Masha Allah bilad sharaf aya mudan tihid xogii dalkow Allaha idin guuleeyo mar walba idinkoo wada jira iskana ilaaliya in dhiigiina si maalaa yacniya ku daato. 👏👏✅❤🥰❤️
Waxaan walaalahayga dhalinyarada ah kula talinayaa in ay u diyaar garoobaan si kasta oo suurta gal ah in dalkeena looga sifeeyo khawaarijta iyo siyaasiyiinta dabadhilifyada ah
Waxaan ka yaabay sida wax u socdaan ama eey isu aqoon san yihiin ciidamada maamul goboleed yada waxaa horay lagu tash kiiliyay ineeyan doowlada fedaraalka oo ah doowlada soomaaliyeed ka mid aheeyn oo eey yihiin doowlad gaara eeyna leeyihiin madax weeyne gaara calan gaara iyo dal gaara taasna waa mida xooga iyo is kaashiga ciidanka kala dhan taashay waxaana sabab u ah in ciidanka soomaaliyeed maamul goboleed keey joogaan eey u yaqaanaan doowlad oo eeyna ka tirsaneeyn doowlada federaalka soomaaliyeed taasna sax maaha in la marin habaabiyo ciidamada xooga dalka soomaaliya iyo dhamaan ciidamada kala gedisan ee daalka nuuc yadooda kala duwan ha ogadaano saraakiisha iyo ciidanka cutubya dooda kala gedisan ee jumhuuriyad soomaaliyeed ciidamada waa ciidan qaran waxaana laga maamulaa wasaarada gaashaan dhiga soomaaliya askari mushaar qaata ee wata dharka ciidanka milateriga xooga dalkaka soomaaliyeed ee aan diiwaan kiisa daraja diisa laga heleeyn ma jiro haduu dhintay iyo haduu nool yahay hal kaa markeey joogto hadii ciidanka gobolada jooga eey waayeen mushaar ama xuquuqdii kale ciidanka ma aha kamana dhigna inuu aheeyn qaran una baahan yahay in la qarameeyo saxna ma aha taas ciidanka waa qaran kuwa furumaha jooga iyo kuwa magaa looyinka jooga hadii ciidan ku dayacmo gobol iyo goob uu joogo waxaa dayacay gudoomiyaha maamul goboleed kaas eey ka tirsan yihiin ee qaranka ma dayicin doowlada federaalka waxeey kala xisab tan taa wixii mush kilad ama dayac qaran ah ee ku yimaado gobolka gudoomiye goboleedk maamulka gobolka haya sanad kaas Jumhuuriyada federaalk soomaaliyeed ciidama deeda waa wada qaran ee ha ogaadeen ciidamad jubaland hadii tacadi iyo dayac idinku dhacay waa idinla qabaan gobolada kale ee dalka weligiinba waxaad u dagalameey seen hubka u sidateen u dhimaneey seen u dhaawac meey seen waa qaran ee ma aheeyn qolo ka baxsan qaranka yaan leeydin marin habaabin ee iska daaya kalmada ah waanala qarameeyay weli giinba waxaad aheedeen qaran laakiin waxaa dhacay qalad iyo qilaaf eey wadaan dad doonaaya ineey dan tooda ka hormari yaan danta guud waana laga bixi doonaa dhib kaas hadeey doowlada federaalk eey ciidamada gobolada jooga eey la wareegto ciidamadana eey la wareegaan amaanka guud ee dalka taas waa mida soo socoto hadii eey hir gashana maamul goboleed yada awood danbe eey ciidan shaqaale iyo shacab eey ku caburin doonaan ma jiri doonto oo awood kala dhantaa leeyd ayaa dhameeys tirmi doonta dhan kastaba waxaa ka imaan doona xoog mideeysan is kaashi wada shaqeeyn soomaaliyeed oo buuxda
