Axmed Madoobe meesha uu u carari karo waxaan ku qiyaasay Addis Ababa ama Jig-Jiga. Nin Qaxootinimo Soomaaliya ku soo galay ayaa wuxuu rabaa inuu boqor ka noqdo dhul uusan u dhalan, weliba si xoog ah. Indha adagaa Jebertigu.
Axmed madoobe amiirka kismaayo. Ee AS waa lasoo qabanaa waana la maxkamadeynaa waa in interpol loo sheegaa haduu is dhiibin uu dhiig daadiyo lasoo xeraa Amiirka shabaab ee kismaayo. U fadhiyay 15sano ooo xukun gumaysi ku haystay.
Dowlada fila soomaaliya fadhida ee aan aqoonin siwax loo maamulo in shacab la weerara meehee aan aqoonin xaqa iyo baadilka kii hore iyo kan soo laabatey ee xasan doorkii horena shacab kulaayay hadana raba ciidamadii ka difaaci lahaa cadowga ayuu maanta raba inuu kismaayo ku weeraro oo dhalin yaro soomaaliyeed ku dhameeyo oo dhiig Kudaato shacna kudhito shacab aan waba galabsana lagu dilo matassaad ku faraxsan tahay taasina idan Allah dhicimayso ee xasan aakhiro warbaa u yaala ee adiguna nkutaageer wabilaahi towfiiq
Dowladda kenya waxa ku awood badan reerka Cowlyahan ee ogaadeen. Caqliga Axmed Madoobe na qof u dul qaadan kara ma leh. 20 sano ayuu iska fadhiyaa 5km oo Kismaayo ah😂😂😂😂😂😂
Asc Wr Wb Waan idin Salaamayaa Dhamaan Salaan Kadib Annagu Waxaa inoo Dan ah Nabadgelyo Waxaana Haruufaynaa oo Aan Ka Soo Hor jeednaa Qalasaaso Dagaal oo Rabshado Wata in Laga Aas aaso Deegaanada jubaland Geba Ahaan
Keenya shacabkeeday u danaysay axmed madoobe dan ugama jirto. Jaadka ayaa la jaraa taasoow mw keenya ka baqay.ciidankiisana atmis waa laga bixinaa walee kenya meel xunay ka gashay ee somali jaceel kama aha
Horey haloo socdo hana lataagero Dowladnimada iyo wada jirka Umada Somaliyeed tafararuq ma fiicno Mucaradkana waa in aylashaqeyan Dowlada si guul loo dhayahay loo gaaro Axmedna intuuw Ilahey uga qoray waa helyey waa in uunoqdo Oday Soomali aan kala geyn
Haduu shabab yahy lama uuna dirireenkan isku shegayo mw wadada na iibaneeya dhahay markay soogalayeen kaasa shabab ah axmed Islam awowgiina shabab manoqonin
Been bad sheegtay kenya ciidamadeeda luuq walba iyada tagneed dagaalka sheege ma madhax marin kenya iyo axmed madoobe wa nabad kismayo sidi xamar bey nala rabaan lkn ma dhaceyso dumarka bagado qaadana wayo nabad bey hestan
Guul dowlada federal, waxaan kaloo bogaadinayaa reysal wasaare xamse cabdi bare ❤
Dowlda soomaalia alaah guuleyo fidna wada yaasha alaah inaga qabto
Guul baan leeyahay dowlada soomaaliya hore usoco
Guuuuuuul somaliya 🇸🇴 💕 ♥️ ❤️ 😍 💖 🇸🇴 👏👏👏
masha allaah alxamdullillaah guuleyso MW dalxureeye
Umada somaliyeed guul guul guul
Axmed Madoobe meesha uu u carari karo waxaan ku qiyaasay Addis Ababa ama Jig-Jiga.
Nin Qaxootinimo Soomaaliya ku soo galay ayaa wuxuu rabaa inuu boqor ka noqdo dhul uusan u dhalan, weliba si xoog ah.
Indha adagaa Jebertigu.
