YURUB GEENYO ALAW HA INAKALA IRDAYN

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 452

  • @AamiinIbraahim-u1e
    @AamiinIbraahim-u1e 28 วันที่ผ่านมา +12

    2024 /November /5😢😢😢 12:25 pm murugo badan iyo qalbi jab Anigo ku jira ayay heestanibigaso hor baxday murugo saayid ah runti Waxan ahay Shaqsi aad u qalbi wacan waxaana la dhaawaca qofka qalbiga wacan leh talow yaan dib u Aamini Doona Rabi ba mahada iska leh wax kasta qadaray

    • @shukriarsenalist7088
      @shukriarsenalist7088 14 วันที่ผ่านมา

      Sorry qaliyey😢❤

    • @KalsoonXasan-d2k
      @KalsoonXasan-d2k 3 วันที่ผ่านมา

      29 Nov baa arkoya qorlka ilaah haku bog dhayo abyo❤

    • @ZamzamDaad
      @ZamzamDaad 2 วันที่ผ่านมา

      Wall aba qalbiga laga jibiyay ilahay hain boogo dhayo 😢

  • @Maahir397
    @Maahir397 ปีที่แล้ว +24

    Jacayl ku mahan hadayad balse waa filasho murugo leh
    Hawaaro jacaylku 😍🥰

  • @Bilanabdulle
    @Bilanabdulle ปีที่แล้ว +12

    18/08/23 sacatu ay tahay 4:55 hawenimo saqda dhexe wadan ka mid ah wadama yurub 😢 ( admigu waa kii kulmee ) 😢 ayamuhu wali may idlaan 🥀🥺(macaney papi quruxsan ♥️ )

  • @vathiahmet7531
    @vathiahmet7531 9 หลายเดือนก่อน +49

    Still 2024😭🖐

    • @princess-oy2ft
      @princess-oy2ft 7 หลายเดือนก่อน +4

      Sido kale 2024😢

    • @Suhuurfuaatt
      @Suhuurfuaatt 2 หลายเดือนก่อน +1

      Ana glpty I baxaysa😢

    • @Suhuurfuaatt
      @Suhuurfuaatt 2 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@princess-oy2ft😢❤

    • @nagadismael
      @nagadismael 2 หลายเดือนก่อน +1

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯cc🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤❤❤❤❤❤

  • @muhiyodinahmed6983
    @muhiyodinahmed6983 2 ปีที่แล้ว +51

    ❤😢Aadmigu waa kii kulmee Alle hayna kulmiyo markle inago cafimad qabna si aynu xasuusteni jacayl uga shekaysano

    • @oubahoumar9467
      @oubahoumar9467 ปีที่แล้ว

      Aad io Aad walhi Alllh nikulmiyo

    • @cabdiodayduqah1480
      @cabdiodayduqah1480 ปีที่แล้ว +1

      Haduu wda jirkii lumay waqriYo dharaaruhu kala weecad keenan wiilkuu calafki da,baday wehel kaaga dhigay run wligaa la noolow wdar ubada kla hela
      Waa heesa noloshyada xasuusaha ku le
      Ma jiro qof la dhawacaa aduuna huduu jirna wxa la dhaacwaa wa qofka qlpai wnaagsan ee daacda aha alle ayaan ka baryaa ruux nolol qurux bdan aan la qaato iina noqda wehelka kaliya ee aan ka leeyahay aduunka plse wali ma helin qofkaa alle ha igu simo qof aan is fahano 😪😪😪

    • @nouradeggen195
      @nouradeggen195 ปีที่แล้ว

      @@cabdiodayduqah1480 🥺

    • @umumowzir5384
      @umumowzir5384 ปีที่แล้ว

      ​@@cabdiodayduqah1480😢😢😢

  • @zamiashiine7601
    @zamiashiine7601 5 ปีที่แล้ว +31

    Wlhy heestani si gaara ayay ii taabatay yurub Alle ha ku sharfo 😘

  • @xilkasabdullhi7742
    @xilkasabdullhi7742 2 ปีที่แล้ว +46

    2022 yaaa iladawanya❤️

  • @mumtaazmawliid22
    @mumtaazmawliid22 ปีที่แล้ว +10

    Jacayl iyo farxad labadaba waan hystaa hadana heestan kama daaalo ❤🥺

  • @user-miski
    @user-miski ปีที่แล้ว +41

    Heestan waqtiga aan dhageesanayo waa galab axad wxeyna ii thy wekend tiro malahn inta jeer aan dhageestay qofka aan jeclahyna waxaan ku kala nool nhy laba wadan rabi ha na kulmiyo🥺🫂 heestan miraheda inabacaadi mahan🥺

