Ismahaan Xaashi ~ Xasuustii Layla Cumar Dhuule ( Hadba Hadba ) Xulashada Fanka Bulsho Tv 2021

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 47

  • @uptherhmnizmail9157
    @uptherhmnizmail9157 ปีที่แล้ว +2

    Laila omar dhuule alle ha unaxriisto
    Old is gold
    🔥🙏🙏🙏❤️

  • @AlxaqiiqaMedia
    @AlxaqiiqaMedia 3 ปีที่แล้ว +3

    Eshcalaa fanaanad Haa ban ku haye ismahan 🙌👏👏👏👏

  • @husseinhandule3766
    @husseinhandule3766 3 ปีที่แล้ว +6

    טובה מוזיקה נעים מאוד בוקר טוב שומלילנד טודה רבה wa s/lander idinka so salama jerusalem israel dhashii hargeysa beeraha new hrgysa nabad ku waara

  • @ilkacaseilkacase-dd4cb
    @ilkacaseilkacase-dd4cb 11 หลายเดือนก่อน

    Axyaa qurux ismahaan xaashi alle haku xafido

  • @AlxaqiiqaMedia
    @AlxaqiiqaMedia 3 ปีที่แล้ว +5

    Wooo🙌🌹🌹👏👏👏👏👏👏ooof caleek 💯💯
    ilaahban idinku dhaarshe codka inanta maydaan libiqsan kari waayin

  • @nimcoqaalinimcoqaali1551
    @nimcoqaalinimcoqaali1551 ปีที่แล้ว

    cod mcniday wax dheeratay dadka esmaHaan ♥️♥️😍😍

  • @matmat735
    @matmat735 3 ปีที่แล้ว +1

    Ismahaan halka ka wad, you are the best !

  • @ADOONKIIRAXMAN
    @ADOONKIIRAXMAN ปีที่แล้ว +1

    Halkuu beerkeedu jiro iftiinka ha beegsatee weeyi. Waabari ayad kaso hadashay baydka hore, mxay tahay nasiibka fananadu ay ka hadlayso kk.

    • @ladan_99
      @ladan_99 11 หลายเดือนก่อน +1

      Sow maaaha😂😂😂😂 wa intaan aad adigu xustay intan raadinaayay micnaha qof ila qaba in iftiinka ay thy aysan ahyn nasiibkedu❤

  • @abdullahiyusufwarsame5393
    @abdullahiyusufwarsame5393 2 ปีที่แล้ว

    Ismahaan halkeeda ay dhigtay heesta layla cumar allaya rahma

  • @muraadstudio1558
    @muraadstudio1558 3 ปีที่แล้ว +1

    Ismahaantayda halkeedaad dhigtay wllo

  • @nzsomalitv3775
    @nzsomalitv3775 3 ปีที่แล้ว +1

    Best wah wah new yurub geenyo

  • @mawledzaam
    @mawledzaam 3 ปีที่แล้ว +1

    Ismahan xashi yaasalm my sis

  • @nugaalfilims5918
    @nugaalfilims5918 3 ปีที่แล้ว +1

    Waaah waàah 2021

  • @maryanmaxamud3748
    @maryanmaxamud3748 3 ปีที่แล้ว +2

    Heskan qofka asalkisa laha sidu aqaday erayada maba islehe qarkod

    • @mounaibrahim1600
      @mounaibrahim1600 ปีที่แล้ว +1

      Haa erayadu qaar baa maqan

    • @ladan_99
      @ladan_99 11 หลายเดือนก่อน

      Halku berkedu jiro iftanka ee maaha nasiibka❤

  • @MudaneSooyaal
    @MudaneSooyaal ปีที่แล้ว +1

    Leylo bilaa mixer buu codkeedu ahaa adiga cod dabiici ah kaama heeyno gabareey kkk

    • @ADOONKIIRAXMAN
      @ADOONKIIRAXMAN ปีที่แล้ว +1

      Codka bila mixerka ah haad ila aragtay mooye ilahay amarkii Dareen gaar ah ayu leeyahy oo ku taabanya. Mixerku wa dareen dilaha heesaha.

