YURUB GEENYO HEES CUSUB - DAREEN - SHOWGA CIIDA 2023

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 210

  • @Maxamed.jaceelow
    @Maxamed.jaceelow ปีที่แล้ว +72

    Wow qoftan dar alle iskaga jeclahay heesaheyda codkeyda halasiga ah yurub genyo wey itabatay heestan wlhi 🥹😫💔💔💔yaa ila wato yurub genyo like ii saar hadad jeceshhay codkeyda ❤

    • @NAJIIBB123
      @NAJIIBB123 ปีที่แล้ว +1

      Axyaa cod bay haysa 😮 magaca sawtu raxma dhayal uguma bixin

    • @mohamedjamac898
      @mohamedjamac898 3 หลายเดือนก่อน

      Caaaaac maxa ku damqaya de inay wax ku damqan inad sida ad wax u qabt😮 ad no shegto saw kama harayso

  • @rahmaabdi3799
    @rahmaabdi3799 ปีที่แล้ว +20

    Ax intay heestaani ka hadleyso aad baan u salaamayaa
    Ii so duceeya inuu illahay qalbiga iiga reebo qof aan jeclaa 😢😢❤❤

    • @JamiilaJiimi-xq3pv
      @JamiilaJiimi-xq3pv 8 หลายเดือนก่อน

      Masha allllah reer somaliland noooolaaada aamiiin❤

    • @HaniQali-i1b
      @HaniQali-i1b 6 หลายเดือนก่อน

      Amamen 😢

  • @apsheeeeer
    @apsheeeeer 11 หลายเดือนก่อน +15

    Taarikhdu waa : November/13 /2023
    Heestan waxaa ibaray gabadh aan si xad dhaafa ujeclhy
    Waa gabadhi ugu horesay aan jeclaado waliba si xad dhaaf ah habeen ayan niyada Ka jabiyay heestan ayaya isoo dirtay aniga oo xaalad adag ku Jira nloshana ciriiri igu tahay
    Hadaan dadka Ku jeclaa
    Doraad kugu dhaaran jaray
    Adoo shalay igu digtay
    Maantana kuma dayn karee
    macaan isoo dabaac 🥺

    • @IdilAli-z3i
      @IdilAli-z3i 10 หลายเดือนก่อน +3

      Ilaahay haysu kiin daayo wixi dhiba ee idin dhex yaalana ha idinka dhex qaado 🥺

    • @NAJIIBB123
      @NAJIIBB123 6 หลายเดือนก่อน +2

      Yurub geenyo dhayal mahan dadkay uhadasha wale 😢boqorada codka 🔥

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 ปีที่แล้ว +72

    Waxan halkan ka salamaya qofkasto micno daro lagu tagay😢😢😢😢😢😢😢😢 💔 💔

    • @zunduznor6133
      @zunduznor6133 ปีที่แล้ว +2

      Salamulaah🥺🙌🏽

    • @nimcohasan2898
      @nimcohasan2898 ปีที่แล้ว +1

      😢

    • @somaliyameni202
      @somaliyameni202 ปีที่แล้ว +1

      @@nimcohasan2898 😪😪

    • @somaliyameni202
      @somaliyameni202 ปีที่แล้ว +1

      @@zunduznor6133 😪☝

    • @Cawrala10
      @Cawrala10 ปีที่แล้ว +1

      Salamulaah😢Strong 💪🏾ban ka qaaday guul sarena waan gaaray Alhamdulahi 😊waxan helay markale inaan nolol fiican aan gacanteyda ku sameysatay

  • @Jamiilo21
    @Jamiilo21 ปีที่แล้ว +19

    Omg😭waxan hees lama oran karo waa dhaaftay yurub geenyo iyo jecel maxa kala heesto qadro dahir2 waaye qoftaan

