Wacelaa Tahay ayaa Ku Wayay Carurtaydi Jacelkaygi Nolol oo Dhan 💔

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 541

  • @illintir
    @illintir  3 ปีที่แล้ว +67

    Fadlan Share ta Ku Caawiya Xaax💔

    • @axmeddaakir6191
      @axmeddaakir6191 3 ปีที่แล้ว +6

      Ax miyaan ilaahy laga cabsanyn

    • @axmedaxmedwali8567
      @axmedaxmedwali8567 3 ปีที่แล้ว +2

      😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭anaga kuhiilinay naaaa amuus

    • @Tasniim1
      @Tasniim1 3 ปีที่แล้ว +2

      Gabadhan quruxleyda ah maanta wey dhaqan tahay masha Allah oo wey buuxdaa yacni caruur wey haysataa inkasta oo ay tiri waa la iga qaatay badankoodii. Laakiin reerkoodii aýay iska rabtaa inay aragto. Burburka iyo qaxa waxaas baa laga dhaxlaa iyo umaddii oo kala luma. Walaal Ilaahay waxaad jeceshahay hakuu sahlo.

    • @kowtharali4384
      @kowtharali4384 3 ปีที่แล้ว +4

      Ax abaayo qali wan ka xumahay 😭😭 walalkey Really jizakalah ♥️♥️

    • @madaxsareofficial9520
      @madaxsareofficial9520 3 ปีที่แล้ว +2

      Gabadhan wax ka qaldan majiro waa gabar qurux badan iyada wax dambi malahan qof wacal ah majiro qof waliba abe buu leeyahay

  • @hodandheman5452
    @hodandheman5452 3 ปีที่แล้ว +64

    Cabdi caiis waa wiil jecel inuu dadka cawiyo illahay ayaa kaa abal marin wll
    Anaguna garabkaga ayaanu nahay

  • @alisahal3006
    @alisahal3006 3 ปีที่แล้ว +45

    Walashey mcn Jiijo wan ku jecelnahey!qalbiga Allaha kuu dajiyo,Abdiaziiz shaqo muhiima noo heysa Allaha ku gu asturo!Horey usoco bro,

  • @sahraomar6872
    @sahraomar6872 3 ปีที่แล้ว +28

    Yaa rabii iyadoo walidkeda waysay walalaheed weysay ayaa hadana la sii xumaynaa plzzz somaliyeey qalbiiga walaalaha ilaaliya

    • @liibana22
      @liibana22 3 ปีที่แล้ว +1

      Caruurteda qaar waysay.

  • @saidali7233
    @saidali7233 3 ปีที่แล้ว +10

    abdiAsiis really allah ha ku xifdiyo ka waran khadija nolosheeda hadii aanay wax haysan dhaqaale ha laysugu daro anaa number one ah insha allah

  • @saidali7233
    @saidali7233 3 ปีที่แล้ว +25

    asc khadijo if iyo akhiraba allah ha ku xifdiyo aabe gabdho dhalay baan ahay waa calool xumaaday

    • @shuhdim1863
      @shuhdim1863 3 ปีที่แล้ว

      Abwe wakusame marka hore xageed kunooshay adoo raali ah

  • @marwaqalanjo4902
    @marwaqalanjo4902 3 ปีที่แล้ว +30

    ilahi haku cawiyo aaaamin 🤲🤲

    • @laylaaxmed5567
      @laylaaxmed5567 3 ปีที่แล้ว +1

      Alaha ausahlo waalidkeed iyo inteey rabto 😭😭😭😭😭

  • @esmaabdullai222
    @esmaabdullai222 3 ปีที่แล้ว +25

    Subhanallaah subhanallaah maxa gabar dulman, illahey culeyska hanaga qaado insha Allah 🤲😥Aamiin Aamiin yaa Rabi 🤲

