"Habeenkii aan dareemay in aan jeclaaday, waan u........" Qisada Jacayl ee Nasiib

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 เม.ย. 2024
  • "Habeenkii aan dareemay in aan jeclaaday, waan u........" Qisada Jacayl ee Nasiib

ความคิดเห็น • 116

  • @danlahelay
    @danlahelay 3 หลายเดือนก่อน +20

    Aynu kusalino nabimuxumed scw inta aakhiro jirto dareensan scw scw

  • @usaamemoha7009
    @usaamemoha7009 3 หลายเดือนก่อน +28

    Dumarka Reer Hargaiza inta iLa jecel😍💗

    • @user-ng2fg5by8k
      @user-ng2fg5by8k 3 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂😂😂

  • @HassanFabaraca-mi7vu
    @HassanFabaraca-mi7vu หลายเดือนก่อน +2

    Wlhi anigu aad baan ujeclxy dumarka hargeisa ❤❤❤

  • @NimcoMahad-cm8gl
    @NimcoMahad-cm8gl 3 หลายเดือนก่อน +3

    Tanasulku markasta ka yimada qofka wax jacel xqaq❤😢

  • @ahmedmha5293
    @ahmedmha5293 3 หลายเดือนก่อน +6

    Cadceed🎉❤salaman from CiYaL xmmar❤❤

  • @SleepyAutoRace-rm1fz
    @SleepyAutoRace-rm1fz 3 หลายเดือนก่อน +7

    Allow hablaha nodaaa❤❤❤❤❤❤

  • @happyhjmc1975
    @happyhjmc1975 3 หลายเดือนก่อน +5

    Waa sax noloshu waa kacaa kufid lkn bartii ha fariisan ee soco👏👏

  • @SalmaAxmed-tz9xu
    @SalmaAxmed-tz9xu 3 หลายเดือนก่อน +4

    Tanasulku Markasta Wuxu Ka Yimada Qofka Wax Jecel ❤

  • @CabdiqaniIndho122
    @CabdiqaniIndho122 2 วันที่ผ่านมา

    Ninkihi ugu horaye ee jacal ku bariye waa amin😂😂😂

  • @Hanaan-Wacan
    @Hanaan-Wacan 3 หลายเดือนก่อน

    Mansahallah, she is so happy and beautiful aad u garaneyso biadanimada…iyo Sharaf dad hacey inta was a garan lahaayeen cid ba isma
    Dhawacdeen is a a xumeyseen ee qadarka iyo qoral Rabi ayaa lagu qanci lahaa horeyna waa laga socon lahaa marka dear garadkaga iyo garashada allaha ku dayo 👌🤲💕👍💯Horey u soco inshallaha
    Illahay waxan mu weydinayaa mid qimahaga iyo qofnimadaa gartaa oo diin iyo akhlaq leh kuna dhaqmaa masul ah jaceyl iyo faraxad iyo nolol ki siin karaa darbina ku ah inuu rabi ku kula kulmiyo🤲🤲

