Aabahaa Lama Yaqan ayuu Guur Ku Wayay Hoyana Meel Kuma oga Ciil💔

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.พ. 2025
  • #Barnaamijka #ilintir #Part_14

ความคิดเห็น • 438

  • @illintir
    @illintir  3 ปีที่แล้ว +77

    Fadlan aan u wada share garayno si uu Xanuunka uga Baxo Mahadsanidiin🙏✍

    • @fardusaali6618
      @fardusaali6618 3 ปีที่แล้ว +6

      Asc
      Baraamijka isu raadis ubixi ama baadi goob ilinta kadhaaf calool xanuunka kalmada amar maahin waa codsi

    • @jawharaducaale5319
      @jawharaducaale5319 3 ปีที่แล้ว +1

      Z

    • @maryamudhh7d
      @maryamudhh7d 3 ปีที่แล้ว +3

      Asharaf wan radin nena asxab ay ka garan asharaf ta inshalh had soo helno NAbarka soo siin nena tiim. C\ casis hawo wan kul socon nen wan la radin gurub asharaf jiiro lagu tura saxiibtey ah

    • @naciimo_cabdisahal1625
      @naciimo_cabdisahal1625 3 ปีที่แล้ว +3

      Insha Allah wuu helayaa waayo qabilkiisa igo abtirkiisaba wuu haystaa hadduu dhintay xataa aabihiis lma xaaji aadan wixii nool buu helayaa insha Allah

    • @nurtomoalin385
      @nurtomoalin385 3 ปีที่แล้ว +2

      Cabdi casiis wll what's appka kaala soohadlay fariintryda iifiiri wlsheyba 35 Naga maqan wnkubaryaa wllo

  • @jabibabaa4022
    @jabibabaa4022 3 ปีที่แล้ว +7

    2bil kaso waregtay wan dawa day malintan alx hadda waala helay❤❤☝️♥️

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 3 ปีที่แล้ว +79

    Abdi Aziiz Walaal gabadhaas Soomaaliyeed markii aan dhageeystay wareeysigeeda RUN ahaantii waxaa kamuuqata Daacadnimo
    Qofka daacada ah makalahadlo mana dhumiyo taariikh waxii soomaray

    • @naciimo_cabdisahal1625
      @naciimo_cabdisahal1625 3 ปีที่แล้ว

      Aad iyo aad lkn ashraaftu xamar way ladagantahaye waxaa la rabay in ay caaqiladooda iyo wax garadkooda raadiso hadda ka hor
      Waa muddo.dheer 28 sano iyo wax la jira ilaahy ha isku keeno in uusan asagii noolayn baa laga yaaba lkn ehelkii kale uu helo

    • @halimaibrahim3059
      @halimaibrahim3059 3 ปีที่แล้ว

      Waa runteed ninkaas waa arkay. Waa jiraa.

  • @English--Somali
    @English--Somali 3 ปีที่แล้ว +77

    Allow usoo sahal dadkiisa ~ ala maxaa odey somaliyeed ciyaal dayacay. Hada wiilkaas haduu ilaahay fadhligiisa tajir noqdo ~ adeero iyo ilmo adeero ciidaas kabadan baa soo ag buuxsamayo ~

    • @aarboy2305
      @aarboy2305 3 ปีที่แล้ว +1

      Taasaan been ahayn ugaas

    • @maryanahmed5792
      @maryanahmed5792 3 ปีที่แล้ว

      ilaahay hakuu sahlo aabahaada iyo ehelkaaga bi idinilaah

    • @Xalimo421
      @Xalimo421 3 ปีที่แล้ว +1

      😂😂😂😂lacag daraaded wa leysku dagaali laha aniga dhalay iyo anaga dhalnay.Markad waxba heysan ma naqaan ee ya og inu dhiigena yhy leyihiin😢Alow dad hano baahinin.