    • @Kalsoonxasan-rb5qt
      @Kalsoonxasan-rb5qt 10 หลายเดือนก่อน +4

      Galab axad dhageysanoya jclkyga aad igama foga lknn iskuma dhawi❤😢

    • @zTqlity-zj5fw
      @zTqlity-zj5fw 9 หลายเดือนก่อน

      Wow mashalh ❤yuorb❤ww wa jacl😂

    • @AhmetSacid
      @AhmetSacid 9 หลายเดือนก่อน

      Galab axad weekend I tahay feb18_2024
      Axda halkan ku ooya😂😂😂

    • @NiciimaMa
      @NiciimaMa 8 หลายเดือนก่อน

      Ok kkk kiki kkk is l

    • @AnisoAniso-fk3jz
      @AnisoAniso-fk3jz 6 หลายเดือนก่อน

      Ln not​@@Kalsoonxasan-rb5qt

  • @princesssmily8442
    @princesssmily8442 ปีที่แล้ว +10

    8yrs kadib mnta dib udhegysanaya mrka dib uxasusto jacylka isu qabnay iyo sidn isagu farxsanyn isma lahyn wad kala geyon dontan😭 allow nolsha dib nagu kulmi

    • @kawtharabdulahi3871
      @kawtharabdulahi3871 3 หลายเดือนก่อน

      😢meel ixanuuntay markaan arkay qorolkaaga sababto waxan haystaa qof aan rabin inaan waayo 😭🥺

    • @XaddiCabdilahi
      @XaddiCabdilahi 17 วันที่ผ่านมา

      😮

  • @MuhanadAli-fm5ru
    @MuhanadAli-fm5ru หลายเดือนก่อน +3

    Still I am listening 2024😢

  • @abdisamedyusuf7859
    @abdisamedyusuf7859 2 ปีที่แล้ว +15

    2022 /9/01 manta oo shaqo kujiro Europe anoo jooga ayaa mantaa xasuustey hestan oo dhageysan jirey markii aan hargeysa joogey manta sikadisa heestu igusoo dhacdey anu wlaiba shaqo adag kujira xasuuus heesaha qar yurub geenyo

  • @inacarab1999
    @inacarab1999 6 หลายเดือนก่อน +6

    29-may-2024 Goor sheegtu wa 1:13 Habeenimo Yurub Maxamed Abdi Axyaa Fananad Cimri dheer iyo Cafimad Ban Ku Leenahay dhamantaye ❤️

  • @mohamedyare8731
    @mohamedyare8731 7 ปีที่แล้ว +36

    Walhi jacaylkaygii oon afar sano wada soconay ayaa iisoodirty waan uxanaaqsanaa lkn wan iska ilaaway inay xurguf naxamartay ax hees shidan iga dhe

    • @huhuhaha6754
      @huhuhaha6754 5 ปีที่แล้ว

      Afarta sano wad inaga khasaarisen

    • @shamai6435
      @shamai6435 2 ปีที่แล้ว

      Yurub please lend me your voice if you can I would be so happy can you do that all the best yurub

    • @Awo_737
      @Awo_737 10 หลายเดือนก่อน

      Tolow ma is hesheen kadib 6 sano😢

  • @aragsanebrahim8935
    @aragsanebrahim8935 4 ปีที่แล้ว +29

    Jacaylna ma haysto hadana waan dhagaystaa idont know why 😂😂😂😂 yaa ilamida

    • @mohacadde824
      @mohacadde824 2 ปีที่แล้ว

      Jacayl ma heshay weli sanad kadib

    • @cabdiodayduqah1480
      @cabdiodayduqah1480 ปีที่แล้ว

      Haduu wda jirkii lumay waqriYo dharaaruhu kala weecad keenan wiilkuu calafki da,baday wehel kaaga dhigay run wligaa la noolow wdar ubada kla hela
      Waa heesa noloshyada xasuusaha ku le
      Ma jiro qof la dhawacaa aduuna huduu jirna wxa la dhaacwaa wa qofka qlpai wnaagsan ee daacda aha alle ayaan ka baryaa ruux nolol qurux bdan aan la qaato iina noqda wehelka kaliya ee aan ka leeyahay aduunka plse wali ma helin qofkaa alle ha igu simo qof aan is fahano 😪😪😪

    • @zalmaan14
      @zalmaan14 ปีที่แล้ว

      @@cabdiodayduqah1480 kaligaa ma tihid zhp

    • @mustaphehapiip
      @mustaphehapiip ปีที่แล้ว

      Jacayl wali ma heshay 2 years ka bacdi

    • @sacdiyohassan3883
      @sacdiyohassan3883 ปีที่แล้ว

      Quruxy hada ma heshay qofkagi 😢

  • @aragsanabdiqaadir
    @aragsanabdiqaadir ปีที่แล้ว +17

    7year kadib hestan Waxan dhageysanaya 😢2023 22 April 🥹🥹😭😭

  • @BashiirBaaruudi
    @BashiirBaaruudi 3 หลายเดือนก่อน +3

    Heestan waan dhagahayga ku culayaa oo isoo xasuusiyey macalin amintii dugsiga sare noo dhigi jiraray oo Siciid Buraale la dhahao waxaana uu yidhi “ qofka saaxiibka tihiin ama xidhiidh idinka dhaxeeyo wanaag ku kala taga, waxa suuraa in uu waayuhu dib idiin mideeyee “

  • @queenisro3707
    @queenisro3707 ปีที่แล้ว +7

    16/8/2023 still i am listening 😢😭💔 wilyahow awada ilmeyo qof i amusiyo afar sano cashaqan 😭💔😭😭😭

