Xogta Mamulada oo doonaya in Gudigi Seit & Feit Lasoo celiyo, &Villa Somalia oo Gudi Qaran ku taagan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ก.ย. 2024
  • ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
    #@suldaankatv.

ความคิดเห็น • 10

  • @XamseMaxamed-h1h
    @XamseMaxamed-h1h หลายเดือนก่อน +4

    Xasan.sheekh.maxamuud.maaha.madexweyne.waa.nin.qayra.masuulweeyi.iLaHaye.sHarkiIsa.naga.nAbad.galiy.dAlka.iyo.dadkaba.diinta.aamin.aamin

  • @mohamedderia3522
    @mohamedderia3522 หลายเดือนก่อน +1

    Madaxweynuhu ha is deldelo

  • @sour.candly7868
    @sour.candly7868 หลายเดือนก่อน

    Habaarka Shacabka ayaa ugu Wacan......Duqnimana waa u Dheer thy.........Ha iscasilo waa ku Fashilmaye....

  • @mohamedderia3522
    @mohamedderia3522 หลายเดือนก่อน

    Cabaadka joojiya Damu Jadiidow

  • @sour.candly7868
    @sour.candly7868 หลายเดือนก่อน

    MW Xassan inuu ogolaado Xabashida Ciidan aan Galbineynaa waa qeyrul masuul Waxay u socdaan waa Cadahay Waa Af Gambi Toos ah inuu Caroro ayuu Diyuurada u Diyaarsaday.............Wadanka iyo Dadka Alle haka Xifdiyo Xabasho iyo Imaaraad oo ka Dmbeeya iney Soomaaliya Qabsato.................

  • @Jamacmaxamudcali-t5e
    @Jamacmaxamudcali-t5e หลายเดือนก่อน

    Community

  • @AbdiHassanabdi007
    @AbdiHassanabdi007 หลายเดือนก่อน

    Hub anti-tanks ah waa in soomaaliya si degdeg ah uga dalbataa ( eritereya , masar , turkiga iyo ruushka) sababtoo ah nin naagtaada raba gabadhaada kuma qanco , ee ninkaan waalan ee abbey Ahmed ah waa ( qar iska Tuur rafanaya ee ha la iska qabto).

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by หลายเดือนก่อน

    Dadoow xasan ayax intuu hubkii caabudwaaq Iga qaatay ii soo celiya muxuu u qarinayaa ragii hubka keenay sidoo kale muxu u sheegilahay ciidamada itoobiya ee aqbsaday hiraan

  • @MohamedOmar-y3v
    @MohamedOmar-y3v หลายเดือนก่อน

    Xasanow teendhadii baa loo noqon,weligaaba boodh isku qari,tabtaad keen to mid ka sarreysa baa lgula ciyaarayaa,.

  • @AbdiHassanabdi007
    @AbdiHassanabdi007 หลายเดือนก่อน

    Kuwaan xanuunsan ee meesha wax ku soo qorayaa ( ma ilowsan yihiin in Itoobiya ay midba mar cuneyso), meeshaad ka gashaan Ayaan ka galayaa hadaad sidaas doqonimada ah aad u fakartaan, xitaa adiga wariyaha ihi dhexdhexaad ma tihid qabiil ama lacag ayaa kaa hadlineysa ee ( shame on you).