  • @samirabenchardi7925
    @samirabenchardi7925 9 หลายเดือนก่อน +4

    Heestaan way iga hadlaysa 😢😢 illahay qalbigayga ka reeb😢😢

    • @NoloshaCusub0
      @NoloshaCusub0 8 หลายเดือนก่อน

      Ameen wll mcn. Dhameenteeyn ❤❤

  • @IdilDawson
    @IdilDawson ปีที่แล้ว +3

    Yaasalaam suwtu raxma geenyo waxani hees waydhaftay yasameyay ereyada iyo laxanka musigu waxaan filaya ustaadul ustadin furinle

  • @kayseabdi1731
    @kayseabdi1731 ปีที่แล้ว +4

    Qalbi Mar dhaawacmay iyo muraayad Mar jabtay midna sidoodii kuma laabtaan 😢😢😢 10...10...2023 7:00 pm
    Barbara

  • @AbdihakiimFarjar
    @AbdihakiimFarjar ปีที่แล้ว +28

    Waa Markuu jaceyl iska kay qaban jirey aduunyo❤

    • @mounaali4918
      @mounaali4918 ปีที่แล้ว +2

      😂😂😂😂😂😂😂

  • @hibaqkhadar5829
    @hibaqkhadar5829 ปีที่แล้ว +12

    Adoo shalay igu digty mantana kuma daynkaree mcn iiso Dabac sawtu rahma hees darenkeeda wadata 💔

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 7 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤ilove❤❤❤yurub❤❤geenyo❤❤sowtu❤raxma❤cadowgaga❤❤unoloow❤mcn❤

  • @mohamedjamac898
    @mohamedjamac898 5 หลายเดือนก่อน +2

    Yourub geenyo is the best artist in the somalian singers, i love her Voice ❤️

  • @ShaimaSiciid
    @ShaimaSiciid ปีที่แล้ว +4

    Aamina siciid cali xaaskaygii aan jeclhu❤❤❤ayaan heestan uqada

  • @NAJIIBB123
    @NAJIIBB123 ปีที่แล้ว +1

    Ale jecliya yurub geenyo allow da boqorada codka codkeeda io daganannteda kuhaysta ❤ magaca sawtu raxma dhayal kuguma bixin walee ❤

  • @FarhanIsaak
    @FarhanIsaak ปีที่แล้ว +1

    Ana ayada jecel nafteeda hala iiraadiyo Aya waan jeclahay hees baad kahadlaysa ayadaanjeclahay

  • @NAJIIBB123
    @NAJIIBB123 ปีที่แล้ว +2

    Still my favorite song and all song's yurub geenyo wa wada macaan ❤❤ codkedana waka daranyahay 💯 mid badali donta fanka masoo mari donto sawtu raxma 😢

  • @sharmakeofficial4254
    @sharmakeofficial4254 12 วันที่ผ่านมา

    Jacaylkay yurub. Genyo wayday miiya. Raajo ka leyahy😢😢😢😢😢

  • @ahmedbarre7
    @ahmedbarre7 ปีที่แล้ว +9

    Maxan jacayl ka shekeyaTalefonkaygii xata wuu aamini la yahay inan wax jecladay markan damco inan macanto qoro malario bu qoraya😂
    My fav Singers🫶

  • @ApdiqaadirODAYApdiqaadir-lw1ny
    @ApdiqaadirODAYApdiqaadir-lw1ny ปีที่แล้ว +2

    Oof yarta shidan sidii shamaca yurup geenyo walahi heesa heeda wan jecelahay

  • @Sahruja12
    @Sahruja12 ปีที่แล้ว +13

    Heesa Calcalka Waan Jecalhy Waa Waa Wax Kaliye Wehelka ii Aha💔😭

    • @AMIIRACraxmaan
      @AMIIRACraxmaan 9 หลายเดือนก่อน

      Soorye abaayo😢

  • @mahadsaleban9573
    @mahadsaleban9573 ปีที่แล้ว +3

    Yurub Mohamed Abdi yurub geenyo sowtu Raxmaa❤🎉❤❤😢

  • @LOULAIBRAHIM-ft9np
    @LOULAIBRAHIM-ft9np ปีที่แล้ว +3

    Nice Yurug nolow walashay

  • @maceygeenyo1051
    @maceygeenyo1051 ปีที่แล้ว +25

    Waxad modaa hestan abwanki sameyay inuu qalbigeyga jeexay so arkay waxa ku qoran 😢Xad dhaaf u jacelahay isagana sido kale hadana ma heshiin karno mana kala dhamano😢😢

