MUCJISOOYINKA QUR'AANKA KARIIMKA [CADCEEDDA] [BADDAHA] [WAXA DHICI DOONA]

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 มี.ค. 2017
  • Barnaamijkaani waxaa uu ku salaysan yahay ama laga alifay buug wayn oo ay qoreyn cullimadda Muslimiinta ah, Sida Sheekh Zandaani iyo kuwa kale oo baddan. waxaana buugaasi qortay Hay'adda Icjaazka Qur'aanka.
    Rukummo TH-cam-keena adiga oo taabanaya Subcribe.
    LIKE saar Page-keena; / idaacadda

ความคิดเห็น • 442

  • @suheib9714
    @suheib9714 7 ปีที่แล้ว +14

    Ax alle shikhan khayr ha siiyo walhi aad Ayaan ugu qiirooda marka uu xadiiska soo gudbinyo alle ha siiyo khayr ingana ha inga dhigo kuwo wax ku qaata😭😭😭

  • @yasminabdi5221
    @yasminabdi5221 2 ปีที่แล้ว +13

    MashaAllah ماشاء الله
    بارك الله فيك يا اخي ❤❤🌷🌷

  • @faysaxassan5279
    @faysaxassan5279 4 ปีที่แล้ว +2

    Inta ilaahay iyo rasuulka aaminsan liketa iisara

  • @abdirahmankaarto315
    @abdirahmankaarto315 3 ปีที่แล้ว +11

    Wxaan daawaday 2017 hadana waxaan daawaday 2019 iminka waxaan daawanayaaa 10/2020 waan jecelahay qisooyinka quraanka iyo qisooyinka nabbiyada 🥺🥺

  • @nasirahmed9537
    @nasirahmed9537 3 ปีที่แล้ว +7

    It’s very sad that some people click dislike 😭😭 thanks bro xadiista Noo soo badi insha allh🥰😍

  • @mohamedamiin7395
    @mohamedamiin7395 7 ปีที่แล้ว +198

    mashaa allaah walaalkey xasan cusmaan xaaji waxaan nahay walaalaha jidka alle ku walaalooway ee waxaan illaah idinkaga baryayaa juhdiga aad geliseen abaalkeeda inuu illaahey idin siiyo inshaa allaah

  • @ahmedsekau4490
    @ahmedsekau4490 7 ปีที่แล้ว +37

    dadkan unlike saraya quraanka iyo kalaamka alle miyaanay ogayn inay tahay diidmo cad kalaamka alle iyo diinta islaamka waxan umaleenaya kuwani waa xoolo ama wadad fogaaday subxanallah

  • @Abdikadir_0p
    @Abdikadir_0p 6 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah waar dadoow quranku aakhira wuu kuu doodi ee Ku dadaala

  • @nafisashikhcumar6415
    @nafisashikhcumar6415 ปีที่แล้ว +3

    Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤

  • @mujcabdiqanimaxamed7072
    @mujcabdiqanimaxamed7072 หลายเดือนก่อน +1

    Ale hay noo naxariisto dhmaan ❤❤❤❤❤❤❤❤ aamiin

  • @adammohamed9297
    @adammohamed9297 7 ปีที่แล้ว +2

    shukran walal keyga aad ayan u sugayay

  • @abdinaasirmohammed2028
    @abdinaasirmohammed2028 7 ปีที่แล้ว +28

    allaha xafido sheikhan wlhi wa sheikh wangsan run ahaantii

  • @amaadin12
    @amaadin12 7 ปีที่แล้ว +14

    Man sha allah, majiro cilmi aduunkan uu qof layimid ilaa uu kahelay quraanka dhaxdiisa mooye, quraanku ma aqbalo seyniska, laakiin seyniska ayaa aqbalo quraanka, wax walbo ayagaa fadhiga ugu tagi quraanka si cad oo cilmiyeysan, allah is a great, alxamdulilah iam muslim and iam proud of it

  • @birimoabka3375
    @birimoabka3375 4 ปีที่แล้ว +52

    2019 ayaan dhageesty wax badana wan ku faaiday channelkaan illhy haku barakeeyo wll

    • @cumarmaxamed7864
      @cumarmaxamed7864 3 ปีที่แล้ว

      Maasha Allah

    • @bravetdclever6319
      @bravetdclever6319 3 ปีที่แล้ว

      Hadda Waxaad Soo gartay
      2020/12/30
      Hal maalin ayaa kaga Hadhay sanadki Cusba
      2021

  • @mohdahmed8481
    @mohdahmed8481 7 ปีที่แล้ว +51

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته وبعد ذلك شكراً لك على هذا المحضرة جزاك الله خيرا

