Dagal ka argagixisada markaa ka soo jeedsatan waxaa idin sugaya inaa saftaab xududa inoo dhaxaysa xabashida iyo kenyaatiga si dalkena wixi sogalaya iyo wixi ka baxaya ay unoqdaan wax la og yahay
WAR benta dhafa doladey wad ogtihiin mesha nabadiidka lagu babi in karo talefanka la warega kontoyinkoda lawarwga hadi ay dhaqalo wayan sifudud ayaloga guleysan kara inteyse lacagturayaan oo dad masakin adegsan karaan wey adkan in laga badiyo awey talefankii somaliya 0025 ahaa ya hasta?bostads jojiya natusa dadnonol ad so qabaten sida tigire etoipia😡😡😡
Guul XDS dhamaantiin meelwalbad joogtiin waxaan idinka soo salaamaya magalada hyderabad ee dalka india waliba anigoo qaranka udhaawacan inaaan udhintana diyaaranan uahay qalbigaan idinkala socdaa jayshkaygiyoow guulaysta
Cafimaad taam ah ayaa alle kaga baryaa dag dag ah insha.allaaah
Wll hadda sidee noqotay rabbi caafimad taam kaga baryaa insha allah 🤲🤲
caafimaad sareeca alle haku siyo zxp
guuleysta ciidankeenow cadowgiinana cata hoosteeda alahgasho shabaabka caasimada fadhaiya oow ugu wenyahay xasan iyo mahad bixiya soomaaliya wey soo noqone inshaw alawh guuuuuuuuuuuuuuuuul iyo gobanimo
GUUELYSTA CIIDAN KEENOW kuwa aad qabatiina laaya doofaar madaahirsamee 💪💪💪💪💪💪💪💪💪🙏🙏🙏🙏🙏🙏❤❤❤❤❤❤❤
maasha allaah sooceliya heesihi ciidanka sntv 30sanno ayaan ujilib xirneen gumaysig heer waxay gaareen wariyaashoda madaxdena cayaan kuwa dadkagubayay iyo gumaystaha ayaa aburay guulaysta macawisley iskakiciya dofaarta
M.a ilahey ha guleyo xogga dalka lkn somalia waa in ay ka baxdaa ku tiirsanaanta arimaha amniga ee shesheeye
Guul I.a
Wallaahi waa Hees qiiro badan, iga oysiisay.
GUULEESTA CXD SOMALIYEED GEESIYAASHA SOOMA JEESTAYAASHA AH..GUUL MADAXWEYNE ASAN SHEEKH
💪💪💪💪💪💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
somaaliya hanoolaato
allaaha wayn garabkiina hanoqdo☝☝☝
M.a nolada ❤walalyal
Erya Erya
28/7/2024 saacaduna tahay 5:00 PM baan dhagaysanayaa amoo qolkayga kudhex diyaarsanaya Cashiro Cilmi kororsi ah,Aabahay iyo awowgay iyo dadii iya yaraa waxay katirsanyihiin Xooga dalka Soomaaliyeed Qaybta 21 aad iyo Kumaandooska Danab Anigana waxaan diyaar u ahay inaan qarankayga ushaqeeyo waxaana fikirkaas igu dhashay maalintii ay badeena itoobiya uu caada qaate Muusi Biixi usaxiixay.
Guul Xooga dalkow inshaa allaaah Qarankeenii Wuu soo laabane.
Bénin
Ciidanka hees waxay uga baahi badanyihiin helicopter
wan ku tashata wan ku seexda haradbey xakabtiren
hooygi bey nabadey ka dhigeen
Taliskii asqaysnaa saldhigii adkaa iyo hadaad ka erideen ka adkaate maanteee allaa beri bay ahayd wleee
Qawaariij Loma xarxaamee
Viva xooga dalka somaliya please ciidanka helicopter hala siiyo iyo tan xabadka lagashto ee xabada celiso
Al
Guul iyo gobonimo idinkaa wax idiinku nahay gulesta apid
Dagal ka argagixisada markaa ka soo jeedsatan waxaa idin sugaya inaa saftaab xududa inoo dhaxaysa xabashida iyo kenyaatiga si dalkena wixi sogalaya iyo wixi ka baxaya ay unoqdaan wax la og yahay
WAR benta dhafa doladey wad ogtihiin mesha nabadiidka lagu babi in karo talefanka la warega kontoyinkoda lawarwga hadi ay dhaqalo wayan sifudud ayaloga guleysan kara inteyse lacagturayaan oo dad masakin adegsan karaan wey adkan in laga badiyo awey talefankii somaliya 0025 ahaa ya hasta?bostads jojiya natusa dadnonol ad so qabaten sida tigire etoipia😡😡😡
Heesihi 77 ki
Lakin somali lama eryayn bariga e ajinabi bu ahaa
😣😣🇸🇴🙏🏻
waacadaw gubay umadeena eryaaerya kii markaalaeryay ayaa soofarsameyay oo ay ushaqaynaye somali maha erya guulaysta ciidankena