    • @hoodomohamed2925
      @hoodomohamed2925 ปีที่แล้ว +1

      Iska heshiiya wll dadka isjecel oo dhan baa islaaye waa jacaylka ciladuye

    • @ZakirJama-mn3ue
      @ZakirJama-mn3ue ปีที่แล้ว

      Wlhi anib wn kula qabaa xad dhaaf isku jecelnahy hdana ma heshino isbuuc hdan farxad wda frxno wa inan is dagalno😢😢

    • @mandeeq683
      @mandeeq683 10 หลายเดือนก่อน

      Marxaladas sidoo kale way iheysata runtii😢😢😢xal aan aheyn inaan iskaga dulqaato malaha😢😢

  • @kawtharabdulahi3871
    @kawtharabdulahi3871 ปีที่แล้ว +5

    🥺😭waxan la yaabay wax waan jeclaaday wan dhagaystaa heesaha calaacalka iyo dareenkaba leh lkn waligay qof uma calaacalin in la ii calaacalo maahane wan is waydiiyay ma wali baadan dhab wax ujeclaan mise ma tihid qof calaacala qofka wa laga yabaa inaan dhoho amaad mar aan kukala jeclayn isoo mudataa bas wada hadal caadiya lkn inaan hees diro 😂wali ma samaynin 😢

  • @xumaandiidxoreeye8784
    @xumaandiidxoreeye8784 ปีที่แล้ว +6

    Yurub Geenyo Fanaanada Qarniga🎉❤

  • @ismaaciilcaaqil289
    @ismaaciilcaaqil289 ปีที่แล้ว +6

    Yurub geenyo iyo abwaan maxamed saalim ❤ tan hees wa dhaftay talow hesta ereyadeda ma abwaan maxamed saalim ba leh?

    • @busadabdi688
      @busadabdi688 7 หลายเดือนก่อน

      Abwan. Laftisa laga Carary. Bilamacne. Inader tiba ka carartay

  • @munasaid4066
    @munasaid4066 ปีที่แล้ว +1

    Adoo shalay igu tigtay maantana Kuma dayn karee 😭 ax heestan aniga IGA halysaa ilaa October 2021 wn sugayaa 😭💔

  • @waliyare722
    @waliyare722 ปีที่แล้ว +6

    Cawad qalpi japa Daremya walhi Qoftadad igatagtaya Ila taliya san yale 😭😭😭😭😭💔💔

  • @nawalnalka6366
    @nawalnalka6366 ปีที่แล้ว +5

    Hadaad durugtoo i deyso
    Naftayda daryeeli weydo
    Anaan diga rogan karayn
    Adiga kuba dayn karyn 💔😢

  • @Sir____88
    @Sir____88 11 หลายเดือนก่อน +3

    Nafteydaa adaa dayacay
    Adoo ka dabiibi kaara
    Dareenkiyo oonkoo
    Dabkiyo ololka igu shidey.....💔🥺