ALA MAXAA BEEN AH DOWLADA FEDERALKA NINKAAN ARKIN DHAQANKEEDA UN HA IDIN AAMINO BEENTA WARBAAHINTA AADKU HEYSAAN 2021 AYAAN ARKAY MARKA KAN IDIN IMAANI HAAYO MAANTA MAALIN AAN AHEYN BU OGAANI DOONA
Allah kariim war Hassan waa Hassan been ayuu idiin shagan caqliga fuud la idnkaga jub walay waydun ka shakayna Hassan waxaa ka baxasan waayay xabaalihii lacgta aad ka sughay saan wadkiina ayaad sugaysaan doqmo ayaad tihiin marxuun xamsay oo ku dulman hassan 😂😂😂😂😂😂
Waa wax aad u wanaagsan dhalinyarada Soomaaliyeed ee ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed ee Jubaland in ay maanta noqdaan ciidam leh meel loogu hagaago oo uu helo lambarka ciidanka oo uu asaga iska lee yahay sidaas ayuuna ku noqonataa ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed oo ah naftiis here dalkiisa iyo dadkiisa u hurt naftiisaxwaa sodoi Aabayaal keenii hore ay naf tooda ugu soo wada hureen dalkooda iyo dadkooda Soomaaliyeed. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
MAASHA ALAAH MAASHAA ALAAH MAASHA ALAAH HADANA LA SII DAGAALAMA SHAYAADIINTA MEEL AY JOOGAANBA GEESIYAAL GEESIYAAL DHALEEN GUUL AOOMAALIYA ILAAHEY ABAAL MARIN TAAN MIDAAN MID KA WANAAGSAN ILAAHEY HA IDIN SIIYO TANA WAA MIDAAD MUDATEE CADOWGEENU NAXDINBAAD KU RIDEENE ILAAHEY HA IDIN BARAKEEYO
Masha Allah bilad sharaf aya mudan tihid xogii dalkow Allaha idin guuleeyo mar walba idinkoo wada jira iskana ilaaliya in dhiigiina si maalaa yacniya ku daato. 👏👏✅❤🥰❤️
Dharkii military Ethiopia 🇪🇹 ayuu wataaa waxaa farayaa doolada Somalia in ee iska baarto ragaas
War adiga orom ayaa tahay yaa ku dirsadey hawshaan
Kkķkkkk
Waa liyuu police kalinka axmed madowe wato
Waxaan walaalahayga dhalinyarada ah kula talinayaa in ay u diyaar garoobaan si kasta oo suurta gal ah in dalkeena looga sifeeyo khawaarijta iyo siyaasiyiinta dabadhilifyada ah
Alla Sakiishaan hala Dalacsiiyo, waa wadaniyiin dhalinyaro ah
Guul guul
Waxaan ka yaabay sida wax u socdaan ama eey isu aqoon san yihiin ciidamada maamul goboleed yada waxaa horay lagu tash kiiliyay ineeyan doowlada fedaraalka oo ah doowlada soomaaliyeed ka mid aheeyn oo eey yihiin doowlad gaara eeyna leeyihiin madax weeyne gaara calan gaara iyo dal gaara taasna waa mida xooga iyo is kaashiga ciidanka kala dhan taashay waxaana sabab u ah in ciidanka soomaaliyeed maamul goboleed keey joogaan eey u yaqaanaan doowlad oo eeyna ka tirsaneeyn doowlada federaalka soomaaliyeed taasna sax maaha in la marin habaabiyo ciidamada xooga dalka soomaaliya iyo dhamaan ciidamada kala gedisan ee daalka nuuc yadooda kala duwan ha ogadaano saraakiisha iyo ciidanka cutubya dooda kala gedisan ee jumhuuriyad soomaaliyeed ciidamada waa ciidan qaran waxaana laga maamulaa wasaarada gaashaan dhiga soomaaliya askari mushaar qaata ee wata