  • @cabdifitaaxwadani8875
    @cabdifitaaxwadani8875 3 ปีที่แล้ว +40

    Gabdhaha maxaa loga oyinsiiyaa waaba iga ilimeysiisee

  • @abdirhmandollarvlogs
    @abdirhmandollarvlogs 3 ปีที่แล้ว +5

    Waaar waxan yaa weriye ka dhigay 😡😡😡 gabdHa miskinta ah 😣 si dagan ula hadal

  • @xaajimasaleh8837
    @xaajimasaleh8837 3 ปีที่แล้ว +17

    Allaha weyn ha inoo gargaaro ilaahey idamkiis tii hesha allah haka yeelo insha allah

  • @alihassandaksale2866
    @alihassandaksale2866 3 ปีที่แล้ว +3

    Mansha Allah. Abdiaziiz allah haku barakeeyo. Waa dacwo waxa aad qabato.

  • @ashashego3474
    @ashashego3474 3 ปีที่แล้ว +2

    Say Masha Allah Tabaraka Allah caruurta Allah ha u xifdiyo ayadana reerkeeda Allah ha u sahlo Ameen yaa Rabb 😭 💔 🙏

  • @anisaadam4383
    @anisaadam4383 3 ปีที่แล้ว +2

    Subxaanallh gabadha waa la sooxadey waan shakiyey markeetiri kismaan iyo .iyo muqadisho 😩😲

    • @umimohamed2323
      @umimohamed2323 3 ปีที่แล้ว

      Ilaah ka cabso reer bay waysan tahay reer kay hesato ha ku dirin

  • @xawoxilkas1090
    @xawoxilkas1090 3 ปีที่แล้ว +6

    Yaa allaah u soo iftimi gabadhan walidkeda wllhi waxan u ooyey si saida

  • @supremeemperor6108
    @supremeemperor6108 3 ปีที่แล้ว +2

    Wlh waa gabar qurux badan mashaa alah ilahay ha u sahlo fimil keeda

  • @MoShukri10
    @MoShukri10 3 ปีที่แล้ว +13

    Xanuun badna 😭😭
    Abayo niyada qeyr usheeg

  • @munacisman5891
    @munacisman5891 3 ปีที่แล้ว +1

    Ad iyo ad ban uga damqaday ilahay samir haku gudunsiyo wll daadka oodhan wa safar adunkan waynu ka socona mel losimanyahay baynu ku socona ee nafta usheeg insha Allah ilahay ha ku adkeyo qalbiga wa arin ad uu adag walahay 🥺😢

  • @saadoofficialchannel2848
    @saadoofficialchannel2848 3 ปีที่แล้ว +2

    Gabadhan aadban u aqana runti ayan ayanu aqana waxay daganen xafada ceelqalow garahan xafada mamo khadiijo alaha u naxariisto

  • @abdirhmandollarvlogs
    @abdirhmandollarvlogs 3 ปีที่แล้ว +4

    War waxan beer adka 🥲🥲🥲 gabdh hadal u daji miskiinta ah

  • @jamalacadey5535
    @jamalacadey5535 3 ปีที่แล้ว +5

    ASC Abdiaziz walaal bardhaamijkaada waan taageera lakin waxaan talo kuu siinayaa in aad keento mandiil ama tissue si qofka markuu ooyo dharkiisa ugu tirtiran brother jzk

    • @sumadqaran
      @sumadqaran 3 ปีที่แล้ว

      Waxaan muhiim ahayn baad meesha ka timid.