    • @English--Somali
      @English--Somali 3 ปีที่แล้ว

      @@Xalimo421 kkkkk waa runtaa wlhi

    • @nuraali7610
      @nuraali7610 3 ปีที่แล้ว +1

      Kkkkkk runta weyan.marka qofka karo meel saare waa laku rabba lakin marka qofku washo ama xanusado,faqri yahay lama rabbo

  • @sahumi4801
    @sahumi4801 3 ปีที่แล้ว +28

    Asc marka hore wiilkab aabihiis allaha usahlo ani ahaan fakarjeyga madaama inuu asharaaf yahay ooysaxtahay waalaga yaabaa iney cabsi ugeysey uu daarood ahaana waalagayaabaa madaama qabaailada waagas ishayste ay asharaaf dhaxdhaaat ka ahaayeen sikastaba illaahoow usoo sahahal, habaryar adna ducayso saliga nabiga scw badso leylka kuducayso insha allaah waadheli kurbada allaha kaafeydo hooyo wiilkeygoo kalaatahee

    • @adnaahmed1628
      @adnaahmed1628 3 ปีที่แล้ว

      Haduu Daarood ahaa oo uu baqaayey maba uu imaadeen xiligaasna Daarood cid raadsanaysay ma leh

    • @sahumi4801
      @sahumi4801 3 ปีที่แล้ว

      @@adnaahmed1628 abaayo sifiican ufiirsoo waxaladhahay asagoo dibada kasoo laabtey ay dagaladii kudhaceen oo go'doon uunoqdey sikastaba illaaheyga raxmanka ooraxiimka ha u sahlo

    • @qofcilmileh335
      @qofcilmileh335 3 ปีที่แล้ว

      Ilaahbaa og ciduu ahaa lakiin hooyada kalsoonibuuxda kamuuqda

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 3 ปีที่แล้ว

      @@sahumi4801 wa run 92 walayska dhafay ana jogay

  • @salatosman2209
    @salatosman2209 3 ปีที่แล้ว +56

    Waxan iskudayaya in aaan muuqaalkan wiil asharaf ah oo aan sxb nahy aan ugudiro WhatsApp haduu garto will kan aabihi waxan kuwada nolnahy gobolka Seattle WA ee American 🇺🇸 insha allah waad heleysaa aabo iyo adeeero

    • @abdullahinoor1724
      @abdullahinoor1724 3 ปีที่แล้ว +9

      Salat osman
      Walaal waxaan kaa codsanayaa inaad cidiisa ama qof ciddiisa ah aad kuxirtid wlhi hadaad caawis waxaa laga yaabaa inow kuuduceeyo oo ilaahey ducadiisa kuu aqbalo oo aad waxbadan kafaa,idid,
      Thanks bro 👈.

    • @kadartuuneeyonlineenglish5989
      @kadartuuneeyonlineenglish5989 3 ปีที่แล้ว +1

      @@abdullahinoor1724 masha allah

    • @abdullahinoor1724
      @abdullahinoor1724 3 ปีที่แล้ว

      @@kadartuuneeyonlineenglish5989
      Yes Walaalkiis Banaadir filims aan iscaanno had & jeer waayo ilaahey waxow jacel yahey kuwa is caawiya

    • @queenaraweelo5915
      @queenaraweelo5915 3 ปีที่แล้ว

      Dee ealaalo u gudbi warka ninka aad sheegeysid. Si aan u caawino wiilkeena soomaaliyeed. Aabihiis xataa waa u baahanyahay in uu ogaado in wiilkaa quruxda badan uu u joogo

    • @iimaanabdulle467
      @iimaanabdulle467 3 ปีที่แล้ว

      MashaAllah.

  • @koolkid8805
    @koolkid8805 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah 💚❤️💛🧡💙❤️❤️💛🧡💙💚❤️💛🧡💙

  • @farhiyasharaf41
    @farhiyasharaf41 3 ปีที่แล้ว +17

    WALAAHI WAAN LA MURUGOODAY..ABOOWE..WAAN KULA DAREEMAYAA..DADKEYNA IN EEY ILAALIN QALBIGA QOFKA . ISKA SABAR.INSHA ALLAH.WAAD HELEYSAA.WAANA KULA FARXIDOONA . GOORDHAW...INSHA ALLH

  • @xafsiinamahamut9271
    @xafsiinamahamut9271 3 ปีที่แล้ว +10

    Habo Mcn I.n Wiilkaga Aabahiz Waa Helee🥺Abowe Adne Is Daji Aapaha Wuu Imaan Doona Hdu Noolyahay😫🥺

  • @ishqyboy
    @ishqyboy 3 ปีที่แล้ว +47

    Hooyadan iyo wiilkeeda kalsooni buuxda aya ka muuqada waxaana u rajeynaya inay heelan Insha Allah!