  • @caydarusjano8847
    @caydarusjano8847 5 หลายเดือนก่อน +2

    Somaliland ❤❤❤❤❤❤

  • @Inaomar3239
    @Inaomar3239 ปีที่แล้ว +11

    JaceyLow Maxaad in pdn idhibty ina Xnn jizay😣💔😭
    Kwrn qof Maanta Wax walipa Kuu Noqday Jcyl ixtiraam dryl naxariiz Intapa Ku Siiyay Mid Mar walipa Kuu Muujin jiray in Uu Garab kaaga yahy😢Murug walipa Ku HeyzO kU iLowziin jiray😭💔waqtiiyO Pdn Oo Qurux Pdn isLa Soo qaadateen🥺💔aanan waligii Ku Tuzin In Uu Daqiiqad Xitaa Kaa Mrmi krO😣mid QaLad walipa Aad ka GashO Ku Cafin Jiray Xitaa Isaga Un Ku RaaLi GaLin jiray in pdn😭💔💔💔💔😣🤕
    SanadaHa Aad wada Socoteen waligii Aadan Ka sheegan karin Xumaan ama Wax QaLad Ah aad KaLa KuLantay😭💔😣Qof sidaa dhan U Wanaag zanaay🥺Waqti walipa na Aad Ku faani jirt wanaagiisa io sida uu Mar walipa Garab kuugu Yahay isagOo Ahaa Si,Uu iga farxiyO Wax walipa U Sameyn jiray iskU na dayi jiray in uu Waqti walipa ifarHad gaLiyo😢 mar walipa aad Aheydeen dad iskU faraxzn daqiiqadii iskU kiin Dambeyzy ku kaLa,tagteen Jcyl io farHad💔🤕😭lkn si Lama FiLaan Ah noLoshaada Aaga Baxay😢💔Xitaa Eyadoo Aanan Jirin Wax qalad Ah Ama Wax Uu Kaa tabanaayO😭💔Qof NoLoshaadii ka baxay Xitaa AsigOon Ku Ogeyziin😭😭😭daqiiqad walipa IndhaHeyga ILinta Waa ay Soo Dhaafaan😭💔Xnn intee La Eg baad dareemi Laheyt😭😭💔dareen kaan ma ahan mid aan Sharxi karoH💔😭🥺

    • @yaxyeaxmed6537
      @yaxyeaxmed6537 ปีที่แล้ว

      Wlhi waa dhib

    • @zunduznor6133
      @zunduznor6133 ปีที่แล้ว

      Xanun weye wlhi abyo iska sabar🥺💔

    • @SamearaAbdikariim
      @SamearaAbdikariim 2 หลายเดือนก่อน

      Waa dhiipato wayn wlhie😭

    • @Inaomar3239
      @Inaomar3239 2 หลายเดือนก่อน

      @@zunduznor6133 Hye byo lkn ilaa Hada maan iloobin XssHs iskaga nlHy wllh💔🥺

    • @Inaomar3239
      @Inaomar3239 2 หลายเดือนก่อน

      @@SamearaAbdikariim Haa ilaa Hadana Maan iloobin Wali wn sugayya🥺💔😭

  • @AnfacD
    @AnfacD ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Dareenka anba waan kula qabaa kugumana digan ee Allaha na kulansiiyo.

  • @abdikarimabdillahi4195
    @abdikarimabdillahi4195 ปีที่แล้ว +7

    Yurube iyo jcl maxa kala hystaa ❤

  • @zuhaypaziciith2532
    @zuhaypaziciith2532 ปีที่แล้ว +10

    Hdana dadka ku jeclaha
    Dorada kuGu dharana jiraya
    Ado shalaya iGu digtaya
    Mantana kuma daynekare
    Mcna izo dabaca😢😢😢😢
    Waya i tabataya heestana wlhy😢😢😢

  • @maxamedkooke9954
    @maxamedkooke9954 ปีที่แล้ว +1

    Yurub markan dhegayzto
    Jacayl an ihayn igu dhaca❤ cajiip

  • @AlihasanJama
    @AlihasanJama 4 หลายเดือนก่อน

    Heestani waxay u qalantaa 10M.