  • @guledmohamed9311
    @guledmohamed9311 3 ปีที่แล้ว +3

    Waad iga ilmeysiisay abyo qalbiga alle hakuu qaboojiyo

  • @hussinahmad3074
    @hussinahmad3074 3 ปีที่แล้ว +21

    Hooyo soomaaliyeed 31 sano ayey soomaalia baabasaneyd waa la qaxay waa la is diley waa la is cunay taaba hadaad maanta ka nooshay waa ilaah mahadii waxaad tidhi kismaayo ayaa la iga soo heley adoo sanad jira horta qaladka saxniinka ahaa cidii ku soo hshey may kuu diyaarin noloshaada sidey ahayd markaa waad soo kortey waad soo guursatey hooyo ayaad noqotay niman
    3 ah ayaad soo guursatey somaali waan ka dhashay waan aqaanaa waa dad diinta ka hormariya qabiilka waa dad jecel in ay is gumeystaa is xaqiraan isugu faana anaa kaa laan dheereysan anaa kaa qabiileysan waxaad yeeleysaa gabadh soomaaliyeed qalbiga iska xoree caruurtaada la saxiin ilaahay talo saaro ale ku xidhnaw xoriyad alaa ku siiyey cibadada ale u jeeso qabiil wax ba kuu soo kordhin maayo wax asal ama fasal la yidhaado oo la is dheer yahay ma jiro soomaali ilaah baa kaa abuuray talo iyo qolao aad noqoto waa in ay ahaato ta. Ale oo qudha

    • @rayhanamohamed1092
      @rayhanamohamed1092 2 ปีที่แล้ว +1

      Qabiil qabiil ma raadinayn ee ehel ayey raadinaysay hadana way heshay alhamdulilah

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 3 ปีที่แล้ว +3

    Baraka Allah Tabaaraka Allah. Allah macaka.

  • @fuaadhiiilkacsee6483
    @fuaadhiiilkacsee6483 3 ปีที่แล้ว +1

    Huno ilaahay haku soo dhaweyo hooyo haday nooshahay hadadhimatayn rabi haunaxariso ciyaalkagan ilaahay haku xafido

  • @zamdahussein130
    @zamdahussein130 3 ปีที่แล้ว +4

    Walalayal fadlan qof biniaadama hadhibin oo hayasin allow gabadha caruurteda ubarakee yaa rabi

  • @farahahmedjama6907
    @farahahmedjama6907 3 ปีที่แล้ว +2

    Axaxax walaahi gabadha aadbaan uga naxay Allahayoow ehelkeedii sii yaa rabi

  • @yurubjibrill1712
    @yurubjibrill1712 3 ปีที่แล้ว +5

    Allow u gargaar yaa rabbi amen walhi wey xanuun badan tahy markii ad weydo waalidiintaada allow ka farxi yaa rabbi amen 🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @umasihaam693
    @umasihaam693 3 ปีที่แล้ว +5

    asc abowe wxan ahay gabar Somaliya oo ku nola dalka Kenya gar ahn Nairobi gabar aya naga maqan qixii siyads bare aye naga luntay ilahayo hada nola iyo geri kuma heno markey lumesay wxaye ku luntay kismayo korkeda sidey hooyodey ishegtay gabdhena nimco la dhahay calmda aye ledahay marka ayada ma iwedin karya clmda ey shegesay ado rali ah yh abowe

  • @aishamoha5978
    @aishamoha5978 3 ปีที่แล้ว +3

    Abaayo kismaayo aad insha allaah waad heleysaa reerkaaga🤲😥😥😥

  • @istahilmohamed2071
    @istahilmohamed2071 3 ปีที่แล้ว

    Dhibaatadu maha isfahan ee waa
    dhibta iyo calool xumada ku haysaa waa hooyo la aanta ku heysa ayaad nolosha ugu xasili ladahay wllo waan ku dareemi karnaa alle fmlka aad ka dhalatay alle haku so dhaweeyo

  • @qadiijoxuseen9020
    @qadiijoxuseen9020 3 ปีที่แล้ว +3

    Allow inta kala maqan isu keen wllhi wan ilmeeyay wllshey jiijo qalbiga qeer usheeg

  • @inahooyoqaali4119
    @inahooyoqaali4119 3 ปีที่แล้ว +7

    Abaayo dhibka laguma waaree waa laga dhamaada insha allah waad heli😭😭😭 somaliyeey dhibka daaya

  • @aminaali6892
    @aminaali6892 3 ปีที่แล้ว +3

    😭😭😭😭😭😭ax ax ax xanuun badana insha allaah waay helaaysa family geedii adkaayso walaalo in badanba so adkaysataye

  • @iqroguuledaadan2705
    @iqroguuledaadan2705 3 ปีที่แล้ว +17

    insha allah qalbigaga qeyr usheg mamo jiijo wad heleysa arimahoda halkey kusugan yihin insha allah

  • @lulali6059
    @lulali6059 3 ปีที่แล้ว +1

    Allahu akbar yaa allah, ilaahey qalbigeeda ha u qaboojiyo walaashey.

