cid igama horeeso mnta like igu cimaamada ilaaa guri barwaaqo waaka sugayaa🥰👑

  • @osmanmedia9804
    @osmanmedia9804 3 ปีที่แล้ว +5

    Kuwa la bartay ana ugu horeeyay nagadaya ana manta ugu horeeye cimamada

  • @hassanabshir1452
    @hassanabshir1452 3 ปีที่แล้ว +2

    Legend Guribarwaaqo waan ku salaamey
    Heeskan ugu danbeeya waxaan izka leh alfanan xasAn waddo

  • @mameboos8432
    @mameboos8432 3 ปีที่แล้ว +2

    Dadka talantga leh way badan yihin lkn cameradan gadhin😂😂👍

  • @sultanhufane1051
    @sultanhufane1051 3 ปีที่แล้ว +2

    Wa qad daala ( ku raagay)
    Shacrii (timahaygu)
    Bila qusays (bila xiiris)
    وقد ضآل شعري بلا قصيص

  • @parkhad_yuuph7052
    @parkhad_yuuph7052 3 ปีที่แล้ว +21

    Waar Yaa iGa soo HereeYeY😂

  • @ilhaamilhaam8854
    @ilhaamilhaam8854 3 ปีที่แล้ว +1

    Manta guri barwaqo uu marayaa🥰 Masha allah

  • @abdirahmanali6769
    @abdirahmanali6769 3 ปีที่แล้ว

    gabadha tiktoka waa wllo maha hal qof thanks ana hore ugu wareeray alxaasil wa walashed o u eg

  • @عبدالغنىابتدون
    @عبدالغنىابتدون 3 ปีที่แล้ว +2

    Hahhaahhaha Ar waa qoslay wlhi 😂

  • @zharkamanka7193
    @zharkamanka7193 3 ปีที่แล้ว +6

    Gurayoow baryahan kaama Hayno ninkii odeyga ahaa Ee YaadooF😂😂😂

  • @purqaawiofficial7993
    @purqaawiofficial7993 3 ปีที่แล้ว +8

    𝕚𝕟𝕥𝕚𝕚 𝕢𝕠𝕤𝕠𝕤𝕙𝕒𝕒𝕪 𝕝𝕚𝕜𝕖 𝕕𝕙𝕒𝕔

  • @zidinoofficial5023
    @zidinoofficial5023 3 ปีที่แล้ว +6

    WALAALAYAAAL #SUSBSCRIBE ISAARA IDINKA IYO WALIDKIINABA ALLE JANATUL FARSOUSA HA IDINGEEYO 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏MAHADSANID❤❤❤

    • @elmaaniofficial2605
      @elmaaniofficial2605 3 ปีที่แล้ว

      Imujin kah kah saar hadih kalleh viyuskuh istaajinayah yeh

  • @murtiileofficial1935
    @murtiileofficial1935 3 ปีที่แล้ว +20

    Gurayow imnka dee xata subscribeta isara matidhahid "keep going wllkyow🥂🥀

  • @abdishakurhussein6564
    @abdishakurhussein6564 3 ปีที่แล้ว +4

    Guraw intaa carabida iga hoo "Timahygu way dheraaden iyadon lajaryn"

  • @mohamedosman2030
    @mohamedosman2030 3 ปีที่แล้ว

    Wahi Niyow Gactaa kooragsy🖐🖐

  • @zalmaanmadaadshe6287
    @zalmaanmadaadshe6287 3 ปีที่แล้ว

    Legend wlhI Wanku Tageera ShP Guri barwaaqo

  • @khaalidamiir6753
    @khaalidamiir6753 3 ปีที่แล้ว +1

    Guri barwaQo Heer burco wan KU salamay

  • @mustafemk829
    @mustafemk829 3 ปีที่แล้ว +5

    GUri barwaaqo nio tiktok nagadaayo ruwaayadihii soodaa apt from hargeisa 😍

  • @Khaalidjaama1
    @Khaalidjaama1 3 ปีที่แล้ว

    Bila quseys : micnahedu waa
    Bilaa koofiyada
    #1comenti hhh

  • @fathiahmed3575
    @fathiahmed3575 3 ปีที่แล้ว +6

    12:55 been maahan wallahi wax tik tok yaala yaa qadanaayo ✅☑

  • @nasralaki2778
    @nasralaki2778 3 ปีที่แล้ว +7

    3:27 "وقد طال شعري بلا قصيص " timihii way dheeraden mana Jarin waa sidaa apti guri barwaaqow