    • @jabibabaa4022
      @jabibabaa4022 3 ปีที่แล้ว

      Way is Helen alx hadda m.a

  • @saraisse3019
    @saraisse3019 3 ปีที่แล้ว +25

    Ilah nimanka somaliyeed ha soo hanuuniyo walee aaqiro xisaab ba joogta lkin raga inta badan ma oga kuli saas ma wada aha inta badan horta wa su aale ilmaha ma wax la xaarey oo la kaadshey baa su,Asha raga bn weydiyey qeyru mas, uulka???????

  • @fardosahassan5815
    @fardosahassan5815 3 ปีที่แล้ว +18

    Allah ha u sahlo insha Allah
    Abdiaziz ad na waad mahadsantahay saad u caawineysid hooyadaa Soomaaliyeed.

  • @deeqaali8852
    @deeqaali8852 3 ปีที่แล้ว +3

    Mamadan kalsoonideeda aad ayey usareysaa wxn rajeynayaa insha allh wiilka aabihiis in rabi soo sahlo

  • @aluul6875
    @aluul6875 3 ปีที่แล้ว +18

    asharaaf waa iqabaa wallahi ninkeyga tusaa video gaan si uu uga qeeb qato raadinta wiilkaan aabihii.

    • @samiiraahmed5421
      @samiiraahmed5421 3 ปีที่แล้ว +5

      Abayo wiilkan wa la hely abtigay laxmi ah ba dhaly alx isna wu dhinty alaha umxristo

    • @cabdifataax2587
      @cabdifataax2587 3 ปีที่แล้ว

      @@samiiraahmed5421 ma dhabaa wll in loo helay

    • @samiiraahmed5421
      @samiiraahmed5421 3 ปีที่แล้ว

      @@cabdifataax2587 haa wll abtigy ba dhly wana kulny

    • @khadra40
      @khadra40 3 ปีที่แล้ว

      @@samiiraahmed5421 abayo ma dibaduukudhintay mase dalka

    • @nafisaabdi463
      @nafisaabdi463 3 ปีที่แล้ว

      @@samiiraahmed5421 huuno ma runtaaba aabihii miyaa la helayaa

  • @sucdishmuse5067
    @sucdishmuse5067 3 ปีที่แล้ว +5

    Dad culumaah bay ka soo jeedaaa oo nasab ah masha Allah

  • @fardoosowarsame7370
    @fardoosowarsame7370 3 ปีที่แล้ว +30

    Muqalkan aabahy tusayaa hduu garanayo wilkan aabihiis anaa ashraaf xusen ah i.a wan rajeyna inuu garto

    • @amalomar860
      @amalomar860 3 ปีที่แล้ว +1

      Walal u raadiya khayr allaha kusiiye

  • @bushracali8449
    @bushracali8449 3 ปีที่แล้ว +2

    Meeqaa layaqaan aabahood guurna uqalmin

  • @womenpowerfamily1769
    @womenpowerfamily1769 3 ปีที่แล้ว +9

    Allah haa Wilka haa usahlo Abihi iyo helkisa Ameen waa arin xanuun kulul 😢😢😭😭❤❤

    • @shaamkacade3306
      @shaamkacade3306 3 ปีที่แล้ว

      Folk in the office 66 the police

  • @umufadil9482
    @umufadil9482 3 ปีที่แล้ว +1

    Allow uu sahal yarabi ashaaraf xuseyn ana ah allow uu sahal ya raxmaan

  • @muhammed-wd9ie
    @muhammed-wd9ie 3 ปีที่แล้ว +19

    😭😭😭😭😭Wallahi waa arin murugo leh...abti ha ubixin anaga garabkaga ah

    • @Batolaali
      @Batolaali 3 ปีที่แล้ว +1

      Waxaa horo loo yiri guuri cidaa taqaan waxaa taqaanay dhalaane.

    • @ayaanmuuse2726
      @ayaanmuuse2726 3 ปีที่แล้ว

      Hello

  • @fardowsaabdulle9001
    @fardowsaabdulle9001 3 ปีที่แล้ว +3

    Mansha Allaah waa lokoriyey haday maqlaan Aabihi iyo Ehelkiisa ama qarabadii ha so radiyan👍👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💖💖💖💖💖💙💙💙💚💚💚💚💚💖💖🌹🌹🌹🌹🌹🌹🤲🤲🤲🤝

  • @fuaadbare1314
    @fuaadbare1314 3 ปีที่แล้ว +18

    Hooyada aadbaan uganaxay
    Wiilkana alle waxaan uga baryaya inuu
    Aabihii helo

  • @HawaGassim
    @HawaGassim ปีที่แล้ว

    Allah ha u sahlo Aabahiis. Allah ha u sakhiro helida Aabahiis, Bi Idni Allahil Caziizul Jabbaar, Amiin

  • @moderninformation7931
    @moderninformation7931 3 ปีที่แล้ว +13

    Walaal suaasha culays ha waydiin.waayo dhibta ayay kusii kordhinaysaa. Sheekada uun ka sheekee dheh. Waayo dhaawac bay u keenaysaa. Fg : waxaan ahay xirfadle caafimaad.