Axmed madoobe amiirka kismaayo. Ee AS waa lasoo qabanaa waana la maxkamadeynaa waa in interpol loo sheegaa haduu is dhiibin uu dhiig daadiyo lasoo xeraa Amiirka shabaab ee kismaayo. U fadhiyay 15sano ooo xukun gumaysi ku haystay.
guul iyo gobanimo mintid cid rabto majirto axmaad latagu barte kadhig hudanbeso adeer sharciga hasareyo,🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴,waxan sugana waa dhuxuleste oo hortagan maxkamada
Xamza guul musane raiisal wasaare guul qaranka guul hala soo qabto amiirka shabaab ee kusmaayo.
Aad ayaan ugu faraxsanahay shaqada dowlada ee dhulka halaxoreeyo❤❤🎉
Dowlada fila soomaaliya fadhida ee aan aqoonin siwax loo maamulo in shacab la weerara meehee aan aqoonin xaqa iyo baadilka kii hore iyo kan soo laabatey ee xasan doorkii horena shacab kulaayay hadana raba ciidamadii ka difaaci lahaa cadowga ayuu maanta raba inuu kismaayo ku weeraro oo dhalin yaro soomaaliyeed ku dhameeyo oo dhiig Kudaato shacna kudhito shacab aan waba galabsana lagu dilo matassaad ku faraxsan tahay taasina idan Allah dhicimayso ee xasan aakhiro warbaa u yaala ee adiguna nkutaageer wabilaahi towfiiq
HADII DAL LA XORAYNAYO, XASAN TUUG ITOBIA BUU LA DAGAALAMILAHAA😂
XORAYNTU MAAHA IN XOOGAZGII CIDANKA AHAA EE DALKA 2 DAB LA DHEX DHIGO😢 OO SIYAASAD LOO ADEEGSADO
Naya oromo xon tahay
❤❤❤.Ahmad.madoowe.in.lagabadiyo.wa.guul.soomaalia.usoohohitey.kuul.ban.urajeeynaa.dowlada.fadaraalka
Guul iyo gobanimo Ayaan leeyahay geesi yaasha CXDS guuleeysta Dalka oo dhan ka xoreeye guuleeysta horey usocda jaajuusta kenya iyo dawa dhilifta itoobiya ee caqabada ku ah jiritaanka iyo horumarka midnimada 5ta soomaali ee qawaarijta arxanka Daran iyo jaajuusta kenya iyo dawa dhilifta itoobiya gacan bir ah Ayaan iskaga qabaneynaa soomaali soomaali Baaaa iskaleh 5ta soomaali oo hishiis ah dunidana hishiis la ah Daaqsigana hishiis ku ah is jecel ♥️ soomaali soomaali Baaaa iskaleh oo nadeeqda❤❤❤❤
Odaygan Ahmed Madoobe iyo Marxum Xamze waa eey is hayaan.Ahmed Madoobe waa in laqabta.20 sano muxuu qabtay
Mashalah mashalah wlhi wa gul
Guul gobonimo Somalia 🇸🇴
M.a habalyo habalyo reysal waare waan kugu raacsanahay wax walba oo shacabka somaliyed looga xoreynaayo gumeysta yaasha magaca nala sheeganaya kanashqeynaya dantooda qaaskaa dal iyo dadna aan utureyn
Waan idin salaamay
Salaan kadib waxay ila tahay khilaafka ka dhexeeya dowlada iyo Jubaland in dowladu ku adkaatay Dublamaasiyada
Waa iska Ahlu Sunadii xooga ku heeysatay Gobalada Dhexe. Axmed madoobe Xabashada iyo kuukayda u u shaqeeyo ha aado
Axmed madoobe waxa uu u carari doonaa adis ama Dubai.waana lasoo qabanaa amiirka shabaab ee kismaayo.
Good Kenya...Congratulations!!.....
Gull wayo dowlada fadaralka Guul I think it
GUUUL-SOMALIA❤❤❤❤❤
Guul somaliy🎉
GUUUL GUUUUUL GUUUUUL CXD SOMALIYEED
Maansha allah🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️❤️ dowlada Somalia dalka noo xoree oo cawga naga dhici
TAWRADATAN BARAKEYSAN TILAABADII AYQADOO WAANTAGERSAHEE
Axmed Geeda-Naar waa inuu ka tagaa kismaayo Oo Dr..Gaboose uu ku wareejiyaa!!.J/Land State...thanks.
MORYAN MADOOBE WAA IN LASOO QABTAA
Dowladda kenya waxa ku awood badan reerka Cowlyahan ee ogaadeen.