    • @abdirizakawil9058
      @abdirizakawil9058 ปีที่แล้ว +1

      Oh quen 11.11.2023 aqrinayaa commenti kaga

    • @fardowsocali3711
      @fardowsocali3711 10 หลายเดือนก่อน +2

      Sorry xppt 😭 2024 aqrinaya qoral kaga 💔😭

    • @queenisro3707
      @queenisro3707 10 หลายเดือนก่อน

      @@fardowsocali3711 Alxm hbbT imnka wan ka ladnhy cashaqii berigas isilciyy🥰🥀

  • @MssXilOchanoyyy
    @MssXilOchanoyyy 6 หลายเดือนก่อน +9

    Ayaaha dookhan i shartay midkii iga mudnaa abalkow
    Miyuu axad kula simaa jira
    Midkaan kulaaha aduunkooow
    Waad istaaahishaa amantto
    Hadan aadmiga u sh33go
    Sidaaad amaanada u dhowrto
    Inaba eed kuma lihide
    Alla mahada iska leh
    Waxad tahy q0fka aduunka ugu wanagasan isma lihi mana aaminsani inuu jiroH qof kaa wanagsan wan ku jecelhy
    Ilahyow calaf isigu kaya dara🤲❤
    Txcc❤💖

    • @AyaanQuen-iv1mm
      @AyaanQuen-iv1mm 2 หลายเดือนก่อน

      ❤🎉

    • @khalidosman5708
      @khalidosman5708 หลายเดือนก่อน

      Insh Allah quruxey Allah kugu simo adinko caafimaad qaba

    • @khalidosman5708
      @khalidosman5708 หลายเดือนก่อน

      🎉

  • @ruqiyomaxamuudcismaan3383
    @ruqiyomaxamuudcismaan3383 ปีที่แล้ว +11

    Heesta kalia ee iga dareen hadasha!!😢
    "Ayahaa dookha ishaartay midkii iga mudnaa iga mudnaa abaalkow
    Miyuu axad kula simaa jira
    Midkaan kulahaa aduunkow,
    Waad istaashisa amanto
    Haddan aadmiga usheego
    Sidad amaanada udhowro
    Inaba eed kuma lahide
    Alla mahada iska leh
    Samirka wan kugu ogaa.👍💔😭
    Waxuu ahaa qof wngsn intuu qof wngsn la oran lahaa waa wangsan yhy ayuu wanagsana waxuu ahaa qofka kalia ee hadalkiisa aan ka helo kolka uu callka isaran yhy qof kle uma bahan jirin madama an waligen kulmin magaloyin kala fog an kala jognay ,
    Ugu danbeyn waxaan isku waynay arrimo family io ninkan io adigu isku level ma jogtan🙂💔kolley hadda waa xaasle illah reerkisa ha ubarakeyo👋🥲

    • @fardowsocali3711
      @fardowsocali3711 10 หลายเดือนก่อน +1

      Wlhi qalbiga ixanujisay wayo wan isi shabahnaa sheka dayda iyo tada waliba aniga tay du wahada 😭💔

    • @Kalsoonxasan-rb5qt
      @Kalsoonxasan-rb5qt 10 หลายเดือนก่อน

      😢

    • @muunaasli706
      @muunaasli706 9 หลายเดือนก่อน

      Isku qisaan nahay lkn weli ma guursan isagu

  • @ibrahimkullow765
    @ibrahimkullow765 2 ปีที่แล้ว +5

    Amazing music nd voice u have full of talent keep up yurub.........

  • @hoodoismail2301
    @hoodoismail2301 3 ปีที่แล้ว +13

    6year ago ayaan dhagaysanay anigoo isaga jacayl uqabin lkn whli cawan dib udhagaystaya ma fahmayn malinkii lkn maanta waan dareemayaa

    • @cabdiodayduqah1480
      @cabdiodayduqah1480 ปีที่แล้ว +1

      Haduu wda jirkii lumay waqriYo dharaaruhu kala weecad keenan wiilkuu calafki da,baday wehel kaaga dhigay run wligaa la noolow wdar ubada kla hela
      Waa heesa noloshyada xasuusaha ku le
      Ma jiro qof la dhawacaa aduuna huduu jirna wxa la dhaacwaa wa qofka qlpai wnaagsan ee daacda aha alle ayaan ka baryaa ruux nolol qurux bdan aan la qaato iina noqda wehelka kaliya ee aan ka leeyahay aduunka plse wali ma helin qofkaa alle ha igu simo qof aan is fahano 😪😪😪

    • @shucaybaadam6993
      @shucaybaadam6993 10 หลายเดือนก่อน

      Amen. Qof walba Alle ha ciil tiro

    • @hoodoismail2301
      @hoodoismail2301 9 หลายเดือนก่อน

      ​@@cabdiodayduqah1480amiin wllo alle ha ku siiyo qalbigan alle ha ku dhayoo after 2year ayaan soo booqaday manatan ku arkay Alle ha ku siiyo qof qalbi wanaagsan 😊