  • @mohamedadan9698
    @mohamedadan9698 3 ปีที่แล้ว +6

    IsmaCiL adpiLaHi Ali GuRi BaRwaaQo LenGeND👊👊

  • @ahmethzakihvarhan177
    @ahmethzakihvarhan177 3 ปีที่แล้ว

    Gurow wanakaaa firsl like ta sra wx😂

  • @xamsenacaybtire4686
    @xamsenacaybtire4686 3 ปีที่แล้ว +2

    Anaa ugu hore yay

  • @HujaleH75
    @HujaleH75 3 ปีที่แล้ว

    First comment guri barwaaqo love saar awrkaad tahey wase 😆

  • @abdimajidmahad5222
    @abdimajidmahad5222 3 ปีที่แล้ว

    ismaciil guri barwaaqo legend hore uzo

  • @abdirisakosman9061
    @abdirisakosman9061 3 ปีที่แล้ว +1

    WabadaLa shacrii bilaa qusays

  • @akrammaanaf8748
    @akrammaanaf8748 3 ปีที่แล้ว

    Guru parwaaqo Haba iska AF adkaadee waan taageeraa from xamar✌️🤗🤣

  • @hoodomawliid576
    @hoodomawliid576 3 ปีที่แล้ว +4

    Waxban kuku qubilahaa kulahaa 😂 wan qosolay hore usoc o guri barwaqo

  • @carafaadmaano66
    @carafaadmaano66 3 ปีที่แล้ว +3

    Guri barwaaqo inta jecel ani camal is muujiya like iyo subscribe isara

  • @abdishakuurmalla1018
    @abdishakuurmalla1018 3 ปีที่แล้ว

    Guri barwaaqo waan kuwataa zhp

  • @xamdacawil8495
    @xamdacawil8495 3 ปีที่แล้ว

    Guul guray barwaaqo hore usoco zxb👉

  • @CR-xr6zk
    @CR-xr6zk 3 ปีที่แล้ว +2

    Ninkii tooshka garoonka Ku shiday ayaa Guri barwaaqo qashafada Ku haya yaa ila arkay😂

  • @ismacilxasan3960
    @ismacilxasan3960 3 ปีที่แล้ว

    waa ku salaamay guri barqwaabo daalah shacrii bilaa qusays macanaheedu waa timahagu waxaan la raamasyteen
    bilaa jaris

  • @kawsarmaxmed5013
    @kawsarmaxmed5013 3 ปีที่แล้ว +5

    First from muqdisho

  • @somaliofficials5213
    @somaliofficials5213 3 ปีที่แล้ว +1

    Keep GOING zhp GURAY BARWAQO

  • @shiinevlogs5697
    @shiinevlogs5697 3 ปีที่แล้ว +2

    InTa ArkEyza in GuRey MopiL FlasH Lagu HaYo
    Like dhaC Ku zii 😂😂😂

  • @mohamedfarah5077
    @mohamedfarah5077 ปีที่แล้ว +1

    😊😊😊

  • @zakariyeayanle2757
    @zakariyeayanle2757 3 ปีที่แล้ว +4

    "و ما طال شعر بلا غسيل" Timo ma dheeradan maydhis la’aan
    Anigu sidasan u fahmay

    • @marwaanmahadsaman3933
      @marwaanmahadsaman3933 3 ปีที่แล้ว

      قصيص ayo dhahay oo ah gaabinta timaha

    • @muxumedcali3759
      @muxumedcali3759 3 ปีที่แล้ว

      بلا غسيل maaha boowe
      Waa بلا قصيص
      Timahaygii way dheeradeen bilaa jarid

  • @xamsenacaybtire4686
    @xamsenacaybtire4686 3 ปีที่แล้ว +5

    Asaxaabta guri barwaaqo maanta anaa uhoreyay marakaas 100 like igaa dhsiiya fadlan

  • @varixazaed5557
    @varixazaed5557 3 ปีที่แล้ว +18

    Wadno qaq wa eray ankaa faa'iday manta🤣🤣🤣😶

    • @elmaaniofficial2605
      @elmaaniofficial2605 3 ปีที่แล้ว

      Imujin kah kah saar hadih kalleh viyuskuh istaajinayah yeh

  • @Rashy.12_films_sports.
    @Rashy.12_films_sports. 3 ปีที่แล้ว

    Qusays tima gaabin weye guri barwaqoy😀😀

  • @drs.nabiha7917
    @drs.nabiha7917 3 ปีที่แล้ว

    Ninka garaad wllhi waayo iyo riwaayadii cadayluu isoo xasuusiyey

  • @muparikilkacaze9686
    @muparikilkacaze9686 3 ปีที่แล้ว +1

    👌👌👌👌

  • @asmacawil7689
    @asmacawil7689 3 ปีที่แล้ว +6

    keep going

  • @dhuubobeats870
    @dhuubobeats870 3 ปีที่แล้ว +1

    Guriyoow naga daa candhuuftan dib aad u ceshanasho fiifdaadiiba fiif ka badatee rabi dacwatanaa.