Caqliga Axmed Madoobe na qof u dul qaadan kara ma leh.
20 sano ayuu iska fadhiyaa 5km oo Kismaayo ah😂😂😂😂😂😂
Kuwa maanta axmed madoobe taageeray waa kursi doonaayaal,jidkii xasan sheekh bayna haayaan,haday kursi koraane ilaahayba uma kasee sida xasan uu maanta uu yahay uun bay noqon,ee kuwaan iyo xasan hogaanka wadanks ilaahay ha ka qabto.
Guuldowlada
🥺. 🥺. 🥺. *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho
Madobe afduub ayuu kuhaystaa20 sano juba land
Darood waa loo heshiiye hadeeysan hada mideeynin ciidankooda state walba marba laisugu tagi doona oo lacuni doona,lafa gari ayaga laisku jabiya......MR vs OG Iyo MJ vs dhul bahante
Asc Wr Wb Waan idin Salaamayaa Dhamaan Salaan Kadib Annagu Waxaa inoo Dan ah Nabadgelyo Waxaana Haruufaynaa oo Aan Ka Soo Hor jeednaa Qalasaaso Dagaal oo Rabshado Wata in Laga Aas aaso Deegaanada jubaland Geba Ahaan
Sax mooryaan madoobe halaga shaqeeyo maamul goboleedyada dhan hala weeraro calamada halaga aruuriyo soomaaliya waa mid haka dhacdo
Kenya marki hore ma wax uqabaneysey jubaland lacag bilash ah ayeey iskacunayen mida kale marki hore ba raag ayaa amniga sukayey ragi na wuu joga
Axmad madoobe wali sharaf ayuu leeyahay. Lkn haduu kafiirsan waayay wama waala max kamadeenaa ama wuu dhimanaa
Keenya shacabkeeday u danaysay axmed madoobe dan ugama jirto.
Jaadka ayaa la jaraa taasoow mw keenya ka baqay.ciidankiisana atmis waa laga bixinaa walee kenya meel xunay ka gashay ee somali jaceel kama aha
kan isku shegayo mw iyo axmed axmed baa wadani ah waxa ushaqeya gumaystaha ooqabiilesta ag gur guurte
Horey haloo socdo hana lataagero Dowladnimada iyo wada jirka Umada Somaliyeed tafararuq ma fiicno Mucaradkana waa in aylashaqeyan Dowlada si guul loo dhayahay loo gaaro Axmedna intuuw Ilahey uga qoray waa helyey waa in uunoqdo Oday Soomali aan kala geyn
Dowlad ba ka jirta Wadanka Kenya haday warka badisana cidanka ilalada cusub aya laga saaraya sida Ethiopia kkk dowlada viva
maanta ma waxay maraysaa inlagu faano Kenya ayaa inoo gacan qaban doonto Geedanaar kadibna waxaa rabnaa ka sameesanaynaa doqoney dabkaa ba'
❤❤❤❤
Aniga xasan dhiiqo mataageero lakin waddankaan gacan bir ah ayuu rabaa xasan mooryaan wixii farmaajo uu diidana asagaa watay oo tv yada taagna hadduu dhibsaday miyaa
Wlhi wa fared dowlad Dhexe codsi haso xirto ninkaas
Qeyre Shariif iyo cc micna weyn malaha dabeesha sidata kii yimadaba isku taga
Garoon miyey diidi kartaaba Somalia gumeysi ey ku jirtaa xaqiiqdii
Dad baa waxey u hadlaan iska hadal kuwaas oo hadal bilaa macno ah soo tuura cidanka qaranka Somalia ayaa dalka xuduudihiisa iyo airapor iyo meelkasta oo muhiim ah qaracankaaga meel fariiso iska ooy
Guul Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤
ADEER CIIDAMADA JUBALAND EE KISMAAYO JOOGA WAXEY LA MID YIHIIN KUWA DOWLADA AMARKEYSIISO AYEYNA QAADAN DOONAAN DHAMAAN AMARKA DOWLADA AYAA SOCONAYA NINKII DIIDANA WAXAA LAGU QAADAA WASHAMSI
😂😂😂 ma waxas ayaa noola timid adeer ahmed iyo kenya weey isku farahsanyihiin ee jooji cabaadka anaga joogno kismayo