  • @Ahmetyazin
    @Ahmetyazin 2 หลายเดือนก่อน +2

    Still listening 24💯🥺

  • @abdiwali6503
    @abdiwali6503 6 หลายเดือนก่อน +5

    29/5/2024 habeen khamiisa , wali kii daawada ahey ila aan ka gaboobayo❤❤❤

  • @ridwaanduran3541
    @ridwaanduran3541 ปีที่แล้ว +4

    Ilahow na kulmi sandki sided noso galayo ana kama raja dhigo asna durufaha nakala geyy blse sidi baa wali isku nawilena insha alh sandkn kisa kale anago wada jogno wxn rajena inn farintn aqriyo ducada igu dara ❤❤❤❤❤😢

    • @Said_haji
      @Said_haji ปีที่แล้ว

      Insha allah walaashay adiguna noo soo ducee.

    • @maryanalimohamed5728
      @maryanalimohamed5728 ปีที่แล้ว

      Insha Allah Abaayo Dhmn Qalbiyada isu Ooman Alle hakulmiyo Yaa Allah 🙏

  • @ahmedsahal4894
    @ahmedsahal4894 หลายเดือนก่อน +1

    I feel both love and happiness and I never get tired of this song ❤

  • @samdasiman3191
    @samdasiman3191 2 ปีที่แล้ว +7

    😭hees waxad moda in qalbigeyga ogeyd 😢❤

  • @jrawale
    @jrawale 5 หลายเดือนก่อน +3

    Still I listing 🎵2024😢

  • @xanaanjirde1000
    @xanaanjirde1000 5 หลายเดือนก่อน +6

    2024/6/7🔥💔ma helin qofkaygii

    • @Majid001-go8ft
      @Majid001-go8ft 4 หลายเดือนก่อน

      Waan helii I.a ee sabarkaaa bathiiii

  • @filzancadey5690
    @filzancadey5690 2 ปีที่แล้ว +7

    Habeen jimce 9/12/22 ilaahoow khayr wax noogu dhamee aniga iyo kaan raga kadoortay xurguf baa caawa nakala dhextaal ❤

    • @hunter-or3lm
      @hunter-or3lm ปีที่แล้ว

      Amen lkn imika mawada joogtanuun😅

  • @wardinuur7352
    @wardinuur7352 6 หลายเดือนก่อน +2

    2024 jan 3 maalin arbacaa 3:30 💔💔💔💔 alle dib haynoo kulmiyo mcn kolay kaa rajo dhigimaayeee 💔💔💔💔

  • @SafaSalaad
    @SafaSalaad 9 หลายเดือนก่อน +16

    2024 ya ila dhagesanya❤

  • @hamseducaale8493
    @hamseducaale8493 2 ปีที่แล้ว +6

    AYAAMUHU WALI MAY IDLAAN😭😭
    2016😭😭

  • @shamai6435
    @shamai6435 2 ปีที่แล้ว +8

    A gifted voice like no other all the best yurub

    • @shamai6435
      @shamai6435 2 ปีที่แล้ว +1

      May the good lord be does not be set us up apart be wise words be yurub hope is

  • @maryanalimohamed5728
    @maryanalimohamed5728 ปีที่แล้ว +6

    Ayaha Doqan ishartey Allahayow haina kala irdheyn Labo qof walbo isjecel Calaf Isugu dar Yaa Allah 💖 😘 ❤️ Wn soboqan Dona waa hawenken Kulano my sulmate My Darling

  • @qiinmohamett9060
    @qiinmohamett9060 2 ปีที่แล้ว +14

    Isago iga tagay baan wali si rajeynayaa inaan Mar uuun arko o wali marajo dhigin 🙈s.j

    • @cabdiodayduqah1480
      @cabdiodayduqah1480 ปีที่แล้ว +1

      Haduu wda jirkii lumay waqriYo dharaaruhu kala weecad keenan wiilkuu calafki da,baday wehel kaaga dhigay run wligaa la noolow wdar ubada kla hela
      Waa heesa noloshyada xasuusaha ku le
      Ma jiro qof la dhawacaa aduuna huduu jirna wxa la dhaacwaa wa qofka qlpai wnaagsan ee daacda aha alle ayaan ka baryaa ruux nolol qurux bdan aan la qaato iina noqda wehelka kaliya ee aan ka leeyahay aduunka plse wali ma helin qofkaa alle ha igu simo qof aan is fahano 😪😪😪