  • @lukluki9673
    @lukluki9673 ปีที่แล้ว +2

    Saturday rahma 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @VivaWNP143
    @VivaWNP143 ปีที่แล้ว

    yurub maxamed cabdi geenyo alle maxay heestay wllo alle haku xafido

  • @fihiimaabdirahmaan8771
    @fihiimaabdirahmaan8771 ปีที่แล้ว +4

    Yurub geenyo markan dhagaysto ayuunbu qiiro iska kay qabata adunyo 😂❤

  • @najmaaskar5687
    @najmaaskar5687 ปีที่แล้ว +2

    Zababta aan qof walon jcyl wadagno ama aan drenziyo inan jecelahy uu unoqda xun oo ani dhababrka iga toogta Nolosha qaybta ugu adag aya ah inad macazalamyzo qof aat inbadan ilahy ka baryi jirtay inu nolosha inta ka dhiman kula sii nolado😢😢😢💔😩🥺

    • @caashaqalbi372
      @caashaqalbi372 ปีที่แล้ว

      Hadaad aad qof si xad ah u jeclato ogoow inuu isna cidla kaga tageyo ,ma garaneyo sababta.

  • @ubaxahmed7298
    @ubaxahmed7298 ปีที่แล้ว +4

    Yurup geeyo heestu anaay iga hadlaysa 😭💔

  • @FarhanIsaak
    @FarhanIsaak ปีที่แล้ว +1

    Yurub adaan ku jeclahay

  • @shukranaali8612
    @shukranaali8612 ปีที่แล้ว +2

    Hadan dadka ku jecla darad kugu dhadan jiray ado shalay igu digtay mantana kuma dayn kare mcn iso dadal😢❤

  • @nicimscali6695
    @nicimscali6695 ปีที่แล้ว +7

    🥺hadad durugtod idayso naftyda daryeeli waydo anan digo rogan karayno adiga kubadaykarayn💔🙁 illhyaw qof kasta oo qof jecel oo ladayacay samirka usiyaadi😭😭🤲

  • @HaniQali-i1b
    @HaniQali-i1b 6 หลายเดือนก่อน +1

    @Ahmed ismciil direye cali. ❤️

  • @caqlikhan2656
    @caqlikhan2656 9 หลายเดือนก่อน +1

    Dabiyo ololbad yurubey nagu shideee naga kala daa

  • @habikhadar8410
    @habikhadar8410 ปีที่แล้ว +2

    Yurub maxamed cabdi quruxdii fanka

  • @sacdiyoyusufahmed6103
    @sacdiyoyusufahmed6103 ปีที่แล้ว +11

    Intii dabeecad xumadoda qofkoda ku wayay aya halkan ka salaamaya😂ano jecel a hdl iska easy eh xariirki ku jare meshas u xirir kena ku eg yahay cml hdl a kugula kaftamaye ma xariirka ku jare u dhehe ha dhahay caafimad kayga u iga waresta inu dartey usilic u marayo uu ishega mar walbo lkn ma awodo noso celi xarirkena ina dhaho asne ma i dhaho😅 hada dhihi lahaa dhibca badsi aya ka baqaa😂😂so duceya inu asi i dhaho😂

    • @Somali122
      @Somali122 ปีที่แล้ว +1

      Mid aad isku dabeecad tihiin baan hayaa oo aan ku faraxsanahay 😂😊❤

  • @cirjiidh77
    @cirjiidh77 ปีที่แล้ว +6

    Boqoradii codka Qarnigaan
    YURUB M. CABDI ❤❤❤❤

  • @ladnaaadan7241
    @ladnaaadan7241 ปีที่แล้ว +2

    Walhi Waxn umalinya abwanku ina qalbigag ku jiry marku heesta saminya wayu heest waxy ka hadlisa xald an ku jira 😢😢😢😢😢😢