  • @xawo..1029
    @xawo..1029 3 ปีที่แล้ว +7

    Asc abayo samir inshaa alaah
    wad halee qalbika xuman kaseer alaha kuusahlo

  • @جوهرةالحياة-ز3ه
    @جوهرةالحياة-ز3ه 3 ปีที่แล้ว +2

    Wll adigana ajar iyo xasanadba allaha kaa siiyo wax wanagsan baad ka shaqynaysaye horay u soco wll

  • @Muran25
    @Muran25 3 ปีที่แล้ว

    Alle ha ku sahlo Amuuraha wll 😩😩😩😩😩😩😩😩😩😩😩😩😩😩😩😩😓😓😓😩😭😭😭😭😭 Ilaahow u hiili miskiinta

  • @Samaan__
    @Samaan__ 3 ปีที่แล้ว +9

    Ax Allah ha uso sahlo dadkeda walashen

  • @saciidamao6627
    @saciidamao6627 3 ปีที่แล้ว +5

    Maasha allah Abdiaziz guuleso my brother

    • @amiirahassan9552
      @amiirahassan9552 3 ปีที่แล้ว

      😭😭😭😭❤❤❤❤❤❤❤

  • @fatxisaid6437
    @fatxisaid6437 3 ปีที่แล้ว +4

    Ax 😭 wlh wan nxy abyo Allh hakusahlo 😭

  • @Zhangzhi123
    @Zhangzhi123 3 ปีที่แล้ว +52

    Soomaliyey dulmiga iska dhafa oo alle kacabsada munafaqnimadana joojiya

    • @omarxusein6709
      @omarxusein6709 3 ปีที่แล้ว +3

      Abaayo haooyin macnto wacal abaayo ilmha qudbasiro lkudhalo latuuraa aaajiro haujoojinin dadka

    • @omarxusein6709
      @omarxusein6709 3 ปีที่แล้ว +3

      Wacal matihid

    • @omarxusein6709
      @omarxusein6709 3 ปีที่แล้ว +2

      Aaaamiin yarabi

    • @omarxusein6709
      @omarxusein6709 3 ปีที่แล้ว +2

      Allaah haunaxariisto

    • @omarxusein6709
      @omarxusein6709 3 ปีที่แล้ว +4

      Waasax weyqurxbdanthay weyna yrtahay abyo mcaan

  • @maryanismailali7681
    @maryanismailali7681 3 ปีที่แล้ว +1

    wlhi waan kula dareemay murugada abaayo allaha kuu sahlo waalidiintaada

  • @abdighaneisse7353
    @abdighaneisse7353 3 ปีที่แล้ว +3

    Good job AbdiAziz

  • @hamdaqueen8406
    @hamdaqueen8406 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashallh ilaahay usahlo mashallh ragii furay naag dhaaftay waa quruxley mashallh

  • @Umofficial3191
    @Umofficial3191 3 ปีที่แล้ว +1

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 ilaahow ehel keeda u sahay wa laasheen

  • @xusenyakub3907
    @xusenyakub3907 3 ปีที่แล้ว +1

    Gabar somali oo xalal ah baa thy qufkii ku caayo asagaa wacal iyo wax ka daran ah adiga inaad wacal eheen wajigaada ayey ka muuqataa Allaha ku xafido