  • @caynaasheshow2961
    @caynaasheshow2961 3 ปีที่แล้ว

    Waa fananad cod macan

  • @inaalikalagueyeh801
    @inaalikalagueyeh801 2 ปีที่แล้ว

    Nice sang

  • @Saidabdihirsi
    @Saidabdihirsi 3 ปีที่แล้ว

    Camerada waa in qofka keliya qabataa, NOT kooxda musiga garaaceysa. Sidan aad wax u duubeysaan maaha professional

  • @AmiinAmc
    @AmiinAmc 10 หลายเดือนก่อน

    Halkuu beerkeedu jiro iftiinka ha beegsato maaha nasiib

  • @maxamaddaahir3309
    @maxamaddaahir3309 3 ปีที่แล้ว +1

    Jidhkii ragga aanay gacanta kadaynayn ayaa kuyaala,miyaa laga waayey hargeisa nin guri dhigta

    • @faysalismailjama5207
      @faysalismailjama5207 3 ปีที่แล้ว

      Ma.codkaa degenaantaamiisaaman.quruxdaa.ayey.bilaa.ninkuthy.tolayreerhsrgaysae

    • @yaxyemoge9498
      @yaxyemoge9498 3 ปีที่แล้ว

      Kaw yaa tan guri gaysanaya wa madhise

  • @cismaanxasan6555
    @cismaanxasan6555 3 ปีที่แล้ว +1

    Sharci baa ka yaall in xawadka la furo miyaa

  • @ilyasqarni1436
    @ilyasqarni1436 2 ปีที่แล้ว

    Codmacanaa wlshey

  • @idirisali572
    @idirisali572 3 ปีที่แล้ว +1

    Prank gi barwaaqo ayaan ku xasuusta ismahan hhh iiman li idaa igu kacdo ma disha ban islaha

  • @faysalismailjama5207
    @faysalismailjama5207 3 ปีที่แล้ว

    Asal

  • @Shebaz120
    @Shebaz120 3 ปีที่แล้ว

    War nuradiin maa taalo loo dhiso ninkaan cimamadiisa waan tuurey

  • @zidikabdi5233
    @zidikabdi5233 2 ปีที่แล้ว

    Eeshqiyaasak

  • @indhoxuseen6102
    @indhoxuseen6102 3 ปีที่แล้ว

    Habeenyo badanida miyan waa ka baryan yaa inta fahmi kara

    • @ADOONKIIRAXMAN
      @ADOONKIIRAXMAN ปีที่แล้ว +1

      Habeenyahow badanidaa miyaan waa kaa barayahyn?
      Yacni habeenoow dheerida waa barigii manu kaso dhawayn.

  • @mohamedgaboobe6571
    @mohamedgaboobe6571 3 ปีที่แล้ว

    Hestan oo fartuun brimo qaadayso iishega meel ka helo

  • @mahadxasan322
    @mahadxasan322 3 ปีที่แล้ว

    Leylada aa sheegeysan maxaa waaye hodan cumar dhuule ayaa qaaday

    • @yaxyemoge9498
      @yaxyemoge9498 3 ปีที่แล้ว

      layla cumar ayaa qaada

    • @mounaibrahim1600
      @mounaibrahim1600 ปีที่แล้ว

      Leyla cumar duuleh

    • @ADOONKIIRAXMAN
      @ADOONKIIRAXMAN ปีที่แล้ว +1

      Layla iyo hodan ba way qaadeen wll lakiin heestan asalkeed layla oo ka wayn hodan aya hor qaaday.

  • @qeysduale7704
    @qeysduale7704 3 ปีที่แล้ว

    Dumarka waa cowro ee ka daaya zinada aad ku dhiiragelineysan.