  • @naimam.9551
    @naimam.9551 3 ปีที่แล้ว

    Ilahay waxaan kaaga baryaynaa rabi aabo iyo ehelkaba rabi hakuu soo dhaweeyo waan dareemi karaa xanuunka aad dareemeysid hooyo iyo wiilkeed is la,eg mashallah tabarakallah aabana waad heli inshallah

  • @zuuzuuofficial1035
    @zuuzuuofficial1035 3 ปีที่แล้ว +1

    rabi ha kaa abaal mariyo u gar gaarka umada aan cod koodu meeldheer gaarin alle ha usahlo abahiis

  • @hayemedia
    @hayemedia 3 ปีที่แล้ว +7

    Wilka xanun badan ayuu daremayaa walal abaha allaha ku sahlo

  • @kafiyakiin3163
    @kafiyakiin3163 3 ปีที่แล้ว +1

    Anigaba abahy 16sano radinayey inashallha adigana waad heli wll

  • @mohamedomar9004
    @mohamedomar9004 3 ปีที่แล้ว +11

    Mashallah waa hooyo fiicaan in xalada marto uma qalanto walalo allow adaa weyn usahal aabahee,, somalida waa dad xuun, hadaa gabadha qandar ah ii jooge lahiid waa siin laha bila sharuud walahi sidaa ugu farxin laha mama walahi.

    • @cadeybolo7383
      @cadeybolo7383 3 ปีที่แล้ว

      Masha'Allah thanks bro miskiinka murug badana ka muqato

  • @abuamal7991
    @abuamal7991 3 ปีที่แล้ว +2

    Wax la Yaqaaaano Guurso baan maqli jiray sii aad wax la yaqaaano U dhashid ragaaaan Aan la aqooonin Iska ilaaliya Caruurta Idinka dhuumanaaaayaaan allah Idin sahlo Hooyo macan wilkaaana abihiisana allah u sahlo

    • @xilkascade
      @xilkascade 3 ปีที่แล้ว

      Mugadaa dhib badanaa jiray gabdh walbana waxay taagneyd allow meel madaxa noo geli

  • @sabrincumaryuusuf2647
    @sabrincumaryuusuf2647 3 ปีที่แล้ว +1

    walahi waxan umalena inay tahay sax ilahow usahal hoyada wilkeda aabihis yaa allah ilahow usahal

  • @filsanahmed1569
    @filsanahmed1569 3 ปีที่แล้ว +6

    Alle maxa Somali caruuro ey dayacday subxanalaah Allah usahlo aabihii

  • @fatumabare528
    @fatumabare528 3 ปีที่แล้ว +4

    Abowe nin weyn ayad noqoty umahad celi hoyada mcn. InshaAllah Guul kurajeynayaa

  • @ambiyaxasan6082
    @ambiyaxasan6082 3 ปีที่แล้ว +6

    Masha allah gob gobi dhashay insha allah wiilkaga AAbahiis waa hili doonta insha allah

  • @sheekoxariir9377
    @sheekoxariir9377 3 ปีที่แล้ว +5

    😭😭😭😭😭😭 allow wiilkan aabihiis iyo eheladisa usahal yaarabi aamiin 🤲🤲🤲🤲

    • @qaaliali9852
      @qaaliali9852 3 ปีที่แล้ว

      Aamiin yaarabi 🤲🤲🤲🤲🤲allah ha usahlo

  • @saanichannel8732
    @saanichannel8732 3 ปีที่แล้ว +39

    Walalayal waxan ahay walalkin pleasa isoo boqada dhamantiin

    • @tatismael596
      @tatismael596 3 ปีที่แล้ว +1

      Waxaa oo dhanba adaa ugu wacan wiill kaga sababto ah marka hore maxaa laguu qarsanayey xalaal iftiin balaqashaaa

    • @tatismael596
      @tatismael596 3 ปีที่แล้ว

      Waxaa oo dhanba adaa ugu wacan wiill kaga sababto ah marka hore maxaa laguu qarsanayey xalaal iftiin balaqashaaa