  • @dunxx2140
    @dunxx2140 3 ปีที่แล้ว +4

    weligeey qof hadal kuma dhibin illahey ha soo hanuuniyo inta dhibka wata

  • @mulkiabdi4514
    @mulkiabdi4514 3 ปีที่แล้ว +1

    Abdiaziz walalkeyga qaaliga ah channel kada wanku xirnahay wiil fcn baad tahay dadka sida aad ucaawiso wanka hela alaha ku xafido aduun iyo aaqiro ilaahow aamiin yaarabi

  • @nimosuleiman9493
    @nimosuleiman9493 3 ปีที่แล้ว +4

    Allah hakuu gargaaro oo ha u soo dhaweeyo

  • @abdullahinur5327
    @abdullahinur5327 ปีที่แล้ว

    Abdiaziz I'm an old guy but Jillia made me cry. Wallshi .

  • @lailaomar9267
    @lailaomar9267 3 ปีที่แล้ว

    MashaAllaah habo Allaha ka qabto shartooda Allaha ku so celiyo walalaha iyago caafimad qa wada jire nabad gala Allaha idinka yelo inshaAllaah

  • @haboonali3643
    @haboonali3643 3 ปีที่แล้ว +18

    AAAX SOMALI GOORMAY GARANDOONTA ILAA LINTA QALBIGA WALALKOOD WAXA CAADI U AH INAY QOFKA HALKU KA DHIBAN YAHAY CAY UGA DHIGAAN HALKAY KA GARAB SIIN LAHAYEN

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan 3 ปีที่แล้ว +1

    Bal eega quruxda Alla siiyey iyo sey u yar tahay Illaaahow caawi gabdhaas cabdicasiis walaal Allaha ka abaal siiyo sida masaakinta aad u caawiso

  • @nasramohamud119
    @nasramohamud119 3 ปีที่แล้ว +9

    Asc subax wangsan walal manta waxn ahay qofki ogu horeyay alx

  • @fouzianuura2327
    @fouzianuura2327 3 ปีที่แล้ว +1

    Rabbiyow hooyooyinka Somalida Janno Firdowsa ku aruuri.... Caruurta ay dhaleen iyo kuwo aysan dhalinba wey koriyeen.

  • @abdirahimibnumohamed302
    @abdirahimibnumohamed302 3 ปีที่แล้ว +12

    WLHY WAAN ILMEYEY SOMALIYEY DULMIGA ISKA DAAYA

  • @edabsan1308
    @edabsan1308 3 ปีที่แล้ว +6

    Wlhi anaaba oyay allah dadkaan dhib badanaa

  • @maqbuulawale421
    @maqbuulawale421 3 ปีที่แล้ว +1

    Allaha awooda leh waxan ka baryaa gabadhaha dulman &inta la mid ah dulmiga ha ka qaado waa xalool xumo 😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @maryanhassan9693
    @maryanhassan9693 3 ปีที่แล้ว +6

    Waa qalad quf walashay in qalbiga laga dhawaca

  • @fouzianuura2327
    @fouzianuura2327 3 ปีที่แล้ว +1

    Iska samir wll.... Somalida qaar qofka dhibban ayey sii dhibaan.... Ehelkaagii ku soo koriyey wanaaji.

  • @abdiwaasacdaahir1392
    @abdiwaasacdaahir1392 3 ปีที่แล้ว

    Mashalla wllo siadad hooyoyinka ugarab sinayso jisakala khayr😭😭 allow usahal hooyadan

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 3 ปีที่แล้ว

    Ilaahoow ilaahoow dadkeenii meel dhow ka sii yaa rabbi yaa rabbi

  • @safiyoxasan4678
    @safiyoxasan4678 3 ปีที่แล้ว +3

    Allah kuxafito

  • @BeerkaQuute
    @BeerkaQuute 3 ปีที่แล้ว

    Walaal Hadaad Caawin Karto Caawi, Hadii Awoodii Aysan Jirin Lawadaag Somalida Kale Oog Gaarsii Laga Yaabaa In Ay Caawiyaan Hooyadan Dhibaateeysan Allah Ha Ucaafiyo Ilmaha Ka Xanuunsan. 😭🙏😢