  • @marashmarash8573
    @marashmarash8573 3 หลายเดือนก่อน

    Dabkiyo ololka igu shiday😊😊 fvrte

  • @mustafeabdi6345
    @mustafeabdi6345 ปีที่แล้ว +2

    Aaaaax yurub wallahi ku jecliyaaa

  • @XassanKaafi-uh2fp
    @XassanKaafi-uh2fp ปีที่แล้ว +1

    Ish calaa cod boqorada fanka

  • @wacayskaahin6913
    @wacayskaahin6913 ปีที่แล้ว

    Waa hees dareen keegawadata yaa waduud

  • @zozomottorola
    @zozomottorola 7 หลายเดือนก่อน

    ❤ yurub Geenyo ❤️❤️❤️❤️ Warsame Y Soleban

  • @cismanabdi2416
    @cismanabdi2416 ปีที่แล้ว +2

    Sowtu Raxma Yurub Mahamed Abdi Geenyo Cod Loo Daa Xidigta Fankan Casriga Ah

  • @haboonxaashi1246
    @haboonxaashi1246 ปีที่แล้ว +3

    Hees way dhaaftay ❤

  • @Khadra-t7r
    @Khadra-t7r 9 หลายเดือนก่อน +1

    Telfoonkaagii miyuu yaabay

  • @hamsedeeqhamsedeeq4549
    @hamsedeeqhamsedeeq4549 14 วันที่ผ่านมา

    13.10.2025
    12:00AM 😢😢
    Heestan dip ma ugu noqo doonaa

  • @smsofficial8023
    @smsofficial8023 ปีที่แล้ว +3

    Sawtul Raxma keep going

  • @MunaJaamac-je9wm
    @MunaJaamac-je9wm ปีที่แล้ว +2

    Ax ax Heestan hpeen Oo malin iyada wxn Ahyn ma Dhegaysto Wlhy Heestan wxd mooda in AnigaLay samyey 😢😢

  • @omarbashehajiyusuf4572
    @omarbashehajiyusuf4572 ปีที่แล้ว +3

    Sowtu raxma keep going

  • @nimcocabdi2941
    @nimcocabdi2941 ปีที่แล้ว +3

    Adigu shaley igu gitay Manta Kuma deyn karey iso dabac ax 2023/73/ malin islinah hadan dadka ku jecla o dadka ugh dharn jiarh ax yaa jecyl bah🥺🥺😭

  • @deeqsicmmd3519
    @deeqsicmmd3519 ปีที่แล้ว +3

    Woow hadan dadka ku jecla Eshcaka hees yourib geenyo

  • @FilfiloMuxumed
    @FilfiloMuxumed ปีที่แล้ว

    Yurub geenyo wan ku wataa boqorada coska

  • @sharmakeofficial4254
    @sharmakeofficial4254 10 วันที่ผ่านมา

    Hesta kaliye 😢😢. An ku nafiso

  • @fartuunesse1056
    @fartuunesse1056 ปีที่แล้ว +2

    Waaw wa qofta kaliya an xiiseyo

  • @cabdiraxmaanburaale6894
    @cabdiraxmaanburaale6894 ปีที่แล้ว +1

    Way maraysaa heestu

  • @nadiajama2936
    @nadiajama2936 ปีที่แล้ว +4

    Hada durugto ideyzo nafteyda daryeli weydo ana digan rogan karayno adiga Kuba deyn karayn 🤌🏻🙏🏻

  • @sitsuhuur9169
    @sitsuhuur9169 ปีที่แล้ว +2

    Boqorada codka❤️❤️❤️🌹👍

  • @mohamed-salamuni
    @mohamed-salamuni ปีที่แล้ว +1

    Cumar qaro legend music gaar ah ayuu ku dheelayaa 😅😅😅

    • @AbdinuurSaahid-sq3ik
      @AbdinuurSaahid-sq3ik ปีที่แล้ว

      Sowtu raxama yurub maxamed. Abdi waligayba taagero u ha.