  • @user-ub8xg6rk8u
    @user-ub8xg6rk8u 3 หลายเดือนก่อน +2

    Maaaasha allah allah gabadh boqorad ah Noloshu kuma xumeyso👑❣️

  • @Indhooze
    @Indhooze 3 หลายเดือนก่อน +3

    Qof san wax garad u ah halke laga hela❤

  • @AmiiraMahamed-ke5ps
    @AmiiraMahamed-ke5ps 3 หลายเดือนก่อน +3

    Wariyahan Wa nin Wanagsan ❤

  • @abdillahiabdi2263
    @abdillahiabdi2263 3 หลายเดือนก่อน +2

    Thanks many times nasiim

  • @abdirasaaqdahir4982
    @abdirasaaqdahir4982 3 หลายเดือนก่อน +9

    Aniga ayaaba ku xiga🎉

    • @Xiisoleyyyyyy
      @Xiisoleyyyyyy 3 หลายเดือนก่อน +2

      Ma qiso kugu dhcday ba jirta adigana

    • @maryanbashiir3033
      @maryanbashiir3033 3 หลายเดือนก่อน

      Soodhaqso😢😊

  • @kafiitaqalpifuran2325
    @kafiitaqalpifuran2325 3 หลายเดือนก่อน +4

    Sidii musalsal ayaan barnamijyadaaada u sugaa horey u soco wllo❤🎉

    • @Cadceedchannel
      @Cadceedchannel  3 หลายเดือนก่อน +1

      Mahadsanid hye wll🎉

  • @hassanharet5764
    @hassanharet5764 3 หลายเดือนก่อน +3

    I hope maalin Un Inan soo Fadhiisan dono Cumar dhulle Hospital waxyabo badan uurka kuhayo bananka Wan keni insha allh

    • @user-rp1br2uf6g
      @user-rp1br2uf6g 2 หลายเดือนก่อน

      So fariso wll😂

    • @user-rt3bl4qp1p
      @user-rt3bl4qp1p 2 หลายเดือนก่อน

      Waan ku sugaya indhahaygii

  • @moustafesamriye2594
    @moustafesamriye2594 3 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah 🎉🎉🎉 wll horo socoo

  • @Khadarmarketer
    @Khadarmarketer 3 หลายเดือนก่อน +4

    Cadnaan cadceed the pest ❤

  • @safacraxmaan6452
    @safacraxmaan6452 3 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤maansha Alaalh codkaa gabadahaba ❤❤❤❤

  • @funnygirlc.xakiin4630
    @funnygirlc.xakiin4630 3 หลายเดือนก่อน +7

    Gabar qurux io ixtiraam isku darsatay😢❤wll noloshu kuma xumayso nolo qurux bdn i.a❤😢

    • @user-ng2fg5by8k
      @user-ng2fg5by8k 3 หลายเดือนก่อน

      Kkkkkkkk😂😂😂😂

  • @SagalQasaali-mx6lx
    @SagalQasaali-mx6lx 3 หลายเดือนก่อน +6

    Dumarow waxno jileca inaga dhaafa o wixina labta ku haysta faraxban jecla iyo wu wanagsan nagala dhaman ladine niyow xishooda walidkiin iyo wlalihiin idin arki kare waxan ka wantoba🤐

    • @maryanbashiir3033
      @maryanbashiir3033 3 หลายเดือนก่อน

      DAAH Dadku hakaa nafiseene😢

  • @AfnanFarah-ux3fj
    @AfnanFarah-ux3fj 3 หลายเดือนก่อน +3

    Alla huno saa ujeclehey muuqaladaada horey usoco huno💗😳

  • @NimcohodanXasanyusuf-po9vc
    @NimcohodanXasanyusuf-po9vc 3 หลายเดือนก่อน +2

    Wllo cadceed wan jecylahy muuqaldaad aad soo galiso wlhi xitaa wan naceyba wax kale inaan daawado allh ha ku xifdiyo wllkey❤😍

    • @Cadceedchannel
      @Cadceedchannel  3 หลายเดือนก่อน +1

      Allaha ku shrfo wll

  • @user-vk7gm5tu8g
    @user-vk7gm5tu8g 3 หลายเดือนก่อน +2

    Bowe cadced dar alle ku jeclhy from mj

    • @Cadceedchannel
      @Cadceedchannel  3 หลายเดือนก่อน +1

      Allaha ku shrfo wll

  • @roobleqays9638
    @roobleqays9638 3 หลายเดือนก่อน +1

    Goat cadceed walhi barnamij loo baahnaa bulshadu haka faa iidaysato ❤❤

    • @Cadceedchannel
      @Cadceedchannel  3 หลายเดือนก่อน +2

      Thnks

    • @roobleqays9638
      @roobleqays9638 3 หลายเดือนก่อน +1

      @@Cadceedchannel sido kale wllkey

  • @SagalCabdi-z8y
    @SagalCabdi-z8y 21 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤

  • @user-wf8cr5fy4w
    @user-wf8cr5fy4w 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waar Nio Nasiib waaab Jacaylkii o socda Iyadaaba Jacayla Anooba Qisadeeda dhagaysan ayeyba so Jiidasho dheer Leedahy Horey u soco wll