    • @fahadaxmed4887
      @fahadaxmed4887 ปีที่แล้ว

      Wll ma heshay waa 2023 kii ayaan arky comment gaaga e😢

    • @amranismail1810
      @amranismail1810 6 หลายเดือนก่อน

      💔💔💔🥺noloshaaa xanunkedaa mntaa ayuu ihaya

    • @CumarJRgod
      @CumarJRgod 2 หลายเดือนก่อน

      😢😢​@@amranismail1810iu😅

  • @mdthe9045
    @mdthe9045 2 ปีที่แล้ว +7

    hooyada jacylka yuurub geenyo😘😘😘😘

  • @ugbaad7733
    @ugbaad7733 ปีที่แล้ว +4

    Dareenkaa heesta soo gudbinayso wuuka duwanyahay keyga, ugu yaraan iyagu way wada socdeen oo nolosha 4sano ayay u ogolatay inay kulman wada qaybsadaan, xusuuso iyo nolol samaystaan kuwada nooladan dareenkoda gadaalba hayska daayan e, se anigu qof igasii jeeda marna aan agtiisa wax gooni ah ugu fadhiyin dareemaha aan gudahayga ugu keydinaayo ayaa ihelay, muddo dhan hal sano iyo barna isaga udhibaateysantahay naftayda, waan ka socon waayay waan awoodi waayay, gayaan kale ma waayin balse jacaylkiisa iga burji sareeya, waxaana leeyahay
    "Aadmigu waa kuwii kulmee, allow ha ina kala irdheyn" 😢😢

    • @nastexocali8732
      @nastexocali8732 11 หลายเดือนก่อน

      Ilahey hakula kulmiyo 😢😢

    • @ugbaad7733
      @ugbaad7733 11 หลายเดือนก่อน

      @yaasmiinabdirihman2023 Aamiin 🥹🤲

    • @ugbaad7733
      @ugbaad7733 11 หลายเดือนก่อน

      @@nastexocali8732 Aamiin 🤲🥹

    • @xafsaqurux3305
      @xafsaqurux3305 6 หลายเดือนก่อน

      Ilaaheey qalbigaaga waxa ka Guuxaayo Hakuu rumeeyo abaayo😢

  • @hoodohappy6608
    @hoodohappy6608 ปีที่แล้ว +5

    Ilhayow wiilkana jeclhy haduu kheyr ileyhy calafa igu dara🤲🥺😪

  • @filfilo9787
    @filfilo9787 หลายเดือนก่อน +2

    Cawa wa mar kale niyo jaba waxa jirtay waqti an dhageysan hees kle yurub geenyo ah jacylki waqtiga ama durufti anku suryay inay u eegtahy blse heestan manta anay igu socta
    Waxn mudo laba sano ka hor is baranay wiil inti hore wxu i siyey jacyl waqtigan is baranyna waxa aha qalbi jab runtu waxn daremaya in uu bartay qalpi blse u gadhy hadaf wlpa uu laha wxn siyey farxd jacyl iyo wx wlpa qof wlpa la siiyo heer an xata maryihisa gacantyda ku medhay wx wlpa mar dnpe ayu fahmay sbabta uga tagy wxa wyeh inu balwd yeshay oo nolshisu is bedeshay wan maca slamyay nolshisha cwa tarikhdu tahy 21/10/waxn so afmeray xidhidhki 😢

  • @hoodomohamed2925
    @hoodomohamed2925 10 หลายเดือนก่อน +2

    I love U so Much Abdirahman ❤

  • @CllaahiYusufHaaji
    @CllaahiYusufHaaji 3 หลายเดือนก่อน +2

    Aayaha Dookhan Ishaartay Midkii IGa Mudnaa Abaalkow Miyaa AxaD KuLa Simaa Jiraa Midkaan KuLahaa Aduunkaw QlbiGaGa Ka Tabanaysaa XaQiiQ❤

  • @SumayoGoobeH
    @SumayoGoobeH หลายเดือนก่อน +1

    Illahow wan jclhy calaf igu dar haduu khayr igu jiro❤😭😭

  • @shamai6435
    @shamai6435 2 ปีที่แล้ว +6

    Very splendid in every way what a lovely voice yurub love you

  • @KhadarClaahi-r2b
    @KhadarClaahi-r2b 7 หลายเดือนก่อน +1

    10/8/20/21😢

  • @mariyaxirsi3193
    @mariyaxirsi3193 6 ปีที่แล้ว +6

    Allow ha nakala ridhayn raboow hana Kala irdhyn 💋💋

  • @AmiiraAbdikariin-y8r
    @AmiiraAbdikariin-y8r 2 หลายเดือนก่อน +1

    2024 dabayaqadedi ayaan dawanaya sacada 2:37 duhur nimo hadad iga danbaysay like isar😢

  • @umalkheyrmostphe4237
    @umalkheyrmostphe4237 ปีที่แล้ว +2

    4/27/2023 malin khamisa ah 1:22 duhurnimo allow heyna kala irdheyin alahuma amein 🤲🏻🫂❤️

  • @Hayat_14e
    @Hayat_14e หลายเดือนก่อน +1

    Waxay I tahay malin axada weekend 😢qofkaygiii laba wadan oo aad u kala fog baan ku kala noolnahay Waxan rajeenaya inaan kulano maruun heestan wan kuso noqonaya malintas 🥺❤️aduunka meelkastod kaga nooshay faraxd iigu noolow kaygii ❤

