Yaa ku duulay Jubbaland USC mase dowlad Soomaaliyeed? daawo xaqiiqda kaa qarsoon.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 194

  • @hawoismail7302
    @hawoismail7302 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +26

    Habaryar guuleyso qof aan dhalnay oo kaa sharaf badan ma jiro libaax

    • @maxamedawil4498
      @maxamedawil4498 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Hadan nahay marexan wan tagersanayah xogga dalkah

    • @safiasheikhahmed5170
      @safiasheikhahmed5170 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      waar waxdhintay baatahay doqon lagama waayo hawiyo ee dadka haskudirin

    • @AA-ze7zk
      @AA-ze7zk ชั่วโมงที่ผ่านมา

      ​@@maxamedawil4498 XOOGA DALKA? DALKA WAA DALKE?
      HADI AD TAHAY REERAHA SHEEGANEYSO YAAD U SO FARUURYO QANIINANEYSA 😂.

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@safiasheikhahmed5170Xaqiiqda Ayuu Sheegay Abwan Kabayare sister❤❤❤

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 3 นาทีที่ผ่านมา

      ​@@maxamedawil4498 hanagu qaraban marexan anaga ah mana rabno usc

  • @duniyalang1285
    @duniyalang1285 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Thank you for telling the truth!🙏🏽 Somali kasta haduu sidaa runta u sheego dhibaatada waa laga bixi lahaa.

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Warka Wuu Cad yahay thanks MR Abwan Abdirisaq Kabayare❤❤❤

  • @hooyosomaliyed4029
    @hooyosomaliyed4029 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Kabayara guulayso waxa aad shaagayso mar ho raan qoraal ku soo qoray waana xaqeeq ceedankee sababta loo laynayay baa ku jerta xasana ceedan ugooneya oo qaasa baa udeyaarsan hurdayoow eska hurud ❤❤❤❤❤❤❤

  • @turbshit
    @turbshit 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +9

    maashaa allaah kabayare guulayso wariyo soomaali run ah 🙏🏾🇸🇴

    • @Wiil7waal
      @Wiil7waal 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Kkkkkkkkkkk shalay farmajo markuu axmed madoobe la dagalay ee ciidanka geyay balad xaawo iyo dooloow qabyalada may aheed

    • @karuuromaxamed9453
      @karuuromaxamed9453 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Geesi geesi dhalay ibnu xalaal allah yaqaan

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@Wiil7waalGedo Waa Dhulkii uu Kasoo Jeeday Farmaajo Weerarna kuma Qaadin Ahmed Madoobe kismaayo ee Wuxuu ka Difaacayey Beled Xaawo oo Weerar kusoo Qaaden Jabhad uu Watay Wasiir Amniga ee Mamulka Ahmed Madoobe oo Mandeera Weyna iska Difaacen Amus Adiga sidaadaba Abgaal Madagaan Jubbaland Gardaro Ayuu Wadaa Adeerkaa Guurgurte

  • @MohamudMuse-x4k
    @MohamudMuse-x4k 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +9

    Wcs..
    Abti sidii bil dhalataan u dhawraa warkaaga.
    Ereya Afeedka aad adeegsato ayaa ah kuwo dhadhamaya.
    Jaangooynta aad isugu xirto weerahana waa kuwo Naxwaysan oo is qabanaya, halka dhalinta saxaafada ku jira ay hadaladoodu iska hor yimaadaan.
    ❤Guuleyso Maandhe❤
    ❤ Puntland❤

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    hawlkar habaryar guuleyso♥️♥️♥️💜💘💖💞💞🥰🥰💘💘💘💞♥️

  • @shaficimohamedomar-d6b
    @shaficimohamedomar-d6b 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    hadalkaagu waa sax daarood somali nimadaa waashay laakiin hada laga bilaabo anagaa wasna somalinimadava abti wax kasta waan lasoconaaye waad mahadsan tahay adna

  • @maryanyusuf9104
    @maryanyusuf9104 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +8

    Habaryar guuleyso waxad tahay codkar wariye runsheg ah inagan kugug dhanay

  • @hawoismail7302
    @hawoismail7302 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +8

    From puntlan

  • @ciiseileeye4989
    @ciiseileeye4989 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Masha Allaah Inta Caqliga Cilmiga iyo Diinta U Saxiibka Ah,walaalki Dulmiga inaad ka Hadasho waaku Mahadsan tahay Xaqiiqda Runta ahna Soo Gudbiso guul iyo gobonim,Aduunkan qof walba meelin buu ka Soconaayo In Xaqa la Sheego waa Muhim Allaha Weyna Dulmiga iska Reebay.