  • @Suadsadik-
    @Suadsadik- 10 หลายเดือนก่อน +2

    Naf wax jeceli ma quusato wale
    Qofki shaley dhawacey ayey hdana dabacsanan iyo naxaris kasugta 😢

    • @NoloshaCusub0
      @NoloshaCusub0 8 หลายเดือนก่อน

      Ax ma arakatay wlh waa xanuun. Qof shalay I xumayay ayan waali wlh hadalkisay raadiya ax nolosha iyo jcl ba waan nacay 😢

  • @nasteexoyuusuf4808
    @nasteexoyuusuf4808 ปีที่แล้ว +2

    Way hees dhaaftay jaceylow maxd dhib keentay😢😢😢

  • @sadiacasha9912
    @sadiacasha9912 ปีที่แล้ว +3

    Qof jacaylka aan aaminsanayn ee ixtiraam aaminsan

  • @mohamedjamac898
    @mohamedjamac898 3 หลายเดือนก่อน +1

    Chine’s could be original thing that ting we should be pay 🙏🏾🤦🏾‍♂️🤷🏾‍♂️

  • @realgeedi7753
    @realgeedi7753 ปีที่แล้ว +2

    CaLacaL iz mI zonG❤

  • @Cabdiraxmancabdilaahi-oi9ts
    @Cabdiraxmancabdilaahi-oi9ts 3 หลายเดือนก่อน

    Sawtu raxma axyaaa yurub maxamad cabdi

  • @hamdaladan
    @hamdaladan 6 หลายเดือนก่อน

    Waxa ahay naf jecel naf ay hore udaayacday iyadoo losoojeedo calafkana ka adeegay lkn nabsigiisi wali Waa ihayaaa waxan jeclaaa anoo xaas ah waxanan jeclahay anoo single mother ah waxan jeclahay isagoo xaasle waxanan niyaystaa inaan mar uun noloshayada ku midoobi doono aduunka u jeclahay I never forget him 2013/2024
    Abdrmn he’s ma live really blzz come back Bebe 1:52 night sabti 20/4/2024 😢😢😢 Waa xanuun wlhi jacaylka

  • @mahadsaleban9573
    @mahadsaleban9573 ปีที่แล้ว +2

    Yurub Mohamed Abdi wooe❤🎉

  • @ifrahyusuf2872
    @ifrahyusuf2872 10 หลายเดือนก่อน

    amazing

  • @HooyoFaadumobarre
    @HooyoFaadumobarre ปีที่แล้ว +5

    Waa gabadh Arab ah ❤❤❤

    • @faizam523
      @faizam523 ปีที่แล้ว +3

      Yaa idin weydiiyey qabiilkeeda marka hore!

    • @abdiasishaybe3237
      @abdiasishaybe3237 ปีที่แล้ว +2

      Waa Gabadh Soomaaliyeed

    • @hidigsalaat5752
      @hidigsalaat5752 ปีที่แล้ว

      Waa gabadh Irir Samaala miyaa?😅

  • @lukluki9673
    @lukluki9673 ปีที่แล้ว +1

    Of genyo Sowtu Rahma

  • @AminaYuusuf-x4h
    @AminaYuusuf-x4h ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @faadumosalaad1126
    @faadumosalaad1126 ปีที่แล้ว +2

    Hes dareenked wata sutul raxma ❤🙁

  • @goulehbluesky3271
    @goulehbluesky3271 ปีที่แล้ว

    Mashallah old the best

  • @farahjamac9285
    @farahjamac9285 ปีที่แล้ว

    Mcn aad idareen

  • @CaashaAxmed-xd9mj
    @CaashaAxmed-xd9mj ปีที่แล้ว +2

    Aniga jcylku iguma dhacaba amrka ilhy ❤😢😂wan jilaa un qofki idhaha wn ku jeclyhy lkn jcylka dabka laysku shidyo ma arkin😅😮