Wakhtigii madobe uudhamadsy kiniyana way nacday waayo waar dikteter
Axmed islaam waa somali wuuna isku kalsoon yahy xuma kal kaalbaa kenyu lasocdaa dhihi jiray
Shalay magalada mandera waxa maray gawaari ay cidamo badan folaan
Kismaayo-waa-meesha-shabaab-qaraxyada-uga-soo-dagaan
Dowlado waa ladahda arintaas ee hore isocda
Garoonka coidamo kenya ma joogaan ciidamada jubbaland ayaa suga.khiyaali ayad mesha ku haysaane
Haduu shabab yahy lama uuna dirireenkan isku shegayo mw wadada na iibaneeya dhahay markay soogalayeen kaasa shabab ah axmed Islam awowgiina shabab manoqonin
ay ay watay adaa ah maxad uwada caayi midnaba hadad taager saneyn
DAWLAD WAXAY TAHAY AYAA LA BARAYA HOGAMIYE KOOXEDYADA DENI MADOBE LAFTA GAREEN IYO SOMALI LAND INTABA 12 BILOOD SOO SOCOTA
Waa waalanyahay odaga madaxa cad butland iyo juba laan in dalka laga jaro iyo in la edbiyo waxkama dhexeyaan
Qac waynaa😁😁😁😁😁😁😁🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍
Gaaladu waay taqanaa , sida loo duleeyo khaniisiinta
Muhiimadu wàaa in xamza marxuum yahay
Waxa meeshaan wax qoraya ma ciyalkii hawiya haday soomali oo dhan yihiin dhib malaha
Caac wàr xasan waan isaga filanahay ee ogow
oramyahow amus
Adkaty😂
Futada xasan sheikh kirsten uu sheeg beenlow bahane
Halaso xiro denbiilaha dalka dumin raba
Haduu udhalan waayo axmed ma adaa udhalatay huurale kasta hasoo caytamo cay idinka mine ciil qabe yaad wada tihiin
Been bad sheegtay kenya ciidamadeeda luuq walba iyada tagneed dagaalka sheege ma madhax marin kenya iyo axmed madoobe wa nabad kismayo sidi xamar bey nala rabaan lkn ma dhaceyso dumarka bagado qaadana wayo nabad bey hestan
Hayeeeey Ahmadow wax kanaxaya oo wax kusheekta malehid.miya
SAMADIIDOOW DABINBAA KUU YAAL LAGUGU DILI DOONEE
Adeer ..Waxa Dalka Ka’Socda ..Waa TALLO
XUMO . Mada/Weyne
Hassan Sheik .. Oo
Kuwo Qar KaTuuraya
Ay kulataliyeen .. Sida
JABUUTI .Damujadiid
إنشاء الله تبارك وتعالى
Uma’Soconeyso ….
WAAYO .. DIS’TUURI
MA’AHA .. Tilaabooyinkisa Oo
Dhan …
War naga aamus. axmed waa iskufilanyahay
Ruufiyaan wariye ku shheg xasan tuug u shaqeeya imisa lagu siiyey. $2, $8, $10. Koley qimahda inta kama badna nsac laluush qaate.
Habarteey dii xasan dhiiqo baad wadaa shame on you
WARKANAA 😂😂😂
Ilaala qaran ugu qatarsan meesha😮
Been iyo brobagaando😂😂😂😂
Benale aderka gurgurte ha xoreyo xamar aya yugandhes kugu Ila liyan qabyaladiste ayad tahay wariye matihid
axmed gaankisu jogaa
Axmad munaafaq
Kaas hana dhaafo
Beenlow bahane hawiya am habar kinter
Qof aan nasab eheyn ayaa caaytama
Sidii dad sharafle u hadla
Caay mexey kaa celineysaa
Rufiyan Ayaa tahye miis ogtahay horta
😂😂😂😂😂 adeerkaa axmed madowe latali inta aan la xirin
Habartaa axmed madoobe ma la xiri karo@@ShirkaaraXuseen
No.ahmed
Beenaale siyaadaa ku dartay
Waxase waa been xusenow
Been badan kkkkkkkkk
Beenale
Benaale
War.nacnacda.iskadaayee..kenyana.hakumeereeysanine.daarood..waadiyaar.duulaanka.xasan.tuug.waalasoo.afjarayaa.wariye.been.waxbakuutarimeyso
❤❤❤