  • @KhanYunis7
    @KhanYunis7 3 ปีที่แล้ว +16

    Sxbow Yaa xiligan soo jeeda oo daawanaya barnaamijka
    Somalia geeska Africa 2Am ayay utahay
    wakhtiayada ku haboon soo geli si u daawasho bdan uhelo dadka uwada gaaro
    inTaas Talo kugu darsan Lahaa🙏

    • @abdulkadirmohamednur347
      @abdulkadirmohamednur347 3 ปีที่แล้ว +3

      Anaa sojedo 1:52 Am nootahay

    • @abdulkadirmohamednur347
      @abdulkadirmohamednur347 3 ปีที่แล้ว +3

      Walkahi raxaween buu uekyahay asharafeey wiilkaan aabihiis halooradiyo👏👏

    • @c.risaaqmaclinibrahim8506
      @c.risaaqmaclinibrahim8506 3 ปีที่แล้ว

      Wasooojeeda bro

    • @English--Somali
      @English--Somali 3 ปีที่แล้ว +1

      @fuaad adiga iyo aniga iyo dad kale baa soo jeedo oo daawanayo

    • @KhanYunis7
      @KhanYunis7 3 ปีที่แล้ว +1

      @@English--Somali
      Waa run wanso jedaa bro
      Aniga mesha an jogo 7Am ayay ii tahay lkn waxan ka hadlay dadka Somalia iLaa wadamada bariga io geeska Africa jooga waa melaha ugu daawashada bdan kanaalada somalida waxa soo raaca Sweden ceelasha biyaha😅

  • @ciyeyare6033
    @ciyeyare6033 3 ปีที่แล้ว +16

    Ya Rabi aabihiis iyo ehelkiisa isu keen

  • @ziciimcadde4660
    @ziciimcadde4660 3 ปีที่แล้ว

    Allow u sahal aabahooda waxaan rajaynayaa inee ku farxi doonaan midaas i.a allow ayagana waad u jeedaad wee dadaaleen dadaalkooda ha dayicin yaa rabbi😭😭😭

  • @miskyynour9672
    @miskyynour9672 3 ปีที่แล้ว +5

    Qudba sirada Dhibkaasey ledahay😭😭😭 allha h sahlo haduu nolyahay

  • @fatuushabdirahman514
    @fatuushabdirahman514 3 ปีที่แล้ว +5

    Allah usahlo reerkiise i.a war farxad allah urajeyna 🤲🤲

  • @ashawooo
    @ashawooo 3 ปีที่แล้ว

    illahaya ha idan sahalo abaaha Maxamed allaha ha ku sahalo abaaha illahaya ha ku daya Hooyo macan inshallaha waa helsa abaaha

  • @sadiacabdi1536
    @sadiacabdi1536 3 ปีที่แล้ว

    mashalaa abdiaziz illahey haka ajar siiyo sidaad ugu kalmeyso dadka kuu bahan akhiro janadu fardosa aduunkan cisi iyo sharaf ku noolow❤❤❤❤❤

  • @guidetoquran9240
    @guidetoquran9240 3 ปีที่แล้ว

    Asharaaf aniga reer abtigeey yihiin bal waa weeydiinaa hadeey yaqaanaan insha Allah mida kale Asharaaf xuseen inta badan waa dad cad maamada inuu raacayna waa laga yaabaa xaqiiqada Allah uunbaa og muhiimada waa inuu wiilkaan ehelkiisa helo

  • @warismohamed2572
    @warismohamed2572 3 ปีที่แล้ว +5

    Wiilkaada allaah ha ku xafido taas aa muhiin ah aabahna allah ha ku salahlo

  • @queenleyla3329
    @queenleyla3329 3 ปีที่แล้ว +1

    Alle haku sahlo aabe murugta iska dhaf abawe insha allah wa helaysa🤲🤲

  • @Qiso_Qalbitaabad
    @Qiso_Qalbitaabad 3 ปีที่แล้ว +18

    Dhibaatada laguma waaro 💔💔💔

  • @safiyowadani12
    @safiyowadani12 3 ปีที่แล้ว +8

    Allah ku sahlo aabe😭😭😭🤲

  • @tamilaabdul3090
    @tamilaabdul3090 3 ปีที่แล้ว

    Abaha masawirkiisa inay hayaan ayaa wanagsanan lahayd, Illahey ha u sahlo inuu ability helo Amen