    • @AbdalleAhmedizza20
      @AbdalleAhmedizza20 หลายเดือนก่อน +1

      Labo wadan ban kugu nooLeyn 6 sano baan arag oo wllahi 2 sano ka mid ahna ay xirneyd, ma isweydisey waligaa qof ma u jecLaatay Hadii xataa aadan arkin qofkas uu dhinto 😢 jaceylku waa noLal oo iLahay qalbiyadeena ku abuurey ❤ wad is heLi doontaan adiga io jaceylkaaga adkeeya kana miro dhaLiya wyoh Labada qof hadey si dhaba isku jeceLyihiin buuraHa xataa wey dumin garayaan . Dib ban ugu soo Laaptay sanad ka hor murug ban u dhagaysanaya cwa wan soo booqdey wana is heLney alhamdulliah ❤️

    • @AbdalleAhmedizza20
      @AbdalleAhmedizza20 หลายเดือนก่อน +1

      Muhiimada aan reply kugu soo gaLey wxy tahay wn dareemi garaya xanuunka leedahay mrkd arkin qof aad jecelyd ama u xiisto. Waxkasta ok bey noqonayan
      ILahay garabkiina ayuu jooga mrksta ❤️🙏🏽

  • @Jamaloz17
    @Jamaloz17 5 หลายเดือนก่อน +4

    Hestan waxan dhagesan jiray 2016 kii xiligas oo aan dhax dhabalanayay jaceyl baxad oo dhidhibada utagnay 2012kii ugu dambeyn iyadu waxay dhimatay 2019 8sano ayan is jecleyn umaleen mayo cidkale inan jeclaan dono rabi janada hanugu kulmiyo wan kuxisay wanaa ofiin dona balankagi aaha gabdh aan aniga ahayn noloshada buug ha ugu furin 🥹manta wa garab ii ah zhpkey armaan

    • @Moha_Arman
      @Moha_Arman 5 หลายเดือนก่อน

      Ku taganehe zhp jaceylku maahan hadiyaad balse wa filashu murug leeh😢

  • @kingsalman732
    @kingsalman732 ปีที่แล้ว +6

    😥😥😥😥😥 Ila Hda dhegaysnya
    Hestaan Qiiso Aad uxanuun Badan
    Igaso Martaay Hadan wan uducaynya
    Deeg oo Dhaqaan horaay usoco
    Wll dhigaa ugu sharaf Badnaaw

    • @caashaqalbi372
      @caashaqalbi372 ปีที่แล้ว

      Gob iyo nasab ayaad tahey 😊😊😊😊

  • @natashaabdi8361
    @natashaabdi8361 10 หลายเดือนก่อน +1

    Miya axad kulasima jira midkan kulaha adunkowww😢❤❤

  • @shamai6435
    @shamai6435 2 ปีที่แล้ว +26

    I haven't heard this song before but it's beautiful a song of hope for love to be cherished well-done yurub

  • @salloadam298
    @salloadam298 ปีที่แล้ว +1

    Allow nakulmi taaan iabaadi goobayno jacaylka naga dhexeya rabow nakulmi ❤❤

  • @shimbirka.
    @shimbirka. 4 หลายเดือนก่อน +1

    Heesaha aan ugu jeclyahy waxy yurub qaado ayy ka mid tahay heestani sawtu rahma.🥺❤️
    1/8/2024 cwa so booqdy mar kle

  • @najmaabdullahiali3481
    @najmaabdullahiali3481 11 หลายเดือนก่อน +1

    6/1/2024 😢😢

  • @khalidbonaldo2360
    @khalidbonaldo2360 2 ปีที่แล้ว +50

    Heeskan wax aqoon ah umaan lahayn ilaa markii ay ii soo dirtay gabadh jacayl naga dhexeeyay ,uu calaf nakala ambiyay aadbaan uga xumahay in uu wakhtigu nakala kexeeyay waxay ahyd qof intuu wanaagsanyahy qof wanaagsan lkn may ahayn aniga dookhayga kaliya saxabaday ka dhigan jirey ilaa ay dareen jacayl ii qaaday ,ereyada xasuusta qalbigayga kusii yeeshay ee heestan markay ii soo dirtay ku arkay waxa kamid ahaa (midkii iga mudnaa abaalkoow midkaan kulahaa aduunkow )marabo inaa intaa inkabadn kasii sheekayo qisadaaas waaYo way arki kartaa sorry wllo😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😭😭😭😭😭😭😭😭😭😢😢

  • @cayniabdulahi4130
    @cayniabdulahi4130 2 ปีที่แล้ว +3

    Allow hayna kala irdhayn😭🤲ameen

  • @abdisamadaraweelo6167
    @abdisamadaraweelo6167 4 ปีที่แล้ว +5

    Yurub maxamed yurub geenyo tageero buuxan ku ahay wlhi

  • @ZalmaelmielmiAli
    @ZalmaelmielmiAli 21 วันที่ผ่านมา

    😢ilhyow isga wn jecelhy isoo jeedi uu iga sii jeeda ilhy calf igu dar suldan ama cabdirisaq ilhy wan ku paryayaa nin ka nin ahy oori hayga dhigin ilhyow isoo celi😭🤲🤲🤲🤲😭🤲🤲🤲🤲