  • @muniirboos8187
    @muniirboos8187 3 ปีที่แล้ว +1

    Guri manta wan kaso dahay barnamijka sory barada lakin like wan Sarah sidi cadada😊😊😊 ahayd

  • @ayaansiciid765
    @ayaansiciid765 3 ปีที่แล้ว +2

    3:22طال شعري بلا قُصيص= timahaygu way dheeraadeen jarid la'aan
    Heestuba Waa carabi nasakhanba oo erayada carabigaa sida soomaliga ayaa loogu dhawaaqayaa😂

    • @noradiintimonoradiintimo985
      @noradiintimonoradiintimo985 3 ปีที่แล้ว +1

      Haa waa sidii loo hadli jiray intaan somaliga la qorin.
      Sidaan maqlay

    • @ayaansiciid765
      @ayaansiciid765 3 ปีที่แล้ว

      @@noradiintimonoradiintimo985
      Maaha wlll sida loo hadlo ismay badalin ee farta carabiga ayuunbaa soomaaliga lagu qorijiray, tusaale《 ماها ولال سدا لوهدو إسماي بدلن ايه فرتا عربيجا ايون با لجو قوري جراي》. Heesa ama gabayada luuqado kale iskugu jira jacbur baa ladhahaa inta badana madadaalo ahaanbaa loo tiriyaa

    • @noradiintimonoradiintimo985
      @noradiintimonoradiintimo985 3 ปีที่แล้ว +1

      Haa aniguba sida aad tusaalaha iisiinayso ayuun baan jeeda

  • @ismailvisualz
    @ismailvisualz 3 ปีที่แล้ว +2

    Waar bazlow transporteradiii Mxaa Ka HeLY ADi iyO xamze codaY😹😹😹😹

  • @yuusufmohamed2513
    @yuusufmohamed2513 3 ปีที่แล้ว +1

    Guribarwaaqo adis Ayaan ka.soo.salmayaa bro

  • @suhaybjiiro4307
    @suhaybjiiro4307 3 ปีที่แล้ว

    Guri barwaaqo wajigisaba qosola intan lagadhinba waxu ka hadlayo wlhy hhhhhh👍😂😂😂

  • @barkhadzaed3786
    @barkhadzaed3786 3 ปีที่แล้ว +5

    ninkii 1aad ee coment bixiyey😂😂

  • @ayaanxuseencige1195
    @ayaanxuseencige1195 3 ปีที่แล้ว

    Wllhi bllhi cabdi good wuu faanaayaa Intaana waa laydinku yaqaan😅😅

  • @Mr_Cawed
    @Mr_Cawed 3 ปีที่แล้ว

    Guri barwaaqo zxp qalia malin tanan daawan ma dhamaystirni

  • @nuurofficial7300
    @nuurofficial7300 3 ปีที่แล้ว

    Lengent ayaa thy wllhi pro guri barwaaqo

  • @naasirkeeyow252
    @naasirkeeyow252 3 ปีที่แล้ว +1

    Bashiir America next ka dhig

  • @abdiraxmansalax6272
    @abdiraxmansalax6272 3 ปีที่แล้ว

    Guri barwaaqo xaq Wan uyeelan wayay Luuuqaga anigo Burco kudhashy HadanA waxan ku leedahay Runta ku soco

  • @munaofficial1689
    @munaofficial1689 3 ปีที่แล้ว +1

    Akhas caleeg calaamuun cagta hoosteeda calaa wajad tanoo kale ciyaar lamayidhaahdo waayo shakhraanimo ayay kumatalayan
    Mijayna minanaar

  • @mohammedsaeedsudi6066
    @mohammedsaeedsudi6066 3 ปีที่แล้ว

    Guribarwaaqo waxaan ku taageeraa oon been ahayn suugeynta barnaajyadda haddey film noqoto reactionka guribarwaaqo noo soo badi reactionadda 🤣🤣🤣🤣

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 3 ปีที่แล้ว +6

    Wadna qaq mala noshy wll😂😂😂

  • @saahil5773
    @saahil5773 3 ปีที่แล้ว

    Yaadoof yaadoof baryahan waa ka dhacsantaye zxp inoo soo gali

  • @ugbaadbeauty880
    @ugbaadbeauty880 3 ปีที่แล้ว +4

    Guriyow tigrey kasoo smee riwayad hawshan kasocora maglka💪intii igu racsan is muujiya