    • @abdinasirnunow8027
      @abdinasirnunow8027 ปีที่แล้ว

      yakayella xee 🤣🤣 kuwaaas

    • @CaashaAxmed-xd9mj
      @CaashaAxmed-xd9mj ปีที่แล้ว

      @@abdinasirnunow8027 mxa kwda😂

    • @studioinaalioday6889
      @studioinaalioday6889 ปีที่แล้ว

      Hadaba wa lagu wasa markaso jclka sida malabka kaga silbada jidhkaga sxb

    • @CaashaAxmed-xd9mj
      @CaashaAxmed-xd9mj ปีที่แล้ว

      @@studioinaalioday6889 hoydba lwsa ina dhilo nocd wsi jirty hay modin apaha iyo jcylkba wase nin Wynba tehe hdlka iska hagji ncld ba tehe

  • @Cuzayr
    @Cuzayr ปีที่แล้ว +1

    Waaaw

  • @najmamohamedomer4432
    @najmamohamedomer4432 ปีที่แล้ว +3

    Ax yaa sawtul Rahma walhi qalbigeyga ka hadleysaa wxney so baxdey wakhti aan ku jirey marxalad aan cidna la wadaagi karin khaasna igu noqotey
    Kliya wxa daremi kara qof jcylka dareemay dhawaciisa 💔😥

    • @hanimaxamed1667
      @hanimaxamed1667 ปีที่แล้ว

      Mcney samir cidnah yeykaa daremin jileec hadi kale bari kugu cayayan😢😢

    • @MunaJaamac-je9wm
      @MunaJaamac-je9wm ปีที่แล้ว

      😢😢

  • @deeqoindho4392
    @deeqoindho4392 ปีที่แล้ว +1

    Qof oo aad u shaceshay oo ka tagay ha u calaacalin hadda
    Xabiiti iska ilow

    • @NAJIIBB123
      @NAJIIBB123 ปีที่แล้ว +1

      Heesta wa qiso yurub kama hadlayso ee dad ayay uheesta wanna hees macan shacbka ayay uhadasha ayadu wa fananad wax fahan😂 yurub wala qaba o hada dhow ayay Wil dhashay o ka saqiray

  • @My_mom143
    @My_mom143 9 หลายเดือนก่อน

    *JaCeYlow Ina Gumeed baa TaHaY 17/january/2024* 😞💔

  • @xayaadmaxamed8281
    @xayaadmaxamed8281 ปีที่แล้ว +1

    Yurub calaacalka maxa ku saliday❤😢

    • @kawtharabdulahi3871
      @kawtharabdulahi3871 ปีที่แล้ว +2

      Waxay dareemayso oo aanay cid usheegi karin ayay kuso gudbisaa siday ila tahay markaas waxa la dhahaya wa fanaanad Waxay ku heestay kama dhigna inay iyada iska hadlayso😢

    • @NAJIIBB123
      @NAJIIBB123 ปีที่แล้ว +1

      ​​​@@kawtharabdulahi3871may yurub heseheda dhan kuma sabsana ee abwanada lajecel calacalka io jacaylka marka ayaduna wa qof iska naxaris badan o jacayl soconaya walogu tala galay hesahan o kale

  • @YARANKA.SUDEES
    @YARANKA.SUDEES ปีที่แล้ว +1

    Aylaafyuu❤❤❤❤❤

  • @AsmaXaamud-i6b
    @AsmaXaamud-i6b ปีที่แล้ว +1

    Maxad

  • @Cabdicasiiscige
    @Cabdicasiiscige ปีที่แล้ว +1

    Subxaana man khalaqak.😮

  • @nasromaxamed7884
    @nasromaxamed7884 7 หลายเดือนก่อน

    Mcn aaaad idreeen😢

  • @hunabuggy9712
    @hunabuggy9712 ปีที่แล้ว +1

    Jacyl waa katar
    Iska illaliya

  • @AlihasanJama
    @AlihasanJama 4 หลายเดือนก่อน

    18/6/2024😢❤

  • @AbdirashidHuseen
    @AbdirashidHuseen 12 วันที่ผ่านมา

    Yurub genyo boqorada codka