  • @sahraabdillahi7243
    @sahraabdillahi7243 3 ปีที่แล้ว

    Ilahy hawsahlo aabihii wiilka hooyo fiican weye siwacan tariikhda ushegty burburkii muxuu nabaday ilahy khayr haku siiyo wll adna Saad USO gudbisay shaqo wacan baad umada uhaysaa

  • @samiiraahmed5421
    @samiiraahmed5421 3 ปีที่แล้ว +2

    Mahdasnid wll abdi asis realy wiilkan angu nala dhashy wana lahley alx aaad bn kga mhed celinya

  • @faaizofaaizo919
    @faaizofaaizo919 3 ปีที่แล้ว +2

    Willow waxaa Darnan laheyd hooyo la aan aabe dhibmaleh adi waxbaro oo shaqeyso gabdhaha ayagaa kaa dabacari doono iyo xitaa asharaaf oodhan waxey ku dhahayaan wAA WIILKEENA LKN WAA MARKAD WAXNOQOTO GUUL HABO

  • @inahooyoqaali4119
    @inahooyoqaali4119 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa faaiido dara qudbo siraha iyo dhibka lagala kulmo waar hooy dumarow qudba siraha iska dhaaf oo xalal iftinbaa laqashaaye warkiinu cadceeda haka cadaado hadii kale caruurtaada iyo mustaqbalkaagaba saman ayuu ku yeelan

  • @qadarsaeed
    @qadarsaeed 3 ปีที่แล้ว

    Waa mid kamid ah dhibatadi lagaa dhaxlay dagaladi waxshiga ahaa ee shaydaan somali uqurxiyay ilaahaw usahal abahis wiilka dhalin yarada ah amiin amiin hooyo macaana qayr sii no one is like mom waa ruuxa kaliya ee mar walba iyo xalad kasta kugarab tagan hooyo. Hooyo wax lodhiga malaha alow hooyadan qalbigeda uqabooji ❤❤❤

  • @sheekoxariir9377
    @sheekoxariir9377 3 ปีที่แล้ว +8

    Xanuun waaye wiilkan aabihiis allaha usahlo nolol geeri iyo adeeradiis iyo ehelkisa allow usahal yaarabi aamiin yaarabi 🤲🤲🤲

  • @originalabdi33
    @originalabdi33 3 ปีที่แล้ว +3

    😢😢😢😢😢 illahay ha usahlo abahiisa🤲🏼😢 walahi umada Somaliyeed dhib aha heysto😢

  • @saynabhassan5643
    @saynabhassan5643 3 ปีที่แล้ว +1

    Wiilkaaga masaajidka gee Ilaahay ku xidh allah ayaa u gargaarayae

  • @yaxyecumar6244
    @yaxyecumar6244 3 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi waa xanuun wiilkaan aabihiis Allah u sahlo ama adeeradiis

  • @batulamahad449
    @batulamahad449 3 ปีที่แล้ว +9

    Walhi illaah ha na cafiyo lkn mamoyinka Somali waxaay leyihiin ninka iga dhaley 77kii ayaa dagaalka oo lawdey ii ma soo noqon ama canada ayuu iga baxsadey markii hore faquuq ma jiirin cunuga lkn hadda is cey ayaa ii maatey das waye caruurta away abbeheena Somali waa ku dhashey nimankeena iney naag ta dhahaan waa ku guursaneynaa ayey markey caloosha u buuviiyan albaabka ka xirtaan ha ii sheegin Somali waa ka buuxna haddey ooyso shaqadiisa ma ahaan ee nin Somali illaah agtii markii latago ayaa xiisaab talla

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 3 ปีที่แล้ว +4

    Allaha ku sahlo waxaan ku jiraa saq dhexe Allah ayaan ku baryayaa sida ugu dhaqsiyaha badan inad u hesho abaha

    • @fardowsasacidhalane8307
      @fardowsasacidhalane8307 3 ปีที่แล้ว

      Ducadaadii ilaahey wuu aqbalay Alxamdulillah wiilka iyo reerkiisii
      waa is heleen inkastoo Aabihii dhintay

  • @maxamedxasan4634
    @maxamedxasan4634 3 ปีที่แล้ว

    Ilaahayow u soo dhawee aabihii ama tolkii kalsoni badan ayaa kamuqata isaga iyo hooyadii waxan leenahay guulaysta

  • @munarhussein1360
    @munarhussein1360 3 ปีที่แล้ว +9

    Asc igaraali noqo wankugu qeeylinaa.wiilyahoo iska daa jiljileeca habooo wxthy.somali xalaal kudhashay.mardanbo niyada ha iskadiilin Gabdhaha somaliyet iyo walidkaba.ugaandheeska iyo turkigaba ma eehel kooda taqaanaan alaah kabaqa.