  • @HanadMohammed-f1h
    @HanadMohammed-f1h 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Guuuuuuuuul iyo gobanimo Guuuuuuuul iyo gobanimo ❤❤❤🎉❤🎉🎉❤🎉❤🎉🎉❤🎉❤🎉❤❤🎉❤🎉🎉❤🎉🎉❤🎉❤❤🎉❤🎉❤🎉❤❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤❤❤🎉❤🎉🎉❤🎉🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤❤🎉🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤❤🎉🎉❤🎉❤🎉❤

  • @NightingaleTorso
    @NightingaleTorso 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    USC AYAA DAAROOD KU DUUSHAY

    • @Ayaanbarqadcali-zo1pr
      @Ayaanbarqadcali-zo1pr ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Maxay qadayen D5 waa geesoyal insha Allah guushu.D5

  • @Hodan-id9tg
    @Hodan-id9tg 38 นาทีที่ผ่านมา +1

    Salaan habo 👏🏾

  • @Computer-knowledge-education
    @Computer-knowledge-education ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Madaxweyne Axmed maxamed islaam guul

  • @KoosAhmed-y4p
    @KoosAhmed-y4p ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Habaryar mahadsanid

  • @fatimafarah4162
    @fatimafarah4162 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Manshallah Guul iyo gobonimo brother

  • @DahaboMaxamed-js2yq
    @DahaboMaxamed-js2yq 52 นาทีที่ผ่านมา +1

    Masha alah nolow habo

  • @ciiseileeye4989
    @ciiseileeye4989 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Allow Xaqa iyo Xaqiiqda U Muuja Somaali Weyn Amiin🤲.

  • @MaxamedshinoShinomaxamed
    @MaxamedshinoShinomaxamed 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Waa runtaa abti warkaas lkn abtiyashaa iyagaa isku maqan oo is ciilaya

    • @FatumaOsmn
      @FatumaOsmn 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Haa wale ayaga cadow iskueh

  • @shukrilibax
    @shukrilibax 46 นาทีที่ผ่านมา +1

    Masha allaha guuleyso habo sax weeye ❤❤❤❤❤👏👏👏👏💯✅️
    Xasan dhiiqo waa tuug moryan eeh waan ognahay darood waa uu jiifa ee xasan moryan haqabato oo ha xasuuq?
    Xasan iyo xamze marxun iyo adamadowe waa wado argagixiso
    Darood weey ku macdahay hala xasuuqo habo macan guuleyso ❤😂💯✅️👏

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder 49 นาทีที่ผ่านมา

    Waa ku mahadsantahay soo bandhida xaqiiqda abwaan Kabayare. ❤❤❤.

  • @Quickdeen_tube
    @Quickdeen_tube ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Habaryar mahadsanid guul iyo gobanida

  • @abdirahmanali9867
    @abdirahmanali9867 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Walal khilaafa wuxu kabilowday baarlamaanka jubalan waa in aad iigu dartaa tobanxubnood oo hawiya ah xasan shekh ayaa sidas yiri axmed madoobana waadiiday hadalkaaga waarun waa xaaji maaji

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Wlhi xaqiiqo ayuu kahadlay

  • @HirsiFarah-h4k
    @HirsiFarah-h4k 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Mahadsanid abwaan kabayare

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Kabayare illahay haku hiiliyo
    Somali daacad ah baad tahay

  • @muheeahmed1407
    @muheeahmed1407 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Doqonka Ogaadeen (Marxuumka) unuu dhegeysto ayaa wanaagsanaan lahaye faalada Abwaan Kabayare!

  • @AmalAil-m5q
    @AmalAil-m5q 36 นาทีที่ผ่านมา +1

    Habo geesi baad tahay warkiisu cad yahay guulaydo ,soomaslinimo syaa ina deeqda .

  • @yusufelmi9121
    @yusufelmi9121 19 นาทีที่ผ่านมา

    Ilaahay Soomaali dhibkii soo maray kuma celiyo, Xassan Gurguurte iyo Xamza maahsane ummadda Rabbi haka qabto!