  • @WardaClhi-ks6nz
    @WardaClhi-ks6nz 3 หลายเดือนก่อน +1

    Inantani wllshay u egtay😊

  • @maryanbashiir3033
    @maryanbashiir3033 3 หลายเดือนก่อน +2

    Horay usoco cad ceed noosoobadi Dadka qisaya jeceylka kadhex guuxeyso😢❤

  • @Ceelaabe
    @Ceelaabe 3 หลายเดือนก่อน +1

    😢😢same walhi

  • @SafaSiyaad
    @SafaSiyaad 3 หลายเดือนก่อน

    Deeqzan qurux badan cod xabeblay xishodbadan ee afka gaaban mad so qabatid inanta qurux cod xishod shaxshax alla udhiibay runtii wllhi cadceed so qabo wll

  • @user-hh8lz2mb7e
    @user-hh8lz2mb7e 3 หลายเดือนก่อน

    Zhp qiso xanuun badan hayaye xagee kala soo xidhiidha😢

  • @AsmaqaliHoyocawa
    @AsmaqaliHoyocawa 3 หลายเดือนก่อน

    Cadced hory uu soco wll

  • @calixasan9183
    @calixasan9183 3 หลายเดือนก่อน +13

    Qofkii ugu horeeye commanti qoray ayaan ahy

  • @CabdicabdilaahiCabdi
    @CabdicabdilaahiCabdi 3 หลายเดือนก่อน +1

    Jeceylkow

  • @user-qq7yc6zr4e
    @user-qq7yc6zr4e 3 หลายเดือนก่อน +2

    Wn islenahy aniga iyo adiga wllo

  • @user-wb7pk8pb6t
    @user-wb7pk8pb6t 2 หลายเดือนก่อน

    Kula mid ahay😂😂😂

  • @theworldnature8508
    @theworldnature8508 3 หลายเดือนก่อน +1

    Jacaylku ma xxishoodo.
    ANIGOO SAFAR TAHRIIBA KU JIRA OOO 3DA WAQTI HAL MAR WAX CUNA BUU JACAYL IGU DHACAY.
    MAALINTAAS WAXN OGAADAY JACAYLKU IN AANU XISHOON OO XAALAD KASTA KUU HELAYO ALLXMDULILAH HALGAN DULQAAD SAMIR IYO DEDAAL FARA BADAN KADIB HADA. WA MARWADAYDA WELIBA 2DAYDA CUNIG HOYADOOD WAXAN DEGAN NAHAY FRANCW
    . SHEKADAYDU WAY DHEERTAHAY COMMENT-NA LAGAGAMA BAXAYO BY🖐

  • @ayaanmuhumed174
    @ayaanmuhumed174 3 หลายเดือนก่อน +1

    Dumarkii iskorkii jacaylka waysooxidheen faraxfada qalbadatagankkk

  • @Nabadsulubahmed
    @Nabadsulubahmed 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤

  • @user-ul6fn9ie6q
    @user-ul6fn9ie6q 3 หลายเดือนก่อน

    Illaahayow hablaga nin yiraahdo wan ku jeecelay mooye anay yagu odhan wan ku jeceelay sharafta hablaha iyo qiimahoodu wa niya ragu kaga horeeyo balsa hablaha soomaaliya jooga ma badoow nima aqliigi waxa ka galay wan ku jeclahay sharftina ilaashada