  • @alixamari1031
    @alixamari1031 3 ปีที่แล้ว +1

    Wcs walaal rabri ha isku sakhiro inta is weysan inshallah

  • @Zurich527
    @Zurich527 3 ปีที่แล้ว +2

    Asharaaf hadduu ka raadsado gabar wuu helaa lkn Abgaal wey caynayaane Asharaaf ka raadso gabar kanpur galbeed tag gabar waa helee

  • @khadrashuuriye182
    @khadrashuuriye182 3 ปีที่แล้ว +8

    Hapo ha ooyin walaahi Waan kuladeemah
    In sha allah so sahlo

  • @mohamadabdi4269
    @mohamadabdi4269 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc
    Salaan kadib, waxaan filaa arinkaan inuu aad u fudud yahay wadadeedana dhawdahay ,taas oo ah Mammada iney ku raadiso wiilka ay shey geysay Abdinuur ee kunool Dalka UK kadib ayaa laheli karaa wiilkaas Adeeradiisa amaba Aabbihiisa fadlan ku raadaya Aabbihiis ileen wey yimadaan Reer UK Magaladda Muqdisho.

  • @ugasohajicooking7502
    @ugasohajicooking7502 3 ปีที่แล้ว

    Abow abahaa allaah kuui sahlo waa xanuun runtiii ani qof ashraaf ah ma aqaano runtiii

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 3 ปีที่แล้ว +7

    Abdi Aziiz ciil tire ama ilin tire aad baay kuujaclaadeen Dadka Soomaaliyeed ee wanaagsan

  • @ladanladan1718
    @ladanladan1718 3 ปีที่แล้ว +1

    Alla ilaahayoow u soo dhawee dadkiisii oo abihii ugu horeeyo yaa rabi inshallah

  • @maryanfarah9868
    @maryanfarah9868 3 ปีที่แล้ว +2

    Waa la helayaa inshlh waana idin ducaynYnaa walashay

  • @Yurubyassincisse
    @Yurubyassincisse 3 ปีที่แล้ว

    Allow u sahal abihi qalbiga ha u qabobe hoyo wan kula murugodey insha allaah sidegdeg ah bukula sohadli somali o dhan ba kuduceyneysa allena wuku aqbali inshallaah

  • @Xalimo421
    @Xalimo421 3 ปีที่แล้ว +1

    Alaha sahlo in la helo geeri iyo nololba.Wa dhib inad is weydiso ya ku dhalay lakin waxa muhima inad cafimad qabto alle na ad caabudo hal qof oo dhiigada ahna ad ledahay.Koley abtiyaal ayad heysata cidlo ma joogtid ayan leyahay wiilka.

  • @maxamedaxmed3361
    @maxamedaxmed3361 3 ปีที่แล้ว +4

    Allaha Usahlo aabihiis

  • @zeinabhajiyassin1654
    @zeinabhajiyassin1654 3 ปีที่แล้ว

    Allow u sahal helitan aabihiis hadii uu geeriyodeyna aderadis iyo awoowayaalkii insha Allah

  • @saafinuur2074
    @saafinuur2074 3 ปีที่แล้ว +3

    maamadaan waa daacad ee alle ha usahlo waalidki wiilkeda

  • @gucuregacod7119
    @gucuregacod7119 3 ปีที่แล้ว

    Somali waali ayey sodalacday xalada meel kasta waa gaartay .cunsiri ayan maqlijiray ileen cunsiri nimo Somali ayeyba ku abtirsataa.subxana allah qof walalkod oo wax kasta wadagan ayey xuman intaa le.eg ku abuurayan.

  • @aishamoha5978
    @aishamoha5978 3 ปีที่แล้ว

    Alle hau sahlo nin balaanka laga guursado dhibaatadaan ayey leedahey hadaan lawo waalid is horfariisan oo uwadka lasaniin😥🙏🙏🙏

  • @Yusufpamer20
    @Yusufpamer20 3 ปีที่แล้ว +2

    Allahayow kuusoo dhawee yaa Allah, dumaraw ubadkiina utudha , Allahayow hooyooyinka mustaqbalka noo ilaali.