  • @MBmubaarig
    @MBmubaarig 3 ปีที่แล้ว +15

    walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💞💞

  • @leiladahir1478
    @leiladahir1478 3 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahayow usahal reerkeeda

  • @xawomohamed1621
    @xawomohamed1621 3 ปีที่แล้ว

    family kaaga ilaahay ha kuu sahlo walaashey si dhib yar inshallah ciyaalkaagane weeyku imaanayan niyada qeer u sheeg

  • @canabcali9977
    @canabcali9977 3 ปีที่แล้ว +7

    meel ayka oydo majoogto waayo iyadu dambi kumalaha arinka cidlana majoogto ubad ayaad haysataa oo ilaahay sìiyay qof islaam ahna weeye ilaahay garab weydiiso gabadh da yar oo qurxoon ayaad tahay cayda dadka haw jicin ceeb malihid ustubit weeye walaashay adke noqo waxa la yiri ad adayg laguma waaro jil jileecna looma dhinto guul rajee wll

  • @samatarmoh16
    @samatarmoh16 3 ปีที่แล้ว +6

    Aaaax yaa Allah 😭😭😭😭😭

  • @mubarakcabdalla2590
    @mubarakcabdalla2590 3 ปีที่แล้ว +1

    Somali waa cunsuriyiin wlhy gabadha halo gurmado kuwa aad dhashay ayaa ku anfici doona wll qali

  • @idman-bt3tf
    @idman-bt3tf 3 ปีที่แล้ว

    Aad baan uga xumahay Abaayo macaan Ilaahay ha kuu sahlo irsaq xalaal iyo reerkaagii ubadkaagii

  • @fatumaabdi8385
    @fatumaabdi8385 3 ปีที่แล้ว

    Wlhi waa xanun weyn ilahay haku sahlo waa lidkaa abayo mcn dunidan wax walbo wey dhacan samirka badi insh allh abdiaziz adigane ajir allh kasiyo

  • @Aaybatuulo
    @Aaybatuulo 3 ปีที่แล้ว +2

    Allaah ku ku sahlo ehelkagii abayo waa arin qalbi xanuun ah 😥😢

  • @simranxaji
    @simranxaji 3 ปีที่แล้ว +2

    Wllhi wa xanuun Walid hdaadan Haysan illahyiw hdy noolyihiin hsleeshii 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @mulkiabdi4514
    @mulkiabdi4514 3 ปีที่แล้ว

    Ilaahow usahal reerkeeda ilaahow aamiin yaarabi inshaa alaah waalagu caawinaa walaasheyda qaaliga ah niyadada kheyr usheeg

  • @luulacadeey3131
    @luulacadeey3131 3 ปีที่แล้ว +2

    😢😢😢😢😢 this makes me cry 😭

  • @deqaahmed654
    @deqaahmed654 3 ปีที่แล้ว +7

    Illahow u so sahal familkeda😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @munabashir4263
    @munabashir4263 3 ปีที่แล้ว +11

    Alow ku gargaar walashay waa xanuun runtii

  • @filsanhassan5761
    @filsanhassan5761 3 ปีที่แล้ว

    Insha allah waxan alle kaga rajayn inaad hesho dad familkaaga kamida abaayo macaanto allahana kuxifdiyo abowe adna

  • @fahadmukhtaar29
    @fahadmukhtaar29 3 ปีที่แล้ว +5

    Oh sorry 😭😭😭😭😭 walshey Somali sidaas ayey u dhaqmaan wlhi waa yaab

  • @ekoservices2430
    @ekoservices2430 3 ปีที่แล้ว

    Walaashey ilaah kheer haku gugu badalay

  • @ayanosman8280
    @ayanosman8280 3 ปีที่แล้ว

    Allow yaa ogaada hooyada xanuunka ay martay gabadhana waa taa ilaahow u sahal eheladeeda Aamiin