dharka ciidanka milateriga xooga dalkaka soomaaliyeed ee aan diiwaan kiisa daraja diisa laga heleeyn ma jiro haduu dhintay iyo haduu nool yahay hal kaa markeey joogto hadii ciidanka gobolada jooga eey waayeen mushaar ama xuquuqdii kale ciidanka ma aha kamana dhigna inuu aheeyn qaran una baahan yahay in la qarameeyo saxna ma aha taas ciidanka waa qaran kuwa furumaha jooga iyo kuwa magaa looyinka jooga hadii ciidan ku dayacmo gobol iyo goob uu joogo waxaa dayacay gudoomiyaha maamul goboleed kaas eey ka tirsan yihiin ee qaranka ma dayicin doowlada federaalka waxeey kala xisab tan taa wixii mush kilad ama dayac qaran ah ee ku yimaado gobolka gudoomiye goboleedk maamulka gobolka haya sanad kaas
Jumhuuriyada federaalk soomaaliyeed ciidama deeda waa wada qaran ee ha ogaadeen ciidamad jubaland hadii tacadi iyo dayac idinku dhacay waa idinla qabaan gobolada kale ee dalka weligiinba waxaad u dagalameey seen hubka u sidateen u dhimaneey seen u dhaawac meey seen waa qaran ee ma aheeyn qolo ka baxsan qaranka yaan leeydin marin habaabin ee iska daaya kalmada ah waanala qarameeyay weli giinba waxaad aheedeen qaran laakiin waxaa dhacay qalad iyo qilaaf eey wadaan dad doonaaya ineey dan tooda ka hormari yaan danta guud waana laga bixi doonaa dhib kaas hadeey doowlada federaalk eey ciidamada gobolada jooga eey la wareegto ciidamadana eey la wareegaan amaanka guud ee dalka taas waa mida soo socoto hadii eey hir gashana maamul goboleed yada awood danbe eey ciidan shaqaale iyo shacab eey ku caburin doonaan ma jiri doonto oo awood kala dhantaa leeyd ayaa dhameeys tirmi doonta dhan kastaba waxaa ka imaan doona xoog mideeysan is kaashi wada shaqeeyn soomaaliyeed oo buuxda
Mashaa allaah guulaysta 🇸🇴🤍💙🇸🇴🤍💙🇸🇴🤍💙🇸🇴🤍💙🇸🇴🤍💙🇸🇴🤍💙🇸🇴
Masha Allah ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ 👏👏👏👏👏👑🐆🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Failed soomalia italiya destroyed
Illahayow wiilasheena madbaadi. Waa daacade
Beenawaas reer Xassan Gurguurte
Benlow. Dawlad. Jbln. Ladhaho. Bad. Benkashegin. Munafaq. Xamarada. Baqtiga. Badcunaysan
Benti. X. Culisow. Wasodhamatay. Guul. Jbln. Guul. A. Nuur
Axmed geedo naar keena warbadan ma rabnee
Benlowbenlow. Hadad. Xarkaga. Cuneysa
Sayidka nool ahmed madoobe jubaland how biqina waa kumaade landheere from ssc idoor liiqe kahabee gurgurte irir sal ma leh dhiiqo
Ben badana maxawaye kuwa malinwalba ooynaye
Xasan Dhiiqo Wuxuu Xamar iddiin keenay inuu ismaamiye iddiin Soo Diro Oo Xerada laydinki Qarxiyo.
Kuwanaa aar beenaa fulay 2:47 2:48 xabadaa yertay kabaha dirqi ay ku tagnayen😅
kkk mataqaanaa mataqaanaa xagee lagadheelaa ciyaartaan
Been badanaa 😂😂😂😂😂
Somali film 🎥 never finished ✅️
Haa walaahi hadna film 🎥 cusub ay noo daaraayaan
Beeni raad ma leh, kuwii hore ee dhintay mushaharkoodii mee ????
Dhaawacoodii cidi ma dar yeeshay?
Waa maya.