  • @Suu234.
    @Suu234. 10 หลายเดือนก่อน +2

    2024 Yaa wali Ila dhagesanaayo 😢😢

  • @YahyeHaibe
    @YahyeHaibe 6 หลายเดือนก่อน +1

    Still 2024😭😭😭

  • @amiiradhemaan3512
    @amiiradhemaan3512 ปีที่แล้ว +2

    23/4/2023😢😢 yaa ila dawanaya💔🥺

  • @cabdisalanserpiya4275
    @cabdisalanserpiya4275 2 ปีที่แล้ว +5

    Anaa eedaa iska leh calafka rabibaa qornaa a 😭😭😭😭

  • @zuuzaanamako4358
    @zuuzaanamako4358 2 หลายเดือนก่อน +1

    13/9/2024🫶💗💍
    Admiga waa kii kulmee 🫂🕊
    Ayamahu wali mey idlaan❤️‍🩹🌻
    Qalbiga ika amin baxey❤️‍🩹🥹
    Anoo ooradhisa noqon💍👸🏻
    Rabow hana kala irdeey🤲🫶🦋
    Allow hanakal irdeyn💓🌸
    Waa Malin Jimcaha ah Allow calankeyga ka dhig .🤲🥹
    Allow hana kala irdeyn yaa rabi🫶🤲🥹
    ❤💗💓💍🕊🫴🫂🦋🌸💗

  • @fadxiyuusuf4964
    @fadxiyuusuf4964 ปีที่แล้ว +1

    yurub mohamed abdi geenyo my favourite mom wllhi 😊❤

  • @MumtaazNuor
    @MumtaazNuor วันที่ผ่านมา

    2024/December 1 Sunday 8:59 subaxnimo murug iyo xanuun badan ano iska dhagaysanaayo heesaha yurub geenyo ayaan heestan taabtay mise heestan iyo xiriirkyga way is leeyihiin 😢❤

  • @AkramApdirashid
    @AkramApdirashid 6 หลายเดือนก่อน +2

    Hees dib uso booqasho mudan🥳

  • @layladheman6534
    @layladheman6534 2 ปีที่แล้ว +9

    16/ 6/ 2022 time 5: 30 am heestan waxanku arkay tiktok kadib TH-camkan soo booqday si gaar ah ayeey ii tabanaysaa
    Markle wan usoo xiisi doono🙏🙏🙏🙏

    • @ismailmohamed5911
      @ismailmohamed5911 2 ปีที่แล้ว

      Saw mahaa

    • @almaazapdi3667
      @almaazapdi3667 ปีที่แล้ว +1

      23/1/2023 😭❤️

    • @layladheman6534
      @layladheman6534 ปีที่แล้ว

      @@almaazapdi3667 waa hees qiimo badan xagaygaa

    • @cabdiodayduqah1480
      @cabdiodayduqah1480 ปีที่แล้ว

      Haduu wda jirkii lumay waqriYo dharaaruhu kala weecad keenan wiilkuu calafki da,baday wehel kaaga dhigay run wligaa la noolow wdar ubada kla hela
      Waa heesa noloshyada xasuusaha ku le
      Ma jiro qof la dhawacaa aduuna huduu jirna wxa la dhaacwaa wa qofka qlpai wnaagsan ee daacda aha alle ayaan ka baryaa ruux nolol qurux bdan aan la qaato iina noqda wehelka kaliya ee aan ka leeyahay aduunka plse wali ma helin qofkaa alle ha igu simo qof aan is fahano 😪😪😪

    • @layladheman6534
      @layladheman6534 ปีที่แล้ว

      @@cabdiodayduqah1480 aamiin aaamiin aamiin wllo

  • @YoussoufSaad-f9k
    @YoussoufSaad-f9k ปีที่แล้ว

    Cet chanson elle me souvient quel que chose ds ma tete c un vrai chanson c extraordinaire

  • @axmedaden388
    @axmedaden388 ปีที่แล้ว +2

    12/11/2023 __like

  • @muztaliphahassan1046
    @muztaliphahassan1046 ปีที่แล้ว +2

    18/5/2023😢
    Yaa ila dawanaya😢

  • @khadraamiin9875
    @khadraamiin9875 2 ปีที่แล้ว +4

    Still waiting 2022💔😢😭
    Aadmiga waa kii kulmee
    Ayaahuma wali may idlaan

    • @muhiimsiciid4643
      @muhiimsiciid4643 ปีที่แล้ว

      Adimig waa kii kulamee ayaamuh wali idlaan 2022 10/12 mnltiin nolshyd ug 😢 murgda badan💔😭🤦‍♀️

  • @GuleedDeeq
    @GuleedDeeq 5 หลายเดือนก่อน

    2017 ilaa hada my favorite ayeey Tahy❤
    La'anTeed diyaradupa iima kacdo😂 4:20 4:33 4:35

  • @Ehel_caazhaq77
    @Ehel_caazhaq77 2 ปีที่แล้ว +4

    Ana eeda iska le calafka rabi baa qornaa

  • @AdnoCapdi
    @AdnoCapdi 4 หลายเดือนก่อน

    Waa Habenimo sabti ah
    Tariikhdu thy 20/7/2024
    Sacaduna thy 21:05 habenimo
    Waxn jclahy qof isna ijecl
    Allow hana kala irdhayn
    Walhi ilahy dartiis ku jeclahy mcnyy
    Waxn rabi ka baryaya inad noqoto saygayga xalasha ah❤😢🤲