  • @cabdirshidosman9649
    @cabdirshidosman9649 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Daarood Talyaani ayaa ilbixiyay ku lahaa.😂 Talyaani ayada oo Daarood boqortooyo iyo Suldanooyin leh oo labisan ayuu wadanka imaaday.

  • @Guledsaid-w1s
    @Guledsaid-w1s 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    @Abwaan Kabayare waad mahadsan tahay Abti

  • @muslimlivinglife9341
    @muslimlivinglife9341 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waa xaqiiqtaas habaryar

  • @seidmustafe6320
    @seidmustafe6320 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Maxay ku dambeydonta xalaadda j/land iyo p/land ethoupia iyo keyniya waxana maynorati noqon hargeysa iyo muqdisho runtu wa run

    • @shaficimohamedomar-d6b
      @shaficimohamedomar-d6b 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      yaa maay noorati ah oromooy bilaa nasabka ah ee malinba reer sheegta laangaabnimo aawgeed irirsamaale carab yuhuud oromo sheegta hadaad laandheere tahay maad reer kaaga aamintid cawaan nasab kaaga. car abtirso bal car

  • @shaficimohamedomar-d6b
    @shaficimohamedomar-d6b ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    ciidankaa hubkaan kala hadhaaynaa taas haaw baqin calool daarood baay soogaleen

  • @maryanyusuf9104
    @maryanyusuf9104 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Wan kusalamy walalo cabdirisaq kabayare

  • @Soofehirre11Maxamed
    @Soofehirre11Maxamed ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Daaroodow kakaca hurdada kakaca warkakaca

  • @ciiseileeye4989
    @ciiseileeye4989 24 นาทีที่ผ่านมา

    walaalki in Xaqa la Sheego waa Muhim, Sababta oo Ah Jano Fardowzo Qabiil iyo Qof Jecleysi lagu Geli Maa, qof walba waxa uu Aduunka geystay shar iyo Kheyr buu la'hortaga Allaha Weyn, Ee waxidka Ah,Xaqa sheeg hadow Sibir ka Kharaar yahay,Alle Ayaad ugu Dhawan Runti aad ban ku salama👍🏾.

  • @MomoMomo-jl8gt
    @MomoMomo-jl8gt 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Waa sax

  • @ciiseileeye4989
    @ciiseileeye4989 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maxaa Dulmi iyo Awood Ka Dhex Jira Somaali Dhexdeda,Allahu Akbar☝🏼.

  • @faisahersi5370
    @faisahersi5370 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Abwaan runtaad kahadashay

  • @abdirizakhassan6979
    @abdirizakhassan6979 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Abti waad ku mahadsan tahay sida aad warka cadeyneyso in USC ku duushay Jubba Land waa run.

  • @DiiriyeFaarax-ff3gd
    @DiiriyeFaarax-ff3gd 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    XASAN MORYAN WAXUKAHELO ISAGA LEH WAXU HELO

  • @MaslahA-n4y
    @MaslahA-n4y ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waa runtaa

  • @-xu9nd
    @-xu9nd 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Daarood waad araktaan war maxaad sugeysaan mise fuleyo ayaa tihiin hadaydaan wax iska qaban waa niila gumeesan doona idinkoo soomaaliya ugu badan war hooy iska gaara .

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Xassan munafaq gurgurte dagaalka sokeeye U bilabay watii uu eedi laha Wana la soo afjaraya Insha Allah xassan dhiiqo😮😮😮

  • @AnabAden-t1u
    @AnabAden-t1u 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Magalayaan mareexaan kansar haladilo mareexaan wiudhameeyay doorashaa lagalayaan qofwalba oojubalaan baaladooranayaa kansar hadhinto Insha alaah

    • @FatumaOsmn
      @FatumaOsmn ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Cansarka oguu weyn xamar fadhiya e allah hakutuuso inshaalah

  • @OmarMohamed-db3iy
    @OmarMohamed-db3iy ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    waa goojacadde 2 waxuu wado Hassan qarmuune.
    daba qoodiga Hamza orgi xaaray iyo farataag waan toogana.we know USC in ay yahiin.

  • @abdinuurmohamed1825
    @abdinuurmohamed1825 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Su,aal axmed madoobe iyo siciid dani iyagu maxaa uqorshaysan iyagaa keenay xasan sheekh isagaa wata isaaq ??