  • @nimcomaxamud9331
    @nimcomaxamud9331 6 ปีที่แล้ว +7

    Alle ha idinka abaal mariyo walalaha muslimka ah

  • @shuaybyare4649
    @shuaybyare4649 7 ปีที่แล้ว +2

    jazakallah khayr wll waad dedaashay dedaal aad u wayn

  • @abdiazizmahdi5886
    @abdiazizmahdi5886 7 ปีที่แล้ว +4

    mansha Allah allaha kubarakeyo walal wadna kumahad santahay

  • @hiiliye997
    @hiiliye997 6 ปีที่แล้ว +4

    Allahu akbar mashallah ilahay haka abal mariyo

  • @AbdiazizAlibare
    @AbdiazizAlibare 7 ปีที่แล้ว +3

    MAA SHAA ALLAH XASAN WALAAAL WAAD DADAAASHAY ILLAAHAY HAKAA JAZAA I SIIYO

  • @yuuuofficial721
    @yuuuofficial721 6 ปีที่แล้ว +1

    masha allah noolow

  • @hamdakeyse7236
    @hamdakeyse7236 7 ปีที่แล้ว +11

    mansha allah ilahayow naa xiftii

  • @sulimounsulimoun699
    @sulimounsulimoun699 7 ปีที่แล้ว +101

    Please add English subtitles so that non-Somalis can get this noble messages

    • @ruuxixabibti8340
      @ruuxixabibti8340 7 ปีที่แล้ว +2

      waaa runtaa

    • @ruuxixabibti8340
      @ruuxixabibti8340 7 ปีที่แล้ว +2

      akiid

    • @mariathanks9313
      @mariathanks9313 6 ปีที่แล้ว +3

      It was English and he translated into somali

    • @cartoonfilms6387
      @cartoonfilms6387 6 ปีที่แล้ว

      Su Li Mo Un Su Li Mo Un . Sorry brother i think he will read your messege.

  • @abubakarabdikarim1280
    @abubakarabdikarim1280 7 ปีที่แล้ว +5

    mahadsanid wll Radio Buulo xuubeey

  • @hashimsahane3213
    @hashimsahane3213 6 ปีที่แล้ว

    Mnsha allah wllky qali
    Illahay haa ka jazaaiisiyo
    Wllky qali ah

  • @cabdulahiaxmed5882
    @cabdulahiaxmed5882 6 ปีที่แล้ว

    Maasha allah raadio buula xuuba waad mahad satihiin

  • @kawsarsuufi7216
    @kawsarsuufi7216 5 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allah hadalkaaga safeexa ah alle hakuu barakeyo

  • @ghaith2431
    @ghaith2431 6 ปีที่แล้ว +48

    Masha'llah bro,special thanks to Allah S.W.T, second to Bro Hasan isman Haji so, wish u reward upon you from Allah S.W.T.
    Bro Hassan I w'd like to say you keep it going, Jazakumullahu Khayr.

  • @yusufabdirahman507
    @yusufabdirahman507 7 ปีที่แล้ว +2

    walaal hool wacan sii dardargeli

  • @abdihafidsaid789
    @abdihafidsaid789 5 ปีที่แล้ว +2

    Mzha allaH ilaahay hakaa abaal mariyoH

  • @dooyowdc4888
    @dooyowdc4888 7 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah aad iyo ad ayd umahadsantahay wll

  • @omarabdullahidhoore2750
    @omarabdullahidhoore2750 7 ปีที่แล้ว +1

    mahadasnd walal sare allah ka ajar siiyo

  • @abdullhinur8872
    @abdullhinur8872 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah walaal waad kumahadsantahay sida wacan aad inoogu soo gudbisay iyo waqtiga aad galisayba Ajir Allaha kaasiiyo!!

  • @Forworld485
    @Forworld485 7 ปีที่แล้ว +2

    jazaakallaah akhii

  • @abdihakinjamadaar3727
    @abdihakinjamadaar3727 6 ปีที่แล้ว +6

    Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar

    • @hssu1251
      @hssu1251 4 ปีที่แล้ว

      Allaahu akbar allaahu akbar

  • @franklinrosevelt758
    @franklinrosevelt758 7 ปีที่แล้ว +5

    waad mahadsan tahay xasan cusmaan xaaji brother ilaahey aduunyo aakhiraba hakaa abaalmariyo kheyrka aad faahfaahinayso

  • @asmasheikh8072
    @asmasheikh8072 7 ปีที่แล้ว +8

    jasaakallah Wll alle ha kaa abaal mariyo wanaga aad farayso masha Allah alle ha Ku xafdiyo adi&wllha kala shaqeeyo idacada buulo xuubey