  • @user-pp5jm6rk6p
    @user-pp5jm6rk6p 3 หลายเดือนก่อน +2

    😢😢

  • @BossHamza765
    @BossHamza765 3 หลายเดือนก่อน

    Legenow Guuleyso sxb Horeyna usoco❤ wllkey C/wasac

  • @MubarikAbdi-qc6mb
    @MubarikAbdi-qc6mb 3 หลายเดือนก่อน +1

    😢

  • @user-yx8gj8bo3y
    @user-yx8gj8bo3y 3 หลายเดือนก่อน

    Cadeed biqoroow wll wan ku salmay ❤❤

  • @abdirashidmohamettnor9078
    @abdirashidmohamettnor9078 3 หลายเดือนก่อน

    Gabdhaha San u daacadsan mxn u waayna anaga 😢

  • @omarcabdulahi4103
    @omarcabdulahi4103 3 หลายเดือนก่อน

    Waxa kala socdaa muqdisho pro keep going libaxeyga ❤

  • @HanaAbdi-xh3ju
    @HanaAbdi-xh3ju 3 หลายเดือนก่อน +1

    Cadceed Ana xilmad iga qaban sheeko😢

  • @CabdixakinYuusufbashiir
    @CabdixakinYuusufbashiir 3 หลายเดือนก่อน

    Jecylw Abaah waz😢😂

  • @abdirashidmohamettnor9078
    @abdirashidmohamettnor9078 3 หลายเดือนก่อน +2

    Cadceed favorite channel from baydhabo janaay ❤

  • @user-ts4xe2qr8l
    @user-ts4xe2qr8l 3 หลายเดือนก่อน

    Wll de san idin dawaneynay jacayl ba nagu riden 😂❤

  • @quruxdaiyoaduunka496
    @quruxdaiyoaduunka496 3 หลายเดือนก่อน +2

    19-kii dadkii ka horeyey way yaaban yihiin 2000 wixii ka qanbeeyey way qushuucsanyihiin kkkkkkkkkkk

  • @user-ow4wl3tc7r
    @user-ow4wl3tc7r 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wale xishood wa ku dayay Malin walbawax arki inan reer dhalo leh ninban jclay

  • @cabdirashiid817
    @cabdirashiid817 3 หลายเดือนก่อน +1

    Sxb cadceedoowu bayjkaaga hortu waxaan kamid ahay dhalin yarada aad ka ugu xidhan sxb ee hadana waliba xiiseeya laakiin waxaan sugaaba waa goorta aysoofadhiisan doonto ekistaydii hore 😂😂😂😂😂😂

    • @sukhranasir
      @sukhranasir 2 หลายเดือนก่อน

      Jeclida in lagu so fadhisto wll😂😂

  • @hooyomacaan9840
    @hooyomacaan9840 3 หลายเดือนก่อน

    Soo badi wllo cadceedow maalin kasta noo so dhig waa barnaamijyo xiiso leh

  • @AbdiHasanahmet
    @AbdiHasanahmet 3 หลายเดือนก่อน

    plz muniira par2 noogu soo celi
    teklgrmkeedii waxii ku qoraana noo soo shere garee dareen wuu soo saariwayaye linka copy kasoo qaadal plz wlalal abdirizak

  • @mohainaabdullahi5575
    @mohainaabdullahi5575 3 หลายเดือนก่อน +1

    Rer Waqooyigu Waba Jacel Socda Mid San Cml Ah iso Raac From Ciyaal Xamar 😂

  • @khaalidyare4252
    @khaalidyare4252 3 หลายเดือนก่อน +2

    Dhaxalkii barnaamijka ka tagtay isdaji wll daji😂😂😂😂

    • @hothoahmed4066
      @hothoahmed4066 3 หลายเดือนก่อน

      😅mucjiso emotional majirin isdeji majirto markaa

    • @khaalidyare4252
      @khaalidyare4252 3 หลายเดือนก่อน

      @@hothoahmed4066 hodan is daji wll isdaji😄😄 Wan ogahay oohin inanay jirine

    • @Cadceedchannel
      @Cadceedchannel  3 หลายเดือนก่อน

      Hye abti

  • @guleedaxmed3093
    @guleedaxmed3093 3 หลายเดือนก่อน

    Meeshaaan meeshii calaaacalka haloo bixiyo 😂😂

  • @ahmedaadan4151
    @ahmedaadan4151 3 หลายเดือนก่อน

    Maxan wax u jeclAn layahay iisheega😂

  • @MUNIIRZAKARIA
    @MUNIIRZAKARIA 3 หลายเดือนก่อน

    Niyahow cadceedow..hageen kahelaa nambarkaagj😮😮

  • @Asli256
    @Asli256 3 หลายเดือนก่อน

    Inantan meesha ma lagu so qasbay hadalkaba waa laga so gurayaye😂

  • @faadumocabdisitaar9700
    @faadumocabdisitaar9700 3 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂❤❤❤