  • @mohammedpalle5934
    @mohammedpalle5934 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa jeclahay qofkii reer abtigiis taageera Anigu Majeerteen baan ahay reer abtigeey waa reer Shiikh Isxaaq Garxajis waan jeclahay waana taageeraa

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Cosoble iyo inta kufakara waa dayuusiin

  • @hooyosomaliyed4029
    @hooyosomaliyed4029 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Xaqeeq xaqeeq xaqeeq xaqeeq xaqeeq mar horaan ere hurdaayoow toos hurdayoow toos hurdaayoow toos xetaa shabaabkee baa lagula hasheeyay en jubooyenka wax lagaseeyo masaarena lala canacsado eyana wax lagaseeyo waana shaakadee esmaaceel sherkee jabuute ku soo shubay mar horaana laga shaqaayay jabuute baana lagusoo dhesay en taas kabadan baa soo socota walaa waa xaqeeq wallaahay waa xaqeeq laftagaraan waxbaa laseryay wuu og yahay waxa socda erersamaala waa ku dhanyaheen

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    asc habaryar cabdiyow caaqilbad tihiyo caziiz kuujecla carab iyo cajab adey kula wada cajabeen casal inaad tohoo caadil kujecel yahay cosob lagu diirsadow cadaabta alle kaafagee janadii illaah kuuhibee cawiyo maalin mowle magtabad sare kugee aamiin daarood gobweeye gomanimada somaali weeye geesiyiin guule galaday weeye gumeysiga hiraab neceb weeye

  • @abobasement346
    @abobasement346 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Absolutely jubaland waxaa ku Dulay waa UBD o ah USD

  • @duniyalang1285
    @duniyalang1285 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa run laakiin. Xasan ma asagaa cid ka adag? Dowlada uu hada haystana waa dowlad loo soodhisaybwaa nin aan damiir iyo dadnimo lahayn.

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ws wr wb, ADUUNKAN ALLE SWT AYA MAAMULA XAQA U HIILIYA
    XAQDARADANA KA HIILIYA
    LAALUUSH NINKI SIISTA QADIYADA REERIHISA ISAGA AYEY WAX U DHIMEYSA GORWALBA.

  • @faadumoaxmed5589
    @faadumoaxmed5589 5 นาทีที่ผ่านมา

    Ilaaaaaahey kacabso qabiiiil aa qalbiga aa kajirantahay yaaaaaahuuuuuuuu

  • @yusufelmi9121
    @yusufelmi9121 12 นาทีที่ผ่านมา

    Inta Sanbalooshe, Cali Cosoble, Xassan Sh. Maxmuud, wadanka xalkiisu ma dhowa!
    Ilaahow Soomaali boggooda burcad isu mari.

  • @IstaahilAli-uy1tv
    @IstaahilAli-uy1tv 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa runta ee allow naga qabo sharkoda aaamin yaarabi

  • @RosiAswan-vv1zf
    @RosiAswan-vv1zf ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Leave alone darood
    Guul all darood 😍😍
    Damerr hawiye chaley formajo wa maraxan you forget

  • @zuhurzeyn2376
    @zuhurzeyn2376 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ASC Wll. Waarunta sirdonka SMC aya yiri maar hoorey. Ina siyasada laga sari raabo Darood iyo D/M. Horgal laada labada qaabil ayaa la gu daalban. Markaa ugu dambeeyso.Iyaga Aya laguso kala fireeyn. Dowladdan xamze, Daayano, ADAN Madowe,oo Hadaa tulladoda dhuminnaya ayaa ugu daraan.😢😢😢😢 mahaad saniid 🙏wll.

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Abti
    Abwan kabayare Soda maxad heysa???
    Manta wa murugo in ciidamadii somalia la isku layo masuliyada waxa qadin
    Koxda damal jadiid
    War somaliyey dantiina racda
    Guul rer Juba land
    Iska celiya koxda moryanta ah
    Rerka hawiye dad sharaf leh aya kujira
    Guul umadda somaliyed
    🎉🎉🎉🎉🎉🎉Mahadsanidiin

  • @CabdicasiisDhagajuun
    @CabdicasiisDhagajuun 35 นาทีที่ผ่านมา

    GOOD JOB 👍

  • @fatimafarah4162
    @fatimafarah4162 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa usc

  • @HALIMA7ALI-jo6xe
    @HALIMA7ALI-jo6xe 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan wuu jabin ciidankisu insha allah