  • @yoonisjuba9073
    @yoonisjuba9073 5 ปีที่แล้ว

    Maasha alah ilahay haku xifdiyo jazaakalaah kheer

  • @nimcocumar1619
    @nimcocumar1619 5 ปีที่แล้ว +1

    m. Allah jasakalaah Wa xayaakalaah sheikh

  • @okyoi9746
    @okyoi9746 7 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah jazaakalaahu kheyr walaal .Allahu akber

  • @mowlidsamadon9618
    @mowlidsamadon9618 7 ปีที่แล้ว +12

    Waa arin fursad noo siineysa in aan kadhaa dhicino jirtaanka Allah kuwa ku caasiyay amarkisa jazaka llahu qeeran wll

    • @rashidmohamed4524
      @rashidmohamed4524 4 ปีที่แล้ว +2

      Jiritaanka Alle way aaminsanyihiin lkn way iska yeelyeelayaan ama way inkirayaan, waxaa jira daraasado iyo doodo laga sameeyey wadamada gaalada sida ingiriiska iwm, waxaa la baadhay dadka Mulxidiinta ahi in ay waxani ka dhabtahay iyo inkale, lkn waxaa caddaatay in intooda badani ay aaminsanyihiin illaahay lkn ay Rabbaan ilxaadka ama ay jecelyihiin mulxidnimada, Daraasadiihii iigula yaabka badnayd ayey ahayd een maqlo. Waxaa ka sheekeeyey sh mustafe Muxaadiraadkiisa ku saabsan ilxaadka iyo Burburinta doodahooda.

  • @alaskaak1439
    @alaskaak1439 5 ปีที่แล้ว +1

    m.a wax bdan ayan kafaaidestay sheikh xasan cisman xaji waan kula socdaa allaha hakaa abaal mariyo wanaaga so gudbineeso
    allaha ku xafdifo

  • @jirdemohamed1913
    @jirdemohamed1913 7 ปีที่แล้ว +15

    masha allah
    walal wat ku mahad santahay sida wangs
    fahankaa iyo xigmada oo allah samiye gunkan aan dol jogno
    adigunaa allah ku abalmariuu

  • @ahmedmahmed9355
    @ahmedmahmed9355 7 ปีที่แล้ว +3

    maaashllh wll aaadbaad ugu mahadsantihiin

  • @khadarciiltire1276
    @khadarciiltire1276 7 ปีที่แล้ว +1

    masha alah wll ilahaay hakaa ajir siiyo khayrka aad noosoo tabisid aamiin

  • @abdishakuromar9542
    @abdishakuromar9542 7 ปีที่แล้ว +12

    masha alaah jizaakalaahu soo gudbintaada
    iyo waqtiga qaliga ah ee aad mar walipa noo hurayso
    si aan ugu hanuuno uguna waano qaadano
    ilahay haku xafido ayaan kullee yahya insha alahu

  • @Elmi.451
    @Elmi.451 4 ปีที่แล้ว

    Mnshaa alah
    Xaqiiqoyinka quraanka
    Waxaan jeclaan lahaaa
    Inaad noo kordhiso
    Waayo
    Wax la dhaheesto
    Waxna lagu qaato
    Ayagaaa u muhiimsan
    Thnks allt
    Alaha kaaa abaal mariyo
    Saad noogu faaa idaysay

  • @hassenfarah8233
    @hassenfarah8233 5 ปีที่แล้ว

    MASHALLAH Xasan Cisman Xaaji huno aadbaad u Mahad satay. Alle haka abaal mariyo Cimilga iyo Khayrka aad darka somaaliyeed aad gadhsinaysiiid ayana dad badan ayna fursad u helin barasha luqaadaha kale ee lagu diyaariyo dukmentariyada cilmiyada ama darasadaha diniga iyo ku science-ka. MASHALLAH huno xaga ka sii wad.

  • @huddayousuf368
    @huddayousuf368 6 ปีที่แล้ว +3

    Maansha, allaaah
    Jazakalah wllky

  • @nimcodaaud2039
    @nimcodaaud2039 6 ปีที่แล้ว

    Mashallah bararkallahu fiiykum

  • @dayaxhussein8206
    @dayaxhussein8206 6 ปีที่แล้ว +1

    Mashaallh allh hakubarakeeyo❤️❤️❤️

  • @mahamudh6983
    @mahamudh6983 3 ปีที่แล้ว

    2017 ayan dawaday 2018 wan dawaday 2021 oo malintiii ramadaan u danbaysana wan daawanayaa kama daalo runtii Alla wayne sanadka khayr io cafimaad qab ha noogu soo wareejiyo amiiin