  • @fayruusshakiib8458
    @fayruusshakiib8458 3 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo hadii aad ka luntey walidkaaga wacal ma tihid waa amuur ale waaye somali waa taqaana noolow intey nololi ay jirto waxbana ha is nayad jabin naag aad u qurux badan baad tahey love you abaayo adiga iyo caruurtaadaba

  • @suniitaahajji3918
    @suniitaahajji3918 2 ปีที่แล้ว

    Mama khadiijo mama qiimo badan ayay ahayd wlhi waba ahlu jano hadiiba ay qalbiga gabadha ilaalisay lkn dayuuska aroosay gabadha ayaa ahaa qof aad u xun ilaahay naarta haku fogeeyo

  • @yaxyecumar6244
    @yaxyecumar6244 3 ปีที่แล้ว

    Qadiijo horta waa qof iimaan illaahey siiyey waalidka ka maqan illaah ha u sahlo waxaana ahay walalkeed insha allaah cidlo madareemi doonto

  • @جوهرةالحياة-ز3ه
    @جوهرةالحياة-ز3ه 3 ปีที่แล้ว +5

    Sorry abayo😭 qabiga Allaha kuu qabajiyo

  • @ikhlaascumar1113
    @ikhlaascumar1113 3 ปีที่แล้ว +1

    Bage kaga wlhi cawa ilinti iga dhameyay😭😭😭

  • @oregymohamud9092
    @oregymohamud9092 3 ปีที่แล้ว +7

    Abayo ilaahay hakuu sahlo . farxad ayaa kuu dambaysa insha allah

  • @nastehaabdullahi4131
    @nastehaabdullahi4131 3 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo macan qof wacal majiro qof walabo abo leyahay ax calasho ihurty walahi 😭😭😭😭😪💔💔💔💔💔

  • @naciimaali8664
    @naciimaali8664 3 ปีที่แล้ว +3

    Mashaa Allah

  • @hooyohooyo2873
    @hooyohooyo2873 3 ปีที่แล้ว

    Abdiaziz wan ku salamay wll, waxan jeclan lahaa gabadha in aan ka cawino DNA test ama
    Isir -sidaha tixraaca qofka in laga qaado.
    Waxey tilmamtay maamo so sheegatay maamadaa dadkeeda laradiyo Insha Allah
    Aadbaad umahadsantahay sida aad ucawiso wallalaha.

  • @abdiaziizibrahimhassan5253
    @abdiaziizibrahimhassan5253 3 ปีที่แล้ว +9

    Aby sorry aniga walalka ah kula dhashy Cid kula hadli karto malahn

  • @diyaaqofficial
    @diyaaqofficial 3 ปีที่แล้ว +1

    Apayo alllaha ku sahlo dadkagi anigaba ka ilmeye arinkan

  • @fatimahassan5210
    @fatimahassan5210 3 ปีที่แล้ว +2

    Keep on going wll waxaa tahay qof kherka jeacel

  • @zahranurhassan5257
    @zahranurhassan5257 3 ปีที่แล้ว

    Mashallah walalkey shaqa wanagsan ayad wada horiy usoco gabadhan walidkeda Allah usosahlo

  • @fatumabarre1610
    @fatumabarre1610 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc, fiicaney waxad ka timid aabe iyo hooyo siday qof kasta ee qalbiga kheyr u sheeg, mahiimada waa in aad taqwada alle ku dadal, in alle cadabta in uu naga xoreeyo

  • @miftiganna4084
    @miftiganna4084 3 ปีที่แล้ว +1

    Allah qalbiga kuu qabooyiyo ... Dadow awaaalduhu danbi malee hala daayo wxn ka wadaa dadka lagu dhahayo wxaad tihiiin wacalo

  • @aaminoofficialaaminooffici6752
    @aaminoofficialaaminooffici6752 3 ปีที่แล้ว

    Illahow ku gargar wllshey mcn alle haku saqiro amiin amiin