  • @JamacFaadumo-kr1gc
    @JamacFaadumo-kr1gc 40 นาทีที่ผ่านมา

    Habo adbo usc waa tahaykheyre wa usc mursade iyo xawadle waa usc nr1

  • @Layla-nw8nr
    @Layla-nw8nr 19 นาทีที่ผ่านมา

    Mashallah

  • @FatumaOsmn
    @FatumaOsmn 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waruntiis darood dhulkoga inaay utashtaan waay dideen somalia wax layirahdo baay kudaganyihiin marexaan iyo ogaden baa isku muuqda halagumestee daa

  • @AliAli-kp1ry
    @AliAli-kp1ry ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waaw Hawiye USC ayaa rabdo ineyqabsado kismayo😂

  • @AbdullahiAfiabokar
    @AbdullahiAfiabokar 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    abwaane waan aragnaa waxa uu wado madaxweyne Hassan sh diyaar banana looyahay waxaadna arki doontaa Hassan noo Aan hoos keenay jubaland iyo puntland

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Xaaryare waa dhamaatay waqtigii aad qabiilada isku diri jirtay Soomaaliya hanoolaato

    • @yurubereg8928
      @yurubereg8928 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Somalinimo dhimatay ee dameroow waa inoo xamar. Soomalinimada jeebka gasho yaa kalab

    • @MaxamedYare-cw6kp
      @MaxamedYare-cw6kp ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Yaa xamar wax ugu goonee ​@@yurubereg8928

    • @FatumaOsmn
      @FatumaOsmn ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Maadiga somali kahadlaayo waadigii farmajo caynjiraay no more somalia anigo darood sameyeey mantane wan dumiin

    • @MaxamedYare-cw6kp
      @MaxamedYare-cw6kp ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @FatumaOsmn farmaajo deni iyo axmed madeebe baa wax ka riday shalay farmaajo dasrood ah ayaa galmiudug iyo hirshabeele ku duulay markaa taa ma xaq bey aheed iiga jawasb

  • @HassanbolbolHassanbolbol
    @HassanbolbolHassanbolbol 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Salam abwaan usc moryane grub hirab baa ku dulay ee dacaar bay kalefayaan

    • @Wiil7waal
      @Wiil7waal 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Farmajo wuxuu ku duulay jubaland ee hiraab miyuu ahaa😂😂ileen doqonimo waa u dhalasho
      War anaga ogaaden ah
      Duulaanka waxa wada Zayed xamze iyo jnaral khalid waana absame

  • @NurAlaaNur
    @NurAlaaNur 47 นาทีที่ผ่านมา

    Wey cadahay waxaa ku duulay USC ay hormuud u yihiin HAG "Hawiya Action Group". Ogaadeen & Mareexaan ayaa masuul ka ah haddii JL USC la wareegto

  • @hananali4200
    @hananali4200 59 นาทีที่ผ่านมา

    Kabayare xaqiiida uu shegey lkn xasan waan ku racsanahey in uu dharbaxo ladhaco dani madobe

  • @diasmahamud9330
    @diasmahamud9330 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kana xasan Cali khayre buu wax u raadinayaa

  • @bismus9944
    @bismus9944 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    We all know that!!! Even 5 years child understand that what Hawiya clan is trying to do!!! But we will see how long they can continue with this!!!😅😅😅😅😅

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 34 นาทีที่ผ่านมา

    Adiga.ayaa.kakoow.Ah.sotii.aad.qarankii.kadooratay.xasan.cali.kheyre

  • @-xu9nd
    @-xu9nd 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Micnaha waa in kismaayo laga raro ogaadeen ka Lana geeyo Ethiopia iyo Kenya iyagana xasan iyo reerkiisa ayey soo raaceen laakiin wey fahmi doonaan .

  • @MohMoh-te4ee
    @MohMoh-te4ee ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Qabyaaladda iska daa, qaab qaran u hadal. Warkaagu waa isku dir.