  • @DgjGj-cv9gc
    @DgjGj-cv9gc 3 หลายเดือนก่อน

    Cadced wn ku dagera

  • @janomusic4783
    @janomusic4783 3 หลายเดือนก่อน +6

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk waar dee kuwii naago ahaa way waasheen nin ban jeclaaday oo sidan baa dhacday bay meel walba la soo fadhiyaan

    • @XamdaQali-lf6pq
      @XamdaQali-lf6pq 3 หลายเดือนก่อน

      Wax dhab ah ayaa laga hdlyaa

  • @khayrreumar221
    @khayrreumar221 3 หลายเดือนก่อน +2

    Cadceed sxb dadka dhaawaca ah eed idin soo booqda waliba idinku nafisa daily nooga dhiga qisadii iiigu cajiiib sanayd ama aan aad oogu bogay waxay ahayd qisadii muniira walaahay cadceedaw waan ilmeeyey muniira jaaheeda kaliya ayaa wuxuu yahay mid dareen leh iyo naxariis ku dheehantahay hadalkii aad iiga qiiraysiiyey (wax aan oogu abaal gudo oo aan ka ahayn inaan jaclaado ax ax ax

    • @khayrreumar221
      @khayrreumar221 3 หลายเดือนก่อน

      Xitaaa aniga way igu dhacday in la iigu abaal gudo jacayl

    • @Cadceedchannel
      @Cadceedchannel  3 หลายเดือนก่อน

      Hye wll thnks

  • @ahmedabdilahiidiris3383
    @ahmedabdilahiidiris3383 3 หลายเดือนก่อน

    Mr is daji😂

    • @khaalidyare4252
      @khaalidyare4252 3 หลายเดือนก่อน

      Is daji wll is daji 😂😂😂

  • @sahraxuseen7648
    @sahraxuseen7648 3 หลายเดือนก่อน

    😂😂

  • @NaimaNalka-lq1iv
    @NaimaNalka-lq1iv 3 หลายเดือนก่อน

    .

  • @Kaafi-kl9sm
    @Kaafi-kl9sm 3 หลายเดือนก่อน

    Balaayo. Boorman. Foolxumo. Kabadatahay. Tirabo

  • @abdiladifsalad4007
    @abdiladifsalad4007 3 หลายเดือนก่อน +1

    Bro dont act emotional when you ask questions

  • @ayaanmuhumed174
    @ayaanmuhumed174 3 หลายเดือนก่อน

    Alayaa iwaraysta waxaan ahay qafqalbi adag hadaan kursigaakufadhiisto koloy sadex Kisho wan ooyilahaaye

    • @khaalidyare4252
      @khaalidyare4252 3 หลายเดือนก่อน +1

      Ha ooyine aamu xaalad walba

  • @JoharaJohara-h1s
    @JoharaJohara-h1s 15 วันที่ผ่านมา

    Xqq

  • @Illyv4ever
    @Illyv4ever 3 หลายเดือนก่อน

    Another season of baroorcast 🤣

  • @SharmaarkeMaxamed-zn5xt
    @SharmaarkeMaxamed-zn5xt 3 หลายเดือนก่อน

    Zhp mgc waa zharmaarke wxaan ku idhan yahay beejkaaga wxaan kaa cod sanayaaa inaa soo inaad ku dadaadhid is noogu soo badisid❤❤❤❤

  • @QadanAaden
    @QadanAaden 3 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤

  • @MubarikAbdi-qc6mb
    @MubarikAbdi-qc6mb 3 หลายเดือนก่อน +1

    😢

  • @user-hl6zu9ew2w
    @user-hl6zu9ew2w 3 หลายเดือนก่อน

    😢😢

  • @SamsamSheikhahmed-mt6px
    @SamsamSheikhahmed-mt6px 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤

  • @MubarikAbdi-qc6mb
    @MubarikAbdi-qc6mb 3 หลายเดือนก่อน

    😢