  • @GuleedDeeq
    @GuleedDeeq 5 หลายเดือนก่อน

    2017 ilaa hada my favorite ayeey Tahy❤
    La'anTeed diyaradupa iima kacdo😂 4:20

  • @shamai6435
    @shamai6435 2 ปีที่แล้ว +4

    A lovely song ☺️ by yurub geenyo and nobody else fabalous

  • @sahrosadik6977
    @sahrosadik6977 3 หลายเดือนก่อน

    😢 my fav song 8/8/2024 allow ha ina kala irdheyn aaamin ❤

  • @AsmaCali-c1u
    @AsmaCali-c1u หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤😂😂😂😢😢

  • @GuleedDeeq
    @GuleedDeeq 5 หลายเดือนก่อน

    2017 ilaa hada my favorite ayeey Tahy❤
    La'anTeed diyaradupa iima kacdo😂

  • @mariyaxirsi3193
    @mariyaxirsi3193 6 ปีที่แล้ว +7

    Hees iga dheeh💋💋💋💋💋

  • @muhiimmuuse6691
    @muhiimmuuse6691 10 หลายเดือนก่อน +1

    27/1/2024 malin sabtiyaa allow hayna kla irdhayn ameen🤲🫶❤️

    • @NasteexoShariif
      @NasteexoShariif 10 หลายเดือนก่อน

      Tarikh isku adan waayin wlhi same nahyy ani cawa soo booqday

  • @NasteexocaliAhmed
    @NasteexocaliAhmed หลายเดือนก่อน

    25/10/2024 maalin sabtu ah 9:10 supaxnimo 😢 allow heyna Kala irdhehn amein yaa rabi 🤲🥺🥺🥺

  • @sacaadomaar6044
    @sacaadomaar6044 2 ปีที่แล้ว +2

    yurub geeyu ❤❤markzte wxn ka dhigaya ❤❤❤😊

  • @yacinsaid478
    @yacinsaid478 2 ปีที่แล้ว +3

    Youb 2022 ku a yee hakebadmartay dhee

  • @ahmettmoha1691
    @ahmettmoha1691 ปีที่แล้ว +3

    Yaa ilaH dawanaYa habeen u danbeYeY sanakaH 2022🥺

  • @bdirizakkhaldaankhaldaan9210
    @bdirizakkhaldaankhaldaan9210 7 ปีที่แล้ว +6

    way igu socotaaaa
    nice eryo

  • @apdifatahmowlid3040
    @apdifatahmowlid3040 หลายเดือนก่อน

    Miyaan axad kula simaa jira Boqoradan kulaha aduunkay ❤😢

  • @SaynabSaynabshucayb-um3yz
    @SaynabSaynabshucayb-um3yz 5 หลายเดือนก่อน +1

    Qlpigan iga aamin baxy anon ooridiisa noqon ❤😢

  • @Abdiii-o9x
    @Abdiii-o9x 6 หลายเดือนก่อน +1

    05.18may.2024 still song download 😢😢

  • @Caska-p7d
    @Caska-p7d 2 ปีที่แล้ว +4

    4/june/2022 maalin aan kaligay ahay😌

  • @Kalmaalov
    @Kalmaalov 23 วันที่ผ่านมา

    Allow ha ina kala irdhayn❤❤

  • @UpdilahiFarah
    @UpdilahiFarah 6 หลายเดือนก่อน

    JecliiYa sowtuu RaxMa 😫♥️

  • @qurbooffcail9197
    @qurbooffcail9197 4 หลายเดือนก่อน

    Waye Iga TagatYe LakiiN ....ilmo ah indeed SaaS igaga FogaNzo Wayo. Ani la imanyah waxye ifartaye my life 😢😢😢

  • @shamai6435
    @shamai6435 2 ปีที่แล้ว +6

    A song full joy and happiness pure delight with such a gorgeous voice yurub geenyo

  • @amcayuuuzh4540
    @amcayuuuzh4540 2 หลายเดือนก่อน +1

    10/9/2024🚫

  • @BahjaAhmed-o6h
    @BahjaAhmed-o6h 11 หลายเดือนก่อน +1

    years kadib dawanyaa hestan
    26 December 2023
    Malin aan fasax ahay 🎉🎉🎉

  • @ShuushuuKoba
    @ShuushuuKoba ปีที่แล้ว +1

    Qiso layga shekeyay darted udawana 😢😢 31/11/2023❤

  • @a.fatah_tygah_official5236
    @a.fatah_tygah_official5236 11 หลายเดือนก่อน

    Waa habenimo xili danpe aha sacadu waa 3:01am 26/12/2023 habeenimo heestan waa markii hokaaw ee noloshayda aan dhagysto ma aqaan dib xili aan u dhagaysan doono lkn malintu way is badlaysa waxana imanaysa malin kalo cusup change your life 😢😢😢😢😢