  • @nashaadofficial1510
    @nashaadofficial1510 3 ปีที่แล้ว +1

    Fulay sanaa waxa buuran😂😂😂🤭

  • @yuusufalimahamed1996
    @yuusufalimahamed1996 3 ปีที่แล้ว +6

    57 comment iga horeysay mudo 1 minute ah anigii yaaab

  • @mohmedboootaan1890
    @mohmedboootaan1890 3 ปีที่แล้ว

    Gurow ninka ugu horeeya wa macalin boorme bu kayahay teacher🙄🙄

  • @zuhuurkaapa7512
    @zuhuurkaapa7512 3 ปีที่แล้ว

    Arniyow Guuri barwaaqo manta barnamijkaaga maanta wuxuu ahaaaH midan kaaa helaY

  • @wadanichannel2710
    @wadanichannel2710 3 ปีที่แล้ว

    Zaxiip aad paan ku salamayaa guri barwaaqo insha allaah waxaan rajaynayaa inaan riwaayaf kula so dhigo

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 2 ปีที่แล้ว

    ilahay kama dhigee beri baan sheekh ka dhegaystay leh ehelu naarku markay naarta ka baqdan music baa loo tuma markasay madaxa oo foorara isku tuuran walahay wan soo xasuustay dadkan hada siday rukuucayan foorarsaday yaab ilahay nar idinma geliye waan soo xasuutay uun

  • @varixazaed5557
    @varixazaed5557 3 ปีที่แล้ว +13

    Dhabantu ka falnyhy😶😶🤦‍♀️🤣

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 3 ปีที่แล้ว +3

    😂Guray barwaqo tictok markan arko waso ordaa😂❤❤

  • @jamaali6624
    @jamaali6624 3 ปีที่แล้ว

    Walahi yutub somali ma daawan jirin ada i jecleeysiiyay chanalkaga lambar 1 uu i yahay bro

  • @osama_omar5694
    @osama_omar5694 3 ปีที่แล้ว +7

    Bila gusays waa HAILA GOOGIIN KUGUMAN QADH QADHINE BABA

  • @ayaalemohamed7217
    @ayaalemohamed7217 3 ปีที่แล้ว +25

    First one like an coment

  • @barwaaqovanihassan9561
    @barwaaqovanihassan9561 3 ปีที่แล้ว

    Guri bar waaqo waxa tahay qof jira🙋‍♂️🙋‍♂️

  • @mohamedilyaz3696
    @mohamedilyaz3696 3 ปีที่แล้ว +1

    Cadceed inuu ree borama yahy jilaa wayn inta garanaysa😂 ninka program ugu horeeya hahaha

  • @abdi285
    @abdi285 3 ปีที่แล้ว

    Asc Sxb gb Waan ku salaamay salan kadib hada ka hore ka maqlin lakiin hadii la xiray ciyaardoodi oo loo xiray maxaa la ina karaayay waa qalad wadan dhan oo imaaday World Cup baa laga badiyay

  • @manchesterunitedfan5252
    @manchesterunitedfan5252 3 ปีที่แล้ว +2

    Keep going gurey 👍👑

    • @mohamedyusuf9563
      @mohamedyusuf9563 2 ปีที่แล้ว

      وغسال شعري بلا قصيص
      Heesta maxamed wardi oo suudaani ah baa lahaa cabdi haybaa bedeley carabtuu ka qadhaaban jirey wuu innaga horreeyey teeda kale ismaaciilow Sanaag baan kaa soo salaamayaa magacyadiina waa la laastay idinku waxd la baxden Gobolki Ragga Mudugna Gobolkii Xininyaha anna waxn la baxno wan garan la'nahy hadn la baxno Gobolkii Dumarka manalala yabayaa tolow

  • @abdiwahabdahir1828
    @abdiwahabdahir1828 3 ปีที่แล้ว

    Abwaan garaad legend ki waynaa

  • @aniismohamoudmohamed7013
    @aniismohamoudmohamed7013 3 ปีที่แล้ว

    Guri barwaaqo yaadoof soo qabo sxb

  • @amiirqureyzhi925
    @amiirqureyzhi925 3 ปีที่แล้ว

    Legend Guri barwaQ0

  • @manofhonormohamoud905
    @manofhonormohamoud905 3 ปีที่แล้ว

    gurow Engishka waad taqaanaaye bal xagaas iga sax (legent )maaha ee waxad tidhaahdaa (Legend)

  • @cabdinuur9632
    @cabdinuur9632 3 ปีที่แล้ว +1

    Guryw garaad mee
    Muxuu riwaaydaha
    Kuula sodhigiwayay

  • @mohamedfarah5077
    @mohamedfarah5077 ปีที่แล้ว +1

    😂😂