    • @FatumaOsmn
      @FatumaOsmn ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Qaranke qarxayow no more somalia wan burburinayaa

  • @hafsaaden9198
    @hafsaaden9198 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kkkkk talyaana ilbixiyay oo udhiibay meelaha u gu sareya xafiisyada rer magaal waa aa aldaaroodiya landherayaal isku kalsoon caqli iyo maamulwaang isku darsatsy axyaa daroodiya power full ismaaciiliya

  • @ibrahimshanfool
    @ibrahimshanfool 5 นาทีที่ผ่านมา

    Labada O'Day ee xawaadle ma ahan kuwo miyir qaba xageed ku ogeydeen xawaadle

  • @BarodiirMadaxeey
    @BarodiirMadaxeey ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Runtii aduunka waxa u xun qof xumaan in uu saarnaado oo uusan xishoonin ilaahna ka baqin laakiin haduu xasan 1991 ki celiyo wadanka soomaalilinimo wey dhamaatay samirka daarood wu dhamanaya wa lagu kala baxaya iyagayna la goaysaa

  • @dilara-jj5yj
    @dilara-jj5yj 2 นาทีที่ผ่านมา

    Waaa u jeednaaa usc iny thy waxa socda lkn caano dhammi mayan

  • @yusufahmed6493
    @yusufahmed6493 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Lacagta jabuti baa bixinaysa

  • @abanuuromar4172
    @abanuuromar4172 56 นาทีที่ผ่านมา

    War waxa meesha ka socda wax yar ma aha , Daarood iyo Hawiye haddey sidaan ku socdaan Somalia weligeed dowlad noqon meeyso oo sidaan bay iska ahaan doontaa , qabiil ahaanna boorka ayey iska jafi doonaan ...

  • @MaxamedAxmed-wn9ur
    @MaxamedAxmed-wn9ur 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Warya ugaden iyomarexanow. Dagalka darod. Amagala. Amadidada rood wafagalamaya

  • @saedking
    @saedking 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    💯💯walhi

  • @IsmaciilXaaji-e5k
    @IsmaciilXaaji-e5k ชั่วโมงที่ผ่านมา

    MEEL AYAGA LAHEEN AYAA ISKULAAYNAYAAN AROOYA DADKOODA AYAAUSOOSOCDA CAQLIGAA LADIHIINE 34 SANO AYAA CAQLIGIINI MAQAN YAHAY REER CAQLI 6 SAAC AYAA KORKIINA CAQLI BUUXO KUHELEY EE KADHAMAADA MEESHA REER UNUKAALEH

  • @qoraneqorane8484
    @qoraneqorane8484 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    La hadashay abtiyaashaa balse dowladnimada bay doonayaan una jawaabi maayaan xawaadle àan aqoon ninkii dhalay Cali cosoble iyo sanbalooshe baan ka wadaa

    • @MaxamedYare-cw6kp
      @MaxamedYare-cw6kp ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Mursade asi muxuu yahay

  • @HawaA-w9g
    @HawaA-w9g 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Axmed madoobe waa abaal laawe maanta ma loo hiiliyaa mise waa Lagu fiirsadaa Xassan IYO kooxdiisa.

  • @AhmedGuure-u4n
    @AhmedGuure-u4n 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc wll waruntaa

  • @DahaboMaxamed-js2yq
    @DahaboMaxamed-js2yq ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wadiyar habo

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Qabiilkan waa na rogey dheh haddaad ummadda somaliyeed tihiin.
    Maalin walba somali waxa rogey 10 nin oo daniiste ah
    Shacabkuna kama daba haraan siyaasi bala abuur ah
    Illahow naga qabo wixii somali shar kula dhex jira.

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    USC AYAA KU DUUSHAY HADAAN RUNTA SHEEGNO MANA KU GUULAYSAN DOONTO

  • @Remember1977
    @Remember1977 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ina abti Daarood ma dhoohana ee ha baqin. Daanyeertan xamar fadhida waynu quudhsanaynaa ee nagama aha damanaan.

  • @dekajama8188
    @dekajama8188 57 นาทีที่ผ่านมา

    UBD waa allshabaab Ahmed madoobna waxaba kaqaadi mayaan

  • @mariamsidi3263
    @mariamsidi3263 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    WAXAN KU WEYDIIYEY SAQRAMINTA WAXAY KU HADLEEN MAD WAX WEEYN MASKIIN

  • @Soofehirre11Maxamed
    @Soofehirre11Maxamed ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Daarood wuu hurdaa

  • @halimahersi8454
    @halimahersi8454 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa daaroodkaase hadayo kala daroodsin ubaahanta

  • @sharifmohamed4587
    @sharifmohamed4587 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Farmaajo markuu hawiye qadadka qabanayey dowlad nimo miyee aheyd