  • @shamsacali4433
    @shamsacali4433 5 ปีที่แล้ว

    Ilaah haku barakeyo sheeikh xasn cusmaan xaaji dar alle ayaaan kuu jecelnhy

  • @umacllaaahihaji7136
    @umacllaaahihaji7136 6 ปีที่แล้ว +1

    Subxaanalaah masha allh wlal

  • @oskasomali4695
    @oskasomali4695 7 ปีที่แล้ว +3

    masha Allah walaal barnaamij kaaga wanaagsan noo siiwad

  • @najiibdawlo8830
    @najiibdawlo8830 6 ปีที่แล้ว +3

    Jasaakalah wll

  • @najimastar3711
    @najimastar3711 5 ปีที่แล้ว +8

    Mashallah 💕💕💕

  • @mohamedhaile2611
    @mohamedhaile2611 5 ปีที่แล้ว

    Ilaahow nagu anfac jacelka quranka naguna irsaq nagunagey janadaada amin

  • @yazanabdi4788
    @yazanabdi4788 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah wllkey Allah kubarakeeyo aakhiro iyo aduunbo

  • @adoowabdi2302
    @adoowabdi2302 7 ปีที่แล้ว +5

    masha allah laa xoowla walaa quwa

  • @goljanogsm
    @goljanogsm 7 ปีที่แล้ว +3

    JAZAAKALAAHU KHEYR XASAN CUSMAAN IYO ASXAABTIISA ALLA WAYNE HA IDINKU ABAAL MARIYO JANOOYINKIISA ARIN WAYN BAAB UMADA SOOMAALIYEED UHAYSAAN ANAGANA HANAGU ANFACO AAAAMIN AAAAMIN

  • @faysalsanifaaye
    @faysalsanifaaye 6 ปีที่แล้ว +15

    Maansha allaah jazaakallaah khayr wll halka Nogasi wad khayr waanad ku mahadsan tahay

  • @Macalimow48
    @Macalimow48 6 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah
    Channel kan maantan kuwoobiirey jazaakumullaahu kheyr

  • @dursaahmed5593
    @dursaahmed5593 5 ปีที่แล้ว

    Runta wa chanalka ugu muhumdan codka iyo qabka so gudbinta 100%👌 waxan leyahy jazakaAllahu khyran

  • @ruushka777
    @ruushka777 5 ปีที่แล้ว +1

    SCW SCW SCW ❤❤❤ wll jasakalahu kheyr

  • @suubanhassan1394
    @suubanhassan1394 6 ปีที่แล้ว

    MASHA ALLAH ALLE HAIDIN ABAAL MARIYO ANIGA IYO NINKAYGABA WAAN JECEL NAHAY DHAGAY SIGINA NINKAYGA HABEN WALBA INTUSAN SEEXAN BUU KUDHAGAYSTA ILA UU GA GAM AAYO WANAGA ALLA HA IDINKU GARAB SIIYO

  • @shacrawiawil4915
    @shacrawiawil4915 5 ปีที่แล้ว +1

    Maansha Allah Wll ilahay ajar iyo xasanad Allah kasiyo

  • @cabdulqadircali3796
    @cabdulqadircali3796 5 ปีที่แล้ว +1

    Fadlan sxb quraanka caadi noguso fasir adiga ahaan ayaan tabna

  • @abdifitahadenahmed6113
    @abdifitahadenahmed6113 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah walal Jazakallahu khairan, Alle ha inoo dembi dhaafo hanaga yeelo kuwa ku toosnaado jidkii NEBIGEENA Muxamad NNKH. AAMIIN

  • @Waayeelka124
    @Waayeelka124 5 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah inoo sii wada barnaamijyada waana barnaamijuo wacan

  • @qoslaayechanel7903
    @qoslaayechanel7903 6 ปีที่แล้ว

    Aad ayad umhdnthy wllkey Aan dar alle ujecelhy

  • @hadraawialihussein9789
    @hadraawialihussein9789 3 ปีที่แล้ว

    Ilaahay umada islaamka ee dunida dacaladeeda joogta ha barakeeyo intii dhibaatysan dhibaatada Alle ha ka dulqaado intii bukta allow caafi intii Halawsan Allow soo hanuuni intii hadeysan Allow u siyaadi iso duceeya Walaalahyga Muslim kow in ilahay i caafiyo

  • @iamliizaadeh86
    @iamliizaadeh86 5 ปีที่แล้ว

    M.a
    Alaha
    Ku xafido
    Sh.c.xaaji.
    Nolow alaha noowada naxariistee

  • @mohamedmaulid951
    @mohamedmaulid951 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah illahi akubarakeye