Waxan maqlay kuwa xamer joga markay dhawacman ama dhintan waxba lama siyo
Beenaale halugoyn kuwii furimaha kujirey baagaajo udhimanay
War beentaa kaa daay usheeg waano iin ee ehen reer Jubaland daanbey
Beenloow beenloow
Beenale away kuwii hore
❤❤❤
Ilaahay ha idinkaalmeyo
Waa idinkufarxay guuui guul
Sheekhal iyo cowramale majerten wayo munafiqin
Hassan 🎉sheikh wuxuu idin siisay raiisul wasaare iyo waziiro
@@omarali4265ogow anagana dadka HOTEL MAIDA kasoo saaray inaan aheyn hadana codadka siinay asagoo shandarwo ku jiro HOTEL MAIDA
Waa been hadaad dhimato kabahaga ku dhaama. Hadaad dhaawacantana reerkina aya ku la rafaadi
ALA MAXAA BEEN AH DOWLADA FEDERALKA NINKAAN ARKIN DHAQANKEEDA UN HA IDIN AAMINO BEENTA WARBAAHINTA AADKU HEYSAAN 2021 AYAAN ARKAY MARKA KAN IDIN IMAANI HAAYO MAANTA MAALIN AAN AHEYN BU OGAANI DOONA
Ma kuwii. Laxirxiraybaa oo hubkiina laga dhigaybaa
Wixii idin gaaray waad isdaahishaan fanax lacagtiisii wuu qaatay idinkana Cielo ayuu idiinka tegey
Ma taqanaye😂😂😂😂😂 intas miya hadal kataqanan 😅😅😅😅war kuwan wa jahilin
kkkkkkkkk mataqaanaa mataqaanaa mataqaanaa waa sheekadii CABDI ILAY waa ciidankii LIYUU POLIS DDS
Lakin 2 lahjad ban ku hadalna kuwa wamo dagan lakin wa runta
Been badnaa
Wiilsha beenta kadaya o mesha haku dhameynina tugoyin yahow kuwiii cidanka somaliyaa mar hore ku nafoway aya wax latari lahaa maskiin ayaa tihiin
Ben bay ku so xero galinayan runa wayku dhaqi xasan waxba ma sinayo
Mataqaanayey hadad maqasho waa liyuu boolic
Wiilasha yayarka ah beenta ka daa
Waayo ciida ka waar hayneesa ma hassan sheick miiso qof kale waar aderow ciidaan nool majirto imarka iyo alshabab baa xasuqay 15000 kun oo cidanki qaranka farmajo u so tababaray mata waax nool waa koban yihiin oo hassan sheick baa shirqolay kuwaan waa kuwii kapaala imarku kuso tababareen 400 bilod waana besha hassan sheick oo waa moryane u raabo in siyasiinta hawiye ku cabudhiyo waar qofkaan madahwene ladhoho waa xaraan qofkaan reselwarah ad modaysan madhaana waaxa xamar ka dhacaaya ee shaacbiga muqdisho oo ah eheelaada hassan sheick baroorta iyo baraakicinta boobka hassan sheick u geesanayo hamse u arkaaya in meesha dawlaad kajirin waaxa oodhan nika hamse arkaaya muxu junbaland karaaba sow waali ma ahaa
Ninamkan isma soo dhiibin yaysan idin gaadin
Nimankan riwaayad ayay jilayaan
Maxad faaiidey hadaadan dhalinta qeymahooda aqoon adiga caruurta iyo haweenka ka so dhax nac nacley kkkkk
Mataqaanaayey
Ran duanlaao
Ma taqanayey war waxan hadal ma yaqanan
Yaa ku dirsadey xabashkaagan afka bartey
@FaqiHassan-j1t ama hooyada idirsaty
Liyuu booliskaa mataqaanaa lagu yaqaanaa
Beenale hawalin.wilashan Soomaliyed Hana.iskulaynin
Bal aan eegno aayaha.
Mataqaanaadu maxay ahayd
Kkkkkkkkk😂😂😂😂
Waa luuqada liyuubooliska dds
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂👎👎👎👎👎👎
Warya siilka hooyada hadalkas ushg kala tag umada beenta waradka was
OO SOOWTII CIIDANKII SOMALIYA EE FEDERAALKA AY CALAACALAAYEEN GAAJO IYO MUSHAHAR LA'AAN
WIXII LARABAA LAYSKA SHEEGAA, SOWTII CUNTADOODII LAGATAY OO FADEEXADII AMERICAN IYO TALISKA CIIDANKA ISKU QABSADEEN KA DHACDAY
Allah kariim war Hassan waa Hassan been ayuu idiin shagan caqliga fuud la idnkaga jub walay waydun ka shakayna Hassan waxaa ka baxasan waayay xabaalihii lacgta aad ka sughay saan wadkiina ayaad sugaysaan doqmo ayaad tihiin marxuun xamsay oo ku dulman hassan 😂😂😂😂😂😂
WAR BROBAGAANDADA NALA DHAAFA😂😂😂 KUWII 12 QOF AHAA EE YIMID MEEL BAABA LAGU XIRAY😂