  • @moyu4418
    @moyu4418 3 ปีที่แล้ว +5

    Mashaallah ustaad A/Aziz.. I remember sheekadi jiijo iyo hooyadeed & Inshaallah we will find his father.

  • @ayanshariff8618
    @ayanshariff8618 3 ปีที่แล้ว

    Masha allaah Mamam sharfbadleydahay

  • @kingrasha2773
    @kingrasha2773 3 ปีที่แล้ว +2

    Alaha u sahlo aabihiis walaahi waa xanuun

  • @xayaakallaah1968
    @xayaakallaah1968 3 ปีที่แล้ว

    illaah ha u sahlo waa dhacdaa inbadan alle ha u fudu deeyo Allaahuma Aamiin yaa allaah iinshaa allaah waad he leeysaa iinshaa allaah

  • @qurayshoali9273
    @qurayshoali9273 3 ปีที่แล้ว +1

    Rabi haw sakhiro abihi wllky amiin ya Rabi🤲

  • @mariamahmed9936
    @mariamahmed9936 3 ปีที่แล้ว +1

    Suaalaha xanuunka leh ha waydiin bro

  • @luul7651
    @luul7651 3 ปีที่แล้ว

    Ilaheey ha usoo sahlo wiilkan Aabahiis. Tankale qof kasto oo kaliged ilmo hayso waqti hore ilmaha ha u raadiyano waalidkod. waalidka ilmaha katagayane hadaa ogtahiin in caruur idijoogto soo raadiya oo daryeel iyo xiriir yeysan idika weynin.

  • @shankaroonfarah9535
    @shankaroonfarah9535 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc abowe salan sare kuleyahay jumca Mubarak kuleyahay my brother inolow weliga

  • @najma8198
    @najma8198 3 ปีที่แล้ว +2

    Alllow ☝☝u sahal❤❤❤💞💞 amiin🤲🤲🤲🤲

  • @iqrosaalax2266
    @iqrosaalax2266 3 ปีที่แล้ว

    Asc walal waala yaqaan wiilkaan aabahiis waxaa layiraa saalax ibraahim xaaji cabdi waana reer owxasan

  • @Marwodeeqa
    @Marwodeeqa 3 ปีที่แล้ว

    Ilaahay ha u soo dhaweeyo

  • @SucaadoSuad
    @SucaadoSuad 3 ปีที่แล้ว

    Allow usahal wiilkaan aabihiis inshallah

  • @abdiali3204
    @abdiali3204 3 ปีที่แล้ว

    Asc cadicaziz riyali
    Walal keegi wajigaga waa ka
    Naxaymaxanum satay cadiyow
    Alaha ku caafimadiyo
    Alaha ku wanajiyo
    Wiil wanagsan ayaa tahay

  • @manaalabdikariim4741
    @manaalabdikariim4741 3 ปีที่แล้ว

    Ilahoow rabiyow raxmanow wilkan u so sahal abahiis frxd u badal ilinta

  • @shukrihasan5765
    @shukrihasan5765 3 ปีที่แล้ว +1

    Allaah u sahlo aabahiis wiilkan Allaahuma Aamiin Yaa Allaah

  • @fowsiyagoled9514
    @fowsiyagoled9514 3 ปีที่แล้ว

    Ilaahey ha ka jiisa isiiyo🙏🙏🙏🙏

  • @ciidenuwaahodan
    @ciidenuwaahodan 3 ปีที่แล้ว

    Asc. Calol. Xumo. Badanaa. Illahow. Ehelkiisa. U. Soo. Dhawee. Iyo. Aabahii. Insho. Allah. Wuu. Heli. Ilahay. Idankii

  • @hamdiabdi2871
    @hamdiabdi2871 3 ปีที่แล้ว

    Wlh way xanun badntahy qof walidkis kamaqanyhy ilahow usahal abihis iyo aderadis 🤲🤲😢😢

  • @erfg2538
    @erfg2538 3 ปีที่แล้ว +8

    Reer shariif xuseen

  • @lullul3875
    @lullul3875 3 ปีที่แล้ว +2

    Allaha usahlo aabihiis insha allaah waa u usoo ducaynaynaa insha allaah

  • @manaalibrahim9574
    @manaalibrahim9574 3 ปีที่แล้ว +2

    wiilkan aabohi halo radiyo wxaan rajaynayaa in alle usahlo

  • @shamsabarre5369
    @shamsabarre5369 3 ปีที่แล้ว +2

    Waxan allah ugabaryaa in alle u so sahlo wiilkasi Abihiisa