  • @somaliamedia2074
    @somaliamedia2074 7 ปีที่แล้ว +1

    wllo noo soo badi mahadsanid

  • @amiinxirsi811
    @amiinxirsi811 5 ปีที่แล้ว

    Mansha allah jaska allah khyr alle swt hakubarakeyo

  • @hamsehamse1952
    @hamsehamse1952 4 ปีที่แล้ว +1

    Alla hakaa abaar mariyo

  • @abdinasirdekow5467
    @abdinasirdekow5467 5 ปีที่แล้ว +1

    Mashaallah illah hakubarakeeyyo icilmigaaga & oqontaada illah hakusiyaadiyo inshaallah

  • @muktarmacalim5052
    @muktarmacalim5052 7 ปีที่แล้ว +8

    Wow Walahi Agreed Masha Allah

  • @omarade8144
    @omarade8144 4 ปีที่แล้ว

    Mocha allah ilahay khayr ha idinku badallo
    Wll

  • @cabdiqadirkhalid1813
    @cabdiqadirkhalid1813 7 ปีที่แล้ว +3

    masha Allah alle ha Ku barakeeyo wll

  • @umixasaan644
    @umixasaan644 5 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah walaal illaahay hakuxifdiyo baarakalaahu

  • @Abdikadar_Trails
    @Abdikadar_Trails 7 ปีที่แล้ว

    macha ALAH walal halkaas kasii wad barnaamijka

  • @abdifatahwebdeveloper117
    @abdifatahwebdeveloper117 6 ปีที่แล้ว

    Manshallah wll
    Jazakalahu khayran

  • @qalbiwanagchannal7759
    @qalbiwanagchannal7759 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah masha allah
    Allah haku dhowro waqti kasta

  • @hassanaliofficail4840
    @hassanaliofficail4840 4 ปีที่แล้ว

    Jazaa aklaahu waan ka faaidaystay aad iyo aad

  • @ismailhussein9348
    @ismailhussein9348 7 ปีที่แล้ว +20

    Aad iyo aad ayan kaaga mahad celinaya walahi walal Wan ku cusbahay channel Ka lakin waxa ii cadaatay kii aan ku quus qadan lahaa in uu yahay subxanallah

  • @franklinrosevelt758
    @franklinrosevelt758 7 ปีที่แล้ว +5

    ماشاء الله الله اكبر الله اكبر الله اكبر

  • @adanyuusufaliadan6387
    @adanyuusufaliadan6387 7 ปีที่แล้ว +1

    Jazakalahu kheer walal
    wax badan aya ka fa iday

  • @abdiwahidomar1664
    @abdiwahidomar1664 6 ปีที่แล้ว

    Masha alah walalkeen ilaah ajir hakaa siiyo

  • @ibraahimshiikhxassan1215
    @ibraahimshiikhxassan1215 7 ปีที่แล้ว +3

    Masha'Allah sxb ilaahey ajar ha idin ka siiyo juhdigaad ku bixisay.

  • @adonkiialle3222
    @adonkiialle3222 4 ปีที่แล้ว

    Eraydu wlhi qultubtyda way dhaqaan mahdsanid wllka

  • @anbiyaadam7766
    @anbiyaadam7766 7 ปีที่แล้ว +15

    Sxb mahsanid Allah haku xafido

  • @fadhumohussein47
    @fadhumohussein47 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah allah kubarakey wll

  • @beerdilaacashebeerdilaacas7616
    @beerdilaacashebeerdilaacas7616 6 ปีที่แล้ว +4

    MashA Allah Sxp Allah haku xifdiyo

  • @niciimoahmed1273
    @niciimoahmed1273 2 ปีที่แล้ว

    Mashaa allah ilaahey hana wada xifdiyo dhamaanteen

  • @mohamedshariff7223
    @mohamedshariff7223 4 ปีที่แล้ว

    NABEGENA kusaliya Mohamed scw fadhlan kusaliya illahow qoofke kusaliya NABEGENA allow nabad yell

  • @FarhanAhmed-mf9tq
    @FarhanAhmed-mf9tq 4 ปีที่แล้ว +1

    ILAHEY ajer hakasiyo walal

  • @mr_wadn6660
    @mr_wadn6660 6 ปีที่แล้ว +2

    Maasha alaah walaalahay hadin ka ajarsiiyo audio tibia aad faafinaysaan alaah alaah

  • @yaxyeasad7845
    @yaxyeasad7845 7 ปีที่แล้ว +1

    masha Allah jasklaha wall